DEG DEG: DF oo Go’doomisay A/Madoobe, Guusha Masar & Howlgalka AUSOM oo halis ku jira….

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 19

  • @ShukriRaghe
    @ShukriRaghe 8 วันที่ผ่านมา +4

    Guul guul guuleysta dowlada Somalia guuleyso M Xasan Sheikh

  • @ShukriRaghe
    @ShukriRaghe 8 วันที่ผ่านมา +1

    Ahmed Madoobe waa kansarka ummada Somaliyeed Allaha ka qabto masiibo Allaha ku rido Amiin

  • @shaticadeShaticade
    @shaticadeShaticade 9 วันที่ผ่านมา +3

    TARAM WADIDEY INUU BIXIYO MUSHAHARKA CIDANKA . MARKU OGADEY DHACA IYO BOBKA MUQDISHO KASOCDA 👍👍👍👍👍👍👍

  • @maarmaar6136
    @maarmaar6136 9 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂 ahmed madoobe waa sheekadi ninkii dhahay tuugu car guriga ha imado waxan ku dhigo
    Tuugi ba imaday ninkii wuu dhuuntay marku tuugi baxay ku yee car bumahayga ha taabto Damuljadiid ahmed madoobe car kenya ha tago wuu tagay car immaradka ha aado ayeey Damuljadiid marayan very funny wlhi

  • @IdrissGuirrehsougeuh
    @IdrissGuirrehsougeuh 8 วันที่ผ่านมา

    Asc 🎉🎉🎉❤❤❤kkķ😅😅😅 yureena ķkkk

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s 9 วันที่ผ่านมา

    axmed madoobe waa in la tuugto asaga iyo sinsibaarka daniel ee bosaaso
    guul dalxureeye xasan shiiq na hogaame ilaa wiligeen

  • @YasinKahinYusuf
    @YasinKahinYusuf 9 วันที่ผ่านมา

    axmad.ab.iyo.isir.umalha.damer

  • @YasinKahinYusuf
    @YasinKahinYusuf 9 วันที่ผ่านมา

    benale.war.kenya.axmad.iyada.kentay.kenya.axmad.wa.ogaden.meshuna.karaan.maaha

  • @osmankhalif7094
    @osmankhalif7094 9 วันที่ผ่านมา

    Wabentii damu jadiid

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 9 วันที่ผ่านมา

    Adeer xogtaan hayo Emarates ayuu joogaa

  • @osmankhalif7094
    @osmankhalif7094 9 วันที่ผ่านมา

    Dowlada haday wax xanibikarto kismaya ayay kuxanibilaheed

  • @gaafowgaafow
    @gaafowgaafow 9 วันที่ผ่านมา

    Waxaan sugeynay weeye in asum qarash loowaayo habaxeen qurunka garguurte iskutasho walagawaaye runta ha arko

  • @AminaIbarahim-r7r
    @AminaIbarahim-r7r 8 วันที่ผ่านมา

    Benale Benale

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 8 วันที่ผ่านมา

    Asc Asxaabeey Axmed Madoobe waxaa u roon in uu san ku Qaatumo iyo Aaqiro beelin Dagaal waa Nin markan Da, ah waxaa u roon in uu Cafis weey diiso wax allaale iyo intii uu dhibaato u Geeystay Noqdaa Oday Somaliyeed si Nabad ah na Dalka ugu Noolaado ama Xaramka ilaaheey iska dagaa toobada na u dhawaado intuu dhiig Muslim asagoo daaadinayo ku dhiman ama lagu Dilin asagoo Dagaalamayo waa iga talo Axmed Madoobe toobada u dhawaaw ilaaheey ha na ku Garan siiyo Xaqa iinshaa Allah Qeeyr

  • @CosobleDiiriye
    @CosobleDiiriye 8 วันที่ผ่านมา

    Axmed madoobe,waa nin aan bulshaddaan dhibaateysan ka naxeyn ,oo dantiisa iyo sidii u maamulka ku haysan lahaa oo keliya fiirsanaya.
    Si aan dalka u nabad-gelinno ,oo bulshaddu xasilloni iyo deganaan hesho,waxba kama qabo in Axmed
    Xilka ka dago,oo uu dalka iskaga baxo.
    Amxaaro iyo Imaatka uu adeeyaa,waa kuwa AS,dhaqaalaha
    Iyo qalalaasaha dalka ka wada.

  • @fathiaolad6988
    @fathiaolad6988 8 วันที่ผ่านมา

    Wa beenta mareykanka kuma jiro kuwa bixinayo musharka ciidamada unson.ma sidaas ayaad ku tahay wariye.😅😅😅😅

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 8 วันที่ผ่านมา

    Farmajio ma tuugi jirin kenya. Ilknse xasan dhiiqo mar uu kenya tuugo iyo mar uu abyi leef leefo illaahow kan ummadaada ka hor wad. Somalia wuu bahdalaye.

  • @ShukriRaghe
    @ShukriRaghe 8 วันที่ผ่านมา

    Guul guul guuleysta dowlada Somalia guuleyso M Xasan Sheikh