SAFARKII RIYADAYDA AYAAN GALAY 9 SANO KADIB WIILASHAYDII AYAAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @xasaana123
    @xasaana123 3 หลายเดือนก่อน +49

    Ayaaneey xppti macaneey alle hakuu soo dhaweeyo salliga nebigana badi xppti quruxeey wlhy waan kula dareemaya murugada waayo maqnaan shiyahaaga murugadaada illintaada intuba wey idhibayaan salliga nabiga badi xppti hafekerin meelkaligaa hafadhiisan waayo waad murugooneysaa ismashquuli hore usoco ayaan kuleeyahay keep going ♥️ insha allah waan kuusoo ducaynayaa 🎉 gabadh adag baas baad tahay ha isdhiibin adigoo qalbigu kugubanayo dhoolla caddee cadawgaaga wey dhibeysaa waan kujeclahay xppti keep going ♥️💖❤️🥰😍❤️❤️‍🩹💜💗💖💝💓💞💕💔❣️💝❤❤❤❤❤❤

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  3 หลายเดือนก่อน +16

      Shukran abaayo

    • @faadumozahra94
      @faadumozahra94 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@ayaangobdoon3254 Allaha kugu guuleeyo howlahaaga walal, aad ayaan kaaga walwaleyna naso update garee kheyr inshAllah ❤

    • @Miski_Abdullahi
      @Miski_Abdullahi 3 หลายเดือนก่อน

      @@ayaangobdoon3254 dhamam wa kula murugone hadanahnay team ayaangobdoon. Allah moye cidkle uma bahnid abyo. Insha Allah guul wcn ❤

    • @Sehaam11
      @Sehaam11 3 หลายเดือนก่อน

      @@ayaangobdoon3254😢😢😢😢😢😢😢

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 3 หลายเดือนก่อน

      @@ayaangobdoon3254I’m sorry qaali 💔💔😭🫂. Dulayste iyo Qoyan ayaa ku helay oo caruurtadi kaa xarimay, sawiradioda iyo magacyadooda soo dhig baraha bulshada jeelka liinta ha ku cabaane

  • @KowsarCumar-p6c
    @KowsarCumar-p6c 3 หลายเดือนก่อน +100

    Ayaan xbbti digrigana Badi waliba xasbunallah io laaxawlawalaaquwata ilaabilaaah xbbti walaahi waad guulasan saliga nabiga scw io istiqfaarta igana hamoganaan

    • @XAMDIAXMED-im2pr
      @XAMDIAXMED-im2pr 3 หลายเดือนก่อน +2

      Byo mcney yaka haysta ilmaha ayaan 😢

  • @AdnaNuur-z4b
    @AdnaNuur-z4b 3 หลายเดือนก่อน +13

    Misskiin abaa nagaa xamar joogno noosheeg meesheedagantahy waakaaga sooxadeenaaa 😢😢😢😢Allha kuusahlo😢

  • @ZacdiyaZiman-hw4zc
    @ZacdiyaZiman-hw4zc 3 หลายเดือนก่อน +12

    Ayanay wax badan bad waji qurux badan nala horfadhiday allah ilmahaga haku sosahlo horay u soco ducadu kula garab jogna damir lawasha nala sowadag

  • @asmamire4528
    @asmamire4528 3 หลายเดือนก่อน +20

    Ayaan qurux badaney illhay waxan kaga baryaya inu illhay cadowgaga kaga hiiliyo wllhy way xanun badantahay marka carurtada laga so baro subxanalah😪

  • @UbaxHusein
    @UbaxHusein 3 หลายเดือนก่อน +16

    Ayaaney aniga iyo hooyaday waa kuu duceynay abyo illaahey ha kuu aqbalo cadawgaga allaha kaa guuleeyo wlhi waan calool xumaday illaahow ayaan guusha sii🤲🥺

