Waa iska caadi Binance iyo BnB waa la isku ka khaldi karaa, lkn ninkan dood jirta buu la yimid. Waa na loo baahan yahay qof dhinac kale ka istaaga bahasha si balance u dhaco
M allh waa somaligi ugu horeyay ee si public ah ugu dhiirado inuu kahadlo negativeka crypto ... Halka kuwa kle aad ka maqleyso guul wadeenta crypto... Sowad shaakir dadka engkaan cml ah si dood cilmiyeesan chanelkaan loga helo iyo soomaali leh critical thinking oo wxii loo sheego karkarinkarta .. any way engka iyo adiga waadku mhdsantihiin podcstga❤
Waxan ku jiray Crypto last 5 years Waxaan faa’ido ahayana Kama hayo inta badan . Amay fiicnan lahayid Eng-ku inuu Xogbadan raadiyo melo badana wax ka eego .
Eng waxu dhahay lama garanaayo lacagtaan qofki sameeyay wa sababta lo jeclaaday lacagtaan sabto ah lacag qofkii sameeyay aqoon loo leeyahay caalamka hadda baahi uma qabo mida kale lacagtaan majirto cid wax ka qaban karto awoodeeda sidaas awgeed ayay u noqotay lacag qiimo leh hadii la ogaado qofka lacagtaan iska leh xaq uma yeelanaayo in u sii noolaado madaama o iqtiraacay lacag aan dowladaha ugu waa waeyne caalamka ayna wax canshuura ka qaadan karin wana sababta lacagta ay qiimo xoogan u yeelatay
Waxaan filaya in aqoon badan u dhimantahay ee waxan kula talin lahaa inta aadan bulshada la wadaagin wax aadan aqon u lahayn ama khibrad wanagsan in aadan bulshda la hor imaan. waxan dareemaya wariya in uu kaga aqonbadanyahy lkn uu diidayo in uu dood ka dhiliyo oo si caqliyaysan ayuu ku waraysan asago waliba ku waydinaya melaha halista ah oo runta ay ka dhawdahy adiguse adan jawabta ka fiirsanayn Mahadsanid wariye
Nin kan wax aad ka waydinaysid crypto curency nin badan ka og maha qofkii computer yaqaana bitcoin ma yaqaan. Hadaadan. Rabtid inaad xog ka ogaatid warayso dadka caanka ku ah sida ajcrypto kale hadaad zhp ahaana ugu yeeratay waa caadi. Iska warayso zhp kaaa. Labo gb baa tihine.
Damanada dhabta ee lacagta waa purchasing power-k, si kale hadii aan iraahdo inaysan lumin qiimaheeda. Bitcoin annual inflation waa 0.87% per meesha dollar uu ka yahay 2.7% per year!
2009kii ayeey 0.3 sent ka soo dhaqaaqday 100,000 ayeeyna soo taabatay 2024 mida kale market cupka cryptocurrency waa 3.5 trillions waana halka ay dunida u socoto sidaa daraadeed dhallinyarada waxa aan kula talinayaa in ay bartaan Cilmiga cryptocurrency waxaana hubaal ah in nolosha dad badan ay badali karto
Aqoonyahan somali o dhan ayaa khasaaro ah, and he is one of them actually. shalay lacagta pocket ayan ku wadan jirnay mantana digital numbers ayay noqotay. Xog badan raadi bro before you open your mouth!
