CAJIIB:- LAMAANE GUURKOODA SUGAAYAY 16 SANO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 225

  • @fatmabashir8190
    @fatmabashir8190 3 ปีที่แล้ว +21

    Falastiin mashaallah Allah dartiis baan kujeclhy. Allah kuxafido xabibti inshaallah mar un wan kula kulmi doona. Coming soon my country🇸🇴

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 3 ปีที่แล้ว +2

    Wiilkas ilaahey wxa idinku duceeyay janatul fardoso inaa iskula kulintiin adi iyo xaaskaga iyo ilmahaaga🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺😭😭🤲🏾🤲🏾caafimad kunolada dhib iyo dhibaato ilahey idinma tuso😭🥺🤲🏾

  • @rihabruuhi5728
    @rihabruuhi5728 3 ปีที่แล้ว +6

    wiilo ma moodaa iney cel celistahay 10% falastiin ayaa ka sharaf badan oo ka xishood badan falastiin xbbti madaxaad noo saarantahay👸👸👸👸

  • @popcriminal1432
    @popcriminal1432 3 ปีที่แล้ว +7

    Father of love ❤️ legends 😍keep going bro 😎 jacaylku ha waaro

  • @hibaaqdhegjar7049
    @hibaaqdhegjar7049 3 ปีที่แล้ว +2

    MnshaAllh Alle ha,isukiin barakeyo jcylku mudo laso wadey nasiib iyo calaf aya isukiin keenay jacaylku ha waaro inta jacaylka tagersan ❣

  • @zamiiraabdiaziiz4399
    @zamiiraabdiaziiz4399 3 ปีที่แล้ว +16

    Wwww msha Allah waligey ma arag jcl sidaan oo kale😯🥰 Calaf waa jiraa wlhi😘 allow inta hesto jecel dhab ah isku daay 🤲💖inta heesan anoo kale no sahal 🤲😪ha waaro jclka💑💋

  • @capitanolefty1767
    @capitanolefty1767 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a hdl kale mahayo

  • @gobaadeyy047
    @gobaadeyy047 3 ปีที่แล้ว +12

    Wlhi wa cajiib Ani 1sano xita weligey qof lama socon runtii qisoyinkan okle markan arko wxan dhaha mexey thy nasibka ay dadka kle noloshu sisay ad adiga weydey aniga malihi wax xasus ah oo yaranteydi ama saxib 1saxib Ayan laha oo an sanado badan wax wada baran jirney iyadana 2014 Aya igu dambesey kdib melan karadiyo wan wayey wa tas okliya xasusta an yaranteyda ama nolosheyda oo idil kahesto Ila hdana ma ilawin magaced iyo farxadi Naga dhexeya jirtey wxan wada ahayn ciyaal colage weliba Waqti walba is garab tagnayen hda wxa dhahday gurigi ay kunolan jirtey Inu abehey ino ibiyey an kunolahay marwalbana markan arko wardhaqa barafka xfda kutalo an barafka kaso qadan jirney isku turyen jirney marna wan farxa marna wan ilmeya Duniya caydurus runtii wan jeclan laha Malin un inan arko Mana jirto waxkle oo an nasib uyeshay iney xasus unoqdan balse marwalbo wan kuriyoda qisoyin sidano kle ah inan helayo ama nolosheydu ay mareso hdana madheceyso sbbto ah Wadadan kusocdo herkan taganahay iyo meshan usocdo oo hamigeyga iyo qisoyinkas isma keni Karan marwalbana wan iska madadaliya riyoyinkeyga si an rabitankeyga iyo go'ankeyga ugu dhabeyo wxan ahay qofka Kaliya go'ankeda iyo herka ay rabto iney garto farxdeda iyo wehelkeda uga tagto🤦😰😰

