Galka Baarista: Doorka ajaanibta ee ururka ISIS ee ka dagaalama Soomaaliya | VOA Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 73

  • @ayaanleabdulleali9937
    @ayaanleabdulleali9937 2 หลายเดือนก่อน +22

    mashruuc waye waxan ethopia oo gaalo ah ayay kaso tagayan somalia oo muslim ah ayay jihaad uso aadayan waxas wa mashruuc ethopia wadado

    • @OsmaanKodhari
      @OsmaanKodhari 2 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 19 วันที่ผ่านมา

    Ururadaan waa mashruuc ay cadow Soomaaliyeed u wato madax ku sheega Soomaalidana dalaal bay ka yihiin. Qaybaha kala duwan ee bulshadana way eeganaysaa❤🇸🇴😭😭

  • @othmanabdalamohamedadanabd1978
    @othmanabdalamohamedadanabd1978 2 หลายเดือนก่อน +8

    Puntland doorasho iyo khiyaali bay kujirtaa halis weyn baaa ku wajahan hadii aysan wax kaqaban😢😢

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 2 หลายเดือนก่อน

      Deni isagaaba wax ka aasasay!

    • @engrcasanyo120
      @engrcasanyo120 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@beryalex1798maxaa ku ogatay

    • @SalmanOmar931
      @SalmanOmar931 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@beryalex1798 beenta iska dhaaf sxb

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 2 หลายเดือนก่อน +8

    Ethiopian ku waa mashruuca ugu wayn ee shirqoolka Somalia , imikana ma daacish bay inoo soo dhexmarayaan si ay u xalaashadaan soo galida dhulka Somalida, waar waxani waa mashruuc

    • @daudabdalahbulhan1007
      @daudabdalahbulhan1007 2 หลายเดือนก่อน

      Yaman ugu badan lagu yiri siriya ku xigta iyo maroko warkaaa dhan kuguma socdo XAGJIR xunaa tahay filin ethobiaa baa kuu shidan😂 ethobia naga awood badan hadeey noo baahantahay maalin galinkeed nagu qaadan karaan😅

  • @abdisashifarah7982
    @abdisashifarah7982 หลายเดือนก่อน +1

    Wax daacish laydhahda waa Bern waa sheeko majeerteen

  • @abdifitax12345
    @abdifitax12345 2 หลายเดือนก่อน +5

    Shabaab koonfurta iyo bartamaha ayaa furan ugu furan marka buuralayda galgala furan kle hadaykasoo wajahdo tawar uma hayaan

    • @Showkaanifx
      @Showkaanifx 2 หลายเดือนก่อน

      Alshbb kuws wy ka adgyhn coz wy isyqanan

    • @Somali-One
      @Somali-One หลายเดือนก่อน

      Waala wada tirtiriyaaa dhamaantood

  • @dargo114
    @dargo114 27 วันที่ผ่านมา

    Wax daacish layiraa oo Puntland kajira majiraan. Weli waxaa Puntland laga sugayaa hal qof oo Daacisha sawirkiisa natusa. Musaacado hub keliya ayey rabaan aduunka usheegataan Daacish ayaan kula dirireynaa.

  • @JJAbdi
    @JJAbdi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi Somalia ilaahay qabtaa maalin walba mashruuc ayaa loo keenaayaa shabaab markaan ka adkaan rabna ISIS lagu abuuray Somalia

  • @ahmedshirwac6474
    @ahmedshirwac6474 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa in lalaayaa kuligood

  • @AbdallaMaslah
    @AbdallaMaslah 2 หลายเดือนก่อน

    Asc VOA

  • @SMOJohan
    @SMOJohan 2 หลายเดือนก่อน

    Puntland waxa ku ognahay iney saas u dhameeyaan cadowga 🇸🇴✊

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa cadaw Alle Allaha Naga qabto

  • @mohamedsulub4665
    @mohamedsulub4665 2 หลายเดือนก่อน +3

    Puntland 300 oo dacish eh miyey iska qaban wayen

    • @YAQUBPRO1
      @YAQUBPRO1 2 หลายเดือนก่อน

      Waa mashroc

    • @Himilo252
      @Himilo252 2 หลายเดือนก่อน

      qayb bay kayihin nimanka

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 2 หลายเดือนก่อน

      Wll lama rabo inla dhameyo madama lacag lagu qato kuwa dowlad ku shega ayaba ka helan dhaqaala fara badan ethiopianka waxa so gudbiyo mamaulka putland o geeya meshas

  • @saidabdirahman5758
    @saidabdirahman5758 2 หลายเดือนก่อน +1

    waab ogtihiin dhibka ayleeyihiin daacish hadan waad iskaciyaareysaan wlh waxa idinka doqonsam waligeega ma arkin halista ayleedahay daacisha waad aragtaan dhibka ay ugeesteen iraq siriya iyo wadamadkale hadan waad lasocotaan sida ay usookordhayaan mankahortageesiin 😭😭😭😭😭😭😢