Anuu nin kan kuma raaczani fikirza Adunkupa inuu u guyra rabaa Cryptocurrency hada wadamada qaarpa laga furay halkii lagala bixilahaa. Lacagagaa. Suuqan waa suuq amni ah oo. Laga taajiri karo,
10 sano ayaan bitcoin, la socday, 1 week aan eegin ama baarin ma jirto, runtii way adag tahay in la fahmo Bitcoin in la fahmo anoo waliba I.T ah, ninkaan waxa ka haysa aqoondaro ku saabsan bitcoin haddii uu sii wado baaristteeda waa fahmi doona next 4 - 6 years.
qof walba wxa uyaqaano haka hadlo ninkan wixisu tacbiris lakin siday ahayd ugama hadlin bitcion wxay kamida melaha an la hacker garayn karin lakin wa lagu hoos dhigi kara wllkayow bal ku noqo 😁
Aad baad u mahadsan tihiin adiga iyo walaalkeena sida daacada ah noo waaniyey bilooyin ayan kujira welina waxbo kama helin in aan sii galo ayan rabay lakin hada wan ka taxdarayaa Allah haidinka awaalmariyo qeyr badan
Halka qodob e saxa ah e ninka uu ku dhagay waa in an la aqoon BITCOIN cida leh lana aqoon kor u kaceeda ama hoos u dhaceeda. Balse waqtigii waxaas la is weydiinayay iney ka gudubtay ayuu waaqica ku sheegaya marka sii dhax gasho xogteeda.
Ninkaan bitcoinka aqoonta u leeyahay weey yartahay. Aqoonta yarna waa marin habaabin. ma xumo in wax la dhaliilo balse wa inaad aqoon fiican u leedahay.
A friend of mine spent a few thousand bitcoin to buy a pizza after watching a video of someone else do the same in 2010. There used to be a faucet website that gave them out for free, it took him hours to get enough. That would have been worth millions by now.
Binance miyaa lacag ah marka Eng if you know the real thing of crypto sas uma hadli laheyn, ELon musk, Black Rock iyo microstrategy oo ah companies adunka ugu waweyn miye maal gashan laheyn wax anan la aqonin marka be possitive ogada waxa aad dubeysan dad badn hami fog laha anan wax aqoon inad sejisaan beri idinka ugu horeye aad cabaadan oo dhahdan maxa sas yelay. mida kale somali milleonare ka nooqtay suqasa la haya. marka wax fcn barra engrs.
CAQLIGA SALIIMKA AH AYAAD KU GARAN SXB UNKNOWN WAX AH INAADAN ISKU HAKAYN KARIN UP DOWN WAX LEH LAMA GARANAYO WLHI MALIN DHOWEYD KELIGEY IS WEYDIIYEY SXB SHAREECADYNA MA OGOLA MUHMALKA WAX AAN LA KASAYN IN LAGA GANACSADO THNKS
ninkaan waxba ma oga somalidana maba loogu talagelin maxaa yeelay waa umad dag dag badan wax walbana raadinaya weliba si dag dag ah teeda kale fikradna kama heystaan ganacsatada somalida
Waxaa xaqiiq ah in aan cidina xaqiijin karin xiliga sara loo qaadayo iyo xiliga hoos loo dhigayo. Waxa iyada cadeyn leh oo la isku raacsan yahay in xowli ukaca iyo xawli u dhaca ku yimaado eey ka danbeeyaan smart money oo ah koox suuqa ku dhaca dadka aan aqoonta u laheyn
Mahadsanidiin Eng. Bootaan iyo Adeer shaakir.💯
Wiilalkaan walaal waxbadan kaqaldan. cilmi uusan aqaanin ayuu kahadlaaayaa.
Bitcoin waa ETF waxa uu gacanta ugu jiraa Shirkada ugu weyn aduunka Blackrock, Microstrategy
Nio podcast waan ka hely 👏🏼
Bitcoin fahma Walalyal .. Hada rabtid Ina bitcoin fahantid wa Ina barata Tariqda Lacagta.. qof adunkan jogo oo bitcoin ugu yaran 4sano hayay oo ku qasaray majiro…. Bitcoin waa maalgashiga adunka ugu fican.. Bil walbo HosKasi Adi
😂😂
Sirtu waa dhadhanka: Satoshi hoos kasii saaxiib
LiBitcoin ma laga yaaba inaad soo iftiimiso ninkan wuxuu isku walaaqay
Pro Nika Bitcoin kahadlaa
Binance ayuu lacag u mooda 😂😂
Waa iska caadi Binance iyo BnB waa la isku ka khaldi karaa, lkn ninkan dood jirta buu la yimid.
Waa na loo baahan yahay qof dhinac kale ka istaaga bahasha si balance u dhaco
M allh waa somaligi ugu horeyay ee si public ah ugu dhiirado inuu kahadlo negativeka crypto ... Halka kuwa kle aad ka maqleyso guul wadeenta crypto... Sowad shaakir dadka engkaan cml ah si dood cilmiyeesan chanelkaan loga helo iyo soomaali leh critical thinking oo wxii loo sheego karkarinkarta .. any way engka iyo adiga waadku mhdsantihiin podcstga❤
Good podcast ❤🎉
Legends thankz
Wa nasiib
Waxan ku jiray Crypto last 5 years Waxaan faa’ido ahayana Kama hayo inta badan .
Amay fiicnan lahayid Eng-ku inuu Xogbadan raadiyo melo badana wax ka eego .
crypto invesment ahaan wey fududahay 💯
Falanqeyn maku soo sameyn kartaa
Synthetic indices
Eng waxu dhahay lama garanaayo lacagtaan qofki sameeyay wa sababta lo jeclaaday lacagtaan sabto ah lacag qofkii sameeyay aqoon loo leeyahay caalamka hadda baahi uma qabo mida kale lacagtaan majirto cid wax ka qaban karto awoodeeda sidaas awgeed ayay u noqotay lacag qiimo leh hadii la ogaado qofka lacagtaan iska leh xaq uma yeelanaayo in u sii noolaado madaama o iqtiraacay lacag aan dowladaha ugu waa waeyne caalamka ayna wax canshuura ka qaadan karin wana sababta lacagta ay qiimo xoogan u yeelatay
Engineer ka xog badan baa ugu dhiman arrinkaan!
Waxaan filaya in aqoon badan u dhimantahay ee waxan kula talin lahaa inta aadan bulshada la wadaagin wax aadan aqon u lahayn ama khibrad wanagsan in aadan bulshda la hor imaan.
waxan dareemaya wariya in uu kaga aqonbadanyahy lkn uu diidayo in uu dood ka dhiliyo oo si caqliyaysan ayuu ku waraysan asago waliba ku waydinaya melaha halista ah oo runta ay ka dhawdahy adiguse adan jawabta ka fiirsanayn
Mahadsanid wariye
Aad io aad zxp waxasun aqoon buuxda ulahsynbu ka hadlayaa
Nin kan wax aad ka waydinaysid crypto curency nin badan ka og maha qofkii computer yaqaana bitcoin ma yaqaan. Hadaadan. Rabtid inaad xog ka ogaatid warayso dadka caanka ku ah sida ajcrypto kale hadaad zhp ahaana ugu yeeratay waa caadi. Iska warayso zhp kaaa. Labo gb baa tihine.
Ninkaan xog bdan ma hayo ha Baaro xog ha raadiyo
Solo Weydii ninkaas Ninkii ugii ugu horeyay Ee Ku shaqeyste waye
Ingeerka masha Allah si hufan buu uga jawaabay
Eng ku inuu wax badan baadho weeyi waxaadan aqoon badana u lahayna bulshada ha hor keenina Shaakirow
Adeer waxaadan aqoon plz haka hadlin ee ka hadal wax aad taqaan.
Qaabkuu u jawaabayo wlahi 1% oo xog ah suuqanba kama hayo waa isaga leh waxa cirkaa geliya ama dhulka geliya.