  • @rahmoshine7144
    @rahmoshine7144 3 ปีที่แล้ว +26

    Wiilo abayo talo walalnimo iga qaado gabar yar baad tahay aqoon kuuma lihi waxaan filaa inaadan wali guursan oo aadan reer wali yelan abayo qosalka bdn qalbiguu modobeyaa nabiga scw baa horay noogu shegay nimanka hortooda inaad saas ogu qososha waa ceeb mustaqbalkada ha iska xumeyn kun qof oo ku jecel baa jiro waxa aad ku jirto hadaad cadeysato qofkii rajo kaa lahaa wuu kaa laban karaa meeqa mar baa lagu amusinaya oo lagu leeyahy seriously baa laga helayaa falastiin waad aragtaa hal mar 😑ma hadleyso oo lama aamusinayo lkn adiga dhiq dhiq baad ku heysaa marka wlshy xogaa sidaan iska badal hadaadan iska badali karin bal iska yaree it's good for you 👍abayo this behavior

    • @hibohappy9446
      @hibohappy9446 3 ปีที่แล้ว

      Waan kula qaba walasheyta

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 3 ปีที่แล้ว

      Waxan rajeyna inee qaadato taladada

    • @najaxsaxardiid5268
      @najaxsaxardiid5268 3 ปีที่แล้ว

      Wallahi waa runtaada waan kula waaba waaba intaan soo qori rabay

  • @nasriinnasriin8334
    @nasriinnasriin8334 3 ปีที่แล้ว +14

    Nasib ayad ledahay walal😭😭😭😭farxad warto waku rajena apowe inta is jecel o kala fog alle ha mideyo

  • @hamdi3092
    @hamdi3092 3 ปีที่แล้ว +19

    Babajey the one and only🥰

  • @jimcaale1900
    @jimcaale1900 3 ปีที่แล้ว

    Wiilo love you xbbti. Adiga dartaa u jooga meeshan.

  • @nafisafaarax9202
    @nafisafaarax9202 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wada jiroo nabad ku waara 💖

  • @saynabcadey2627
    @saynabcadey2627 3 ปีที่แล้ว +11

    Hhhh wlhi wa farxay marka Maqlay qosol ka wiilo ♥️♥️♥️💋

  • @milyan_milyanweroow2317
    @milyan_milyanweroow2317 3 ปีที่แล้ว +8

    Jaceylka waa qurux lk waa hal mar saan aniga filaayo. ❤️🥰🥰🥰

  • @quruxsan6842
    @quruxsan6842 3 ปีที่แล้ว +3

    Ano 11sano jeceyl waday kawarn jaceylkeygana meel an ku ogeyn qisoyinkana niyadey i dhisan malaga yaba jaceylkeyga helo wallyal i duceyaa 😭😭😭

  • @muniishmanka6573
    @muniishmanka6573 3 ปีที่แล้ว +3

    Allaha sheydhan niiga xijaabo inu idiin so dhex galo iyo fidnada bini adamka 🤲🤲🤲🤲

  • @khadiijoqaali4857
    @khadiijoqaali4857 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @kowtharali4384
    @kowtharali4384 3 ปีที่แล้ว

    Walalkey Afrax wan ku faraxsanahay inaan ku arko waliba adigo dalki jooga dumashina inagu salaan aboo faraxada allah idin ku wado insha allah.

  • @aaminoslow4019
    @aaminoslow4019 3 ปีที่แล้ว

    Jajeykanokale wali maarag iskadainuw isomaro abowe masha allah alle haisku kiin dayo iskukiin barakeeyo uwad saliso mumin ahna haidiin siiyo bababa walahi cawo hudada weyiga haday wanqiiroday walahi anna anouur ah aya hadana garoob ahay abowe kawaran xldan kusuganahay waxalad ad io aduxun ilahay haisahlo jecel kano kale nolasha wali ran rajeynaya abowe kamaquur san masha allah 💚💚💚💚💑💑💑👭👪💏👏👏👏👄👄👄💋💋💋❤❤❤

  • @qaranujoog1779
    @qaranujoog1779 3 ปีที่แล้ว +21

    Dhabta iyo dheesha inaad kala taqaano ayaaba qiimo weyn ah. Wiilo taako ineysan dhaqankaan soocelin doonin ayaan rajeenaa. Disrespect!!!

