Fandhaal Podcast | 30 | Qasab Miyaan in Aan Si indho La'aan Ah U Sameeyo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2023

ความคิดเห็น • 207

  • @apdimaajidmoh9325
    @apdimaajidmoh9325 ปีที่แล้ว +106

    Miyaad ilowday aayadan ومن يتق الله يجعله مخرجا

  • @roodaabdikariim6383
    @roodaabdikariim6383 ปีที่แล้ว +13

    Hada ka hor 2022 dhamaadkiisi ayaan ka doodanay arintan aniga iyo arday aanu isku fasalnahay jamacada oo aan kulahaa ma qasabaa in 8 sacadood aynu seexano. Haa ayay igu dheehe.
    Alxamdulillah maantana Omar ayaa ka hadlay shukran❤️

  • @ButterFly-jy7cq
    @ButterFly-jy7cq ปีที่แล้ว +22

    Asc omar inshaar Allah haka xifdiyo masha Allah waad mahadsantahy waxd ka hadashy fiiro muhim ad u ah
    Waxn rabna inad ka hadashid podcast ka hadlaya heesaha iyo waxyeeladooda iyo sidii looga fogan laha waxn rajaynaya in ad ka hadashi mahadsanid mar kle

    • @Mo_daani
      @Mo_daani ปีที่แล้ว +1

      Hhh😂 in lagu waaniyaa rabtaa wll heesaha iney danbi yihiin wad ogtahay iskadaa oo quraanka iyo waxyaalo kle noloshaada muhiim u ah ku badal

    • @ButterFly-jy7cq
      @ButterFly-jy7cq ปีที่แล้ว +1

      @@Mo_daani thnks

  • @ridwaanmohamed2796
    @ridwaanmohamed2796 ปีที่แล้ว +5

    Arinta cajaa,ibka ayaa ah infectionska ama germska lasocda biyaha tuumbada ama biyaha ceelasha in jidhku laqabsado hadaba mar aan miyi tagay ayaan arkay dad cabaya biyo aad adigaaga aan dhakhtarka ahayni garan karto inay germs tira lahayni kabuuxo markaan waydiiyayna waxaa laygu jaqaabay isha ama sourceka aan biyaha ka helnaaba waa halkan arinta cajiibka ah ayaa ah in caafimaakooduna kaba fiicanyahay dad aad isu ilaaliya oo magaalada jooga. Hadaba markaas ayaa isku dayay inaa ogaado sababta waxaana isoo baxay arin cajiiba oo laxidhiidha difaaca jidhka dabcan markaa anigu waxaa ahay dhakhtar xoolaad(veterinary medicine) arintaa ayaa ah in qofku markuu cabo biyo wasakhaysan ee calooshu ku xanuunto hadana maalinkale cabo in dhamaan germskii lasocday biyaha jidhku difaac ka samaysto hoiyaduna difaacaa lasameeyay ugu gudbin karto ilmaha yar caanaha dambarka unaqaan. Hooyada magaalada joogta ee calool xanuunku ku yaryahay ma gidbin karto difaaca tirada badan ee ta miyiga joogtaa gudbinaso. Hadaba dadka miyiga joogaa waaku xanuunsadaan mar difaacna waaka samaystaan germska badanaa bay adaa(environmet) kaa laga helo marka dambana sicaadiyay ugu noolaadaan adigana caloosha ayaa kugu xanuunasa(arintan caafimaad ahaan waxaa loo yaqaan afka qalaad "adaptive immune system). Carabtaa waxay ku maah maahdaa من لا يقتلك يقويك "waxii aanku dilini awood ayuu kusiiyaa" . Markaa intaad is ilaalinkarto is ilaali laakiin ka badbadinta waxaa sameeda aan cilmibaadhista ku fadhinin haysku mashquulin thank you ustaad omar ishar waakula qabaa fikirkaa.

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 ปีที่แล้ว +4

    وكلوا واشربوا ولا تسرفوا إنه لا يحب المسرفين

  • @cabdisalaammaxamedsulubabd2891
    @cabdisalaammaxamedsulubabd2891 ปีที่แล้ว +32

    اللهم ألف بين قلوبنا
    اللهم طهر قلوبنا من النفاق 🤲🤲🤲🤲

  • @daadaosmaanhafow792
    @daadaosmaanhafow792 ปีที่แล้ว +7

    m.allah waxey nabareysaah joogtenta in ay muhiimtahay 30 xalqo oo muhiim ah waad mahadsantahay Al ustaad Omar inshaar😇

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 ปีที่แล้ว +3

    كانوا قليلا من الليل ما يهجعون. وبالأسحار هم يستغفرون

  • @Nasrashiilaofficial3146
    @Nasrashiilaofficial3146 ปีที่แล้ว +13

    Walee omarow meelo badan ayaan iskaga egnehe bcz aniga waxbo iskuma dhibo nolosha meesha ugu fudud oo macquul ah ayaan ka abaaraa bcz waxaan ka faaiday minimalism waa vedio nolosheyda badalay Alxamdullilah waxaan mar dhow iman doonaaa Qatar 🇶🇦 halkaas oo aan ku noolaan doono the rest of my life insha allah

    • @cadderashiid
      @cadderashiid ปีที่แล้ว

      Wan kugu sodhaweynena🎉

    • @Nasrashiilaofficial3146
      @Nasrashiilaofficial3146 ปีที่แล้ว

      @@cadderashiid insha allah walal mahadsanid

    • @abdalarockstar915
      @abdalarockstar915 ปีที่แล้ว

      @@cadderashiid bro hada qatar joogto a kuso qabtee whtsap kaga I sheeg ama Fb gaaga sxp

  • @ibnhassaan5674
    @ibnhassaan5674 ปีที่แล้ว +3

    Wallaahi waa runtaa Alle ha inoo kaa daayo bro marar badan baad moodaa in aad iga dhax hadleyso.
    Nolosho in xabsiga laga dhiga maaha nolosha siduu Allah ku talo galay ayay ku soconeysaa xad kooban oo cabiid ah in lagu koobaa waa cadaab.

  • @khalilalhuzari5729
    @khalilalhuzari5729 ปีที่แล้ว +2

    Shukran ustaad soo dheeree muuqaalka..

  • @inaelayeh
    @inaelayeh ปีที่แล้ว +7

    Anigaba waxaa la igu wareeriyay soo iibso biyaha caagada . Balse waxaan jecelahay biyaha duubada . Mahadsanid ustaad mowduuc muhiim ah ayaad gahadahay waan kugu raacsanahay xitaa hurdada iyo biyaha xiliga uu oon i qabto umbaan cabaa 😇

  • @hodannuur4191
    @hodannuur4191 ปีที่แล้ว +8

    Jirka asaa kuu sheegaayo in aad biyo u baahantahay . Caruurta aan aqoon in lahadlo markii gaajoodaan
    Wey oo yaan. looma sheego naftaada gaajo ama biyo , hurdo
    ,Dhaxan, kuleel. Allah ayaa jirkaada u abuuray in jirka adiga kuu sheego. In aad cunto ama cabid xasuusatid Uma baahnid gaajo ayada Ku qaban am oom sidoo kale.

  • @mohamedhassanmohamed1200
    @mohamedhassanmohamed1200 ปีที่แล้ว +5

    Inta bdn wxn arkay dhaqaatirta oo ku waaninaya 8 saac in laseexdo kadib ayaan sameeyay in habeenki xilli fiican seexdo annigo u jeedkeygu yahay in 8 sac seexdo wliba jecel in wx aan diyarsado blse wxn is dhihi jiray waqtigaga hurdada ma dhamaan😢 blse 5 sac ilaa lix sac inta u dhaxeyso aan seexdo oo inta kle anigo hurdo iheyn ayan sarirta sii sarna jiray wxn in bdn is weydiyay ma xanunsan thy dhaqtar maa takta sida annigo ku fekeraayo ayan arkay barnamijkan iyo kuwo kale kadib ayan xaqqiq saday in ey been thay seexashada 8 saac wlley adna mahadsanid

  • @allayaqaan9101
    @allayaqaan9101 ปีที่แล้ว +1

    Jazaaka Allaahu kheyran kheyral jazaa

  • @abdiazizahmedgurey6737
    @abdiazizahmedgurey6737 ปีที่แล้ว +6

    Waa barnaamij aad faa'iido u leh. Mahadsanid wll cumar inshaar🥰🥰

  • @mohamedameen9709
    @mohamedameen9709 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid walaal omer InShar muuqaalka qiimaaha badaan ee aad nalaa wadag tay aad baad ugu mahad San tahay qasab Mahaa inaad hesho biyo badaan maalin kasta

  • @xasanmaxamed5603
    @xasanmaxamed5603 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh ustaad Omar inshaar aad ayaa u mahadsanthy

  • @Hannilacky
    @Hannilacky ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allahuma baarik. Shukran wll

  • @abdishakur5408
    @abdishakur5408 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalah ❤

  • @mohamedibraahimalio8355
    @mohamedibraahimalio8355 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid abaha wada toosan runtii xaqiiqaha hadaladaada waan ku haystaa wayna I anfacdaa 💯💔

  • @Mha748
    @Mha748 ปีที่แล้ว +1

    Wa suaalo aN is waydiin jiray muddo badan mhdsanid wll Omer

  • @cabdulahixusen8631
    @cabdulahixusen8631 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah

  • @yaxyebashiir1692
    @yaxyebashiir1692 ปีที่แล้ว +1

    Jasaakalah ustaad mhdsnd

  • @farhiaayaanle1353
    @farhiaayaanle1353 ปีที่แล้ว +2

    xaqiiq runtii dadka ogu caafimadka badan dadka waaa dadka nolasha hoose ku nool marmar xitaaa an biyo iyo cunto helin😢
    mahadsnid wll omar inshar👍👍🙏😍

  • @luulasworld5408
    @luulasworld5408 ปีที่แล้ว +1

    Wallahi aniga dugsigay sare waxaan ahaa qof qaba cudurka gaaska markaasa waxaa la idhahay biya badan cab biyihiii baan cabay kadib waxaan noqday inuu jirkayga la qabsaday oo aan Socon karin biya la,aan wadnaha ay igaraacmaan tacbaan baan noqonaaya
    Kadib waan jojiyey biyihii badnaa allx waan fiicnhaday wadna garaaci waa idaayey hada
    Wax badan baan ka faaiday maanta

  • @Odowa2546
    @Odowa2546 ปีที่แล้ว +1

    الله يبارك لك يا استاذ عمر

  • @maidomohmed7828
    @maidomohmed7828 ปีที่แล้ว +1

    Thnzk wllo Omar inshaar ❤

  • @Usama_BiiHi_77
    @Usama_BiiHi_77 ปีที่แล้ว +1

    The best TH-camr wax la faaido
    #USTAAD OMAR INASHAAR Alle haku barakeeyo 🙏

  • @farahhassanelmi3205
    @farahhassanelmi3205 ปีที่แล้ว

    ومن يتق الله يجعل له من أمره يسرا

  • @ramadanhassanhaji8256
    @ramadanhassanhaji8256 ปีที่แล้ว +2

    Muqaal qiima badan
    waxan dhab ahaan marwalba Suga Qeybaha kala duwan ee fANDHAAL markasta
    Mahadsanid Mr OMAR

  • @AbdiRahmanAhmedOwDalmar
    @AbdiRahmanAhmedOwDalmar ปีที่แล้ว +3

    masha alh wll ilahay hakaa ajarsiiyo kal madaada

  • @hassanismail5135
    @hassanismail5135 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @hodan8464
    @hodan8464 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah waalal aad umahsantahay

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 ปีที่แล้ว +1

    Walal Cumar waan ku la soo hadalya ee Iimalka iiga soo Jaawab .....inash allah

  • @cirosheikh
    @cirosheikh ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah

  • @hodansaid3457
    @hodansaid3457 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا اخي العزيزآمين

    • @hodansaid3457
      @hodansaid3457 ปีที่แล้ว +1

      🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲أمين اخي الكريم

  • @mordinh
    @mordinh 8 หลายเดือนก่อน

    Shukran wall

  • @adamcqadir96
    @adamcqadir96 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah mhdsnd wllo waxan asminsana ayaad iga goysay

  • @mahadcabdi4894
    @mahadcabdi4894 ปีที่แล้ว +2

    Waa mawduuc aad muhiim u ah wll inaad dheerayso ayaan jeclan lahaa
    Shukran wll

  • @abdirahmaanomer3060
    @abdirahmaanomer3060 ปีที่แล้ว +1

    Imaam al xaramayn weeye qofkaas

  • @Tyger23ihhv
    @Tyger23ihhv ปีที่แล้ว +1

    Runtii xalqadan 30 wax badan ban ka faaidey mahadsanid wll omar

  • @lama__huraanchannel1401
    @lama__huraanchannel1401 ปีที่แล้ว +1

    caafimadku wuxu ku jiraa
    cibaadada Alle Hadii Aad tahay qof cibaadaysta uma baahnid wax kale

  • @najmaqurux4351
    @najmaqurux4351 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah jiskalaah wll inaan ubahnaa ayaan dareemay mawducaan shugran

  • @ashqarboy
    @ashqarboy ปีที่แล้ว +8

    omar wll youtuber ayaan ahay wana ku xidhanahay barnaamjidyadaada gaar ahaan podcast anigoo hurda igu soo dhici la, oo isleh berri wad kalahaysaa subaxee sidee 8 saacadood ku buuxin karta??? ayaan dhamaystay muqalkan computerkaygii ayan so dul fadhistay wlhi hhhhhhhhhhhh mhadsanid ustaad in badan

  • @abdishakurmohamudliibaan1167
    @abdishakurmohamudliibaan1167 ปีที่แล้ว +3

    Omar inzhaar my fav 😍 you tuper horay usoco walal 💙

  • @geescadde8397
    @geescadde8397 ปีที่แล้ว +1

    Xalaqadaha waqtigooda aad buu u dheeryahay waxa fican ina dhoor iyo toban daqiiqo kuso koobto intas aya muhiim ah

  • @Siad101
    @Siad101 ปีที่แล้ว +3

    Waad mahad santahày xalqo aan muhiim ahayn maanan arag walal 😲🥰👍

  • @alsacadatv7294
    @alsacadatv7294 ปีที่แล้ว +2

    M.a ustaad cumar podcasts ka aad ayaad ujeclahay runtii

  • @sundusjaamac3420
    @sundusjaamac3420 ปีที่แล้ว

    M.a wll wlhi wax badan noloshyda wax ka badashy

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 ปีที่แล้ว +1

    waa barnaamij faaido leh🙏

  • @abdenaserhaje4419
    @abdenaserhaje4419 ปีที่แล้ว +7

    m.a wll omar enshar wll qali ah wll allah ha,ku,xafido runtii waxa aad ka dhawaajisay mowduuc muhiim ah arrin aan sameyn jiray 3-sanadood ka,hor 2020-kii form-4-keygii 4-saacadood oo kali ah ayaan ka,hurdi jiray wll 24-keyga saacadood wll sidoo kale ma,cuno cunno maanta wll illaa aan ka,baahdo wll illaa aan gaajo dareemo. waxaanan dareemayaa wll caafimaadka ugu wanaagsan wll masha AllAH wll mahadsanid wallaal Nagu qaali ah dhamaanteen wll soo gudbiyo waxa dadka anfacaayo wll AllAH HA,ku,dhowro

  • @AhmedHussein-zj8sb
    @AhmedHussein-zj8sb ปีที่แล้ว +1

    Ustaad caawey koorsadii

  • @qatatowgaming7377
    @qatatowgaming7377 ปีที่แล้ว +2

    Cumarow mrna na dheh dhafarka wa wx xun mrna na dheh 4saac kaliya habenki kasexda teda kle biyaha somalia caro ba ku jirto kadidayda caro ba laga helay teda kle cuntada na gym baan aada wa ina protein fcn oo aan so dortay cunaaa
    Kuguma raaxsani mowducan mcnaha mrka gymka aadeso maha ina cuntada isku qasbeyso ee jirkaada ayaa saaid ugubaahNaayo
    Thnks

    • @hayathassan9618
      @hayathassan9618 ปีที่แล้ว +1

      Wllo xaqiiiiqo waaayo qof youtube fikirkiiisa kusoooo gudbiyo talo haka qadani nolosheeen biyo iyo hurdo iyo cuno dheelitiran in qadno waaa lagama marman hadiii taladiiiisa la qato ama talo hore oo aaan qadaney jirto intuba waa khalad oo khatar weyn nooga iman karto marka cafimadka dadka aqooonta uleh oo la hubo talo cafimadka qado wixii kale waa iney maskaxdeen xor ka thy waxey kubayaaan 👏🏻

  • @lightuptolight
    @lightuptolight ปีที่แล้ว +3

    Teamka biyo cabista ayan ku jira cumarow waxn layabay marka xafada ka tago o ann biyo qadan waxn noqon qof shuuqsan oo 5 beri biyo cabin wana sacado aan biyo moga yaab !

  • @maxamedmaxamuud717
    @maxamedmaxamuud717 ปีที่แล้ว

    Cumar inshaar ama ogansho
    Ninka keliya ee ka badbaday
    Fidnada ka socota somalida dhexdeda
    Ee yay ku dhex milmeen dhamaan wadaad iyo waranleba,
    Alle ha ku dhawro sxp

  • @UbdaLe
    @UbdaLe ปีที่แล้ว +2

    @umar ishaar qodob xasaasi ah 📕📖

  • @maxamadqarnijoog6028
    @maxamadqarnijoog6028 ปีที่แล้ว +1

    waa ku salamy wall 🖤🌍

  • @ridwaanhassen2149
    @ridwaanhassen2149 ปีที่แล้ว

    Legend ang you have good mine💯

  • @Abusufiyan_____4
    @Abusufiyan_____4 ปีที่แล้ว +7

    Aabe 4 saac sexan jiray 24h Malintii inta kale wax bu gabsan jiray Allah ha unaxariisto

  • @zakariaasawe1620
    @zakariaasawe1620 ปีที่แล้ว

    Alxm

  • @jihaanislow9539
    @jihaanislow9539 ปีที่แล้ว +2

    m.a wll 🌼💕

  • @safiyamahamed7612
    @safiyamahamed7612 ปีที่แล้ว +1

    Biyo boyadeed moyaane kuwakale waayaryihin intaankuwokale cabay waamacanyihin biyahayagu maansha allh hargaysa cadeey

  • @omaribrahim6144
    @omaribrahim6144 ปีที่แล้ว +1

    Marka hore salaan omar inshaar asc, waxaan jeclahay dhageysiga. Barnamijkaan fadhaal walibo waxaa kajeclaha barnamijkaga kale ee ogaansho lkn waxaa kasi jeclaan lahaa hadi jiri karto qaab aan fikirkaaga nalawadaagtid aan uwada falaqen karno anagoo ah asaxaabta kugu xeran.

  • @Daud612
    @Daud612 ปีที่แล้ว +8

    مشالله شقيق ❤

  • @ZALAX.WADANI
    @ZALAX.WADANI ปีที่แล้ว +3

    Wll cumar inshar waan kusalamey salan sare 😁🙏

  • @Diiwaanka_Dhacdooyinka
    @Diiwaanka_Dhacdooyinka ปีที่แล้ว

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @abdifatahbudul8467
    @abdifatahbudul8467 ปีที่แล้ว +1

    Mawduucan wuxuu isoo xasuusiyay dabcan tusaale aad u weyn aha barigii aan yaraaa waxaan raaci jiray adhi waxaana dhacda annoo 8-11 sano jira in aanan biyo maalinta dhan biyo arag iska daa cunto iyada mararka qaar maadama aan meelo bilaa biyo ah adhiga kuraaci jirnay ma qaadan jiray xitaa liter biyo ah ilaa ay kasoo wareegto 10 ama 11 saacaadood imagine markaas xitaa wxn ahaa dada koritaanka 10 jir
    Astounding podcast

