Dareemida qiima la aan | waxaad tahay ma taqaanid ? |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ส.ค. 2019
  • dareemida xaalad qiima la aan ah waa mid dhalin yaro badan ay dareemaan , halkaan waxaan isku dayi insha allah in 6daan qodob aan kugu biiriyo waxaan rajaynayaa in aad wax uun ka faaiidi doonto insha allah .
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 694

  • @ogaansho
    @ogaansho  5 ปีที่แล้ว +753

    ciid wanaagsan dhamaan walaalaha ku xiran ogaansho - تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال -

    • @kamaalhasan763
      @kamaalhasan763 5 ปีที่แล้ว +11

      OGAANSHO ciid lamid ah

    • @kingfmotivation3048
      @kingfmotivation3048 5 ปีที่แล้ว +6

      *OGAANSHO* EID lamiDa wllOh Omar 💙💚❤☝

    • @Janagale252
      @Janagale252 5 ปีที่แล้ว +5

      OGAANSHO sidoo kale ciid wanaagsan macalin omar inshaar

    • @abdulkadirdahir2700
      @abdulkadirdahir2700 5 ปีที่แล้ว +6

      Wanagsan

    • @Abdinafac8
      @Abdinafac8 5 ปีที่แล้ว +2

      Ciid lamid ah khabiir

  • @abdiasismohamed896
    @abdiasismohamed896 5 ปีที่แล้ว +20

    1 .Sheekh mustafe
    2. Omer inshaar
    Labadeyda macalin e i dhiiri geliya
    Noolada 🙏❤❤❤❤

    • @marwomarwo2982
      @marwomarwo2982 10 หลายเดือนก่อน +1

      Isku mid baan nahay waxa labadaa ii raaca Aadan Sahan iyo Mubarak Hadi 😊

  • @khaireidea2224
    @khaireidea2224 5 ปีที่แล้ว +71

    Ciid mubarak omer inshaar
    Waa ninka keliya ee qalbiyada dadka ka dhex hadla,si wacanna dareenada u cabbira💚💚
    We love you 😊😊😊💖💖💚

  • @mohammedqadar6360
    @mohammedqadar6360 5 ปีที่แล้ว +24

    Mansha allah wll qaali ah omar inshaar waa tahey ruux kaalin wayn kagalay mustaqabalka umada somaliyeed gaar ahaan dhalanyarada

  • @abdirahiinmohamed9624
    @abdirahiinmohamed9624 5 ปีที่แล้ว +26

    Wll waad mahadsantahy Allah kurumeeyo rajadaada guul Ayaan kuurajeynayaa

  • @abdifatahnur665
    @abdifatahnur665 5 ปีที่แล้ว +17

    Alx waan daadaala Ilaahow hammigayga ii rumee
    Walaalahyga kalana u sahal
    Aaaamiin

  • @sayidka.6122
    @sayidka.6122 5 ปีที่แล้ว +20

    Mahadsanid Cumar,
    Wa barnaamij anfacaayo dhalin yaro badan o aan anigu kamid ahay.

  • @mrsayid3640
    @mrsayid3640 5 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan ahay qof inta badan daawada taariikhda iyo siirada saruulka calayhi afdalu salaatu wa atamu tasliim wax kale kama daawado TH-cam ka wax tagay oo lasoo dhaafay ayaan jecelahay in aan Dib ugu noqdo Aadna naftaydu way ugu raaxaysataa mahadsanid Walaalkay caqligiisu koray ilaahay haku barakeeyo barakoow oo bad noqo omar 🙏🇸🇴

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 5 ปีที่แล้ว +77

    Eid Mubarak dhMn ummdda muslimka
    *OGAANSHO❤*

  • @suleenaqaali7295
    @suleenaqaali7295 5 ปีที่แล้ว +18

    Mhd sanid omar inshaar
    Waa barnamij dhiiri galin ah shukran

  • @cabdirashiidal-cabqari2752
    @cabdirashiidal-cabqari2752 5 ปีที่แล้ว +14

    masha allh
    allh hku xafido markasta waan waan kaa faaidaystaa
    عمر إنشار
    جزاك الله خيرا

  • @khaireidea2224
    @khaireidea2224 5 ปีที่แล้ว +148

    Duco khaas ah😂..
    Inta singleka ah allah ciiddan ciiddeeda haydin gaadhsiiyo idinkoo married ah😂

