Gabdho Somaliyeed oo halis kala kulmay kiimiko laysku cadeeyo oo isku tijaabiyeen si ay usii gadaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 134

  • @shukriali8450
    @shukriali8450 ปีที่แล้ว +5

    Long tim riyali igu casun manta pink

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 ปีที่แล้ว +3

    Subaxanallah allow jidhkeyga sidu Allah iga dhigay yaan ka badalin gabdhaheenana allow kasoo hadeey

  • @ruqiasalah5744
    @ruqiasalah5744 ปีที่แล้ว +1

    Waa yaab maalin baan waxa aan fiirasanaayey marnamij oo ay wiilal iyo gabdhaba ay wada fadhiyaan Subhanallah, wiilashu waa wada madowgii illaahay ku abuuray, gabdhahuna waa soomaali Irish wada ah oo wada cadaan ah , war illaahay ka yaaboo oo uga mahdi quruxduu illaahay ku siiyey

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 ปีที่แล้ว +7

    Qof walba midabka ilaahay u dhaliyey wax uuga qurxoon maleh, isqurxin qofkii raba dhirta dabiicigaa ha marsato sida huruuda, qasilka malabka saliid saytuunta babayga laakiin sunta dubka la iska qaadayo waxbaa ka dambayn doona walee waana foolxumo meeshii u dambaysay sida gabadhaan waanba ka wiswisay gacmaheeda waan ka sii jeeystay. Mahadsanid cabdicaziis khayr hel

  • @munahassan880
    @munahassan880 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanallaah illaahow hana badalin midab qurxoon soomai illaahay baaba siiyay alxamdulilaah aan dhahno

  • @امعبدالله-و5ف6م
    @امعبدالله-و5ف6م ปีที่แล้ว

    Doqon Sanaa gabdha soo maaliyeet

  • @fowziyahajiomar6391
    @fowziyahajiomar6391 ปีที่แล้ว

    Allah xanuun badanaa alxamdu lillaah maqaarkii ilaahy isiiyay ii daayay iyagana caafimaad iyo towbat wanaagsan haku irzaaqo anagan nasugo

  • @halimayussf2316
    @halimayussf2316 ปีที่แล้ว +2

    Subhanallah

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 ปีที่แล้ว +3

    Quruxdu ma aha cadaan ama madoow ee qaabka iyo sinaanta Rabbi ku siiyey.
    Gabdhoow lacagta aad ku bixineysaan daawooyinka sunta ah ku gata qudaarta shiidan ee dalkeena oo czba idinkaa qurux noqon doonee..

  • @ugbaadfarah2982
    @ugbaadfarah2982 ปีที่แล้ว +2

    Allaha unaxaristo inta midabkoda quruda badan ee maroon dhalal xiga wa midab qurux badn Rabbina qofkata isaga qurux kufilan siyay

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 ปีที่แล้ว +2

    😢😢😢innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun 😢😢😢😢subxaana laah war waxaan iska daaya

  • @MohamedAli-rt2lw
    @MohamedAli-rt2lw ปีที่แล้ว +4

    Gabadhaha somaliyed o qurbaha ku dhashay isma cadeeyan wa sidey ku dhasheen walahi Wax ja qurxoon malaha lkn kuwa somalia joogo cadaanta ler iney qurux tahey moodan subaaxaana laah

    • @myrumeyzaahmed3486
      @myrumeyzaahmed3486 ปีที่แล้ว

      Kalsooni daro baa heeysa iyo jaahilnimo kuwa qurbaha joogo waa dad waxbartay naftooda jecel caafimaad Koda fakara somalia dadka jooga wacyi galin badan bay ubaahan yihiin cadaan qurux maahan midab qurux ilaah noodhaliyay

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 ปีที่แล้ว +1

    Laaxowla walaa quwati illaa billaah waar dadku jidhkkoodu migidaarbaa mise waa jaajuur

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay. Ha ku caafiyo. Gabdhahana. Ka daaya

  • @ayanjama3170
    @ayanjama3170 ปีที่แล้ว +2

    Alx Ilahay ayaa isulalasiyay in aan marsanin is cadeeyn

  • @mahadabuukar3171
    @mahadabuukar3171 ปีที่แล้ว +4

    Dhibka ugu weyn ee heysto dadkeena waxaa waaye wax ma aqriyaan

    • @najatjamat2030
      @najatjamat2030 ปีที่แล้ว +2

      Waxna ma maqlaan.