  • @QueenHappy-js7kh
    @QueenHappy-js7kh 3 หลายเดือนก่อน +5

    Ilaahow niyadeeda sidey jecashay u aqbal waa adoontaadee aamiin aamiin yarabi

  • @Najminaa
    @Najminaa 3 หลายเดือนก่อน +14

    Ayaney waa xili dambe si min qalbiya kugu duceeye adi wilasha indinko farxsan oo cafimda qabo Alle haidin mideeyo inshaAllah🤲😭

  • @theunseen-ow9gh
    @theunseen-ow9gh 3 หลายเดือนก่อน +21

    Ilaahay kumadayacayo waligaa intaa nooshahay ducowaalid aaqabtaa iyo dùcada ìslaamka oo kulajirta nooloow oonabadķu waar aamiin farxad ayaa kuu danbayn doonta ìnsha allaah

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 3 หลายเดือนก่อน +12

    Ilahow ayaany ilmahaaga kula nooladan inta hoyo ilmo kmaqanyihin allha uso sahlo

  • @nasromaxamuud9669
    @nasromaxamuud9669 3 หลายเดือนก่อน +6

    Ayaaney wllhi wakula ilmeeyay. Adoo faraxsan Baan iskakaa dawn jiray ilee hooyo cadkeedii kamaqanyahay baa tahay allahayoow waxaan kaabaryaa in aad awlaadeeda dib ugu soo celiso😭😭🤲🤲

  • @ridwaandahirridwaandahir7567
    @ridwaandahirridwaandahir7567 3 หลายเดือนก่อน +7

    Ayaan wlhi waan kula qiroday hoyona hoyoleee daremi karto ilheyna wuxu dhahay intan umay waxan ugu necbahay kuwa ilmo iyo hoyadod kala fogeyo xita aqiro xisabtoda wamid goni uah ilahey aad buu unecb yahay hooyo iyo ilmheda dadka kala fogeyo marka ilaahey hakula garab galo siwalba jcshahyna allha kusiyo carurtdna aygo cafimaad qabo iyo ado cafimad qabo hani kulan siyo abyo inbadan wanga qosolsisay ado qalbiga kagubanyo wlhi qof adag ayaa tahay m.a hooyo karti badna tahay ado gubanyo ama carurtada kamaqan yihin ayaa waqtigaga nala qadnesay naga qoslenesay anganga kuma daremenin qastana aniga wlhi wilshada inee kula nol yihina uhestay wlhi wayo hal mar kuma daremin hda dhib allha kahyo

  • @HiBa_mahamett
    @HiBa_mahamett 3 หลายเดือนก่อน +22

    Wllhi korka i jiri ricoo day dadka qaar ilaahay nagama soo adeejiyo😭😭😭😭

  • @bintialichannel3770
    @bintialichannel3770 3 หลายเดือนก่อน +5

    Abaayo allaha ku sahlo wa xanun walahi sabir ducada badi iyo saliga nabiga scw aniga iso duceya hoyo 10sano gabadheda kamaqantahay ayado sanad garin kaso tagay ilahay malin wuna wada mideyna hadi ay alle nagu gaarsid cimri iyo caafimad 😢

    • @fadumaaden5027
      @fadumaaden5027 3 หลายเดือนก่อน

      Rabi swt melgaban hakasiiyo wlshe wa arin xanuun bdn wlhi hade kamaqnyiin o gacan ad ku aminte ay ku jiraan wa waxdhan lkn hadi xoog laga hesto wa xanuun ee meshe ahaataba alle haku so cesho

  • @عائشهأحمد-ق8ح
    @عائشهأحمد-ق8ح 3 หลายเดือนก่อน +9

    Abaayo allaha ilmahaaaga hakaago soqaado dadka dhibaatenaaya isku imaada adinko nabad ah hooyo ilmeheeda kamaqan yahay xanuunke ledahay wadaremi karaa😢 insha allah guul ayaa garesaaa

  • @Boqorad17
    @Boqorad17 3 หลายเดือนก่อน +3

    Yaa rabi abayo ayaney alle cadowga hakaa qabto wax badan waji qurux badan oo muruh ku hoos duugan nola hortimidi ilhy qeerka haku wafajiyo

