Sidee Real Account Loo Furtaa? || Faah faahin Ku saabsan waxyaalah lagaa rabo ||

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 231

  • @yaqubburhan7858
    @yaqubburhan7858 ปีที่แล้ว +16

    Abaalkaad Somali u gashay Alle uun baa kuu gudi karee Allaha ku sharfo Ustaadkeenniiyoow.

  • @sandheeretrading
    @sandheeretrading ปีที่แล้ว +55

    Barakoow Janagale Your are Real HERO History-ga ayaa ku Xusi doona.
    SOOMAALI WAAD U NAF HURTAY.
    Way Yaryihiin Dadka Aqoonta Saxda ah Kasoo Gudbiya Mawduucyadaan "Financial Leterecy" ama Aqoonta Lacagta. Dabcan Schools-ka iyo Jaamacadaha Dunidoo dhanna laguma Barto Cilmiga Allaah Hakuu Barakeeyo
    Janagaloow ♥️♥️

  • @Qorsheye
    @Qorsheye ปีที่แล้ว +17

    abaalka nogashey qof gudi karo ma lahan illah haka abaal mariyo ustaad🤚💯

  • @yahyaolad
    @yahyaolad ปีที่แล้ว +15

    muuqalkan anigoo aan sii daawan baan ka marag kacayaa qiimaha iyo waxtarka uu leeyahay 🔥
    aad baad u mahadsantahy ustaad
    waxaan kaloo rajeynaya muuqalada kale inaad ina soo gaarsiido jannagle☑

  • @abdirahmanabdilahi3868
    @abdirahmanabdilahi3868 ปีที่แล้ว +14

    Mahadsnid Ustad 💯 The one and only legend 👏

  • @updinasirnana2990
    @updinasirnana2990 ปีที่แล้ว +12

    Moalimuu waxaa tahay Halyeey oo dadkiisu cawinayaa wlhi waayo aniga forex waxan kubartey within Nairobi area oo kubaxeyso english ahaan marka ma'arkin qof sidaa adiga wax ubaraayo,. in short you taught me the whole strategy I thank for it... waxan kuleeyahay wax xuun kulan malihidiin Moalimuu... make more videos about the psychology coz you improve my psychology and believe about this market and make more other videos 🦁..YOU ARE MY HERO🦁

  • @sommovies9651
    @sommovies9651 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh macalin ka kaliya eee hantida u ah dhalaninta somaliyed we proud of you macalin

  • @husniyare7185
    @husniyare7185 ปีที่แล้ว +9

    Mahadsanid janogale waqti aan ubaahnaa ayaad iso gaarsiisay Alle hakaa abaal mariyo, Jannadii fardowsana hakugu abaal gudo
    You're The Best Teacher ❤

    • @hiirale2042
      @hiirale2042 ปีที่แล้ว

      sxb walı mawadaa suuqaan wax faaıdo ahna maka keentay

  • @wahibmiganeh
    @wahibmiganeh ปีที่แล้ว +1

    waad ku mahadsan tahay wax walba macalinkayow waxaan kuu rajeynayaa janatul firdowsa inchallah 😍🤲❣

  • @bplus8551
    @bplus8551 ปีที่แล้ว +2

    Waw mashalh allh ka abaal mariyo dad somaliyed oo ka warersaneyd ayaaa baxidooda la tir tirey allh ka ajarsiiyo qof waqtigiisa si free wax kugu qabanayo wuu yer yahay

  • @haashimshariif9619
    @haashimshariif9619 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah ustd alle hakaa abaalmariyo sida hagar la aanta leh eed noogu hagar baxayso waana kuu ognahay daacad nimadaada thnks alot.