    • @ilwaadinasheikh
      @ilwaadinasheikh 5 ปีที่แล้ว +4

      Aameen

    • @elyasyare7308
      @elyasyare7308 5 ปีที่แล้ว +6

      Maxaad udooratay single kaliya ma anagaad nagu dhagi hadli sxb 😂😂

    • @balqiisabdiaziiz2068
      @balqiisabdiaziiz2068 5 ปีที่แล้ว +4

      Thank u walaalo mcn aamin

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 5 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 5 ปีที่แล้ว +2

      @@elyasyare7308 ninkan weerar uu wada sxp 🤣🤣

  • @salmanhm5985
    @salmanhm5985 5 ปีที่แล้ว +1

    Shukran macallimuu iyo wllkeen cumar runtii waxa tahay qof ruuxda dadka la hadla oo dareenka qofka badala qofka wuxu xiiseynaayana kala hadla ilaahay haku daayo waxaan rajeynaa maalin uun inaan kula kulmo insha Allah waana ku haminayaa ❤

  • @axmedcynte8723
    @axmedcynte8723 5 ปีที่แล้ว +6

    Subxanalah Allah nagama yeelo qof wuxuu u noolyahay aa aqoon

  • @yooltube6280
    @yooltube6280 5 ปีที่แล้ว +6

    waan u xiisay barnaamijyadaadii shidaalka nafta ahaa, dareensiinayey qiimaha shakhsiyadeed.... aad baad u mahadsan tahay cumar inshar

  • @farasomalison3011
    @farasomalison3011 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa muqaalka kaliya aan fiiraado tiro ka badan 5 jeer جزاك الله خيرا يا صاح

  • @maxamedibrahim4340
    @maxamedibrahim4340 5 ปีที่แล้ว +6

    waxaan jecelaan jiray sarkaal qeybta danbi baarista balsa hada waxaan ahay ganacsi ayaan dhax galay waana ku faraxsana hay 3 sano ayaan ku jiraa guulo badan ayaan xaqiijiyay saxib aad ayaana kaaga mhd noqaa macalin mhdsnd

  • @abdirashiidabdihakiim9323
    @abdirashiidabdihakiim9323 5 ปีที่แล้ว +8

    mansha allah mahadsanid macalin omar inshar allaha haku sharfo horey usoco

  • @deeqhanad8213
    @deeqhanad8213 5 ปีที่แล้ว +1

    Thnks wllo cumar inshar alle ha kaa abaal mariyo barnaamija qiimaha badan ee aad noosoo jeedisay waxaan rajaynayaa inuu anfici doono dhalniyaro aad u badan oo ku kala sugan daafah aduunak

  • @user-jc7dj8tt6w
    @user-jc7dj8tt6w 5 ปีที่แล้ว +9

    Channel kaan Muuqaalladiisa aad baan u jeclahay wax badanna waan ka faaiiddaa,
    Muuqaal kaan hadda ah wali ma daawan waaan joojiyay, Hal Shay baan idin la wadaagayaa oo ah berrigii iigu horraysay wax dhiirrigalin ah kolkaan daawado runtii anniga dhan waxaan dareemi jiray jiriiirico Iyo baahi guddaha ah oo muuqaalkaan kolkuu Soo dhoco waxaann la tagi jiray meel cid la ah si aysan Hal kalmad ii dhaafin hadda sudaa maahi waxaan dareemayaa in aan aad Iyo aad uga fiicnahay berrigaa kolsooni farabadan in aanan cidna u joojin waxyaabo khaldanaa oo aan berrigaa xeerin jiray oo aanan hadda care siin,
    Waxaan dareemayaa isbeddel wayn Iyo waliba dherregsanaan guddahayga ah MashAllah, waxaan aad Iyo aad ugu abaal leh oo usabab ahaa walalkeen cumar iinshaar Iyo maxamed cumar iyo wiilkale oo layiraahdo cabdiraaq faarax, Iyo kanaalo kale oo carab u badan.oky
    Hadda dhibbaatada I haysataa waxaa in weeye sidii aan qorshe qoran u yeelan lahaa ama caadi wax akhrista caadi joogtayneed, isku Soo wada duubboo joogtayntaa igu yar. Aadban idiin salaamay walaaladayda Somaliyeed meelkastoo aad joogtaan farxad iigu ciidda.

