Markii aabe dhintay ayay gurigii ka saaren wacal inu yahayna u shegen

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 981

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 2 ปีที่แล้ว +45

    C/casiis waa iga codsi wll wiilka akoon fur lacag loogu aruuriyo.. like 👍 ku dhufto comment si uu arko c.casii

  • @farhiohassan1072
    @farhiohassan1072 2 ปีที่แล้ว +32

    Masha allah maamo wiil yar oo geesi ah baad tahay never give up anagaa walid kuu ah somali wey is jeceshahay weyna ku garab istaagi doonaan insha allah

  • @amataallah2026
    @amataallah2026 2 ปีที่แล้ว +17

    😭😭 illahayow wiilkas ka dhig mid ka mid ah dadka ugu karaamada badan aduunyadan iyo akhirabo walalkay hada u jeedid hadalkayga waxba qabiil ha ku falin hagaaji xiriirka adiga iyo alle dikriga afkaaga yu ka qalalin maalikta hareeraga soconaysa oo ku ilaalinaysa alle xus markasta xawqalada saliga nabiga csw iyo dhaman dikriga kalo dhan

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 2 ปีที่แล้ว +40

    Qisadii ugu xanuunka badnayd inta uu jiro barnaamijka Ilintir!! Allah waxaan ka baryaayaa inuu hooyadiis usoo jeediyo hadiiba ay nooshahay insha Allah

    • @mulkiali-yk9ew
      @mulkiali-yk9ew ปีที่แล้ว

      Hooyoy saabar danbiga adi malihid wa imtixan qalbiga ha iska dilin gabar ku jeclato Rabi ha ku sahlo guurso ada qabil noqodontit gabdhahena madow sanwen iyo gaal cad we raacan qabilkoda ragas lamayaqano adiga soomali aya tahay e dhaqso gabar guurso wa iga talo kuwi ku ceriyey ade ku so bahandona e adkeyso o samar

  • @امنجود-ر3ت
    @امنجود-ر3ت 2 ปีที่แล้ว +41

    Wallaahi waan ooyey illaahay ha saacido dhibka ku heysto waad ka baxaysaa umada muslimiinta aabo iyo hooyo ha kaaga dhigo niyadaada dhiso hortaada u soco shaqadaada qabso mustaqbalna waad la haanaysaa insha allaah qof muslin ayaa tahay

    • @laylaahmed6212
      @laylaahmed6212 2 ปีที่แล้ว +1

      Ilaaheey kuuma baahsho baniaadam

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 2 ปีที่แล้ว +115

    Ax wll qalbiga adkeyso walaahi hadalkaag markaan dhagaystay waxa isoo baxday inaad tahay nin geesi ah oo fariid ah oo waliba cod kar ah oo caqligiisu ka wayn yahay da'diisa wll aduunyo waa imtixaan ee adkeyso wax dembi ah oo aad samaysay ma jirto hooyadaana ilaahay ha u dembi dhaafo iska cafi 3 qodob baan talo kusoo jeedin
    1. Somalida South Africa ilaahay ka baqa oo inanka soo dhaweeya oo qadhaanka ku dara.. si ilaahay idinku naxariisto.
    2. soomaali meel ay joogtaba wiilka aynu lacag u aruurino
    3. Somalida qurbaha joogta gaar ahaan jaaliyada maraykanka caawiya wllkeen oo wadankaa geeya si uu nolol u helo

    • @maryanmohamed7400
      @maryanmohamed7400 2 ปีที่แล้ว +7

      Ax Ax Ax, walahi qalbiga i xannuunay. M. Amin allaha ku xafido hooyo mcne. Wiilkeyga ayaad lamagac tahay. Allaha ku xifdiyo ♥️♥️♥️

    • @hodankhalif4601
      @hodankhalif4601 2 ปีที่แล้ว +2

      Alluhu usahala waalidkiise

    • @siteysiraji4834
      @siteysiraji4834 2 ปีที่แล้ว +3

      Ascwrwb Illahow u sahale mamadisa yaa rabbi yaa allaha ayaa allaha

    • @muslimaabiikarcali8333
      @muslimaabiikarcali8333 2 ปีที่แล้ว +2

      inshaa. ALaah waadheLeey yaa rabi usahaL

    • @duniaabdimajid90
      @duniaabdimajid90 2 ปีที่แล้ว +7

      Walal lcg Uma bahno eee duco u bahanyahay iyo ino familygisii helo

  • @kahinhassan4543
    @kahinhassan4543 2 ปีที่แล้ว +43

    Ilaahay waxan kabaryayaa in wiilkaas murugada haysata in ilaahay kasaaro waalidkiisiina helo soomaalida inta badan way wanaagsanyihiin dadka wanwanaagsan ee muslinka ah waxan ka codsanayaa inay wiilkaas gurugada la qaybsadaan caawiyaana
    Ilaahay baan kabaryaynaa murugada farxad
    In uu ugu badalo reer kismaayana waxan ka codsanayaa in ay arintaas raad raac kusameeyaan hooyada wiilkaas dhashay iyo haduu jiro aabe is og in arinkaas jiro labadaba
    Waxan ku booriyayaa in aan ilaahay aakhiriyo
    Aduunka idinku khashifin ilmahaas jidhkiina
    Ilaahay kabeeray in aad raadisaan oo aad warwarkaas aad idinku badeen ilaahay aad usoo noqotaan oo aad wiilkaas xidhiidhisaan
    Ilaahow kuhadee waalidiintaas wadada toosan

