Noloshaada Raali Maka tahay ? | Qiimeyn ku samee heerkaada nololeed | Fandhaal Podcast 70

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 204

  • @zuuzaanomarabdi8632
    @zuuzaanomarabdi8632 ปีที่แล้ว +59

    1: dhanka hantida 4/10
    2: dhanka shaqada 3/10
    3: dhanka bulshada 3/10
    4: dhanka qoyska 8/10
    5: dhanka ruuxiga 2/10
    Qaybtaaan ka anamaa aniga iga hadleysid ustaaad si dhab ah maanta kadib isku badali dooonaa
    6:dhanka caqliga 4/10
    7:dhanka jismiga 3/10
    8:dhanka nafsiga 4/10
    Xalqadaaan waxaba mooodaaa iney aniga toooos iga hadleyso
    Waxaba ii soo baxdey inan ahy qof noloshaaan ka dhacay meeshii loo leexiyo aadaya balse maanta waxay ii noqon doontaa maaalin aaan sameyn doono isbadal dhab ah allle swt baan ka barayaya inuu arinkaas ii suurta galiyo🥺🤲
    Shukran ustaaad omar inshaar

    • @bootstrap-es5wf
      @bootstrap-es5wf ปีที่แล้ว +8

      wlashey haday waxyar kaa xumadeen micnahedu maahan inaad nolasha kadhacday ee kaliya bedel wadadii aad uqaadi jirtay waxa kaa xumaday bes

    • @zuuzaanomarabdi8632
      @zuuzaanomarabdi8632 ปีที่แล้ว

      @@bootstrap-es5wf mahadsanid

    • @MohamedHanuuniye
      @MohamedHanuuniye ปีที่แล้ว +5

      Kamaadan dhicin nolosha ee qayb yar noloshaada kamidaa ayaaa huruday hadaadna soo baraarugtay
      Marka waa hadda iyo shaqadda aad qabato

    • @zuuzaanomarabdi8632
      @zuuzaanomarabdi8632 ปีที่แล้ว

      @@MohamedHanuuniye mahadsanid wlllo

    • @maxamedcabdiraxmaan6398
      @maxamedcabdiraxmaan6398 ปีที่แล้ว +1

      Ninkii ku guursan dono wuu qasaree markaas😢

  • @xamsexadaari7737
    @xamsexadaari7737 ปีที่แล้ว +24

    1: waxbarasho = 10/7.5
    2:shaqo= 10/3
    3: bulshadda = 10/1.5
    4:noloshayda = 10/8.5
    5: caqliga 10/10
    6: qoyska 10/9
    7:jidhkayga 10/7
    8: habdhaqanka bulshadda=10/8
    9: xaaladda dhaqaale = 10/4.5

  • @sumayasuu3732
    @sumayasuu3732 ปีที่แล้ว +24

    Shaqo waan raadinaya walina waxbarasho madhamayn
    Xaga wanaag farida waaba tan ugu jeclahay
    Cibaadada waanku ficanhay
    Isbadalka ugu wayn aan sameyay waa inaan delete gareyay tiktok oo wakhti iga lumin jiray
    Iyo sidookale inan bilabay inan bulshada inaan dhexgalo
    Taas oo aan ka xishoon jiray awal
    Inaan bilaabay barashada luuqad cusub
    Inchalah isbadal klena alle ka rajaynaya

    • @AbdinaasirMohamoud
      @AbdinaasirMohamoud ปีที่แล้ว +5

      Isku mid ayaan nahay blse luuqad maan bilabin insha allh brashdeda wn bilabaya wllo hore usoco adiguna♥️👸💯👏

    • @KAAFi226
      @KAAFi226 ปีที่แล้ว +4

      Wllhi isku mid nahay 10 cisho kohor baan TikTok iska delete gareeyey durba is bedel wayn baan dareemay Alx. Inanan riyooyin badan ka dhabeeyana waa rajaynayaa Insha allh luuqad.

