XAFLADI 1LUULYO İYO SIDAAN UGU DABAAL DAGNAY ANKARA🇸🇴🩸💕

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 49

  • @warsanewarsaneyacin5576
    @warsanewarsaneyacin5576 5 วันที่ผ่านมา +5

    Maschallah im form Djibouti 🇩🇯

  • @user-io6ek3zq7w
    @user-io6ek3zq7w 4 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah Somaliya iyi Jabuti ha noladan ❤ 🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯 13:02 🇩🇯🇸🇴🇩🇯❤️❤️

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 5 วันที่ผ่านมา +2

    Masha allaah hambalyo dhamaan umada somaaliyeed🇸🇴❤

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc 5 วันที่ผ่านมา +3

    Masha Allah ❤🇸🇴

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 4 วันที่ผ่านมา +1

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤

  • @batulamohamed1631
    @batulamohamed1631 4 วันที่ผ่านมา +2

    Maashaa alaah uqti waa waxfiican hadii aad nooga soo gudisay 1luulyo maalin wanaagsan ❤❤❤❤❤

  • @user-io6ek3zq7w
    @user-io6ek3zq7w 4 วันที่ผ่านมา +1

    Adigana harow soco macaan Allah ya ku xafido adıyo reer kagaba ❤❤❤

  • @meymunhassan2944
    @meymunhassan2944 4 วันที่ผ่านมา +1

    Maashaa alaahu

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 5 วันที่ผ่านมา +2

    Mash allah somali my dhiiga calankena qurux badan 🎉🎉🎉 hambalyo Hambalyo

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 5 วันที่ผ่านมา +2

    MAASHA. ALAAH
    HABALYO. HABALYO KOWDA LUULYO SOOMAALIYA. HANOOLASTO🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @seinabaliomar5211
    @seinabaliomar5211 4 วันที่ผ่านมา +1

    Hambalyo 1 da luulyo. Somaaliya ha jirto weligeed ❤❤❤❤❤

  • @hawaartanhusein7618
    @hawaartanhusein7618 4 วันที่ผ่านมา

    Mash Allah ❤🇸🇴

  • @cousinbro1580
    @cousinbro1580 5 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah Tabarakallaah guul iyo gobanimo abaayo aad baa u xusteen sandakan sandakiisa nabad iyo Caano Insha Allah habalyo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @caashoaxmed9577
    @caashoaxmed9577 5 วันที่ผ่านมา +1

    Masha alaah

  • @AraksanAhmed
    @AraksanAhmed 5 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah Hani from Djibouti ❤❤❤❤❤

  • @AyaanDahir-rk3bu
    @AyaanDahir-rk3bu 4 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 4 วันที่ผ่านมา +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂❤❤❤❤❤❤Aamiin Aamiin yaa Allaha

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 5 วันที่ผ่านมา +1

    Asc mashallh shukrn

  • @fosiyai5422
    @fosiyai5422 4 วันที่ผ่านมา

    Allah ku Caafiyo Abooyo Wiilka Anas u abay Ayo ❤️

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 4 วันที่ผ่านมา

    Soomaali guul codowga wadankeena qurxoon alle hanaga qabto.

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 4 วันที่ผ่านมา +1

    Hamablyo Hamablyo

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 5 วันที่ผ่านมา +1

    M.a hambalyo

  • @sahraabdi143
    @sahraabdi143 5 วันที่ผ่านมา +2

    Qabiil waa iska dhamaan lahaa hadaan helno madax dalka u shaqeysa ee aan ka shaqeysan,

  • @nasraaxmed6598
    @nasraaxmed6598 4 วันที่ผ่านมา

    Aamina Aamina ayaa Allah 🤲 ❤

  • @user-ge7dj7zq3c
    @user-ge7dj7zq3c 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 5 วันที่ผ่านมา +1

    Qur'anka Mar Kasta Bisimka Aalagu Bilaabaa

  • @salmasalmaaliomar996
    @salmasalmaaliomar996 5 วันที่ผ่านมา +1

    Hambalyo hambalyo 1 luulyo my dhiiga❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 5 วันที่ผ่านมา +1

    Hambalyo Soomaaliweyn Meel Kasta Aa Joogtiin

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 4 วันที่ผ่านมา

    Masha"Allah 🩵🩵🩵

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 5 วันที่ผ่านมา +1

    Hanbalyo hanbalyo 1 July Somalia 🇸🇴 ha nolaato 💙🎉💙

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b 5 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤🇸🇴🫶🇸🇴🫶🇸🇴🫶🇸🇴🫶🇸🇴🇸🇴

