ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Malinta ugu horeysay e dugsi quraan e aado muna melek iyo qaabkan ugu diyariyay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ส.ค. 2023

ความคิดเห็น • 211

  • @sabrinahmed3561
    @sabrinahmed3561 11 หลายเดือนก่อน

    Macalinka dugsiga u dhigo macalin Axmed Khaliif meya laamaha
    Wan aqana macalinkeyga ischoolka waye madad tarbiyo ayo iidhigijiray
    Hada turkiya ayo joga❤

  • @falisa576
    @falisa576 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allaah tabarakallaah muna malak dugsiga qur aanka ay biloowday
    Allaha ku xafido qur'aanka xaafudul
    Qur'aana Allaha ka dhigo tii dalkeeda
    Iyo dadkeda diinteeda waalidkeda ku
    Anfacda Amiin.waalhi wan ku farxay
    Sida quruxda badan ee ad ugu labistay
    Uguna diyaarisay dugsiga hooyo
    Wanagsan ba sas samaysa masha Allah.Awlaadeena Allaha noowada xafido

  • @khadijaAhmed4103
    @khadijaAhmed4103 8 หลายเดือนก่อน

    MashaAllaha xafidul quraan Allaha kadhigo❤❤

  • @fadumoabdullahi1124
    @fadumoabdullahi1124 ปีที่แล้ว +1

    Abyo haniyey hoyo fiican waatahay afsomaliaga ilmahaaga afsoomaliaga sifiican u baro❤

  • @safiyamohamedsafiyamohamed9523
    @safiyamohamedsafiyamohamed9523 ปีที่แล้ว +17

    Mabruuk habaryar macan Isha'Allah muna Malek xafidul
    qur, aan Alle haka dhigo ❤

  • @user-hz1fu8cd7w
    @user-hz1fu8cd7w ปีที่แล้ว

    Masha Allah abyo allaha ku xafido awlada inta hesana allaha siyo abyo adna Cfmd iyo cimri dher Ad ku korsato ubaxyadas allaha ku siyo

  • @felis123egal2
    @felis123egal2 ปีที่แล้ว

    Dugsi somali geesatey mansha Allah ayaga ayaa fiican. Turkisha waa laga badiyaa

  • @ayaan850
    @ayaan850 ปีที่แล้ว

    masha allah habo qaliyeey sookor oo weynow muuna qali love you habo mcn 💋💋❤❤❤❤❤ masha allah alle hanokiin xifido dhamantin habo haniyey iidhunka caruurta wll from borama somalilland

  • @qadiijiali4998
    @qadiijiali4998 ปีที่แล้ว

    M.a allah ku xafido abyo adi iyo imahaaga iyo sowjkagaga

  • @maryancusmaan6324
    @maryancusmaan6324 11 หลายเดือนก่อน

    Caafimad iyo cimri dheer allaha ku siiyoabayo

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 11 หลายเดือนก่อน

    M.a illhy xfidul qurn hkaa dhigo mommy ❤

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah Tabaaraka Allah caruurta kuwii dadkooda dalkooda iyo diintooda canfaca Allah ha ka dhiggo. Ameen yaa Rabb.

  • @fadumoabdalle3994
    @fadumoabdalle3994 ปีที่แล้ว +2

    Muna malek hbo mcn weynaw illahe ha kuu fududeyo quranka 🎉

  • @namiup0274
    @namiup0274 4 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Alaah Waa iga qoliyeen caruurta

  • @Uqaado
    @Uqaado ปีที่แล้ว +3

    Masha-Allaah Illaahey ha ugu bilaabo kheyr quraankana Rabbi ha u fududeeyo hana ka dhigo mid ku faa'iida kuna dhaqanta ❤Allaahuma Aamiin 🤲

  • @sahramahamud8653
    @sahramahamud8653 ปีที่แล้ว +5

    Maanshaa alaah tabaaraka laah alaha ka dhigo xaafidul quraan insha alaah ❤️😘

  • @maryanapdi7123
    @maryanapdi7123 ปีที่แล้ว

    M.a apyo wAA KUTAAGARAA EE HORAY USUCO ❤❤ ILAAHAY HAKUU XIFDIYO❤❤❤❤ AWLaada

  • @s_h4807
    @s_h4807 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah habaryar illaahay ha ku xifdiyo amiin afsomaliga waa adagyahay abaayo marwalbo kula hadal macalinka afsomali ayuu kula haddalaya maansha allaah tabaraka