    • @hananharako9060
      @hananharako9060 ปีที่แล้ว +1

      Tan bulshada ku dhibanhy abaa maxa sameysay

    • @sumayasuu3732
      @sumayasuu3732 ปีที่แล้ว +2

      ​@@hananharako9060is fur fur lashekeyso dadka qoyskaga ka Bilow
      Farxad aya laga helaa
      Aamusnaanta waba dhibato

    • @MohamedAli-d2t
      @MohamedAli-d2t ปีที่แล้ว

      Asc

  • @Iamqueen-lv9ub
    @Iamqueen-lv9ub ปีที่แล้ว +8

    Aniga wxaabd mooda inay igu dhabowday aayada ah ولا تكونوا كالذين نسوالله فأنساهم أنفسهم"😢😢
    Waxan ahaa qof dhinac wlba ka dhisan iskuna kalsoon lkn haL mar wx i qaatay garan maayo Kuwo bts la yidhaahdo ayaa lay baray "way ila dageen kuwaasi" lkn alxm wnka ducaystay waanan ka hadhay👐 Waa inaa illahay u tawbad keenaa intii karaankayga ahna dadaalaa🥰inshallh horumar wcn😊

    • @ayuubmaxamedaadan
      @ayuubmaxamedaadan ปีที่แล้ว +1

      Wallahi kula mida ahay aduunka wxa ugu xun sxp xun ina yeelatid hada ku wa ifasahadin raba inaa isaho haro weeye

    • @Iamqueen-lv9ub
      @Iamqueen-lv9ub ปีที่แล้ว +1

      @@ayuubmaxamedaadan Waa Run sxbka Xuni Jahanama waliba sabankan inuu ku saamayn waayo lagama yaabo si kasta oo aad u tidhaahdo waanka feejignaan waayo wxn maraynaa waqtigii Nabigu scw yidhi "Ninka diintiisa ku dhagan wa sidii qof dhimbiiL gacanta ugu jirto" Allaha Ina sugo🥺🤲

    • @ayuubmaxamedaadan
      @ayuubmaxamedaadan ปีที่แล้ว +1

      @@Iamqueen-lv9ub amiin sister

  • @cabdinaasirbootaan
    @cabdinaasirbootaan ปีที่แล้ว +18

    الحمد الله الذي وهبني في حياتي، وإني اسلك طريقي الذي اتقدم لنفسي.
    "ولاتنسي نصيبك من الدنيا..."

  • @mohawali5689
    @mohawali5689 ปีที่แล้ว +3

    Wilka fahad la dhoho wan salaamay asi baa meeshan ibaray ❤❤

  • @cabdirisaaqqabash
    @cabdirisaaqqabash ปีที่แล้ว +5

    1;waxbarasho= 10/7.5
    2: shaqo =10/5.5
    3;bulshada =10/2
    4:noloshayda =10/8
    5:caqliga =10/10
    6:qoyska =10/8
    7:jidhkayga =10/10
    8;habdhaqanka bulshada =10/7
    9;xaalada dhaqaale :10/6

  • @hamdaabubakar1533
    @hamdaabubakar1533 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad cumar inshaar allaha ku dhowro, in badan wax baad noo faaidaysaa maskaxdeenad dhistaa ,sida aan kuu jecelnahay aniga iyo inta ila midkaa allaha kuu jeclaado🙏🥰

  • @apudykareim5444
    @apudykareim5444 ปีที่แล้ว +2

    1-hantida 8/10
    2- shaqada 5/10
    3-bulshada 8/10
    4 qoyska 5/10
    5-dhanka ruuxiga 10/10
    6-dhanka caqliga 10/10
    7-jismiga 10/10
    8-nafsiga 8/10
    9-maadiga 5/10
    Wan ogahay waxbadan baa iga kala dhiman 🙂

  • @FaadumoCusmaanAxmed
    @FaadumoCusmaanAxmed ปีที่แล้ว +7

    Subxaanallah xaqiiqatan mowduucan mid aad ugu dhow ayaan baarayay xili salaad ayaa lagaaray ilma yarna wey igu ooyeen waan mashquulay kadibna fandhal podcast kan ayaa iiso dhacay wll cumar maxaan wax kaa faa'iday shukran alfa mara jazakallah

