ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Alxmd😭dhulgiriirki iyo dhibatadaan so marnay ani iyo ilmaheyga🤲

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.พ. 2023

ความคิดเห็น • 1.4K

  • @kalidog5835
    @kalidog5835 ปีที่แล้ว +67

    I Can't stop crying 😢 😭 when I watch 😢 yaa allaah ilaahayaw u gargaar dadkaa walaalheen ah

    • @ruqoyasheikhali8549
      @ruqoyasheikhali8549 ปีที่แล้ว +2

      Assalamualaikum sister
      Alhamdulillah you and your family are OK I was really worried thinking about you and your family When I saw your video I was so happy Alhamdulillah 🤲

  • @umujabir1402
    @umujabir1402 ปีที่แล้ว +76

    Xanuun waaye dhul gariir yar oo daqiiqad ah saas lanoqday qiyaamaha kawama malinta adunka dhan gariiraaraayo yaa Allah 😢Towbada Allahaa nagu sugo

    • @najla436
      @najla436 ปีที่แล้ว +1

      😭😭

    • @Beingme541
      @Beingme541 ปีที่แล้ว +1

      Aamin ya Rab

    • @aminaeid1734
      @aminaeid1734 ปีที่แล้ว +3

      اذا رجت الارض رجا،وبست الجبال بسا

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 ปีที่แล้ว

      aaaamiin

    • @farhiayassin6693
      @farhiayassin6693 ปีที่แล้ว

      😢😢😢😢

  • @ShaakirSola
    @ShaakirSola ปีที่แล้ว +18

    WAA MUSIIBO RABAANI AH , INTII KU DHIMATAY WAA شهداء INTA DHAAWACANA ALLAHA CAAFIYO ( SHUKRIGA BADI WALAAL ) 🙏🤲🤲👍

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 ปีที่แล้ว +7

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Allah u naxariisto inta ku dhimatay marti lajecelyahay Allah ka dhigo inta badbaadayna Allah u fududeeyo amiiin amiiin yaa Allah 💞💞💞

  • @sahroali2547
    @sahroali2547 ปีที่แล้ว +49

    Alxamdulilah hadii Alle idinka badbaadiyay intii ku dhimatay alle ha unaxariisto inta dhaawaca Allaha caafiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @dekaali6859
    @dekaali6859 ปีที่แล้ว +23

    Inta dhimatayna ilaahay ha unaxariisto inta dhaawacana rabbi ha u, Booga dhayo caafimaad taama ha ugu deeqo allaahuma aamiin aamiin aamiin yaa rabbil caalamiin

  • @safiyayusuf4279
    @safiyayusuf4279 ปีที่แล้ว +14

    Alaha unaxariisto muslimiinta ku dhimatay inta dhawacaa alaha caafiyo 😢😢😢

  • @ismailali-nd5dp
    @ismailali-nd5dp ปีที่แล้ว +2

    Rabiyow inta Walalehen Musliminta oo ku dhimatay unax
    ariso. Amiin.

  • @samahacuntokarin2513
    @samahacuntokarin2513 ปีที่แล้ว +28

    Alxmd adiga iyo ilmahaga cafimad gurigina ku imaden 🤲 inta isbitaalka jifto Allaah u boogdhayo aamin yaa Rabi

  • @saraismail1125
    @saraismail1125 ปีที่แล้ว +20

    Alxmdulilah Wll mcn hadad nabad qabto adi iyo famlgaga inti dhimaty ale haw naxristo yaa rabi🤲🏽

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 ปีที่แล้ว +3

    Alxamdulilaah waa Ilaahay mahadiis hadii aad nabadtagtaan intii dhimatay Allaha u naxariisto oo Jannadii ugu Bishaareeyo aamiin Alaahuma aamiin yaa Allah

