Buruda igu taalo iyo dhaqtarka waxa uu idhahay???

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 1.8K

  • @Somturkfamily233
    @Somturkfamily233  ปีที่แล้ว +17

    Aad iyo aad ayaad umahdsantihiin walalahee qaaligaa 🙏🥰jazaakumullaahu qeyran

    • @hibaaqabdi
      @hibaaqabdi ปีที่แล้ว +2

      Asc walal waxad isticmashaa subixii hore xalbo toon ah jar jar oo yar yareey biyo cad sidii kinini cml u liq iyo orange ama banbeelmo waxad ku dartaa khal I mean cedar vinegar kabada cab insha allah 7 beri way kaga go i kadib dhaqtarka tag soo firi inay kugu taal ama ay yaradeen
      Dad badan aya ilahay cafimad kusiyay

    • @zuzu2728
      @zuzu2728 ปีที่แล้ว +1

      Abayo isbital kaleya hau ordhin wayo dabesha sas waye ee quran iyo dhirta isku firi

    • @khadroisse428
      @khadroisse428 ปีที่แล้ว +1

      Asc abayo ana kula mida hal xabo 9 cm ah aya igu taal ha iska qalin aya la igu yiri mudo uur radinayay wa iyada dabcan wax sababaya marka illaahay hanaga caafiyo fibroid aya la dhaha USA ayan joga

    • @hodanmohamed2749
      @hodanmohamed2749 ปีที่แล้ว

      Wll mxa samaysey isku mid nahay

    • @sucadaidriis1494
      @sucadaidriis1494 ปีที่แล้ว

      Xbbti @amalinasalon laxiriir

  • @fardowsaabdullahi1382
    @fardowsaabdullahi1382 ปีที่แล้ว +62

    Caafimaad taam ah oo dhuuxa iyo dhimirka galo allaha ku siiyo abaayo , plz Qur'an bdn Isa saar abaayo tasbiixdanna badso . Yaa Rab wlshy culeeska ka dulqaad

    • @sahraluul5339
      @sahraluul5339 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin yaa rabi

    • @habonali9734
      @habonali9734 ปีที่แล้ว

      ​@@sahraluul5339amiin abaayo iso boqo

    • @user-vg8mf5yu5g
      @user-vg8mf5yu5g ปีที่แล้ว

      Safiyo

    • @hiboyusuf6915
      @hiboyusuf6915 ปีที่แล้ว

      ASCW Abayo sida uga dhaqsiyaha badan iskaga jar

  • @batulaabdulle3085
    @batulaabdulle3085 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wr wbr, Walaasheey isticmaal Qusul hindi, iyo Suuratul Baqara iyo Saliga Nabiga SCW iyo istiqfaarta, Alaha kucaafiyo walaal mcn .

  • @sadiyaisman9665
    @sadiyaisman9665 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo saliga nabiga ayaan Kula dardaarmaya iyo istaqfaarta Alle. Caafimaad dhiiga iyo dhimirka galo si lama filaan aha Allah kaaga caafiyow

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 ปีที่แล้ว +10

    Raxmanka caafimad taama alaha kusiiyo 🤲 plz saliga rasuulka scw badi wlh waa guuleesanee inshaa alah

  • @rahma-wo5gl
    @rahma-wo5gl ปีที่แล้ว +6

    اللهم ربّ الناس اذهب البأس اشف انت الشّافى لا شفاء إلا شفائك شفاء لا يقادر سقما

  • @iqrahcadey1068
    @iqrahcadey1068 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo talo baan kusiin saliga nabiga scw kan ibraahimiyada afka haka qaadin insha allh hamigada illhy kheyr buu kadhigaa anaganeh waakusoo duceynaa

  • @hafsamohamed6848
    @hafsamohamed6848 ปีที่แล้ว +2

    Ilhow Muslimiinta ducadooda u qaad oo caafi wllshy😢

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 ปีที่แล้ว +6

    Please my sister recite Saliga Nabiga salallahu caleyhi wasalam Ibrahimiya or any type short or long its a miracle.

