Asc Wr Wb Sheikh Nagtan Way Ogtahay EE Jees Jees Ay Ka Tahay Wax Galo Wado Ay Rabtaa EE Xukunkeda Noo Sheeg Diinta Islamka Jees Jees Ma Gasho Jazakallah Dulmi DiiD
Shiikh ascww, raga iyo dumarka allah ayaa abuuray, 2 dumar ah waxay lamidyihiin hal nin, oo macnaheedu yahay. Marka aan eegno bayolajiga aan dhigano iskoolada, waxaa ku qoran in ninka jirkiisa uu ka kooban yahay,x iyo y, halka naagtu ay sisde katahay, x oo kaliya. Saa darteed ma diidaysaa in aan nahay anaga oo dumar ah qayb kamida ah inta ragu ka kooban yahay. Waa inta ay wax ku fahmi karaan, dadka madiga kaliya arka, waana xigmad rabaaniya. Illaahay nana fahan siiyo diinteena qaliga ah.
ASC WR WB WALAAL HADAADAN WALI NAGUSOO BIIRIN FADLAN, HA'ILAABIN INAAD SUBSCRIBE DHAHDO, VIDEOSKANA LIKE SAARTO SI AY DAD BADAN U ARKAAN ADNA AJARKAAD NALA WADAAGTAA INSHAA ALLAH, Sidoo kale Barnaamijka KA FARXI WALAAL ee isbuuc walba qof aan hadiyad lacag ah siino waad ka soo qeyb gali kartaa meel walbaad joogto.MAHADSANID
She really know Sheekh don’t worry allah never sleeping just let we know mashalaah allah Keep safe our Sheakhs ishalaah Amean Amean yaa allah yaa raxmaan mashalaah mashalaah ♥️♥️❤️❤️💜💚💙💕💕❤️♥️✅✅✅
Sheekheena illaahay ha ku xafido gabadhaasna illlaahay ha u dambi dhaafo masha Allah sheekh jazaakallaahu khayr waxaa badan gabdho badan oo nimanka siday u badan yihiin ka cilmi badan Amen dhinaca diinta iyo maadigaba
In badan oo ka Mida dadkeena diinta si fiican uyaqaan ayaa aqlaaqdii sufur ka ah markaa maxan filanaynaa qof diinta jaahil ka ah, illahay waxan ka baryeynaa faraj caajila iyo inuu xukunkeena u tawaliyo kuwo mutaqiina oo kitaabka illahay iyo sunada nebigeena صلى الله عليه وسلمnagu maamula aaamiiin yaa rabi
Wadaadow Adigana Wadaad Xumayaasha Miyaad Ku Biirtay Gaashaan Diinta Alle Ku Jeejeestay Miyaad Qiil U Raadinaysaa Alle Ka Cabso Umada Mar Habaabinta Diimeed Ka Dhaaf
Barashada diinta waajib bey inaku tahey sababta oo ah Kuwa wax maamulaya hadey diinta baran lahaayeen oo wadanka Ku maamulilahayeen maadi ba uma baahaneen
قَالَ ﷺ: (لَنْ يُفْلِحَ قَوْمٌ وَلَّوْا أَمْرَهُمْ امْرَأَةً ) رواه البخاري (4425)، ورواه النسائي في " السنن " (8/227) وبوب عليه النسائي بقوله : "النهي عن استعمال النساء في الحكم
Yaa cawro ka dhigay Quranka inoo sheegay in aysan cawro ahay .rabi wuxuu surah Asxaab wuxu ku leeyahay hadalkeena ha jilcina Ee hadal wanagsan ku hadla eee Rabi Ma dhihin Codkiinu Waa cawro
Shartooda ummadda Allaha Ka qabto .Naagwalba. Ayadoon diinta Baran Ayey - Sharciyada Galbeedka Barteen .Kaligeed na - Maaha .Hor Allaah Ayaan ku sugaynaa .waxay- Helaan na Waan sugaynaa .
Walaasheen horta si fiican ha u asturto timaheeda, codkeedana in uu nin kale maqlaa lama ogola, naagta asturnaan iyo xishoot baa lagu ogaa, beryahaan waxaa soo baxay naago diinta si qalafsan u macneynaayo, anigaba waxaan ahay habeeneey waxna baratay, shaqeysaa, carruur leh, haddana aad iyo aad baan u jeclahay in aan sida saxda ah aan u fahmo diinteenii macasneyd ee aan wada jecelnahay. Wallaalayaal hala xishood, xishoodku waa xishmada sharafteena.