  • @Queen__fatma29
    @Queen__fatma29 3 วันที่ผ่านมา

    Heesaha maxaa ujaraysaa

  • @user-tf6qp6ny4f
    @user-tf6qp6ny4f 4 วันที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉❤❤

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 5 วันที่ผ่านมา +2

    Sagaashanki markaa xaflado wadamo islaamet kudigesaan maat hoorta wadanka noo distiin oo abaarta iyo gaajada taalo wax kayeshaan

    • @Somturkfamily233
      @Somturkfamily233  4 วันที่ผ่านมา

      Wadankenina waa lagu dhigay qof walbo o somalina meshu jooga ayu ku dabaal dagaa quruxey 🙏🏼🥰

    • @munaibrahim2054
      @munaibrahim2054 4 วันที่ผ่านมา

      @@Somturkfamily233 abayo dabaal daag kamahatlayo ee waxan kawadaa yaacni wadanka dacayan in lahagajiyo oo duulka ladiso amaan lakeno shacabka argagaxisada ee iskareeban sokamahoreso lakin wadan aduunka oo daan yasayann muxuu dabaal daag notarayaa😭😭😭

    • @Somturkfamily233
      @Somturkfamily233  4 วันที่ผ่านมา +1

      @@munaibrahim2054beenta ma ahan inşa Allah madaxdeena xaqa allaha tusiyo 🤲🥰

    • @munaibrahim2054
      @munaibrahim2054 4 วันที่ผ่านมา

      @@Somturkfamily233 ameen habibty

  • @Queen__fatma29
    @Queen__fatma29 3 วันที่ผ่านมา

    🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯

  • @willoyacin7501
    @willoyacin7501 4 วันที่ผ่านมา

    Habo hok iya u faraxsayahay aniga waha yahey nagta hindi iyo dagan o nagta yar iya yahey hox iya ku cegelahay

  • @samiirohassan3459
    @samiirohassan3459 3 วันที่ผ่านมา

    Haniye marka calanka laqadaye wat qerotay 😂say m.a

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 4 วันที่ผ่านมา

    MaanshAllaah❤❤💙🇸🇴❤️🇸🇴💙🇸🇴❤️🇸🇴💙🇸🇴❤️💙🇸🇴❤️

  • @AbdirahmanIbrahim-cz8oz
    @AbdirahmanIbrahim-cz8oz 4 วันที่ผ่านมา +1

    Haniyey sida dhiigu 100 kuutago ma muqdisho la soo qaado anaga marka somalaland la soo qaado 100 ayuu natgayaa marka ha la is ixtiraamo

    • @Somturkfamily233
      @Somturkfamily233  4 วันที่ผ่านมา

      😍abyo anaga shacbka rer muqdisho hada nahay waan idin ixtiraamnaa wlhi waan jeclahay rer Somalilan lkn idinka naneceb tan madaxda waa gooni madaxda iyo siyaasad kama hadlaayo shacab marka ladhaho Nama jeclidiin🥺

    • @AbdirahmanIbrahim-cz8oz
      @AbdirahmanIbrahim-cz8oz 4 วันที่ผ่านมา

      Wllo qaliyey hadanu nahay reer somaliland idin ma necebanin lkn inta na aflagaadaysa ayaanu iska dhicinaa lkn nacayb ma jiro qurxay

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 4 วันที่ผ่านมา +1

    Haniyey waxan la yaabay waxaad u dabaal degaysaan ,ilaan israaciina waa lagu kala tegey xornimadiina faro laguma hayo

    • @Somturkfamily233
      @Somturkfamily233  4 วันที่ผ่านมา

      Hadaaa ogaan laheed Mel aan ka imaanay halahaas yar on heysanoba waa alle mahadiii inta dhimanna wey iska imaani dhib malhan xppti 🙏🏼💋

    • @shaakiraali1984
      @shaakiraali1984 4 วันที่ผ่านมา

      @@Somturkfamily233allaah ha ku xafido rajadaadana ha kuu rumeeyo ,kln anigu markaan dhaqanka dadka somaliyeed u fiirsaday iyo siday u doorsoomeen yar iyo weynba rajo weyn kuma qabo dawlad iska daaye dadkii baaba wax kale noqday dhaqan gaal iyo mid muslin midna ma haysteen way kala jeedaan .sidaanu ducaynayey waan ka daaley.khaatuma khayr rabi ha ina ku arsaaqo.