  • @jeeztomohamet
    @jeeztomohamet ปีที่แล้ว +4

    Jazaa'akalaahu khayr ustaad muuqaal mudnaantiisa wata💯❤

  • @hanicabdirihmaanmohamed4633
    @hanicabdirihmaanmohamed4633 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaad aad io aad baad umahadsanthy alle hakaa abaal.mariyo من لايشكر الناس لايشكر الله saad noola garab istaagtey waan ubaahnaa wallhy

  • @zakihussein1630
    @zakihussein1630 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ustaad aad ayd unahadsan thy waqtigaaga quruxda badan iyo cawinadada ad marwalba nala garabtagan thy🙏🙏🫡

  • @muscabfeysal643
    @muscabfeysal643 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ustaad cilmigaaga allaha kuu siyaadiyo great mentorship

  • @HassanAbukar-rs6yu
    @HassanAbukar-rs6yu ปีที่แล้ว +2

    Muuqaalkan Aad buu muhiim noogu yahay Mahadsanid Ustaad

  • @Abdirahiim
    @Abdirahiim ปีที่แล้ว +5

    Ustaad mahadsanid week ka hor ayaan real account furtey anoo videoygan ubaahan qof sida maalintaa uraadinayay qof uraadinayy ayaad caawisey
    Alle haku xifdiyo Ustaad you Are REAL HERO🙏

  • @MohamedHassan-yh8gv
    @MohamedHassan-yh8gv ปีที่แล้ว

    masha alaah xaqiiqdii si qurux badan ayaanu fahmay waxbadan oo mugdi iiga jiray way ii kala cadaadeen thanks ustaas

  • @mubarikzamriyeflp9293
    @mubarikzamriyeflp9293 ปีที่แล้ว +1

    Thank so much Maclin You are the one and only Abaal badan baan kuu haynaa Janadii ka cab

  • @iimanfx1533
    @iimanfx1533 ปีที่แล้ว +2

    ALLAH kaa abaal mariyo Ustaad 🙏🏻

  • @abdiwaliabdullahiibrahim9692
    @abdiwaliabdullahiibrahim9692 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustaad moalimuu sidaa marwalba noo garab taagantahay

  • @abshirmohamed1093
    @abshirmohamed1093 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku janneeyo macalin ifka hibo ku noolow Aakhirose Halkii roon ✊💯

  • @arafaadabdi8945
    @arafaadabdi8945 ปีที่แล้ว

    Goat ka somalida nin noloshayda waxbadan ka badalay
    Isagoon lacag iga qadin, anaan is arag
    Waa ninka kaliya ee aan arkay ee aqoontisu shaqayso
    Cilmimalayiin udhigma bilash ku bixiya
    Sad wax noo bartay alle haka abal mariyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hiirale2042
    @hiirale2042 9 หลายเดือนก่อน

    Ustaad aad baad u mahadsan tahay wlhi wan ku wareersanaa lkn hadda wan fahmay Jazakallah Kheyr ustaad🥰

  • @xasanadan8352
    @xasanadan8352 ปีที่แล้ว

    Ustaad qali alle hku shrfo sharf iyo karaama korkaga ha ahhaato I.a guuleyso

  • @abdirahman5020
    @abdirahman5020 ปีที่แล้ว +1

    #moalimuu the reall goat thankz ustaad🙌💯

  • @abdisamadabdinasir4086
    @abdisamadabdinasir4086 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid our mentor wxbadan baa inoo faaideyse.

  • @zakihassan4396
    @zakihassan4396 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallaaho kheyr ustaad runtii aad baad inooga dadaaleysaa Alle hakaa ajarsiiyo

  • @mohashiine2458
    @mohashiine2458 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh ustd allaha kusharfo waad noo hagar baxday ❤️🙏🏽

  • @MOHAMEDALI-pl7hh
    @MOHAMEDALI-pl7hh 9 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiqdii man arg qof dhalinyarada somaliyed ooga wanagsan Mr Moalium ❤

  • @usmanabdullah6449
    @usmanabdullah6449 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad khayr alle hakaa siiyo muuqaal qiimihiisa wata waye waxbadana aan ka faaiday

  • @mohamedmowlid9949
    @mohamedmowlid9949 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ustaad , waa video qiima badan.