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 ปีที่แล้ว +2

    Jaszak Allah ustaad omar inshar

  • @BarbaraBaandi-sg3mr
    @BarbaraBaandi-sg3mr ปีที่แล้ว +12

    Wlhy a igu wxn ahy wiil dhalinyar ah wxn ku nowadays somaliland waxan ahay wiil aad u daaadaala hamiyo bdn leh waxa noloshayda la hadhy xanun yar oo ah bad breath ama neef ur 7sano la noola wax hdii an is dhaho qabso ama dad dhex gal isaga ii diidaya xaladuna maha nadaafad waxan is nadiifiya ama cadayda 5 jeer malinkii noloshaydii Mugdi Bay gashy Riyadaydii waan kasii foganaya waxn ahy dhalinyaro xta lcg an isku badho ma awoodo mida kle cidna wax lama wadago wn ka baqaa in la igu caayo xaladan aan anigu kasban
    Waxan ka hdlay wxii qalbigayga ku jira

    • @cabdiraxmaanbiiwaaye8855
      @cabdiraxmaanbiiwaaye8855 ปีที่แล้ว

      Sxb waxad isticmasha. Wxybaha afka carfiya sida cadarad afka iyo wixi lamida carafta jirkaga ku dadal iyada qarinayse afkaga uraya hda heleysid lcg yarna isbaar hdi kalena baaaar mowducyada kusabsan cudurkan. Waxa mcqula inqy tahy kalsooni xumo wxad adi naftada ka aburatay oaysan wxba ka jirin

    • @engapdirahman6079
      @engapdirahman6079 ปีที่แล้ว +3

      Wll waa xanuun la daawayn karo cilad calosha ama dhuunta ah ayaa keenaysa waana la xalin karaa lkn waxaa muhiim ah Sidii aad uga takhalusi lahayd inay gacmahaga ku jirto

    • @qanyaremohamed1397
      @qanyaremohamed1397 ปีที่แล้ว +3

      Subxaana Allah wllky Allah weydiiso inuu kaaqaado idim Allah wad caafimaadidoontaa

    • @axmadmodric5132
      @axmadmodric5132 ปีที่แล้ว

      Allaha hakucaafiyo wll

    • @BarbaraBaandi-sg3mr
      @BarbaraBaandi-sg3mr ปีที่แล้ว

      @@engapdirahman6079 wll qaab lo daweyo ma aqaan wxn ku dhex noolahay qol yar o madow dad bdn wxn maqlay wa la daweya lkn dawo mhyo malinki 5 jeer cadayda

  • @Arlind_14
    @Arlind_14 ปีที่แล้ว +5

    Aad Baad Ugu Mahad santahay Ustaad Omar inshar ❤walhi Waa Barnaamij Faa'iido Leh 100/100 🌃 🙏

  • @Munayaasiin-tr4gt
    @Munayaasiin-tr4gt ปีที่แล้ว +2

    Markii uhoraYsaY ee ii soo dhacaY baan dhagYstaY alle haku xiftiYo ustaad

  • @omarmohamoudrp4do
    @omarmohamoudrp4do ปีที่แล้ว +2

    Ustaad aĺle Haku xifdiyo

  • @MusseAbdi19
    @MusseAbdi19 ปีที่แล้ว +3

    Koobkaaga shaaxa soo qaado ustaad omar inshar mahadsanid adigane ❤

  • @hasan4901
    @hasan4901 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid inbadan wall somaliyeed ❤❤

  • @cabdikaafiak2337
    @cabdikaafiak2337 ปีที่แล้ว +47

    First man on watching vedio`😊

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsnd ustd cumar 🙏

  • @DamacWarsame-cd2ih
    @DamacWarsame-cd2ih ปีที่แล้ว +2

    Waligay dulqaadba uma yeelan inaan wax aan ujeedin dhamaystirto xitaa video lasocsoconayo haduu kabato 10 maba sii daawan jirin iminka ninkan podcastiyadiisa anoo wada liqay lee soo baraaarugaaa...wleee waa lImaray😮😮😮

  • @cabdisalaamismaaciil2593
    @cabdisalaamismaaciil2593 ปีที่แล้ว +1

    First I appreciate you ustad omar inshar..
    .waqicayga hadii aan si xaqiiqda ah u sharaxo.
    1.dhinaca dakhliga.9./10
    2.dhinaca waxbarashada 7/10
    3.dhinaca bulshada 5.5/10.
    4.dhinac shaqada iyo nolosha kale 8.5/10