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 ปีที่แล้ว

    Alhamdulilah nabad qabtan musabada inti muslim haka bad badiyo inta ku dhimatay shuhada alaha haunaxaristo yarabi inta dhawacana hacafiyo inta lalayahayna si nabad leh cfmd leh in kugu helo rajaynaya ya allah Muslim Dhibka muragada haka dulqado

  • @som1
    @som1 ปีที่แล้ว +115

    SubhanAllah walahi waa niga wal waleyyyy alhamdulilah you and babies are okay. Sending prayers to Turkey and Syria xx

    • @yourlocalbanana638
      @yourlocalbanana638 ปีที่แล้ว +2

      Asc salaamaad walaasheey imtixaan waaye

    • @falismahamud393
      @falismahamud393 ปีที่แล้ว +1

      Allaahu akbar Rabbi ayaa idinka badbaadiyay

    • @Anabmohaa
      @Anabmohaa ปีที่แล้ว

      Subxaan allha waa waa yaab

    • @aminoosman8652
      @aminoosman8652 ปีที่แล้ว

      @@falismahamud393 Subxaanalah Subxanalah.wa.wax.lagu.cibro.qaayto.Alxamdulilah Ilashi.idiinso.bafbadiyey.aya.mahad.leh

    • @womenempowerment5705
      @womenempowerment5705 ปีที่แล้ว

      ​@@yourlocalbanana638
      K

  • @bushrayaasin300
    @bushrayaasin300 ปีที่แล้ว +39

    Waa ilaaahey mahadiis hadiiba aad nabad qabtiin❤

    • @munirassad804
      @munirassad804 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @princexilkas1826
    @princexilkas1826 ปีที่แล้ว +6

    Alxamdulilah hadii alle idinka badbaadiye adiga iyo ilmahaga iyo asxabti ad utagten inti ku dhimatay Allah unaxariisto inta dhawacana Allah caafiyo 🤲

  • @nouramayow7887
    @nouramayow7887 ปีที่แล้ว +7

    Alaxmdulilah Inta dhimatay Allaah u Naxriisto inta dhawana Illaahay Cafmad ha siiyo Yaaa Rabi🤲🤲🤲🤲🤲

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 ปีที่แล้ว +35

    Alx abayo rabbi ha noo kiin ilaaliyo adiga iyo ilmaha aan reer abtiga u nahay aduunya wa imtixan wadan walba gerida wa dhooban tahay dalkeni qarax iyo colado bey dadka ku baaba'an wadamada amniga leh sida turkina dhulgariiro ba dadka dhemeyay koley qorshihi alle dunidan ka lahaa baa nagu wada socda o uu rabo in dadka dhami wada geriyodan asagoo alle cid walbaaba sabab u gaar ah geroda ugu sababaayo khaatimada alla no toosiyo bis dhimasho kama fara baxsan karnee🤲🤲😰

  • @drehsanhassan6064
    @drehsanhassan6064 ปีที่แล้ว +13

    Ilaahay ha u gargaaro muslimiinta wadanka turkey 🇹🇷

  • @nololqurxan6663
    @nololqurxan6663 ปีที่แล้ว +7

    Alhamdulilaah hdii aad adiga iyo ilmahaaga noo nabad qabtan abyo😢Alle intii kudhimatay ha unaxariisto inta dhawaca ahna ha bogsiiyo❤😢

  • @falisabdi2866
    @falisabdi2866 ปีที่แล้ว +11

    Ilaaheey ha u naxariisto musliminta aamiin Yaa rabbi 🤲

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 ปีที่แล้ว +41

    Walashay hani
    Alxamdullillah, muna melek iyo baby mujahid noo dhunko, Qadar xanuun badan ayaa dhacay, SubxanaAllah yaa Rabb

  • @foofooahmed7209
    @foofooahmed7209 ปีที่แล้ว +24

    الحمدلله على السلامة
    اللهم هون علينا اهوال يوم القيامة

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 ปีที่แล้ว +22

    Alhamdulillah for everything May Allah swt keep you safe and may he have mercy on you , on us and mankind.