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 2 ปีที่แล้ว +37

    Iska samar diinta baro inshallah dadka soomaaliyeed ee culumad u sheego dhibatad oo madasajidka ku xiran

    • @abdirashidibrahim766
      @abdirashidibrahim766 2 ปีที่แล้ว

      Sxb adunyadan sidedaba waa imtaxan ninba si ayuu u imtaxanan yahay axl kol hadad gartay 20jir bir ka adag niyada gasho in aad nin soomali tahay baryada ilaahay badi sxb dad badan oo sidaada oo kale ayaa badan iskuday xafidul quraan in aad noqoto adunyadu waa ayaamo diyaari sheekhnimo waa kuu soo ducaynayaa

    • @fadumabihi6199
      @fadumabihi6199 2 ปีที่แล้ว +1

      Ilahay waxa garag hasiiyo Aamiin yaarabi

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 ปีที่แล้ว +38

    No body is better than another. Allah is one 🙏

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 2 ปีที่แล้ว +1

      Codsi ayaan udirayaa illaahay dartii hooyadii khalad aadmar gashay waxwayn Maaha eemasiibo waaturista ilmahaa gii qaladka aadgashay ookalena meelkasta ayuukadhacaa
      Markaa walaalo hadaad maanta nooshahay ilmahaagii sooraadi
      Waxalaga yaabaa inaad idiguba meel adkaraadisid wayday
      Waxalaga yaabaa inaad caruur ahayd oo cabsi kuhaysay
      Laakiin maanta cidna hakacabsoon
      Kukuqaba kukuladhashay iyo kukudhalayba
      Waa inaad runta indhaha kagadhufato
      Horta kasootag cidkasta oodlajoogto abdi caziis real lasoo xidhiidh in sha Allah

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 2 ปีที่แล้ว

      Wacal ma aha ee waa qof meel laga helay waa wacal lama dhihi karo.

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 2 ปีที่แล้ว +1

      Subaxanalaah Allahu Akabar allha yoow wilkasi u sahalo Hoyadiisa ama Abahiis aabe iyo hoyo baa dhalay ee allha sahalo Amuuraha allha qeerka wafajiyo wilkani waa guulesanayaa inshaa allha

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 ปีที่แล้ว

      @@markcaa2942 waxaa laga yabaaa in ay caruur ahayd marka hooyada khaladka malaha ee raga wax walba iska fuulaa khaladka lahaa laakiin waalidkiisiii hada uu raadin karo waa hooyada oo qudha

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 ปีที่แล้ว

      @@fadumahasan1080 hadii at ahayd gabadh yar oo la kufsaday bal ka warama oo ay ahayd cunug yar oo aad u yar?

  • @AliHassan-ty6gt
    @AliHassan-ty6gt 2 ปีที่แล้ว +16

    Ani wiilkas hal talo ayaan siin lahaa oo qalbigeyga ka soo go'day, sxb Somali ka dhex bax,qof ajnabi iska guurso,mar danbena ha sheegan,waayo weey ku ciileen. Dadka ajaanibta saa isuma fuquuqdo, Somalida waa ree miyi oo caqli badan aan leheen, dunidana ka haray mar hore.

    • @fowziasheekh9743
      @fowziasheekh9743 2 ปีที่แล้ว +1

      Taladado ma xuma ee waa sual meelkasto tago hor taala lana waaydiin doono malaha waxa ka fiican in aan inagu famili u nooqono dadka kalaba waay isu noqdaan soomalidun baa dadka dhibta ku faqooqda

    • @Mukhtaar2004
      @Mukhtaar2004 2 ปีที่แล้ว

      Somali wa cunsuriyiin Wlhi waa jaahilnimo yaaqey wiil aan dhibaato gaysan aya saan loola dhaqmaa aaway islanimadii aaway naxariis tii bili’aadanimo Qalbiga i huray

  • @haweyoahmed2168
    @haweyoahmed2168 2 ปีที่แล้ว +3

    Habo alle hakuusahlo hooyo macaan iyo abtiyaal iyo Musliminta dhamaan hoyo iyo aabe alle hakaaga dhigo aamiin

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahi wan lamurugoday wan oyay wlahi wxan cdsanaya inow ilaso xriiro si an usiiyo talo iyo tusalo walalkey wa jiro dad somaliya o wanagsan manta kadib isku qabil nhay mid kale 20 jir wacal manaqdo o dadka umabhnid ayaga ku bahan gar isku filnasho o kaamaran dadkale inshallah wad gulesan donta e badi allah bari inbadan Love ❤ you so much my brother ♥ very very much fadlan ila so xriir

  • @faizasaid5745
    @faizasaid5745 2 ปีที่แล้ว +7

    Samir hana ujabin facaaga adkaysi yeelo dadaal badan samee Allahna talo saaro isku dhiib Allah wax kaa halaabayo maleh, maanta labadii ku dhashay ayuu dambi ku socdaa Adigu qalad malihid kor iyo hoosba , Inshallah waad liibaani doontaa family quruxbadan baad yeelin doontaa Xaas wanagsan Wiilal iyo Gabdhaba iyagaa kuu noqon doona One world .