  • @hamdixariiro8996
    @hamdixariiro8996 ปีที่แล้ว +9

    Sis saliga nabiga badso iyo quraanka isku aqri adoo waxba isticmalin ayey ka dhamaneysaa insha Allah allaha ku caafiyo sis

  • @Izraelmi
    @Izraelmi ปีที่แล้ว +2

    Wllshy illahey cafimad hakusiiyo wxatahy qof wanagsan insha allah wd cafimadeysaa tasbiixda rabi aad ubadi iyo saliga nabiga swc mcnto niyada kheyr usheeg qurankana kudadaal illahey qurankiiza waa dawo aan la ogeyn❤😢

  • @sainabyusuf9652
    @sainabyusuf9652 ปีที่แล้ว +1

    Quraanka waliba surah baqarah aqriso.iyo saliga nabiga scw

  • @xaliimoxuseen7754
    @xaliimoxuseen7754 ปีที่แล้ว +7

    اللهم اشف انت شافي لا شفاء الا شفاءك لا يغادر سقما يارب العالمين

  • @faziaahmed9537
    @faziaahmed9537 ปีที่แล้ว +5

    Allah ha ku siiyo caafimaad taam ah oo dhiiga, dhimirka, iyo lixaadka kuu gala. Amin. Abaayo Quran isa saar.xaba sooda, cun iyo geedka la dhoho qusul hindiga. Allah ha ku caafiyo macaan ❤

  • @saraibrahim9074
    @saraibrahim9074 ปีที่แล้ว

    Alle haku caafiyo wallo niyadban kugusoo duceeyay talo ayan ku siinayaa wallo istiqfaarta badso inshallh saliga nabiga la xawla wala auwata ila bilaah ku celceli wallhi waad ku faadaysaa anaguna wan kusoo ducaynayanaa inshallh wallo qali

  • @anfacmc5871
    @anfacmc5871 ปีที่แล้ว +1

    Salaatu istiqaara tuko abyo mcn wixii kheyr kugu jiro allaa ku wafajinayo

  • @YLSS592
    @YLSS592 ปีที่แล้ว +4

    May creator of your pain provide the best health possible in this life because he is the only one who can. Ya Allah I am asking you to provide speedy health hani. Abaayo I am mother of two kids. I understand your given feeling as mother. I am in turkey 🇹🇷 for three months. I would love to visit you abaayo. Ya shaif, ya mu’af ya Allah
    Abaayo read this duas every day- it help me a lot after my coma.
    اللهم رب الناس أذهب البأس واشف أنت الشافي لا شفاء إلا شفاؤك شفاؤك شفاء لا يغادر سقما

  • @shukrimohamed6752
    @shukrimohamed6752 ปีที่แล้ว +5

    Ilahay caafimaad iyo cimri dheer ha ku siiyo walal qaali. ❤

  • @fmahammed7569
    @fmahammed7569 ปีที่แล้ว +10

    Allah ha ku siiyo cafimaad fiican iyo cumri dheer iyo cibaada suuban inshaallah Aamiin Aamiin yaa Rabi ❤

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 ปีที่แล้ว

    Cafimad taam ah allaha ku siiyo saliga nabiga iyo istiqfarta baadi

  • @ibadoabdiwahid7734
    @ibadoabdiwahid7734 ปีที่แล้ว +25

    Abayo waa duceysantahay waana kuusoo duceyneynaa insha allah abayo ha murgoonin illah ayaa micigaaga ah allah wax dhib ah kuma tuso allow caafimaad taam ah kusii abayo mcn aamiin yaa allah ❤