  • @deqaabdiqadir1265
    @deqaabdiqadir1265 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah alle ha isku kiin dayo ilhaw anagana no sahalh isgo kale♥️🤲🏻🌹

  • @deeqodagan7932
    @deeqodagan7932 3 ปีที่แล้ว

    Woww m.a allha idin xafido farxad ku nolada

  • @shiiq__bashiir6313
    @shiiq__bashiir6313 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep going Wll qaali thankyou

  • @xuseencali1333
    @xuseencali1333 3 ปีที่แล้ว +8

    24 years ayaaa la haaayaaaa walalkeeey ila dhashay
    Isna waaa qurbo joooog

  • @gaduudo
    @gaduudo 3 ปีที่แล้ว +7

    Naa naga aamis wiilo aan wiilka kaa dhageeysanee qisadiisa jaceyl

  • @naciimosalax2679
    @naciimosalax2679 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah 🥰 🥰💋🌹❤️

  • @mukhtarcqadir9322
    @mukhtarcqadir9322 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah

  • @nuuradiinoffici
    @nuuradiinoffici 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaha

  • @nimcoaxmadaxmed8627
    @nimcoaxmadaxmed8627 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wll hor mar wacan❤❤❤❤

  • @fardoosomaxamadbiloow6367
    @fardoosomaxamadbiloow6367 3 ปีที่แล้ว

    Masha alhaa jecla kin alhaa ii fududy ale ma kala gey masha alhaa masha alhaa

  • @sabirinali3677
    @sabirinali3677 3 ปีที่แล้ว +3

    Mazha allh ❤

  • @adnoasad218
    @adnoasad218 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a LamanayaaL aan jeclaaday ❤🥰🤲🤲🤲16sano Aa iLahow isii mid 26sano ijecelaada 🥺😪🤲☝️

    • @saynabcadey2627
      @saynabcadey2627 3 ปีที่แล้ว +1

      26sano keliyabaa mid aad isku wara taan inta noloshiina kadhiman insha allah allah ha kuu sahlo Macnto

    • @saynabcadey2627
      @saynabcadey2627 3 ปีที่แล้ว

      Awlaad bariyana kala hela insha allah

  • @zakicadde92
    @zakicadde92 3 ปีที่แล้ว

    Wiilo makala taqno dhab iyo dheel
    Qiso macan laga shekeynoya qosol iyo wxn jirin ay wda

  • @abdimohamedgeele5688
    @abdimohamedgeele5688 3 ปีที่แล้ว +2

    Mnshlh waaawil jclkisa usoo halgamay ilhyow kan okle isahal

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 3 ปีที่แล้ว +6

    Gabadhan qisolka badan aamius baa laleeyahy wayna wadaa
    Waa qiimo daro

  • @munishmunishaa3098
    @munishmunishaa3098 3 ปีที่แล้ว

    Plzz babah jey wilkn vedio kle Oo Qurux bdn kusharf Si Uu Qisadisa Qurux bdn inoga dhameyo Vadio Anan Qosol iyo Kftn kujirin Kan Wila nga Qaste Qofka markuu Camereda hayo 📷 waxa loga bahn yhy ixtiraam iyo Qadarin Iyo Inuu Amus naadhO lknn wilo Qofka isago sheekada wato bey so dheh gale taana mawanagsano🙏

  • @halimaabdi9939
    @halimaabdi9939 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa Allah❤🥺wlhi jcylka dhabta ah wax lasiisto ayanba jirin gawadhan ayadana nasiibkeda aad ayu u fiicanyhy wyo nin aad u jecel si dhab ah u jecel ayay hesataa ilaahyow jcylkii mira dhalo Allaha ka dhigo kuwii isku duqowban oo is ilaalsado Allaha ka dhigo i.a 16 yrs ciyaar maahan wlhi❤🥺👏👏👏👏👏

  • @shushucaday7179
    @shushucaday7179 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlayal diintu waa nastexo marka gbdha u nastexeya oo iska daa dhaha ee aflagadada jojiya wllshy adiganah iska daa qosolka bdan xbbti

