Waxaad ubaahantahay in aad ka baxdo Matrix-ka |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 มิ.ย. 2023

ความคิดเห็น • 251

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 ปีที่แล้ว +17

    Ciid wanaagsan, dhamaan ummada muslimiinta ah ee soomaaliyeed waxaan idin leeyahay farxad ku ciida, meel walboo aad dunida joogtaan anigoo aan idin wada aqoon waxan idin leeyahay qof walba allaha siiyo wuxuu ku farxo adduunkana wax kasta oo wanaagsan oo uu jecelyahay midigta allaha uga dhiibo.
    Waa abwaan maxamed ismaaciil sh cabdikarim oo idinka soo salaamaya Gobolka sanaag
    Mahadsanid Cumar inshaar Ciid mubaarak ❤

  • @saeedmohamed9480
    @saeedmohamed9480 ปีที่แล้ว +28

    qof walboo arka qoraalkan waxaan ILAHAY ugu rajayna ciidan ciideeda kale inuu gaaro is badal la taaban karo.

  • @MrMoha23
    @MrMoha23 ปีที่แล้ว +28

    The first person Somali oo matrix ka hadla ayaa tahay runtii waxaa tahay qof Update ah oo maskaxiyan inuu nadhiso diyaar u ah keep going bro. I love fandhaal Podcast.

    • @abdifatahmuhudin2273
      @abdifatahmuhudin2273 ปีที่แล้ว +1

      Lkn weli matrix ayaa ku jirtaa wll ee wax ka badal saan mowduuca waxba kaama badelin miyaa❤English iska daa Af soomaali wax ku qor

    • @MrMoha23
      @MrMoha23 ปีที่แล้ว +1

      @@abdifatahmuhudin2273 English waa language bro ee matrix nimo ma ahan hadaa English aqoon hada bilow inad barato

  • @cumaralison1714
    @cumaralison1714 ปีที่แล้ว +13

    Walaahi waa caqli yaro ina lasoo celceliyo mar uu nagomeystey talayaaniga iyo ingriiska ee xuruyad nasiiyeen in luudabaaldago 😢

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 ปีที่แล้ว +6

    Shukran ustaad wxn u naxsanahay dhalinta io ilmaha hadda soo galaya dhalinyaranimada ee aan kugu xirnayn ee tiktok io wax aan faa'iido u lahayn maskaxdoda ka daba ordaya cimriga allaha kuu barakeeyo ustaad🙏

  • @abuubakarabdihakin4765
    @abuubakarabdihakin4765 ปีที่แล้ว +6

    Muuqaalkan maamulka soomaaliya waa in ay dhageestaan

  • @halwaali4013
    @halwaali4013 ปีที่แล้ว +2

    Ilahaye dartis aan ku jecelahaye ALLAH SWT haa ku Sharfo oo Madaxda Kor haa ka Dhigo Amiin
    Runta Aa Ka Hadalsha.

  • @abdirizaqarare7822
    @abdirizaqarare7822 ปีที่แล้ว +3

    Cumar inshaar hadalku wuxuu ku koobanyahay anagu waxaan nahay umad muslimiina waxaan leenahay laba ciidood ciibul fidri iyo ciidul adxaa malihin ciidakale oo loodabaaldago waad mahadsantahay

  • @mohamedsaedmohamed
    @mohamedsaedmohamed ปีที่แล้ว +14

    Hambalyo Hambalyo Adiyo Qoyskaaguba Khaasatan Xaaskaa Koley Markaan Eego Noloshaada Inaad Xaas aad U wacan Qabtaa Iisoo Baxday Waana Sababta Qalbigaaga Waasaca Iyo Xorta Ka Yeeshay ❤

    • @bestboy-co4vy
      @bestboy-co4vy 11 หลายเดือนก่อน

      War sxp 2020 ayay kala tagen ninkan wa iskapulo wiil ayu dhalay faysal la dhaho

    • @mohamedsaedmohamed
      @mohamedsaedmohamed 11 หลายเดือนก่อน

      @@bestboy-co4vy adkaatay Adkaatay

  • @fhlifestyle
    @fhlifestyle ปีที่แล้ว +20

    Wow you finally talks about Matrix damn love you bro you are definitely woke

    • @abdirashidyoal2063
      @abdirashidyoal2063 ปีที่แล้ว +3

      Wll Afkeena wax inooga qurux badani ma jiro iska dhaafa luuqada aad komentiyada kusoo qoraysaan wll

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 ปีที่แล้ว

      @@abdirashidyoal2063matrix waxaa layidhaahdaa nidaamka aan kunoolnahay maanta ee kudhisan gumaysiga dadban ama gumaysiga maldahan iyadoo dadku ay iskuhaystaan inay xor yihiin balse maanka laga gumaysto iyagoon dareensanayn.

