4 Sano ka hor ayuu Dhintay Hada ayana Baafiyay 7 sanoo la Radinayay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @illintir
    @illintir  3 ปีที่แล้ว +141

    Fadlan share dhaha Mahadsanidiin🙏

    • @halimoelmi5196
      @halimoelmi5196 3 ปีที่แล้ว +2

      Inaalillaahi wa inaa illayhi raajucuun illaahay ha u naxariisto hooyadii iyo dhamaan familka samir iyo iimaan ha ka siiyo Alleh walaal wiilkii miyaa hooyadii holan ku ogayd

    • @alixamari1031
      @alixamari1031 3 ปีที่แล้ว +1

      Wcs walaal rabi ha unaxariisto inshallah

    • @hooyomcn2420
      @hooyomcn2420 3 ปีที่แล้ว +1

      Walal lacag wax kafiican ayaad heshaa taasoo ah ducada dadka is heley waxaa kaloo kuu duceeyo xitaa anaga ayaa kuduceyno waxaa kaloo ogaata ilaahey wuxuu jecel yahay dadka qalbiyada dadka kafarxiyo adigana dadka illahey jecelyahay ayaa kamidtahay Allaha ku xafido jeceelka Allaa kaqiima badan lacag dadka xun warkooda iska daay inta ku jecel ayaa kabadan walaal saas ogsoonaw wiilka Allaha unaxariisto hooyadana qalbiga Allaha udajiyo.

    • @safksafk8004
      @safksafk8004 3 ปีที่แล้ว

      Allah unaxariisto

    • @suadhussein1669
      @suadhussein1669 3 ปีที่แล้ว

      Inaa lilaahi wa inaa ileyhu raajicun ilaaheey ha u naxariisto walaakeen. Cabdicaziiz xagee lagaa heli karaa number ama eemeel waxan rabaa in aan baafino gabar 30 sano maqan oo hooyadeedna dhimatey iyadana aan meel lagu ogeyn oo reerkoodii la qaxdey waqtigii dagaalada .

  • @hibaqbarre737
    @hibaqbarre737 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxaristo hooyadina samir iyo iman llahey kasiyo

  • @batulamursal4069
    @batulamursal4069 3 ปีที่แล้ว +23

    Allaha ku barakeeyo,waxaa iga talo ah in aadan wakhti gelinin in aad dadka u sharraxdo in aadan wax ku qaadanin shaqada aad hayso, Alle ayaa ka ajar siinaya, beni aadan lama qancin karo, hore uga soco, wax sheeg Somali ma deyneyso.

    • @mariyanmariyan874
      @mariyanmariyan874 3 ปีที่แล้ว

      Inoow sheeko waasax waayoo dadbadan Ayaa rabo in ay wax baafistaan lacakna haysan

  • @lailaomar9267
    @lailaomar9267 3 ปีที่แล้ว +1

    Wa masiibo mid ka kheyr badan Allaha kugu badalo Allahana u naxariisto waxan maqli jiray qaraabo kala Dheer mid wa qurmaa midna waa qoslaa ee Rabbiyow Somali dhibatada ka dulqad

  • @ajm13131
    @ajm13131 3 ปีที่แล้ว +33

    Legend is always legend bro keep going, Somali weyn xumaantaba waa support gareysaane wiilkaan bulshada u shaqeynayo oo anfaca u leh hala taageero.
    خير الناس انفعهم او كما قال الحبيب ❤️❤️

    • @sharlw8877
      @sharlw8877 3 ปีที่แล้ว +4

      صلي على محمد وال محمد 🌴Salaan, waxaan ahay Falastiin, dhammaantiin waan idin jeclahay, waxaan bartay luuqadda Soomaaliga, Ilaah baa mahad leh

    • @ajm13131
      @ajm13131 3 ปีที่แล้ว

      شو رايك لو نتزوج رجل صومالي 😂

    • @nuuroabshir4163
      @nuuroabshir4163 3 ปีที่แล้ว

      @@sharlw8877 alaah haku xidiyo

  • @umufahadkanal9006
    @umufahadkanal9006 3 ปีที่แล้ว +1

    Inalilahi waina ileyhi raajacuun allaha unaxariisto waa geeri naxtin hooyadana samir allaha kasiiyo6iyo eheladiisa jana fardowsa allaha kawaraabiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @kowtharali4384
    @kowtharali4384 3 ปีที่แล้ว +41

    INa LILAHI wa ina ileeyhi rajucuun allah u naxariisto walalkeyn.