  • @nashadey
    @nashadey ปีที่แล้ว +2

    10/7 bulshada
    10/5 family
    10/9 ruuxiga
    10/10 caqliga
    10/8 jidhka
    10/10 nafsiga
    10/2 Xirfada an barto
    10/9 Waxbarashada
    Waxan rajeyna isbedelkan an bilabay 2023 inuu i noqdo mid mira dhala Allah ha na wafajiyo waxy dantu nogu jirto

  • @habiiitaabdi3728
    @habiiitaabdi3728 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allah,
    Interested topics, nafteyda raali baan ku ahay walaw ay jiraan meelo badan oo maarayn ubaahan hadana
    اللهم لك الحمد ❤

  • @abdishakuralisamattar633
    @abdishakuralisamattar633 ปีที่แล้ว +2

    Kanalka aam ku xiranahay wlhi waa adiga waxa yalaha ku sabsan nolosha iyo hormarka

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee ปีที่แล้ว +3

    1.Shaqada =shaqo la an baan ahy jaamacadna waan dhameeyey
    2.maalka =kuma qanacsani
    3.cilaaqaadka waan ku liitaa

  • @dr.ballow1393
    @dr.ballow1393 ปีที่แล้ว +1

    Waad kumahdsan walaal.
    Waa mowdhuuc muhiimadiisa leh runtii
    Alle ajar iyo xasanaad hakkaa siiyo.

  • @qanyaremohamed1397
    @qanyaremohamed1397 ปีที่แล้ว +3

    Alxamdulilah ilaa heer wn roonahay alx alx alx alx alx ❤

  • @yasminfarah2096
    @yasminfarah2096 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah wllo ilhay khayr haa ku siiyo❤

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah wll qali wn is imtixaamay 😊.....waa barnaamij aad u qali ah jasaakallah khair

  • @abdirahmanhusein4747
    @abdirahmanhusein4747 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad inshaar waad mahadsantahy baraka allah fiik waa mawduuc aad u muhiim ah, waxaan xasuustay xadiiskii ahaa intaan lagu xisabin is xisaabi.

  • @MohamedSomaali2020
    @MohamedSomaali2020 9 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin casharada guurdoonka raga kaso hadal 🙏

  • @farhandreamboy2351
    @farhandreamboy2351 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakalah walaal omar , allah hakaa abaal mariyo waa muuqaal wax badan aan ka faa’iday.

  • @mohamedqasimhussein9150
    @mohamedqasimhussein9150 ปีที่แล้ว +1

    masha alaah wll cumar ilaahay hakaa abaal mariyo dadaalka aad ku bixineeso dadka walaalahaaga somaaliyeed m.a wax badan waan kaa faa iday waxaan kaa codsan lahaa qeebtan omar inahaar ee prodcastiyada aad ku soo gudbiso in aad sidoo kle noo soo galiso spotifyga

  • @cumarxakameeye3097
    @cumarxakameeye3097 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid Mmacalin Omar inshar

  • @craxmaancnuur7733
    @craxmaancnuur7733 ปีที่แล้ว +6

    شكرا جزيلا ألف مرة شكرا اخي والله انت منيح وشخص طيب ولطيف ما من زمان يلي سمعتوا فيديوهاتك استفيد اي شيء 😊❤

  • @Nashii283
    @Nashii283 ปีที่แล้ว +1

    Alhamdulillah waxkasto illahey isiye wankuqanacsanaxay❤

  • @ayandayib6228
    @ayandayib6228 ปีที่แล้ว +1

    Important topic illaahy haku xiftiyo wll jazaakallaah
    Anagana kuwuu anfaco illaahy hanaga dhigo🤲🤲🤲

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walal.

