Cuno dhaqameed😋

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 177

  • @Geesitoosan
    @Geesitoosan 3 ปีที่แล้ว +27

    quruhdii oo qof ah, dacadnimadii oo qofa, dhaqankii oo qofa , gaarinimadii oo qofa, ishoodki iyo asturnantii oo qofa ah ,masha allah hore usuco sister

  • @FADSO
    @FADSO 3 ปีที่แล้ว +6

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

  • @filsanfilsan8451
    @filsanfilsan8451 3 ปีที่แล้ว +10

    MashaAllah gabadhaan waxay dadka uga wanaagsantahay qofwalba lahjadiisa ayay kugu fahansiinaysaa💪😍

  • @cabdinasir3097
    @cabdinasir3097 3 ปีที่แล้ว +2

    Alla Ubaxeey Calooshaa Igasooriday Wllhi Waan Uxiisay Cuntadii Somaliya Ani Kenya Aanjoogaa Markaan Arko Waxyaabaha Aadsoogudbiso Waxaa igudhaca Cuntadii Macaaned Iyoh Dhaqankii Somalida❤ Wll Qali Allaha Kubarkeeyo
    Mahadsnd Horay Usoco markaan Soomaliya Imaado Waxan Kacodsanaa inaad Gobolada Isoo Barto Inta Aatagtay waye wll

  • @fatimaali965
    @fatimaali965 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah abayo wlhi wn u qiirodaa markad arkoo badiyahaa noso badii marku dulka wadada cagar noqdo insha allah jasaka allah

  • @hennatutorials9562
    @hennatutorials9562 3 ปีที่แล้ว +17

    I love watching this more then Netflix ❤️

    • @juju6898
      @juju6898 3 ปีที่แล้ว +3

      Me either am just learning the Somali culture cuz I have never been there ❤️

    • @hodaniitamaxamed355
      @hodaniitamaxamed355 3 ปีที่แล้ว

      Me too wlhi she’s my favorite ✌️✌️

  • @shamso_1451
    @shamso_1451 3 ปีที่แล้ว

    Maa shaa allaah horo usod wanaag san saliid kulul ayaa lagu dubaa sida ciidda kulul aad ugu walaaqeyso ayaa saliida kulul na loogu qasaa saliida aad looma badiyo kadibna waad sukuleysa ciiduna ceeb maahan eewaacilmi fudud qof baa allifey

  • @farhiyo4
    @farhiyo4 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah waa hora igu danbeysay falfaliir waa u xiisay runti mahadsanid wlashey😋😋🥰👌👏♥️

  • @abdirahmanhassan658
    @abdirahmanhassan658 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah baayo allaha ku xafido my sister ❤️

  • @alla-aamin4540
    @alla-aamin4540 3 ปีที่แล้ว +1

    Guulayso walashey, aad baan ujeclahay barnaamij yadada iyo sida aad dhaqanka uxayisiso, waxan kaala socda wadanka mareykanka❤❤❤❤❤

  • @bushrahassan5438
    @bushrahassan5438 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash alah walashey alah kuxifdiyo keep going thanks ❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍

  • @wadaniforever5894
    @wadaniforever5894 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah walaahay aad baan uga helay qaabka aad wax u samaynayso iyo nolosha bilaa buuqa ah ee aad ku jirtaan waxaad u baahantahay uun in aad ilaahay caabudaan waayo waxaad joogtaa meel aan wax xunba aanad arkayn nolol ilaahay ka raali yahay ayaad ku nooshahay dhaqankaabay mansha allaah ayaan ku leenahay

  • @eagle276
    @eagle276 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Gocoso reer Guriceel ayaa aad u isticmaala ee dhankaa ka raadi

  • @hodanxashiibra4362
    @hodanxashiibra4362 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqan kaabay dubaalkii ama qaloondubkii mee baadiyaha lagama helo miyaa adigo kaa ku dubaa baa fiicnaa lahayd si ay ubartaan dad an garanayn mahadsanid

  • @lodoonelmi6875
    @lodoonelmi6875 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah waanu idinka
    Qaadney salaanta. Xaabada
    Yar yar. Koley. Anigu xansas. Baan
    U aqaan. Dabkuna wuu bakhtiyey.

  • @maryanmohamed5947
    @maryanmohamed5947 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah ❤💯💯👌👍👍👍👍👍👍

  • @nasramoha185
    @nasramoha185 3 ปีที่แล้ว +1

    M. Allah dhaqankaaba Allah Haku xifdiyo abyo❤️❤️💯🥰🙏🌹

  • @mohamedfarahbarako4178
    @mohamedfarahbarako4178 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaha Adeer ilaahay ha Ku barakeeyo waa dhawankeenii iyo cuntadii asalka ahayd halkaa Ka Sii wad.

  • @noraesse5346
    @noraesse5346 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah qurux waye sis

  • @abuabdishakur9532
    @abuabdishakur9532 3 ปีที่แล้ว +2

    Cajiib layaab waaye

  • @um_Omar743
    @um_Omar743 3 ปีที่แล้ว +3

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا لي ولولديه وللمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمات الاحياء منهم والاموات الي يوم الدين

  • @iskaamiin176
    @iskaamiin176 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaw way igu cusub tahay aniga inkastoo dhaqamada inta badan aan garanayo haddana digirta noocaan loo sameynayo waa ii kow
    Mahadsanid wl

  • @ashashego3474
    @ashashego3474 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo falfaliirka oo karsan iyo waxa lagu cunaayo in aan arko aan jeclaa lakinse ma dhicin waa ok.

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 3 ปีที่แล้ว

    Maanshalaah xaas mujaahid noolow sheekh cali dheere ayaa ku guursan doona inshalaahu tabaarakalaah

  • @Ahmadissak
    @Ahmadissak 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla gocoso wan jeclahay😊

  • @hamsexasanhzn9376
    @hamsexasanhzn9376 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah

  • @dekaadam1022
    @dekaadam1022 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wlshy qaali ubax horu markaaga aad baan ugu faraxsanahay horu usoco

  • @ayaanxaaji3600
    @ayaanxaaji3600 3 ปีที่แล้ว +2

    Msha alh xabibti

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah falfaliir iyo fudyicib banmaqlijiray abesadu xagay katimid maba lacune horay usoco qali

  • @fadumoabdulkadirshekh5737
    @fadumoabdulkadirshekh5737 2 ปีที่แล้ว

    Asc MACAAN Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha Ku Siiyo Inshaa Allaah Amiin

  • @zahrashabel5341
    @zahrashabel5341 2 ปีที่แล้ว

    Mansha'allah alle haku xafido soo badi video.

  • @abdifatahmohamudsalad655
    @abdifatahmohamudsalad655 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waxeyba iga heysaa inaan dip usoolaabto

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 3 ปีที่แล้ว +1

    Ciid nicimakarno waa ka imaanay waana udanbeenaa

  • @ibrosabdi6821
    @ibrosabdi6821 3 ปีที่แล้ว

    M.a. Allah hakuxifdiyo Wlh. Dhaqanki hindiyaha

  • @anisoabdirahmnxashi6564
    @anisoabdirahmnxashi6564 3 ปีที่แล้ว

    masha allah wlshy dhaqan kaaba ilahey ha ku xifdiyo marwalba ileen waxa tahay gabar aad io aad uwanagsan
    maantana qaloon ayaa dubee

  • @abdishakuuraliwarsame5729
    @abdishakuuraliwarsame5729 3 ปีที่แล้ว

    Asc m a waa idin salaamay ree dhaqan kaab iyo asaxaabta ku xiran iyo muslimiinta oo dhan waxaa la yiri falfaliir iyo fuud yibic la isla waay

  • @anabhassan6506
    @anabhassan6506 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah mashallah abayo gacato wan cuni jirey waawayo

  • @jamaalhasan8682
    @jamaalhasan8682 3 ปีที่แล้ว +2

    ماشاءالله تبارك الرحمن
    Ree Dhaqan kaabow
    حياكم الله طبتم وطاب ممشاكم...
    أخوكم ابو قتادة...

  • @haajiabdi7914
    @haajiabdi7914 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalah guuleso abayo macanto

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha u naxariisto mujaahid aadan ceyrow waa ninkii qabi jirey islaantan meesha ka hadleysa waa xaaskii aadan ceyrow oo isu bedeshay youtu.ber waxay rabtaa in ay goob kasta ay soo basaasto hada waxay warbixin badan ka soo duubtey gobolka sanaag dhowaan qarax badan fisha inshalaahu

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 3 ปีที่แล้ว +1

    mash Allah xasuus ma ku cuntay subag iyo cano ama saliid macsar

  • @cmahadalle6999
    @cmahadalle6999 3 ปีที่แล้ว

    Falfaliiir fuud abeeso
    Iska fuuqe meel fadhiiso
    Dhaqan kaapa abyo gocoso ama gacato anaaa kuu soo dhibaaa mrkaan gobolkayga tago

  • @musanur798
    @musanur798 3 ปีที่แล้ว +2

    Cawska jilicsan ee dabka aad ku shidaysey waxa la dhahaa "QAAB"

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 3 ปีที่แล้ว +2

    Wwww mashaallah

  • @jiijomohamedyusuf7809
    @jiijomohamedyusuf7809 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abayo

  • @seinabjama4979
    @seinabjama4979 3 ปีที่แล้ว

    Dadka .agalada iyo qurbaha jooga falfaliirka sidaan ayay u samaystaan. Digirta biyo ayaad ladhigaysaa ilaa sideed saac ama kabadan digirtu way jilcaysaa galka ama diirka Ayaa kasoo dha ayaa ka dib biyo ayaad la hoos tagaysaa ama meesha alabta lagu dhaqo ee jikada diirka ayaad biyaha lacinaysaa inta cad ama digirta beerkeeda ayaa kuu soo haraya markaas ayaad karsanaysaa ama bajiye ayaad ka dhigaan karataa. Dhaqankaaba adiguba tijaabi sidaan. digirtii oo galbaxsana oo diyaar ah na qurbaha waa lakeenaa oo falfaleer ah. Lakiin dhadhanka waa ku kala gadisanyihiin oo taada waad dubtay. Mahadsanid dhaqankaaba

  • @saadiahappy7173
    @saadiahappy7173 3 ปีที่แล้ว

    Waa njugu or peanut 🥜

  • @najmasheekhmuxiyadiin5569
    @najmasheekhmuxiyadiin5569 3 ปีที่แล้ว

    Wcs walashen qali ilahey haku xifdiyo mcnto

  • @nasranuur9271
    @nasranuur9271 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah wlashy mcn❤❤👩🙏👍

  • @fadumocabdisaq6287
    @fadumocabdisaq6287 3 ปีที่แล้ว

    Maga Iada xita cida lgu duwa abaayo digsi a gu shuba ciid o ugu. Duwa fafakirg

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 3 ปีที่แล้ว

    weligay marag mana maqlin farsamadan cudub wow lakin wlle ciidakada biyo ku radi

  • @sacdiyodiyo3507
    @sacdiyodiyo3507 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @caawiyerunsheege3005
    @caawiyerunsheege3005 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah keep going sister

  • @hodanqali4060
    @hodanqali4060 3 ปีที่แล้ว

    asc abayo setahy xalda kwrn allha kuxafido wakuxisay walhi

  • @yahyeabdi86
    @yahyeabdi86 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi falfaliirka wanjeclahay😁😁😁

  • @sacdiyodiyo3507
    @sacdiyodiyo3507 3 ปีที่แล้ว

    Wo wow cajib

  • @xuseencabdi2023
    @xuseencabdi2023 3 ปีที่แล้ว

    Waa dhaqan lailaway goso ana garanaya ruumanka ayaa laga helaaye reer miyiga udir weliba reer banka ama banaanka

  • @hanadyare848
    @hanadyare848 3 ปีที่แล้ว

    Dhaqida badarka la rabo in la kariyo deegaankeena ( mudug ) waxaa loo adeedsadaa ama loo yaqaanaa ( Qasaasil ama Qasaasilid )
    qofkii magac kale u yaqaana fadlan nala wadaag iyo deegaanka looga adeegsado
    waxaa niraahnaa hebalow/ heblaayow badarka soo qasaasil ama ma soo qasaasishey

  • @anjibela7085
    @anjibela7085 3 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله

  • @aaminomuhumad6353
    @aaminomuhumad6353 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abyo

  • @hamdinoor2593
    @hamdinoor2593 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @maryamaalii4225
    @maryamaalii4225 3 ปีที่แล้ว

    Walaley waxan anigaa mafahayoo mida kale wax ciid lagudaray sidhee lagucunaaa ,,,waxaa magacotha isheg bal

  • @sacdiyomfanax9614
    @sacdiyomfanax9614 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @salatosman2209
    @salatosman2209 3 ปีที่แล้ว

    Shiido dhagaxa ladhaho maheesitiin miyaa waagii anjogay Somalia galeyda ayan kushidanjirnay sida makiinada oo kale weye aad ayuu u ficanyhay

  • @aminadheman
    @aminadheman 2 ปีที่แล้ว

    Wlalo wajigaga maxad uqarisay pilis fidyaw bila indho sharera sodub

  • @abdllahannouz5494
    @abdllahannouz5494 2 ปีที่แล้ว

    الاخت السلام عليكم اختي اتوصل بالفيديوهات القديمة هل وقفتي على التصوير أم هناك خلل ما ،؟وشكرا

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 3 ปีที่แล้ว

    Fal faliir iyo fuud abees isku fuuqe meel fadhiiso

  • @malyuunqueen7411
    @malyuunqueen7411 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah💪🥰❤️

  • @sharifmahou8207
    @sharifmahou8207 3 ปีที่แล้ว

    Dhaqan kaabo dhaqankey naxasuusisaa iyo waxii wanaagsan. Allow ku dhowr

  • @qalbinuura
    @qalbinuura 3 ปีที่แล้ว +1

    maasha allaaah

  • @jirfe
    @jirfe 3 ปีที่แล้ว

    Waad ku mahad santahay hawsha aad somaali u haayso miyigii baad ba ijeclaaysiisay

  • @hawohassanali2315
    @hawohassanali2315 3 ปีที่แล้ว

    abaayo aniga aad baan u jeclahay hada xamar qaali ayay ka joogta koomadii kunta kun wayee

  • @haambeahmed6109
    @haambeahmed6109 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going my sister

  • @dhulkahooyomediapro4880
    @dhulkahooyomediapro4880 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah cuntawacan kkk nin kadheer haguursa horeusoco walashay noosoobadi 🥰

  • @umuminhaaj8411
    @umuminhaaj8411 3 ปีที่แล้ว

    Whi wan uxiisay gocoso 2014 aaba iigu danbesay allaha kudhowro sis

  • @Internut1985
    @Internut1985 3 ปีที่แล้ว

    Waar inantan Yaa isiiya! Waan isku soo bixi lahayn runtii. Qof fiican baan ahay oo reer dhaqan Kara, nolosha badiyahana waa jecelahay

  • @aliabdirahmanabdullahi2408
    @aliabdirahmanabdullahi2408 3 ปีที่แล้ว

    Wallee wan garanayaa waliba qaabkaa u sameysay wan jeclaa cunitaankiisa

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 3 ปีที่แล้ว

    Waa xaaskii mujaahid aadan ceyrow haloo duceeyo inshalaahu waxaa ku guursan doona sheekh cali dheere al murursade ibnu xalaal candhada xaaska aadan ceyrow nin aan sheekh cali dheere ahayn uma banaana waa ka xaaraan ninka hadeer ku qabaa waa alxaq sheekh cali dheere ibnu murursade al ibnu xalaal al shabaab waa ibnu xalaal al islaam al wadani maanshalaah xaaskii aadan ceyrow waan kuu heesaa waxaad tahay xaas mujaahid waxaad xalaal run ah kuma geyo ruux gaal ah oo hawiye ah waxaa ku geya oo islaam ah al sheekh ali dheere al islaam al ducaa wa daacad ibnu islaam

  • @abdinasirabdi5938
    @abdinasirabdi5938 3 ปีที่แล้ว

    Xaaaaaaax abaayo qoryaha yaysan kudiline jajabiskooda adeeg waaye meeshan aad joogto magaceed huuno

  • @Zurich527
    @Zurich527 3 ปีที่แล้ว

    Kolley falfaliir haddaa cunto dhuuso waa jirtaa

  • @seynabxuseen4444
    @seynabxuseen4444 3 ปีที่แล้ว

    sax.anaaqodijiray abaayo.weliweyjirtaa.lakin.dumarkii.waydideen.ineyqodaan.ala.maxeymacantahay.

  • @kodmoqooq5708
    @kodmoqooq5708 3 ปีที่แล้ว

    msh allah guuleyso wll

  • @sahruujachannel
    @sahruujachannel 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah Abyo horey usoco

  • @CODKADAHSOON9554
    @CODKADAHSOON9554 3 ปีที่แล้ว

    Kacato aan ku aqaan, waxayna laga soo saaraa cowska cisalka loo yaqaano, dabcan waana la helaa

  • @abdirahmankaugaska1998
    @abdirahmankaugaska1998 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a keep going siz love u❤❤❤

  • @fahiimacooking5649
    @fahiimacooking5649 3 ปีที่แล้ว +1

    Asxbta walaleheyga eh iso boqda oo chennalkeyga subescrbe isra shurudaha wax yar iga dhiman I garsiiya

  • @naimaabukor156
    @naimaabukor156 3 ปีที่แล้ว

    Canboor hadaad leedahy waxaaso dhan maad qaban karteen

  • @falxadaliadow1049
    @falxadaliadow1049 3 ปีที่แล้ว

    Abayo xageen kala soo xiriraa wa ka helay yee

  • @halimofarah1601
    @halimofarah1601 3 ปีที่แล้ว

    Waxaa loo yaqan goon ama gocoso gocondho tirada ugu badan waa goon

  • @hibaaqmohamud1269
    @hibaaqmohamud1269 3 ปีที่แล้ว

    TH-cam channel qofka kliya aan ka tagero dhaqan Kaaba 💕

  • @daahircirday1687
    @daahircirday1687 3 ปีที่แล้ว

    Aaway dubaalkii ama sarafkii

  • @farxiyomuxudiin5384
    @farxiyomuxudiin5384 3 ปีที่แล้ว

    Gobalada dhexe waa laga helaa gocoso garhaan hir shabele

  • @nimcomuhumed7995
    @nimcomuhumed7995 3 ปีที่แล้ว +1

    Waligay digir la dhaho falfalriir ma arag

  • @nasraabdi3913
    @nasraabdi3913 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sfcn ayaan uaqanaa

  • @ciidoaadan3775
    @ciidoaadan3775 3 ปีที่แล้ว

    waxa tahy gabar akhlaq leh oo asturan

  • @indhataag4446
    @indhataag4446 3 ปีที่แล้ว

    Goon miyaa kawadaa gocosada

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 3 ปีที่แล้ว

    Cuntada xabada lagu sameya waa mcn

  • @CODKADAHSOON9554
    @CODKADAHSOON9554 3 ปีที่แล้ว +1

    Falfaliir iyo fuud abeeso isku fuuqe meel fadhiiso😀😀

    • @layloibraahin715
      @layloibraahin715 3 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂 ala maxaan dhahay eraygaas

  • @Maankoos_
    @Maankoos_ 3 ปีที่แล้ว

    Asc wll qaali waxaa kaacodsanaa in aad shoor awud iisameeyso hadaad iiawoodina waxakaacodsanaa in aad iisheer gareeyso wll qali hadoo dhiig soomaali🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴nimo kujiro in aad icaawiso mal mo badan waa kulasoohad lay maidaneehoosid wll mcn marka codsiyee igatahay hadaa aduunka leskugargaarin inteekala lees kugargaarawll mrka jawasba kasugooyaa adoo mhadsan wll mcn kasoofal celi

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 3 ปีที่แล้ว

    Masha alh alah ku barakeyo abayo