  • @shukrimuxidiinyusuf7555
    @shukrimuxidiinyusuf7555 3 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxaristo familkisa iyo ehelkisa samir iyo iman allaha ka siyo adigana ajar iyo xasanad allaha ka siyo

  • @aminamaye8166
    @aminamaye8166 3 ปีที่แล้ว +23

    جزاكم الله خيرا وجزاك جنه الفردوس الأعلى

    • @sharlw8877
      @sharlw8877 3 ปีที่แล้ว +2

      جزاكم الله خيرا انا من فلسطين فيك تشوف كيف انا بحكي صومال شاهد اول فيديو 🌷

  • @miskihersi8003
    @miskihersi8003 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha u naxariisto janadii Fardowsana allaha ka waraabiyo. Hooyo iyo familkiisana Samir iyo Iman Allaha kasiiyo

  • @FatumaAdem-i9q
    @FatumaAdem-i9q 3 ปีที่แล้ว +3

    Excellent news thank you

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 3 ปีที่แล้ว

    Illaha ha unaxaristo samir iyo imaan Allaha haka siiyo ehelka oo dhan amiin yaa allaha 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abbdullahimuhamed372
    @abbdullahimuhamed372 3 ปีที่แล้ว +26

    Allah ha unaxariisto walalkeen

  • @mumtazmuhumedahmedtazy4552
    @mumtazmuhumedahmedtazy4552 3 ปีที่แล้ว

    Allah unaharisto sabar iyo imaan Allah kasiyo Hoyoo Madina

  • @deeqaahmed7790
    @deeqaahmed7790 3 ปีที่แล้ว +16

    Hooyo io dhamaan ehelada iyo qarabada samir jamiila alle haka siiyo jannatul fardoowso alloow kawaraabi aamiin aamiin 😭😭😭

  • @يوربعيسى
    @يوربعيسى 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxaristo jannatu farsowsa alle haku irsaqo insha allah eheladisana samir iyo iman hakasiyo adigana waxan alle kuweydiyey adun iyo aqiraba inu illahey ku nimceyo jisadadu janno 🤲🤲🤲🙏

  • @samsamabdi2788
    @samsamabdi2788 3 ปีที่แล้ว +11

    Inalilah wa inailahy rajucun samir iyo iman Allah ha ka siiyo mumda and Allah ha unaxaristo 🙏🤲

  • @kismaayochannel4296
    @kismaayochannel4296 3 ปีที่แล้ว

    allaaah haunaxariisto marxuumka hooyadiina samir ilaaaahay haka siiyo aamiin

  • @safiyamaxmed2122
    @safiyamaxmed2122 3 ปีที่แล้ว +8

    انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه ووسع مدخله واكرم نزله اللهم جعل قبره روضة من رياض الجنة يارب العالمين

  • @khadraMEssa
    @khadraMEssa 3 ปีที่แล้ว

    إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
    allaha unaxaiisto samir iyo imaan allaha ka siiyo ehelkii

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 3 ปีที่แล้ว +6

    Subxan Allaah Allaah ha u naxaristo wiilkas hooyodis samir iyo iimaan Allaah ha kasiyo Allaah ya raxma🤲🤲🤲🤲💔💔😭😭😭🤲🤲🕋🕋🕋

  • @teamjokers1118
    @teamjokers1118 3 ปีที่แล้ว

    Allah unaxaristo hooyo na samir iyo iman alaha kasiyo

  • @oumlkaireabdirahmanhoussei5160
    @oumlkaireabdirahmanhoussei5160 3 ปีที่แล้ว +8

    انا الله وانا اليه راجعون 🤲🤲🤲 أللهم نسألك حسن الخاتمة يارب العالمين 🤲

  • @fadumanur2433
    @fadumanur2433 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @faadumoxuseen9586
    @faadumoxuseen9586 3 ปีที่แล้ว +11

    Ina illah wa inaa ilahey raajicuun alle ha u naxaristo samir iyo iman ilahey ha ka siyo ehelladis😭💔

  • @fosiyahaji5792
    @fosiyahaji5792 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid huuno qaali abdicaziz ale ha ku xafido aamin aamin yaa rabi

  • @munamohamed4809
    @munamohamed4809 3 ปีที่แล้ว +21

    Walahi waa kah xumaaney he was really cute janada Allah geeyo Amiin

  • @khadroahmed7738
    @khadroahmed7738 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha u naxariisto maamadana samir iyo iimaan ilaahey ha ka siiyo

  • @daganahmed548
    @daganahmed548 3 ปีที่แล้ว +14

    Aamiin aamiin yaa rabi allaha ha u naxaristo

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله. انشاالله

  • @moyu4418
    @moyu4418 3 ปีที่แล้ว +9

    Allaha unaxariisto walalken. Hooyo Allah qalbiga hauqaboojiyo, mid kale Alle haugu badalo. Ameen. Walalkey A/Aziz. Kheyr iyo xasanaad Alle hakaa siyo. Thank you.