  • @Cabdullahi-d8m
    @Cabdullahi-d8m ปีที่แล้ว +4

    Allah jecliyaa podcast ❤

  • @deeqayousf7313
    @deeqayousf7313 ปีที่แล้ว

    1 hantida 7/10
    2 shaqada 6/10
    3 madiga 8/10
    4 caqliga 7/10
    5 qoyiska 10/10
    6 xdhidhka ilaahy alhamlilah
    7 wakhtiga 9/10

  • @nasiiblove1432
    @nasiiblove1432 ปีที่แล้ว +2

    Haa wan gursaday 💯 💯

  • @Iamqueen-lv9ub
    @Iamqueen-lv9ub ปีที่แล้ว +3

    Machallh mawduucan 70aad wxuu Noqday Jadwal aad Na siisay wll Omar oo ay thy in uu qof walba ka qiyaas qaato الله يجزيك يا أخي♡ waxad tahy wll wax wlba oo uu naftiisa la jecelyhy walaalihiisa kalena la wadaaga oo khyrka la jeceL🥺❤️ wllhi wxn kuugu abaal gudno ma garanayo Allaha kuu abaaL gudo huuno👑

  • @wiilsomaliyeed9716
    @wiilsomaliyeed9716 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi xaqiiqatan xaalad illaahay loogu mahad naqo ayaan ku jiraa Alx calaa kuli xaal

  • @abdalleali354
    @abdalleali354 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad cumar inshar baraaryjin horleh ayaan kahelah muuqaalkan, jazakallaah khayr.

  • @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
    @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu ปีที่แล้ว +2

    shaqada > 10%3
    caqliga > 10%8
    jidhka > 10%5
    bulshada > 10% 1
    hantida > 10%2
    ruuxda > 10%4
    sida sika wacn ayan rajayna insha allah

  • @abdirahmanabdullahi3077
    @abdirahmanabdullahi3077 ปีที่แล้ว +1

    1.dhanka maadiga =3/10
    2.Dhanka shaqada shaqada=3/10
    3.Dhanka bulshada la dhaqanka=7/10
    4.Dhanka qoyska=8/10
    5.Dhanka ruuxiga=5/10
    Waxaan rajeynayaa inaan iska dhisi meelaha aan liito insha Allah ayna ugu mudantahay dhanka ruuxiga
    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay Ustaad Omar innshar misangaaga xasanaadka Allah kugu kabo.

  • @uniqueko
    @uniqueko ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid Omar inshar very good

  • @aminacabdisalan6748
    @aminacabdisalan6748 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا جزا في الدنيا والآخرة

  • @caishasugulle397
    @caishasugulle397 ปีที่แล้ว +3

    daqliga 10 %5
    shaqada 10%9
    ladhaqanka 10%7
    qooska 10%10
    nolosha 10%8
    aqliga 10%9
    nafsigega 10%8
    jasadiga 10%3

  • @Mohammed-cv1gc
    @Mohammed-cv1gc ปีที่แล้ว +1

    Alxamdulilaahi Rabil calamin wlhi ilaahey mahada iska leh
    faan igama han lkn alxamdulilaah cala kuli xaal ilaahayow adiga mahada ky sugnaatay markaan dawaday muuqalkani alxm

  • @H.A.M320
    @H.A.M320 ปีที่แล้ว +1

    Ustaadow illahy haku barakeeyo dhalinta boos ween baad ubuuxisay wlahi mahadsanid 💕

  • @ASWADXASAN
    @ASWADXASAN ปีที่แล้ว +2

    Beryahan man dhagaysan lkn ilahay wuxuu igu so bega xalqado wngsan ❤❤❤

  • @Bashiir-Ibraahim
    @Bashiir-Ibraahim ปีที่แล้ว +2

    Thankas ustaaad Omar inshaar❤

  • @user-qoorgaab
    @user-qoorgaab ปีที่แล้ว

    Dhinaca dakhliga 2/10
    Dhinaca shaqada 2/10
    Dhinaca ruuxiga 8/10
    Dhinaca bulshada 10/10
    Dhinaca jidhka 5/10
    Dhinaca maadiga 7/10
    Dhinaca caqliga caqliga 10/10
    Xaqiiqadu waxay tahay qofka naftiisu waxay dareemayso isigaa og intaas aan kor kusoo xusay dhamaan xaqiiqadoodu way jirtaa
    Qofka kasta soomaaliyeed waxaan u rajaynayaa aduun &Aakhiraba ilahay inuu guuleyo
    Run ahaantii mawduucaan qiimaha badan ee uu maskaxdiisa nooga soo tuujiyey ustaadkeena qiimaha iyo sharafta badan ustaad cumar inshaar ❤❤ xafidullah yaa ustaadi