    • @ruunmaxud1871
      @ruunmaxud1871 5 ปีที่แล้ว

      Taa wad gaari dontaa wll insha allh

  • @naajimahad711
    @naajimahad711 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Dhiiri galiye Omar inshar we love you 💕💕❤

  • @samatarcabdijamac3094
    @samatarcabdijamac3094 4 ปีที่แล้ว

    Xayaakallah Ustaad Nolosheyda Quyb libaax leh ayad kaqaadata ilahy haka abaal mariyo waxaan mooday in aad aniga ila hadleyso si ka fool kafoola xafidakallah❤️❤️🙏🏽

  • @abdirisaqaliisse3178
    @abdirisaqaliisse3178 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad umar
    Mahadsanid
    Allah guul
    Aduun iyo aakhiro
    Haku siiyo.

  • @gulledbazma586
    @gulledbazma586 5 ปีที่แล้ว +8

    Mahadsanid Wll Dhirigalinta Naftaa Ubahan 🙏🙏
    Eid Wngzan Dhaman Dadkayga🇸🇴

  • @craxmanvamos5145
    @craxmanvamos5145 5 ปีที่แล้ว +17

    Asc first one ciid wanagsan dhmn inta ku xeran channel ka ogaansho I am so happy 🇸🇴🇸🇴❣❣❤✅👍🏻

  • @zeynaaahmed6077
    @zeynaaahmed6077 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll wlhi adiga Mar walpa waxaad Ka hadashaa xaqiiqada jirta caaqil ayaa tahay Allaha ku xafido💯👍

  • @hanaqaadhahabaabin1890
    @hanaqaadhahabaabin1890 5 ปีที่แล้ว +1

    shukran wlal omar wa xakad an daremo maraka qaar ciid mubaarak💛

  • @holcaayeyare7676
    @holcaayeyare7676 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa mahadsantahay wax badan kaa faaiiday sxb Ajir Allaah kaa siiyo

  • @abdinoorninweyn2076
    @abdinoorninweyn2076 5 ปีที่แล้ว +5

    thank u saxp walhi waa dhiiri gelin fiican arintan waxan mooday inay aniga iga hadlayso walhi insha alh waxna waan ku qaadan

  • @suhaibfantasticboy9786
    @suhaibfantasticboy9786 5 ปีที่แล้ว

    aad baad umahadsanthy wllo Omar Alle haka abaalmariyo saad mar waliba Noo garab taagan tahy io saad ujeceshay inaan noqono dad guulaysta oo geesiyo ah shukran wll

  • @abdullahiguusha65
    @abdullahiguusha65 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Omer inshar Muuqal muhiim ah Waa laga maarman bulshadena inay kujiran dad dhalinyarada dhiirigaliya

  • @ibraahimbuskutchannel
    @ibraahimbuskutchannel 4 ปีที่แล้ว +2

    Run ahaanti barnamijkan dhalinta maanta 90% Aad ayey ugu baahan yahiin Waana dhiira galin cajiib Ah ani ahaan waa ka helay Thanks ogaansho channel 🙏

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830 5 ปีที่แล้ว

    masha allah waa qudobo aad u muhiim ah allah ku xafido mahadsanid walal hore u soco allah kula garab kalo runtii bulshada soomaaliyeed wax weyn bad u soo kordhisaa waxa kuleeyahay ciid wanaagsan sidoo kale

  • @jimcaaleabdrisaq6609
    @jimcaaleabdrisaq6609 5 ปีที่แล้ว +5

    Alle hakaa jazaid siiyo wll inzhar
    Wllhi Aniga ayaa zidaaz ah maanta

  • @sirtacilminafisigaofficial8136
    @sirtacilminafisigaofficial8136 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walal omer mawduucyo aan halkan ka daawaday aad bay nolayshada u badleen

  • @ayuubnadaara9752
    @ayuubnadaara9752 5 ปีที่แล้ว

    Waan sugaaye videoga maalinka ciidda, haddeer baan daawanayaa waana hubaa inaa wax ka faa'iidayo. Mahadsanid cumar Inshaar.

