Maal qabeenkii Somaliga ahaa ee Sudan degmada ku lahaa iyo 4-tii bilood ee dagaalka uu ku noolaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 318

  • @libanmgtiger
    @libanmgtiger หลายเดือนก่อน +95

    Ninkan sidu sudan ula noola uuba u eekaday yaa igu raacay.
    Ilahy wllheen sudan ha u gargaaro

    • @nnpcat625
      @nnpcat625 หลายเดือนก่อน +1

      Dani cml.aa😂

    • @ahassan1225
      @ahassan1225 หลายเดือนก่อน +1

      Shaarbaha ayaa u ekeysiiyey.

    • @nnpcat625
      @nnpcat625 หลายเดือนก่อน

      @@ahassan1225 hhhh

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 หลายเดือนก่อน

      Shaarbaha ayaa u eekaysiiyey Sudanta oo dhammi sharbahaas ayay badanka leeyiin

    • @khada917
      @khada917 หลายเดือนก่อน

      ​@@nnpcat625shiikh shariif cml noh 😅

  • @hamiidcigehassan2890
    @hamiidcigehassan2890 หลายเดือนก่อน +40

    Ilaahay nabada ha u sooceliyo walaalaha sudan 🇸🇩

    • @am.b5688
      @am.b5688 หลายเดือนก่อน

      Wadaadka USC ayaa heshay!

  • @user-xx5lb4ff4u
    @user-xx5lb4ff4u หลายเดือนก่อน +6

    مساء الخير ماشاء الله برنامج جميل جدا انا صومالية وكنت عايشه في السودان وفي الاصل صومالانرية السودنيون ناس طيبين وحنينين وبحبو الصوماليين

    • @hassanaden7847
      @hassanaden7847 หลายเดือนก่อน

      Wlhi ben mahan wu u ekasay Sudanese ka lkn geli xage kudambeyay ma lagaday mise Somalia 🇸🇴 aya lakenay Hargeisa ???

  • @abdulfatahhassan1008
    @abdulfatahhassan1008 หลายเดือนก่อน +15

    This guy is extremely captivating and eloquent. As far as I can tell, his Iman towards Allah is very strong. May Allah bless his iman, restore his belongings, and bring peace to Sudan. I recall seeing Abdulkadir Hashi when I was 14 years old, and he lived in Khartoum between Ar-kuwit and Haji Yusuf. I received my first Science degree in Sudan. Sudanese people are very hospitable to foreigners. And I am now a young entrepreneur and businessman. Alhamdulillah.

    • @fuadsomal
      @fuadsomal หลายเดือนก่อน +4

      Kumaa tahay adiga?! Cidda hadlaysa waa Soomali, dalka laga hadlaayana waa dalka Suudaan. Adigu xaggeed kasoo jeeddaa? Ma dalka Ingiriiska? Mise qolooyin kalaad wax u bandhigaysaa?🤔🤔

    • @abdirahmanahmed9727
      @abdirahmanahmed9727 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 waa dadkan yaa somaali ka qabta meel walba af galeed bay la taagan yihiin

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 หลายเดือนก่อน +12

    Masha Allah Abdulkadir waa nin Emaan ka muuqda oo degan nooloow walaalkeey sharaf ku nooloow insha Allahu.

  • @MohamedAli-iw5ul
    @MohamedAli-iw5ul หลายเดือนก่อน +13

    Ganacsade cabduqadir xaashi jimcale badal khayr qaba ayaan alle kaaga rajeynayaa.
    Shacabka reer sudan oo aan la noolaay mudo sideed sano ah runti maalinna kuma aanan dhex dareemin ajinabinimo waa dad ahlu sharaf ah oo ahlu karam ah allah dhawro walaaleheen reer sudan ❤️❤️

  • @hallad598
    @hallad598 หลายเดือนก่อน +18

    Imaaraat ayaa sabab ah burburka Yaman Liibya iyo Suudaan. Soomaaliya weli kuma ayna dhicin dabinkii dhallaanka reer Saayid laakiin Imaaraatku ma joojin isku dayga burburinta Soomaaliya. Rabi sharta Imaaraatka ha ku celiyo