    • @safaosman7001
      @safaosman7001 ปีที่แล้ว

      Abayo.ilahey.hakucafiyo

    • @wixmobile2173
      @wixmobile2173 ปีที่แล้ว

      Abaayo Allaah hakucaafiyo

    • @habonali9734
      @habonali9734 ปีที่แล้ว

      ​@@safaosman7001abaayo iso boqo

    • @habonali9734
      @habonali9734 ปีที่แล้ว

      ​@@wixmobile2173abaayo iso boqo

  • @-zahraabdalla969
    @-zahraabdalla969 ปีที่แล้ว +7

    اللهم انت شافي لا شفاء الا شفاؤك شفاء لا يغادر سقما اللهم امين الله يشفيك❤❤❤

    • @hanangaid
      @hanangaid ปีที่แล้ว

      الله يشفيك ويعافيك يا رب ❤

  • @maryamamaryama-hp6ip
    @maryamamaryama-hp6ip ปีที่แล้ว

    Ilaah hakucaafiyo abyo saliga nabiga oyo istiqfaara badso❤

  • @samirajama1180
    @samirajama1180 ปีที่แล้ว

    Ilaah cafimad def deg ah hakusiiyo ilmaahagana ilaah kaama dhaxsaaro noloshaadana ku dhameyso cafimad iyo cimri dheer kurbadana ilaah hakaafeydo

  • @C.better-Ds
    @C.better-Ds ปีที่แล้ว +14

    أسأل الله العلي العظيم القدير أن يحي العافية في بدنك ويشفيك شفاء لا يغادر سقما اللهم آمين

  • @angel67ball51
    @angel67ball51 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay caafimaad taam ah ha ku siiyo adiga iyo dhamaan inta muslin oo jiran yaa raxiim

  • @sehramoha3868
    @sehramoha3868 ปีที่แล้ว

    Allah'a ka badbaadiyo Abaayo Cfmd tamam ah Allah'a ku siiyo Aaamiiin 🤲😢

  • @rahma-wo5gl
    @rahma-wo5gl ปีที่แล้ว

    Abayo alaha kucaafiyo adina alaah bari astaqfaar badan aqri laa xawla walaquwata iyo laa olaaha illa anta subxaanaka ku celceli cimri dheer caruurtaada qaqti laqaadato iyo caafimaad alaha kusiiyo

  • @user-gi8bg7by5g
    @user-gi8bg7by5g ปีที่แล้ว +12

    اسأل الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفيك ويعافيك شفاء لا يغادر سقما اللهم آمين 🤲🤲

  • @munaabdo3872
    @munaabdo3872 ปีที่แล้ว +3

    يارررب بحوله وقوته ان شاءالله ربي يشفيك ويعافيك ويحفظ لك لعيالك وزوجك

  • @AbdisalamMohamed-qg3wb
    @AbdisalamMohamed-qg3wb ปีที่แล้ว +1

    Abaayo iskajooji macmacaanka weykukortaa baaladhahay Alaahna hakucaafyo eebaayo laxiriir maama waano arimahaas weykahadashaa sitalo kuusiiso❤

  • @AishaMohamed-lx5yp
    @AishaMohamed-lx5yp ปีที่แล้ว

    Abaayo Alle haku caafiyo sidii kher Ahna Alle haku waafajiyo dadkii Aad kuugu duceynjiray Ayaan ka mid Ahay saliga nabiga csw. Afkaaga haka qaadin mar waliba iyo Aayatul. kursi maalintii si cadad la Aan Ah u Aqri Abaayo uniyeeso inuu Alle kugu caafinayo

  • @ruqoyasheikhali8549
    @ruqoyasheikhali8549 ปีที่แล้ว +19

    Assalamualaikum sister, I make dua for you and your family. may Allah give you health and sabr Ameen 🤲 ❤

  • @um.samiir3755
    @um.samiir3755 ปีที่แล้ว +4

    Alaha kucaafiyo abaayo ana muraad aanleeyahay iisoo duceeya dhamaantiin adna caafimad taama alaha kusiiyo aamiin

  • @nasramohamed9589
    @nasramohamed9589 ปีที่แล้ว

    Yarabi adontaada cafimad dag dag sii meshii qeerka ku jiro alle haku waa fajiyo

  • @hiboali7596
    @hiboali7596 ปีที่แล้ว

    ilaahay caafimaad haku siiyo abaayo saliga nabiga badso salallaahu caleyhi wasallam

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 ปีที่แล้ว +4

    Don't worry my sister, 🙏🙏🙏🙏🙏 i will continue praying for you.