  • @halimaalawi3044
    @halimaalawi3044 ปีที่แล้ว +8

    اللهم ارفعلنا بلاء وباء
    اللهم آغفرلنا وارحمنا واعافنا واهدنا ورزقنا، اللهم أمين يارب العالمين،

  • @nastehamohammed5118
    @nastehamohammed5118 ปีที่แล้ว +160

    ذَا زُلْزِلَتِ الْأَرْضُ زِلْزَالَهَا (1) وَأَخْرَجَتِ الْأَرْضُ أَثْقَالَهَا (2) وَقَالَ الْإِنْسَانُ مَا لَهَا (3)🥺🥺🥺

  • @canabcnuur535
    @canabcnuur535 ปีที่แล้ว +9

    Allah ha u gargaaro muslimiinta Turkish iyo siriya duco ayan idiin awoodna allah ha idin xifdiyo

  • @somalia2730
    @somalia2730 ปีที่แล้ว +16

    My condolences our brothers sisters Turkey 🇹🇷 we pray May Allaha protect you people dead Janadu Walaashay waa Allaha mahadisa ka badbaadiya

  • @shiikhoow
    @shiikhoow ปีที่แล้ว

    Adiga iyo intii saamaynta uu ku yeeshay ilaaheey maskaxda ha idiin dajiyo , inta ku dhimatay ilaaheey ha u naxariisto , inta dhaawaca ahne ilaaheey hanoo caafiyo

  • @maryanabdullahi6943
    @maryanabdullahi6943 ปีที่แล้ว +7

    Allaha unaxariisto inta dhimatey inta jiran allha caafiyo.
    Qalbiga allha kuu qabiijiyo. Allha naga dhigo kuwii ku cibraqaato.

  • @udgoonwehliye5811
    @udgoonwehliye5811 ปีที่แล้ว +4

    Subxaanallah 😭😭😭😭ilaah hana amaansado anaga iyo inti islaam ah rabbi awoodiisa kuwii ku waana qaato allah naga dhigo

  • @meraali7575
    @meraali7575 ปีที่แล้ว +18

    الحمدالله انكو بخير انتي وعيالك الله يرحم كل ناس الي ماتت

  • @aminatubeh6866
    @aminatubeh6866 ปีที่แล้ว +5

    Xasbunallah, Allah ayaa mahaad leh inti ku dhimatayna Allah ha uu naxaristo inta dhawacana Allah ha uu boogo dhayo 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @aishaadanyacqub7071
    @aishaadanyacqub7071 ปีที่แล้ว +10

    Allaahu akbar illaahay intiikudhimatay ha unaxariisto intii kudhaawacantayna illaahay ha u boogadhayo adigana illaahay haduu idinkasoobad baadiyay allxamdulillaah wllhi Waa dhacdo xanuun badan abaayo mcn illaahayqalbiga hakuuqaboojiyo Insha allaah

  • @ashao6383
    @ashao6383 ปีที่แล้ว +7

    Subxanalaah subxanalaah
    Alaahu akbar😢😢
    Rabiyow adaa awood badan
    Alxamdulilaah rabigii ku badbadi abaayo

  • @ajmalcadey8331
    @ajmalcadey8331 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo waa mahad alle hadii aad ka bad baadeen intii ku dhimatay alle ha u naxariisto intii ku dhaawacantay alle ha u boogo dhayo 🤲🤲

  • @munnasheikhosman4858
    @munnasheikhosman4858 ปีที่แล้ว +1

    Qalbiga Ixanuunayo Wallahi Allaha Unaxariisto Intii Muslim Ah Ee Geeryootay Intii La la.yahay Allaha Soo Sahlo Intii Dhaawac Ah Allaha Caafiyo