    • @mahadabuukar3171
      @mahadabuukar3171 ปีที่แล้ว

      @@najatjamat2030 beentaa maaha hadii aanahay soomaali aad ayaan umadax adagnahay

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 ปีที่แล้ว +1

    SUBXANALLAAH ILLAAHEEY HAA UU GAAR GAARO

  • @haala552
    @haala552 ปีที่แล้ว

    Alla waa ka cabsana mida faraha fiiqday nin maa saan lesugu fiiqa

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 ปีที่แล้ว +5

    Xasbunallaah wanicmal wakiilan 😭😭😭Meeshas mey mareeysa😭Jaahilnimo Iimaan darri ayaa dilay dadkeena qaar😭Sidu Ilaah u abuurey kuma kalsona.MIda ugu daran wa Caafimadkodey dileen.Wadamada qaar neceeybka ay u qabaan muslimka iyo Lacag ineey helaan ayy waxyabo Kiimiko leh u so iibgeeyan Wadankena😭Aqoonta iyo Iimanka Alle ha no kordhiyo.Meeshas ka sii wad walalkey La socodsiinta wax yalaha qatarta ah ee jiro ee aysan ogeyn dadkena..Koleey qaar aya ku waano qaadan doono Insha Allaah.

    • @cabdixamidcade1710
      @cabdixamidcade1710 ปีที่แล้ว

      M...a abyo mcnto illhay ha ku xafido dadkan is qurxin lee ku washeen kuma kalsoona suu illhay u abuuray😥😥💟💟 wan idinjeclahay All gabdhaha Somalia

  • @ladan8808
    @ladan8808 ปีที่แล้ว

    Subxanallah allow hana fiqfiqin

  • @fosiyahaji5792
    @fosiyahaji5792 ปีที่แล้ว

    Sunaxaallaah Sunaxaallaah Sunaxaallaah Sunaxaallaah Sunaxaallaah Sunaxaallaah Sunaxaallaah Sunaxaallaah ilaahowo noogaragar ale ha caafiyo

    • @miskiin236
      @miskiin236 ปีที่แล้ว

      Subxaanallaah ayaa sax ah.

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 ปีที่แล้ว +2

    Allaha ku barakeeyo waad qayr jeceshahay

  • @cabdifitaaxwadani8875
    @cabdifitaaxwadani8875 ปีที่แล้ว

    Jirkaga see wax ugu tijaabinee

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 ปีที่แล้ว +1

    Subxanllah subxanllah Acudubiilhi yaaab Yaa Allhh

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 ปีที่แล้ว +1

    Dadka. Illaahay ha caafiyo.

  • @maryanmaxamed3376
    @maryanmaxamed3376 ปีที่แล้ว +1

    Xasbunallh wllh waan fiiri waayay calosha ayaa ixanuunty

  • @queennimco8900
    @queennimco8900 ปีที่แล้ว +2

    inaalilaah wainaa ilayhi raajicuun allaha

  • @inaadam9250
    @inaadam9250 ปีที่แล้ว +2

    Hada ka hor baa gabar aad u cadeed abuurka ilaaheey baa is sii cadeeysay markaas baa wajigii cudur ka galay dhaqtar beey tagtay wuxuu ku yiri sadax maqaar oo wajigaaga baa dagay wajigaaga ilaa eey soo noqonayaan waxaan kuu qoray waxaan aheeyn Ha marsan ok beey tiri maalinba maalita ka danbeeyda wajigeedii wuu soo gaduudanaayay awalna qof cadan inttuu qof cadyahay beey aheeyd.marka walaalayaalow ALLAAH ka baqa.oo mustaqbalkiina aduun iyo midkiina aaqiro ALLAAH uga baqa cabsida ALLAAH weey reebtaa waxaan munaasab ahheeynoo dhan.

  • @inaadam9250
    @inaadam9250 ปีที่แล้ว

    Walaahi nadartu bilceeyn baan iri gabar saas u fiiqeeysa jirkrkeeda.