  • @ahmednagad2090
    @ahmednagad2090 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah wllo horay u soco

  • @faisamubarak9027
    @faisamubarak9027 3 ปีที่แล้ว

    Oh mia huno😴🙏🥰

  • @abdulkadirmohamed784
    @abdulkadirmohamed784 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waan qiirooday jaceelkuna wlhi waa nuucaas waana wax Kodansha mudan

  • @diamondqasim4678
    @diamondqasim4678 3 ปีที่แล้ว +2

    Ah yaaa jaceyl wllhi waa ka heley sheekada jecaylka

  • @adnaanjonza1286
    @adnaanjonza1286 3 ปีที่แล้ว +2

    M.sh isku ware Abid ❤❤🙏🙏

  • @gacandahab2073
    @gacandahab2073 3 ปีที่แล้ว +2

    Wiiilo xishoood gabar batahay 😱

  • @daacad7278
    @daacad7278 3 ปีที่แล้ว +4

    Wiilo Dhegaha hanaga dhicin qosolka tartiib abyo mcn

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 3 ปีที่แล้ว +7

    Naagtan Wiilo waaba Doqon aad moodo 2 jir 😑😑

  • @fadumabashiir9700
    @fadumabashiir9700 3 ปีที่แล้ว +4

    True love wlhi m.a 😭😭😭😭😭

  • @ahmedkheirtawane9248
    @ahmedkheirtawane9248 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah Babajey iyo wiillo cadey

  • @kowsarmohamuud6396
    @kowsarmohamuud6396 3 ปีที่แล้ว

    Ha waroh jaclkuhu

  • @daahiyougaas2523
    @daahiyougaas2523 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah wll

  • @faaizaliiibaaan8085
    @faaizaliiibaaan8085 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah❤

  • @jaweriyaahmed5446
    @jaweriyaahmed5446 3 ปีที่แล้ว

    Mansh Allh ilhya hayisukin barakeeyo

  • @naimaali1947
    @naimaali1947 3 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkaan wan aqaan daris aheen Somalia

  • @Anne66898
    @Anne66898 3 ปีที่แล้ว +3

    Wiilo saan wax ku wanagsan mhn dhiqdhiq bdinadaa waxaas iska badal qosolkaga ayaanba wax ka maqli waaye babajey wiilo camero ha u dhiibin maxaaba wax maqalnaa ayada war mesha ka buuxise
    Lamahana allaha isku barakaayo mashallh tabarakallah 🥰 jaceelka ha waaro 😍

    • @amran57
      @amran57 3 ปีที่แล้ว

      Sidan aa lisku waniya ka ku dhahay ada u bahan waano

    • @Anne66898
      @Anne66898 3 ปีที่แล้ว

      @@amran57 😉Runta dadka wee xanuujisaa mii hadan wax sax ah sheegey teyda kale adi yaa wax ku weydiye babajey maa tahay wiilo maa tahay war jecli 🤗

    • @amran57
      @amran57 3 ปีที่แล้ว

      @@Anne66898 adi Inte ka baratay dadka public aya lagu waniya haday dacad ka tahay oo ad is ledahay wanag la doon mad goni u wanisid 🤧

  • @aminomohamud5077
    @aminomohamud5077 3 ปีที่แล้ว

    Masha.allaah

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 3 ปีที่แล้ว +7

    jir ween oo caqli leheen wan necbahay nagtan qosolkeda maxaa waaye mesha qiso jacel aya ka socota

  • @habonibrahim1450
    @habonibrahim1450 3 ปีที่แล้ว +1

    Babajey the one and only🥰🥰🥰

  • @dheymangaduudow1922
    @dheymangaduudow1922 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah ha wara jacelka

  • @halimoali4131
    @halimoali4131 3 ปีที่แล้ว

    Wiilo ixtiraan malihid xagooo

  • @hafsasharif3903
    @hafsasharif3903 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah beautiful family my beautiful family 👪

  • @meyma_beauty
    @meyma_beauty 3 ปีที่แล้ว

    Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏...