  • @amalabdullahi8382
    @amalabdullahi8382 11 หลายเดือนก่อน

    www Masha allah afsomali ad ayay ubaratay ❤❤

  • @Qli-f2j
    @Qli-f2j ปีที่แล้ว

    Mashaalh habo xijaabka waad kusoo baxda

  • @user-qk4vq2tq3e
    @user-qk4vq2tq3e ปีที่แล้ว +1

    mash allah illahy ha xafido quruxleyda xafidul quran illahy haka dhigo

  • @munoahmed5442
    @munoahmed5442 ปีที่แล้ว

    Maanshaallaah tabaarakallaah allow kayeel tii qur aanka qalbigeeda uu ku noolaado

  • @xamdamahad-tt8bn
    @xamdamahad-tt8bn ปีที่แล้ว

    macalinkeeyga axmed khaliif

  • @user-kc1xc1jx4r
    @user-kc1xc1jx4r ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarakallah Allahuma baarik ❤❤❤ Allah kay ka aflaxdo haka dhigo dugsigaas habo waynaada

  • @HamdimohamedAllale-nv7we
    @HamdimohamedAllale-nv7we 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤ hno allaha kudaayo gabadhada 🤲
    Nin turki ah iso raadi hno❤

  • @itsebyan
    @itsebyan ปีที่แล้ว +5

    masha allah tabaraka allah ❤❤❤ xaafidul quraan alle hankaa dhigo habo

  • @fadumokheire742
    @fadumokheire742 ปีที่แล้ว +1

    Muna dugsiga ha aado
    Qur,aanka ha barato.

  • @attakontitan2244
    @attakontitan2244 ปีที่แล้ว +1

    Maash allaah tabarkallah Allaah habrya macaato insha allah xafidul quraan allaah haka dhigo insha allah

  • @user-qj6kx2kr3t
    @user-qj6kx2kr3t ปีที่แล้ว

    Mashalah ustad axmad qalif ahaa ustadkiga. Moqdisho malinto ka so tagayay xanuun no aheed dadko macalin o ahaa wanagis yaqan m.a ❤

  • @nasteexacadey9395
    @nasteexacadey9395 ปีที่แล้ว

    War haderad lahesheen😂afsomaliga xitaa wabaranee m.a ilhey hakutosiyo

  • @meymunhassan2944
    @meymunhassan2944 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa alaahu hooyoalaha ku xafido iin sha alaahu

  • @samiirohassan3459
    @samiirohassan3459 ปีที่แล้ว +1

    Ilhay ha ku xifdiyo apyo mcn ❤

  • @hamdibashir9490
    @hamdibashir9490 ปีที่แล้ว +4

    Abayo cunugtada afsomali bar hani adiga wad kula hadle lakin ayada wa inay kuhadasha abayo hani

  • @mariamuhyiddin1154
    @mariamuhyiddin1154 11 หลายเดือนก่อน

    Wilkeyga wa sida wilkaga alaab alaweyda wuka cajisaa waxa cusub bu radiyaa marka doctor geyay waxa ley dhahay waa IQ giisaa weyn ama hi IQ wayeh Masha Allah il gaar u lahow wilka

  • @relaxing1339
    @relaxing1339 ปีที่แล้ว

    Baayo macan cuntadada badankood waa shiishaa waxa so gadata kan doorada iyo loogu talagalay saliid dhan wa ka maarmee waa cudur saliida ilahay familkaga haku xifdiyo Familie qurux badan ❤

  • @sawdaibrahim4503
    @sawdaibrahim4503 ปีที่แล้ว +1

    Marsha allah habo mcn noqo mid aflaxda isha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah xifdiyo. Quraanka na Ilaahay ha u fududeeyo

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u fududeeyo Qur'aanka kariimka.

