Waxaan ku Riyooday Qof Nool Dhimanaayo & Qof Dhintay Mar Kale Dhimanaayo 🤔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 18

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +2

    Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah

  • @ahlamhasansiyad3333
    @ahlamhasansiyad3333 ปีที่แล้ว +1

    Macalin muuse salaanta islaamka Asalaamu caleykum waraxmatulaahi wa barakaatu,,, miyaa mise salaamulaahi caleykum ?

  • @koshassan4037
    @koshassan4037 ปีที่แล้ว +2

    asc shekh 2 mar waxaan ku riyooday ukun qufulan oo hadana waslad hiliba na ay ku dhaxjirto
    mar walba na waxaan ka cunaa ukunta hilibkana waan tuuraa

  • @SamiiraMohamed-pk9zc
    @SamiiraMohamed-pk9zc 4 หลายเดือนก่อน

    Shukran sheekh

  • @MuniraMahad-co3eg
    @MuniraMahad-co3eg ปีที่แล้ว +1

    Sheekhow waxan ku riyood ano imtixaan galayo markasta hadan waxa ma barato maran waan ku baasaye maran darajo hoose keenaye

  • @narsomohamed821
    @narsomohamed821 ปีที่แล้ว +1

    Asc macalin muse aniga aabahay kolhore ayuu dhintay blse waxan kuriyoday aderkay on salamayo wan oo yaa waxan xasustaa aabahay iso fasir

  • @CabdiCabdi-bm9hh
    @CabdiCabdi-bm9hh ปีที่แล้ว +2

    Asc shiekh badana waxan ku riyoda waxyabo hadana waxan arkaya wixi oo sidi udhacaya ama sidi si ueg. Shiekh bal so fasir wlahi waa oga daacad

  • @khadijohussein1802
    @khadijohussein1802 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh waxan rabaa inad riyo I fasirto e side kula so xiriira

  • @user-ky1dx4me8h
    @user-ky1dx4me8h 5 หลายเดือนก่อน

    Wacalekum Salam waraxmatulaahi wabarakatu

  • @user-uu4uw8zf4y
    @user-uu4uw8zf4y 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekh waa markii laap qof nool oo dhintay aan riyo ku arko😢

  • @aamina864
    @aamina864 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh waxa rawa inaa isoo fasirtid riyada ah waxan ku riyoode tinteyda oo aad u dhaadheer oona aad uqurux badan maxey thy riyada

    • @ahlamhasansiyad3333
      @ahlamhasansiyad3333 ปีที่แล้ว

      Maasha Allaaaaah sheekha waa kuu soo fasiray waa riyo fiican ee soo fiiri Videoga uu maanta soo dhigay ayuu ku soo fasiraye.

  • @safiamohamed8159
    @safiamohamed8159 ปีที่แล้ว

    Malin waxan kuriyodey ango nin kale irabo xas ayn cxy 3jer ayan ku kalriyody walc ayan axy ilahy darits igo sojibab

  • @sumayaarahman494
    @sumayaarahman494 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh macalin muuse waxaankuriyooday aniga oo meelbeero ah ayan joogay geel ayaadaqayay beerta sadex geela ayaadhalay ayeeyo ayaan wada joognay beerta ninwaalan ayaanoguimiday ninkaa waxan moodayay inaan garanayo laakiin muunoqon kaan garanayay waan kacabsaday ninkii waxan isidhi inankan ayeeyo kacelinkarimaysee ayaakaacelin ayaan isidhi ayeeyo ayuuninkii lahadhadlay aniguna waxaan isidhi hadaad lahadasho uukudili ana ayeeyo ayaan xagadambe ayaan kamaray ayeeyo sheekh iisoofasir sheekh muuse

  • @NaaneyMaxamed-gi4bm
    @NaaneyMaxamed-gi4bm ปีที่แล้ว

    Shikhow wx kuriyadey 2riyo markan Yara 18sano kuriyonayey ano canug dhalayo wajigina malaituso Wana Laiga qada aniga waxan weydiyaa canuga abihii riyada2 wxeytahay walalkey oiga wey oo mar Waba idilaayo ilhey dartiis Iga sojawab

  • @mumtaazelmiapdilahi9498
    @mumtaazelmiapdilahi9498 ปีที่แล้ว

    Shekhow wxn kubriyoday ano biyo bdaan cabaya o aad u haradan kolpa an ku noqnoqonayo pls izo jwap 🙏🏻

  • @rukiaahmed3931
    @rukiaahmed3931 ปีที่แล้ว

    asc macalinow dhowr mar aan tiktok su aal kaa weydiyay mana ii jawabin ee lambar aan kaalasoo xariro ma isiin kartaa macalin

  • @user-to5js8je4m
    @user-to5js8je4m 4 หลายเดือนก่อน

    Sheqow waxn ku riyoday ano wx madow oo haben siqdhxe sidi bisda o kale ayu u ekA lugta io gacnta Ayu iga Qaniney subxdi waxn kaso Kacy ani lugta io gacnta i xanunyan blze max laku fisira😢