MAXAA KUGU KALIFAYA INAAD SARIIRTA KU DUL FIKIRTID?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 15

  • @Cursed-h6z
    @Cursed-h6z 11 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah nimoc 👑❤️❤️👍👍

  • @sahrahajifarah5509
    @sahrahajifarah5509 11 วันที่ผ่านมา

    MaashAllaah Naciimo maanta Aniga abaay ila talisay qeyr Allah ku siiyo

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 12 วันที่ผ่านมา

    Wcs masha Allah ajir Allah ha kaa siiyo Aamiin, waan idin salaaney Allah ha idin barakeeyo Aamiin ya rabbi, masha Allah shukran inta jiran Allah ha caafiyo anagana in aan caafimaadka ka faaiideysano insha Allah, jizakallaah qeer adiga iyo waalidiin - taada miisaanka Allah ha idin saaro Aamiin , masha Allah wax nagama hagranin mahadsanid waqtiga Allah ha kuu barakeeyo Aamiin, waalidiin - teena llah ha u naxariisto khabriga Allah ha u waasiciyo janatul Al fardoos Al calaa Allah ha ugu bishaareeyo Aamiin ya rabbi shukran !❤

  • @AdenAli-b8j
    @AdenAli-b8j 12 วันที่ผ่านมา +1

    Naciima soomaali uroon allaha kuroonado wa OK barnamijkaga

  • @maryanruunmahdi3962
    @maryanruunmahdi3962 11 วันที่ผ่านมา

    thank you sister ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 11 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah fikirka badan waa laga fican yahay tawakal calallah wakafa billah manshaallah

    • @NuuraMaria-yw4fp
      @NuuraMaria-yw4fp 11 วันที่ผ่านมา

      Mararka qaar dhibaato maskaxda ka jirtaa ayaa fikirka iyo walwalka badan keena ..qofka asagoo alle tawskal saaranayo hadana xanuun waliba daawo ayuu leeyahay.

  • @ju4965
    @ju4965 12 วันที่ผ่านมา

    Waan kaaqaadnay abaayo qaali ❤

  • @IzabellaPratt-c5m
    @IzabellaPratt-c5m 12 วันที่ผ่านมา

    Nima❤❤ Thank you ❤❤❤🎉🎉

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 11 วันที่ผ่านมา

    Asc waku salaamay wlashay naciimo waxaa jirtay xili aan asbuucyo soo jeedi jiray waa xaaladuhu ijeex jeexeen sharci la,aan lacag la,aan shaqo la,aan hooyaday oo iga xanuun sanayd wlahi hurdo isma aanan aqoon xiligaa alx hada waka gudbay nolol kasta waa laga gudbayaa hada xitaa problem yar igu yimado sariirtaa kufakiraa mana seexdo habeenka waa iska goyn waayey maxaa sameeyaa

  • @IzabellaPratt-c5m
    @IzabellaPratt-c5m 12 วันที่ผ่านมา

    ❤🎉🎉🎉😢😢😢

  • @sahrujacali4144
    @sahrujacali4144 5 วันที่ผ่านมา

    Abaayo Ani sas ehey jarmal joga wana kucus bahey fikir badan iku dha cey

  • @mulkihussein9538
    @mulkihussein9538 12 วันที่ผ่านมา

    Bini,aadamka wixii loo diray haduu ka leexdo waxan loo dirin buu dardara waxaadan awoodin hadaad fikirkodu kugu batan dhib aan yareyn baad kala kulmi