    • @IlhaamMaxedCali
      @IlhaamMaxedCali ปีที่แล้ว +1

      Waxaad lahadleyso waa Somali luqaada waa English

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +12

    Eid la mida Ustaad Allah tan teeda kale Caafimad, cimri barakeysan &Cibaado suuban hanagu gaarsiiyo i.sh😍 Podcast-ka maalmahan aad buu xiiso iyo u xamaasad badan yahey 👋😊

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 ปีที่แล้ว +7

    Dad xor is moodaya oo aan xor ahayn Somalia 🇸🇴 😢

    • @MO_Ali-wm2vd
      @MO_Ali-wm2vd ปีที่แล้ว

      Somaliyoo dhan maha somalia ookaliya

    • @MR.DEBATE
      @MR.DEBATE ปีที่แล้ว

      Somalia bal hala garee adiga marka hore qof ahaan xor u nooqo.

  • @sahrasahra7492
    @sahrasahra7492 ปีที่แล้ว +3

    mogatahyi surasu dahan baa dabiku yalaye abawan hadarawi ale ha u naxarito aamiin

  • @baasheapdirachiid4506
    @baasheapdirachiid4506 ปีที่แล้ว +6

    Mr inshaaaar waa mahadsantahay mrkast
    Ciid mubarak

  • @AnasQodhob
    @AnasQodhob ปีที่แล้ว +4

    ciid mubarak ustaad farxad io barare ku ciid adiga io wiilkaaga feysal 🙏

  • @AbdillahiMohamed-tz4zc
    @AbdillahiMohamed-tz4zc ปีที่แล้ว +2

    Iskadaa inuu talyaanigu Adis- Ababa qabsado ethiopiankana 4 sano guumaysto,iskuulka waxay noogu dhigaan inaan waligood la guumaysan (always independent)!!!?

  • @nimcushyusuf5760
    @nimcushyusuf5760 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad aadan sahan ayaa Mar hore ka hadle ayado faahfaahsan waliba mawduucyo kala duwan leh
    Sahanka xogaha waaye channel kiisa

    • @mascuudjr2487
      @mascuudjr2487 ปีที่แล้ว

      Maasooniyada waye taas 😂

    • @nimcushyusuf5760
      @nimcushyusuf5760 ปีที่แล้ว

      @@mascuudjr2487waxba kama ogid mrka channelkisa ee iska dhaaf bal ha is waline☺️

    • @nimcushyusuf5760
      @nimcushyusuf5760 ปีที่แล้ว

      Matrix iyo masooniyadna wa isku mid 😂

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow ปีที่แล้ว

    Waddanku wuxu sugayaa dad aqoon ahaan iyo wacyi ahaanba ka madax banaan aragtiyaha bugta ah ee saaqidiintu ay nagu hoggaamiyaan.
    Mahadsanid Cumar.

  • @ANIGAAKHRIS
    @ANIGAAKHRIS ปีที่แล้ว +13

    Eid ul-Adha mubarak brother from somaliland Borama ❤

  • @dibaaatana3586
    @dibaaatana3586 ปีที่แล้ว +1

    Ustaaaaad ciid mubaarak

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 ปีที่แล้ว +5

    Wan sii seexanyaa waxaan dhagaystaan rabay ciid mubarak meel walba joogtaan

  • @amalmohamed928
    @amalmohamed928 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka Allah kheir ❤❤❤

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 ปีที่แล้ว

    Ciid Mubarak ustaad cumar inshaar ❤❤

  • @Bullale6
    @Bullale6 10 หลายเดือนก่อน +2

    Xikmada Mowduucan waa inaad wacyigaaga Nafeed aad kor u qaado.