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 หลายเดือนก่อน +12

    Ayaaneey anoo Hoyo ahyn baa ku dareemya qaali ax😭 waa xanun wlhi hoyo ilmaheedii laga heysto qaali garabkaga nahy wn ku so duceynaa dhammaan asxaabta waad guulaysan abyo i.a ha murugoonin mcnto 😭😭

    • @filsandheeman9795
      @filsandheeman9795 3 หลายเดือนก่อน

      Asc wllo coco salan saree from Djibouti 🇩🇯 plz page ka ayan gobdon saray uu qaada team kaga Iga gadhsi farinta thanks wlshy ❤

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 3 หลายเดือนก่อน

      3 bil ma maqlin 😭😭😭isla qoraalkan wan ooynaya oo ilahey igu ogyahay

  • @yaasirmohamed5561
    @yaasirmohamed5561 หลายเดือนก่อน

    Ilhay haka qabto wan daremikara hooyo 😢 ilmehedi kamaqantahy 😢wad gulaysanysa inshallah walshy

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 3 หลายเดือนก่อน +8

    Ilaahay kuu baryaaya inuu kuu soo celi wiilashaada cadawgana kaa qabto Yaa Rabi ❤

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 3 หลายเดือนก่อน +5

    Subxaanallaha Hooyo ninka csruurteeda ku dhibaayo iyagaa qasaaray kuna diraayo Aniga caruurtryda iyadoo hooyadey ii heyso ayaa leygu diray waana famligeyga ma aha reerkooda hadane waa guuleystay habo digriga badi

  • @LuulHussein-yh2ny
    @LuulHussein-yh2ny 3 หลายเดือนก่อน +12

    Ilaahay inta dhiman Haguu fududeeyo aad aye u xanuun badantahay ilmahaaga aa dhashay oo aana la hadli karin ilaahey talo saaro😢😢

  • @farax6361
    @farax6361 3 หลายเดือนก่อน +3

    Hooyo ayaa hooyo daremikarta lkin ogow sidaad udhibaso gabadhaas alle waakuu dhibikaraa ee ilmaahaga wax udhigo wll alle hakuu soodhaweeyo xbbtii

  • @NadiaAbdi319
    @NadiaAbdi319 3 หลายเดือนก่อน +12

    Yaa allah qofkasto Hooyo ah oo ilmaheeda ka maqanyhn isku soo celi😢

    • @Samiaahmed38b
      @Samiaahmed38b 3 หลายเดือนก่อน

      Inte ka aden😢

  • @AbdifitahAhmed-g8q
    @AbdifitahAhmed-g8q 3 หลายเดือนก่อน +23

    Abaayo saliga ibraahiimiyada badi waa ka guuleysan doontaa

    • @sadiasadia19191m
      @sadiasadia19191m 3 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @kalsonyusufcali640
    @kalsonyusufcali640 2 หลายเดือนก่อน

    Ma naag wanaagsan baa ilmo hooyo dhashay ka qari haye dhahday waa duli walhi. hadaad weydo oo laguu keeni waayo sawirkiisa nala wadaag waan kula wada raadineynaa waayo dareen hooyo ayaan wada leenahay ilaahayna hakuu sahlo abaayo aabihii dhalayna xaqa ay jooyo leedahay allaha tuso

  • @NimcaYuusuf-su4hn
    @NimcaYuusuf-su4hn 3 หลายเดือนก่อน +32

    Xasbunalah qisda aydo dhameystirnen aa caloosha ihurty rabbiyow kuso sahal

  • @farhiyoaden1135
    @farhiyoaden1135 3 หลายเดือนก่อน +3

    Illaahay cadowgaaga ha jibiiyo awalaadaad haku xifdiyo iyaga oo nabad ahna haku nabad keeno

  • @ayuush2214
    @ayuush2214 3 หลายเดือนก่อน +7

    Ayaan abyo i.a wiilkaaka asoo caafimaad qawo ayuu kuu imaanaa ibraahiim wlhi maanta waan kula ooyay😢adoo qisadaan xanuunka badn aykuku duugantahay ayaa na dhiiri galin jirtay oona noo dhoola cadeen jirtay i.a muqaalka xigo wiilgeyka wuu ii imaaday nooka dhig mcney Aamiin😢🤲🤲🤲🤲