  • @mawliidfarah9294
    @mawliidfarah9294 ปีที่แล้ว +1

    Msha allh ustad ❤ wxbadn ayd naga haqabtirty allh caafimdka iyo cimrigaba ha ku barakeyo

  • @realabdirahman1
    @realabdirahman1 ปีที่แล้ว +1

    The best mentor of my life thanks 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @cornelahmed9727
    @cornelahmed9727 ปีที่แล้ว

    Allah haku sharfo macalin runtii wax walba waad natusisaY allah haku janeeyo

  • @haybebarre
    @haybebarre ปีที่แล้ว

    Cashar aad muhiim u ah waaaye xaqiqadiina iftiiminaya waxbadan allaah hku karaameyo ustaaadii

  • @mohanettahmett5601
    @mohanettahmett5601 หลายเดือนก่อน

    Thnks ustaad sharaf korkaaga ha ahaato abaal kaaga Maaha midaa gudi karno allah kujaneeyo ustaad🙏

  • @mohamednor4158
    @mohamednor4158 ปีที่แล้ว +5

    Mowduuc xasaasi ah ayuu ahaa dad badana anfacay misana anfici doono, next waxaynu sugaaba waa sida Challange loo furto shuruudihiisa loo buuxiyo.
    #Moalimuuteam🙌🙌

  • @mahadfaaraxkhaliif2156
    @mahadfaaraxkhaliif2156 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macallin
    miisaanka xasanaadka allaha kuugu daro wanaagga aad sida voluntary ga ah nogu sameynyso

  • @mohaosman1789
    @mohaosman1789 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid ustaad runtii arin mudadanba mugdi igaga jiray ayan ii iftimisay [Garabkaga alaha galo]

  • @Am11novic
    @Am11novic ปีที่แล้ว +3

    Mahsha allah waqti loo baahna ayaa keentay Cashirkaan ustaad alle hakaa abaal mariyo janagale❤🙏✍

    • @Studyskills-01
      @Studyskills-01 3 หลายเดือนก่อน

      Sxp demo Account aa rawa inaa furto billawa ahay inte kahela moalimu asigo sharaxaayo

  • @nasserothman4950
    @nasserothman4950 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad vedio loo baahnaa in badan🙏🔥

  • @Faisalson1
    @Faisalson1 ปีที่แล้ว

    Haddii uu Goat jiro waa adi Jano gale
    Barakow

  • @AdamGurey
    @AdamGurey ปีที่แล้ว +1

    MAHAFSANID Janagale
    ALLAH haku sharfo
    Aduun iyo aqiraba 🙏🙏.
    Waadna garab istaagtay waana guulaysanay 🙏🙏

  • @AvasAOmar
    @AvasAOmar 8 หลายเดือนก่อน

    Goat of fx mwalimuu
    Sharaf iyo karaamo

  • @antonyrio4785
    @antonyrio4785 ปีที่แล้ว +2

    ALLE HAGAA ABAAL MARIYO USTAAT CILMIGAD NA BARTAY RUNTI MA NA QAAN ABAAL KAAGA WAXAN KU GUDNE❤💙

  • @omarmohamed3980
    @omarmohamed3980 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah ustaad ajar iyo xasanad alaha ka siiyo

  • @MohaHaji1
    @MohaHaji1 ปีที่แล้ว +1

    100% aad ayaad umahadsan tahay Ustaad

  • @cabdulaahiyuusuf619
    @cabdulaahiyuusuf619 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ustaad, allah hka awaal mariyo

  • @khadarfxtrader7732
    @khadarfxtrader7732 ปีที่แล้ว

    Jazak Allah Khayr Uztad Qaliya Abdiwali Ahmed Ali Moalimu

  • @hamzakiyanna8635
    @hamzakiyanna8635 ปีที่แล้ว +2

    Best mentor ❤

  • @maxamadxasangaashaan9724
    @maxamadxasangaashaan9724 ปีที่แล้ว

    Masha Allah istad Allah ku barakeeyo bahideena ayad tirtay

  • @liibaanabdigaraad1514
    @liibaanabdigaraad1514 ปีที่แล้ว +1

    The only one teacher moalimuu 👑 ❤️

  • @ahmedshariif9951
    @ahmedshariif9951 ปีที่แล้ว +1

    USTAAD ad umahadsantahay well done

  • @faisalshidane3904
    @faisalshidane3904 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustaad ilaaah hanookaa xafido waana shafisay legend of the legend⭐⭐⭐⭐⭐