  • @maxamedsharmaake
    @maxamedsharmaake ปีที่แล้ว +3

    Waa mahadsantahay wllllllllllllllll

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 ปีที่แล้ว +2

    Kusaliya nabigena ❤❤🎉😊 0:22 0:24

  • @jamabashir7390
    @jamabashir7390 ปีที่แล้ว +1

    Kusali nebi maxamed scw

  • @ayuupsports122
    @ayuupsports122 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid macalin

  • @dacwa_media0
    @dacwa_media0 ปีที่แล้ว +1

    m.a al ustaad omar inshaar

  • @nasiiblove1432
    @nasiiblove1432 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqalaha 100 10

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo ปีที่แล้ว +1

    Cumar ishaar nin muhiim ah

  • @greatethingstakegreattime5263
    @greatethingstakegreattime5263 ปีที่แล้ว +2

    Hantida =10/0
    Shaqada =10/10
    Bulshada=10/10
    Qoyska=10/8
    Ruuxiga=10/10
    Caqliga=10/9
    Jirka=10/8
    Nafsiga=10/4
    Kama been sheegaayo runtii Alx ilaahey waxaan ka baryayaaa zhaqada io nafsiga inuu ii Hagaajiyo Malada Xun kalsooni darada Dadka kle waxy heystaan u maseridooda 😢😢

  • @iimanmaxamud8117
    @iimanmaxamud8117 ปีที่แล้ว +4

    Wall waxaa kabooday xalqadi lixdanaad waxaan kabilowday xalqada know iyo lixdanaad marka wll waxa maqan waa hal xalqo lkn xalqada todobatanaad waxay noqo lahayd ti lixdan iyo sagaalaad sxb nabarada marwalba lasoco

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid omar waan is qiimayn doona

  • @ahmedsuldaan-zn1mc
    @ahmedsuldaan-zn1mc 11 หลายเดือนก่อน

    Mancha allh wll cumar markasta oo aan kanaalkaga soo booqdo waxbaan ka faaidaa waad mahadsantahy wll sidaad dhalinyarada soomaliyeed u garabtagnthy

  • @Growth_graphic
    @Growth_graphic ปีที่แล้ว +1

    1: waxbarashada = 8
    2: maadi = 0
    3: ruuxi = 8
    4: qoyska = 8
    5: bulshada = 9
    7: caqilika = 7
    8: jirka = 5
    9: nafsika = 8
    Waxan karsiin doona dawaan ika oo dhan 10/10 i.a

  • @kowtharahmed7397
    @kowtharahmed7397 ปีที่แล้ว

    Alx waad mahdsnthy wall omar inshaar

  • @mamomamao4080
    @mamomamao4080 ปีที่แล้ว

    Ustadii 100% qiimeynta ah ban qaatay

  • @Farhiya-i3m
    @Farhiya-i3m ปีที่แล้ว +2

    Soo dhawoow taliye❤

  • @najkaboy506
    @najkaboy506 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله اخي جزاك الله خير 🕘10%9

  • @mohamedxuseen9497
    @mohamedxuseen9497 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad dhinaca waxbarshada qaabkee loo qiimeynaa?

  • @VibesVoyage14
    @VibesVoyage14 ปีที่แล้ว +4

    May ALLAH rewards you for sharing this. Amin

  • @NimcoHasan-ts3ph
    @NimcoHasan-ts3ph ปีที่แล้ว

    Mahdsanid ustaad omar inshaar wlhi wax badn ayaan kaa faaidey abaal ayaan kuu haaya alle janda hakuugu bishaareeyo❤

  • @MahdiBaDe
    @MahdiBaDe ปีที่แล้ว

    ALXAMDULILLAAH ALBAAB WANAAGSAN BAAD IIFURTAY

  • @ZeinabNur-ly9xv
    @ZeinabNur-ly9xv 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks wll cumar inshaar

