Meel uu dirisle abdi ka suuroonaayo farax aan sunroon karin ma jiree hadba qiimaha gabadha lala hadlaye ku xeran tahy 😅❤sida habon qiimihiina ha sareeyo kadib waa laguu suuroon gabarey😂😂❤
Illaahaybaan idinku dhaarshee dadkiinan qofkan dawanaya dhaqan xumadiisa mxaad ka faaidan Dadkiina tiktok commen kusoo qora ogaansho is the best dirisle maxaa laga daawada ayaa hadana daawada😂
War niyow kan dirisle xaga dumarka waxba ka haysta inta badan wuxu ku haga gaa un istusad faraha iskula jirta ale ha ku gargaaro sxb wlhi waa dhibantee dirisliw😊😊😊😊😊
bini aadamku akhlaada xayawaanku ka liitaa hadaanu wax xakameeya heli waa iska sidan marka imaankaagu daciifo xumaan iyo wanaag kuuma kala soocna alah haydin soo hadeeyo
Goormaad ka cararaysa saliga nebigena muhammed scw ❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
I think 😢😂 is the best and she can do everything it right but it
Scw scw scw scw😢
Scw
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A 🕋❤️💖🤲🏽 Mahad Sanid wll 👏🏼
Scw
Illahayow Ramadan nebed nagu gaarsii😢❤🤲
Amiin
Koko. Ramdan. Mubaarak. Abaayo. Adiga. XASAASI❤❤
Amiin🤲🤲🤲
Ameen wn garney
Gabdhan Waa Very Smart And Calm
War gabadhaan miyaa qabta zxb hada isqabtana dadka usheego lkn Saad wax kuwado waxaad caadi ka dhigaysa dad an isqabin inay guri wada noolan karaan dad badana baa kaga dayanaya arinkaan waxan kaa cod sanaya adoo wax saxi kara ha fasahadin mujtamaca
Waa sax hadalkaaga wll Aniga xataa waxaan Isweeydiiye suaasha ah wilkaan iyo gabadhaa maisgursadeen ??? Waa suuragal in eey isguursadeen
Xaqiiq bro Alle hasoo hadeeyo dadkaan
Gabadhaan lesbian waaye
Kuwa ku dayanaya iyga ma madaxay ka jiraan yihin
Xishooood waryaa proof miya heysata nagta waalen warkeeda le maqleysaaa@@Geesiga1
Wxan rajeynaya in ay guur qoyskeeda kala soo tashanayso insha allah 🤲
Inanta miyaad qabtaa dirislow , nio waanku arkay xagga akhlaaqiyaadka waadka marantahy bro bulshada muslim weeye ha fasahaadin , boyfriends iyo girlfriends miyaa shekadiinu, waa bil ramadaan Alle kaxishooda dhalinyaro.
Muraad ayaan leyahay isoo duceeya 40 qof ducadooda aqbal waaye
Allaha ku fududeyo insha'Allah mcnt
Àllh kuu fududeeyo muraadkaado on macsiya la heen
Alle hakuu fududeeyo wll
Allaha kufidudeeyo insha allah ❤❤
Alle haku sahlo
Ramadan Mubarak ☪️ kulicaama aw antu bikhayare
ich bin erst ☝🏻
Allow ramadanta nabad nagu gaarsii ❤
Ashwaq hada ayan kuu xiisney ❤❤❤❤❤ from team Dirisle 🎉
isoduceya quranka allaha ifududeyo i.a
Ale ha kuu fududeye 😊
@@maryancali3674 aamiin aamiin
Ishwaq iyo clrisaq say usu fahan san yhn i liked 👍
Horta xagana comment ma laga bixin kara. Tik tok Lee ka bixiya anu😂
Isguursada cuntada afka hesu galinina indinkoon is qabin fadalan❤❤❤
Rghjhihjihfcbnczbkis
Oo samixa Khalil aaway, Warya aayar iska guurso sidan ku wadi mayso waxan kula hadlayaa we came same place
After 9 months still we are waiting Ishwaq to back with Idirisle!