  • @fowsiyaabdulla2942
    @fowsiyaabdulla2942 ปีที่แล้ว +11

    I pray for you and I hope you getting better soon and keep your health

  • @anfacmc5871
    @anfacmc5871 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey cafimaad taam ah haku siiyo mcnto danbi dhaaf allaha kaaga dhigo wllshy mcn

  • @nashaadyuusuf8860
    @nashaadyuusuf8860 ปีที่แล้ว

    Allah haku cafiyo wlshay adon dhib marin ayad cafimade i.n waxad samaysaa marwalba afka haka qadin saliga nabiga scw iyo astaaqfarta wad ka boodi 🤲🥰

  • @abdinasirhusen5507
    @abdinasirhusen5507 ปีที่แล้ว +5

    ilaahay caafimad deg deg ah ha ku siiyo insha Allah

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 ปีที่แล้ว

      Asc abayo cafimad allaha kusiiyo aamiin yarabi

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +9

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 ปีที่แล้ว

    Abaayo ilahay haku Sakhiiro wan ku soo duceyaay in usan ilahay ayaamo aduunka dhan ba iska ayaamo ahee caruurtada Rabi Kama dhexsaaro cafimaad dag dag ah ilahay haku soo dajiyo yaa Allah aad ban uga naxay❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasriinadow3298
    @nasriinadow3298 ปีที่แล้ว

    Alle waaxidka ah o waxba ku adkeenin haku caafiyo cfmd taam ah wa galab jimco ah alle ducooyinka haku aqbalo sida rajayneeso ka fcn alle haku yeelo

  • @luulmaxamed4468
    @luulmaxamed4468 ปีที่แล้ว +5

    Allaha ku caafiyo macaaney caafimad team ah oo xanuun ka dambeyn

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc ปีที่แล้ว +3

    Allaha ku caafiyo sister❤🤲

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 ปีที่แล้ว

    Abaayo ilaaheye cazwajale ha ku caafiyo culeyska ad daremeyso ha Ka qaado yaa rabi kariim

  • @zahraaadam1757
    @zahraaadam1757 ปีที่แล้ว

    ilahay cafimaad taama haku siiyo xppti hooyo xanuunkeeda ilmaheeda ayaa kala daran😢 ilahayoow cafimaad tama hani sii🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fardowsaisse6194
    @fardowsaisse6194 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahaye ha ku caafiyo sister ❤ insha alaha

  • @hoodoalli2651
    @hoodoalli2651 ปีที่แล้ว +3

    Allaha ku caafiyo macaaney caafimad team ah oo xanuun ka dam run🙏🤲😊

  • @user-jt2dn7qb7l
    @user-jt2dn7qb7l ปีที่แล้ว

    Illhey ha ku siiyo caafimaad taam ah allah oo aad ilmahaga ku korsato

  • @raxmocabdulaahi8018
    @raxmocabdulaahi8018 ปีที่แล้ว

    Asalamu caleyku abaayo astqafarta badi iyo saliga nabiga scw Allah ku cafiyo xabiibti ❤❤❤

  • @user-vr5uo7ku9o
    @user-vr5uo7ku9o ปีที่แล้ว +5

    Allaha ku caafiyo abayo mcnto insha allah qeyr iyo faraxada aan la soo koobi karin ayaa ku danbeydoona insha allah ale talad saaro abayo mcnto insha allah

  • @cocoo456
    @cocoo456 ปีที่แล้ว +27

    I seek protection in Allah's perfect words from the evil of whatever he has greated.

  • @shukrishacni6666
    @shukrishacni6666 ปีที่แล้ว

    Abaayo ilaahey meeshi caafimaadka jiro oo qeyr kuugu jiro haku waafajiyo insh allh mcnto waad caafimaadee adkaartana badi

  • @maryamaomar419
    @maryamaomar419 ปีที่แล้ว

    Illhy caafmd sariic allha ku siiiyo xbt jawp aad ku frxdo allha ku keno amen

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 ปีที่แล้ว +4

    Insha Allah wllo ilaahay ha ku caafiyo, qaliinkana waa lagu guulaysan, india aad dhakhtaro aad khibrad badan ayaa jooga