  • @deeqshirre4734
    @deeqshirre4734 16 วันที่ผ่านมา

    Beeenta ethipin ayaa hubkasiiyo

  • @abdifatahibrahim5399
    @abdifatahibrahim5399 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan waxa jooga garan waxa soo socdo magarto soomalidu waxey dhahdaa garab is gargaaro
    Hadda waxba ma ahan laleeyahay laakin sanadaha soosocdo meeshooda ma taagnaanayaan

  • @Somali-One
    @Somali-One หลายเดือนก่อน

    Ciidamada Maraykanku waxay ahayd iney nuclear ku garaacdo degaanada argagixisada jooga dalkeena Alshabaab

  • @som-status964
    @som-status964 2 หลายเดือนก่อน

    Wiiilasheena la qaldey waa toogasho kuwa ajanabiga ahna waa inlasiidayo
    Sababtaas Yaa sharaxikara

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 2 หลายเดือนก่อน

      Wll dadka la rabo inla dilo wa qowmiyada Somalida wa mashruc gaalda & yehuda kula heshiyen kuma maqar sarka ah wadanka waxa lala raba inla warejiyo ethiopian & bantuga. Rag Somali ah aya imika ka macashay dhaqaala badan ka sameyan.

  • @xareedproduction.7740
    @xareedproduction.7740 2 หลายเดือนก่อน

    Qatar cusub ayaa soo wajahan waa in laga hortago

  • @Dolinho598
    @Dolinho598 2 หลายเดือนก่อน

    Serbia

  • @abdirashiiddirie4635
    @abdirashiiddirie4635 2 หลายเดือนก่อน

    In Horjooge guud ee Daacish loo qorshaynayo Cabdiqaadir Muumin waa arrin halis weyn ku ah Soomaaliya iyo Degaannada Puntland. Waxaa muuqata Puntland in ay dhayalsanayso khatartaas! Waa nasiibdarro.

    • @cabdiqaniaadem3661
      @cabdiqaniaadem3661 2 หลายเดือนก่อน

      Cabdiqaadir muumin Ms garanayo fikirna kama haysto sideebu halis u noqon karaa ma wof saamayn leh baa wll waa qofma xageese joogaa waaba jab kalee

    • @abdirashiiddirie4635
      @abdirashiiddirie4635 2 หลายเดือนก่อน

      @@cabdiqaniaadem3661 waa amiirka Guud Daacishta Soomaaliya ee ka hawlgasha Buuralayda Gobolka Bari. In Horjeege guud ee Daacish laga dhigo waa halis keenaysa in ay awoodooda Soomaaliya u soo wareejiyaan, qulqul ku yimaadaan tiradooduna badato.

    • @cabdiqaniaadem3661
      @cabdiqaniaadem3661 2 หลายเดือนก่อน

      Allow sahal amuuraha daacish aaa ​😢@@abdirashiiddirie4635

  • @ogaanshochannel4255
    @ogaanshochannel4255 หลายเดือนก่อน

    Wixi la rabo miyaa la ii sheegaa ujeedka waa in somalida cabsi lagu ridaa si ee dalkooda uga cararaan voa waa jaajuus mareykan nacalad haku dhacdee car waa kanaa ninkaan ilmahiisa ha geeyo jubooyinka

  • @ahmedcade1534
    @ahmedcade1534 2 หลายเดือนก่อน

    Waa 2 abeeso iscuna

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 หลายเดือนก่อน

    GALKA BAARISTU MA HEY AD SHISHEEYAHA U SHAQEYSAA MARKEY NAGA DHAADHICINEYSO INEY ITOOBIYA LA DAGAALANTO DALKEEDANA AY KA ILAALISO LAAKIIN ANAGU WAAN OGNAHAY IN SHABAABKU YAHAY URUR AY SOOMAALIYA KU BEEREEN IYOOBIYA IYO QUWADO KA SII WAAWEYN LOOGUNA TALA GALEY IN AAN SOOMAALIYA AYSAN KA DHALAN DOWLAD AWOODLEH WAANA TAN HADA CABSIDA GELISEY ITOOBIYA

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 2 หลายเดือนก่อน

    Dawladii Puntland waxay ku jirtaa election iyo niiko iyadoo khatar amni xumo dul hogoneeyso oo nabadii iyo xasiloonidii muda dheer reer Puntland ku naaloonayeen khatar ku jirto waa sidaas marka nin bariis gadi jiray hogaamiye laga dhigo