    • @nuurgedi
      @nuurgedi หลายเดือนก่อน +2

      Hada Xasan waa fahan sanyahay isga istimaalay hhh hada Imarat aya dacwo ah lakin waxey sugayaan Mucaradka doorasha eney soo maal galiyaan! ilee markasto lama waayo nin dalkiisa looisticmaalo

  • @maxamedmaxx
    @maxamedmaxx หลายเดือนก่อน +40

    Wonderful interview I hope my brother will go back to Sudan safely and rebuild his life and place,

    • @shacbaan17
      @shacbaan17 หลายเดือนก่อน +3

      No way

    • @pirate5489
      @pirate5489 หลายเดือนก่อน +2

      Afsoomaali ku hadal

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 หลายเดือนก่อน +1

      Isma oran alaha sahalo wasadii 1991 ee somalia.bay cagta saartay

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann หลายเดือนก่อน

      HARGEYSA YAAN LUGUGU XIRIN EE KA SOO TAG WAAYO WAA MAGAALO HAL QABIIL KALIYA DEGAN YAHAY. HABAR AWAL HADII AADAN AHEYN KUMA NOOLAAN KARTID EE FADLAN SOCODKAAGA YAREE, DAD IS WADA GARANAYA AYAA DEGGAN WAAD ARAGTAA IN LUGU SOO WADA EEGAYO. BOORAMA AMA BURCO AYAA KAAGA AMNI BADAN. TII SUUDAAN KAA QABSATAY MID KA DARAN AYAA KUGU DHICI DOONTA EE IS ILAALI.

    • @sunguramwenyewe3989
      @sunguramwenyewe3989 หลายเดือนก่อน

      Insha Allah

  • @abdukadirnur6110
    @abdukadirnur6110 หลายเดือนก่อน +12

    Cabdisalan khayr Allaha ku siiyo. Wallahi meel aan kaa soo raadiyo ayaan waayey si aan kuu weydiiyo war ninki ganacsadaha ahaa xaggee ku dambeeyey bal raadi inaan ku iraa. Waad ku mahadsantahay haddii aad soo heshay. Cabdulqadir Xashi nin hal abuur leh buu ahaa. Walaal cabdulqadir Allaha kasoo nabad bixiyey ayaa mahad leh.

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 หลายเดือนก่อน +7

    Masha Allah. Wareysi heer sare ah . Allah Sudan has nabadeeyo. Somali Allah dhulkooda inta aan nabada aheyn ha u nabadeeyo.intii nabad haysataana Allah ha garan siiyo nimcada ay haystaan

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 หลายเดือนก่อน +8

    May Allah give peace to Sudan nation Insha Allah, they are the best people who receive and respect their guests , I hope they will read carefully the history of Somalia during Civil war.

  • @abdifatah8392
    @abdifatah8392 หลายเดือนก่อน +6

    Sudan،somalia، falasdiin، iyo yeman allaha badbaadiyo

  • @CumarHaybe-gi8js
    @CumarHaybe-gi8js หลายเดือนก่อน +7

    Wlhi dad gob ah Sudan 🇸🇩 alle dhibta haku dulqaado iyo dagaalka

  • @Sirad47
    @Sirad47 หลายเดือนก่อน +8

    Cajiib, Soomaaliya mar hore ayaa lagugu cuni lahaaba Ilaahaybaa kuu naxariisto .
    Ilaahay muslimka ha badbaadiyo meel ay joogaanba.