  • @footballpage7
    @footballpage7 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep going my brother ❤️❤️

    • @mowliidcade2483
      @mowliidcade2483 3 ปีที่แล้ว

      Qof antagero record waaye jecel Kaas lkn adiga ayaa larabaa inaa jabisid

  • @amirajibril2087
    @amirajibril2087 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah allow isku daa amiin sual 16sano see ku kal maqnaye no waydii qisada

  • @aragsanluula4802
    @aragsanluula4802 3 ปีที่แล้ว +1

    Wiilo abaayo iska yareey qosolka bdn kuuma fiicna

  • @KingJamaL777
    @KingJamaL777 3 ปีที่แล้ว +1

    Wuxuu ka hadlaayaa jeceyl dhif ah oo waliba naadir ah runtii .mida kale wiilo walaaaley naga aamus wah wah wah

  • @mustafabdulqadir117
    @mustafabdulqadir117 3 ปีที่แล้ว

    Wiilo waa boqorad shidan janaalkan

  • @fatuush4576
    @fatuush4576 3 ปีที่แล้ว

    Jacylka wa nolol qurxon hdi la isfahmo qof ki wax jeclady aya daremi karo micnaha jacylka ani 5 sano ayan wada ina gul kagaro sanadkn rajena insha allh wixi isjecel allh usahlo

  • @yufg6980
    @yufg6980 3 ปีที่แล้ว

    Asc baaba jeey aniga waan dhib saday wiilo qosalka aan macnha maleen fadlan aamus dheh

  • @leylacuthmaan228
    @leylacuthmaan228 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi wliikaan waa wiil jecel alle kanokale hanoo sahlo😭😭

    • @abdalaabdiafrah6738
      @abdalaabdiafrah6738 3 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walaal waa heli donta mid ila mid eh ama iga sii wanaagsan

  • @fahiimosharaf4398
    @fahiimosharaf4398 3 ปีที่แล้ว +2

    babajey chenelkaada wiilo qosolkeeda ayaa unacay uf dheh

  • @sadamdigale3694
    @sadamdigale3694 3 ปีที่แล้ว +4

    M a wllhi jacelka hawaro..

  • @monam7931
    @monam7931 3 ปีที่แล้ว +2

    Anjalina muqeeda xaa noga qarisee baba

    • @abdalaabdiafrah6738
      @abdalaabdiafrah6738 3 ปีที่แล้ว +1

      Broo snapkeda add so dheh waa arki kartaa wajigeda
      Anjolii saa ku qor snapchatka

  • @Abdifatah_abdi
    @Abdifatah_abdi 3 ปีที่แล้ว

    Wiilo lkn maxaa kaqaldan qosolka macelin karrid miyaa ila uu hadalka ka dhamaado

  • @abdimaalikibraahim8353
    @abdimaalikibraahim8353 3 ปีที่แล้ว +2

    Ma.a allehaisu barakeeyo

  • @umunajxaofficial8632
    @umunajxaofficial8632 3 ปีที่แล้ว +2

    Asxbta wllkeyga ku xiran waa idin salaamntihn plz isoo booqda🙏🙏👆👆❤❤👑

  • @abdirizakgedi7
    @abdirizakgedi7 3 ปีที่แล้ว +1

    Muuqalkaan walHi wa miuqaal fiicn lkn waxa bahdishy wiilo iney aamisto ayey aheed

  • @xasancadde5581
    @xasancadde5581 3 ปีที่แล้ว

    Baaba ilahey haku xafido

  • @inhadeksiad6237
    @inhadeksiad6237 3 ปีที่แล้ว +3

    Wiilo ku days o falastin

  • @yasinfiqi9731
    @yasinfiqi9731 3 ปีที่แล้ว

    M.a jcylka hawaaro anigbo 13sano ayaan jecylkega sugayay alxmd wan guursday hada iyadna wey isugeysay ana wan sugayay jcylka hajiro hana joogo lkn jiilkan hada jiro jcylkooda waa jeebka🤗🤗