  • @habibamohamoud2734
    @habibamohamoud2734 2 ปีที่แล้ว +15

    Waa kaxunahay Waa kugarab taaganahay Waxaa kuu ahay eedo Iyo Habaryar haniyad jabin Rag Ayaan tahay Hadaa xoolo hesho soomaali magac kale marabaan dadaal caafimaad ku waar masjidkana ubadnaaw

  • @khadraadan5027
    @khadraadan5027 2 ปีที่แล้ว +18

    Walal ameen aad ban uga xumahay dhibka ku haysto Insha Allah waad ka bixi doonra wiill somaliyeed ayad tahay mana ceebaysnid . Horay u soco guul ayan ku rajeeynayah 👍👍

    • @umuhamdi6672
      @umuhamdi6672 2 ปีที่แล้ว +2

      Asc walaalkey walaahi waan ooyeey walaahi aad Ayaan uga xumaadey aboowe anigaa Hooyo Iyo aabe Iyo walaalba u noqon doonee nambarkiisa ma Isoo diri kartaa ineen ka helaa

    • @suadfarah5701
      @suadfarah5701 2 ปีที่แล้ว +1

      Ninraga iska dhig dhexda xiroshaqayso. Lacag markaad hesho guurso gabar muslin ah, oo aan soomaali ahayn. Uma baah nid Soomaali. allah baad u baahantahay.

  • @sahradiriye7241
    @sahradiriye7241 2 ปีที่แล้ว +1

    Xa beerka ixanunay wlhi ilaahay umad abe iyo hooyo hakaga dhiigo caku ciil badaan

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 2 ปีที่แล้ว +16

    Ina lilahi wa ina ileyhi rajicuun. Ilaahayoow wiilkan u gargaar. Oo sharta ka ilaali. Qalbiga u adkee. Walaahi waa ka naxay. Walaal ha ooynin. Allah kuma dayacayo insha allah

    • @maryammohamed1788
      @maryammohamed1788 2 ปีที่แล้ว +3

      Muminka Aduunka lagu
      Dhibaa
      Nabigeena
      Calehi
      Saatuwasalaam

  • @nadiifosalaad1763
    @nadiifosalaad1763 2 ปีที่แล้ว

    Qalbigaaga qeer ushiig waad heli reer aabe iyo hooyo insha Allah

  • @khadrashuuriye182
    @khadrashuuriye182 2 ปีที่แล้ว +9

    Walaahi Waan kaxumahay anagaa kuladhalanay
    Somaliyeey lacag haloo aruuriyo wadan yurubanah halageeyo
    Wiilkan aan caawino muslinimo

  • @nimoali601
    @nimoali601 2 ปีที่แล้ว +30

    Subhanallah Samir walalo ❤️

  • @adooontiallaaaaah668
    @adooontiallaaaaah668 2 ปีที่แล้ว +16

    Allaah caawin dagdaga hakaaga timaaddo insha Allaah iska samir usheer gareeya

  • @ubahabdi2279
    @ubahabdi2279 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax ax walaahi hooyo MACAAN WAXAAN ahay hooyo soomaliyeed WAXAA itaabtay qalbijabka kuhasta illahay BAAN KAAGA baryaa......gadaalsamidii Nabi...yuuuuuusuf csw

  • @ruqiyaabdisalam4731
    @ruqiyaabdisalam4731 2 ปีที่แล้ว +4

    Illaahey Faraj kheyrqaba ha kuu furo gabadho muslimad ah oo kheyr qabta baad heleysaa inshaallah habo soomaali guurlkooda waxba ha Ku falin qurun kooda qabyaalad ooda

    • @amaldiriye7606
      @amaldiriye7606 2 ปีที่แล้ว

      Ilaahay hakuu gargaaro insha alaah walaahi waa wiil wanaagsan

    • @iftinxussien6347
      @iftinxussien6347 2 ปีที่แล้ว

      Somali waa dadkiisa__yaan laga waalin__
      Horta Somalidu labaatan Aabe iyo kabadan ayeey sinji dhowr Ku jireen balse Ilmo wiilkaan oo kalana waa jiraan___kolba magaalo kale ayaay tagaan qabiil kale sheego. Wiilkaan qabiilkasta waa sheegan karaa Siiba qabiilka ninkiin soo goriyay.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 ปีที่แล้ว +2

    Jizaaka Allah kheyr walaalkey Abdiaziz Really. Love you brother ❤ for the sake of Allah. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸❤

  • @hawaluul1649
    @hawaluul1649 2 ปีที่แล้ว +13

    Allaha usahlo Ehelkiisa wiilkan wan la oo yey Waa Arin xanuun badan yarabii Allow usahal reerkoda

  • @nadaomar3168
    @nadaomar3168 2 ปีที่แล้ว +2

    Alla ilaahayoow u gargaar hadii aan awoodi lahaa oo lacg hysan lahaa anaa hooyo walaal zxp iyo reer ba kuu noqon lahaa wlhi waxad galabsaty ma leh mana istaahisho ina sidan u baa.bado cidina kaagama hybeysteen..dadkan wacalka kuugu haya cimriga aduunkuba 70 ama 60 sano ...marka samir samir aboowe ilaahy faraj hakuu furo 😢 😭 😭 ya rabii