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 ปีที่แล้ว +20

    Ilaahow dunuubtena hanoo qabanin yaa rabi gabar walid uahay ayaan ku wayney

    • @sacdiyomaxamud3990
      @sacdiyomaxamud3990 ปีที่แล้ว +2

      allaha unaxariisto iyada iyo intii islaam ah ee dhimatay

    • @asmahassan5226
      @asmahassan5226 ปีที่แล้ว

      Alle haw naxariisto

  • @kayaabdul4915
    @kayaabdul4915 ปีที่แล้ว +41

    Alhamdulillah hadad nabad qabtid abayo wlahi dumarkeena somaliyeed waa dumarka dunida ugu adag
    Tusale ahada meshay kanjoogto hani hadey ahan lahayd naag cadan ah ninkeeda imow bay oran lahayd lkn ayada waxay isku dayeysay inay isaga ka fakarto nabadiisa iyda caruurta so samatabixiso Hamplayo abayo waxad tahay qof adag viva dumarkeena somaliyeed

  • @ruunsalah8688
    @ruunsalah8688 ปีที่แล้ว

    Alxamdulahi abyo hadaa nabad qabtaan intii muslim ah oo dhintay alle ha u naxariisto intii dhawac na rabbi ha caafiyo

  • @filsanmaxamed7080
    @filsanmaxamed7080 ปีที่แล้ว

    abaayo macaan Alxamdulillaah alle ayaa mahad leh kaaso badbadiyay dhibkaas adi iyo carruurtada intii muslima oo kudhimatayna alle ha unaxariito intii kudhawacan tayna hacaafiyo

  • @deeqaluulali8751
    @deeqaluulali8751 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi vidiyowgaba kudhax ooy Aniga alxmdulilaah abayo allahii weynaaye oo waaxidka Ahay Aya mahad iskleh inti kudhimatay alla ha unaxariisto Turkey alla musibada haga dulqaado. Alxmdulilaah

  • @queentacaashaqa4081
    @queentacaashaqa4081 ปีที่แล้ว +8

    😭😭😭😭😭abayo allah ayaa mahad iska leh idin badbaadiyay allah idiin xafido

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 ปีที่แล้ว +1

    Illahay intii ku dhimatay allah u naxariisto dhaawacana allah caafiyo

  • @nasramuhammad3072
    @nasramuhammad3072 ปีที่แล้ว

    Alx alle nabad kaga soo sarey wll
    Alle ha u naxriisto intii dhimatey turkiya iyo suuriyaba intii dhawaca all cafimad tama ha siiyo insha.allh

  • @sadiyaissak3235
    @sadiyaissak3235 ปีที่แล้ว +6

    Allahu Akbar Alhamdulilah hadad cafimad qabtan 🤲

  • @sabrinas8603
    @sabrinas8603 ปีที่แล้ว +11

    Inta dhimatay Allaha uu naxaristo🤲🤲

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalaah laa.xaawla walaa quwati ilaa bilaah awooda alle aad baay u waayntahay

  • @qaalilakiofficial5107
    @qaalilakiofficial5107 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha ha unaxariiisto inta ka dhiintey alle ha café inta dhaawca ah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲 Alxmaduullilaah 🤲🤲🤲

  • @hannnahdek
    @hannnahdek ปีที่แล้ว +4

    Alhamdoullillah khaire. That ALLAH PROTECT you and your family and all musulmans.

  • @rodanasser4067
    @rodanasser4067 ปีที่แล้ว +4

    Subxanllh wllhi habenka haben iga naxdin badnyd mu jirin 2 daqiqo o guriga dhaqay ashada ayunban qabsany lkn allh waxba naguma yelin jazirad cyprus 🇨🇾 ayan jogy alxmd 😢😢😢

  • @khalidabdule2983
    @khalidabdule2983 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi this story make me crying xanuun badanaa alx illahy waxuu nagaa hayo badanaa alx yaa rabi help us