    • @suadali9269
      @suadali9269 3 ปีที่แล้ว

      ilaaheey ha u naxariisto aamiin yaa Allah

  • @Amina_CJ
    @Amina_CJ 3 ปีที่แล้ว

    Ilahey haunaxaristo samir iyo iman ilahey hajasiyo Hooyo iyo walalahis

  • @ugaas-
    @ugaas- 3 ปีที่แล้ว +6

    Subhanallah 😢

  • @suaadodhaqane7368
    @suaadodhaqane7368 3 ปีที่แล้ว

    Alah unaxaristo abowe walidkisna samar iyo iman Alaah kasiyo

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 3 ปีที่แล้ว +9

    اللهم يرحمه ويغفر له ويعفو عنه ووسع قبره واجعل مدخله روضة من رياض الجنة 😪🤲

  • @maandeeqadan5990
    @maandeeqadan5990 3 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxriisto waa geeri xanuun badan allaha maamada samir iyo imaan allaha ka siiyo

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allaah guulayso ajar baadka helajsa cawinta daka isbafinaya👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖💖💖💖💖

  • @AminaGAli
    @AminaGAli 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha u naxariisto marxuumka samir iyo iimaana ha ka siiyo qoyskiisii, ehelkii, iyo asaxaabtiiba isagaa qaadir ahe

  • @musemuse6648
    @musemuse6648 3 ปีที่แล้ว +45

    ILAAH HA U NAXARIISTO FAMILKISANA SAMIR IYO IMAN ILAAH HAKASIIYO

  • @iidowkkkkkkkkkkkkk8404
    @iidowkkkkkkkkkkkkk8404 3 ปีที่แล้ว

    Walalkey waxad tahay wiilka kaliya ee uga faaiideeya dadkisa sociala mediyaha thank u 😍 walidku na waa ficnan lehed in ay lafahman caruurtoda culeeskooda 😭

  • @a_afro1
    @a_afro1 3 ปีที่แล้ว +3

    أللهم اغفر له وارحمه واسكنه الفردوس الاعلى

  • @hawonadhuxo6528
    @hawonadhuxo6528 3 ปีที่แล้ว

    Xaxxx
    Allahunaxariisto.

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 3 ปีที่แล้ว +10

    Waa geeri laga naxay hooyo ilaahay qalbiga ha u qaboojiyo laakiin dadkii meesha geeyay inay la xiriiraan bay ahyd wiilka

  • @اممصطفي-ك5ن
    @اممصطفي-ك5ن 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaah jasaakalaah qeyr c/casiis

  • @umwaseem2681
    @umwaseem2681 3 ปีที่แล้ว +5

    ربي يجزيك خير اخي

  • @fadumoabdullahi8514
    @fadumoabdullahi8514 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahey janadiisa hageeyo hooyadan qalbigeeda Ilaahey ha udajiyo aamiin

  • @batoomar2137
    @batoomar2137 3 ปีที่แล้ว +15

    Allah u naxriisto

  • @nastehaelmi3819
    @nastehaelmi3819 3 ปีที่แล้ว

    Wankusalamay walalkey Abdiaziz
    Xadhalkagu daqal binxinta aad ayu Darren igaliyey. Allah iyo dadka ad cawiso aya abaal marin kuledhahay.hoorey usoco.hadhalladha xuun dagta haudugin. Cawi oo ilintir dadka dibeysan .May Allah bless you
    Keep going brother

  • @maarisaibraahim3779
    @maarisaibraahim3779 3 ปีที่แล้ว +7

    Subxa Allah qof Somali ah oo Meedka doontay mala waayay 😭😭😭😭

  • @fosiyacali9212
    @fosiyacali9212 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha unaxariisto hooyadiis iyo dhamaan qaraabadiisa samir alaha kasiiyo