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 3 หลายเดือนก่อน

      Ameen yaa Rabb 😭🤲🤲🤲

  • @raxmiishchenal
    @raxmiishchenal 3 หลายเดือนก่อน +10

    Ilinteyda dhulkey ku dhamaatay ayaaney soo guuleyso qalbiyeey😢😢😢😢😢

  • @Faatimh-abdullahi55ww
    @Faatimh-abdullahi55ww 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wallhi aad ugu ilmeyey apaayo markaa maqley shekdada ilmahaaga aadan arki karin ilaahey isha cadowga ha kaa badbaadiyo abaayo mcn waa ku soo duceynaa in ilaahey kaaga soo qaado wiilkaaga ibraahim ❤❤❤

  • @maymunhersi2527
    @maymunhersi2527 3 หลายเดือนก่อน +17

    Wlhy abaa calosha giijisatay hadii aaba 9 years aad awoladad kala maqanydeen inta ku dhiman Allah ku yasiro 😢🎉❤

  • @MaymuunAbdunazer-fd8bf
    @MaymuunAbdunazer-fd8bf 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ayan xppti inzha allah waxba ka xuman maayan wayo calaqad fiican ayad la leedahay wlhi anni waxan aaminsanhy Haddad allah malahiisa wanajisid wad guulaysab

  • @ismahaanm5192
    @ismahaanm5192 3 หลายเดือนก่อน +5

    Ayasn walaale suuratu baqara ku cilcile insha allaah waad helaysaah farxad baa kuu danbayso

  • @Salmamohama
    @Salmamohama 3 หลายเดือนก่อน +1

    Alla ayaaney waxa tahay gabar wanaagsan ado qalbiga ku guwanayo hadana waa na mada dalinesaa masha allh alle qalbiga hakuu adkeyo carurtadana alle haku so sahlo abayo 😢😢wlh waa xanun ilma aa walaca ogaay fosha sakaradka aheed hadana ad qalin ku dhashay abayo alle waa awodaa inuu carurtada hal daqiqo kugu keno yaa rabi carurteda uso sahal walasheen guul insha allh😢😢

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 3 หลายเดือนก่อน +4

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @asiaahmed5380
    @asiaahmed5380 3 หลายเดือนก่อน +2

    Allah cadawgaaa hakaa qabto qali ubadkagana hakuu soo dhiciyo we love you 😘

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 หลายเดือนก่อน +12

    Illahey garabkaada ha galo mcnto wlhi Wn oyey 😭🥹

  • @caaishacali7144
    @caaishacali7144 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ayanneeey mcnto ilhey haku sahlo.ilmhada waxa tahay hooyo caruurteyda wayday ku daremi karaaa🤲🥺

  • @hamdixariiro8996
    @hamdixariiro8996 2 หลายเดือนก่อน

    Rabbi kheyrka haku wafajiyo abayo cadowgana rabbi haka qabto guuleyso insha'Allah si niyad Ayan kugu so duceyay sis kheyr insha'Allah sis ❤

  • @LakiRabiic
    @LakiRabiic 3 หลายเดือนก่อน +3

    Abaayo alle hakula garabgalo hana kuu fududeeyo rayawalbo aadleedahay aaamiiiin insha allaah

  • @manazilali1751
    @manazilali1751 3 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin Abayo Ilahay murugda ha ka tiro xabiibt adiga iyo ilmahaga si nabad ah ku keeno ❤😢

  • @aishamohamed1522
    @aishamohamed1522 3 หลายเดือนก่อน +8

    ILAAHAY hakuu fududeeyo abaayo reer xamaroow sifiican u soo dhaweeya Ayaan Goobdoon

  • @faizaaden2987
    @faizaaden2987 3 หลายเดือนก่อน +2

    😭😭😭😭😭ala ayaneey xabibti wllhi aad ban ucalol xumoday ilahayow Ibrahim cade nabad kuguken yarabi 😭🤲🤲🤲