  • @mrsocdaal1434
    @mrsocdaal1434 ปีที่แล้ว

    ilaaheey ha unaxariisto intii kudhimatay musiibadaas

  • @zeytuuniabdikarim2573
    @zeytuuniabdikarim2573 ปีที่แล้ว +3

    Alxamdulilah Waa ALLE mahadii
    inta dhimantay Alle ha'unaxariiato 🤲🤲🤲🤲

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 ปีที่แล้ว +5

    Ilahy wa cibar ilahy aya inika badbadiyey inta dhimatyna ilahy how naxaristo

  • @xidigxiddigasheikh9120
    @xidigxiddigasheikh9120 ปีที่แล้ว

    Alxamdullilaahi walashey dheh mashaallah mashaallah adi ilmahaga haduba alle idinka soo badbadiyey adi inti islaamehbo ehbo eku ku dhimateyna alla yaraxma

  • @amira1438
    @amira1438 ปีที่แล้ว

    Subxanalah wax wad aragten alle ha u naxaristo intii ku dhimatay intu ku dhawacantay alle ha cafiyo
    Markale alle kuma soo celsho
    Alx adinko nabad qabo hada ka so bad baden

  • @fadumoomar8650
    @fadumoomar8650 ปีที่แล้ว +11

    الحمدلله الله يحفظكم يارب 😢 ولجميع المسلمين

  • @ayaandhalaalcooking8985
    @ayaandhalaalcooking8985 ปีที่แล้ว +15

    😭🤲🤲🤲alxamdulilaah hadii alle idinka badbaadiye intii dhimatey alaha u naxaristo inta kle alaha cafiyo alaha idinku nabad yeelo meshina musabadasna rabi ha inaga hayo dhamanteenba aaamin yarabi

  • @farhiyoawale6199
    @farhiyoawale6199 ปีที่แล้ว +1

    Subhanallah Illahay ayeey mahad oo dhan uu sugnagtay oo ka soo bad baadiyay.

  • @umams2905
    @umams2905 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallaah ilahay baa idinka bad baadiyay wllo alx dhaha intii kudhimatayna alle how naxariisto

  • @fatmafatm6474
    @fatmafatm6474 ปีที่แล้ว +3

    Alxm ilaaha mahadleh adi io ilmahaaga kaasoobadbaadiyey inta dhimatayna allaah unaxariisto inta dhaawacanna allaah ubooga dhayo

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 ปีที่แล้ว +5

    Alxamdulillaha hadii Ilahey idinka badbadiyey intii kudhimatey Ilahey haunaxariisto intii ku dhawacmatey Ilahey ha caafiyo 🤲🏻🤲🏻

  • @ashahassanrobleh7711
    @ashahassanrobleh7711 ปีที่แล้ว

    ILAAHAY JANATAL FARDOWSA HA KA WARAABIYO WADA WARAABIYO INTII KU SHIHIIDDAY, INTII KU DHAAWACANTAYNA, ILAAHAY HA SHAAFIYO. AAAMMMIIINNN YAA ALLAAH 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼😭😭😭😭

  • @madinamahdi-dk4qx
    @madinamahdi-dk4qx ปีที่แล้ว

    Alxamdu Lilaaaah.intiii Kudhimatayna Oo Islaama Allaha Raxiiika Hanaxariito😭😭😭😭😭

  • @faisamusse8522
    @faisamusse8522 ปีที่แล้ว +3

    I'm glad you guys are safe , I didn't hear about earthquake Syria n turkey until 5 days later n most American ppl don't know because we don't watch news so nobody talk about this sad sad sad 😭😭😭 I pray for Syria and turkey may Allah make easy for ya pain

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 ปีที่แล้ว +3

    Subxanallaah abaayo allaah baa mahad leh inta dhimatayna allaaha u naxariisyo inta dhaawacaana allaaha caafiyo

