HAL QAADO OO MIRAHAAN AH HADDII AAD CUNTID MAALINTII MAXAA JIRKAADA KA DHICIDOONO?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • #adigaisahaaw

ความคิดเห็น • 109

  • @ashahassan7227
    @ashahassan7227 10 หลายเดือนก่อน +3

    thanks 🙏 ❤❤❤

  • @umuzeynab7173
    @umuzeynab7173 2 ปีที่แล้ว +3

    Wcs abyo mahadsanid abyo uterine fibroid kasoo hadal sida looga hortago sida loola tacalo qas ahaan cunada la isticmalo

  • @fahiimaisseabdiisseabdi4030
    @fahiimaisseabdiisseabdi4030 2 ปีที่แล้ว +3

    shukran naima subaxdii hore chia seedka ma ku qasankaraa collagenka

  • @UmuAzma
    @UmuAzma 9 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks abaayo

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia หลายเดือนก่อน

    Wllo iso jawan gabadhi ahay adiga is ahaw kalay ad kudhahdya xanun igumayara misaka 85kilo cadi mahayn wa dhib

  • @caishacadey3249
    @caishacadey3249 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo Jazakallahu khairan abuurki kale sooraacsii mahadsanid

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wr wbt Ukhti Cazisa Nacima Nuura, Alle SWT ha ku barakeyo Aamiin wa Jzklh kheiran jaza jamiican 💯❤️❤️❤️💯

    • @zahraisaak9914
      @zahraisaak9914 2 ปีที่แล้ว

      Caruurta malasin karaa?
      Macanto

  • @najahahmed4794
    @najahahmed4794 ปีที่แล้ว +1

    Jasakala. Khayr

  • @simaan8126
    @simaan8126 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abyo mcn. Waxaa ku so arkarkay dugmanka 2 koton jeya seed KA mcnto maxay kala yihin mid bako bink uu ku jiray midna baako cad xabiibti kee fiicana mise waa isku mid jizakalah kheir aad ayaan kaga faidnay ❤️❤️❤️👍👍👍🌹🌹🌹🌹🙏🙏🙏

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 2 ปีที่แล้ว +2

    ascabaayo aad ku salaam maasha allah aniga maalintii koow waa yaaban baahi ku qabneeso is laha laakin runti marmar aniga xitaa saxuur ma cuno suu ku dharjinaayo ilaahey ku xifdiyo❤️❤️❤️👍👍👍🌹🌹🌹🌹🙏🙏🙏❤️❤️❤️👍👍👍🌹🌹🌹🌹🙏🙏🙏❤️❤️❤️👍👍👍🌹🌹🌹🌹🙏🙏🙏

    • @Nsead-pu1swnadia
      @Nsead-pu1swnadia หลายเดือนก่อน

      Abayo side loqata lugaha jilbaha ixanunaya talabo igu adag gabar imaka un curatay ahay ilamaha kobad wan oya xanunka iga haya jidhka dhanarka lafaha 😢

  • @nalkacali7828
    @nalkacali7828 8 หลายเดือนก่อน

    Sanad ka hor videogan aan dawanaye si an wax badan ugu ogado chia seeds hadan manta video kaso samese thanks❤

  • @UmuAzma
    @UmuAzma 9 หลายเดือนก่อน +1

    Isumarooni ee

  • @OlfadBaashi
    @OlfadBaashi 8 หลายเดือนก่อน +1

    Carabiga waxaa lagu dhahaaبدور الشیا

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 ปีที่แล้ว

    Mansha allaaah walalo qali ilaahy haku barkeeyo ❤️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ shukraan qali

  • @umalqeyrhussein994
    @umalqeyrhussein994 ปีที่แล้ว +1

    Jizakalah abayo

  • @hindiamustaf6302
    @hindiamustaf6302 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah abayo naciimo jazaakilaahu khayr runtii aad ayan udhararay muqaalkan

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 2 ปีที่แล้ว

    ASC Mansha Allah walaal ma ahan (waambe) labada Aniga ayaa aqaan Thanks walaal Naciima.