Ninka aad waraysanayso waa kan leh Binance waa Lacag😂😂😂😂
Haa wlh😂
😂😂😂
Solo Laga Warestaa
Xagee jiry ninkaan
Markii dadka lagu gaday
Forx sjsjap 3419 muxuu ugu so hadi wayy😊
ma ila argty wu iska hdloya wxb kama oga
Adiga intee ka khasaartay
Aniga ka sameenay lacag dadka hamigood ha uga cayaarin akhii bariista ku laabo
Dhibatada ay leedahy Jahliga Waa Midaan Oo Kale Waxa Adan Aqonin Lagama Hadlo Plz Aqoon Raadi Kadib Dadka Soo Hor Fadhiso
Waalagantaajiraa btc investment hadii aad sameyso dca
Damanada dhabta ee lacagta waa purchasing power-k, si kale hadii aan iraahdo inaysan lumin qiimaheeda. Bitcoin annual inflation waa 0.87% per meesha dollar uu ka yahay 2.7% per year!
Anaga maad na waaleysaan midna waa fucantahay ku leyahwy Ing hoog iyo Halag ka shekeynowhaa mar aan maalgashanay
NIYAW NIMANKAN DAAROOD WAXAAN KA BAQAYAA INAY XATAA NAARTA NOOGA WARAMAAN KKKKK BAL IMIKA MUXUU INOO SHEEGAY AAN AHAYN FADHI KU DIRIR
2009kii ayeey 0.3 sent ka soo dhaqaaqday 100,000 ayeeyna soo taabatay 2024 mida kale market cupka cryptocurrency waa 3.5 trillions waana halka ay dunida u socoto sidaa daraadeed dhallinyarada waxa aan kula talinayaa in ay bartaan Cilmiga cryptocurrency waxaana hubaal ah in nolosha dad badan ay badali karto
Aqoonyahan somali o dhan ayaa khasaaro ah, and he is one of them actually. shalay lacagta pocket ayan ku wadan jirnay mantana digital numbers ayay noqotay. Xog badan raadi bro before you open your mouth!
Aac waakusalamay aniga waxaan kamid ahay dadaja kafaauiday lakin taxadar way ubahantaay shaakir waakusalamay
Anuu nin kan kuma raaczani fikirza
Adunkupa inuu u guyra rabaa Cryptocurrency hada wadamada qaarpa laga furay halkii lagala bixilahaa. Lacagagaa. Suuqan waa suuq amni ah oo. Laga taajiri karo,
aqoon baa udhiman walalka
Crypto ma laga taajiraa? Haa, oo markhaanti baa loo hayaa, billioneire ah.
Maxaa marka qiima crypto siyaadiya marna yareeya? Jawaabtu waa saameeyayaal sida asset-ka kalena marna u qiimo dhacdo marna u sara kacdo. Booska Garoowe ku yaal oo marna qiimo yeesha marna qiima dhaca sabab baa yaraysa, waa isla saas oo kale. Ninkaan waxaa ka waraysanaysid maba fahansana.
2 ilaa 3 bil ganacsigee ku siin karo faido 30kn ilaa 35k only crypto currency .
Eng mxuuu ka shaqeeyaa arimaha dhaqaalaha, cafimaad, macalin iwm muxuu ku takhasusay?
Waxba kama fahansana mana haboono waxaadan aqoon inaad ka hadasho crypto raadi xogteeda intaadan clip soo duubin
Comment waligay magalin wlalkey meel aan wxaan ku fahansiyo cilmiga crypto hasoo sheego iyo sida ushaqeeso iyo wxy tahy somalidane aqoon ayaa jirin Ma ahne waa tajiri lahayeen
Mowduucaan controversial caadi ah uuba noqday.
Team pro crypto ayaa i soo weeraray 😆
Sanamka gadaal ka muuqda, muxuu ahaa?
Walaalkaan BTC aqoon iyo waayo aragnimo ku filan kama haysto waxad moda inuu waxyar soo baaray kadibna uu toos kaamirada usoo hor fariistay.