  • @fahemaomer6008
    @fahemaomer6008 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah subxanallah subxanallah wlhi wn baqay wxd moda inaan idinkula jiray wlhi ilma igu soo istagtay saas oy thy mr hdii aad cafimaad qabtaan waa alx inta kale ee muslimin ahna alleh haw naxaristo inta xanusan ee dhibana alleh ha cafiyo inshallah

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 ปีที่แล้ว

    In ta muslimiinta ah oo ku dhimatay allaha unaxariisto samir badan allaha nagawadasiiyo

  • @ayaanabdisalan830
    @ayaanabdisalan830 ปีที่แล้ว +6

    Allow ugargar musliminta amiin ayaa Allah

  • @umuaxamed1436
    @umuaxamed1436 ปีที่แล้ว +6

    Alxmdulilh wllo الحمد الله على السلامتكم

  • @aianabdi9189
    @aianabdi9189 ปีที่แล้ว

    Alx abyo alle ayaa mahad idilked iska leh ka sobadbaadiyay alle ha unaxariisto inta ku dhimatay

  • @hoodoayaansacad1153
    @hoodoayaansacad1153 ปีที่แล้ว +1

    Alxmdulih ilaaahay Haduu ku soo Bad badiyay

  • @aminamohamed3878
    @aminamohamed3878 ปีที่แล้ว +3

    Alxm allah idin ka badbaadiyay walalaheen intii dhimatay allaah u naxariisto intii dhaawac ah allaah caafiyo😭😭😭

  • @user-pc1gc1sd7g
    @user-pc1gc1sd7g ปีที่แล้ว +6

    أستغفر الله العظيم الذي الا له الا هو الحي القيوم وأتوب إليه من كل ذنب عملة يارب العالمين

  • @Lula2020
    @Lula2020 ปีที่แล้ว +2

    Subhanallah Alhamdulilah May Allah protect you and your family Allah haudhibyareeyo inta dhibka kudhacey

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar illahay ka soo nabad saaray ayaa mHad leh waa awooda illahay waa imtaxaanka mida imtaxaanada alle intii ku dhimatay illahay ha u naxariisto intii klena dhawac io wax kleba allaha ka saacido

  • @ayaanayma881
    @ayaanayma881 ปีที่แล้ว +18

    Allow No Danbi dhaaf Yaa rabi
    Caradada uma adkeysan karo
    Waxa nahay Daciif
    Aan awod lahen🤲🏽🥺

  • @ayaanhassan2140
    @ayaanhassan2140 ปีที่แล้ว +3

    Alxamdulilah hadii alle idinka badbaadiyay intii ku dhimatay alle ha unaxriisto inta dhawaca allah caafiyo aamiin aamiin yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ubaxciiseibraahim9373
    @ubaxciiseibraahim9373 ปีที่แล้ว +1

    Intii dhimaty oo Muslim ah allaha unaxariisto aamiin yaarabi

  • @fadumocafiifo9933
    @fadumocafiifo9933 ปีที่แล้ว

    Ilahy baa mahad iskleh iniga soo badbaadshy Abyo macanto ilahy haina cafiyo dhamanten. Ilahy ha unaxariisto intii ku dhimatay allah haunaxariisto

  • @faizaissak472
    @faizaissak472 ปีที่แล้ว +6

    الف حمدالله على سلامتكم اختي
    الله يرحم جميع موتنا ويشفي كل مرضانا يارب

  • @faaaduma6876
    @faaaduma6876 ปีที่แล้ว +11

    Glad you're guys are all save🤲🤲🤲

  • @smartazu8723
    @smartazu8723 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ayaa mahadleh WLLO haddii Alle idin badbaadiyay runtii in badan ayaan la ilmeeyay muuqaalada xanuunka badan ee walalahen Turkiga iyo suuriya waxa ku dhacay Yaa rabbi masiibada ku dhacday badal khayr leh ugu bedel inta dhimatay u naxariiso intii dhaawacaa caafi Aamiin