  • @gobaad1275
    @gobaad1275 2 ปีที่แล้ว +10

    Wiilka denbi ma laha, hooyaduna Ninkii dhalay baa ku dafiray markaa xal kale may hayn, Soomaaliduna waa cunsiri oo niyad jab bay ku dilayaan wiilkaa miskiinka ah.
    Ilaahay ha u soo dhaweeeyo dadkii dhalay aan u ducayno. Baafinta ayaan ka rajo sugaynaa in shaa Allaah.
    Haddii la helo Alxamdulillaah.
    Haddii la waayo talo keena wiilka aan u talinee.

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa runtaa abaayo

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 2 ปีที่แล้ว

      Gobaad cudur dar ma haysato tas dad korsada aya jira ayago dhikas ku dhacay

  • @hoodanismacil6393
    @hoodanismacil6393 2 ปีที่แล้ว +2

    😥😥wlhi waan ooyey hooyinka ilmahooda tuuraya ilaahay ha ka baqaan ilmahooda dhibka gaadhaya ha ka fikiraan 😭😭😭😭😭😭

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 2 ปีที่แล้ว +8

    Rabbi ha kuu sahlo reerkaada..yaa ALLAAH
    Walaalkaan waxaan leeyahay Rabbi ku xirnaaw
    ALLAAH ayaa kugu filan..
    Walaal u tag jaaliyada muslimiinta ee la joogto..

  • @mulkicadey8472
    @mulkicadey8472 2 ปีที่แล้ว +1

    Xasidsanaa kuwaas allaah qalbiga hakuuqaboojiyo wll

  • @mahadmohamud9953
    @mahadmohamud9953 2 ปีที่แล้ว +20

    Somaliyeed ilaahay kabaqa waxaan aad dadka masaakinta ah kusamaynaysan joojiya faquuqa isla waynanka qabyaalada aflagaadad wacel baa tahay si qayaxan looleeyahay niyadjabka dhalinta lagu sameeynayo war kajooga

  • @fadumaibrahim8875
    @fadumaibrahim8875 2 ปีที่แล้ว +3

    Allahayow nooxifdi gabdhaha somaliyed wax rag ah oo ka xanunsaday dhibatada muxamed aamiin markey gabdhuhu garen 100 wilashu wexey noqden labo muxamed iinsha allaah waxad yelandontaa hooyooyin badan oo muxsiniin ah iinsha allaah

  • @rahmocasayr4587
    @rahmocasayr4587 2 ปีที่แล้ว +6

    Allah hakuu sakhiro reerkaada wllo somalidana waxaan leeyahay Illahey kabaqo wiilka yarkaa soo dhaweey yaa subaxaanallah war uduunkana waa laba bariyo kafaaidaysta
    Mohamed Amiiin iska sabir wll waad helaysaa familykaada inshaAllah guulayso wllo

  • @munajamaal9899
    @munajamaal9899 ปีที่แล้ว

    Wll saliga nabiga iyo istiqfaarka badso ilaahay ha kuu sakhiro hooyadaa

  • @Fayeey920
    @Fayeey920 2 ปีที่แล้ว +8

    Waan la ooyey oo la murugoodey wiilkaan 😭. Danbi uusan lahayn ayuu dhibkiisii haystaa. Allahayow u sahal inuu dadkiisii helo. Waa ka xumahay dhibka ku heysta.

  • @fosiyahaji5792
    @fosiyahaji5792 2 ปีที่แล้ว

    Sunaxaallaah Sunaxaallaah ale ha ku garagaara abdicaziz khayr waan ku salaamaya huuno qaali ale ha ku xafido

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 2 ปีที่แล้ว +5

    Wiilka yar ha iska samar aduunka waa imtixaan adigan xaladka malahid Allah ayaa kuu qoray iska samar waxaad guur sata gabar ajanabi ah oo muslim ayadaan ku dhaheyn yaa tahay inshallah

    • @Aziiza_A
      @Aziiza_A 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa sax walahi waan kula qaba ajnabi muslim ah guurso insha Allah
      Magacana Max’ed ku darso Cabdullahi oo ah adoonkii ilaahey. Sabar walal

  • @cudoonali865
    @cudoonali865 2 ปีที่แล้ว +16

    😭😭😭😭😭Alle kabaqaa dumaroow idinkaa dhalay caruurtee ubadka aabahood sheega xataa kudhashoo Bela meher !!!Balaayo haydin guratee isku qabsada bahalkaa.

    • @zeynabmohamed9813
      @zeynabmohamed9813 2 ปีที่แล้ว +2

      Walal dumar ka waa lagu kalifay inay sidas sameeyaan, mida kale hooyada xitaa haday haysato oo korsato markasta waa wecel bay leeyihiin.