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 หลายเดือนก่อน +4

    Ilahay ha kaa cawilo hantidaadiina ha kuu soo sahlo Amin ya rabi

  • @xiiranechanel9856
    @xiiranechanel9856 หลายเดือนก่อน +5

    Cawad khayr qaba alleh haku siiyo

  • @xawom3016
    @xawom3016 หลายเดือนก่อน +1

    Mashlh c/salam waa nin kheyr ka muuqdo sadaqo badana la baxay. Tusaale waxa uu unoqon inta imaanka badan. Allah ayaa inshlh ugu badalin kheyr ka badan intaas. Meelkasta dunida kaga noolow lakiin xasuusta eebe waa lagama maarmaan, ninkale ayaan daawaday oo saan oo kale aad usoo wareysatey allah na wax siiyey dalka mareykan asagana waa nin imaanleh. Xolo kasta lahow lakiin.dadka xasusta alle badiya ma khasaaran. Noolow c/salam. ✌️

  • @xawom3016
    @xawom3016 หลายเดือนก่อน +1

    Mashlh a/salam this guy is a good man who gave a lot of charity i guess.this is An example for those have a good faith.
    God will exchanged inshlh and give rewards to more good than that. You can live anywhere in the world, but remembering for God never lost,No matter who you are, thanks c/salam. ✌️

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 หลายเดือนก่อน +1

    ALLE ha dajiyo sudan wadankeena labaad ayuu ahaa gaar ahaan wax barashada

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed หลายเดือนก่อน +9

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Geomahamed
      @Geomahamed หลายเดือนก่อน

      Scw

  • @Khalilbock
    @Khalilbock หลายเดือนก่อน +3

    masha allah qof iimaan ka muuqdo oo aad u wanaagsan

  • @zackmohali9468
    @zackmohali9468 หลายเดือนก่อน +4

    Aynu ku wada salino xabiibkena suuban nabi mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 หลายเดือนก่อน +3

    Alxamdulilah hadii ad Nabad qabto. .Xoolaha iyo dhaqaalaha kaa burburay Shalay adiga sameyey maantana waad samayen kartaa hadii aad noshahay.

  • @Sirad47
    @Sirad47 หลายเดือนก่อน +3

    Manshaa Allah samo falkisii iyo sadaqaddiisii yaa laga yaabaa in Ilaahay ku badbaadiyey.

  • @rocky4066
    @rocky4066 หลายเดือนก่อน +3

    Waa runtiis waddan haduu ciidankiisu burburin waa soo noqon doonaan insha allaah

  • @user-ne3zx3qc4l
    @user-ne3zx3qc4l หลายเดือนก่อน +1

    MASHLAH WARAYSI QIIMO YO QADARIN LEH /C.SALAN HARERI KEEP GOING C.QADIRNA ALAHA BADAL QEYR QABO ALAHA SIIYO

  • @abdisamadabdullahi6720
    @abdisamadabdullahi6720 หลายเดือนก่อน +5

    A.hareeri salaan sare from gedo

  • @HIRE_HASSEN
    @HIRE_HASSEN หลายเดือนก่อน +11

    Waan Idin salameY inta jifka ku dawanaysaa 😂

    • @user-pk3km5vn1e
      @user-pk3km5vn1e หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 yaa

    • @warsamemayele
      @warsamemayele หลายเดือนก่อน

      Maxad ula jedaa

    • @positiveandfunny4332
      @positiveandfunny4332 หลายเดือนก่อน

      Ciyaalnimada meesha kala tag ,Chanelkaan Da'd wa weyn ayaa dawanaya

  • @omar911-if3du
    @omar911-if3du หลายเดือนก่อน +20

    jimco wanagsan soomaali oo dhan

  • @mukhtarmaxamed5357
    @mukhtarmaxamed5357 หลายเดือนก่อน +3

    Walaahi ninkaa warkiisa waan doonayay maansha Allah

  • @abdinursacafa350
    @abdinursacafa350 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay badal kheyr qaba haka siiyo hantidaa kadayacan

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish หลายเดือนก่อน +19

    ☪️ Reer Sudaan cadaw xun ayay gacanta u galeen. Ilaahow ka badbaadi😮

  • @NewcityCollege-fp5jv
    @NewcityCollege-fp5jv หลายเดือนก่อน

    Masha Allah waraysi xiisabadan,ilaahay Sudan nabada hakusoo celiyo.Aamiin

  • @ClnaasirTimacadde
    @ClnaasirTimacadde หลายเดือนก่อน +1

    Sudantu waa Dad Aad u wanagsan shacab Ahaan mudo 2 biloda oo Aanu kuwada noolayn magalda makka iyo maddinba wa dad soo dhaweyn badan waxa jirta Kalmad Ay iska isticmalan فضل معنا

  • @ahmedmuktar2734
    @ahmedmuktar2734 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allah waa nin mu'min ah oo diintu ka mauuqato
    Lkn mudane hal su'aal ayad ka ilowday taasoo ah "Geelii halka uu ku dambeeyay?"