  • @maiza4163
    @maiza4163 ปีที่แล้ว

    As w ukhti ilahay baa mhadikaleh idinbadbaadiyey ilaahay looxamdinaqo aadloo cibaadaysto digriga ilaahaylabadsado cibaadada lagu mashquulo waa imtixaan waxlaiskutusaayo inta dhdhimatay ilaahay ha unaxariisto ilaahahay dib ugumasoo celiyo inta dhulka kujirtana wixii nool ilaahay ha ka soo badbaadiyo

  • @muniraahmed7031
    @muniraahmed7031 ปีที่แล้ว +3

    Maash allaah Sister you’re back to home thank you for much I hope you’re fine

  • @zahroabuukar8585
    @zahroabuukar8585 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi qofka ugu hory ee niyda iga so dhacy waa adig iyo familyg 👪 ayaa ahyen alxmdullh hadad cafimad qabtan

  • @manamahamed
    @manamahamed ปีที่แล้ว +1

    Alxamdullah you are ok thank you for sharing ❤qaali Allah ha gargaaro especially Syria 🇸🇾

  • @swq6247
    @swq6247 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdulilaah rabil calamiin Allah mahad leh alihii soobadbadiyey gabadhan soomaaliyeed alahaas baaiskaleh mahad alxamdulilaah rabil calamiin

  • @fartuuncabdi8758
    @fartuuncabdi8758 ปีที่แล้ว +7

    Subxanallah Subxanallah abayo mcn alle ayaa mahad u sugnatay adiga iyo ilmahaagi soo badbadshay umada musliminta kudhimatay allaha unaxaristo dhamantot😥😥

  • @ramlajei5674
    @ramlajei5674 ปีที่แล้ว +9

    It's really very painful 💔but Alxamdullilah it was Allah's plan

  • @casiisocadeey8565
    @casiisocadeey8565 ปีที่แล้ว +2

    Alxamdulillaah alxamdulillaah hadaa nabad qabtiin intee ku dhimatay allaah ha u naxariisto 😢 inta dhaawaca allaah ha caafiyo

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 ปีที่แล้ว

    Alxmdulilaah haniyey saan kuu raadeynay ayaan daalnay walaahi waxaan isdhahnay tolow hani iyo famiilkeedu sey yihiin ma nabad qabaan.alxmdulilaah waaye hadii aad soo hadashay waan welwelnay walaahi

  • @Muslimah393
    @Muslimah393 ปีที่แล้ว +6

    SubhanaAllah I’m glad you are okay. I was thinking of you.

  • @omlayandadili641
    @omlayandadili641 ปีที่แล้ว +7

    الله اكبر الله اكبر الحمدلله على سلامتك يا اختي ام مجاهد ❤

  • @hawafarahaden60
    @hawafarahaden60 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah Allahu akbar Illahay ayaa awood leh intii dhimatey oo islaama Allaha u naxariisto inta dhawaca Allaha u booga dhayo🤲🤲🤲

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 ปีที่แล้ว

    Waa iibra tuswaye ummadda lagu tusayaa yaarabi illaah awoodiis meeqa nool laga badbaadiyey

  • @fardowsagaal3915
    @fardowsagaal3915 ปีที่แล้ว +3

    Alahu Akbar alhamdulilaah abaayo waan kaa fikiraayay xaaladaada Ilaahay aamahad leh eekusoo badbaadiyay cadiga iyo caruurtaada

  • @farhiaali6146
    @farhiaali6146 ปีที่แล้ว +7

    Alxamdulillah dat u r safe…it was indeed emotional moments

  • @ijuhhy9831
    @ijuhhy9831 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay hawnaxariisto inti Muslim ah oo kudhimatay adinkana alxamdulilaah ilaahaygi idin badbaadiyay xabiibti

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 ปีที่แล้ว

    Illahow unaxariiso dhamantod inti muslima oo ku dhinatay