  • @Adnahasan58
    @Adnahasan58 3 หลายเดือนก่อน +10

    Ilahey garabkaada ha galo macaanto wllhi waan ilmeeyay😭😭

  • @Imaan-me
    @Imaan-me 3 หลายเดือนก่อน +1

    May Allah protect you from your enemies habibty ❤ u will win InshaAllah 😍 guulayso Ayaney

  • @MunaMohamed-e8l
    @MunaMohamed-e8l 3 หลายเดือนก่อน +4

    Alaaaa waadareeemaaa hoooyaan ahay ahaaa haidikunmiyo Faraj inshalaah

  • @maryanxariro1075
    @maryanxariro1075 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay maalmahagii khayrka badnaa baa lagu jiraaye u fududee amuuraheeda dhan farxadaada waa farxadeena ayaaneyy🥺🥺❤

  • @makomaxamed3339
    @makomaxamed3339 3 หลายเดือนก่อน +4

    Wan kaxumahay ee alo kusahal ubad kaga insha llaaha 😢😢😢😢

  • @sadiasadia19191m
    @sadiasadia19191m 3 หลายเดือนก่อน +2

    IlahoW rabiyow dadka la dulmiyay u hiili yarabi🤲

  • @FaadumoAbdisamed-sn8vl
    @FaadumoAbdisamed-sn8vl 3 หลายเดือนก่อน +5

    Walashay mcney wlhi waan ku xiisnay ilhy muradkaga hakuu sahlo noloshadana haku qurxiyo❤

  • @fartuunmaxamedaadan4143
    @fartuunmaxamedaadan4143 3 หลายเดือนก่อน +1

    Alle hakaga qaado wiilkaga Ibrahim
    cadowgaga cagta hoostii ayaan alle ha keeno ❤😊Ayaaney 💯👑🦋

  • @NasraUbax
    @NasraUbax 3 หลายเดือนก่อน +6

    Allah yaa rabi adoontaada kasoo farxi oo cadowga kasoo furo wlhi jidhka idubaaxiyey ayaaney inta kuu hadhey Alle haku yasiro karti badaneey❤

  • @Samaan12
    @Samaan12 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaaan abayo tiktok kaala soo hadlay I aqbal plz😢

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 3 หลายเดือนก่อน +5

    Ayaaney Ugbaadey Eid mubarik abyo guul iyo gobanimaaa kuu rejeynaaaa iyo adoo nabad qaba inaad noso laabatid ❤❤❤❤

  • @mulkinaasir235
    @mulkinaasir235 2 หลายเดือนก่อน

    Wallahi aad ban oga calool xumaday ilahey sida aad jeceshahay Haku yeelo wllshey😢

  • @samia1218
    @samia1218 3 หลายเดือนก่อน

    Hada ookale waa marka kaliya aan ku taageero qofku inuu qabiil iyo tol iyo lacag iyo waxkasta adeegsado. Ayaan dad badan oo ayu qabiil iyo xil le ayaa taageera , ee Ayaaney ka faaidayso magaca quruxda iyo qiimaha badan eed soomaalida ka dhex samaysatay.
    Hala taageero walaasheen , aduunya wax la isu qabta , salaad walba halasoo xasuusto ❤❤

  • @FalastiinUpduqadir
    @FalastiinUpduqadir 3 หลายเดือนก่อน +4

    abayo muradkaga iyo murad muslin allaha noo sahlo amiin yaa rabi 🤲

  • @faizonuur5898
    @faizonuur5898 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan abaayo wlhi qisadada waxanuun 😢😢 ilahay ibrahim asago nabada hakukeno cadowga ilahay haka xifdiyo aamiin