@@ayaanahmed3803 codka haweeneyda waxay cowrad ku tahay in uu nin gayaankaaga ahi uu maqlo xabiibty haweeynayda waa in ay cod gaabnaataa xataa haddi ay haweeyney kale la hadlayso oo ay rag kale joogaan. This’s my advice , if you don’t know before, you should know now sister .
Sheekhoow Islaantaas ma aysan khaldamin ma ahan wax dadka hortooda ay tahay inaad lasoo fariisato Ee gabadha U nasteexee sax lakiin U sheeg Inay diinta khalad wayn ka gashay Ilaahayna ka Cabso
الحكم على شيئ فرع عن تصوره Dulmi diin iga raali noqo , ma garan karo mar walbo waxaa hadalkaaga iiga dhadhan , in aad tabrii iyo cudurdaaar u samaysid wadci meesha aan ool , siyaaqa qofka hadalkiisa ka muuqdana aan ku toosnayn , waxa sababaayana aan is leeyahay , ama hadalkaaga aan ka dhadhamiyay , hadala dcigii loo dejiyay wadc aan ahayn isku kaliftid , hadalkana ama Carabi ha ahaado ama Somaali ha ahaado waa la midaysan yihiin " الكلام هو اللفظ المفيد بإلوضع " wixii ummad meel ku nool oo meel dagan wixii ay u dagsatay in loo daayo ayuu dowgu yahay , bax marna kaalay ma noqonayso . Mida labaad ashaada hadii laga dhar tiro , qaraa'inta macno sharci ah ma qaadato (اتكيف الشرع ) tusaale ahaan , dilka oo ah naf la qaado waxaa nafta loo qadaa siyaabo kala duwan kuligood , waxaa naf lagu qaadi karaa qisaas oo marki hore ku yimi , dil camdi ah iyo mid aan camdi ahayn , waxaa lagu qaadi karaa
Waxaa kaloo lagu qaadi karaa xad , noocay doonto ha ahaato , rido , sinaa , xaraabo , iyo wixii la mid ah , marka waxa micnaha u yeelo waa qaraa'inta la xiriirta qadiyada sida "Usuuliyiinta " yireen , ficilka waa naf la qaado , mar waa qisaas nin nin dilay oo u qasday ، mar wuxuu dilkaasi dhici karaa asagoo xabad kaga fakatay , markii xadu rida loo dilaayo waa isaga oo gaalnimo la yimi Islaam nimo ka dib , saanigu haduu guur u soo hormaro isaguna xadkiisu waa rajmi , oo iyana naf la qaado oo dil ah , hadaba ashyaada waxay ku cadaataa qaraa'inta , hadaba waxaan ka dhadhansanaayaa hadakaaga mar walba in aad raadisi in cudurdaar ama tabriir u samaysid adigoo kala qaadaaya ashyaada iyo qaraa'intooda , meeshan hadda waxaa taalo qariino ku kaliftay oo cad oo hadalkeeda ka muuqo oo ah dumarka oo gaalnimo xuquuq ka raadinaayo , gabadhana ay leedahay waxa ku xambarayn ay cadaynayso , miladaa gaanimada ah oo hadalkeeda ka muuqo intaad isaga tagto cudurdaarkan aad u samaynaysid , wax aakhiradeeda badbaadinayo ku waani , marabo iyada waxaa dhih lahaa in aan adiga kuusoo maro oo iyada waxaan dhihi lahaa gaar baan u leeyahay , laakiin waxaan rabaa tabriirku xal maaha xalku wuxuu ku jiraa waxa aakhiradeeda badbaadinaayo , nasiixaduna wuxuu ka leeyahay al imaam Qasaali kitaabkiisa" ايها الولد "" ● النصيحة سهلة ولكن المشكل قبولها ، لأنها فى مداق المتبع الهوى مر ، إذا المناهى محبوبة فى قلوبهم على الخصوص من كان طالب العلم والسلا عليكم ورحمة الله
Adigoon garanen xataa waxaa roon inaa dhahdo side ila tahay ama aan u aragna lkn iney beeniso maaha hanoola bayaniyo hana naloo cadeyo iney dhahda aheyd si jawab waafi ah in loo siyo
Wax kaleb a halau dhiirado lkn diinta Illaahay laaaa Mida kale nagahan raga la fadhiya ee iqtilaadka sameynayaa iyagoo aan weliba si saxa u xijaabneyn cowradoodii meela ka Mida ay muuqato irinkas MA la cadeeeyo waxay diintu ka qabto mey culimadu ka hadlaan oo xaqa ka hadlaan. Alaahu mustacaan.
