Ustaad waxa kuwiidinaa fundingpips account challenge phase2 kahsytaa lknse markii aan funded noqdo ,newska samyntood fahmi waye Tusaale haddii trade aan furo 2saac kahor newska inta uusa soo bixin kadb aan trade newska soo baxo uu target newska tradekaas geeyo oo automatically uu is xiro maadaama uu target gaaray lacagta faaida ma la ii xisaabinaa mise waa in aan 5 saac kahor furo ustaaad?
@@UntoldTriumphs war sxp aniga Forex Oo dhan waa la i nacsiiyay Leverageka iyo spreadkuba waa xaaraan uunbaan arkay si ficana iigumay cadayn Forex anoo ku tala galay oo fursad ka arka baan jojiyay
Zhp waxan ku weydiyey manta 5k account furanaya marka swift code warqada wan haysta kumana qorna meel street ah keliya waxa ku qoron address oo ah sida A.DHAGAX DISTRICT marka marka warqada swiftga ma u isticmali kara kycga
CaqiL zxp 25k f pips Oo funded account ah ban hysTaa Mobilkii aan ku furtaY baa tuuG iga dafaY mrka mobil cusub ban so ibsadeY IP adress ka telephone kaa ka furtaY bay rabaan baa la yiri oo payout kay kugu qabsanayaaN sxp ma run baa
Wax badan waa noo faaideysay Allah ku barakeyo ustaad caaqilow
Mhdsanid ustaad caaqil❤
Channel kaga markan dawanayo inaa wax faaido le jirto mahadsanid Mr caaqil❤
Kuwa somaliya ka shaqeeya noo soo badi
Thanks maclin
Caaqil jazakallah🤍🤍🤍
sxb sida lacagta loo la baxo. withdrawal kasoo hadal please
Fundednext somalia mayka shaqaysaa
Sxp crypto ka hadal iyadana sideey ushaqeeso hdii aad fahan san tahay
Ustaad waxa kuwiidinaa fundingpips account challenge phase2 kahsytaa lknse markii aan funded noqdo ,newska samyntood fahmi waye
Tusaale haddii trade aan furo 2saac kahor newska inta uusa soo bixin kadb aan trade newska soo baxo uu target newska tradekaas geeyo oo automatically uu is xiro maadaama uu target gaaray lacagta faaida ma la ii xisaabinaa mise waa in aan 5 saac kahor furo ustaaad?
News marku soo.boxo oo 10 daqiqo kadib waa furi karta
@@caaqil_Yare newska kahor 2saac ma furi karaa
Funded next waxay ledahay swap free halka funding pipas laheyn madama an nahay dad muslim ☪️ ah swap mafuran karnaa caqilow?!
Aad iyo aad
Maya wll free swape furo waayo swapeka waa ribo ribaduna waa xaaraan
@@UntoldTriumphs war sxp aniga Forex Oo dhan waa la i nacsiiyay Leverageka iyo spreadkuba waa xaaraan uunbaan arkay
si ficana iigumay cadayn Forex anoo ku tala galay oo fursad ka arka baan jojiyay
Abaal kada jano😢❤
Zhp waxan ku weydiyey manta 5k account furanaya marka swift code warqada wan haysta kumana qorna meel street ah keliya waxa ku qoron address oo ah sida A.DHAGAX DISTRICT marka marka warqada swiftga ma u isticmali kara kycga
Haa
Ustaadi Acount phase 2 maraya kyc bank statement inteee ka keena master card keygu wuu cusub yehee
Shirkada bank statements iska dhaaf Prof address rawa ku dheh shirkada way aqbalan
@caaqil_Yare mahadsanid shp caaqil
CaqiL zxp 25k f pips Oo funded account ah ban hysTaa Mobilkii aan ku furtaY baa tuuG iga dafaY mrka mobil cusub ban so ibsadeY IP adress ka telephone kaa ka furtaY bay rabaan baa la yiri oo payout kay kugu qabsanayaaN sxp ma run baa
ila soo xirir saxib ana ka cawinayo insh
Pro funded next id ga gobadala ma aq bashaa
Funding pip is the best ❤
Next ka fcn