  • @celimataan4923
    @celimataan4923 ปีที่แล้ว +1

    CABDI AZIZ REALY MAASHAA ALAAH ALLE HAKU XAFIDO

  • @sitteyhussein2558
    @sitteyhussein2558 ปีที่แล้ว

    Laaxola wala quwata ilaa bilaah caliyulcadiim

  • @aminacabdiaalan5064
    @aminacabdiaalan5064 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah wll wanaaga jecel iimanka allaha galiyo dumarka kimikada ismarinaya qurux rabi ayaa nogu deeqay alxamdullilah wll adigana allaha ku dhowro

  • @fartuuncabdi8758
    @fartuuncabdi8758 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah Subxanallah allow umada badbadi

  • @safiyaabdalla6922
    @safiyaabdalla6922 ปีที่แล้ว

    سبحان الله

  • @nafisaahmed8560
    @nafisaahmed8560 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah yaa cadiim ilaaheey ayay ka furteen maxa u diiday inay midabkooda rasmiga ah ilaaheey ku uumay

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 ปีที่แล้ว

    Walle Allaha kuxifdiyo sidaa wax walba o wanaag noo ah ad nolawadaagayso

  • @aminoaden6671
    @aminoaden6671 ปีที่แล้ว

    Allah imanka hanasugo aamin yaa rabi

  • @fartuncawil7804
    @fartuncawil7804 ปีที่แล้ว +2

    Dawo an Dr I qorin ma cuno madaxa hado o xanuno wan jifta dawo isma Mariyo alx

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 ปีที่แล้ว

    Subxanalla qofku wa ino sidi alla uaburau ku kalsoo nadoo💖👍

  • @fatmaabdi9159
    @fatmaabdi9159 ปีที่แล้ว +1

    Subhana llah

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhaha Soomaaliyeed. Waa dad wax walbo is ticmaalo. Reer. Neyjeeriya. Waa dadka. Ugu madow. Waaye May. Mar sadaan War hooy. Gabdhow. Iska daaye.

  • @nadiaquruxchannel794
    @nadiaquruxchannel794 ปีที่แล้ว +2

    Iso boqda walaheyga somaliyed please ❤wan ku farxi lahaa walalheyga hada iso boqotan

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 ปีที่แล้ว +3

    Kal iyo laab u qosley🤣🤣🤣 gacantaa taagan kaniniga anigane i siiiii.

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 ปีที่แล้ว

    Xasbunallah wa nimcalwakiil ilaahow na astur xayyi iyo meydba waaba dhibaato lacagtaadii ku iibso

  • @suhurdiamond7319
    @suhurdiamond7319 ปีที่แล้ว

    Yaa Allh gabadha jirka fiiqaysa waa ka naxay tolow maxaa ku kalifay ax🥲

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 ปีที่แล้ว +1

    WAXAAN DHAAQTAR KORIIN DHIIBAATO WAAYE

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallah wale wayaab arintaangabdhoow alla swt ka cabsada alle siduu idin abuurey ayad salugteen imaanka alla haigin gelyo aduun iyo aqiro wamid lagu hogayo weye aritaan haleyka dayo cudur xun iyo cafo yey idinku dhicin gabdhaha somaliyed wakuwa ugu quruxda badan weye waxan iska daya aqiradina hagagsada walalayal😂😂😂

  • @shukranhassan7879
    @shukranhassan7879 ปีที่แล้ว

    Sabun ruga iyo salid zeytun le is Mariya alxamdulilah am natural white 🤍

  • @warzandahir5915
    @warzandahir5915 ปีที่แล้ว

    Subxanallaah 😳😳😳

  • @aminomohamoud4444
    @aminomohamoud4444 ปีที่แล้ว +1

    Subaxallah

  • @xaawowarsame9143
    @xaawowarsame9143 ปีที่แล้ว

    Ana isìi waa yaab dawo

  • @amalyusuf1210
    @amalyusuf1210 ปีที่แล้ว

    SubxanAllah

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallaaah

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 ปีที่แล้ว

    Yaab caafimaadku waa muhiim

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 ปีที่แล้ว

    Yarabi

  • @peacenharmony2034
    @peacenharmony2034 ปีที่แล้ว +2

    Waad ku mahadsantahay wacyigelinta. Dadka dawooyinkaas gadaya yaan la qarin magacyadooda.