waa runtaa waa fahamka culumadda in gabdhaha feer laga abuuray lkn ogow salafkii iyo sabadda ayaa ku tagay haday dhihi laheyd waa la igala raajaxsan yhay ayaa ka fiicneed way jirtaa in culamadda iku khilaafeen qaarbaa qaba in xaawo laga abuuray dhoobo lkn cadayn uma hayaan lkn waxaa wacan in culmadda soomaliyeed ay sameeyaan xalqaad ay gabdhaha ku barayaan diintooda gaar ahaan jamacadaha iyo iskuuladda si ay usoo baxaan gabdho muthaqafiin ah
Xaqa cibaadada waa ka simanyihin Marka haweenka allah ayaa uga cilmi badan una abuuray haweenimo marka inaad barato diintada ayaa haboon allah waxuu dhahay waxaadna garanen weydiiya ahlul cilmiga culuma joogta maaha inaad iska hadasho waxaadna garanen allaah diinkena hana faham siiyo xaqa ay diinted nagu ledahay
Asc Wr Wb Sheikh Nagtan Way Ogtahay EE Jees Jees Ay Ka Tahay Wax Galo Wado Ay Rabtaa EE Xukunkeda Noo Sheeg Diinta Islamka Jees Jees Ma Gasho Jazakallah Dulmi DiiD
Q7rykp0ef1347oppp
Ilaahay subxaanahuu watacaalaa ha ku barakeeyo hana kuxifdiyo shiikhuna!!
Baraka,llaahu fiik shekh culumadeena somaaliyeed Allaah noo xafido dhamaantood mel kasato ooy aduunka kaga,suganyihiin Amiiin yaa Rabbi
Shiikh ascww, raga iyo dumarka allah ayaa abuuray, 2 dumar ah waxay lamidyihiin hal nin, oo macnaheedu yahay. Marka aan eegno bayolajiga aan dhigano iskoolada, waxaa ku qoran in ninka jirkiisa uu ka kooban yahay,x iyo y, halka naagtu ay sisde katahay, x oo kaliya. Saa darteed ma diidaysaa in aan nahay anaga oo dumar ah qayb kamida ah inta ragu ka kooban yahay. Waa inta ay wax ku fahmi karaan, dadka madiga kaliya arka, waana xigmad rabaaniya.
Illaahay nana fahan siiyo diinteena qaliga ah.
ASC WR WB WALAAL HADAADAN WALI NAGUSOO BIIRIN FADLAN, HA'ILAABIN INAAD SUBSCRIBE DHAHDO, VIDEOSKANA LIKE SAARTO SI AY DAD BADAN U ARKAAN ADNA AJARKAAD NALA WADAAGTAA INSHAA ALLAH, Sidoo kale Barnaamijka KA FARXI WALAAL ee isbuuc walba qof aan hadiyad lacag ah siino waad ka soo qeyb gali kartaa meel walbaad joogto.MAHADSANID
Walal dulmi diid lanbarkaga ma helikara arimo familie kala hadli lahaay
Xasbunaalaah. Ilaaahow gabdho diinta yaqaana so saar
بارك الله فيك يا شيخنا الفاضل
Rasuulka scw wuxu yiri “Dumarku wa Ragga nuskooda”قال رسول الله ص ع س "إنما النساء شقائق الرجال
Astaqfurulah
Astaq furullaah... Rasuulka haku Been Abuuran.