  • @maxamuudahmedcabdikadir4520
    @maxamuudahmedcabdikadir4520 ปีที่แล้ว +14

    اللهم اني اسألك حسن الخاتمة 🤲

    • @salahzeyn5518
      @salahzeyn5518 4 หลายเดือนก่อน

      The Matrix waxaan u naqaana Adoonsiga Casriga ah

    • @salahzeyn5518
      @salahzeyn5518 4 หลายเดือนก่อน

      Addoonsiga casriga ah
      Midaan ayaa ku tilaami karaa Adoonsiga casriga ah ama the matrix, Marka hore way ku cuuriyaaminayaan ka dib ayay baahidaada ka faaidaysanayaan mana ku oglaanayaan booska aad u qalanto, ayaga awood leh, booska aad u qalantana inay ku geeyaan Maxaayeelay inay kugu nastaan ayay rabaan aad hooyshii qaban lahayeen aad u qabato, kadibna faaida aad usoo saarto inta u badan inay ayaga cunaan midaas ayaa lagu timaami karaa adoonsiga casriga ah, Aniga haddi oglaan wayo Adoonimada walaalkayga ayaa booskayga imaani doono Aniga iyo wixii israacsan midaas doonimeeno Adoonsiga casriga ah ama the matrix.😊😊

  • @JibriilAxmed-uf9qm
    @JibriilAxmed-uf9qm ปีที่แล้ว

    Ustaad ciid mubaarak

  • @zakyhmohamed9572
    @zakyhmohamed9572 ปีที่แล้ว +5

    Ciid Mubarak 🎊 🎉.

  • @abdihakim391
    @abdihakim391 ปีที่แล้ว +4

    Weedha sanadahan soo caan baxdey waxa weeyi ( Scape out of the Matrix )

  • @ayuupnuur6383
    @ayuupnuur6383 ปีที่แล้ว +5

    Cumar masha allah Andre tateka soomaaliya noqotay keep going 🙏

  • @farhiyashilaabo6012
    @farhiyashilaabo6012 ปีที่แล้ว +2

    Cidul cafiya ya akhi cumar ani malmaha xuriyad dhowr sano kahore waxay ila aheyd wax weyn yacni inan dabal dago warego calan xidho lkn eega iskada ani inan dabal dage markan arko qof asxabteyda kamida oo xili danbe baxayo ama malinti oo dhan wareg kudhameysanayo waxan idhahda huno maxa iskudhibeysa maad iskanasatid the more aad weynatid wa the more aad waxyabaha raqiska ah iyo wixi anan dantada aheyn ood kaxorowdo kumahadsanid podcastiyadan muhimka❤

  • @user-by8ko8ky8x
    @user-by8ko8ky8x ปีที่แล้ว +1

    Allaha ku sharfo ustaad
    Nolosheenni aad baad u kabtey

  • @AbdinaasirMohamoud
    @AbdinaasirMohamoud ปีที่แล้ว +3

    Eid mubarak walal Cumar inshaar Alle acmasha wangsan haynaga aqbalo insha allh Ciidan ciideeda Alle cimri dheer iyo cibaado suuban haynagu gaadhsiyo insha allh walal.❤️🥰🙌💯

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll cumar

  • @Mahadaetos
    @Mahadaetos ปีที่แล้ว

    Ciid wanaagsan. Mahadsanid sxb.

  • @ahmedmohamud4294
    @ahmedmohamud4294 ปีที่แล้ว +1

    Ciid mubarak wll adiga iyo qoyskaagaba xaskaga iyo inankaaga yarba❤

  • @Maxamed17
    @Maxamed17 ปีที่แล้ว +1

    Sidee uga baxaa matrix 2.0
    Wallkay wan ku salamay mawducan aad ayuu muhiim uyahay wan kaa codsanaya marka xigta inad kaso hadasho dadka caanka laga dhigo sida btska iyo kuwa kale oo lamidka ay dahlinyardo badanked ku dhow yihiin inay cabudan waxan aminsanhay inay tahay qayb matrixka ka mid ah una bahan naha inan ka wacyi galino dhalintena.
    Mahadsanid cumar

  • @ahmedmuhumed4153
    @ahmedmuhumed4153 ปีที่แล้ว

    Ciid Mubarack
    Wll cumar inshar

  • @Abdullahinawawi
    @Abdullahinawawi ปีที่แล้ว +5

    Team dhafar ogaasho Team waan idin salaamay 👋

  • @AhmedMohamed-ko5pi
    @AhmedMohamed-ko5pi ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaadi

  • @WisdomXM
    @WisdomXM ปีที่แล้ว +4

    Muuqaalkaan waxaan daawanayaa 3:17 habeenimo 🥰

  • @ummeshahab
    @ummeshahab ปีที่แล้ว +3

    يا أخي الفكره وصلت بس ياريت ياريت لو كان يفهمون aniga adunka waxa u nacbadnahy madaxda Somalia oo wali nagu dawa wadan dalkena waxa noo I lalinayo dad shasheye waxan kula ahy isku fakir wayo hadalada waxad ku wac gilisa bulshda somaliyed lakin wax ma fahman 😢😢😢😢😢😢

    • @wwewokeup8917
      @wwewokeup8917 ปีที่แล้ว +1

      Taas waa gabay dadkii wanaagsanaa sida in qof tariikh xun ama ahaa tuug ama ahaa dhiigyacab ayaa ah madax da dalka taasna waa hoshii ay gafeen dadkii wanaagsanaa😭😭😭😭😭😭

    • @ummeshahab
      @ummeshahab ปีที่แล้ว

      @@wwewokeup8917 allah karim somali inte qabil ku jiran wadan ma dhisayan alle ayaa no maqan walahi waa xanun

  • @flyshakor
    @flyshakor ปีที่แล้ว +4

    كل عام وانتم بخير بمناسبة عيد الأضحى 🙌

  • @Fahad_mohamed12
    @Fahad_mohamed12 ปีที่แล้ว +2

    Ciid mubarak wll cumar ❤😮

  • @wiilwaal8620
    @wiilwaal8620 ปีที่แล้ว

    Eid mubarak Akhii Cumar

  • @qanyaremohamed1397
    @qanyaremohamed1397 ปีที่แล้ว +4

    Waa arin Jira wllhi hadalka cumar inshaar 😢😢😢😢

  • @abdiladiif1745
    @abdiladiif1745 ปีที่แล้ว +6

    Qofkii labaad ee kahadlo ciwaan kusaabsan matrix ciid wanaagsan guys👏🏼❤️

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 ปีที่แล้ว +1

    Happy eid mubarak all muslim of world☝️☝️☝️💐💐💐

  • @Theabdiegal
    @Theabdiegal ปีที่แล้ว +1

    Walalkey cumar 26 june/1 July waxaan aamin sanahay dabaaldagaasi iyo Feystadas qab qadiyad iyo qaranimo laga qaado sababtuna ay tahay baraarug inay leeyihiin calam iyo ciid in halgamkii gobanima doonka iyo geesiyaashii dhiigooda iyo naftooda u hurey ee shuhadadaahaana aan la halmaamin in laxusaahii waxay ilatahay wax dhalinyarada dowlad nimada aan arkin garaadkooda wax uun dareen dowlad nimo ah ku soo kor dhinaysa sababtuna waa inaan nahay wadan fashilmay 30 sano inkabadan qolaba calan gooni ah samaysatay 3 faa faa iido ayaa ku jirta xuska maalmahaan oo ah; 1) halcalan iyo halciid oo soomali ah dunidana hal wadan iyo hal dad u taqaan. 2) in labaabi iyo Hebel land oo ah habqabali ah oo nalaku qasbay 3) markasto oo maal mahaas laxuso waa markasta oo dhalinyarada labaraarujiyo.
    Dowlada markii qaranimo xoogan lahelo waa meesheeda lkn hada waa xal baan u arkaa dunidana waa nala wadaagtaan maalmo la asteyystay anaga uma horeeyno umana dambeyn doono insha allah.

    • @xanuunbabiye
      @xanuunbabiye ปีที่แล้ว

      Oo hada in lagu adosadaa iska rabta

  • @bashir871
    @bashir871 ปีที่แล้ว

    Eid mubarak brd umar inshar❤to hargeisa

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan ha na odhanina Dawlad Deegaanka Ethiopa
    Waxanu Deganahay Deegaan Iyo Dhul Aanu Leenahay Oo Aanu U Dhalanay 👍