  • @faaisonur1130
    @faaisonur1130 3 ปีที่แล้ว +4

    Allah yaa raxama raxamin samir iyo iman hooyo iyo ahel

  • @suweyshaile2316
    @suweyshaile2316 3 ปีที่แล้ว

    Allah unaxaristo hoyadana samir Allah kasiyo

  • @aminaabdi6818
    @aminaabdi6818 3 ปีที่แล้ว +3

    masha Allah ♥️♥️♥️

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 3 ปีที่แล้ว

    illahay ha unaxariisto hooyadiis madiina allaha qalniga ha uqaboojiyo ehelkana samir iyo iimaan allaha kasiiyo
    Cabdicasis wllo adiga samir allaha kaasiiyo runtii murugta kaa muuqata waa la ilmeeyay waxaa tahay wallal daacada qalbigaagay kamuu qataa maashaa allaah illahay Hanoo kaaxiftiyo

  • @sharlw8877
    @sharlw8877 3 ปีที่แล้ว +12

    Koooooooow Somali haaaa 🍃Salaan, waxaan ahay Falastiin, dhammaantiin waan idin jeclahay, waxaan bartay luuqadda Soomaaliga, Ilaah baa mahad leh

    • @filsanabdilahi3113
      @filsanabdilahi3113 3 ปีที่แล้ว

      Omg Somali. Cml ku modayaba

    • @fatuushcabdiraxmam604
      @fatuushcabdiraxmam604 3 ปีที่แล้ว

      ههههه

    • @sharlw8877
      @sharlw8877 3 ปีที่แล้ว

      @@fatuushcabdiraxmam604 شو الي بضحك بالله

    • @nn-xz5ik
      @nn-xz5ik 3 ปีที่แล้ว

      sharlw beeen badanidaaa hhhh yahuu

    • @sharlw8877
      @sharlw8877 3 ปีที่แล้ว

      @@nn-xz5ik 😌

  • @sadiauludow8248
    @sadiauludow8248 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah ilaahay camalkaaga iqlaas ha kaaga dhigo waa Howsha ay dowlada qaban lahayd in kastoo daruufo ay jiraan

  • @shabanorweyshabanorwey3799
    @shabanorweyshabanorwey3799 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashalah

  • @munoali6345
    @munoali6345 3 ปีที่แล้ว

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicoon alxamdulilaah allaah ha unaxariisto aamiin yaa allaah mahadsanid

  • @manshaalaahsheikhfadumo5997
    @manshaalaahsheikhfadumo5997 3 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahey ha naxaristo amiin yaa rabi

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 3 ปีที่แล้ว

    Illaahey ha u naxariisto hooyadiisna Samir Iimaan Allah ka siiyo

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 3 ปีที่แล้ว +9

    إنا لله وإنا إليه راجعون إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى.

    • @Shoddyontheblock
      @Shoddyontheblock 3 ปีที่แล้ว

      Inaa lillaahi wa innaa illeeyhi rajacuun illaahow asxaabul yamiin allaah kadhigo

  • @fartumsicid2079
    @fartumsicid2079 3 ปีที่แล้ว

    Inaalilaahi wainaa ileehiraajucuun allaha unaxaristo qabriga alle hauwasaciyo marti lajecel yahay allaha kadhigo jinatul fardowsa allahakawarabiyo kitaabkiisamidigta allaha kasiiyo dhamaan ehelada iyo qarabada samir iyo iimaan allaha kasiiyo hooyo qalbiga alle hakuqabojiyo Insha allah

  • @Qooyskena
    @Qooyskena 3 ปีที่แล้ว +9

    Waa ajirsatay walahi muradkada alle hasahlo qof dacada aa tahay keep going

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 3 ปีที่แล้ว

    Keep up walal inkastoon really aad uganaxo waxyaabaha aad soogudbiso qaarkood ilinter magaca barnaamijka waad duldhigtay walahi illahay ajar iyo xasanad hakaasiiyo

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 3 ปีที่แล้ว +8

    Alaha u naxariisto maamo qalbiga alaha ku qaboojiyo kuwa kalana alaha ku barakeeyo waan u nool nahay geeri lakin xanunku waa inu waayay muslim u gar gaara miskiin

  • @laylamohamed7675
    @laylamohamed7675 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay hooyo Samir iyo iiman haka siiyo
    Waa xanuun ilmahaagii adigoo baadi goobkiisii ku jara jecelna in aad la kulanto ama warkiisa maqasho lagu yidhaahdo ilmahaagii wuu dhintay waana la gubay
    Hadaba qof Muslim ah lama gubo hadii somali lawaayo bulshada muslimka ah ayaa hospitalku usoo gudbiyaa qof idinka mid ah oo muslim ah ayaa dhintay ee kalaya aasta
    Hadaba aniga oo ixtiraamaya hooyada iyo dhamaan qoyskii uu faysal ka baxay
    Faysal gaaladu waxay sheegatay in uu bulshadooda ka mid ahaa ama diintooda haystay
    Waana wax laga xumaado runtii hadana qadarka iyo qoraalka ilaahay ayaa wax kasta ka wayn