    • @qadromohammed567
      @qadromohammed567 ปีที่แล้ว

      Turkije jogtaa yaa fiicna

    • @fadumomohamedemor3105
      @fadumomohamedemor3105 ปีที่แล้ว

      Aniga buro minka afkiisha iiga yaalay waa la iiga qalay alxm marka iyadanah allaah ha caafiyo

    • @saaraibraahim2021
      @saaraibraahim2021 ปีที่แล้ว

      @@fadumomohamedemor3105Masha Allah iLaaHy KguMa So CeliYo Wllo iYdna Alle Ha CaafiYo iyo inTi Muslim ah 🥺🥺

    • @habonali9734
      @habonali9734 ปีที่แล้ว

      ​@@qadromohammed567abaayo iso boqo

    • @habonali9734
      @habonali9734 ปีที่แล้ว

      ​@@fadumomohamedemor3105abaayo iso boqo

  • @hanefa283
    @hanefa283 ปีที่แล้ว +10

    Castor oil organic ah kuxer cuntooyinkaan dhana jooji kudadaal Cagaarka cun no oil no sugar no rice no pasta no saliid cadeey😢❤❤❤❤❤

    • @luulabuuni3735
      @luulabuuni3735 ปีที่แล้ว

      Wll cid hakaga bogsaday majiraa Ana way igu taal wll

    • @cadeyahmed6485
      @cadeyahmed6485 ปีที่แล้ว

      CASTOR OIL AND KABSAR CALEENTA WLHI

    • @hanefa283
      @hanefa283 ปีที่แล้ว

      TH-cam shortska GAL Kuqor Dr BARBARA O'NEIL ayaan ka arkay waana runteed

  • @kdejamoh6416
    @kdejamoh6416 ปีที่แล้ว

    Allaah haku caafiyo adiguna Allaah isku xir sidaadii hore oo aad aad isugu xirtay quraankana isku akhri quraan akhriso qaado malab asli ah iyo qasti hindi haka biqin qaliinka Allaah tala saaro

  • @hamdiahmedabdirahman1574
    @hamdiahmedabdirahman1574 ปีที่แล้ว

    Cafimaad dag dag ah allaha ku siyo sidii kheerka ku jirto allaha ku wafajiyo

  • @lailaadam7894
    @lailaadam7894 ปีที่แล้ว +4

    Pain in your joints caused by magnesium deficiency . take magnesium pills or eat food that contain magenesium such leafy vegetables ,whole meal products and nuts.

  • @ruminahmed1126
    @ruminahmed1126 ปีที่แล้ว

    Yarabi ilahay haku cafiyo caruurtada cafimad iyo cimri aaku korsato allah kusiyo

  • @ismahanmohamed6720
    @ismahanmohamed6720 ปีที่แล้ว

    Allah ha ku cafiyo amin yaa Allah qali salida Nabiga badi waliba waxad rabto niyada ku qaso insha Allah wad cafimadi

  • @hiboahmedyazin9660
    @hiboahmedyazin9660 ปีที่แล้ว

    Huuno qurux alle cafimaad taama haku siiyo qalbigan kaga soo ducayni

  • @xaliimamuhumed7370
    @xaliimamuhumed7370 ปีที่แล้ว +1

    macaanteydi illaahay haku caafiyo balse waxaa illa fcn inaad dhulkaaga timaadid quraana aad isku dabiibto diinka aa lagu daawoobaa adkaartana badso insha allaah waad cafimaadeysaa ducadana allaha kuu aqbalo aamiin

  • @bishaaro
    @bishaaro ปีที่แล้ว

    Yaaa rabi raxamanow walasheen sii caafimad taam ah 🤲🤲

  • @user-xl1bu9lb8o
    @user-xl1bu9lb8o ปีที่แล้ว

    Meeshii kheer kuu ah allaha ku waafajiyo xbbt niyada kheer usheeg cfmd buuxa allaha ku siiyo

  • @hindaqaali
    @hindaqaali ปีที่แล้ว

    اللهم رب الناس إذهب بس وشفيه انت شافي لا شفاء إلا شفاؤك شفاء لا يغادر سقما

  • @maryanapdi7123
    @maryanapdi7123 ปีที่แล้ว

    Apyo talo kusiinayaa ee badi saliga nabi muhammad scw please 🙏 badi waad caafimaad I.a xapti ee samir ❤

  • @ibnatu.maryamma8928
    @ibnatu.maryamma8928 ปีที่แล้ว

    Abaayo. Quruxey. Allaha. Ku. Caafiyo. Mesha qeyrka. Kuugu. Jiro. Allahaku. Waa. Fajiyo

  • @ummsafia4832
    @ummsafia4832 ปีที่แล้ว

    Asalamu calaykum walaashay caafimaad baan Allah ku waydiiyey quraan isasaar qaali.