Wllky darisle keep going ❤❤
Aishwaaq qurux badan wan ku xiisi doona safar wanagsan
RAMADAAN. MUBAARAK. IDIRIS IY. ASHWAAQ ❤❤
Kalsonida ha Ka diliim ha iis dhahdo wn qurxonahay
Ramadan Mubarag Idrisle Abdi will Dacad ahh Mashallah Nolaw. Walal❤❤❤
We miss you a lot please come back to Nairobi with Idirisle ❤. Almost you away two months.
Usheegba 2months video daawanyey
Derisle abdi my Somali celebrity crush 🥰
Saafar wanagsan dumashii ramadan Mubarak ☪️🤲❤
Dhiig daranaa subxaanallaah ❓ idinkoon is qabin xaaraam caleeg ‼️ka xishooda ⁉️ Allaah ‼️❓😇😇😇😇😇
Safar salama aado nabad ah alle haku geeyo halkad uu socoto markale aado nabad ah nosoo Labo Insha Allah🥰🥰💛
We already missed actresses Ishwaq😂😂😂 we hope she will be back soon ❤❤❤
Welcome to back habon muqdisho cdy 🎉
Lkn cidkle naga dhaaf only dirisle kugu ognahay😊😊😊
Wale Waa noocu ogaansho shegayey bisinke qof aan ku qabin afka wax uu gali subxaan 😢😢 allow noso hanuuni
Une vrai actric el es calme es intelligent
Well come muqdisho habooon waan kujeclnahay
The legend drisle 😮
Mashallah habon ❤ welcome back Mogadishu Somalia 🇸🇴 🎉dirisle wa kuk kariye fican habegarka wa cajib macan tiisa inta ka dadaminayay😅
dirisle inader markad samixa waxladubesay fidiyowalba wan xisenjiray walahi lakin imika fidiyashadi hore mawada faro jabuti
Waa habenkii iigu yabka badnay waxa iisu imaadi qufka an dunida ugu jeclay iyo qufkii an ugu necbay haboon aawi astaan tv
Meel uu dirisle abdi ka suuroonaayo farax aan sunroon karin ma jiree hadba qiimaha gabadha lala hadlaye ku xeran tahy 😅❤sida habon qiimihiina ha sareeyo kadib waa laguu suuroon gabarey😂😂❤
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 sax
Hana dambaajin
We will miss you ashwaq alle haku nabad geeyo abayo 🎉🎉❤❤
Dirisle in aad gabadha Muqdisho uraacdid bay ahayd.
Safe trip sister
Illaahaybaan idinku dhaarshee dadkiinan qofkan dawanaya dhaqan xumadiisa mxaad ka faaidan
Dadkiina tiktok commen kusoo qora ogaansho is the best dirisle maxaa laga daawada ayaa hadana daawada😂
2 months waa la dhaafey pls come back dirisle eid soo dhow si suprise ugu imow ashwaaq
War niyow kan dirisle xaga dumarka waxba ka haysta inta badan wuxu ku haga gaa un istusad faraha iskula jirta ale ha ku gargaaro sxb wlhi waa dhibantee dirisliw😊😊😊😊😊
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Nio kuwan see udaawataan may waalan yihiin
Ani saacad mahaysti ihihi buu izka leeyahey
Laaxawla
Wad ciilantahy wllo isdaawey😊
Legend dirisle abdi
I want leave home and go home maxay ahayd😂😂
Naa xishoo why aad nin aan ku qabin af ka cuno ugu galin yaahuu 😡😡
Waxa wayn maha chill sharaveey 😂
This is really cute, get married asap habo yaal
Ramadan Mubarak ☪️ ❤
crispy waxa lagu dhaha qajac qajac 😂😂❤
Dhaqan xumada ninkaan iyo naagaha aan is qabin miyaan waalid jirin iyo walaal waxaan canaanta
Style cusub waye no xishow no deen
Iso boqda story time so galiye mhdsanid ❤
SAFAR QAYR QABA ALLAHA KAAGA DHIGO AMIN LKN QOF AN OGAHAY AYAA AAD IYO AAD KUUGU XIISI DOONA
Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)
Dirisle cabdi guuleyso libax
Ramadan Mubarak
Iboqo zhp qli bidixo official hadii ❤
