GREEN TEA FIKIRKA LAGA HEESTO WAXBA KAMA JIRAAN!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 29

  • @AdenAli-b8j
    @AdenAli-b8j 9 วันที่ผ่านมา +3

    War gabdhow gabadhaan tageera waadkafa iideen allaha barakeeyo naciima

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  9 วันที่ผ่านมา +1

      Mahadsanid walaal!

  • @sahraxajilegedieged4813
    @sahraxajilegedieged4813 9 วันที่ผ่านมา

    Maasha allah baraka allahfiik

  • @sahragarrett1406
    @sahragarrett1406 8 วันที่ผ่านมา

    Jzkallah khayr

  • @shukrimohamud5596
    @shukrimohamud5596 9 วันที่ผ่านมา

    Masha allaah macaanto 🎉Nacimo Shukran illaah Haku caawiyo allaahumaa aaamiin ❤❤

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 9 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha Allah tabaraka allah,
    Allaha ku barakeeyo adiga iyo qoyskaagaba walashay ❤❤❤❤❤

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  9 วันที่ผ่านมา +1

      Mahadsanid walaal!

  • @khadijahaaji6683
    @khadijahaaji6683 9 วันที่ผ่านมา

    Maashaa Allah aad ayaan u jeclahay caleemahaan.

  • @SuleikhaSaid
    @SuleikhaSaid 10 วันที่ผ่านมา +1

    WCS wr wb mansha Allah tabarikalaha jizakulahu kharan walaashaye Allah ha ku xifidyo amiin amiin amiin yaa Rabi hore uso in Sha Allah 💕❤️❤️

  • @sirathalane5259
    @sirathalane5259 9 วันที่ผ่านมา +1

    Thank you Abaayo naimo yuo funny

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 10 วันที่ผ่านมา +1

    Shaahaas hadaan cabo hurdaduu iga qaada Ilaahey amarkiis.Shukran walashey inad ino fa'iideysid.

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  9 วันที่ผ่านมา +1

      Xaliimo subaxdii booska qaxwada geeyso!

  • @leilaali7552
    @leilaali7552 9 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha ku sharfo dadka ugu aqoonta badan a kamid tahay o ka faaiiday
    Waxa kalo jeclahay sida kartida leh o aad uhadashid ❤

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  9 วันที่ผ่านมา +1

      Mahadsanid walaal!

  • @NasroXasan-v3r
    @NasroXasan-v3r 9 วันที่ผ่านมา

    Masha alla qofku marku dhasho waxa logu noqo midi dadkeda iyo dinteda anfacda wlahy gabadhan dadkeda way an facday wixi wax fahmaya abayo ado samenaysid noso gali hiliba nafta ikene 84 aan ahay jim hadan aday ama aan guriga kusameyana waxan qaba romadis oo wadnaha igaray jimicso markan isdhoho naqas baba igu dhaga alxm khayr alle hakusiyo tan kale abayo tayrod baan qaba dawa la isiyay oo 100gm ah misankay karide isaga kusaray idhehen wuna igusi badanaya misanka mal maxad igula talin lahyd

  • @macthanaftae8305
    @macthanaftae8305 10 วันที่ผ่านมา +1

    Wa Caleykum Asalaam

  • @hfg2420
    @hfg2420 8 วันที่ผ่านมา

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 9 วันที่ผ่านมา +2

    Dhir shaax baa uaqaan ani xawaajigana kan cunayaa u,aqaanaa abayo.

  • @NastehoLove
    @NastehoLove 9 วันที่ผ่านมา +1

    Abayo waxa ka so hadasha lafaha gela iyo dhuxoda faidada ayleyihin

  • @fardowsaahmed5569
    @fardowsaahmed5569 9 วันที่ผ่านมา +2

    Asc maasha Allah tabaraka ❤❤❤ jasakallah walaashay mcnto waa kusalaamay Allah ku barakeyo adiga iyo family kaaga Quruxda badana aduuna iyo Aaqiriba

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  9 วันที่ผ่านมา +1

      Mahadsanid qaali!

  • @sirathalane5259
    @sirathalane5259 9 วันที่ผ่านมา +1

    Hhhh Abaayo naimo yuo funny Mashalahal you smart

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  9 วันที่ผ่านมา +1

      Mahadsanid walaal!

  • @safiyaxasan5426
    @safiyaxasan5426 8 วันที่ผ่านมา

    Asc habo qaali waan ku salaamay hbooy ilma yar oo oyaaya lugahana isku maraaya maxaa udaawo ah

  • @neeyruuscadey4248
    @neeyruuscadey4248 7 วันที่ผ่านมา

    Naciimo calool majeer maledahay abayo

  • @umumanalixtiraamcaruurta4236
    @umumanalixtiraamcaruurta4236 10 วันที่ผ่านมา +1

    Asc walashey qoraal le iigu so jawab fadlan wax cudur maqabo alxamdullilah aan cayil iyo caajis ka aheyn waxaan Rabaa inaan unimate and balance cabo see Kula tahay naciima
    Wana aqana ilaa 2017 ayaan hilib iska rida iyo jiimk kuli lkn 2022 wixi ka dambeyey wan caajisay ee iiso jawab ilaa bisha 3 aad inaan qaato rabaa 2 bilod ma cabi karaa

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  10 วันที่ผ่านมา +1

      Walaal waan kusalaamayaa, waan kasoo hadlay masoo daawatay?

  • @AdenAli-b8j
    @AdenAli-b8j 10 วันที่ผ่านมา +1

    War soomaaliyeey gabdhaha aan iscadeyn leegta usaara channel kooda