    • @SacadaSacad
      @SacadaSacad หลายเดือนก่อน

      Geeli waa la dhacay

  • @Madina-mg6qm
    @Madina-mg6qm หลายเดือนก่อน +2

    Dabinka Imaaraatka la maagan yahay Sudan Allaha ka badbaadiyo

    • @siaragali1439
      @siaragali1439 หลายเดือนก่อน +1

      Dabibka turkey 🇹🇷 gu la mayagan yahay ayaa ka daran turkey waa cadow

  • @abdirahmanfeedhacade
    @abdirahmanfeedhacade หลายเดือนก่อน +4

    Allahu Akbar ilahay wax khayr qaba hawgu badalo, Ganacasade abduqadir haashi

  • @Mahad-ho4bb
    @Mahad-ho4bb หลายเดือนก่อน +2

    Truth Somali Mr Hereri❤❤

  • @abdullahiabdi7700
    @abdullahiabdi7700 หลายเดือนก่อน +2

    Walle waan fiirsaday war bixinta ninkaan xilligi uu C/Salaam lakulmay

  • @hassanahmedhussein3856
    @hassanahmedhussein3856 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahay badel khayr qaba hasiiyo wl kaas somaliyeed

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 หลายเดือนก่อน +2

    Reer Sudan 🇸🇩 waa loo hesheeyey si ay u burburaan wadankodana waa laquudhiwayey ilaahay haka badbaadiyo maraykan iyo Emaradka ayaa ka danbeeyey inay sidaa noqdan

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 หลายเดือนก่อน

      Sudan ma burburayso mar hadday shacabkoo dhammi la jiraan dawladda Sudan. RSF tana waxa ay shacabku ku naceen meeshay qabsadaanba dumarbay kufsanayeen gumaadna waa ka geysanayeen oo tuulo dhan ayay dadkii ku noolaa mar keliya wada laayeen. Sidoo kale laba oday ayay iyagoo noolnool nolosha ku aaseen

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 หลายเดือนก่อน

    Illaahay Guul ha siiyo Ciidanka iyo Dowlada Sudan.

  • @IbraahimDaahir-mn9kd
    @IbraahimDaahir-mn9kd หลายเดือนก่อน +1

    Maa shaa allah waa safiir matala dhamaan soomaaliya

  • @daryeelkacaafimadkaqoyska2023
    @daryeelkacaafimadkaqoyska2023 หลายเดือนก่อน +1

    My allh give pease and stability for rudeness peaple.
    Really nice peaplo in terms of respect. 🙏 and humanity.

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970
    @maxamedibraahimyuusufshida2970 18 วันที่ผ่านมา

    Cabdulqaadirow wlhi somalia cidna kuguma soo qabaneeso sudaanees caadi ah baad u ekaatay ilaaahey wxn kaaga baryayaa in uu badal qayr qabo ku siiiyo

  • @kaysemaxamed1675
    @kaysemaxamed1675 หลายเดือนก่อน +2

    Alle haw gar gar-gaaro sudaan.