    • @cudoonali865
      @cudoonali865 2 ปีที่แล้ว +1

      @@zeynabmohamed9813 waa saax. Laakiin ilmaha yar waa bila danbi ! Maxuu galabsaday inuu cadaabtaas maro

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 2 ปีที่แล้ว +36

    Oh sorry wllhi wan ilmeyey Alla xanuun badanaa abowe Wan kula dareemayaa xanuunka waxba ha is calool xumeyn garabkada nahay wad ka baxeysaa nolol wacan ku rajeynaa insha Allah's 😭😭

    • @Ducooyinka
      @Ducooyinka 2 ปีที่แล้ว +10

      Waxaan kula talin lahaa
      inuu diinta barto masaajidada
      Ku xirnaado diintu waa wahel
      Waa sharftaa qofka barta
      aduun iyo aakhiro dhibtaa
      oo dhan mamareen hadii
      uu diinta sifiican u barto
      Diinta kaal mayso

    • @servicekiny292
      @servicekiny292 2 ปีที่แล้ว +2

      Waxaan kulatalinlahaa in uu raaco tabliiqa uuna waheshto diinta side Sheeq CALI JABUTI

  • @jabriilahmed6921
    @jabriilahmed6921 2 ปีที่แล้ว

    Intii aan daawanayay illin tir waa tii ugu murugada badneyd wllhi waan laxanuun sanayaa alle waxaan kabar yayaa in uu illin tiisa uu far xad ugu badalo insha allah caawiya somali weyn

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 2 ปีที่แล้ว +7

    Walalo qali ilaahy haku cawiyo 😭😭😭😭walhi waan loyay yaa rabi cawi 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 2 ปีที่แล้ว

    Xasbiyalaah wa nimo wakiil alle qalbiga hakuu adkeeyo hooyadana hakuu soo dhaweeyo

  • @maryamamatan3219
    @maryamamatan3219 2 ปีที่แล้ว +16

    Dadka qaar ma walan yihiin horta dadka inay hadal xun ku dhahan maxay ka helaan subxanallah ilahay ha u gargaaro wiilkan

    • @amaldiriye7606
      @amaldiriye7606 2 ปีที่แล้ว +1

      Xaax Sorry eedo alaha kuu sahlo Hooyadaa macaan ilahay baan kuu baryayaa

  • @Halkaynoomaraysay
    @Halkaynoomaraysay 2 ปีที่แล้ว +1

    Qalbiga Allah SWTC hakuu adkeeyo. Somali Muslinimo afka ka tahay. Naxariss wanaag Iyo dadnimo midna maleh.

  • @sahraomar6872
    @sahraomar6872 2 ปีที่แล้ว +14

    Ilahayoow hadaa somali
    Nahay maxaa naga qaldan dulmiga ilahay la oga jooga aaax aax somaliyeey qalbiga lama dhawaco wiilkan maxuu haleyey isagaa walikiis danbi ka galeen dadkii so koriyeyna qaar ka mid ah saas u galeeen dalkeena cuqubada haysata waa tan oo kale 😭😭😭😭😭😭

    • @xalimomursal65
      @xalimomursal65 2 ปีที่แล้ว

      Haddi aa tahay wiil somaliyeed cid Aa baryeeyso ma jirto somaali oo dhan aa la dhalatay ee is daji wax kaa ba aayo ma ji

  • @habibamohamoud2734
    @habibamohamoud2734 2 ปีที่แล้ว

    C caziiz Mahadsanid

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 2 ปีที่แล้ว +5

    Illaahey ha uu so sahlo waalidkisa inshaallah aad aya oga xanuunsaday dadkena Soomaliyedow halkani waa adunyo lajoogi mayo weliged aqira no dambeyso.
    Hoyoo iyo aabe iyo umada baniaadamka ah ee hadane muslimka ah ina ilmo aan dambi laheyn duusha kasartan hadane aad iqaab ugu dartan ma mudneyn ee ale oga cabsada.
    Cabdicasis adigane illaah ajar iyo xasanaad haka siyo .
    Mahadsanid.

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 2 ปีที่แล้ว

      Cabdi Casiis walaal please set up a donation line if he becames financially stable iam sure many people will ignore about who he is
      I hope in sha Allah that mother comes forward if she still alive
      To the brother when you get to other country don't say anything like wecel because our poeple are ignorant and narrow minded say like you were stolen from somewhere and the that kidnapped you ask you leave
      Iam sorry it is a heart break to hear your story

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 ปีที่แล้ว

    Alaaaaah haku sahlo ciida hooya iyo aabe Mami inshalaaaah niyada qeer u sheeg Mami xafidullaaahi

  • @amuu8286
    @amuu8286 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah, will geesi ah. Waxaad ugaataa in Alle uu ku jecelahay wax danbe aadan gelin aa sabar jid baa Alle ku siin habo.😭😭😭

  • @suhaylahhaji4016
    @suhaylahhaji4016 2 ปีที่แล้ว +1

    Adkeeyso dhibka intiisa badan waa soo gudubtay inta dhimana Allah kuu dhamestiro . Samir waad farxidoontaa Insha Allah.

