Masha Allah hamplayo wilka helay dadkisa Adiga Ajara Allaha ka siiyo AbdiAziiz waxa rabay baafin mudo dheere iga maqan iga in aad ila raadiso telfanaka mar badan ba so wacay lama qabanyo side kula so xiirara ?
Qabiilka sababta uu Allah swt u sheegay in layslu aqoonsado waa sidan oo kale dadku markay kala lumaan iyo isirka in aanu lumin ayuu Allah ugu talagalay
Mashaalah tabarkallaha illahaya ha ku siyadiya faraxada hadi ada hesha abaabo ducada waxa iska leha inta sheera tire iyo Abdizaz adiga illahaya qeera ha ku siya wanaga ada uu samaya umada Somaliyade
اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميدا مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميدا مجيد
Murugtiisa ma ogeen lkn farxdiisa ayan la kulmay bal eeg farxada u daremayo Allah ku xafido waalidintada iyo adigaba😊😢❤
MashaAllah 😍 😍 😍 😍 ❤❤❤❤
Fadlan share dhaha Farxada Mahasanidiin
Asc cabdi casiis wllkey dhormar ayaa kusoo radiyeye waa iga soo jwabiweysey marka wasaba iga soojawab
Wll cawinad ayaan kaaraba
u jwb walal wiil kan caawinaada rabo jazakallaah
Masha Allah hamplayo wilka helay dadkisa
Adiga Ajara Allaha ka siiyo
AbdiAziiz waxa rabay baafin mudo dheere iga maqan iga in aad ila raadiso telfanaka mar badan ba so wacay lama qabanyo side kula so xiirara ?
Hooyooyin badan ayaa dhabar adeegay illaah hooyinkeena ha u naxariiso aduun iyo aaqiro aamiin
Amiin ❤
Hooyo qiimo nadan baashay oo uxiftiday Abdizas Allaah.hsbsrkeyo.amiin❤❤
Hooyo qiimo. Badan baa dhashay oo u xiftiday AllaH habrakeyo.iyada iyo Abdizaas jzk mash Allaah Allaah haxiftiyo inamad iyo hablaha somalieed Amiin❤
Alxmdulillah Alxmdulillah Alxmdulillah Allahu akbar
Maasaa allaah
ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله
Maashaa Allah walaalkeey A/aziz jazakalah eebow shaqo fiican ayaad u heysaa umada Somaliyeed Ilaahay hakaa farxiyo sida aad umada uga farxiso Aamiin
Alxamdulilaah haduuhelay aabihii dadkii inta barnaamijka socday cidoodhan usheergareeyay ayaanka mid ahaa alxamdulilaah eedo alaha kulakulmiyo aabe
Aboo aan❤ waxba kuu qaban dhibadaan ilahay hooyo kasta alah garab galo amen
Aabe la aantiis wax soconayo malahan haduu waxba ku tarin wecel ayaa lagu dhahaa guurne wey kaa dhamaaneysaa
@@Jinkax-u9r Abe masuliyadiisa awey wiilkiis xagee buu ku oga ilamahu tiro kaliya ma ah
ilenter chanel you are the best chanel in est afiica
Masha allah walal qali
Mashallah handsome young man wise respect beautiful soul, We are happy for you habo macaan Zakaria ❤❤
Jizaaka Allah kheyr walaalkey Abdiaziz Really
Mansha alaah tarakalaah
Masha allaah mar kii hore na waan la ooyay Hadana waan la farxay wiilka waana wiil geesiya oo dhiiran
Mashallah illaahay haku barakeeyo farxadaada walaal qaali Abdiaziiz really thanks 🙏
Masha’Allah TabarakaAllah, Wiilka Yar Allah oo u sahlay Aabahiis ayaa mahad aan la koobi karin u sugnaatay AlhamduLillah Rabbil Caalamiin
Masha allaah 🎉🎉🎉
Alxamdulilaah
Hamblyo Hamblyo wllkei farxad kuwada jooga waligina
Qabiilka sababta uu Allah swt u sheegay in layslu aqoonsado waa sidan oo kale dadku markay kala lumaan iyo isirka in aanu lumin ayuu Allah ugu talagalay
يَا أَيُّهَا النَّاسُ إِنَّا خَلَقْنَاكُم مِّن ذَكَرٍ وَأُنثَىٰ وَجَعَلْنَاكُمْ شُعُوبًا وَقَبَائِلَ لِتَعَارَفُوا ۚ إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِندَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ ۚ إِنَّ اللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ
maashallaaha habo farxadaada waa farxadeena illaahay ayaa mahad leh alxamud illaahi
Mashaallah: KARIBU NYUMBANI
Mashallah Mashallah Mashallah 👍 cabdi casi Allah hku xafido amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲 👍👍👍👍👍👍👍👍
Maasha allaah hambalyo hambalyo eedo waa kula faraxnay guuleyso goor walba AbdiAziz really ilaahey qeyr fara badan ha kaa siiyo
Masha Allah walal alle ayaa mahad leh
Alxamdulilah hadiiba aaad hheshay aabe macaane ❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashaalah tabarkallaha illahaya ha ku siyadiya faraxada hadi ada hesha abaabo ducada waxa iska leha inta sheera tire iyo Abdizaz adiga illahaya qeera ha ku siya wanaga ada uu samaya umada Somaliyade
Masha Allah