  • @Samey001
    @Samey001 หลายเดือนก่อน +2

    Nin soo jabay

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l หลายเดือนก่อน +3

    Hereri❤❤❤❤

  • @AbdimajiidMijirqadi-bq2bo
    @AbdimajiidMijirqadi-bq2bo หลายเดือนก่อน

    aduunnwaa. la helee. waana la waaya kasaare aan ka xumaaday ayaa kula soo gudbaanaday

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤ hereri heer caalami

  • @suldanmadar1008
    @suldanmadar1008 หลายเดือนก่อน +1

    welcome to uganda kampala
    hareri

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI หลายเดือนก่อน +3

    Ninkan Muuqaalkiisii Hore Waan Daawadey Waxaanu umuuqdey Nin Aad Ugu Qanacsan Noloshii Markaa Uu ku Jirey Waa Qadar Ilaahey Oo Noloshu Kolba Waa Nooc in Lagu Samrana Waa La Ina Faray Balse Aniga Ahaan aad baan Uga Xumahay In Hanti intaas Le'eg ay Wadan shisheeye Kaaga Burburto Wey Kaaga warwaryaraan lahayd hadii Dalkaaga Dhexdiisa Aad ku weydo Balse Wax Waliba Waa Qoraalka Rabbi

  • @Hibajamaa1122
    @Hibajamaa1122 หลายเดือนก่อน +1

    Alle badal khayr qabo hasiiyo

  • @abdiazizjamame679
    @abdiazizjamame679 หลายเดือนก่อน

    Alle sudan nabad haku so dabalo walalkas Somaliyed alle badel kheyr qaba ha siiyo

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks allah and republic of somaliland is peace and stabilt country capital hargeisa ❤❤❤❤

  • @abdifatahkhalif7025
    @abdifatahkhalif7025 หลายเดือนก่อน +2

    Waan dawaday barnamijka xiligaas anoo baladwiena joga xiligaas

  • @abdulqadiraj
    @abdulqadiraj หลายเดือนก่อน +1

    WAA TUSAALE😮 BARNAAMUSHKAN WAXAANA LEEYAHAY WAR XOOLAHA HADII LAGAA DHACAY WALAALKAA IYO DALKAAGA MAALGASHO

  • @khada917
    @khada917 หลายเดือนก่อน

    Alla ha u gargaaro Suudaan wuxuu ahaa wadan somalida u ah mataan ay ku hirtaan Nabad ayaan u rajaynayna.

  • @thegreatveteran6575
    @thegreatveteran6575 หลายเดือนก่อน

    Janjawiid way udhamaatay Allah ha guuleeyo ciidanka qaranka Sudan

  • @mahamedibrahin6598
    @mahamedibrahin6598 หลายเดือนก่อน

    Abdisalaan hereri waad ku mahadsan tahay barnaamijyada aad soo gudbisid, ganacsade abdiqadirna ilaahayna badal khayar qaba ayaan kuu waydiinay idamka ilaahay

  • @tahirugaselmi6992
    @tahirugaselmi6992 หลายเดือนก่อน

    Sudan allah usoo celiyo nabadeedi iyo xasilonidedi Asxaab badan baan ku leyahay sudan sida wlaaladey cml ah Aan inbadan isla soo shaqeynay hada port sudan baa loo qaxay anigana dalkeygi ayaan kusoo labtay

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 หลายเดือนก่อน

    Qaranimada iyo dawladnimadu markay dunto, dadka waxay isu badalaan shayaadiin iyo gun, in yaroo Allah u naxariisto mooyee.

  • @user-ys8ip1kt3y
    @user-ys8ip1kt3y หลายเดือนก่อน +1

    Muda dheer oo an sudan kunolaa ganacsade abdiqadir xashi waxan is aragnay malin kaliya Mr hashi waxa uu ahaa ganacsade an lagu arag melaha dadku wakhtigu kaga lumo

  • @sharifgeyre330
    @sharifgeyre330 หลายเดือนก่อน +1

    Quick recovery Sudan 🇸🇩 🙏

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah walaal ilahay haku barakeeyo hantidaadiina nabad hakuguu celiyo. Lkn geelii meeshuu ku dambeeyay noo ma sheegin... miyaad gaday mise wuu joogaa?

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad หลายเดือนก่อน +1

    Arinta ah in ciidankii xooga dalka Sudan isku xiran yahay ayaa ah rajada weyn ee Suudaan leedahay. Insha Allah ciidanka Suudaan ayaa guusha aakhirka heli doona sida odaygu sheegayna dhowaanahaan ciidanka ayaa meelo badan dib ula wareegay calool u shaqeystayaashiina dib ugurasho iyo wada hadal baan rabaa ayey ku jiraan.

  • @wadani2724
    @wadani2724 หลายเดือนก่อน

    Araga hore Ninkan muuqaalkiisa waxaan moodey Suudaani.
    Allaha nabadeeyo Walaalkeen Sudan, Walaalkeen Cabdulqaadirna Allaha u badbaadiyo hantidiisa, runtii waa shaqsi garaadkiisa uu sareeyo alle ku maneeystay caqli, qaabka uu uga faaloodey wixii soo marey iyo helidaanka erayada ku wanaagsan dhacdadii.

  • @abdulazizlalansay1002
    @abdulazizlalansay1002 หลายเดือนก่อน

    Nice

  • @Omarbinuabdirizak
    @Omarbinuabdirizak หลายเดือนก่อน +1

    Ninians war kissable waan sugayay marlabaad

  • @najibasad7675
    @najibasad7675 หลายเดือนก่อน +1

    Tusaalaha nool somalida meel kasta hantidooda daadisa een dhulkoodii lagu diray

  • @mohamedkhalif3938
    @mohamedkhalif3938 หลายเดือนก่อน +6

    Somalidu kenya , waxaa sugaya arin tan lamida in hantidooda la dhaco, war hoooy dalkiina maal gashada

    • @abdallamohamed5794
      @abdallamohamed5794 หลายเดือนก่อน +2

      Tan 1991 ladhacaaye mxey eheed?

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdallamohamed5794 kahor 1991 ayaa la isdhacayay, illaa 1969 ayaa la is boobayay.

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 หลายเดือนก่อน

      Kenya waxaa ilaaliiyo America iyo UK , imaaraat ma dumin karaan

    • @aliisse3397
      @aliisse3397 หลายเดือนก่อน

      Kenyan eey ja amaanada badan tahay soomaaliya sooma ogid.
      Wax tuug uu biliqeeystay rabshadaha ka dib waa goini.
      Mica kale maxaa soomaaliya la gashataa dad nacalad alle ku dhacday, oo alle cadaabtiisa ku socoto oo diintooda ah qabiil ah
      Maxaa lagaa maal gashanayaa

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 หลายเดือนก่อน

      @@aliisse3397 dadka ugu hantida badan leh soomaalida, ogoow waa dadka gudaha dalka maalgashaday.

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen9450 หลายเดือนก่อน

    masha allah,war ninku asagaaba southanian ka u ekaaday,siduu ula joogay

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 หลายเดือนก่อน

    Waa nin xikmad badan, allaha u siyaadiyo.

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 หลายเดือนก่อน +1

    Kaali hareeri asaga xamar muxuu utige waayey baraamij ugu sameewaayi

    • @AsuumHossain
      @AsuumHossain หลายเดือนก่อน +1

      Ikhtiyaarkiisa dee😂

    • @nnpcat625
      @nnpcat625 หลายเดือนก่อน

      @@AsuumHossain ok.mala tuutuugayoo cml.aa😁

    • @SacidYuusuf-r4i
      @SacidYuusuf-r4i หลายเดือนก่อน

      Wuu tegey soo daawo

    • @user-jj9gl5yd1w
      @user-jj9gl5yd1w หลายเดือนก่อน

      Xamar waa meel mooryaaneed

  • @GeelleMoh
    @GeelleMoh หลายเดือนก่อน +1

    Alle nabad waarta ha siiyo shacbiga aynu walaalaha nahay ee R.Sudan

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 หลายเดือนก่อน

      Aamiin ramadanki bàn maar iskula tukanayaynay oo ooyayeen oo ilahay baryaaueen ana waala ooyay alaha nabada siiyo waa jeclahay 2009 baan khartum aday

  • @CabdiriiqCabdiriiq
    @CabdiriiqCabdiriiq หลายเดือนก่อน

    Alla run badana dalka la dumansyo waxaa laga bur buriyaa ciiidanka sida Somalia iyo Yemen

  • @FY-Editzz
    @FY-Editzz หลายเดือนก่อน +1

    Sudan soo laabasheeda ma dhawa. walahi, daminkii Yemen ayay ku dhaceen. DHAQAALAHAAS in wadankii la gali ayaa fiican.

  • @yuusufsheekhabdisulub4342
    @yuusufsheekhabdisulub4342 หลายเดือนก่อน +1

    Waan daawaday barnaamijkii hore aad kasoo sameeysay waxaa kamid ahaa geelii iyo beertii iyo wax barashadii hadaana qaldaneeyn beertii qudaarta ahayd ee cambaha mudada yar ku dhalayey baan xasuustaa

  • @sommmaverick5840
    @sommmaverick5840 หลายเดือนก่อน

    Waa Arin aad U macaan inaan arko kuwa wadamada shisheeye dhisa oo waliba Africa iyo Carabta iwm. Oo u heysta inaan qas iyo dhac ka dhici karin u hesta ineey sidaan ku dhacdo. ALOW KUWA KENYA DHISAY GOORMAAN OGAANDOONNAA. WAR KII NA HOOYO DHISA HADII KALE AAN QOSLO.

  • @YasiinDheere
    @YasiinDheere หลายเดือนก่อน +5

    Somalidu dal anay lahayn ayey hantidoda galiyaan.

    • @SOMSHE-di7hq7xt6f
      @SOMSHE-di7hq7xt6f หลายเดือนก่อน

      Marka Somalia miya Aman eh

    • @am.b5688
      @am.b5688 หลายเดือนก่อน

      Wadaadka USC ayaa heshay!

    • @suleimanmohamed7758
      @suleimanmohamed7758 หลายเดือนก่อน

      Caruur baatahay

    • @YasiinDheere
      @YasiinDheere หลายเดือนก่อน

      @@suleimanmohamed7758 talaxumadii muuse Ku dhacday,ba odayga suudan ka heshay.

    • @YasiinDheere
      @YasiinDheere หลายเดือนก่อน

      @@am.b5688 USC maha,wa talaxumadii muuse Ku dhacday ba odayga suudan ka heshay

  • @Deeqayuusuf-rc6mg
    @Deeqayuusuf-rc6mg หลายเดือนก่อน

    Hadii naftaada alle kaaga badbaadiyay Alx

  • @DHAQANMAALONE
    @DHAQANMAALONE หลายเดือนก่อน

    Ninkani waa somali dhab ah mar haddii uu geelisi ka daba tagay,somaliga geel iyo gabadh haddik laga dhaco kama seexdo ilaa uu la soo noqdo, ninkaas waa pure somali....

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 หลายเดือนก่อน

    Waa runtiis suudaan ciidankeeda sharaf ilaahay ha siiyo waa ciidan adag ilaahay ha guulaysiiyo hameeti ilaahay ha bur_ but waa shydaan Gali wadato

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 หลายเดือนก่อน +1

      Waar ciidanka uu xemedti wato Sudan umay dhalanba waa calooshood u shaqeystayaal Faransiis ku hadlaya oo ka yimi Chad, Central African Republic IWM. Ciidanka Sudana waa ciidan adag waxaana la jira shacabkooda. RSF tuna waa mooryaan intaanay ciidan noqon isbaarooyin dhigan jiray markii dambena al bashiir la heshiiyey

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq หลายเดือนก่อน +11

    Sadax wadan aya laraba iney nabad kadhicin Sudan Yamen Somalia waxas oodhan waxa Ka danbeeyo imaraadka Arabia allah kaqabto

    • @ZAKYAREE
      @ZAKYAREE หลายเดือนก่อน +1

      Aad iyo Aad

    • @HamseSADRI
      @HamseSADRI หลายเดือนก่อน +1

      Waad Saxantahay

    • @u.j7332
      @u.j7332 หลายเดือนก่อน +4

      Waa markaynu khaladkeena iyo aqoon xumadeena cid kale masuul uga dhigi jirnayn,
      Soomaalidu inta ay cid kale eedaynaya oo aanay khaladkooda waxba ka baranayn dhibka way ku jirayaan

    • @NounareDj-qo2sq
      @NounareDj-qo2sq หลายเดือนก่อน

      @@u.j7332 ich habe nicht verstanden

    • @canabiinadia
      @canabiinadia หลายเดือนก่อน

      Xaqiiiiq

  • @user-oe1kd8we5y
    @user-oe1kd8we5y หลายเดือนก่อน +2

    Cashar ban ninkan ka barankarna ah in qofku wadankisa maal gashado hadu burbur xata hantida adaa leh

  • @user-ju5kq8og6s
    @user-ju5kq8og6s หลายเดือนก่อน +1

    ilaahoow nabad ka dhig

  • @ahmedibrahim5165
    @ahmedibrahim5165 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka Suudaanta la macaamilay way ka marag kaceen dadkaasi inay dad wanaagsan yihiin. Alle nabad ha uga yeelo wadankooda.

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 หลายเดือนก่อน

      Hadday wanaagsanyihiin maxay isku laynayaan

  • @abdilahiaskari-sq3cf
    @abdilahiaskari-sq3cf หลายเดือนก่อน

    Ninkaan waa wayo arag somaliyey halaga faaiideesto

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b หลายเดือนก่อน

    Sudana 5 sanadood Baan joogay.dad ka wanaagsan Adan cs.muu dhalin.❤❤❤❤❤

  • @MohamedlaayonCawaale
    @MohamedlaayonCawaale หลายเดือนก่อน +1

    Waa tusaale u yahay barnaamijkan
    Dadka maalgashada wadamada debeda

  • @Shaaciye84
    @Shaaciye84 หลายเดือนก่อน +2

    Investing in unstable political country leads to bankruptcy

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka Qurbaha hantidooda dhigta amma deegaanka ka dhigtaa haku cibro qaataan. Gaar ahaan reer Nairobi.

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤ callayhi afdallu sallatu wasalam wacala alihi wasaxbihil kiram cadada khalqihi warida nafsihi tacdiman lahu

  • @abdulahiconsulting
    @abdulahiconsulting หลายเดือนก่อน

    Port Sudan cidii warbixin uga baahan anaa jooga hadeer ee igala soo xariira.

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv หลายเดือนก่อน

    Alle haka badbaadiyo cadowga

  • @abusufianofficial9943
    @abusufianofficial9943 หลายเดือนก่อน +2

    Soomaalida tusaale ha u noqoto in la maalgashado dhul aan dhulkaaga ahayn.
    Dhaqaalo xoogle inaad dhul aanad lahayn galisaa waa khatar wayn

    • @aliisse3397
      @aliisse3397 หลายเดือนก่อน

      Halkee la maalgashtaa , ninkaan haduu wadankiisa amni ku helayo ma sudaan buu gali lahaa

  • @Mohamedibraahim-lu5uw
    @Mohamedibraahim-lu5uw หลายเดือนก่อน

    Soomalida waa geesiyaal maalkoda naftooda ku aamina
    Dal Afrikaans ah
    Oo aan dalkooda ahayn
    Base waxaan kula talinaynaa
    In ay hantidooda qaybshaan
    Si ay wax ugu bad baadaan
    Hadii dhib dhaco
    Ugu danbayn waxaan u digayaa
    Soomalida nairobi qaybiya hantidiina
    Digtoonaan dheeri sameeya

  • @hassantech510
    @hassantech510 หลายเดือนก่อน

    Badal Kheyr qabo Walal ,kenya aya sidan laga baqayaa

  • @abdihasan6674
    @abdihasan6674 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow midee reer Sudan dowlada Emirates ilaahey ha tuso waxa ey dadka Muslimka dhibta ey ugeysanaayan dalki nabada ahaa dowlada fiicneet wey burburiyeen anaga waa na lagu soo diray

  • @Salman143-hn5ec
    @Salman143-hn5ec หลายเดือนก่อน

    intaa uuu halkaa dhisayy Muu dalkiisa Ka dhisto
    Bagay kugu Dhacday niow 🎉