  • @IqraileysInaahmed-gb1oi
    @IqraileysInaahmed-gb1oi 3 หลายเดือนก่อน +21

    Tiktok toogeda noosheeeg wn repot gareyneynaaa byo

    • @Najminaa
      @Najminaa 3 หลายเดือนก่อน +1

      in la repot gareyo wa mudan keeda

  • @khadrahasan8090
    @khadrahasan8090 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaaneyi Wllo Allhkusaqiiro ilmahaa All hakusoodhaweeyoo cadawgaan mide ka guulayista Alle ha kaayeelo ❤

  • @hafsasaidmohamoud5423
    @hafsasaidmohamoud5423 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ayaaney mar hora qisadada fahmay illahay hakuu soo sahlo dad iyo dameeraba nin lay udaaqayaane niyada khayr usheeg

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 2 หลายเดือนก่อน

    Subaxaanallaah Abaayo mcnto Rabi kaamaxarimo ilmahaagaa Qaaliyeey 😢😢
    I’m sorry Inshaallaah waad guuleysan Inshaallaah

  • @akramfaycal908
    @akramfaycal908 3 หลายเดือนก่อน +1

    Illahay wiilkaaga ha ku siiyo walaashay inchallah ma fiicna ilmo hooyadii ka qarsoon ma fiicna 😢

  • @meymunadaan9701
    @meymunadaan9701 3 หลายเดือนก่อน +10

    Ale calosha I hurisay qali wa malin ciid wa o casir ah ale ha kusoahalo qali

  • @Anisa-vg3kd
    @Anisa-vg3kd 3 หลายเดือนก่อน

    Waad iga ilmaysiisay wallahi axlaa hooyo macaan aya tahay Allah swt ha ku so nabad celiyo abaayo ibrahim Allaahuma Amiin

  • @SamiraMohamud-lx9fl
    @SamiraMohamud-lx9fl 2 หลายเดือนก่อน

    Illahay swt haku fududeeyo arimaha wllshey qaali ilmahagana gacanta haku soo galiyo 😢😢😢

  • @nasriinajama6687
    @nasriinajama6687 3 หลายเดือนก่อน +2

    Habo ayaney Allah ka qabto cadowga insha allah ilmahaga allah in mideyo😢manta kahor comments maso qorin wana ilmeya 😢❤

  • @ShamisDaqarre
    @ShamisDaqarre 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaaheey gacantada hasoo galiyo abaayo qisadadi oo bilabin ayaa ilin igu so istaaktat 😢🤲

  • @miskiomar9481
    @miskiomar9481 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaaney abayo waku tabay ku aawe maxaa ku suganthy wiilkagi ma heshe abyo plz noso fadhiso mar wxle no sheeg waku jclhay wlh😢

  • @canabcismaan7928
    @canabcismaan7928 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey ha kuu soo sahlo abaayo ayaaney

  • @AnfaalCiise
    @AnfaalCiise 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey hakuu sahlo habo mcn salatu leylka kaga soodiceyn in uu alle kuu sahlo cadowgana kaa qabto habo mcn adi iyo ubadkgana alle isukinkeeno wllhi waoyey saa uhdlyso ❤🫶🏿😭🤲🏻

  • @nimcoyussuf2948
    @nimcoyussuf2948 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xawqalada iyo salatul Ibrahimyada badi qaliyey wad kaa guleysan inshalah
    Cadowgana ilahay calamad dagdag ah haa kuu rido 🤲

  • @xasaana123
    @xasaana123 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan kumeee xppti maxaa kugu dhacay wlhy waan kuuxiisey abaayo wiilkeeni ibraahim yare maheshay alle ha inoo soo dhaweeyo xppti cadawgana haynaga jabiyo adna ha is murgin xppti insha allah waa helee aduun baa dhaley 9 bil uurka kusidey maruun waa uukusoo raadin hadheeraato ama hadhawaato waayo hooyo lagama maarmo ayaaneey abaayo wlhy waankuu werwerayaa macaafimaad qabtaa hadda channelka 4 cisho masoo dhigin video alle hakuu yasiro arrimaha adduunyo xppti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @msswiilo
      @msswiilo 3 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢 wey kusoo raadinaayaan markii aan maqlo waxaa umaleeya beri iney isoo raadinaayaan waan iska ilmeeyaa habeen iyo maalin 😢😢😢 sorry nafteyda 😢