  • @et9055
    @et9055 2 หลายเดือนก่อน

    Waresigane family diyano sodhodhobene bu u eegyahaye

  • @cabdirisaqmaxamed2445
    @cabdirisaqmaxamed2445 หลายเดือนก่อน +1

    Daacish halisteeda ayey wadataa hadey degaamo qabsadaan waa khalaas l

  • @EngAbdalla4009
    @EngAbdalla4009 2 หลายเดือนก่อน

    Waxan la yaabanay putland waxa cirbadda suuxiska ku dhiftay 400 illii 800 oo nin oo badan koodu ajaanim aan dhulka aqoon yihiin oo hoog iyo halaag ka shaqaynaya maxay ka suganayaan may hareerayn ku sameeyaan intaysan ku badan oo soo af jaraan.
    Aaway xooggii laascaano lagu dagaalamayay mase maba fahan sana wax ay yihiin oo dabka ayaan wali gaarin
    Abeeso aad yaraanta ku dili karto inaad koriso waa qalad

  • @Ahmedhabiyow
    @Ahmedhabiyow 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk❤

  • @Madadalo1
    @Madadalo1 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxa ahay babureyda gobolada dhaxe kashaqeya ilaa boosaso Waxa waxa indhaheyga saray tiro shabab oo kabxday deegan kuyal bariga ceelbur ilayirahdo jacar waa galgaduud waxa watay nin layirahado cisman shine oo kumagac dheer "oowkey"waxe kadagen isla gobolka bari waa ninka shababka watay waxe ahed bilowgi 2023 inta dagalada ey socdon taas ana marqati ka ah waxa ka hormaray gaari siday qudar

    • @abdirashiiddirie4635
      @abdirashiiddirie4635 2 หลายเดือนก่อน

      Sidee ku cadeynaysaa in raggaasi Ceelbuur ka baxeen ilaa Bari na aad xogtooda hubtid? Ma la wadaagtay Laamaha amniga Gobolka Bari?

    • @SeeygaadeSaayaadde
      @SeeygaadeSaayaadde 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 maskiinka in lagu quracdo maa​rabta😅@@abdirashiiddirie4635

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 2 หลายเดือนก่อน

    Im kingis ethopiya inow mani ifir mashin taroros somali canood hasan bar barawi umul madalis robow somali hi mais khakin iskulis madarasi dugsi etholpiya hi is sirdoonis ethopiya his halpin alshabab malawis sanbawis sodan kanya wan you bifoor you down kontarolis sakurati haba meel ayey sal dhig ka dhig taan haba maamul ayey xaflado muuse cagjar gareen hi now

  • @Joseph_abukar
    @Joseph_abukar 2 หลายเดือนก่อน

    Kumabaanka Kristen ka gaalada Uganda Ethiopia burundeyska kenya iyo reergalbeedka looma jeedo

    • @Somali.National.Movement
      @Somali.National.Movement 2 หลายเดือนก่อน

      Waxa kuugu Soo diray waa ayaga Sidee bay ula dagaalamaan

    • @Joseph_abukar
      @Joseph_abukar 2 หลายเดือนก่อน

      @@Somali.National.Movement hadey iyaga soo direen naf iyo maal Uma hureen si ay ugu taqalusaan Aqii Qaabka liita ee aad ufakireysid aan Layaabee

    • @Somali.National.Movement
      @Somali.National.Movement 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Joseph_abukarAdiga Siyaasad iyo dagaal baa Iska Kaa khasan ma ogtahay hadii Gaal larabo waxaa sitoos loo weerar karaa itoobiyaanka iyo nasaarada dariska Nala ah oo cadawga koowaad ee umadda ah maxaa hadda shacib ah oo Muslim oo hub haysaan maxay ugu laayeen liido ayadoo la ogyahay muslimka haduu faasaq yahay xitaa inuu dilkiisa banaaneyn

    • @Somali.National.Movement
      @Somali.National.Movement 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Joseph_abukarDagaalkaan haduu yahay maxaa xalane loogaliwaayay oo looqabsa waayay waa meesha wax walibo umaddaan lagu dhibaateeyo Laga Soo abaabulo waa meel Basaasinnta caalamka ku kulmaan waa meel munkarka dhamaantii Laga keeno waa meel xarun u ah jawaasiista israaiil Marka maxaa loo arki la'yahay ✍️🚷

    • @Joseph_abukar
      @Joseph_abukar 2 หลายเดือนก่อน

      @@Somali.National.Movement duqeymaha drone ee mareykan kafuliyo gobolada 90% dadka Rayidka ayuu qasaraha soo gaaraa waana laqariyaa Atmis waxey dilaan Rayid ah waalaqariya waxaa ugu danbeysay Ugandeyska 3 qof gowraceen