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 ปีที่แล้ว

    Thanks my brother

  • @dubaidubai9715
    @dubaidubai9715 ปีที่แล้ว

    Subxana laah

  • @fosiyahaji5792
    @fosiyahaji5792 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid abdicaziz huuno qaali

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 ปีที่แล้ว +1

    AQIIRO WAALEES WEEDIINA AQIIRO

  • @deqamohamed8960
    @deqamohamed8960 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkkkkkk
    Really walahi caadi matihid gacantaa utaagan kulaahaa kkkkkkkkkkkk

  • @sahro8012
    @sahro8012 ปีที่แล้ว +1

    Xasuballh😢

  • @asli1087
    @asli1087 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allaah mahad sanid

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalaah qanaacada maxa idinka qaaday dumarow laaxowla walaa quwata ilaa bilaah gacantiina ayad cudur ku keensaneysan jooga yaahu

  • @faizahassen4725
    @faizahassen4725 ปีที่แล้ว +1

    Walaahay waa qatar 😂

  • @aaminasuleymaan7210
    @aaminasuleymaan7210 ปีที่แล้ว +1

    Subxaana allh

  • @sacdiyojaamac2025
    @sacdiyojaamac2025 ปีที่แล้ว +2

    Allaha akbar mataga iqabtay markan arkay tan maqarka fiqeysa

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 ปีที่แล้ว

    xasaasida mahen qofkasato saas buu noqonyaa ka fogaada

  • @baati8965
    @baati8965 ปีที่แล้ว

    Asc Abdi caziz waxaan arka abuurista Allah in lagu kalsoonen
    Soomaali haddii an naahay Allah wuxuu nasiyey qurux dadka Afrikanka kale ey haysanin Illah imaanka haa noo sugo Amiin

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 ปีที่แล้ว +5

    Waxan le yahay gabdhaha somaliyed baradho iyo karoto isku kariya caano ku qas wajiga iyo gavmaha marsada ka dib saliidaha wajiga marsada quruxdina baby face hadad rabtan biyaha badada xili horana seexda habenki wa sir

  • @ardasaid1562
    @ardasaid1562 ปีที่แล้ว +1

    Haraga
    Sare waa xubin mihiim ah gabdho caafimaadkiina ha ku ciyaarina ,sida ilaahay kuu sameeyey ayaad ku qurux badan tahay.

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 ปีที่แล้ว +1

    Dadkeenii waxay noqdeen ma naxayaal bisinkee 😢

  • @hakimaheyle9675
    @hakimaheyle9675 ปีที่แล้ว

    Dhaqtar mey aaddo aa la dhahay

  • @haboonmahmoud1258
    @haboonmahmoud1258 ปีที่แล้ว

    Subxana allah 😢😢😢 maamnuc wadanka halaga diigo

    • @Sundus724
      @Sundus724 ปีที่แล้ว

      Ma dawlad ba jirta

  • @faadumomuuse341
    @faadumomuuse341 ปีที่แล้ว

    Xax kiAlle udhaliyaba hesataye walalyaloow maxaniwalay

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +1

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @xafsamaxamadsalaad9881
    @xafsamaxamadsalaad9881 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 ปีที่แล้ว

    sawirkeen sida dadka isga ilaaliyaa

  • @maryanhussien5992
    @maryanhussien5992 ปีที่แล้ว

    Bisinka,gacmahas,hada,qurux,ayey,umaleysaa

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 ปีที่แล้ว

    WXAAN CUDUURO AYAA LAGA QAADA

  • @intisaarstarchannel2831
    @intisaarstarchannel2831 ปีที่แล้ว

    Xasbunallaahillahayoowhaitudin

    • @sahraabdi143
      @sahraabdi143 ปีที่แล้ว

      Gabdhaha Somalia jooga maxay tahay cadaantaan ay raadiyaan, caafimaadkooda bay ku cayaarayaan

  • @mahadabuukar3171
    @mahadabuukar3171 ปีที่แล้ว +2

    Gabdhaheena iimaanka allaha galsho iscadeen ayaa kadhuntay bal fiiri dhibka ay gacanteeda kudoonatay

