Sidee Loo Bartaa Ethical Hackingka. Maxaa Lagaaga Baahan Yahay Si Aad u Barato Ethical Hackingka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ค. 2024
  • muuqalkan waxa aad ku baran doonta sida loo barto ethical hackingka iyo sido kale xirfadaha ay tahay inaad leedahay si aad u noqoto hacker ama ethical hacker. ethical hackingku waa mid kamida xirfadaha ugu muhiimsan cyber securityga waana field kamida cyber securityga oo lagu takhasuso. muuqalkana waxa aan kugula wadaagi doona sida aad ku noqon karto ethical hacker, xirfadaha ethical hackngka ee aad ubaahan tahay inaad barato, waa maxay ethical hacking ama hacker, iyo macluumad kale. muuqalkani waxa uu kamid yahay taxane aynu wadno oo ah ethical hackingka. waxaanad ka helaysa taxanahan playlistga ugaarka ah ee channelka aynu ku uruurinay muuqalan. booqo qaybta playlistga ee channelka si aad uhesho muuqalada aynu ka diyaarinay taxanahan.
    SAME WHATSAPP GROUP AY KUSO BIRI KARAYAN 400 O QOF IYO WAX KABADAN. KALIYA APPKA WHATSAPP SAXDA AH • Sida Loo Sameeyo Whats...
    SIDE LOO DIRA MUUQALO IYO COD KA BADAN 16MB. HADA KADIB INTAAD DONAYSO AYAD DIRI KARTA, APP LA'AAN!! • Wax Ka Badal! Whatsapp...
    WAA MAXAY ROOT!. SIDE LO ROOT GAREYA MOBILE. MUUQAL DHAMAYSTIRAN.(KA BAX JEELKA AAD KU JIRTO.) • WAA MAXAY ROOT!. SIDE ...
    2 SIROOD O KU SAABSAN WHATSAPP. AKHRI FARIIMAHA LA TIRTIRAY. SO CELI STATUSKA 24 HOURS DHAAFAY. • 2 SIROOD O KU SAABSAN ...
    SIDE LOO SAMEYA STICKERS AD ADIGU LEEDAHAY OO WAJIGAGA AH!!.ADIGO U ADEEGSANAYA WHATSAPP • SIDE LOO SAMEYA STICKE...
    UGU DANBAYN FEATURE AYNU DOONAYNAY O SOO MUUQDAY. WHATSAPP AYUU KHUSEEYA • UGU DANBAYN FEATURE AY...
    WHATSAPP, MESSENGER, TELEGRAM, IWM. DHAMANTOOD IYO HAL APPLICATION. • WHATSAPP, MESSENGER, T...
    ----linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya . ------
    *** meelaha aad nagala so xidhiidhi kartaan: ***
    ** facebook page: / somalitech0
    ** instagram page: / somalitech0
    ** tiktok akoon: / somalitech0
    **whatsapp numberki khaaska aha isna wakaas: 2520657917414
    **whatsapp group wakas linkigisu: chat.whatsapp.com/FchTQ6t7wIZ...
    **telegram channelkeni waakas linkigisi: t.me/somalitech0
    #sideeloonoqdaaethicalhacker
    #sideeloonoqdaacertifiedethicalhacker
    #sideeloobartaaethicalhackingka
    #sideehackingloosameeya
    #habkaugufududeeloobartoethicalhackingka
    #sideeloobartaahacker
    #hacker
    #cybersecurity
    #somalitech
    0:00 Introduction
    1:13 waa maxay ethical hackingku?
    5:13 ethical hackingka ma sharci baa barashadiisa mise waa sharci darro iyo khalad
    6:53 xirfad basic computer
    9:14 programming. inaad garanayso sida wax loo code gareeyo
  • วิทยาศาสตร์และเทคโนโลยี

ความคิดเห็น • 78

  • @JMTECH95
    @JMTECH95 3 ปีที่แล้ว +11

    Good teacher keep going

  • @nuhmohamed9646
    @nuhmohamed9646 7 หลายเดือนก่อน +2

    Aad baad u mahadsan tahay macalin

  • @mukhtarismacil8747
    @mukhtarismacil8747 ปีที่แล้ว

    Soo badi sxp👏👏👏

  • @maxamedjoy1236
    @maxamedjoy1236 6 หลายเดือนก่อน +3

    Sxp soomaliya malaga ogalyahay neh

  • @radwanwith
    @radwanwith 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah waa sharaxd an ku qancey run ahaantii

  • @Maanka_789
    @Maanka_789 3 หลายเดือนก่อน

    You are hero 🙌

  • @Muhammad22755
    @Muhammad22755 ปีที่แล้ว +2

    Macalin ka wern hadii aad school furato ooo ardey badani iska diwaan galiso barashada hacker ka

  • @juniorkadar2274
    @juniorkadar2274 ปีที่แล้ว +1

    Sxp side loo sameya Coodka ❤ video noga soo diyari❤ please

  • @hamzefaarah8594
    @hamzefaarah8594 2 ปีที่แล้ว

    Wll Mobile kayga Hacker Lagu sameeyay iLa Hada Marka sidan iskaga Sara cida iLa isticmalaysa

  • @Cumarmedia76
    @Cumarmedia76 6 หลายเดือนก่อน

    Szb adigo samaynaya ayaan raba

  • @shuriashuria5800
    @shuriashuria5800 ปีที่แล้ว +1

    wll waan ku rabaaye xagee kaala soo hadlaa

  • @yaashshariif
    @yaashshariif 3 ปีที่แล้ว +1

    Nice explanation

  • @jamamohamedhirsi6804
    @jamamohamedhirsi6804 3 ปีที่แล้ว

    Horey usoco macalin from jama mohamed

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว

      mahadsanid walal @jama_mohamed

  • @halganstudio
    @halganstudio ปีที่แล้ว

    wcs

  • @adnanaly4140
    @adnanaly4140 3 ปีที่แล้ว +4

    SIKOOBAN ETHICAL HACKING MACNAHEDU WAA : HACKERKA EDABTA LEH !

  • @CabdiraxmaanqaasinproChanal
    @CabdiraxmaanqaasinproChanal 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waad mahadsntahay sxb

  • @user-uy5sm9si9b
    @user-uy5sm9si9b 7 หลายเดือนก่อน +1

    Zxb back hat hacher rapaa

  • @farxaancali361
    @farxaancali361 2 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @s.xogahacusub
    @s.xogahacusub 2 ปีที่แล้ว

    Wlalo maxamedoow si gaara makuula xiidhi karaaa

  • @zakiyamcabdulahi516
    @zakiyamcabdulahi516 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi waan kaa faiday mahadsanid

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Waan ku faraxsanahy wll inan maqlo war celintaada, adigaana mudan

  • @Deeqow
    @Deeqow 2 ปีที่แล้ว

    Tnks

  • @qadanfaraxbare8832
    @qadanfaraxbare8832 ปีที่แล้ว

    keep goin pro

  • @captanbaara209
    @captanbaara209 5 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp mjiraan websites loogu barto aqoontaan Ethical ka ,barashadeedana ilaa imisa igu qaadaneysaa . Thanks

    • @sundusabdirashid-rp9sl
      @sundusabdirashid-rp9sl 5 หลายเดือนก่อน

      wll ani xata waradinoya lkn ....wll number whats upp kayga hada kusiyo maiga laso xirir karatana

  • @csiismaxamed9015
    @csiismaxamed9015 2 ปีที่แล้ว +2

    wll xagee kahelikaraa cilmigaan asaaskiisa

    • @liibaanhusein291
      @liibaanhusein291 9 หลายเดือนก่อน

      Hurbad baa ja heli jarta wll

  • @ayubrockstar4745
    @ayubrockstar4745 2 ปีที่แล้ว +2

    my brothers, I am a hacker but I dont have a group of hackers only one person can not hacker

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +2

      Yes, it’s better when you are team, because it’s easy to test weaknesses and vulnerabilities of any system, contact me this whatsapp number so that we can discuss more on this tobic. 252657917414

  • @user-pn4tl6lc3w
    @user-pn4tl6lc3w ปีที่แล้ว

    Asc wll walaal waxaan rabaa inaan ku waydiiyo ma jabsan karaa account pubg mobile ah Facebook

  • @iimaanmaxamed-jy5lb
    @iimaanmaxamed-jy5lb 5 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @suhaybahmet8500
    @suhaybahmet8500 2 ปีที่แล้ว

    Coursadan ma dhamaystiran tahay

  • @xuseenshekhcumar9143
    @xuseenshekhcumar9143 ปีที่แล้ว

    Side uheli kraa

  • @abdiisma5532
    @abdiisma5532 3 ปีที่แล้ว

    Haa imikd hysaa wadadi loo bahna

  • @mukhtrhack4832
    @mukhtrhack4832 3 ปีที่แล้ว

    Html basic mqaalo nga soo dyaari ustaad

  • @hindaabdi9860
    @hindaabdi9860 2 ปีที่แล้ว

    Casharada noo soo bade sxb

  • @muhamedduraan7725
    @muhamedduraan7725 4 หลายเดือนก่อน

    Sidee kuulasoo xariiraa

  • @aliyare2750
    @aliyare2750 2 ปีที่แล้ว

    Sxb in aan barto ayaan raba ee inteeh kaga soo xeriira

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      whatsapp numberka yaala muuqalka qaybtiisa hoose walal

  • @cabdifataaxmohamedmohamuud9642
    @cabdifataaxmohamedmohamuud9642 6 หลายเดือนก่อน

    Macalin waxyar tusale majirto😢

  • @hamsemohamed6567
    @hamsemohamed6567 2 หลายเดือนก่อน

    Block 🚫 hker ka so hadL lipx

  • @user-po1wn3uf5m
    @user-po1wn3uf5m 3 หลายเดือนก่อน

    Nio Black Hacker Kaso Hadal❤

  • @KhadarcabdikariinaadanMa-qy8go
    @KhadarcabdikariinaadanMa-qy8go 6 หลายเดือนก่อน

    Sidee loobarto hacking

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  6 หลายเดือนก่อน

      waxa jira wll course aynu bixino oo hada laga barto, si aad u ogaato xogta ku saabsan course inagala soo xidhiidh whatsapp numberkenan: +252657917414

  • @xafiidaqurux6078
    @xafiidaqurux6078 2 ปีที่แล้ว

    Waxaa rabaa in aan noqdo hacker

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Good weeye, balse dheh ethical hacker

  • @deeqtiger7824
    @deeqtiger7824 3 ปีที่แล้ว +1

    Nemberka wahts app

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว

      walal waxa ay yaalan qaybta hoose e videoga e la yidhaa discription ama ifafaalada

  • @xuseenshekhcumar9143
    @xuseenshekhcumar9143 ปีที่แล้ว

    Sides uhelahaa

  • @cimranomar5746
    @cimranomar5746 2 ปีที่แล้ว

    Walow aad ayaan ujeclahay cilmigan aniga lkin waxyaabo yar yar ka aqaanaa

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      insha allah waad baran karta, hadi aad dedal ku darto

  • @joenenjoey2315
    @joenenjoey2315 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb TH-camr an aamisanahay aya thy e ethical hacker inta ka bartaa please isheeg🥺🥺🥺

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว

      mahadsanid walal. muqaladena soo socda ayaynu kaga si bogan doona waxa ay tahay inaad barato iyo hadi ay jiraan meelo aad ka baran kartoba walal

    • @joenenjoey2315
      @joenenjoey2315 3 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 thnks pro

  • @alidjama5580
    @alidjama5580 ปีที่แล้ว

    Wll number kaga raaba ee isodhir

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  ปีที่แล้ว

      waakas wll: whatsapp ama telegram: 00252657917414

  • @radwanwith
    @radwanwith 3 ปีที่แล้ว

    Mash Allah waa sharaxd an ku qancey run ahaantii

  • @suhaybahmet8500
    @suhaybahmet8500 2 ปีที่แล้ว

    Coursadan ma dhamaystiran tahay

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Hal course kuma koobi karno wax kasta balse aqoonta lagama maarmanka ah ayaynu ku cover garayn doona insha allah

    • @suhaybahmet8500
      @suhaybahmet8500 2 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 i.a haye