  • @zaki11474
    @zaki11474 ปีที่แล้ว +1

    ASC omar muuqaladaan soo badi adoo mahadsan

  • @MahdiBaDe
    @MahdiBaDe ปีที่แล้ว

    MAHADSANID USTAAD

  • @kuulman9240
    @kuulman9240 ปีที่แล้ว

    Saxiib ahlaan wasahlaan waxa isku salaama ama isku salaami jiray Carabta Galada oo diidan salamu calaykum

  • @Omaroficial4794
    @Omaroficial4794 ปีที่แล้ว +1

    waad mahadsantahay ustaad

  • @HamseMohamed-o3c
    @HamseMohamed-o3c ปีที่แล้ว +1

    Mhdsanid mr omer inshar waa mawduucii ugu muhimsanaa intaan arkay fandhaal prodcast ❤❤❤

  • @AbdullahiFarah-z2z
    @AbdullahiFarah-z2z ปีที่แล้ว +1

    Run ahanti nolosha waa cajiib 😮

  • @abdifaysal7292
    @abdifaysal7292 ปีที่แล้ว +1

    Alle khayr haku siiyo wllo

  • @khadarkeywiilkariyada6934
    @khadarkeywiilkariyada6934 ปีที่แล้ว +1

    Shukran bro 😢

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 ปีที่แล้ว

    Aad u mahadsanty Wll alle haku barakeeyo Wll big respect my brother allaya cisak

  • @qadar4yare257
    @qadar4yare257 ปีที่แล้ว +3

    Fandal podcast ima dhaafo wllhi ❤

  • @missdeka
    @missdeka ปีที่แล้ว

    Ruuxiga kor u qaada 100% inta kaloo dhan wey is badalayaan wey hagaagayaan for sure salaada ilaali aad u ilaali, baryada Alle ku dadaal, salaatul leyl duko, quraanka aqri, wardiga badi, illaaheey kaalmeyso mar walbo. ALLAAAH NOOGU KAALMEEYO DHAMANTAYO.

  • @bashir871
    @bashir871 ปีที่แล้ว +5

    Somalidu waa qof iska buuran iyo mid iska dhuuban😢

  • @YusufIssack-cb5xp
    @YusufIssack-cb5xp ปีที่แล้ว +2

    شكرا جزيلا

  • @fathiapdirzak1898
    @fathiapdirzak1898 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaaad❤

  • @topplayer4057
    @topplayer4057 ปีที่แล้ว +1

    Shaqo : 10/2
    Bulshadda : 10/4
    Noloshayda : 10/8
    Caqliga : 10/8 2 years ago 10/10
    Qoyska : 10/10
    Jidhkayga : 10/10
    Waxbarashada : 10/8
    Shaqo : 10/4
    Xalada dhaqale : 10/5

  • @sagalmohamedhassen7468
    @sagalmohamedhassen7468 ปีที่แล้ว +2

    Daruurta madaw murugo haygaga sheegin waan jecelo waan daawadaye markuu roobku soo socde😂😂🖤

  • @IidoKhadar-bf8mg
    @IidoKhadar-bf8mg ปีที่แล้ว +1

    Waa kugudad🎉wallo

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 ปีที่แล้ว +1

    Thank you ustaad waan kula soconnaa❤🎉😊😮

  • @cabdulahic.raxman2890
    @cabdulahic.raxman2890 ปีที่แล้ว +1

    Aniga noloshayda runtii burbur badan baa ku dhacay

  • @DiiriyeNuur
    @DiiriyeNuur ปีที่แล้ว +1

    Qar alha kusiyo bro hadalkaadaii anoo dhagaysanayo ayan bilaabay inaan fikiro🤵

  • @abdimajiidjirde
    @abdimajiidjirde ปีที่แล้ว +1

    انا اول شخص شكرا يا عمر ❤❤

  • @bishaaroiyodigniin8962
    @bishaaroiyodigniin8962 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walaal Cumar.
    Baarakallahu fiik❤

  • @Abdulkadirabuukar
    @Abdulkadirabuukar หลายเดือนก่อน

    Thanks walalka

  • @hayatomar648
    @hayatomar648 หลายเดือนก่อน

    Cumar inshaar 🙏

  • @apdallanour-n9f
    @apdallanour-n9f ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله