SIDE ACOUN CHALLANG LOO FURTA || Acoun challang fundednext

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 71

  • @caaqil_Yare
    @caaqil_Yare  5 หลายเดือนก่อน +2

    MY CHANNALLE TELEGRAM
    👇👇👇
    t.me/TraderCaaqil

  • @KawsarQurux-e7j
    @KawsarQurux-e7j 5 หลายเดือนก่อน +6

    Waa fahanay oo fahanay oo fahanay m.a pro thank Caaqil🙏🏻

    • @caaqil_Yare
      @caaqil_Yare  5 หลายเดือนก่อน +1

      Ada mudan shp🙏🏻

  • @Arjun-jb7oy
    @Arjun-jb7oy 5 หลายเดือนก่อน +6

    CAAQILOW Saxib waa ino Hagar baxday runti 🙏🏻

    • @caaqil_Yare
      @caaqil_Yare  5 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad🤝

  • @Flashreel27
    @Flashreel27 14 วันที่ผ่านมา

    Jazaakallah ya akhi abaas🎉

  • @IbnuGareen
    @IbnuGareen 5 หลายเดือนก่อน +1

    thanks wll caaqil shaqo fiican ayaa nohaysaa allh ka abaalmariyo anagana chanalka i.a meel dheer ayaa gaarsin donaa

    • @caaqil_Yare
      @caaqil_Yare  5 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid in badan Allah ku sharfo shp❤🤝

  • @AhmedAk-uy5jj
    @AhmedAk-uy5jj 28 วันที่ผ่านมา

    Jazakallahu khayr❤

  • @AbdullahisaidGelle
    @AbdullahisaidGelle 5 หลายเดือนก่อน +3

    M.a❤❤

    • @caaqil_Yare
      @caaqil_Yare  5 หลายเดือนก่อน

      🙏🏻

  • @Niza-j
    @Niza-j 27 วันที่ผ่านมา +2

    Ani 15k ka qaaataY shirkadaN account mar yu telka iga lumaY telphone naga xfda yaalo gelin jirayy mrkan mobile soo gatay keyga u guurey buyout Kana caadi iguma qabsaN first payout 1.5k ka baxsadey😊😊❤

    • @ahmetCazka-np9wf
      @ahmetCazka-np9wf 26 วันที่ผ่านมา

      Mararka qaar ina fakata lgabyaba lkn mr be kugu qabsnyn

  • @Axmed20-u7l
    @Axmed20-u7l หลายเดือนก่อน

    USTAAD WAAD MAHADSANTAHY

  • @mohamedhhassan7580
    @mohamedhhassan7580 4 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsan tahay walal quality 💯

  • @Abdalla-hiil
    @Abdalla-hiil 12 วันที่ผ่านมา

    mahadsanid sxp

  • @Yo_wali
    @Yo_wali วันที่ผ่านมา

    Shugran zxp

  • @Amaan253-j9v
    @Amaan253-j9v 5 หลายเดือนก่อน +1

    Coach caaqil guuleyso ❤❤❤

    • @caaqil_Yare
      @caaqil_Yare  5 หลายเดือนก่อน

      Akhi shukran❤

  • @bilemama6331
    @bilemama6331 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ustaad

    • @caaqil_Yare
      @caaqil_Yare  5 หลายเดือนก่อน

      Ada mudan in badan🙏🏻

  • @JosephAbdi-mo3mu
    @JosephAbdi-mo3mu หลายเดือนก่อน +1

    Maximum day loss 5% waxa laga wadaa 300 dollar ka badan hada qasaarisid maalin gudaheeda yacni trade kale ma furi kartid ilaa maalinta kale laga gaarayo fahamtu

  • @saadaqxadaari7513
    @saadaqxadaari7513 23 วันที่ผ่านมา +1

    Sxb free swap io swap mxa udhaxeya oo farqi ah?

  • @XuseenReermagaal-b3e
    @XuseenReermagaal-b3e 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid pro

  • @cabdifataax2587
    @cabdifataax2587 2 หลายเดือนก่อน +2

    5 ta maalin u horeeya maaha lkn waa in 5 maalin uun aad frame garayso xataa hadaa targetka gaadhay

    • @mursalbashiir3036
      @mursalbashiir3036 หลายเดือนก่อน +1

      si fcn sxb ifahsi 5ta mlin he

  • @xidigb
    @xidigb 5 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks 👍

    • @caaqil_Yare
      @caaqil_Yare  5 หลายเดือนก่อน

      ❤🙏🏻

  • @Craxmanmaryan1s
    @Craxmanmaryan1s 2 หลายเดือนก่อน

    Zxb aad bad u mahadsanthy legend

  • @gesdhere5596
    @gesdhere5596 หลายเดือนก่อน

    🎉❤

  • @cabduqadirmaxamedadan8167
    @cabduqadirmaxamedadan8167 4 หลายเดือนก่อน

    Good

  • @sayidomar4100
    @sayidomar4100 หลายเดือนก่อน

    thanks

  • @aliiosmaan7570
    @aliiosmaan7570 5 หลายเดือนก่อน

    Asc walaal xiliga NY sesstion noo faah faafhi waad noo hagar baxaday wa doceesantahay wll qaali ah jiroo caafimaad iyo farxa ku joog inta noloshaada ka dhiman aamiin

    • @caaqil_Yare
      @caaqil_Yare  5 หลายเดือนก่อน

      Amiin shp Allah ku sharfo

  • @SakiSidiq
    @SakiSidiq 5 หลายเดือนก่อน

    Aad ayad u mahadsan tahay waxan jeclaan lahaa inaad qayb labaad nooga samaysid qaybta sharciyada ama rules ka mahadsanid

    • @caaqil_Yare
      @caaqil_Yare  5 หลายเดือนก่อน

      Insh pro

  • @IbnuGareen
    @IbnuGareen 5 หลายเดือนก่อน +1

    wll caaqil aalh ka amaalmariyo sidaa nogu hagar baxaday anagana i.a channalka meel dheer ayaa gaarsin donaa

    • @caaqil_Yare
      @caaqil_Yare  5 หลายเดือนก่อน

      In badan mahadsanid shp Allah ku sharfo💗🙏🏻

  • @abdikafiabdisalam
    @abdikafiabdisalam 5 หลายเดือนก่อน

    Lpx wax ficn ayad dhalinta fx ku cusub uqabay keep going pro Wan ka sugena intas io in ka bada

    • @caaqil_Yare
      @caaqil_Yare  5 หลายเดือนก่อน +1

      Aad iyo aad shp mahadsanid in badan🙏🏻

  • @haawodaahir
    @haawodaahir 4 หลายเดือนก่อน

    Aad umahadsan tahay wll newyork noo soo gali asne

  • @maxameddeeq9227
    @maxameddeeq9227 3 หลายเดือนก่อน

    Bro sida bank wire transfer lacag loo gula baxo funded next noo soo geli

    • @caaqil_Yare
      @caaqil_Yare  3 หลายเดือนก่อน

      Muqalada dib ugu lawo wa soo galiyay shp

  • @abugamer6170
    @abugamer6170 5 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantahay wll waxa rabay in aad iga waciso sida trading view mobileka logu is tcmaalo thanks wll

    • @caaqil_Yare
      @caaqil_Yare  5 หลายเดือนก่อน

      t.me/CAAQILMONTESHIP halkan ka hele join dheh

  • @YuzraAli-i7g
    @YuzraAli-i7g 3 หลายเดือนก่อน

    Guuleyso

    • @caaqil_Yare
      @caaqil_Yare  3 หลายเดือนก่อน

      Shukran🙏🏻

  • @xiinxiin8922
    @xiinxiin8922 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hadanad tradeska habenki haynaynjn swap wad qadan kartaa waayo habeenkj kaliya lagugu furaya

    • @Abdalla-hiil
      @Abdalla-hiil 12 วันที่ผ่านมา

      maxaba shaki kugeliyey akhii kaliya intas yar iskaga dar oo habenkina hada rabtid heyso trade kaga so cajab maha

  • @forexfit6121
    @forexfit6121 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii uu qof ii furo funded next anigana uu ii soo diro mt4 user and password Ka dhib miya hadii Italy iyo France aan Kala joogno

    • @MAANGARASHO
      @MAANGARASHO 2 หลายเดือนก่อน

      Point fican ka hadashay wll hada war Maka heshay arinka ka hadashay Qofaa France joogo Marka anime somalia jogaa Dhib ma iga imanaya

  • @AnasAli.10
    @AnasAli.10 2 หลายเดือนก่อน

    Zxb wuu iso gali la yhy mt5 wee iso diren accounka wa iibsaday iga cawi zxp nio lkn mrka samesanaye mesha aan joogo uganda wye lkn wadankyga galiye oo somalia

    • @caaqil_Yare
      @caaqil_Yare  2 หลายเดือนก่อน

      Whatis app iga soo qawo

  • @abdiwaliahmed90
    @abdiwaliahmed90 5 หลายเดือนก่อน +1

    sxb kasoo hadal bank statement ka salaam bank in lagu sameysan karo iyo in kale

    • @caaqil_Yare
      @caaqil_Yare  5 หลายเดือนก่อน

      Saxib bank statement Salam bank waa laga yelaya haa

    • @abdiwaliahmed90
      @abdiwaliahmed90 5 หลายเดือนก่อน

      @@caaqil_Yare pls KYC qaabka loo buuxbuuxiyo kasoo hadal muuqal ahaan

  • @CabdikadirbashirMaxamud-nl7tf
    @CabdikadirbashirMaxamud-nl7tf หลายเดือนก่อน

    Sidelosameya

  • @abdirizakamir4045
    @abdirizakamir4045 5 หลายเดือนก่อน +1

    Caaqilow National Id ma lagu samaysan kara

  • @AbucamaarAbdulahi
    @AbucamaarAbdulahi หลายเดือนก่อน

    Sxb qaybta strllar ka kawrn oo 5k ah 3:42

  • @4khii_mohan
    @4khii_mohan 2 หลายเดือนก่อน

    Zxp passport ma heesti 😢😢xa sameya

  • @ClqaadiraadanMaxamed
    @ClqaadiraadanMaxamed 5 หลายเดือนก่อน +1

    Bila basaboor laaan waxba masoconayaan zhp miya

    • @caaqil_Yare
      @caaqil_Yare  5 หลายเดือนก่อน

      May pro marki aad pasiso ayaa lagug dhagaya shp

  • @mursalbashiir3036
    @mursalbashiir3036 หลายเดือนก่อน

    hda free ma laga dhigay oo maalmo malisku qabanaayo so maaha

  • @Lylaaldaahir
    @Lylaaldaahir 5 หลายเดือนก่อน +1

    Prefcte mone lacgtq ma ligu soo diri karaa

  • @capdiwaxid4292
    @capdiwaxid4292 5 หลายเดือนก่อน

    30$ mlagu qaadan karo miyaa zxp

    • @caaqil_Yare
      @caaqil_Yare  5 หลายเดือนก่อน

      Haa pro qeebta kale lee lit ku qoran thy kaso qado acoun 5k ah

  • @Max-kz7fi
    @Max-kz7fi 10 วันที่ผ่านมา

    Thanks zhp 🫡

  • @forexfit6121
    @forexfit6121 4 หลายเดือนก่อน

    Please jawaab isoo sii qof Italy jooga haduu account ii furo ma Ku istic maali karaa France haduu isoo diro (metatrade 4) user and password Ka

    • @caaqil_Yare
      @caaqil_Yare  4 หลายเดือนก่อน +1

      May saxib risk waye