  • @fadumaabdirisaqnur7332
    @fadumaabdirisaqnur7332 3 หลายเดือนก่อน +3

    Rabi hakusalo

  • @ruqayaladan7780
    @ruqayaladan7780 3 หลายเดือนก่อน

    Abaayo mcnto wallahi waan kula ilmeeyay Allah ayaan kaga baryayaa inuu ilmahaga kusiiyo iyagio nabad qabo ❤ayaan caddey farxad ayaa kuudambeyn inshallah

  • @FarhiaKhaalid-or4du
    @FarhiaKhaalid-or4du 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaney guuleso abyo qaliyy xamarna naag ilmahaga Kuma hesan karto

  • @LeylaAbdi-cv6bu
    @LeylaAbdi-cv6bu 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaaney salaad makhrib aa lii aqimey waan kuu soo duceynaayaa allah ha ku garab galo i.a

  • @ismahaanm5192
    @ismahaanm5192 3 หลายเดือนก่อน +1

    Illaahay subxaanahuu watacalaa waa maalin ciida ah ayan si qal bi ah baan kugu soo ducaynay illaahay ha kuu sahlo xbbtii ilmaha waa shay qaali ah

  • @ShamsoCismaacil
    @ShamsoCismaacil 3 หลายเดือนก่อน +7

    لانا نصرالله قريب☝😭😢

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 3 หลายเดือนก่อน +1

    Illaahay subxaana watacaalaa waxaan kaaga baryayaa inuu caruurtaada si fudud inuu kuugu sahlo waa qiso xanuun badan

  • @MuntazCadey-mg3yc
    @MuntazCadey-mg3yc 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢alle hakaga so qado adigo wax dhibato ah umarin abaayo

  • @ramla-kf49db3h
    @ramla-kf49db3h 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ayaan abyo ilamahaaga oo intas ka maqan xasbunallah 9 sano ayago ka maqn TH-cam ka so gashay waxaas wax uurka lagu heysan karo maahan hadana muqdisho wllken ibraahim tan heyso ilahey mucjiso rabaani ah ha tuso ilahey hakaso fur furo adigana kartidada ilahey hakuso siyadiyo wlhi wan isku naxay

    • @Adno-fm6kk
      @Adno-fm6kk 3 หลายเดือนก่อน

      Aaaaaamiin yaa allah kasoo furdaami 😢😢😢😢

  • @Farhia-
    @Farhia- 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahow ayaaan adoontaadi waaye rabiyow cadwga kaqabo 🤲🤲😭😭

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen 3 หลายเดือนก่อน

    Alha ku fududeyo abayo ayanah amurahaga dhan❤❤

  • @mmstransport1901
    @mmstransport1901 2 หลายเดือนก่อน

    Allow kaga sahlan wa saqiran ragow gabdhaha Yaman ubadkoda Lagu gumeysan koley Aden kuma faiidi dontit ayadane wad ku dhibty Marka raga qar allaha so hanuuniyo wa les furaa ilmane waa lesku dhalaa lkin gbar ilmaheda waa hadiyad ilhey siyay marka abaayo ducada ayaan kugu so kabi donaa

  • @Umuahmed143
    @Umuahmed143 3 หลายเดือนก่อน +4

    Sirtada ha iska shegin xbbty markad ibrahim hesho oo soo kaxeyso labadoda noga sheekey hadana wankuso duceyneyna Allaha kuso sahllo Oowlaadada

  • @shindonunowhussein9312
    @shindonunowhussein9312 2 หลายเดือนก่อน

    Wlhi wan dareemikara Allah kusaqiro abayo 😭😭😭

  • @HindaXasan-s7s
    @HindaXasan-s7s 3 หลายเดือนก่อน +1

    War qiirooday😢😢😢😢😢 ax saan ufahmay cimraan isku aabo ma ahan ee walaga qaatay yarabi usahal siday kuhelilahayd wiilkeedii