  • @rahmaomar3229
    @rahmaomar3229 2 ปีที่แล้ว

    asc masha Allah jzk llah geyr xabiibti Allah ku xifdiyo

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 2 ปีที่แล้ว

    caruurta ma siinkar seey lafah ugu dhismaan abaayo ❤️❤️🌹🌹🌹🌹

  • @AbdirashidMursal
    @AbdirashidMursal 4 หลายเดือนก่อน

    Masha alah

  • @luulabdi6273
    @luulabdi6273 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallaahu kheryr

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 2 ปีที่แล้ว

    Asckm eebow nabad iyo naxariis badan dalka iyo dadka somaliyeed Eebow nasii

  • @piixez7425
    @piixez7425 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah walaal hadee anbiyokuqaso horey makacabikaraa

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 2 ปีที่แล้ว +1

    Ukhti Cazisa intan labo qado dhalo ku shubo an iska dhigta ka dib ila 3 kob yar yar an ka caba , indigo rali ah side iyo inte ugu fican qiyas ahan iyo weliba wakhtige , Jzklh Kheir ❤️

  • @sahraabdi8364
    @sahraabdi8364 2 ปีที่แล้ว

    Asc masha Allah jazakumullahi khayr

  • @bureqoahmed6379
    @bureqoahmed6379 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah qayr allah hakusiiyo abaayo

  • @Botaan637
    @Botaan637 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC GORUP ADIGA IS AHAAW NACIMA ABAYO CHIA SEEDS WAA بذور شيا CARABIGA WAXAN KU BARTAY KHALIIJ KA, بدور حب رشاد FIX SEED. NACIMA sadexda abuur labadaa waan gartay ee ka kale ma كنوا miyaa

  • @HawoLuul-j5l
    @HawoLuul-j5l 3 หลายเดือนก่อน

    Qof jaban ma cabi karaa waa ii yaal waan isticmali jiray lkn marka lugta ka jabay baan iska daayey

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 2 ปีที่แล้ว

    Masha allha allha haku barakeyo

  • @maryancabdirixman57
    @maryancabdirixman57 2 ปีที่แล้ว

    wcs wlll naciima wan ku salamay salan kadib noso gali sida lo qaso e ugu fcn no sogali

  • @شمسهسعيد-ف8ص
    @شمسهسعيد-ف8ص 5 หลายเดือนก่อน +1

    Magaciisa waa shiiya. شيا

  • @UmuAzma
    @UmuAzma 9 หลายเดือนก่อน

    Abaayo xabiibti

  • @umeymaonline703
    @umeymaonline703 10 หลายเดือนก่อน

    Jazaakallaah

  • @fahmoahmed565
    @fahmoahmed565 2 ปีที่แล้ว

    Asc abayo Nacimo ILAAHEEY Haa kuu xafiidoo ilmaha malaa siin karaa 10sano kuwaa kaa weyn miirahaan anigaa waa cuunaa 🥰🌹❤️🌹🇸🇴🇸🇴🥰🥰🇳🇴🇳🇴

  • @ahmedamran4289
    @ahmedamran4289 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah nacima wll

  • @kingazaadkobciaqoontaadapr1164
    @kingazaadkobciaqoontaadapr1164 10 หลายเดือนก่อน

    Wll waa maxay mustrd seed fadlan iii shegarinta

  • @baxsanmaxamud8227
    @baxsanmaxamud8227 7 หลายเดือนก่อน

    Qof uur le ma xabi karaa abayo

  • @samiramohamed9392
    @samiramohamed9392 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo waa abuurka chia baa ladaha af somali

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 ปีที่แล้ว

    Waanbe waan cusuusta mana xasusto somaliya mar hora igu danvaysay 27 sano ma arag somaliya

  • @abdimusefidow615
    @abdimusefidow615 ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @zarazaaraah4186
    @zarazaaraah4186 9 หลายเดือนก่อน

    Xiligee ugu fican oo lacabana

  • @mohamudali209
    @mohamudali209 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll hoyo urle maqadan kartaa