  • @cadeybolo7383
    @cadeybolo7383 3 ปีที่แล้ว +8

    😭😭😭😭😭 Allah xanun badanaa Ilaahay ha unaxariisto walidkiisa Ilaahay sabar haka siiyo

  • @sharifamohamedabdulle8443
    @sharifamohamedabdulle8443 3 ปีที่แล้ว

    Allah ha unaxariisto

  • @zuhuurademh1298
    @zuhuurademh1298 3 ปีที่แล้ว +4

    انا لله وانا اليه راجعون😥😥
    الله يرحمه ويسكنه فسيح الجناتك آمين.🤲🤲🤲🤲

  • @xabiboaxmad3344
    @xabiboaxmad3344 3 ปีที่แล้ว

    Hal ha unaxaristo hoyana samir iyo imaan ala haka siyo kuwa kalana ala ha ubarakeyo

  • @maryamaadan4177
    @maryamaadan4177 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah unaxariisto abaayo madina talyow waa Ina a deer tey rumaad qalbiga Allah uqaboojiyo

  • @sahramumine3727
    @sahramumine3727 3 ปีที่แล้ว

    Waa geeri xanuun badan ilmahaagii oo wadan kale ku silcaaya oo xanuun la jiifa hooyana ka war hayn markay heshayna laku yiraahdo ilmahaakii uu geeriyooday cid garab joogtayna ma jirin qof walba oo waalida uu dareemayaa hooyadaa waxaan leeyahay Illaahay samir
    iyo iimaan ha kaa siiyo qalbiga Allaha kuu qaboojiyo isaka Allaha
    Unaxariisto jannatal fardaws Allaha ka waraabiyo Allaha ka yeelo intii cadaabta laga fogeeyay Amiin

  • @suldaanaosmaa9183
    @suldaanaosmaa9183 3 ปีที่แล้ว +20

    Waa geeri xanun badan Allah haw naxariisto hooyo Samir iyo imaan alllah aka siiyo lakin waxay ahayd inuu sheego inuu qalin galaya 😭😭😭😭😭

    • @naimaomar7865
      @naimaomar7865 3 ปีที่แล้ว

      allahunaxariisto wlhi wa xaq dhimashada blse waxanuunbdnthy qofkagi o kafog geridisa lagayabe inow islaha hawalwalin blse dadmeshu majogn miya soshega🥺🥺🥺😥janada allahkukulmiyo

  • @noruto_lolnijai8187
    @noruto_lolnijai8187 3 ปีที่แล้ว

    ‏جزاك الله خيرا في الدنيا وفي الاخره😍😍😍😍

  • @pehlisomali426
    @pehlisomali426 3 ปีที่แล้ว +5

    ASC AD AYAN UGA XUMAHAY ALLA HA U NAXARISTO SAMIR IYO IIMAAN ALLA HA KA SIYO INSHA ALLA AD AYAN UGA XUMAHAY ALLA HANAGA KORIYO INSHA ALLA

  • @umaymahumble6174
    @umaymahumble6174 3 ปีที่แล้ว +15

    Inalilaahi wa ina ilaahyhu rajacuun😭

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 3 ปีที่แล้ว

    Allah haunaxaristo walidintisana samir iyo iman Allah hakasiyo insha Allah

  • @ahmedabdulle6954
    @ahmedabdulle6954 3 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto
    Adigana ajar iyo xasanaad allaha kaasiiyo aamiin

  • @caishacuud7830
    @caishacuud7830 3 ปีที่แล้ว +8

    Ajar allaha kaa siyo
    Abowe mcn
    Misankaga qiyaamo allah ku siyadsho ajarkaas

  • @deeqajaamac1091
    @deeqajaamac1091 3 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah shukran wll ❤️❤️🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aminomohamud5077
    @aminomohamud5077 3 ปีที่แล้ว +12

    Allaha.unaxariisto

  • @ubahkabdille5132
    @ubahkabdille5132 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay hawnaxaristo hooyadis samir alaha kasiiyo