  • @edebsanhassan2465
    @edebsanhassan2465 2 ปีที่แล้ว +4

    Wllo wiilka inta lacag lo uruuriyo ha lo diiro Yurub si u ugu noolaado faququ kaa aan ,😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @barashadahigaaddaiyotajwiidka
    @barashadahigaaddaiyotajwiidka ปีที่แล้ว

    Laaxawla walaa quwwata illaa billaah.
    Waa sheekadii iigu xanuunbadnayd an halkaan ka dhagaysto.😢😢😢😢😢😢😢

  • @ubahali2846
    @ubahali2846 2 ปีที่แล้ว +3

    Assalaama calykum C/caziizoow ilaahay waxaan kaaga baryey aakhiro iyo adduunba inuu wanaag kugu abaal mariyo, arimahaasna ilaahay kuugu fududeeyo si arin loo fududeeyo sidii ugu wanaagsanayd, aakhirona allaha weyn waxaan kaaga baryayaa inaad noqoto kuwa ku gala jannada alle xisaab la’aan lagu casuumo oo la tusiyo wajiga allaha weyn ee cadamada u saaxiib kaa. waxaad maalin walba ka farxisaa oo aad ilin tirtaa adigoo alle la kaashanaaya ummad farabadan , ilaahay dartii wixii loo qabto waa miro dhalaan, waan idin la oynaye ducadeena allaha idiin aqbalo.

  • @asioabdirisak4557
    @asioabdirisak4557 2 ปีที่แล้ว +1

    Allow qalbiga kuu qabooji si sahala hakusiiyo dadkaaga amiin

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 2 ปีที่แล้ว +6

    Waa ka xumahay. Allaha u sahlo ehelkiisa. Hooyooyinka tuuraya ilma ay dhaleen Allaha soo hadeeyo.

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 2 ปีที่แล้ว

    Illaahoow wiilkaas astur ,, Aamiin

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 2 ปีที่แล้ว +6

    Subxaanallaah sidaa inla yiraahdo waa qalad war wiilka ixtiraama allahu Akbar

  • @sahroxussen5556
    @sahroxussen5556 2 ปีที่แล้ว

    Jazakalaah kheer walalken cabdi caziz riyalati

  • @xaawoabdisalah8910
    @xaawoabdisalah8910 2 ปีที่แล้ว +6

    Ilahey haku saqiro ninyahow adiga qalda malihida laba qofo wawen aya laha lakin horu mara wanagsan Ilahey haku siyo xaga gurka gabdha ana somali ahayan oo muslinka kale ekugula nola

  • @weezyeazy1721
    @weezyeazy1721 ปีที่แล้ว

    Wallahi shane wile yan qoriyaa see oyoo wanagsan yan hahaye allah kuu soo daweyooo oyoooo mcn wan ka dameqadaye

  • @fadumojama1238
    @fadumojama1238 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc habo macaan.ilaahay ha ku siiyo hooyadaa. Waana ku garab istaagaynaa .somali baa hooyo kuu noqon waana kula soo xiriiraynaa. Lanbarkaaga waa kaydsaday

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll ilaahey qalbiga hakuu qaboojiya tan labaad isku day inaad ilaahey mooyee aadane aadan u bashan markaad murugooto 2 ragcoo salaada tuko ilaahey gacmaha uhoorso wlhi wad ka baxeysaa dhibta kuheysa haduu wadanku kugu xunyahayna plz badalo wadan kale tag wll shaqeyso cidna uma baahnid ugu danbeyn ilaahey hakuu gargaaro hooyo gaber miskiino la dhibaateeyaye Aabihii ku dhalay Alaha kuusoo cabiidiyo yaa rabi

  • @duceysannoor4022
    @duceysannoor4022 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahow kabixi dhibka wiilkan yar😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ubaxxajiibrahim9259
    @ubaxxajiibrahim9259 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax Ax wllo Sabir oo ilahay baryadiisa badi istiqfaarta badso faraj kheyr Qaba ilahay hakuu furo wax Dambi ah oo Aad Gashey majiro waa imtixan Aduunyo
    Hooyadaa waxan ka Codsanayaa in ay ilahay u toobad keento haddii ay Nooshahay oo ay kula Soo Xidhiidho Runtii Waa dhacdo Qalbi dilaaca😭😭😭😭
    Somaliyeey wiilka Yar Aan Caawino oo Murugta Aan ka Saarno
    Sigaa Somalida koonfur Afrika joogtay ilahay ka Cabsada oo wiilka Yar Ee miskiinka ah Qalbigiisa ilaaliya oo soo dhaweeya waa Somaliya Meel kale kamuu iman Nin iyo Gabadh Somali ah ayaa Dulmiyey ilmahaa Yar Ee ha u Raacina billaahi Caleykum😭😭😭

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 2 ปีที่แล้ว +7

    Ax ax subhaanalaah muslimka ajnabiga guurso danbi malihid,anagaa wll kuu ah amiin noqo insha allah sabir aboowe waa dhacdadii ugu xanuunka badneed wlhi hooyo soo bax

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 2 ปีที่แล้ว +1

      Maxuu ajnabi ka doonaaa gabar soomaliyeed buu helayaa Soomali baa garab siineyso haduusa waalidkiisa helo waa sidaa rabnaa oo waa farxad kale wiilka adaaba niyada ka sii jabinaayo

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 2 ปีที่แล้ว

    Wiilkaan Waxaan dhihi lahaa nin rag aa tahay somaiidaan ha u jabin habo nin rag aa tahay shaqeyso gabar ku dideysana malaha waad guursaneysaa💪🏽💪🏽yey ku niyad jabin