Garre waa qabiil weyn mansha allah hadana taajiriin ah mandheera iyo Nairobi daggan cunugan ma dhumi karo ❤
Aniga waan ogaa inuu dhakhso helayo congratulations 🎊🍾🎈🎉
Habo
الله أكبر
Aan kusaliya nabigeena scw ❤❤
Ilahay hafarxiyo qof kasta oo muslim ah 🤲
Aamiin yarabi
Alxm wllo waa Allah'a bahadii wiil. Wanagsan. Aya tahay m.a❤❤❤❤❤❤
Mash Allah
Aabeyaasha somaliyed waa wada nuucas in yar oo alle unaxariistay maahe war ubadkiina ciilka ka daaya uf
Masha Allah wan kula farxay wlhi inta kale oo kala maqana rabbiyow isku sowdhaweey 🤲
Tabliiq Diin ayaan fidinaynaa gabdhaha inta guursadaan ayey IGA tegasyaa
Waa diinta raga soomaalida 😂😂😂
😂😂😂😂😂😂@@ilhanali2669
Manshlhi anigah wilaal badan gare u gudbiyaaay ooo isku qabiiiil yihiiiiin
Asc masha allaah alxamdulilaah waye iLahey aya mahad leh 🙏🙏🙏
Masha Allah edoo wan kula murugoday mantana Allhamdulilah
Waa kulafarxay 🎉❤❤❤
Alxamdulilaah habaryar waan kula faraxnay anaguna hooyadaana ilaahay khayr hasiiyo ayadaa ku soo korsatay intaas kusoo le’ekaysay alxamdulilaah hadaad reer adeerna heshay
اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميدا مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميدا مجيد
habaryar weli waad yar tahay waxbaro ama shaqeyso ale haku barakeeyo caruuraha kale oo hooyadod ama aabahod waayey ale ha usoo ururiyo cabdiasis adna ale haku abaal mariyo aaqiro iyo aduun shaqo fcn baad umada muslimka u haysaa gaar ahaan somaalida iyo inta dhiban wad caawisa❤❤❤👌✋️👍🙏🏆
Masha allh
Farxad allha ku siyaadiyo
Masha allaah masha allaah illaaow farxada no badiyo amiiin amiiin yaarabi
Maashaallaah
Mansha allah 🎊 🎉 Hambalyo hambalyo habiyar
Macha allaahu waa farxad weyn marka hore allaah ayaa mahada iska leh marka dabana cabdi casiis
Masha alah
Masha Allah baraka Allah, Tabaaraka Allah 🤲 ❤️
Mashaa allh guulyso adeer, waan kufaraxsanahay in aad ciririgii maanta aad kabaxday, oo aa farxad dareemayso
Qalbiyo faraxsan iyo Qoysas midaysan👍🏽❤️👍🏽✌️❤️✌️
Alx hooyo Mcn Alla ha xafido ❤❤
M.a wan ku farxay wlhi 🤲
Msha allH wllHi wku farxay😢
Alxamdullilah
M.allaah Hambalyo❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Maasha Allaah alxamdulillaahi ilaahaa mahad leh.
Mansha Allah walal kheer allah haku siiyo🎉🎉🎉
Maa sha allaah alaha usiyaadsho farxadiisa
Mashaa Allaah waa farxad
Muurugtisa ma ogayn balse manta farxadisaan arkay hamplyo zxp😮😮
Alxamdulilaahi
Masha allaah ❤Wankula murug naay all mantana wakula farax,naay❤❤❤❤
ManshaAllah TabarakaAllah
Maashaa allaa abayaasha maxakamad birlaba bacad halagu saaro dacwad bilaa dooda xukun 20sano uu jiro oo xadhiga weeyo
Wiilasha kalena Alle ha U SOO sahlo insha Allah dadkooda
Mash allah Ilahye aya mahdsan ❤
M.a hamblyo hambalyo hambalyo saki walalkey
Mashallah
ALX MAASHAA ALAAH ALLE AYAA KU MAHADSAN ISU KEENAY WIILKA IYO AABIHIIS IYO EHELKIISA OO DHAN
Masha Allah wanku faraxsanhy Allah isku kiin barakeyo
Masha Allah ❤❤❤
Ilaahay hakacabsadaan ragasomaliyed oo ilmahooda koron waadhaqan xun
Alx m.a muhimadu waa in uw abihis helay
Aamiiin Aamiiin Yaarabi
Mashalaah walaahi wiilkaa waa ka mur gooday
Allaaha hakaa farxiyo aad ayaan u naxay baadi goobki marki hore markan dhagayistay hadana waaku farxay helitaanka qoyiskisa maasha allaah cl casiis guulayiso
Msh llh wankufarxy❤❤
❤❤❤❤❤Manshaa allah abowe ajaar iyo xasanad alle ha ka siiyo❤❤❤😂
Alxamdulillhi alle aya mahad leh
Masha allah waa farxad
Mansha allah habaryar waan ku duceynay kurbada walalka muslimka ah wa kurbadeena❤alxmdullaah ale heyskiin fahansiyo hana isku kiin daayo❤
Ma habo farxsda allaha kuu siyaadio
Allxamdulilaah hadad heshey habo Allaha kuxifido C/ziiz Allaha Ajer kasiiyo dadka kala maqan Allaha kaso in ey is helaan
Hambalyo wll ❤❤❤
الله اكبر الحمد لله الذي هذا النعمة
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ mash Allah weeye
Alxamdulilaah haduu Reerkoda uu helay thank you ilintir♥️
Alhamdulilaah alhamdulilaah alhamdulilaah alhamdulilaah
Mashaa alllah ❤
Iam first wuuuw
M
Sha allaah hambalyo hambalyo ❤❤❤
Nikaan hooyadiis Waa dadaashay aad beey usoo korisay
Masha Allah 😊😊
Alhamdulillah ILAAHAY mahad iskale
Maasha alaah ❤❤❤
Mashaallah ❤❤ mahadsanid C/siis
Masha Allaah
Allxamdulilaah
mashaallah waa qeyr hadaad faraxsantahay