  • @ahmedyre8844
    @ahmedyre8844 3 ปีที่แล้ว

    Keep baaba jeey

  • @shortcut9599
    @shortcut9599 3 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @rayaancadey3813
    @rayaancadey3813 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a ❤❤

  • @ladnahussein7114
    @ladnahussein7114 3 ปีที่แล้ว +1

    Wiilo bilaa dhaqan meel walba in laga qoslo may u haysata xishood dheh inan ba rahay

  • @cashohussein6177
    @cashohussein6177 3 ปีที่แล้ว

    Mansh a allah illah ha isku daayo labanaha

  • @umuayman2176
    @umuayman2176 3 ปีที่แล้ว +4

    Baaba jeey wiilo bar markaa wareysi qof la yeelaneysid inee ixtaraam muujiyo qosol iyo hadal bilaa micnadaro

  • @nacimocabdiwaxid9804
    @nacimocabdiwaxid9804 3 ปีที่แล้ว

    Ragoo dhan saan maxey iskaga ahaan waayeen😥

  • @caaqilkajr5207
    @caaqilkajr5207 3 ปีที่แล้ว

    Babajeey wiilo weeku qastay wallahi

  • @BrithishBoy
    @BrithishBoy 3 ปีที่แล้ว +1

    Mr basketball ahaa ninkaan 🙏🙏🙏🙏 Cigaal warta Nabada Waa yaqaniin

  • @caaqilkajr5207
    @caaqilkajr5207 3 ปีที่แล้ว

    Babajeey gabdhahan sheekada ayee kaqasaayaan

  • @apdifatah1813
    @apdifatah1813 3 ปีที่แล้ว +2

    Wiil qalbi fican mnsha alh ❤️🥲

  • @wllmaanka2443
    @wllmaanka2443 3 ปีที่แล้ว +1

    Inta cawda jeclka layaabe gacta hatgaan

  • @rihaabruun3055
    @rihaabruun3055 3 ปีที่แล้ว

    M.a allaha iskin barakeyo jacelka dada amin sanen lkn runti lkn jecel wu jiraa waxa nasib leh labada is hela jecelkoda miro dhalo adinka a wad gulestan rabi i din barakeeyo o bariyaal habidinku irzaaqo runti wanagag wajigaga laga darema wll nolo farxad leh ayan idin rajeynaa

  • @HELLO-b1p
    @HELLO-b1p 3 ปีที่แล้ว +1

    I like falaastine

  • @sogudngo3086
    @sogudngo3086 3 ปีที่แล้ว

    Wiilo markuu hadlaayo baaba jey waxaan kaa codsaneynaa in aad aamusto

  • @najmabashirtoxow3248
    @najmabashirtoxow3248 3 ปีที่แล้ว

    Wiilo boss

  • @mqsuudmohamed9183
    @mqsuudmohamed9183 3 ปีที่แล้ว

    Anba xajigayga waxa isbaranay 2015ti ayan isbaranahay hadana xoga wan kala dhubay 2019ki ayan is gursanay alxm

  • @xasancadde5581
    @xasancadde5581 3 ปีที่แล้ว +2

    Babajey falastiin waa comdien ee youtuber ufur plz

    • @ayanmohamed134
      @ayanmohamed134 3 ปีที่แล้ว

      Falastiin you tube ay leedahay

    • @xasancadde5581
      @xasancadde5581 3 ปีที่แล้ว

      @@ayanmohamed134 maxa ku qoran abayo

    • @naimakhalif9683
      @naimakhalif9683 3 ปีที่แล้ว

      @@xasancadde5581 falastin hajii official

    • @xasancadde5581
      @xasancadde5581 3 ปีที่แล้ว

      @@naimakhalif9683 thanks sister ❤

  • @hanidualle7935
    @hanidualle7935 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha camerada hayso waxa leeyahy qosolka bilaa macnaha ah jooji barnaamijka dhan adaan kaa maqli weynay ee mardanbo saan hasuubin walaaley