  • @Johnniedallas214
    @Johnniedallas214 2 หลายเดือนก่อน

    SHACABKA PUTLAND JOGA ISKA QABTA QORYAHA QAATA O MADAXA KA TOGTA DADKA IDINKA LA IDINSO DIRAY ETHIOPIANKA WAXAY U IMADEN INAY IDIN GOWRACAAN FADLAN KA KACA MESHA LACAG AYAY KUSO QATEN KUWA IMIKA JOGA MAMULKA SICID DENI DHAQALE BADAN AYU KA SAMEYA ISAGA & AZXAPTEDA. OROMADA, HABASHIDA, AJANIBTA BANTUGA & ARABTA JOGAN PUTLAND ISKA SAFEEYA.

  • @xarafmaal1242
    @xarafmaal1242 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂

  • @NAAJIMEDIANETWORK
    @NAAJIMEDIANETWORK 2 หลายเดือนก่อน

    Somalo war lee malinwalba ajaanib ayaa dalka kuso qulqulayo dhanka itobiya dadkas cod kontoroleyso malaha yahuud ayaa fangareyneyso kufaartaa magaca diinta ku dagalaya ee dadkena ku xasuqayo balse an laheyn dowlad mamusho dalla

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 2 หลายเดือนก่อน

      Wll rag Somali ah aya la shaqeya yehuda o dhaqale ka sameya ajanibta waxa so gudbiya wa ciidanka putland wayna ogyihin ula jeda ugu so qulqulayan waxushta aidsopinka iyo bantuga wadankoda gaalada u badan inla xazuuqo shacabka Somaliyed ayay kuligod kuso heshiyen fadlan hadad ka so jedid la wadag shacabka inay ka hortagan intayzan awoododa si badan dacish waxa sameyay yehuda wayna gowracan dadka raga mamula wa yehudi nimanki lagu qabtay Libya dacish fake Arab name ayay siten lkn dhamntod yehudi ayay ahayen. Syria, Libya & Iraq dawo siday u galen shacabka SUNNIDA AH unbay dilayen.

    • @samehachannel7443
      @samehachannel7443 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Johnniedallas214
      Adiga gaal baba tahay maxaa kaa galay maseerka umadeena io puntland
      Gaalada hawiye loogama baahna puntland ader

  • @XoogagaJamhuuriga
    @XoogagaJamhuuriga 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂

  • @mohamudissa7364
    @mohamudissa7364 2 หลายเดือนก่อน

    Been badana , hadi ay 500 yihiin ma atleast xatta tuulo qabsadaan ? Waxa wa fake News..

  • @nimanmowlid6309
    @nimanmowlid6309 หลายเดือนก่อน

    wataan waliba baburka saray gabay 29 8 2024 by Niman Mowlid Osman
    bari tilmaamaheega
    halkan barigan yaraa
    intaan mid ugu baqolay
    waliba marta midig aanka siyey
    wuxuu baahi uqaabay
    iyadoo lays boqraayo
    ilayn birtaydaa aday udhalatee
    goaankii aan baabah kayeelay
    baqool hore aan hilaad
    bilnaanta wuxu filayaye
    aan waliba baaburka saray
    taarikhda bogaasi bilaysay
    aana kaliday u baadhay
    bartaan rabay humanka saray
    wixii marka aad bilaysay
    albaabada looda bamsiyey
    wataan boqoolkun ogeed
    intaan buurti ka beeray
    waliba kuwii aan baqooshay
    anigoo qosolku batulaya
    intaan bilaglay diyaarad
    waliba baashalku raacay
    hadana sugaantan bilayey
    anigaa boqol doocku laaya
    sumadu waa bartayda
    baritana waga baryaya
    waliba boqolaal kun o habeen
    oon wali soo bildhamin
    ayaa iguana baryaaya
    ballaysinka gabayga
    bartaan bari socodku marayey
    camuud bodhlayka qaaday
    baalaysimay badhisteeda
    boodhkii bariga ku yalay
    afkii lagu bahdilayey
    wataan fiidkii yutuub
    gabay ula badhedhay
    barito baqoolisteedu
    adigay baaga ahatay
    sidaan baabur u saaray
    siduu baaga u ahaaday
    wali boqortkii aqoontu
    nabadbuu bilkeedinaya
    wana toban bari wareeg
    intaan bayjkiisa raacay
    anigoo uurka uga buuqa
    bahduu yahay sii nacaya
    waakii garaafkuba bartuseeyey.
    boqolaalkun oo bari
    oon waagoodu bilig odhan
    ayaa walibaa qiyo
    sugaanta ka baaqan maayo
    socdaalna ka baaqan maayo.

  • @OdowaYare
    @OdowaYare 2 หลายเดือนก่อน

    Llll