Wllo xadiiska micnihiisa ha badalin
Marka maxaa xadithkaan meesha keeny mawaxaad difaaceeysaa naagta sir muslimiinta ugudbineeyso gaalada iyo cadowga islaamka golaha Amaanka sow ma aha cdowga uvuweeynee muslimiin teeda kale maxaa kaquseeya dowladeena iyo afaaraheeda house
She really know Sheekh don’t worry allah never sleeping just let we know mashalaah allah Keep safe our Sheakhs ishalaah Amean Amean yaa allah yaa raxmaan mashalaah mashalaah ♥️♥️❤️❤️💜💚💙💕💕❤️♥️✅✅✅
M.a madashaan maanta arkay insha allah waan ka mid noqonayay
asc shiikh allaha hasohanuniyo xaqana alla hatuso
Waa runtaa sheekh subxanalaah ilaahay ha hadeeyo lacag xaaran ayay kudhergeen waalagubaadiyeynaa
Masha. Allh. Shekh. Allh. Ku xafido. Tan kale. Diin mabatakanee. Maxaa geliyey. Waa duli. Xilka xalaga kaado
Masha Allah. Jazaakallaahu kheyran
Subxaanallaah allow naagahaas baarlamaanada jooga Sharkooda naga qabo waayo dalka dad muslimiina ayaa leh marabno in diinta iyo dadka ay naga fidmeeyaan
Maasha allaah sheekh dulmi diid
Pliz sheikh am sick wan jarynaa marawalbo wanxnusanahy gacnta
Sheekheena illaahay ha ku xafido gabadhaasna illlaahay ha u dambi dhaafo masha Allah sheekh jazaakallaahu khayr waxaa badan gabdho badan oo nimanka siday u badan yihiin ka cilmi badan Amen dhinaca diinta iyo maadigaba
In badan oo ka Mida dadkeena diinta si fiican uyaqaan ayaa aqlaaqdii sufur ka ah markaa maxan filanaynaa qof diinta jaahil ka ah, illahay waxan ka baryeynaa faraj caajila iyo inuu xukunkeena u tawaliyo kuwo mutaqiina oo kitaabka illahay iyo sunada nebigeena صلى الله عليه وسلمnagu maamula aaamiiin yaa rabi
Warbixin fiican Masha Allah
xaliimo yarey suratul nisaa ha akhrisato macal tafsiirkeeda👈
Mashallah. Waa run in Aad barato diintadah oo Aad dabakhdo inshallah. Kuwo badan oo gaalo ah baabartah diintah Islamic si ay ula doodan dadka muslinka ah ee iskajirah oo diintinah Bartah inshallah sheikh jazakallah Khery.
Jaahil macduur ah hadda lama helo diinta na in marti laga noqdo ma ahan
Aryaa duq xaliimo miya shaxad ugu rad sanesa in aad ku tagerto gufri nimada AR is kaga tagmesha
Wadaadow Adigana Wadaad Xumayaasha Miyaad Ku Biirtay Gaashaan Diinta Alle Ku Jeejeestay Miyaad Qiil U Raadinaysaa Alle Ka Cabso Umada Mar Habaabinta Diimeed Ka Dhaaf
Barashada diinta waajib bey inaku tahey sababta oo ah Kuwa wax maamulaya hadey diinta baran lahaayeen oo wadanka Ku maamulilahayeen maadi ba uma baahaneen
Mahadsanid sheekh 👑🌿💐
We love you forever Sheekh Allaah hakubara keeyo keep it up 👍👏👏💕🌿💕🦁😎💕🌿🌿🌿💐👏💐💐💐👑
قَالَ ﷺ: (لَنْ يُفْلِحَ قَوْمٌ وَلَّوْا أَمْرَهُمْ امْرَأَةً )
رواه البخاري (4425)، ورواه النسائي في " السنن " (8/227) وبوب عليه النسائي بقوله : "النهي عن استعمال النساء في الحكم
سبحان اللہ
﴿یَـٰۤأَیُّهَا ٱلنَّبِیُّ قُل لِّأَزۡوَ ٰجِكَ وَبَنَاتِكَ وَنِسَاۤءِ ٱلۡمُؤۡمِنِینَ یُدۡنِینَ عَلَیۡهِنَّ مِن جَلَـٰبِیبِهِنَّۚ ذَ ٰلِكَ أَدۡنَىٰۤ أَن یُعۡرَفۡنَ فَلَا یُؤۡذَیۡنَۗ وَكَانَ ٱللَّهُ غَفُورࣰا رَّحِیمࣰا﴾ [الأحزاب ٥٩]
Aayadan hade fahansanan lehed ganbo maso xirateen
Saxweeye
Waar somaliyey diinta haku murmina. Diintu wax qabyo ah maaha. Wax ka dhiman iyo wax lagu kordhinayaa majirto. Waxaa idiin haboon dalkiinii aad gubteen inaad ka fekertaan iyo sidii aad horumar u keensanlahaydeen. Quraanka akhrista kuna tukada..laakiin haku murmina. Siyaasada iyo diin tana haysku dhex qasina.