  • @batulaabdulle3085
    @batulaabdulle3085 11 หลายเดือนก่อน

    Walaal mcn Aqriso Docadaan 40 jeer ama 40 times , illaaheey Daawo kuugu daro Aamiin yaa rabbi,
    ( Xasbunulaah Sayu’tiinallaahu Midfadlihi inaa ilallaahu Raagibuun. ) Docada TH-camka gili sifiican u hubi Qoraalkeyga., iyo Rabbi inii masanii yaduru wa anta Arxamu raaximiin.

  • @najlaxaji6211
    @najlaxaji6211 ปีที่แล้ว +2

    Haniyey abayo illahay caafimad taam ah haku siiyo illahay kuma moogo gabar wngsn o qalbi fcna tahay imtixankane waka baxe wana caafimade adiga io reerkaga illah kuxifdiyo❤

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj ปีที่แล้ว

    Ilaahay cawfimaad haku siiyo walalo wsx kas nixiyo ilashay kuma tuso casfimaad daama ayaa laguugu bushaareeyo hada caruur öaba ah oo wa del gulliba wiil iyo inan masha allaah walalo hadaad adigu casfimaad aad ku korsato hesho waxba ubad haku mashquulin naftasdana khatar ha u galin in aad magasnka ku faro adaykto si aad caruur badan u dhasho hadaad labadaqs iyo aabohood wada faraxdaqn korsataan waa masha allaah haday dhakhaatiirti ku yidhashdaan in aad saqrto ayaa kuu badbaado ah ilashaybaa wqx badbaadiyee hadiidin

  • @maryancusmaan6324
    @maryancusmaan6324 11 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم رب الناس اذهب الباس اشفي انت الشافي لا شفاء إلا شفاؤك شفاء لا يغادر سقما اللهم امين يارب العالمين ❤❤

  • @ummuafnaan8901
    @ummuafnaan8901 ปีที่แล้ว

    Saliaga nabiga csw ibraahimiyada aqri wll alle hakugu cafiyo

  • @engasmaibrahimabubakar8985
    @engasmaibrahimabubakar8985 ปีที่แล้ว

    اسأل الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفيك شفاء لا يغادر سغماآمين يارب العالمين

  • @f.a.909
    @f.a.909 ปีที่แล้ว

    😢ya allaah 🤲🏽Ilahey ha ku caafiyo Abaayo Macaaney ❤️🤲🏽🤲🏽❤️

  • @nasramohamed2793
    @nasramohamed2793 ปีที่แล้ว

    illahy ha ku caafiyo wll Sida khayer ka kuu leh illahy ha ku wafajiyo

  • @shamsohussein
    @shamsohussein ปีที่แล้ว

    Allah haku caafiyo cafimad taam ah Abayo adiga iyo dhamaan umada muslimka ah oo xanuun sanaa

  • @yasmin-ix2qp
    @yasmin-ix2qp ปีที่แล้ว +2

    Ilahay cafimaad hakusiiyo aan cuduur kadanbeey insha'Allah ❤

  • @anisaaadan2341
    @anisaaadan2341 ปีที่แล้ว

    Allah kucafiyo abyo cafimad allh dagdag allah kusiyo abyo waqti walibo wankusoduceyna

  • @nimcodagan4957
    @nimcodagan4957 ปีที่แล้ว

    Walal waxaankusheegayaa saliga nabiga afka hakaqaadin waad arki doontaa mucjisada dhacda ee kucelceli habeen & maali buradana waa lawaayidonaaye i shaa Allah