  • @fardowsa221
    @fardowsa221 ปีที่แล้ว +1

    Thanks muuqaalkan mudaan ka sugayay ustaad😊

  • @mustafe2718
    @mustafe2718 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allaah
    Mahadsanid ustaad moalimuu 🙏💯💯

  • @ahmedhulbaale
    @ahmedhulbaale ปีที่แล้ว +3

    Jazaakallaah ilaah cimrigaaga iyo caqligaaga ha barakeeyo runtii waxaad bixisay wax an lagu heli laheen sifudud Wan kugu mahdinayaa inbadan

  • @sawudaydidibrahim
    @sawudaydidibrahim ปีที่แล้ว +1

    masha Allah wax badan ayaan ka fahmay barakallahu

  • @ahmedbeder10
    @ahmedbeder10 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah ustaad Alle haku xafido.
    Thanks a lot our teacher and mentor #moalimuu.

  • @Ahme_abdisak
    @Ahme_abdisak ปีที่แล้ว

    ustaad iam wanna to thank you because I become a profitable trader less than 8 months i watch your youtube vidoes

  • @munasarmmn8740
    @munasarmmn8740 ปีที่แล้ว

    sharfanid moalim karaamo korkaaga ha ahaato miizaanka allh kuugu daro wax badan ayaa noo hagar baxday danbigaaga iyo kii waalidkaaba allah dhaafo

  • @hayaanacadmey
    @hayaanacadmey ปีที่แล้ว +1

    My Mentor🔥

  • @mohamedmohamudhussein2411
    @mohamedmohamudhussein2411 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustaad Moalimuu alle haku xafido🫡❤️💯

  • @cabdishakuuraadam6816
    @cabdishakuuraadam6816 ปีที่แล้ว

    Mshaa allah allah ustaad dadaalkga alle haka abaal mariyo

  • @MahamudIsmanfaarah
    @MahamudIsmanfaarah ปีที่แล้ว

    Nin wax tar uleh dhalinta somaliyeed guuleyso sxb

  • @BachirBilal
    @BachirBilal ปีที่แล้ว

    ALLAH KU JANEEYO USTAAD

  • @abdirahmanciise4407
    @abdirahmanciise4407 7 หลายเดือนก่อน

    Aadbaad umahadsanthy moalimu❤

  • @kingattitude6211
    @kingattitude6211 ปีที่แล้ว +2

    masha allah cashirka aad buu ii anfacay aniga aad buu ii cawiyay run ahnti insha allah hada kadib ma qaldami donao

  • @baxsanmirechanal9549
    @baxsanmirechanal9549 ปีที่แล้ว

    My role model moalimow 🥰🥰🥰

  • @dangarad7681
    @dangarad7681 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin qaaliya oo daacad ah mr Moalimuu

  • @maxamedcaydiid3782
    @maxamedcaydiid3782 ปีที่แล้ว +1

    CABDIWALI AXMED ALI SHIRE (MOALIMUU) ABALKAAGA JANO USTAAD GARABKAAGA ALLE HAGALO ADUUN II AKHIROBA✊❤📊🖋

  • @updifitah-ft5qp
    @updifitah-ft5qp ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad 🎉 Waa Vedio aaan saugaaye

  • @amiinmansour5521
    @amiinmansour5521 ปีที่แล้ว +1

    UStaad illahay haka abaal mariyo sida aad noogu hagar baxayso

  • @keynaan3488
    @keynaan3488 ปีที่แล้ว +1

    Guuleyso Janogale✊🙏💯

  • @hamzajimale2035
    @hamzajimale2035 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad cilmiga allah haku ziyadiyo

  • @abdiraxiimofficial7876
    @abdiraxiimofficial7876 ปีที่แล้ว

    Mahad zanid maclin jazakal llhu qera ❤

  • @sadaamziikeno4303
    @sadaamziikeno4303 ปีที่แล้ว

    Mahadi korkaaga ha ahaato ustaad 🙏

  • @yahyemohaa2011
    @yahyemohaa2011 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ustaad muqaal aad u qiimo badan wye tnx u