  • @fartuunawaash3371
    @fartuunawaash3371 2 ปีที่แล้ว +10

    Allaah dartiis qof u qaata allaha usahlo carurtisana ka mid dhigo

  • @ZahraHAli-wt2gm
    @ZahraHAli-wt2gm 2 ปีที่แล้ว

    Sabar inshaa ALLAAH
    ان الله مع الصابرين

  • @umurufayda5234
    @umurufayda5234 2 ปีที่แล้ว +10

    IlAhey hausahlo ehel iyo qaraabo hausahlo AAMIIN YAA ALLAAH aamiin YAA ALLAAH

  • @ahmedmacalin6090
    @ahmedmacalin6090 ปีที่แล้ว

    Allah hakulakulmiyo❤

  • @lailaomar9267
    @lailaomar9267 2 ปีที่แล้ว +5

    InshaAllaah alle idinkiis uma baahan doontid beni’aadam Allaha Raxmaanka isku xir diinkiisa xooga saar adiga arki doono in adiga lagu wada hoos yimaad cudurka iyo caafimadkaba Allaa keeno dheh Alxmdulillaah mar walbo adduunka Allahi ku keenay isaga Aabe iyo Hooyana ku tusin ku cibra qaado dib dhaaf Allaha kaga dhigo waa imtixan yar wa modeysa inshaAllaah

  • @mursalali5060
    @mursalali5060 2 ปีที่แล้ว

    ALLAH ween waa xidka ah ha kuu sahlo hoyadii kudhashey ALLE ha waafajiyo in iy dib kuu soraadiso

  • @marwa5017
    @marwa5017 2 ปีที่แล้ว +4

    Yaa rabbi wiilkaas yar u gargaar yaa allaah dhibka ka saar

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa xanuun wlhi Ilahay ha u sahlo familkiisa insha allah waan sharegaraynaya aniga reer Kismayo waan ahay balse Kismayo anigoo yar ayaa igu danbaysay 30 sano ma arag somaliya. Familka kenya 🇰🇪 ayey dagan yahiin.

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi6370 2 ปีที่แล้ว +17

    Inaalillaahi wainaa illeehi raajicuun illaah qalbigiisa haushowro ciilka maanta uu laooynaayana Allah haugu badalo farxad aan ka dhamaan asagana haisku xero wuu guuleysani latuuraa latuuksadaa ee adkayso Alle guusha haku siiyo Aamiin yaarabi

    • @samaronsaid4676
      @samaronsaid4676 2 ปีที่แล้ว

      Adeeraw diintaada qabso

    • @samaronsaid4676
      @samaronsaid4676 2 ปีที่แล้ว +1

      Diinta ayaa kucaawinkarta

    • @samaronsaid4676
      @samaronsaid4676 2 ปีที่แล้ว

      Dadka reer woqooyi u tag kuma qabyaaladayndoonaan

    • @hodanhussein4228
      @hodanhussein4228 2 ปีที่แล้ว +1

      Idinkaaba ugu daran oo wixii la qatinayo ku magacaawo reer waqooyi waxba ma qarinsaan waadna ku magacdartaan

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abowe

  • @halimaali9473
    @halimaali9473 2 ปีที่แล้ว +12

    So painful.May Almighty Allah give him strength

    • @safiyomaxamed3062
      @safiyomaxamed3062 2 ปีที่แล้ว

      Walal alhahakafujiyo insha alha ilahey idakis

  • @ubahali4307
    @ubahali4307 2 ปีที่แล้ว

    Asc c/caziizoow tani kuwo badan bay ka xanuun badan tahay , aanu alle u barino yaa allaah ilaahoow u gargaar oo ilintir ummadaada dhiban ee isla ax ax xanuun badanaa. Maxamed amiinoow ilaahay waxaan kaaga baryeynaa inaad hoodadaada danbe hagaagto aakhirona aad taaj dahaba caruurtaadu kuu xiraan, waxaad tahay nin iimaan iyo alle aqooni ka muuqato, samir alle wanaag buu kuu danbeysiinayaaye inshaa,allaah.adiga iyo intii islaamah oo ka danqatay allaha wanaag ku abaal mariyo.

  • @amalahmed260
    @amalahmed260 2 ปีที่แล้ว +3

    Subxanallah somalidu waa dad jaahilina oo inkaar qaba allaha qalbiga ha u qaboojiyo wiilka dhalinyarada ah😭💔

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 2 ปีที่แล้ว

    Cabdicaziz waan ku salamaya mid badan Allah ha ku barakeeyo ee fadlan wiilkan waxuu ù baahanyahay in uu helo dad la hadla wiilkan dambi mabgalin asagu ee ha shaqaysto oo ha isa soo saaro qabiil uma uu baahna ee fadlan ha ku fikiro siduu noloshiisa u taagi laha dambi kuma leh asagu ee qalbiga dhiso dheh fadlan waa 22 jir

  • @fowsiyacookingfood3058
    @fowsiyacookingfood3058 2 ปีที่แล้ว +3

    Allahu Akbar 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @leyloabdullahiali9551
    @leyloabdullahiali9551 2 ปีที่แล้ว