  • @zuuzuuaziizi5094
    @zuuzuuaziizi5094 ปีที่แล้ว

    Abaayo saliga nabiga badaso ilahey cafimaad taam ah hakusiiyo I.n waxqeer qabo

  • @khadiija6289
    @khadiija6289 11 หลายเดือนก่อน

    Abyo caafimaad buuxa allh ku siyo wlh burada way dhib badan thy inta Muslim ah allh ka caafiyo iina so duceya wllahhayga buradas way ugu tala xaga dhuunta wlh ❤❤

  • @looloiu9266
    @looloiu9266 ปีที่แล้ว

    Asc Hooyo macaan cfmd kheer qabo Allaha ku siiyo shar iyo sheeydaan Allaha kaa dhoowro Aamiin yaa rabi

  • @fadumoibrahim7754
    @fadumoibrahim7754 ปีที่แล้ว

    Abayo cafimad taama Allaha ku siiyo waan kuu soo ducenaya

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 ปีที่แล้ว

    Caafimad taam ah ilaahey haku siiyo xabiibti shifaa caajil yaarabi aamiin 🤲

  • @fowsiyaismail7770
    @fowsiyaismail7770 ปีที่แล้ว

    Ilahay cafimaad iyo cimri dheer hakusiiyo xbbt ❤

  • @deeqawacan5692
    @deeqawacan5692 ปีที่แล้ว

    ilaahey kheyrka ha ku waafajiyo caafimaadna ha ku siiyo

  • @Zeinab2dhgx
    @Zeinab2dhgx ปีที่แล้ว

    Ilaahey Caafimaad degdeg ah Alaha Weyn ee shaafiga ah buradooyinka hakaa suuriyo Shifaa ayaan Kaaga baryeynaa sister

  • @abdirahmanalimohamed605
    @abdirahmanalimohamed605 ปีที่แล้ว

    Ascw Hanna walaashey qaaliya Allah haku caafiyo caafimaad saric ah baayo Qaali waa Macalim cabdiraxman walaashey Ilaahey haku aqbalo docada walaalha musliminta dhamman Meel waliba ay Kala jogaan Walashey Qaaliya

  • @KhadraMahamed-yk2jb
    @KhadraMahamed-yk2jb ปีที่แล้ว

    Allah ku caafiyo wllo oo Allah sidii kuu khyr badan hagaga dhigo wllhi si qalbiyan ah ayuu xanuunkagu itaabtey Allah ayay gacantiisa wx ku jiran caafimad ban kugu duceyay adiga iyo intii xanusan ee Islam ah

  • @user-kf8hv9fr4c
    @user-kf8hv9fr4c ปีที่แล้ว

    Abaayo ilaahay subxaanow wa tacaalaa caafimaad taama haku siiyo

  • @aaminaahmed4233
    @aaminaahmed4233 ปีที่แล้ว

    Allaha ku caafiyo cafimad tam ah allaha ku siiyo qaali

  • @manaibrahim3812
    @manaibrahim3812 ปีที่แล้ว

    ilahay hakucafiyo cafimad taam hakusiyo quran isisar waxan ilahay kagabaryena in ilahay kababaiyo on mardambe laguku siarah adiga iyo intaa kulamid ah yarabii Aamiin

  • @fardowsoabuukar5571
    @fardowsoabuukar5571 ปีที่แล้ว

    Abay alle haku caafiyo murugada alle hakaa qaado dhib alle kuma tuso walashey mcn🤲❤

  • @ciiltire509
    @ciiltire509 ปีที่แล้ว

    Illaahey caafmaad deg deg ah haku siiyo Abaayo

  • @asiilatahliil6277
    @asiilatahliil6277 ปีที่แล้ว

    Caafimaad taama allaha ku siiyo wixii kuu qeeyra Allaha ku waafajiyo insha allaah

  • @warsandubbed8456
    @warsandubbed8456 ปีที่แล้ว

    Illaahay ayaa kawayn isagana ku cafin qali wana kuu so ducaynaynaa inshllh waa cadaw wllhi haa intii buktaba umadana ha cafiyi adna niyada khayr usheeg