  • @user-jm8yr1ij5e
    @user-jm8yr1ij5e ปีที่แล้ว

    eid mubark iam big fan omar inshar pro salama😊😊

  • @aasiyaabduwali4407
    @aasiyaabduwali4407 ปีที่แล้ว +5

    عيد مبارك تقبل الله منا ومنك ❤🎉😊

  • @rudwanmahamud8553
    @rudwanmahamud8553 ปีที่แล้ว +1

    Omer inshaar allaha noo ka daayo wll

  • @mohamedbashirmohamed7706
    @mohamedbashirmohamed7706 ปีที่แล้ว +1

    Eid Mubarak ❤

  • @Ogsoor
    @Ogsoor ปีที่แล้ว +2

    MASHALLAH NIN CAQLI USAAXIB TAHAY WLLHI😊

  • @user-pb5jp5zz2m
    @user-pb5jp5zz2m ปีที่แล้ว

    Eid mubarik wll omer inshaar ❤😊

  • @Abdirahman....
    @Abdirahman.... ปีที่แล้ว +1

    Ciid mubaarak

  • @abdirashidyoal2063
    @abdirashidyoal2063 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal Jasaaka lah wll

  • @ketraadenn988
    @ketraadenn988 ปีที่แล้ว +1

    EID MUBARAK ❤🎉🎉

  • @user-je2zm1bp2r
    @user-je2zm1bp2r ปีที่แล้ว

    War nio khayr alle hakusiiiyo wll nolol shayda adkaatahay walle

  • @MO_Ali-wm2vd
    @MO_Ali-wm2vd ปีที่แล้ว +7

    عيد مبارك كل مسلم وكل عام وأنتم بخير ❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @user-dn8nf7qg5o
    @user-dn8nf7qg5o ปีที่แล้ว +5

    السلام عليكم ورحمه الله وبركاته
    Wll omar wad ku mahadsantahay sida aad mar waliba nooga soo gudbiso waxyaabaha aad uwanaagsan iyo arimaha muslimiinta caalamka
    Wll omar Waxan ka codsanaya in warbixin nooga soo diyaariso gabadha muslimada ah ee lagu magacaabo drs aafia siddiqi oo dhalatay Pakistan waa gabar xuquuqdeeda lagu ciyaaray 😢 waana madaama ay dad badani kugu xiran yihiin in aad lawadaagtid warbixintan waana muhiim wll midaaas ayan ka codsanaya Allena ajar hakaasiyo

    • @sucaad2
      @sucaad2 ปีที่แล้ว

      Mcln Cumar codsigaan

  • @user-jm8yr1ij5e
    @user-jm8yr1ij5e ปีที่แล้ว +2

    waxan jeclhy inaan uguso hormaro dawashadada wlhi zhb😊😊

  • @mohamedahmedhussein3238
    @mohamedahmedhussein3238 ปีที่แล้ว

    Thanks O inshar ✨️

  • @ukothman6451
    @ukothman6451 ปีที่แล้ว

    Arimo an fahansanen ayaa iga jahil bixisay mahadsanid 👏

  • @FOCUSONYOURTIME
    @FOCUSONYOURTIME ปีที่แล้ว +2

    Amiin wllka

  • @Faisalson1
    @Faisalson1 ปีที่แล้ว +2

    Adiga laftaada taa nifaaq iyo ku jees jees wada

  • @YahyeMire_2006
    @YahyeMire_2006 ปีที่แล้ว +1

    Eid Mubarak

  • @queennaima1645
    @queennaima1645 ปีที่แล้ว

    Dar alle ujeclahy cumer inshar rabi haku xfdo

  • @somali_option
    @somali_option ปีที่แล้ว

    Wa sugeynay topic kusaabsan matrix

  • @maqribcishaa8859
    @maqribcishaa8859 ปีที่แล้ว

    Ciid mubaarik

  • @abdirahmanmoalim7958
    @abdirahmanmoalim7958 ปีที่แล้ว

    Ciid mubarak

  • @Abdifatah2030
    @Abdifatah2030 ปีที่แล้ว +2

    Kkkk waxaan layaabanahay dadka muuqaalkan daawaday oo udabaal dagi doona maalinta xoriyada!