  • @capdalemohamet7080
    @capdalemohamet7080 5 ปีที่แล้ว

    Runtii omaraw ahmed abouzaid hore ayaan u daawday qisadiisa sidoo kale muuqaaladiisa waan daawada, hadii aad qabato waxa aad jeceshahay guul waad ka gaadhi lkn wax aad naftaada ku qasbayso wax guul ah kama gaadhaysid. " The successful people do what they love so do what you love to succeed in your life". 💡

  • @cabaasjokaryare5251
    @cabaasjokaryare5251 5 ปีที่แล้ว

    masha allah sxbkiga waa ogaansho wll wallahi dhiri lelin facan an aniga ku hormare ayaat sojedisaa waal inolow wat nidhiri gelisey allaha haku dhiri galiyo wll qli

  • @craxmaanshukri9469
    @craxmaanshukri9469 5 ปีที่แล้ว +3

    Ciid wanaagsan dhamaan walaalaha ku xiran ogaasho iyo walaalkeen cumar oo dadaal badan galiyay in uu soo gudbiyo wax na anfaco mahadsanid

  • @apdllembappe8221
    @apdllembappe8221 5 ปีที่แล้ว +15

    MaCalIn OmaR InsHaar Mid Ka parayaasha Aan ugu jeclahy macalin Wxn Ku Rajaynayaa Cimri dheer iyo cipaado suupan🇸🇴🇸🇴🤘🤘❤❤

  • @luulasworld5408
    @luulasworld5408 5 ปีที่แล้ว +5

    🌷Ogaansho ❤❤❤❤❤🌷 my bro omar inshaar alle haku barakeyo cilmigaaga

  • @shugrimohamedmuse804
    @shugrimohamedmuse804 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh wll cumar qeer allah ku siiyo aduun iyo aakhiraba maxaa yeely wax bdn ayaa kaa faaiday runtii aamiin

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 5 ปีที่แล้ว +2

    Ciid wanaagsan walal Omar inshaar mahadsanid

  • @xasancalinuur5792
    @xasancalinuur5792 5 ปีที่แล้ว

    Ciid mubarik Ogansho iyo dhaman musliminta calamka gar ahan Somalida

  • @cisemaxamedabuukariisemoha9224
    @cisemaxamedabuukariisemoha9224 2 ปีที่แล้ว +2

    ustaad waad mahadsanthay madaama aad talo fiican igu dhiiri gilisay talada walaalkaa aykamaqantahay walalka kale ayku jirtaa

  • @Nature_motivation.2024
    @Nature_motivation.2024 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah wllo muqaal wax badan iga badaley si dhabana iii taaabtey

  • @abdirahmannur4059
    @abdirahmannur4059 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wall waa lix qodob oo nolosha aad wax uga bedeli kara إنشاء الله

  • @abdikadirahmed2081
    @abdikadirahmed2081 5 ปีที่แล้ว +2

    Maashalah ustaad alle haku barakeyo shukran

  • @marwaanmuuse4736
    @marwaanmuuse4736 5 ปีที่แล้ว

    Ogaasho kanaalka mar walab waan daawo masha allaha talo aada uu fiican ayaa ka helan

  • @hindahusein3228
    @hindahusein3228 3 ปีที่แล้ว

    Jazakaalahu khayran wll omar inshar

  • @cedricmo4691
    @cedricmo4691 5 ปีที่แล้ว +1

    Ciid la Mid ah Macalin Omar in shar one year ka Dip Wan So lapray M.a Chanal aad ayn ugu Xiisay ilaaah ha kubara keye ❤

  • @ruwaydaabdiofficiell3963
    @ruwaydaabdiofficiell3963 5 ปีที่แล้ว

    Manshallh mahadsanid walal qali Omar Inshar

  • @mohaazamiin9895
    @mohaazamiin9895 5 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi ani Lee iga hadashy ☝️
    Jazakallah sxp Omar

  • @bashiirabdirahman4976
    @bashiirabdirahman4976 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa noloshan ku jiro lkn anu bila rajo iyo bila goal ma ahi lkn caqabad iyo dhaqaalo la,aan aya I heysata lkn wan isku kalsonahey inan hadafkeyga iyo waxan rabo inan gaadhi dono insha allah haddi ilahey nafta ii dayo ilahey ayan tala sarta mar walba dadalna wn kudara 👍🏻👍🏻 @ogaansho 😍

  • @ibnuhussein5080
    @ibnuhussein5080 5 ปีที่แล้ว +3

    Mash alh Omar ishar macalinkayga
    Nolashadayda waxbadan ka badalay

  • @abdishakuraden7815
    @abdishakuraden7815 5 ปีที่แล้ว +5

    Mash allah ilaahy hakaa abaal siiyo si mug leh ayaan u dhagystay ❤

  • @fatxiabdirzak3899
    @fatxiabdirzak3899 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll malyiin jeer🥰 sida wacne aad wax wngz noola jeclty

  • @hamseali4326
    @hamseali4326 5 ปีที่แล้ว

    cumar ogaansho codkar inooso badi casharaanta dhiirigalintaa shukran

  • @samiirojamac6751
    @samiirojamac6751 5 ปีที่แล้ว

    ciid mubarak alle kheyrka iyo wanaga iyo bararuga iyo dhirigalinta aaad nogu tagan tahay haka abal mariyo. allow cidan cide. camal san iyo cafimad nagu garsi. amiiiin. shukran. in badan wll..