  • @xiyock2419
    @xiyock2419 ปีที่แล้ว

    HABEENKIINA WAA HURDO MAALINTIINA WAA SHAQO
    ALLE AYAA MAAMULA ADUUNKA WAANA SIDUU DOONE YEELE

  • @fahadfarxann1169
    @fahadfarxann1169 ปีที่แล้ว +4

    Omar horta qeyb waad ku saxan tahay lkn waxa jiro dhinac an kugu racsanen.
    Mid way jirta arimahan qofka way xayirayan sida 8 sacadod in ad hurado iyo 3 littr biyo maalinkii in aad cabto lkn micnaheedu ma aha in arimahan wax jiro aysan ahayn teda kale barnamijkan wuxu ku wanagsana in ad cilmi barisyo kuso darto lkn hadi ay ka ahayd in dadka ad ka sarto fakirka qaldan oo ah in arimahan qof kasto ay wajib ku yihiin muhim ma aha cilmi baris.
    Mid aya dadka iskaga qasan inta aan arkay badankood oo ah in Arimahaan ay waajib ku yihiin qof walba taasna xaqiiq ma aha dhamaan arimahan oo ah biyaha, hurdada iyo cunada waxy ku qaasyihin qof rabo in uu dhisto jirka hadaba meshan si fican u hubso ma aha qof kii rabo caafimaad ee wa qofki rabo in u jirkisa dhiso qaasatan qof rabo Murqo. Caafimaad wad ku heleysa arimahan sido kale ma ahan hadi ad ka tagto arimahas in ay caafimad daro kugu dhaqeyso mya inta badan dadka caalamka ku nool iyo kuwi hore waxana kuma dhaqmin dad ku dhaqmo way ka caafimaad badan yihiin.
    Aniga arimahan wan dhax galey waxan marqaati ka ahay in ay noloshaada xayiran tusale in ad habinki xili hora aad hurado iyo carurti an sexan in maalinki musqusha laguu naco in cunto qarsh badan ka galo in aadan laba salad weyso ku garsiin karin salad iska daye saalada markad kaso baxdo horey ad ka adeyso musqusha lkn Arimahaan dhanka jirka 100% waan ku faidey.
    Hadaba an kuu sheego sababta qofka rabo in jirka uu dhisto looga rabo 8 sac hurdo ah iyo biyo badan. Ma aha qof walba.....
    Wan so kobaya.
    Dhanka hurdada.
    1- in ad hurdo murqahaaga waxay sameynayaan koris
    2- hadi ad weight loss ku jirto jirkaga in aad jiifto calories badan ayu gubaya taso natiijada dadejiso.
    Iyo wax yabo badan
    -Dhanka biyaha.
    1- hadi ad weight loss ku jirto maadama adan cuno badan cuneynin waxy kugu cawinayan in ay ka yareyan baahida oo adan u baahan cuno badan.
    2- in aad energy badan oo ad nolol malmeedkaga ku wato kuso siyo madaama aadan cunada energy badan ka helin waxeyna ku sinayan energy an keed sameyn wana sababto 3 ila 5 littre loogu la taliyo.
    The rock sax waye ma raco waxano shurad ah sababto ah wuxu isticmala cirbada iyo dawoyin qali ah oo murqo dhisida ka saacido keligisna ma aha actors badankoda ayaa qaato waadna baari karta.
    Labo qof uma baahna waxas u shurad ah s ay jirkoda u dhisan wana qof ilahey genetic fican siyey iyo qof irbado isticmala waliba kan irbadaha isticmala wuxu gatey cafimadkisa.
    Maxa xal ah.
    Fitness waa xabsi iyo meel dadku ay ku cabudaan jirkoda micnaha gaalada ma saarno masuuliyada anaga na saaran oo kale marka waxy mar walbo ka talinayan 2 shey o ah caafimad iyo lacag wana inta ugu badan ee lo galo fitness ama jir dhiska qofki galana uma helayo fursad uu nolasha kale ku dabiro in kasto aad isku aadinsan karto lkn way adagtahay marwalba.
    Sida caadiga ah qofka waxa lagu la taliya -Biyo uum cab malinki inta ad awoda
    - cun cuno marki ay gaajo ku qabato
    Labadas hadad dabaqdo caafimad kama wal waleysid.
    Ilaaheyna wuxu yiri: (كلو واشربو ولا تسرفوا)
    Caba oo cuna hana xadgudbina (ha iga badinina).
    Ayadan culumada waxy dhahan cilmiga caafimadka barkisa ayu ilahey kuso koobey hadi aad caafimad rabo ayadaan ayaa kaga filan waxasna ha isku murjinin. Qofki rabo in u jirdhistana wu gali kara adiga aya xor u ah iyo sida ad waqtigaga u mareyso.
    Cumaro ayantan wa ku jeda caafimadka iyo jir dhiska ayad xiseyneysa "LOSE FAT, GET FITTR" book gan arqi sxb hadi ad jaanis u hesho wu ku anfici waxana qorey "Jitendra couckeys"

    • @haashimbashiir485
      @haashimbashiir485 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid bilow ilaa dhamaad baan aqriyay waxna waa kafaaiday2🤩

    • @aishaabdi6678
      @aishaabdi6678 ปีที่แล้ว

      Mahadsaniid bruh

  • @khalidabdirahman6393
    @khalidabdirahman6393 ปีที่แล้ว +2

    Hadii 8 saacadood seexato saddex meelood meel cimrigada ka mid ah seexato waa nasiib daro

  • @self-motivationmohamedahme7100
    @self-motivationmohamedahme7100 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsnd walaalkay omer inshaaar 🥰🥰🥰

  • @M-KHALIF
    @M-KHALIF ปีที่แล้ว

    Maba arkin qof guul gaarayooh, 8 saac seexanayoh.

  • @Shaaribbo
    @Shaaribbo ปีที่แล้ว

    هذا هو التغريب!!