Dirizle iyo ashwaq wllo qimo badan ❤❤
niyahow ramadanka nala soo wadaag cunoyinka afurkaga
Delicious diris what anice foooooood
Ninkaas marku English ku hadlayo waan qoslaa 😅😅😂😂
You guys are amazing also very beautiful matchs
Dadka canka ah sida dad is qabo cml maxy ugo dhaqman 😂😂
Dirisle cabdi legend
Dirisle cabdi fan badana😂
Aishwaaq qurux badan wan ku xiisi doona safari wanagsan❤❤❤
Maclin english iska ma noqtido wlle😅 inta aqn we dhafty anig xit mark qurbah jogay sidn ayn englshk u xisen jiry
Gabadhan filinkii Haboon markay jilaysay sawtii Soomaali qurux badan ku hadli jirtay, goormay bilawdey inay tiraa Soomali uu adag yahay iyo inaanay garaneyn kalmadaxa qaar, sidoo kale kalmad Inglish ah intaad daawanayey filimka kuma arag ayadoo leh, iyo Hadalkan ay adkaynayso sidii qof afku ku adag yahay 😂 Faan iyo wanaag maaha inaad iska dhigto qof aadan ahayn 😮😮😮😮😮
Mid sxbty isku mid yhin qudaarta way neceb thy 🥹🥹🥹🥹
Wiilka wuu ka sii darooyaaa mise anigaa u maleeyo? Subhanallah allow na soo hanuuni sidaan waa ceeb
Hhh
Legend dirisle abdi 🦁🫡🫡🫡
Mashaalah ilaah calaf ha iskugu kiin daro waad isku fican tihin
Hy dirisle Ramadan moubarik
Dirisle inshaalah waxa habon u fiican inay ramadanka kula jirto iskuratiin
Channels kiinu xiiso malaha hadii anay Ishwaaq kula jirin. Fadlan ha noo soo laabato ❤❤❤
bini aadamku akhlaada xayawaanku ka liitaa hadaanu wax xakameeya heli waa iska sidan marka imaankaagu daciifo xumaan iyo wanaag kuuma kala soocna alah haydin soo hadeeyo
❤masha Allah tabarakalah 😊
❤May Allah keeps you together for ever ❤
اللهم بلغنا رمضان
اللهم آمين ياربي يارب العالمين🤲❤
Dirisle inshaalah waxa habon u fiican inay ramadanka kula jirto
Guur wacan insha allah❤
Raqiis noocan aan umada wax u siyaadineynin ayaa ogaasho wax ka sheegayo 😊
Naagtanu waa naag qurux badan laakiin waa qof adag adag
idirisle intaa gabdho adaan qabiin maxad wax ula dubtaa nimaan ma weydaay samixaa iyo maryan ceeb jooji dhaqankaan
Anu markan saas wax U fiiriyay dirisle isagaa jcylku kali kuyahay
Waxay la dhubantahay waa khudar la, aanta idirsawo
Ee ku gur khudarta teeda
Ugu vitamin badan
dirisLe afwaynidaaa nio😅😂
Dirisle zxp ilaa 2018 fnkuu ahay
Ashwaaq Ina adeer cuntada tartib ucun inkastona jeclayn gabadh dadka hortoda wax kucunaysa
Dirisle abdi awaay barnamijki ramadaanka ee wareysiga dadka caan ka aha
Warkaas aa imaraa xalwada nasiiya xaalkina sxb ka wayne
Dirisloow samiixa xageed uga tagtay waxaan jeclaanlahaa inaa iskusoo laabatiin
Samexo ayaada ka tagtay qoftaane qofkas waa qoftas m.a waa gabar karti leh oo gacan furaan qofkana boqeyl waaye isma keenayaan i.a waxa urajeyna mutaqbal fiicaan
Goorme heshi ama ku heleyn hooyo iyo Aabo alxmd waa alla mahadiis😊
Tan Xasan shiiq maa dhalay, familkaas ay usoo egyahay
Nio Dirsle Yara Madhax bd noqoty illaahyy ba na dilaye
Madhax ma noqone , ismaris kan yare ag fadhida manad arkyn ❤
Wa nucan waxa ogaansho afka udhiganaya bila akhlaqda uskag
Waxan jecla inaan kula soo xidhiidho fadlan ii soo jawaab
Derisle is légende bro
Waraa albaabkiina aa maanta oo dhan garaacaayey, ma waxaad istiraahdeen dhuunigii aa albaabka taagan. kkk.
Sheekada meshaas mee mareysaaa 😂