  • @hodonabdullahi6382
    @hodonabdullahi6382 3 หลายเดือนก่อน

    Asc wll Ayaan
    Caawa walaahi aad iyo aad ayan uqiroodey, familigada sidaas kudhibey Allaha xaqa haduso .
    Allaha adiga iyo wiilashada si nabada haidinla kulimsiyo, Rabb waxaa kaga baryaya in albaabkasta haku furo.
    Insha Allah khaair badan love you abaayo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @caashomohamed6822
    @caashomohamed6822 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mcnto illhay Cunugaaga cadoga hakaaga soqaado wllhi waan ilmeyey😢😢

  • @rahmocasayr4587
    @rahmocasayr4587 3 หลายเดือนก่อน

    Allah hakuu keeno wiilkada abaayo qaaliyey waa cayaal nasiib leh ciyaalkaad dhashay waayo hooyo wanaagsan oo sharaf iyo kartiba leh baatahy qaaliyey guul baan kuu rajaynaa cawgaada cagtaada hoosteeda Allah ha dhigo

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 3 หลายเดือนก่อน

    Ayaan waaku salamay ciid mubarak ❤ waa qiso xanun badan ayaad lanoshahay illaahay hano soo dabdadiyo Ibrahim cadawga Allaah hakaga iliyo shartodana hakaga qabto ayaaney qalbiga igadomay waan Ku soducayn Insha Allah waad guuleysan ibraahina wuu Ku imaanyaa Rabbi kaso celi gacanta cadawga

  • @XaaworuushCali-og5yz
    @XaaworuushCali-og5yz 3 หลายเดือนก่อน

    Alxamdullilaha abaayo guulayso markasta😢 waan iska ooyaay wlhy bilhaay allow nolosha intaa ku hortay adiwiilashada nolosha iskumeel kudhamysataan abaayo mcn Hora loodhahay hadaan hiiri waalo joogo hadaan howd halo kuraaco Anaa hooyada ahaa. Khaalid waa geesi. Habo hooyadada waliga garan joog

  • @naftaofficial3964
    @naftaofficial3964 3 หลายเดือนก่อน

    Insha alah waa guleysan doonta abayo markasta noqo qof alle ku xiraan alle qabe maqofo alle haku sahlo wilka kamaqan amiin yarabi ❤🤲🤲🤲

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 3 หลายเดือนก่อน +1

    Duco ayaan kuu Awoodna waana kula garab tanahy illaahy subxaanu watacaala haka qabto wxi ku dhiba ilmhagana illaahy hkuso gesho gacantada Hooyo io ilmaheda inti kla fogeysy illaahy ha ciqaabo qofki hooyo ka ilmesiya illaahy ha dhibo illaahy hku gargaaro ayaany maanta anon ku ogeyn wxd ku suganthy ban kso duceyey meshaan Salaada Eidka ku tukaday anoo fadhiya 9 sano wax yar maahaa Hooyo adag bd thy Illaahy garabkag ha galo🤲🤲

  • @nafisocabdi8798
    @nafisocabdi8798 3 หลายเดือนก่อน

    Abayo Allah kuu sahlo wiilashaada, dumar ayaga cadow isku ah, waxa tahay hooyo qalbi wanaagsan Allah ku qaboojiyo qalbiga insha Allah

  • @Fadumo9966
    @Fadumo9966 3 หลายเดือนก่อน

    Walahi waan oooyay ayaaneey tolow qisadada see udhagayistaa ayaaney ilahay cadawogaga dhulka haku jiido

  • @hamdiya9671
    @hamdiya9671 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaney ilen codkaga woxo marwalbo ugoanyahay ilen berkaga ka maqna abaayo mcn Allaha kusaqiro inta ku dhiman ibrahim aso salim ah Allaha ku sahlo abaayo

  • @RahmoAbdullahu
    @RahmoAbdullahu 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay haku dududeeyo abyo wlhi wa xanun ilaahay ilmahaga hakula kulunsiiyo anayagoo nabad ah abyo. Wlhi caloosha ihurtya