Hhhhh wxanad aqoon u alahayn haka hadlin muusow marka hore sofahan mowduucad ks hadlaysid😂😂😂😂😂
Marykanku hada ayuu soodaabici karaaa soomaaliya mugeed oo. DOLLAR ah lkn Bitcoin madaabici karo. 21Milyana madhaafin karo taas waxay meesha kasaaraysaa sixir barar waxayna muujinaysaa inay bitcoin ka aamaansantahay Dollarka xag sixir barar
10 sano ayaan bitcoin, la socday, 1 week aan eegin ama baarin ma jirto, runtii way adag tahay in la fahmo Bitcoin in la fahmo anoo waliba I.T ah, ninkaan waxa ka haysa aqoondaro ku saabsan bitcoin haddii uu sii wado baaristteeda waa fahmi doona next 4 - 6 years.
Dabcan wa la garanaya waxa suuqa xukuma, wa so gado si iibi iyo mala awalka.
qof walba wxa uyaqaano haka hadlo ninkan wixisu tacbiris lakin siday ahayd ugama hadlin bitcion wxay kamida melaha an la hacker garayn karin lakin wa lagu hoos dhigi kara wllkayow bal ku noqo 😁
Everyone is here to make money, period! BTC and the rest of the cryptocurrency will dominate all of the world.
Aad baad u mahadsan tihiin adiga iyo walaalkeena sida daacada ah noo waaniyey bilooyin ayan kujira welina waxbo kama helin in aan sii galo ayan rabay lakin hada wan ka taxdarayaa Allah haidinka awaalmariyo qeyr badan
5 sano ka dib bad ka qomameyn 😅😅
Halka qodob e saxa ah e ninka uu ku dhagay waa in an la aqoon BITCOIN cida leh lana aqoon kor u kaceeda ama hoos u dhaceeda. Balse waqtigii waxaas la is weydiinayay iney ka gudubtay ayuu waaqica ku sheegaya marka sii dhax gasho xogteeda.
Maxmey mal ga shataan Somlia waxba ma yaqane
Midka Gale Waa cusbtahy 2020 dadkii Fahansnaa Waa ka tajireen😂
Wax adan aqoon u lahayd lagama hadlo
warkan halkee kasoo qabateen wax fikir ah kamahaysto walhi crypto
Nio dhalin yarada ha cabsigalin suuqan crypto waxaa lagayabaa qof haysta lacag yar inuu sanado kadib suuqaan millions lacag ka sameeyo
Nin kani waa jaahil iska dhigaya aqoon yahan
lkn wax ba kama fahan sana CRPTO CURRENCY
10 SANO KADIB WAXAA LOO guurayaa oo waxa shaqayn doonta Digital Currency
Lkn aqoonta soomalidu waa dam baysaa 100 sano 😂
Ninkaan eng ayuu sheegayana mana yaqaano bitcoin . Waxaan dhihi lahaa baro bitcoin umada beenta kala tag.
Waxaan arkaa comments liddi ku ah podcastigan oo aad mooddo inay qoraayo hal qof oo magacyo kala duwan isticmaalay kkkk
Ninkaan bitcoinka aqoonta u leeyahay weey yartahay. Aqoonta yarna waa marin habaabin. ma xumo in wax la dhaliilo balse wa inaad aqoon fiican u leedahay.
He has no idea waxa uu ka hadlayo.😂
Aduun ka lacag waa la tabcada uun wax kale ha ku wareerin cidina lacag bilaash ma bixiso
Eng.ka shaki uu na galiyay aniga sanadkaan meeshaas ku jeeso aan islahaayee 😮
Haka daahin please. Faham
No way zxp,,,ha aaminin keep forward 👏
A friend of mine spent a few thousand bitcoin to buy a pizza after watching a video of someone else do the same in 2010. There used to be a faucet website that gave them out for free, it took him hours to get enough. That would have been worth millions by now.
Yar kaan wax uusan aqoon ulaheeyn ayuu ka hadlaa!