  • @fashions3893
    @fashions3893 3 ปีที่แล้ว +7

    ilaaheey ha unaxariisto aamiin

  • @sumayaabdirahman2185
    @sumayaabdirahman2185 3 ปีที่แล้ว

    Rabi haunaxaristoh

  • @abdirahmanmohamed417
    @abdirahmanmohamed417 3 ปีที่แล้ว +23

    Subxanallah

  • @kiinguray2594
    @kiinguray2594 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxaristo samir iyo iman alle haka siyo dhaman famliga iyo inagaba insha alaha

  • @luulibrahim5039
    @luulibrahim5039 3 ปีที่แล้ว +14

    INNAALILLAAHI WAINAILAYHI RAAJUCUUN ILLAAHAY HA U NAXARIISTO

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 3 ปีที่แล้ว

    ilahey ha unaxaristo hooya dana samir iyo iman alaha kasiiyo

  • @HusseinMohammed-e2e
    @HusseinMohammed-e2e 3 ปีที่แล้ว +2

    اللهم ارحمه واغفر له واوسع قبره وأدخله جنة الفردوس الأعلى يارب العالمين أمين
    اللهم صبر قلوب اهله وخاصة امه يارب
    الله يجزيك بجهود في الجنة ويعافيك يا عبدالعزيز
    الله يقويك يا اخي العزيز وين ماتكون ربنا يحفظك ويبارك فيك في اهلك وعائلتك تقدم دائما وأبدا

    • @DeeqoCusmaan-gf4qn
      @DeeqoCusmaan-gf4qn ปีที่แล้ว

      Allah haunaxristo walalkena above adigana qer allah hakusiyo

  • @naadiamohamud2097
    @naadiamohamud2097 3 ปีที่แล้ว

    Inaa lillhi waina ileyhi rajacun alha unaxariisto hooyo iyo abana khalbiga alha ukhabojiyo iyo dhamn ehelkoda adiga wallkey jizakallhu khayr

  • @saciidamao6627
    @saciidamao6627 3 ปีที่แล้ว +6

    Illaheyi haa unaxaristo

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 3 ปีที่แล้ว

    Asc illaahey ha Naxariisto. Hooyana illaahey qalbiga. Ha u Qaboojiyo illaahey Samar ha ku irsaaqo. Isagana janadii. FARDOWSO Allaha ka waraabiyo. Aaaaammmmiiiiinnnnnn yaa allaah ,Abdiaziiz adigana walle ajar iyo xasanaad Allaha kaa siiyo. Aaammiinnnn

  • @kaysabaasheabdi2657
    @kaysabaasheabdi2657 3 ปีที่แล้ว +10

    Inalilahi wa inalhi

  • @asliali7269
    @asliali7269 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha unaxariisto Amiin🤲

  • @dekahirabe1678
    @dekahirabe1678 3 ปีที่แล้ว +10

    Allaha unaxariisto

  • @hibobarwaaqoofficail5841
    @hibobarwaaqoofficail5841 3 ปีที่แล้ว

    Alaha unaxariisto samir iyo iimaan saadiqa alaha kasiiyo hooyadada wiilka dhashay

  • @ashakeyashakey3011
    @ashakeyashakey3011 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going brother one love

  • @xalimosharaf4116
    @xalimosharaf4116 3 ปีที่แล้ว

    Illaahay janadii fardowsa haka waraabiyo hooyana illaahay sabar jamiila haka siiyo aamiin

  • @faizajama1874
    @faizajama1874 3 ปีที่แล้ว +9

    Dadkaan ehelka lagu sheegaayo ee wiilkaan lagu oogaa, say u ogaan waayeey inuu geeriyooday oo waliba la gubay. Kuwaas ehel maahan

    • @ahmeddeeq4553
      @ahmeddeeq4553 3 ปีที่แล้ว

      Waruntaa wll dadfiicn meyaheen
      islaanimo baalaiskuogaadaa

    • @ifrahifka3519
      @ifrahifka3519 3 ปีที่แล้ว

      Sax wlhi wilkas dayac o u dhinty in kilyaha laga baxay laga yaba sababto ah qof anan ehel la socan o kaligi ah sidi la rabo laga yelanaa😭

    • @saafiqurux9070
      @saafiqurux9070 2 ปีที่แล้ว

      Hadana kaaga darane TV ga lagabaafiyay meydkiisa cidii taqaan inee soo doontaan wax muslin ah oo doontayna malahan ax ax xanuunbadanaa

  • @sacdamaxamed7104
    @sacdamaxamed7104 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto hooyan samir iyo iimaan Alle ha ka siiyo