    Waa muuqaal aad ii xanuujiyay wllhi rabi hoyadii ha u sahlo

  • @fadumoabdulkadirshekh5737
    @fadumoabdulkadirshekh5737 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc Allha Awooda Badan Ha U Soo Sahlo Hooyadaa ADUUNYO IYO Aakhiro Tama Allha Ku Siiyo Inshaa Allaah Amiin

  • @romi520
    @romi520 2 ปีที่แล้ว +2

    ILLAYHIOOW wiilkaan wixii dhalay u sahal Mohamed Amiinow IImaanka su’go Nin Muslim oo rag ah baa tahay, Alle ku xirnoow waaxba kaa halaabi mayaan, Inshaa Allah waad khayreysaa Allaha soo ifiyo walidkii ku dhalay. Allahumma Aamiin.

  • @rahmashidane6360
    @rahmashidane6360 2 ปีที่แล้ว +8

    Asc. Waalid iyo wallaal anagaa kuu eh, waxaad ka dhalatay soomaali weyn insha Allah ooyinta waad ka bixi .. ha ooyin ♥️♥️

  • @zeinabmohamed9734
    @zeinabmohamed9734 2 ปีที่แล้ว

    Alaahu Akbar yaa Alaah ilaahayoow caawi

  • @haniabdi7759
    @haniabdi7759 2 ปีที่แล้ว +3

    Allow kuu saqiŕ qalbiga kuu adkey samir insha allaah wad heli dadkada wallal mcn

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanallah Subxaanallah ala xanuunweynaa Somali heerkas miyey mareysaa illahow hooyada kuusoo hanuni haday nooshahay qalbiga illahay haku qabojiyo nolol qiimaleh iyo farxad illahay hakugu bishareyo

  • @shshuu9002
    @shshuu9002 2 ปีที่แล้ว +5

    Sorry abwe wanka xumahay xanunkada Allah ku gargaaro I.n allh kuso dhaweyo walidkada😭😭

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed Amiin inan yaroo caqli badan ayaad tahay ilahay SWT haku garabgalo wllo
    Somaali uma baahnid runtii imika guul baad taagantahay wllo
    Ha niyad jabin wllo
    SOMAALIDU xumaa oo cadowsanaa
    Ilahayow inanka yar kafarxi cidna isagu dambi kamuu gelin

  • @umomar2743
    @umomar2743 2 ปีที่แล้ว

    asc walaal c /caziiz riyale wall macane ale haku barkeeyo wiilkaa aad ugu istaag arikiias umada soomaaliyeed hooow gurmato lacag haloo uruuriyo diinta isna habarto alaaah hasku xidho isagaa guuulesanyee waan murgooday igu salaam wiilka waxaan odhan lahaa hooyo hamurugoon adigu danbi maad sameene hooyo ale isku xidh waad guuleesane diiinta barno kuna dhaqan qabiill waxba mataree

  • @sahraabdi428
    @sahraabdi428 2 ปีที่แล้ว +3

    Walhi waan iska ooyay allah weenka wiilkaa u gargaar oo noloshisa u qurxi Hooyo dhashay u soo qabo aduunka waa ku ciishoday aaqiro ugargaar waxon danbi ku lahen ayuu dhibkaa ku mar Inshaa allah waad guulaysan adakayso walall

    • @degelkhayr
      @degelkhayr 2 ปีที่แล้ว

      Hooyada kaliya ma ciilin ninkii ladhalayba was lamid

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ayaad leedahay mohamed amin shaqeyso noloshaada horey u soco

  • @beautyofislam8253
    @beautyofislam8253 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waa qiso calool xanuun badan.😭😭😭😭😭

  • @mursalali5060
    @mursalali5060 2 ปีที่แล้ว

    Aboowe samiir guul adaa u dambeyni

  • @mihiyojelle4727
    @mihiyojelle4727 2 ปีที่แล้ว +4

    Jano Allaha geeyo odaygaa

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaan Allaah waxanuun hakumashuulin xaladaada calosha xidho
    Iskasamir iskana dadaal qofkuguraba xaladada kujirid💔💔💔😭😭😭😭

  • @fatimahhashi494
    @fatimahhashi494 2 ปีที่แล้ว +5

    Allaah baad u baahantahay talada Allaha ku waafajiyo dib ugu soo laabo dalkaagii Soomaaliya Ciidaadu waa hooyo iyo aabeba waadna heleysaa naag kugu guursata sidaada dambina kuma lihid adiga ha is ciilin dadka Soomaaliyeed wey kuu guurinaayaan waadna shaqeysaneysaa Caafimaadna Allaha ku siiyo aakhirana camalkaada ayaa lagu weydiinayaa ee u shaqeyso Allaha kula jiro

  • @nimcooniahmed9901
    @nimcooniahmed9901 2 ปีที่แล้ว

    Subhaanalah ha nagu xanuunsan aa alla umad qalbi adagaa maxuu danbiha uu galabsaday allah caawiyo waa u duceyneynaa

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan codsanayaa hooyadaas inay wiilkeeda la hadadho haday nooshay qof aan la dhalin oo iska dhasho ma jiro ayadaa hada u baahan yay baqin hooyadaas wiilku haduu aabe lahayn shin ma laha