    • @tasamazing6992
      @tasamazing6992 ปีที่แล้ว

      Gabdhaha inee iscadeeyaan waax usabab ah dhaqanka oo dhiiro kaliyey. mah maah ayaa jirto dhaheyso DOQON IYO HAEEN ayaa madow. sidoo kale waxaa laga dhaadhac siieyey Naag Madow lama guursanayo. Allaha soo hanuuniyo inta jidkaas qaldan qurux kadoono Gabdho iyo wilalba

    • @mahadabuukar3171
      @mahadabuukar3171 ปีที่แล้ว +1

      @@tasamazing6992 marka hore maahmaahda dhaheysa doqon iyo habeen aa madow maaha wax hore u jiri jiray mida xigta qofka sida aad tahay kugu naco maaha qof kurabo waxaa daciifnimo ah inaad qof adigoo kale ah madaxiisa la isku badalo

  • @ayaanmohamad6015
    @ayaanmohamad6015 ปีที่แล้ว

    Walalow waxaan hanooso gudbin walihi mataga iqabtey

  • @farxiyacaseyr204
    @farxiyacaseyr204 ปีที่แล้ว

    حسبنا الله ونعم الوكيل فيهم

  • @hani7940
    @hani7940 ปีที่แล้ว +1

    Wlh wad ku dali hada dhahdo dumarka somaliyed Ayan dhihi is cadaska iska daya ma daynayan balwad u noqotay

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 ปีที่แล้ว

    Filim layiraa snow White kofii dawaday waa cartoon habarta sumaynaysa gabadha boqordhalay cajuysada gacmaheeda iyo ta gabadhan waa iskumid

  • @ikramamalow
    @ikramamalow ปีที่แล้ว

    😅😅abdi aziz mellaha kalle. Baqaar gubtaay la modaa

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride ปีที่แล้ว

    Bisinka bisinka

  • @tasamazing6992
    @tasamazing6992 ปีที่แล้ว

    Gabdhaha inee iscadeeyaan waax usabab ah dhaqanka oo dhiiro kaliyey. mah maah ayaa jirto dhaheyso DOQON IYO HAEEN ayaa madow. sidoo kale waxaa laga dhaadhac siieyey Naag Madow lama guursanayo. Allaha soo hanuuniyo inta jidkaas qaldan qurux kadoono Gabdho iyo wilalba

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 ปีที่แล้ว +5

    Somalidan wiil gabarba maxay midabkoda u naceen midabkena aduunka waa laga jecel yahay

  • @k.j214
    @k.j214 ปีที่แล้ว

    Abdi aziiz aniga wexeey ila tahay
    Wiilasha ineey dhahaan gabar iscadeysay maguursaneyno natuur ayaan rabnaa
    Markaas ayagaa dhaafi doono waa iga
    Waano

  • @Istarwarsame3535
    @Istarwarsame3535 ปีที่แล้ว +1

    Suxana llaah😂😂😂

  • @basimahajikuweit6146
    @basimahajikuweit6146 ปีที่แล้ว +1

    Maqaar la fiiqayo fiyoobi ma jirtee dhaqtar dhimirka ha lo radiyo gabdhaha inti naga xanuunsan

  • @usern134-h4g
    @usern134-h4g ปีที่แล้ว

    Bisinka

  • @ashawooo
    @ashawooo ปีที่แล้ว

    rabi quraxada ku siya ina labdala waa qalada Najeraya iyo umada Somaliyed isku jira mahina waye naga jira adaga yihiina ee iska ilaya gabdhehina Somaliyed midaka Madawa waa Qurax

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 ปีที่แล้ว +1

    C/ casiis Iscadaynta Aaqirkeda Cancer iyo cudurada Haraga galo ayaa u Danbeyo

  • @faisamusse8522
    @faisamusse8522 ปีที่แล้ว

    5:51 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Istarwarsame3535
    @Istarwarsame3535 ปีที่แล้ว

    Ana Isii😂😂😂

  • @ashrafhakimi2479
    @ashrafhakimi2479 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkk

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 ปีที่แล้ว +1

    Aniga qof cad aan ahay lkn waxaa layaabay madowista maxaa ka fiican my mom waxaay dhahdey madowis midib aan suuleynin waa ma tiro lkn miyaan ii fiicnen midibkeyga illaah ii uu mey miyaan is bedelayo maxaa ii keeney waxaan maqley ninka waxuu rabaa naag cad war iska daya waxaas