  • @user-ps4ci8mn3s
    @user-ps4ci8mn3s 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll . jasaka Allah kheer

  • @Deegaan208
    @Deegaan208 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal, waa vedio aniga iga hadlaya xaqiiqdii, waana is badalayaa insha allah

  • @abiahiibnumohame8176
    @abiahiibnumohame8176 5 ปีที่แล้ว +1

    Eid mubarik damaan umada muslimiinta gaar ah aan dadka somaliyeed

  • @Diiwaan1
    @Diiwaan1 5 ปีที่แล้ว

    Waa wax fiican in qofku qiimihiisa ogaado
    Waxaadna moodaa in mawduucaan si gaar ah u taabanayo dhalinyarada sababtoo ah dhalinyarada soomaaliyeed inta badan uma maleeyaan in ay qiimo leeyihiin taasna waa midda keentay in dadku tahriibaan badahana isku shubaan allow dhalinyaradeena garadsii qiimohooda

  • @maxamedxazan8599
    @maxamedxazan8599 3 ปีที่แล้ว

    Walal cumar Alla haku xifdiyo runtii waxaa noo dhiri galisaa sidadada inaad ogtahay wax yaabaha qalbiyadeena ka guuxaya runtii waxan ku orankaraa ustaadka dhinlinta maan wali ma arkin dhiri galiya kaa wanagagsan halka aad wax ka eegaysid iyo sidada adan xaqiiqada uga adan gaban....
    Waxan ahay arday ku xiraran saddexdada baj dadwaynaha mo fami ogsho
    Alla ku sharfo maclin🧙‍♂️

  • @mohameddadwanaaje5520
    @mohameddadwanaaje5520 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Waan isku arkey Xaaladan❤

  • @sacadcabdi4431
    @sacadcabdi4431 5 ปีที่แล้ว +13

    Eid muparak dhamaan muslimiinta adduunka ku kala baaHsan

  • @maryanaden5719
    @maryanaden5719 5 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad waa noofaaiidaysay

  • @abdifarit209
    @abdifarit209 5 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku xifdiyo cumar mowduucyadan cilmunafsiga dad si xeeldheer uga hadla haday jiraan inaad na la wadaagto ayaan jeclaan lahayn

  • @fuaadcabdulaahiardoqoral269
    @fuaadcabdulaahiardoqoral269 5 ปีที่แล้ว

    Si adigoo i tilmaamaya ayuu ahaa muuqaalkaan Masha Allah wll qaaliya

  • @abdirisaqmohamoud8740
    @abdirisaqmohamoud8740 5 ปีที่แล้ว

    Cajiib runtii waa dhiiri gelin aad u wanaagsan , waxaan aad unjeclahay markaad fiidyowyadan oo kale soo geliso runtii aad noogu badi . Waxaad kaloo nosoo gelisaa wll culimadihii hore sidaa shafici , ibnu xajar oo kale say cilmiga ku baran jireen xifdigodii , wax yabihii ay nolosha ka dheheen , waad mahadsanatahy 👏👍 omar halkaa kawad runtii aad ban ugu xidhanahay channelkaga ✅.

  • @abshirgoodluck8582
    @abshirgoodluck8582 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad OMAR

  • @abdisamed3578
    @abdisamed3578 5 ปีที่แล้ว +8

    صوت صديق عمر انا عبد الصمد وانا احبك يا صاح

  • @abdiraxmanalasow414
    @abdiraxmanalasow414 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wallahi anigoo kufikiraya maxad rabta nolasha inad kaxaqi jiso isleh Ayan arkay muqalkan masha Allah jazakallah