  • @ridwaancabdikariim
    @ridwaancabdikariim ปีที่แล้ว

    Masha Allah habo muxaafidad quraan Allah hakaadhigo soobarbaar habo

  • @queenhijaaby3625
    @queenhijaaby3625 ปีที่แล้ว

    Habo mcn congratulation weynow

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abayo ilahey hakaga dhigo midi jeclaato barashada quraanka ❤🥰👸

  • @hamdibashir9490
    @hamdibashir9490 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah allaha xafido muna malak sobarbar habaryar

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah walashay hani
    Alle ha idin xifdiyo dhamaantiin, family qurux badan, Aamiin Aamiin yaa Rabbi❤❤❤

  • @hodoadam7781
    @hodoadam7781 ปีที่แล้ว

    Soomaaligana bar gbdha abaaya

  • @umusaara6789
    @umusaara6789 ปีที่แล้ว +1

    mash allh muna malek quranka allaha u fududeyo

  • @Zainab-ez5ry
    @Zainab-ez5ry ปีที่แล้ว

    Msh Allah quranka wacaa u dheer in ay afsomaligana si fcn u baranayso ❤

  • @falisgureey422
    @falisgureey422 ปีที่แล้ว

    Hambalyo hapo illah quraanka haku fududeyo❤❤❤

  • @dhudi.560
    @dhudi.560 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ahay soomaali waxaan ku hadlayaa afkaaga hooyo

  • @Umomahdi
    @Umomahdi ปีที่แล้ว

    Allah haku caafiyo

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah allaha u fududeeyo quraanka. Abaayadaa maa Soomaaliya ka soo noqotay.

  • @maxamedamiin787
    @maxamedamiin787 ปีที่แล้ว

    M.a allehaku xifdiyo abti mcn

  • @SaaraMoha-gw3jm
    @SaaraMoha-gw3jm ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah walaahay aad baan ugu farxay ilaahay haku fududeeyo habo mcn❤

  • @deqoabdinur5385
    @deqoabdinur5385 5 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah habaryar ❤❤❤

  • @amal7147
    @amal7147 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah tabarka laaah gabadha afsomaaliga bar

  • @zuzuqurux6828
    @zuzuqurux6828 ปีที่แล้ว

    Mashallah muna malak aad ayeey uu qurux badantahay Illahay xafidul quraan hakaga dhigo abaayo ❤❤❤❤❤

  • @aishaabdi7977
    @aishaabdi7977 ปีที่แล้ว

    Mashallah habo alle ha ku fududeeyo❤❤❤❤Quran ka

  • @ayaansuleyman6110
    @ayaansuleyman6110 ปีที่แล้ว

    Wiilka aabisoo inta taagan waye Masha Allah

  • @munoguure2652
    @munoguure2652 ปีที่แล้ว

    Masha alah alha yaaxafidah sami habo macaan ilahey haku fududeyo insha alah ♥️♥️♥️♥️🌍🌍

  • @Iman2359
    @Iman2359 ปีที่แล้ว

    Masha Alaah ilahey ha u fududeyo qur,aan ka

  • @fadumoali8301
    @fadumoali8301 ปีที่แล้ว

    Allaha kufududeeyo quraanka Muna Malik❤❤❤❤

  • @sacdiyomuuse119
    @sacdiyomuuse119 ปีที่แล้ว

    Masha alha abyo haku barto quranka wa muhin

  • @SaadoXasan-co1ur
    @SaadoXasan-co1ur ปีที่แล้ว

    Mansha allah macalin qaliif xifdullah

  • @qaalibarow1922
    @qaalibarow1922 ปีที่แล้ว

    habo qur'aanka ale haku fududeeyo ❤

  • @siradhilawle968
    @siradhilawle968 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah abaayo allaah ha ufudeeyo qur aanka❤

  • @Xaliimoaxmad-ky2sn
    @Xaliimoaxmad-ky2sn ปีที่แล้ว

    Mabruuk muna
    Mujaahidne wiilkeygaa kuso xasuustay kkk illaa hada 1samo iyo baru jiraa wuu jcelyhy wali macunta

  • @user-ec2xj4qt2q
    @user-ec2xj4qt2q 10 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah habaryaro

  • @sahroali2547
    @sahroali2547 ปีที่แล้ว

    Masha Allah habo muxafidad Allaha kaadhigo

  • @ilhaanilhaan9165
    @ilhaanilhaan9165 ปีที่แล้ว

    Masha allah hbo mcn

  • @zeynabalijama
    @zeynabalijama ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha ku caafiyo walshay cafimad taama 🤲🤲