كلامكي صحيح يا اختي
شيخ علي وجيز اخطا خطيئتا ملئت بين السماء والأرض
Saxweeye shiiq allaah hasoo hanuuniyo haduu uqoranyahay
Shekh Adigaaba qaldan rag iyo dumar masino dhaxal iyo diyadaba qofka dumarka ah diyadeeda waa 50 halaad oo geel ah ninka raga ahna diyadiisa Ama magtiisa waa 100 halaad oo geel ah
Ayadooo ay saas tahy macnaheedu maahan In Aad 50 tahy Ee diinta baro yaaan lagu sirin
mashaa allah Sax
sheekh dumarku way ogyihiin ee ha isasaxaan hadii kale diyaar garooba
Wa kafiiat Cali wajiiz eyadha asaga Aya kadaraan
Alllaha so hadeyo ..iayada iyo kuwa lamid ah ..waabadan yahin.
Subxaan allah waar gabadhu miyaanay ogayn in xitaa cod keedu cawro yahay tabaruj halkii ugu dambaysay ayay maraysaa ilaahay xaqa hatuso
Yaa cawro ka dhigay Quranka inoo sheegay in aysan cawro ahay .rabi wuxuu surah Asxaab wuxu ku leeyahay hadalkeena ha jilcina Ee hadal wanagsan ku hadla eee Rabi Ma dhihin Codkiinu Waa cawro
💕Mashallah tabaraka Allah 💓
Subxanallah.wey kibirsantahy hala karbasho.
Dumarkan xilka loo dhibtay maxa diinta ku saladay waxi xilka u dhibtay baa yableh
Mashaa alaah sax shiikh
Asc sheikh dadka suuriyaanka hala caawiyo qayr allaha ku siiyo
masha allah
Mashaa Allah ⭐ ⭐ ⭐ ⭐ ⭐
Jazaakalaah walal iku iku caawi subscrbe qeyr badan Allah hakussi
Kuusaray
Shartooda ummadda Allaha Ka qabto .Naagwalba. Ayadoon diinta Baran Ayey -
Sharciyada Galbeedka Barteen .Kaligeed na -
Maaha .Hor Allaah Ayaan ku sugaynaa .waxay-
Helaan na Waan sugaynaa .
Xaliimo dhuuso yarey xaarmaajaa ku yidhi dheh sidaas waa sheekadii AFWEYNE
لا اله الا الله محمد الرسول الله
WALAALAHAYOOW IGU CAWIYA SUBSCRIBE
mas,uul xay ka ogtahay jaahiliyada
Waxaa igadaran kuwa sabcinayo. Naa naga amus afka sharooto lagaa saarey.
Yaa yiri waxay aqoon u laheyn ka hadal.
Asc masha allaah
Sinxaanallah suuratul nisa mey akhriso
Wcs sheeekh waan dhwnahay
Walee alaah yaa og waxay ka wado haday jaahil katahay cudur daar way leedahay lakin haday kas katahay rabiha soo hadeeyo
Asc war wab jazakallahu kheyran kheikhana dumarkena waxa wanagsan inay kafirsadan arimaja diinta haday cilmi laheyn iyo haday kas katahayba qofki iskudaya inu ilahey ladagalama markistaba asaga unba khasaray mana ahan maninkista in ladhaha wax ilahey rali kaahayn iyo in adunyada akhira laga dorto adunyo oo laba malmod ah in laga doorta akhiron dhamaneynin
Hada aragti qoralkega alle kugu dharshe ii sara suscribe thank you my dhiigega Somalia maxamed plz Somalia plz Somalia plz Somalia
Kuusaray
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته❣️
Asc sheekh naagtaan yaa islaamka ka qabta waa jaahild dhergaty
🤭Oops.
Sheikh Cali Wajiis & ( Waxii La'mid Ah ) 🤭Oops.
🗣🎤Waxii La'mid Ah.
Afkaa soo dafay, editing waalaga ilaabay in laga saaro laakiin videogii kalaan ku sheegnay inuu qalad dhacay ahaa, aad ayaad u mahadsantahay sidaad noogu cudurdaartay walaal. 👍👑
Wadaad xume hala dilo hanala jiido.dumarkana hala badbaadsho.
Islaantaan wexeey bixisay tirtii muslimiinta dowlada ma muslimiintaa leh mise gaalada golaha Amaankaa leh
Shiekhow libaax latigis bartay karidid waa kudhib maantii hore hadii qaladkeeda toos loo tusi lahaa tan ma, dhacden dumarkan gaala raacyada wadanka halaga qabto
Allhu Akbar subxaanal somaliyey intaa aduun radineysiin aduun halag baa kusugan tiihiin maxeykudodeysaa wajibkiiba kamasoobixin meybarato diinta waqtiga eykulumineysa walaweydiin toonaa
Walaasheen horta si fiican ha u asturto timaheeda, codkeedana in uu nin kale maqlaa lama ogola, naagta asturnaan iyo xishoot baa lagu ogaa, beryahaan waxaa soo baxay naago diinta si qalafsan u macneynaayo, anigaba waxaan ahay habeeneey waxna baratay, shaqeysaa, carruur leh, haddana aad iyo aad baan u jeclahay in aan sida saxda ah aan u fahmo diinteenii macasneyd ee aan wada jecelnahay. Wallaalayaal hala xishood, xishoodku waa xishmada sharafteena.
Walal codku cawro maahan Ee bal adna taaas iska sax
@@ayaanahmed3803 codka haweeneyda waxay cowrad ku tahay in uu nin gayaankaaga ahi uu maqlo xabiibty haweeynayda waa in ay cod gaabnaataa xataa haddi ay haweeyney kale la hadlayso oo ay rag kale joogaan. This’s my advice , if you don’t know before, you should know now sister .
Ragga iyo dumarku waa isku mid Waa hal naf. Lkn sameyska ayeey ku kala duwan yihiin
Maxa shiiq umul tagye dowlada dhexdeeda shiiq bashiir iyo shiiq baarud wey joogan
baasabooraa wataa oon daafaca ilen duniduu iisahlaa inaan kudalxiso tawaqaf imafatasheyso naag ugandhes wadankeyga anigoo kadhofaya elaboorkis tawaqaf basabor
Dumarka soomaaliyeed dhib wayn ayaa lagu hayaa ilaa maanta.xaliimo yareey waaxor.shiiqoow raadso shaqo kale.faraha kaqaad.
Aderr fdln xagee kalasoxarira inan kala hdlo Ayan raba arin muhiim aah???
Arintas sheikh hasani USAF fuli hara astehe
Aqoontu diintu waa shay muhiim ah, balsi barashaa
Ka horaysa, sidaa darteeda qaladka iyada maha
Waa kuwa ay lajaan qaadayso keligeedna maha
Wx walbo naloo yeeriyo, ma baarno sideeda ayn
Ku qaadana, FG hdynan isdaba qaban waa
Naloo yaaba, minshan Caro Rabi
Allaha udanbi dhaaafo kulu ibniaadam qadaaa allaha udanbi dhaaafo
Sifiican ayaad uhaleeshay
Sheekhoow Islaantaas ma aysan khaldamin ma ahan wax dadka hortooda ay tahay inaad lasoo fariisato Ee gabadha U nasteexee sax lakiin U sheeg Inay diinta khalad wayn ka gashay Ilaahayna ka Cabso
الحكم على شيئ فرع عن تصوره
Dulmi diin iga raali noqo , ma garan karo mar walbo waxaa hadalkaaga iiga dhadhan , in aad tabrii iyo cudurdaaar u samaysid wadci meesha aan ool , siyaaqa qofka hadalkiisa ka muuqdana aan ku toosnayn , waxa sababaayana aan is leeyahay , ama hadalkaaga aan ka dhadhamiyay , hadala dcigii loo dejiyay wadc aan ahayn isku kaliftid , hadalkana ama Carabi ha ahaado ama Somaali ha ahaado waa la midaysan yihiin " الكلام هو اللفظ المفيد بإلوضع " wixii ummad meel ku nool oo meel dagan wixii ay u dagsatay in loo daayo ayuu dowgu yahay , bax marna kaalay ma noqonayso .
Mida labaad ashaada hadii laga dhar tiro , qaraa'inta macno sharci ah ma qaadato
(اتكيف الشرع ) tusaale ahaan , dilka oo ah naf la qaado waxaa nafta loo qadaa siyaabo kala duwan kuligood , waxaa naf lagu qaadi karaa qisaas oo marki hore ku yimi , dil camdi ah iyo mid aan camdi ahayn , waxaa lagu qaadi karaa
Waxaa kaloo lagu qaadi karaa xad , noocay doonto ha ahaato , rido , sinaa , xaraabo , iyo wixii la mid ah , marka waxa micnaha u yeelo waa qaraa'inta la xiriirta qadiyada sida "Usuuliyiinta " yireen , ficilka waa naf la qaado , mar waa qisaas nin nin dilay oo u qasday ، mar wuxuu dilkaasi dhici karaa asagoo xabad kaga fakatay , markii xadu rida loo dilaayo waa isaga oo gaalnimo la yimi Islaam nimo ka dib , saanigu haduu guur u soo hormaro isaguna xadkiisu waa rajmi , oo iyana naf la qaado oo dil ah , hadaba ashyaada waxay ku cadaataa qaraa'inta , hadaba waxaan ka dhadhansanaayaa hadakaaga mar walba in aad raadisi in cudurdaar ama tabriir u samaysid adigoo kala qaadaaya ashyaada iyo qaraa'intooda , meeshan hadda waxaa taalo qariino ku kaliftay oo cad oo hadalkeeda ka muuqo oo ah dumarka oo gaalnimo xuquuq ka raadinaayo , gabadhana ay leedahay waxa ku xambarayn ay cadaynayso , miladaa gaanimada ah oo hadalkeeda ka muuqo intaad isaga tagto cudurdaarkan aad u samaynaysid , wax aakhiradeeda badbaadinayo ku waani , marabo iyada waxaa dhih lahaa in aan adiga kuusoo maro oo iyada waxaan dhihi lahaa gaar baan u leeyahay , laakiin waxaan rabaa tabriirku xal maaha xalku wuxuu ku jiraa waxa aakhiradeeda badbaadinaayo , nasiixaduna wuxuu ka leeyahay al imaam Qasaali kitaabkiisa" ايها الولد "" ●
النصيحة سهلة ولكن المشكل قبولها ، لأنها فى مداق المتبع الهوى مر ، إذا المناهى محبوبة فى قلوبهم على الخصوص من كان طالب العلم
والسلا عليكم ورحمة الله
Xaawo waa laga abuuray feerta aadan quraankay ku qoran tahay haloo akhriyo suuratul acraaf iyo aayado kaloo badan
WAXA U SABCINAYO MEXEY YIHIIN ACUDU BILAAHI MINA SHEYDAAN RAJIIM.
Naagaha xildhibanada maxey dinta ugu gafan wa tii labaad
Markii diin laga hadlaayo hdii aad aqoon iska amuus 😭
Adigoon garanen xataa waxaa roon inaa dhahdo side ila tahay ama aan u aragna lkn iney beeniso maaha hanoola bayaniyo hana naloo cadeyo iney dhahda aheyd si jawab waafi ah in loo siyo
Wa runteed wax nus ah illahey ma abuurin
Lkn feer ba nalka abuuray wasax lkn wanu simanahay nin iyo naag
Nuska dhaxalka ayey ka keenen lkn illahey wax nus ah ma abuurin shiiq cali wajuus wu mahafsanyahay
Wax kaleb a halau dhiirado lkn diinta Illaahay laaaa
Mida kale nagahan raga la fadhiya ee iqtilaadka sameynayaa iyagoo aan weliba si saxa u xijaabneyn cowradoodii meela ka Mida ay muuqato irinkas MA la cadeeeyo waxay diintu ka qabto mey culimadu ka hadlaan oo xaqa ka hadlaan.
Alaahu mustacaan.
SUBXANALLAH
﴿وَقَرۡنَ فِی بُیُوتِكُنَّ وَلَا تَبَرَّجۡنَ تَبَرُّجَ ٱلۡجَـٰهِلِیَّةِ ٱلۡأُولَىٰۖ وَأَقِمۡنَ ٱلصَّلَوٰةَ وَءَاتِینَ ٱلزَّكَوٰةَ وَأَطِعۡنَ ٱللَّهَ وَرَسُولَهُۥۤۚ إِنَّمَا یُرِیدُ ٱللَّهُ لِیُذۡهِبَ عَنكُمُ ٱلرِّجۡسَ أَهۡلَ ٱلۡبَیۡتِ وَیُطَهِّرَكُمۡ تَطۡهِیرࣰا﴾ [الأحزاب ٣٣]
Hadey taqano ku mahadashen
Masha Allah, bint Ibrahim, mahd sanid wllashy
Khyrna Allah hkaa siiyo, jazaka Allah
Habar waalan dheh.aqligeda xun bey ka hadshey wey is ceebeysey adey arimaha ilahy farogashatey.
Subaxana Asubaxana Allah subaxana Allah subaxana Allah 😡😪😭
Alla xakaa afiyo naakataan waa daalimat
Wcs wr wb
Ogaysis Muhim Ah Culumada Somalia Waxan Leeyahay Alleh Ka Baqa Warkiina Ha Cadaaado Ragan Somalia Xukumo Kitabka Alleh Waxey Ku Badasheen Dasatiiir LA Qoray Bari Waxan Ka Ahay Murtadiiinta Somalia Xukunto Aniga Ima Ma Tilaaan Gaalo Diiiiday Kitabka Alleh Wllhi Shaki Iiguma Jiro Ragan Inay Gaalo Yihiin Wadadka Qiyaamo Umada Islamka Alleh Dhulka Hala Jaro Baan Leeyahay Allahuma Amen Musiibo Alleh Haku Rico Wadadka Gaaladan Somalia Yiraaahdo Waa Muslimin Allahuma Ameen Bari Waxan Ka Ahay Murtadiiinta Somalia Xukunto Muslim ka Kitabka Alleh Ayaa Xukun u ah Gaalkane Dastuuur Ayaa Sax U Ah Ogaaaada
Quraanba lama barin waa duq iska Asaasacday
Ragaani sidii habrihii ayeey usoo labisteen.marka meeday naagtii.Waryaada shaqo doonta.
Xaawo Feer baa laga abuurey Qur, aanka kuma taal... Ee Waa hadal Culumo ay tiri. Aayadduu hadda akhriyeyna Feer kuma jirto.
Aayada feer kuma jirto waxa ku jirto in alle s.t.c naf uu abuuray hadana naftii naf kale kasii abuuray
Feertana waxaa lagu xusay xadiithta nabigeena n.n.k.h.
Adiga ma aamin sanid miyaa hadalka alle iyo midka nabigena .n.n.k.h
Ma jaahilad kale ayaad tahay mise gefka naagta ayaad difaacaysaa
waa runtaa waa fahamka culumadda in gabdhaha feer laga abuuray lkn ogow salafkii iyo sabadda ayaa ku tagay haday dhihi laheyd waa la igala raajaxsan yhay ayaa ka fiicneed way jirtaa in culamadda iku khilaafeen qaarbaa qaba in xaawo laga abuuray dhoobo lkn cadayn uma hayaan lkn waxaa wacan in culmadda soomaliyeed ay sameeyaan xalqaad ay gabdhaha ku barayaan diintooda gaar ahaan jamacadaha iyo iskuuladda si ay usoo baxaan gabdho muthaqafiin ah
Subxaanallah
Cali Wajiis Waa Gaal Xaliimo Yaree Sidoo Kale Iyadana Waa Gaal
@Anab Mohamad Su,aal Aan Ku Weydiidyee Axadkii Sheegto Sharci Dejin Muslim Miyaa Mise Gaal?
@Anab Mohamad walaashey kuwaan waa takfiir yeysan waqti kaa lumin
ayagana waxaan leeyahy ragaan haday shalay been idiin sheegeen takfiirkana inkaga dhuunteen ayaga waa towbadkeenen idinkana towbad keena takfiirka ka soo laabta?
sharci cid dajiso ma jiraan waa saad u fahantay waxaase feecan inaad aqriso waxa aad dad ku gaaleysiineyso la waa ix iyo sharci kalma taqaanid
Xaqa cibaadada waa ka simanyihin
Marka haweenka allah ayaa uga cilmi badan una abuuray haweenimo marka inaad barato diintada ayaa haboon allah waxuu dhahay waxaadna garanen weydiiya ahlul cilmiga culuma joogta maaha inaad iska hadasho waxaadna garanen allaah diinkena hana faham siiyo xaqa ay diinted nagu ledahay
Aaminn
subxana Allah
Mamada waxy kuhadashy wlhi aad bn uganaxy ugana xumadey subxanallh kulhaa nabi adam c.s fertisa xawo laga aburay waa been kulhaa😭😭😭
Xaqa illaahay hauiftiimiyo diintana rabi hainoo illaaliyo qofkastoo muslima waa inuu diinta bartaa wixii kusoo xadgudbana kaillaashadaa waa sax shiikha hadalkiisa wllkaa 70maraa loo cudurdaaraa qofkii aan cilmi uu kitaabka wax kagalasoobaxa lahayn yuu sahal udhaxgelin cilmi uusanbaran oowaxba kaogayn saxiyo khalad dhibkaasoo kalaa kaimasnaya xaqa alle hainagu sugo
Subxaanalaah 🤔
maxy ufaragalin hadayna garanayn. waabeen maxay udhihi shay aynaga ranayn.
Subxaana Allaah
Yaaubaneyaya ineey kaqeebgashay kulamada raga