  • @calimohamed2555
    @calimohamed2555 ปีที่แล้ว +2

    Thank you for your help and keep it, you are Best man 🥳🥳

  • @ibrahimhassan3769
    @ibrahimhassan3769 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad ustaad jenagale alle haku barakeeyo

  • @Naamir03
    @Naamir03 ปีที่แล้ว

    "Ustaad Sharafi Korkaaga Ha Ahaato, Maanta Su'aal Ma Qabo, Waajibkaagi Wad Gudatay, ilaahay Hakaa Abaal mariyo Sida Quruxda Badan ee ad Noogu Hagar Baxday,"♥

  • @sharmaakemaxamed4552
    @sharmaakemaxamed4552 ปีที่แล้ว

    Ustaaaad moalimuu barkalahu

  • @abdikadialigedi9761
    @abdikadialigedi9761 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad waxyaalo badan aana hore ufahamsaneen ayaaba hada kafahmay

  • @khadarflippe8461
    @khadarflippe8461 ปีที่แล้ว

    Ustaad abaalka dhalinyarta somaliiyed ugashay lama gudi karee alle haka ajar siiyo.

  • @ahmedyare7783
    @ahmedyare7783 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah my big brother

  • @Eighttt-j4p
    @Eighttt-j4p ปีที่แล้ว

    JAZAKA ALLAH KHAIR MACALLIN WAXAA NA BARTAY XIRFAD KU CIIL BAXNO 🎉❤

  • @ABDIRAHMAN4313
    @ABDIRAHMAN4313 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Ustaad ❤️

  • @mahatawalle9707
    @mahatawalle9707 ปีที่แล้ว

    Allah Ku sharfo Ustaad 💯

  • @najiibseeraar3904
    @najiibseeraar3904 ปีที่แล้ว

    msh alh ustaad qalbiyo badan baa kujecl dadalkaas iyo dhalin yarada aad kasartay shaqo la aanta janada kutag ustaad ciwintaankaga

  • @abdallaalimohamed4997
    @abdallaalimohamed4997 ปีที่แล้ว

    Alle haku xafido Ustaad wad garab sisay dhalinfara badan oo la wax ay wax ku brta qarash yarada faraha bdana ania abaal ayan kaga haya accoun chalengega kasugena io maclumad kisa fah fah sa thnks 😍

  • @ahmedrajab4969
    @ahmedrajab4969 ปีที่แล้ว

    Baahi badan ba loqabey vedio oo kale not only Ardeyda moalimuu Traders ka somaliyed oo idil mahsanid ustaad❤❤

  • @hamzakiyanna8635
    @hamzakiyanna8635 ปีที่แล้ว

    Illah hakusharfo maalin

  • @maslahdoshali6594
    @maslahdoshali6594 ปีที่แล้ว

    Ustaad janada allaha nagu kulmiyo wax kle ma dhihikariyee
    Mi role model
    Xitaa luuqadii ayaad fuduudeysey Allaha ku janeeyo

  • @ibnu-Omar
    @ibnu-Omar 5 หลายเดือนก่อน

    Moalimu sxbka dhalinyarada❤

  • @MuhyoTinishow
    @MuhyoTinishow 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks hero moalimuu

  • @fahadibraahim1251
    @fahadibraahim1251 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ustaad runtii aadba u garab taagan tahay dhalinta somliyeed wana video aad u qiimo badan mahadsanid ustaad

  • @muxamadbiriye4287
    @muxamadbiriye4287 ปีที่แล้ว +1

    Adiga ma ogid lkn Cilmigaad noo duubtay ayan bartay hada ayana raba inan ku shaqeyso inshaa allah rabbi kii jannada kugala haka dhigo inan maalin kula kulmo ayan jeclan laha anoo cilmigagi ku shaqeysta inshaa allah wana dhaceysa

  • @ismacilcagey1634
    @ismacilcagey1634 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ku sharfo ustaad

  • @rahanaalpi3364
    @rahanaalpi3364 ปีที่แล้ว

    Wad mahdsantey uztaad abalkagah saa u gudno garan meyne❤