  • @halimamuse8273
    @halimamuse8273 ปีที่แล้ว +1

    M.a alhuma baarik ❤

  • @deqaahmedi1338
    @deqaahmedi1338 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah Tabaarakallaah 👏👏👏👏 Muna iyo Mujaahid 😘😘😘

  • @fahimacilmi3577
    @fahimacilmi3577 ปีที่แล้ว

    Mansha allah allaha idin xiftiyo baayo ❤

  • @surayaabdi7014
    @surayaabdi7014 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ masha Allah hooyo fcn tahay abaayo

  • @ismahanali7035
    @ismahanali7035 ปีที่แล้ว

    Masha allh tabarakalah

  • @asmahassan5226
    @asmahassan5226 ปีที่แล้ว

    Msha Alla Alle haw fududeeyo ❤❤

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 ปีที่แล้ว +1

    Allaahuma Baarik

  • @xamdaali6078
    @xamdaali6078 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allah ha ufududeyo

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah .haniyey codks ayaa ka maqs vidoe ga

  • @user-yz7de9nk5f
    @user-yz7de9nk5f ปีที่แล้ว

    Masha Allah TabrakaAllah Allahuma🥰🥰🥰

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali ปีที่แล้ว

    MAASHA. ALAAH. WELCOME. BACK. DUGSI. WANAAGSAN. HABO. MUNA MALIK❤❤❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah habo
    Muna melek, mabrouk
    Hambalyo Hambalyo quruxey❤❤😊

  • @sabirincabdulahi6242
    @sabirincabdulahi6242 ปีที่แล้ว +1

    Allah xafido xabiibti❤❤

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤🎉

  • @fadxaibrahimismaaciil4010
    @fadxaibrahimismaaciil4010 ปีที่แล้ว

    Mnsh alh

  • @fadumoabdullahi1124
    @fadumoabdullahi1124 ปีที่แล้ว

    Video anigo dhameeysan ayaa hdl ku soo qoray hooyo ku dayasho badaan ayaa taahy gabartaadada dugsi quraan somalia dhigto ayaa geeysay wlhi wn ku farxay alle Haku barakeeyo ❤

  • @abdisalan2967
    @abdisalan2967 ปีที่แล้ว

    Maasha aalaah waa walalo is jacel

  • @deeqaibrahim8933
    @deeqaibrahim8933 ปีที่แล้ว

    masha alaah ilaahow kuu xafid

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah Tabarakalaah

  • @nastehoabdi555
    @nastehoabdi555 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarak ❤❤❤❤❤❤congratulations 🎉wax fican sameysay abaayo

  • @xalimoyusufcabdi2637
    @xalimoyusufcabdi2637 ปีที่แล้ว

    Masha allha

  • @maimunahmed6198
    @maimunahmed6198 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalah abayo Allah hakuxifdiyo carurtada iyo qoskagaba lkn mcnto somaliga xoga saar luqada kale weybaranayan ilan mesheejagane schoolkana walogu dhigayaa marke weynadan weykumahad celinayan

  • @luulibarahimali9818
    @luulibarahimali9818 ปีที่แล้ว

    Mashaallah

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 ปีที่แล้ว

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah❤❤❤.

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah somturk family beautiful ❤❤❤

    • @fartunfartun4824
      @fartunfartun4824 10 หลายเดือนก่อน +1

      ma sha allah❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiaabdi1884
    @safiaabdi1884 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @FaadumoaxmedIidle-gh5sh
    @FaadumoaxmedIidle-gh5sh ปีที่แล้ว

    MashaAllah xiijabka qurux weye

  • @QadroMohamed-sy4wd
    @QadroMohamed-sy4wd ปีที่แล้ว

    Masha allaah abaayo allaha idin xafido

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah tabarakallah❤

  • @queensamiira7007
    @queensamiira7007 ปีที่แล้ว

    Masha aalllaah alle hani barakeeyo family aad uqurx badan tihiin isha xasidke alle kees aniga mariyo

  • @maryamahaaji7966
    @maryamahaaji7966 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah xifdiyo hana ufududeyo habo iyi sanslar kiz❤❤❤❤❤