  • @mohamuudahmed4898
    @mohamuudahmed4898 ปีที่แล้ว +2

    Eid mubraka🎉🎉🎉🎉

  • @mubarikmedia6471
    @mubarikmedia6471 ปีที่แล้ว +1

    Ciid Mubarik

  • @idilawad3233
    @idilawad3233 ปีที่แล้ว +2

    Maya wllo somaliland qof qof caliga taaganyahay masheegin iyo siyaasi dan kufushanaya mrkas lkn qofna ma aaminsana ingiriis wx fiican in unoosameeyay waqalad taasi gaal xun inagusoduulay wxfiicn nomusamayn

  • @shalaychannel2201
    @shalaychannel2201 ปีที่แล้ว +1

    Asc cumaroow ha yaabin ma daama aan dhafyoow yo eid Mubarik

  • @kowtharahmed7397
    @kowtharahmed7397 ปีที่แล้ว

    Waad mahdsnthy wall allh ku darajeeyo

  • @Cubeyda104
    @Cubeyda104 ปีที่แล้ว +1

    MATRIX waa mashruuc ay dajisay Kuwa shaydaanka caabuda {MAA’SOONIYDA}

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 ปีที่แล้ว +1

    #Abwaan sharlaawe ayaa si faahfaahsan uga hadlay arinta xoriyada somali.xormiyaa mise maahan

  • @user-rx7ku8uy6q
    @user-rx7ku8uy6q ปีที่แล้ว

    Eid mubark

  • @AhmedHassan-vj3lk
    @AhmedHassan-vj3lk ปีที่แล้ว

    Eid mubaarak

  • @irshadupdy
    @irshadupdy ปีที่แล้ว

    First maanta cumarow 👋

  • @schlapbachtransportag4182
    @schlapbachtransportag4182 ปีที่แล้ว

    Cid mubaarak

  • @nimaanhassengeadi8444
    @nimaanhassengeadi8444 ปีที่แล้ว

    Wllka keeping eid Mubarak

  • @abdulkadirrubac6163
    @abdulkadirrubac6163 ปีที่แล้ว +1

    Eid mubarak biri sab cunoow ii balansan cajaaib wyy shiqow

  • @hassenabdullahi6487
    @hassenabdullahi6487 ปีที่แล้ว +1

    Ciid wngzen dhamaan umada islaamka gaar ahaan umada somaliyeed meel walba aad joogtaan

  • @mohaibrahim3100
    @mohaibrahim3100 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad mowduca inta badn waa kabaxdaa mowdoco belo o aragtiyo kushegeysid sogudbi

  • @omarmohamoudrp4do
    @omarmohamoudrp4do ปีที่แล้ว

    Mahdznid ustaad

  • @iimanmaxamud8117
    @iimanmaxamud8117 ปีที่แล้ว +1

    Wall cumar waxaa kabooday xalqadi 60sawaxaa kadhigtay xalqadi 61 wall nabarada qaar ayaa ilawda ee ishamaramari waxaad ilowdo❤

  • @carqosol9808
    @carqosol9808 ปีที่แล้ว

    wixibad fahansanty.
    ha daalin wll malinkasta kox koox bad silsilada ka jabisaye.
    ila aynu ku rogno shaxday dhigayan.

  • @cagarjeegcudoon8301
    @cagarjeegcudoon8301 ปีที่แล้ว

    عيد مبارك وكل عام وانت بخير

  • @abdirizakmo5032
    @abdirizakmo5032 ปีที่แล้ว

    Wll @omar inshar ingiriis xoriyad nasiiyay ma ahan ee sida saxan waa ka qaadanay

  • @MusseAbdi19
    @MusseAbdi19 ปีที่แล้ว

    Andrew tate waa 36 jir ustaad omar inshar ❤

  • @suldaanhassan7531
    @suldaanhassan7531 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @mohaofficial8544
    @mohaofficial8544 ปีที่แล้ว

    بددون يتحكمو العالم بس ما بدنا نصمح لون يعملو هيك فينا ✊🏽

  • @omardanyerow8449
    @omardanyerow8449 ปีที่แล้ว

    Cumar dawlada ayaa ku owrkacsanayso oo shacabka kumashquuliso teeda kale business calamada cabitaanka snacks waa soconayaan dowladi kacaanka waxay Caan ku ahayd siyaaro ilaa biyooley ayaa la,aadayay baabuur basaska suuq ayay helayeen shidaalka

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo ปีที่แล้ว

    Ciida mubarak

  • @sahraaadam9418
    @sahraaadam9418 ปีที่แล้ว +1

    War Niyow adi maku calemasaarnaa madaxweyne 😊😊😊😊😊

  • @sacdiyosalaad4583
    @sacdiyosalaad4583 ปีที่แล้ว

    Nin cajiib aatahay 💗💗