  • @SOMBE_0
    @SOMBE_0 ปีที่แล้ว +8

    Wllhi shalay status soo dhigayay dad badanna wan isku qabsanay . Horta yaa yidhi 8 saac hala seexdo waa ayo dadka la seexinayaa waayo lkn dadka dadka seexinayaa 😅

  • @asadabdi6422
    @asadabdi6422 ปีที่แล้ว

    Halaqada danbe shirkiga ka soo hadal wll cumar

  • @farduuskalgacalsacad3868
    @farduuskalgacalsacad3868 ปีที่แล้ว +1

    Soomalya ayaan joogaa waxaan cabaa biyaha caadiga ee tuumbad wax dhiban kuma qabo ku mooyo saxad waan ku yalaalugoodaaba

  • @hafsaheynoshmohammed3709
    @hafsaheynoshmohammed3709 ปีที่แล้ว

    نحن قوم لا نأكل واذا اكلنا لانشبع

  • @maxamedmacalinabukar
    @maxamedmacalinabukar ปีที่แล้ว +2

    Walaal muuqalka like sar🙏

  • @siyaadoshow1433
    @siyaadoshow1433 ปีที่แล้ว +1

    Wcs. 👍👍👍👍👍👍

  • @Abdu-ProjectX
    @Abdu-ProjectX ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxan joga Africa Uganda asxabtayda way ila yaban markan dhaho Tuubada Ayan biyaha ka cabaa wlhi ayakaba oonka IGA gooyo
    Mhdsand ustadi

  • @mariambare4384
    @mariambare4384 ปีที่แล้ว +4

    8 koobwayba yartahee kabadan anigaa caba nolashaydana wax ciriiri ah maku arkin iyo wax xayiraada allhamdullah ilaahay ayaaba Quran kisa kusheegay in waxkasta oo nool biyaha laaga abuurey, xadidan aad kaadshaysidna waa nimcada ilaahay kusiiyey dadba cawradooda dadkale arkan oo catheter ugu Jira kadidana kasoo baxayn, waxano kale markad ka hdleysidna Iska hadl maaha waa in aad cafimaad cilmi uleedahay ood ku base gareyneyso physiological, pathological, waxa biyaha aykeenayan iyo sida ay jirka ula falgalayaan, adi ninkle waxba cafimaad ka ogayn warkad ku sheekaysaten maaha inaad nosoo gudbiso, ninyahow wanku taageera lkn fikradahaga qaar xagjir wye, hurdada wankugu raacsanahy lkn biyhaya makugu raacsani

  • @XaqiiqoMedia1
    @XaqiiqoMedia1 ปีที่แล้ว +1

    Waa in laga baxo goobada lanoo qeexay sax pro waa fikrad fiican. Qof walba waa inuu tijaabiyaa waxa u shaqeeynaya isaga

  • @faafintakhayrka5457
    @faafintakhayrka5457 ปีที่แล้ว +1

    Ninwaxweliba uduubanyhiin hore usoco sxp

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 ปีที่แล้ว +1

    Mansh alah mahadsanid wlo 4:29 alle ha barakeeyo ninka murutaniga ahna ahna

  • @ozgetorer6062
    @ozgetorer6062 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay Amarkiis aniga Biyaha la igumaba karo wlee mrka Oon xun dareemo leee cabaa Alle wadana ino wngzn Hana tuso

  • @rahmaosble8514
    @rahmaosble8514 ปีที่แล้ว +1

    Wcs walalao soo ma fiicneen inaa playlistiga galiso si aan meshas siyaroo fudud qofka ooga helo waa hadaa awoodo

  • @abdihakim391
    @abdihakim391 ปีที่แล้ว +2

    Midaa huradada 8 saacadood
    Aniga fikirkeyga hurdada waa mid muhiim ah waayo maskaxda ayaa nasaneysa jidhkuna waa nasan adaab ayaa aheyd habeen kii hore loo seexdo weliba habeenka intiisa hore 8 ilaa 9 ka habeenimo ilaa 4 subaxnimo waa qasab 8 saac wey
    tahay hadaa hore useexan weydo salaad subax kici meysid

  • @mohamoudahmed4570
    @mohamoudahmed4570 ปีที่แล้ว +1

    Omer mahadsanid lknse inaad soo koobto mawduucyada 30 minute way badan tahay

  • @naimamohamed644
    @naimamohamed644 ปีที่แล้ว +2

    waa halqadii ugu muhiimsaneed masha allaah Ustaad lkn sababta biyaha tubada looga doorbido kuwa caafiga waa biyaha tubada wey wasaqeysanyihiin markaa cabeeysana wexeey u baahan yihiin in la karkariyo wxi wasaqa io wxii biyo nadiifa in lakala reebo rabaa marka guriga dadka joogo dhan intey maanta dhan biyo karkarin lahayeen si eey biyo nadiifa uga so saraan wxey ka dorbidayaan kuwaan diyaarsan ineey so gataan .