  • @sacdiyoaxmed807
    @sacdiyoaxmed807 2 ปีที่แล้ว

    Wcs abyo jasaakallaah Allaah haku xifdiyo

  • @xafsocqaadir9244
    @xafsocqaadir9244 ปีที่แล้ว

    Asc mama jiyasiidka hooyo nujunaysa macabi karta

  • @Filsan321
    @Filsan321 10 หลายเดือนก่อน

    hunayaal magaceeda isheega pls isoo jawaaba

  • @naxarabdi1754
    @naxarabdi1754 ปีที่แล้ว

    Mansha alleh

  • @habiboadow6209
    @habiboadow6209 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @kadanaliisa2367
    @kadanaliisa2367 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo waan ku salaamay
    Saal ban ku wayniiyayaa wl
    Ilmaha mala siin karaa?

  • @juwaahmed7536
    @juwaahmed7536 ปีที่แล้ว

    Maaashlh❤❤❤❤❤thnks

  • @IkraanShiiq-k4y
    @IkraanShiiq-k4y ปีที่แล้ว

    Qof uur Leh ma isticmali karaa abyo

  • @yasminali3269
    @yasminali3269 2 ปีที่แล้ว +1

    Jfc bal magaca fadlan isoo qora. Sidaan wadanka aan joogo uga radiyo

  • @hawoadawe1296
    @hawoadawe1296 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo ilmo yar 6 jir ah ma siinkaraa anigoo mushaarida ugu karinaayo saxarada aa iiga dhagan .

  • @suadhussein1669
    @suadhussein1669 2 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah😍😍🥰

  • @SabirinAbdullahi-ry2ti
    @SabirinAbdullahi-ry2ti ปีที่แล้ว

    ❤thank

  • @امعمار-ح5ط
    @امعمار-ح5ط 2 ปีที่แล้ว

    Aniga baydhabo ayan joogaaye waana kawaayeye

  • @maryanbashir9086
    @maryanbashir9086 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @GalbedxusenadanAdan
    @GalbedxusenadanAdan ปีที่แล้ว

    Abay caruurta qaabke lo siinaa?

  • @Haniabbkukar
    @Haniabbkukar 5 หลายเดือนก่อน

    Qof nujinayo ma is tacmali kara

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 2 ปีที่แล้ว

    wcs ramadàn kariim

  • @sahromuse4151
    @sahromuse4151 2 ปีที่แล้ว

    SXpey Naciimo nuurallah kuu bixii ani Alla dartiisa kuu jecalahy Nuurka Beebe cid admin kartaa ma jirto

  • @somaliwadani3110
    @somaliwadani3110 8 หลายเดือนก่อน

    Abyo ilmaha yar o kalshiyomka kuyar yahay mala siin karaa

  • @xaliimoxirsi460
    @xaliimoxirsi460 ปีที่แล้ว

    Carruurta masiinkara wll

  • @kaamilomaxamed699
    @kaamilomaxamed699 ปีที่แล้ว

    Maalayaqaanp hadaan magacooda la aqoonin

  • @لولإبراهيم-ل6و
    @لولإبراهيم-ل6و 2 ปีที่แล้ว

    Wcs soomali wuu yalaa suuqa bakaaraha ayaa laga helaa qofkii raadiya wuu soo helaa. Habo kasoo hadal kiwi 🥝 insha allah

  • @leylaali9564
    @leylaali9564 2 ปีที่แล้ว

    Asc Naciima Jizaakallah

    • @raahoyusuf1780
      @raahoyusuf1780 2 ปีที่แล้ว

      Mansha allaah naimo xabibti

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 2 ปีที่แล้ว

      asc Xabibti Wanbe mahiin waa runtada xaabiti qaaliya Waanbe waa u yare ega yahay

  • @Botaan637
    @Botaan637 2 ปีที่แล้ว

    Quinoa كينوا FIX SEED حب الرشاد CHIA SEEDS بدور شيا kkkkk Nacima af somali kuma aqaan sorey