Binance miyaa lacag ah marka Eng if you know the real thing of crypto sas uma hadli laheyn, ELon musk, Black Rock iyo microstrategy oo ah companies adunka ugu waweyn miye maal gashan laheyn wax anan la aqonin marka be possitive ogada waxa aad dubeysan dad badn hami fog laha anan wax aqoon inad sejisaan beri idinka ugu horeye aad cabaadan oo dhahdan maxa sas yelay. mida kale somali milleonare ka nooqtay suqasa la haya. marka wax fcn barra engrs.
Wariya hee fiirr kan agoon miyu leeyahay intu wax kasobartay mise afsomali lay wada??? Sheeko somali nagala tag 😢
CAQLIGA SALIIMKA AH AYAAD KU GARAN SXB UNKNOWN WAX AH INAADAN ISKU HAKAYN KARIN UP DOWN WAX LEH LAMA GARANAYO WLHI MALIN DHOWEYD KELIGEY IS WEYDIIYEY SXB SHAREECADYNA MA OGOLA MUHMALKA WAX AAN LA KASAYN IN LAGA GANACSADO THNKS
Bro waxaan adiga daraaso kuaamee 2025 qof yuusan kusheekaynin pls. Xogta hel
"Qofka wuxuu San aqoon cadow buu ku yahay"
Annagaa ku jirna oo shaqaalanimadii ka baxnay,Bitcoin kaliya maaha wax la maalgashado
Intee kaaga khasaartay
😂😂😂😂😂😂 muuqaalka waan dhamaystay aqoona waan u leeyahay laakin waxaan fahmay in uu fahansan yay cryptocurrency laakin aanu fahansanayn cryptography
Market 2T Markaas Buu waxaa uu leeyay Iska ilaaliya hade Ganacsiga Somalida Suuqan Waxba kama ahan Inta adan Dadka u digin Cilmigeeda Awoodeeda Soo baro
Intee kaaga khasaartay
Ninka Bitcoin, Ethereum iyo Binance si isku mida isu barbar dhigayaa wax aqoona ma uleeyahay cryptocurrency
App iyo lacag isku karis ah weeye😂
ninkaan waxba ma oga somalidana maba loogu talagelin maxaa yeelay waa umad dag dag badan wax walbana raadinaya weliba si dag dag ah teeda kale fikradna kama heystaan ganacsatada somalida
Way kaa wareertay aqoonyahan ninki 2010 0.4 ku gatay maanta wuxxuu haystaa 100k in ka badan
Waxaa xaqiiq ah in aan cidina xaqiijin karin xiliga sara loo qaadayo iyo xiliga hoos loo dhigayo.
Waxa iyada cadeyn leh oo la isku raacsan yahay in xowli ukaca iyo xawli u dhaca ku yimaado eey ka danbeeyaan smart money oo ah koox suuqa ku dhaca dadka aan aqoonta u laheyn
Been badnaah waxa hoos galinkara iney dadka maalgadhan iyo marka korka aado waxa maalgadhtay dad farabadan markercap volome😂😂😂😂 dr
Shakirow dood qabo
Ustaad Shaakir xariifkan wlh xabad kama hayo mowduucaan 😂 kulaha Binance waa lacag kkkkkkkkk
BNB maxa waaye? Bro Binance wa lcg wa saxanyahy.
Ex chance wuu yahyq
Wuu kaa saxan dhankaas BNB Binance leh
ninkani dhaqaalaha waxba kamayaqaan , 1.8 trillions dollar weeye suuqa bitcion iska sug mardhaw adaa shalayn donee
Khiyaali ,beeso tacab ayay ku imaataa iyo juhdi
@shaakirow, dadka ProBitcoin ama Procrypto ah jaanis sii haddaba, Eng warkiisu waa cadyahaye
Shaakirow meel qaldanaad ka bilowday ninkaana albaab uusan aqoon ayaad ku garaacee