  • @samiyatawfik8502
    @samiyatawfik8502 ปีที่แล้ว

    Jasaka allah wll omar in shaar

  • @yuufapage2317
    @yuufapage2317 5 ปีที่แล้ว +9

    Inti ogaansho ku xiran like isara

  • @mohameddeeqmohameddeeq1986
    @mohameddeeqmohameddeeq1986 5 ปีที่แล้ว +2

    Chanelka OGANSHO wax badan ayan kafa iday masha allah ogansho

  • @layaallovely6404
    @layaallovely6404 5 ปีที่แล้ว

    Gabayga aad ayuu ii dhirra galiyey runti jazakallahu kheer ustaadkeenna

  • @baryahanalbasri9492
    @baryahanalbasri9492 4 ปีที่แล้ว

    Walal Nala jecel HORUUMAR
    OMAR INSHAR
    MAHADSANID

  • @gufaacoiyoroobchannel9454
    @gufaacoiyoroobchannel9454 5 ปีที่แล้ว

    Dhiiri galin dhaba mahadsanid cumar

  • @Kobcis
    @Kobcis 5 ปีที่แล้ว +5

    Alle haku barakeeyo Ustaadi

  • @ameeramouse6009
    @ameeramouse6009 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllo 💯💯

  • @cabdiwaasacmo8460
    @cabdiwaasacmo8460 5 ปีที่แล้ว

    Waxaad tahay qofka kaliya ama fara kutiriska ee youtouberada somallida ee wax laga faaido thnks inta aanan video gan daawan kahor howl ayaan lahaa waxaan kufikirayay in aan bari qabsado maantana anoo wax aan qabanaya aysan jirin lkn video gan ayaan caadi ila hadlay thnkx markale

  • @muftaax_technology
    @muftaax_technology ปีที่แล้ว

    Alle haku xafido ustaad waxbadan baanka faa,iidnay

  • @mustafaawale2473
    @mustafaawale2473 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaha kuxifdiyo walalo Cumar inshaar

  • @Mo_Am_Mo
    @Mo_Am_Mo 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Omar inshaar

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @the-reality2768
    @the-reality2768 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah, jazakallah khayr

  • @Said02s
    @Said02s 2 ปีที่แล้ว

    الله يحفظك، والله إستفدنا منك كبيرا ربي يجعلك من السعداء

  • @HassanAli-gs1ff
    @HassanAli-gs1ff 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha kaabaal mariyo Wanadaada iyo Dhiirigalinta dhali yarada soomaaliyeed👌🏿👌🏿👌🏿👌🏿👌🏿

  • @filsanqurux6899
    @filsanqurux6899 5 ปีที่แล้ว +2

    Ciid mubarak Wllhi wan u xeesnay barnaamij yada noocan shugran wll qaaliya 😍😍😍🥰🥰☺️☺️☺️🤩👍

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 5 ปีที่แล้ว

    mahadsanid hno cumar

  • @ismailguduudle3329
    @ismailguduudle3329 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid omar inshar

  • @hamdiosman8054
    @hamdiosman8054 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah thanks wllo jazakallah wllky

  • @FatimaAli-cw8tj
    @FatimaAli-cw8tj 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah xaqiiqda farts saartaa runtii aad ayad u taabataa meesha u baahan hormar wcn wlkey meesha abaaarida u baahan ayad abaartaa mahadsanid mahadsanid mar walba wan ku xusaa asxaabtayda kaaga sheekeeya wll Omar inshaar

  • @ibnufaysal6528
    @ibnufaysal6528 5 ปีที่แล้ว

    First views omer inshar Ustaad wn ku daageeraa macalin

  • @osmanabdilkhadir6215
    @osmanabdilkhadir6215 5 ปีที่แล้ว

    Shugran yaa ustaad cumar inshaar

  • @ubaidofficial4196
    @ubaidofficial4196 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Omar Inshaar

  • @bashirmahad
    @bashirmahad 5 ปีที่แล้ว

    Ciid wangsan macalin cumar iyo dhamaan muslimiinta gaar ahaan asxaabta kuxiran ogaansho,
    Waa barnaamij kamid ah kuwa malaayiin dhallinyaro ah ay ubaahan yihiin, 100 oo adiga oo kale ah oo dhisa maskaxda da.yarka hadii aan heli lahayn dunida koobaad ayaan kubiiri lahayn mahadsanid walaal

  • @mow-khaliifa995
    @mow-khaliifa995 5 ปีที่แล้ว

    Omar inshar wllo Ciid mubarak 👌👌💔كل عام وانتم بخير....

  • @WEHELCHANNEL
    @WEHELCHANNEL 5 ปีที่แล้ว +1

    *MASHA ALLAH* dhiiri galin wanaagsan ❤️💯💪