  • @sacdiyasaafi3701
    @sacdiyasaafi3701 2 ปีที่แล้ว

    Walaley waxlagu.caatowbo kaliya mabaratay waxlagu cayilo so sheg

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 ปีที่แล้ว

    Mash allah

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 ปีที่แล้ว

      Maasha allha Tabarkalaah Jaskalahu qeer Xabibti

  • @hanigoos9903
    @hanigoos9903 2 ปีที่แล้ว

    Abayo qer badan alahakusiiyo

  • @aragsanmohamedaragsan1106
    @aragsanmohamedaragsan1106 2 ปีที่แล้ว

    Abayo aniga uurbaa leeyahay mirahaan macunikaraa

  • @fadumasheikhabdi617
    @fadumasheikhabdi617 7 หลายเดือนก่อน

    Waxaa ladhahaaa qondar

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 2 ปีที่แล้ว

    Waxa ikeentay inan xamar ka timi (last year ,)laba miro xabad Rashaat iyo chia seed marka ma aqan in dalka ka baxan mirahan ama iib lo keenay dalka wbt

    • @filsanaadan2761
      @filsanaadan2761 ปีที่แล้ว +1

      Waayala wll waanbe Ayaa ladhaha

    • @amalali9763
      @amalali9763 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@filsanaadan2761wanbo ma aha

  • @mumincabdi-hs5ib
    @mumincabdi-hs5ib ปีที่แล้ว

    Dada soomaaliya jooga xagee ka helaayaa

    • @maayloof8993
      @maayloof8993 9 หลายเดือนก่อน

      Hayatmarket

  • @mohamedadan3924
    @mohamedadan3924 ปีที่แล้ว

    Saliikh ayaa la dhahaa afkeena wll

  • @youssoufaliabdillahi2367
    @youssoufaliabdillahi2367 2 ปีที่แล้ว

    Wcs famille xagee marteen

  • @naimaabdalla8504
    @naimaabdalla8504 2 ปีที่แล้ว

    Qof dhiigar qaba oo stroke ku dhacay ma cuni karaa

  • @naimaabdalla8504
    @naimaabdalla8504 2 ปีที่แล้ว

    Magaca abayo isoo sheeg

  • @aishacadey1171
    @aishacadey1171 2 ปีที่แล้ว

    Asc caruurta ma LA sinkara

  • @sulaaqocali6765
    @sulaaqocali6765 2 ปีที่แล้ว

    Asc habo sonkorta maxa locuna

  • @raahomahamedahmed5336
    @raahomahamedahmed5336 2 ปีที่แล้ว

    Jadwalka cuntada isbuci sedaxaad away Namco wali ma so galin

  • @fadumamohamed7727
    @fadumamohamed7727 ปีที่แล้ว

    Chia =jaay seed

  • @ayaanxareedyusuf5079
    @ayaanxareedyusuf5079 ปีที่แล้ว

    Naag uurle ma isticmali kartaa

  • @Hothan750
    @Hothan750 ปีที่แล้ว +1

    Soomaali saliid ayaa lagu dhahaa

    • @fowziyacali606
      @fowziyacali606 ปีที่แล้ว

      Salida ma aha Kan laakiin waa isku reer waxaa ladhahaahaa chia seed

  • @NadoAxmed-l6i
    @NadoAxmed-l6i ปีที่แล้ว

    Bayo qof xametilahen macabikaraa balis isojaw

  • @halimaalihassan4326
    @halimaalihassan4326 ปีที่แล้ว

    Mahan wabe somaliya mayalo

  • @zunduzzaid
    @zunduzzaid ปีที่แล้ว

    Dumarka marke caadada qaban ma caabi karaan

  • @sharifawaesame2505
    @sharifawaesame2505 2 ปีที่แล้ว

    Allah khayr ha kugu abaal mariyo

  • @shugriabdinuur2974
    @shugriabdinuur2974 2 ปีที่แล้ว +1

    Naciimo xamar baa laghelaa

    • @sahrokeyf7012
      @sahrokeyf7012 ปีที่แล้ว

      Haa suuqa bakaraha lagu gada

  • @roodoqurux6288
    @roodoqurux6288 ปีที่แล้ว

    Iga cawiya bosaaso xagee laga helaa

  • @ceebla1617
    @ceebla1617 2 ปีที่แล้ว

    xasaasiyad ban kuqaba lkn waa midho fcn

  • @ahmedamran4289
    @ahmedamran4289 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah nacima wll