  • @abdihakim391
    @abdihakim391 ปีที่แล้ว +1

    5:34 Midaa cuntadu waa mid jirta
    adaab weeyi asxaabtii hore waxa jirtey in ilaa ay ka gaajo nayan aaney waxba cuni hadey gaajodana luqayman yar ay cuni jireen cunto gaajo baxaan cuni jireen
    Anigoo aney iga ahyn istusnimo Subaxii saaka ma quraacan biyo bas cabey shaqadii toos utagay ma gaajon inta sacadood oo dhan qadadii ayaan cuney
    Marka waa wax jira sifiican ayey calooshu dheef shiid u sameynasaa .

    • @cabdiraxmaanbiiwaaye8855
      @cabdiraxmaanbiiwaaye8855 ปีที่แล้ว

      Wuxu aha waxan nahy qoom hdy gaajodan mahe an cuntada cunin hdu cunan wxyar ka xuno an ka dhargin hdaumy cunta cunana biyo ka daba geeya

  • @safiyaxashi1680
    @safiyaxashi1680 ปีที่แล้ว +1

    Cumar ognsho aya ugu qoran malahn kan

  • @souhaibibra5989
    @souhaibibra5989 ปีที่แล้ว

    Buurashad djibouti

  • @khaalid8059.
    @khaalid8059. ปีที่แล้ว +2

    Biyaha tubada waan cabi jiray lkn waxan ogaday inay infection leeyihiin Nairobi biyaheeda xasaasiyad leeyihiin

    • @ridwaanmohamed2796
      @ridwaanmohamed2796 ปีที่แล้ว +1

      Maalinkasta waa cabaa hadana caafimaadkaygana alx

  • @midnimo3593
    @midnimo3593 ปีที่แล้ว

    Aniguba waan arkay biyo badan markaan cabo ciil baa iqabta sababtoo ah suuliga waa inaad ugashaa daqiiqado daqiiqado kabacdi

  • @mohammedmusa1919
    @mohammedmusa1919 ปีที่แล้ว +1

    Asc cumar waxaan kuweydiin rabaa. Suaal aan jawaab uwaayey. Suashasoo ah. Qofka haduu isbadal sameeyo hadana uu kufo. Kufitaanka ama fashilka sidiisaba. Meqa jeer ayaa qof loo ogol yahay inuu kufo waliba asagoo fashil kasto wax kabaranaayo. Wankubarya adigoo raali ah igaga Soo jawaab

  • @canabcabdirashiid9986
    @canabcabdirashiid9986 ปีที่แล้ว

    Dhalinyarada ayaa hurda ka kicisaa ustaad aad ayaa umahadsantahy

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 ปีที่แล้ว +2

    12:14 Walaahi muqaalkan waaba aniga waxaa igaga daran markan biyo badan Cabo in aan hurdad kolba ka tooso madax xanuun caadiyan ka qaada

  • @abdullahwarsame4704
    @abdullahwarsame4704 ปีที่แล้ว +1

    Axmed shaqadiisa waxa af somaali lagu yiraahda ( TAFATIRE)

  • @abdenaserhaje4419
    @abdenaserhaje4419 ปีที่แล้ว +1

    wll waxaan kaloon rabaa in aan kula wadaago arrin ka cajiib ka ah ayaa waxa uu yahay in aay jabaaneeysku dalka jaban dadka reer jabaan qiso aan ka maqlay jabaaneysku waayo dhexdaas ah in aay leeyihiin caado ah in aanay la,seexan cunnadu oo aay aaminsanyihiin in aay sacoobayaan hadii aay la,seexdaan cunnadu in sac lo'geesa leh noqonayaan oo waxa aay ku leeyihiin ma,waxaan doonayaa in aan noqdo sac marka aan la,seexanhayo cunno aan cunay waaw arrinkaan oo aan ku,soo xusuustay arrin aad ka,dhawaajisay mowducaan dhexdiisa wll oo ahaay nolosha dameeraha dameer calaf ka,dhergay wll mahadsanid