Walaahi ani ciyaal xamar anoo ah baa lasoo qaxay Aad baan ujeclahay nolaaha baadiye anoo yar baan adeer kay ka daba ooyiyi jiray inaan uraaco wuu iga dhuuman jiray. Waxaan jeclahay markii habeenkii ariga la Lido oo xerada lagu xareeya waaw waa nolaaha aan Aad ka ujeclahay walaaleey halkee kala soo xiriira si aan soomaliya u imaado kuu na raac raaco
Ax dadkeena abaarta ilaahay hakasoojabiyo
Geeljirihii hore markuu dhulku barwaaqada ahaa
geela raashin lamasiin jirin
ragu raashin may qaadanjirin ama may cuni jirin
caanahooda aya kabadnaa
gaawayaal kaliya ayey qaadan jireen hada sidii xaafadihii oo kale aye weel sitaan
koobab iyo baleedho
Allh abaarta haynaga soo jabiyo dhulkeena soomaaliyeedna barwaaqo haynooga dhigo insha alaah
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
Allaha u gargaaro ummada soomaaliyeed roob ay ku doogsadaan Allaha siiyo
Maashaa allaa allow maddar qayr noo sii dalkeenna iyo dadkeenaba habo guuleyso guul qayr
Masha alah alaha barwaaqo siiyo dadkeena iyo xoolaheena meelkasta ay jogaan allow ninmcadada❤ noo buuxi amiin 😊
Will geel jiroo
Gaajadu karyn
Waa wax dhulkeena ugaar ahoo la inagu gartee.
Mash Allah
Mashaa Allah dhaqan kaaba boqoradda Soomaaliya
Allahayow Raxmadaha Samada somali u fur Oo Roob Raxmaad an daad iyo dabaylo iyo dufano lahay n uso Shub Adiga Qani ahe
Gobahan aad baan ujeclahy in badan ❤
Gabadheena hore u soco Abti❤❤❤🙏
Maashaa alaah geel jiru hawl adag buu ku jiraa 👋
Masha alla xaaga joogta wll ilaahay ha ku dhawro
Baraka Allah Tabaaraka Allah 💯 ♥️
Ma Sha Allah Tabarak Allah Adeerkan Aah habarakeyo nin gacantisa wax ku karsanaya on ka khashafayn. Cimriga iyo cibadada Allah haw barakeyo
Allow yaa kuu xiro hida iya dhaqan ❤❤
Waa mid hunguri weyn meel dab lagu shidayo uun bay joogtaa
Maaasha allah Abaayo Kismaayo goormeed tageeysaa waanba daalnay sidaan jaga sugeeynay jubada hoose jilib 👌👌✅✅✅👏👏
Mashalah, aad baan ooga helay, mahadsanid❤
اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
حفض الله شعب الصومال
Masha alaha wlshis ala ha ku sharfo waa muqaalo Xiiso badan
Masha allah tabarakal dhan kaba
Gelashuba gedholanaheey shalay kuhergalen Hobayeey geliwafulay hobayeey arankii kadabafulay hobayeey nirgihii kadabafulay hobayeey qurbacdii kadabafulay hobayhobayeeya 🐫🐫🐫🐫🐪🐪🐪🐪🐪 jecliya markii lashubayo Celka Gela labiyasihayo hesahaloqado 😎
😅DHAQAN KAABA
ماشاء الله تبارك الرحمن ماشاء الله تبارك ماشاء الله تبارك الرحمن
Masha allah🥰
Wll wcs ee xajiga kimista xashaya igu Salam hadusan laba xasle ahayn kk ♥ ❤ 💖 💕 💓
Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqalada travel Vlogs ah fadlan iso boqo
ALLOW roob noo shub dhmntya Ameeen
ubaxdii aan jeclaa waaku salaamay xabiibi
Jawi qurux badan ayaa no soo duubtey. Illahay ha ka abaal mariyo.
Mashaa allaah ❤
mash allah 💖 8
Walaahi ani ciyaal xamar anoo ah baa lasoo qaxay Aad baan ujeclahay nolaaha baadiye anoo yar baan adeer kay ka daba ooyiyi jiray inaan uraaco wuu iga dhuuman jiray. Waxaan jeclahay markii habeenkii ariga la Lido oo xerada lagu xareeya waaw waa nolaaha aan Aad ka ujeclahay walaaleey halkee kala soo xiriira si aan soomaliya u imaado kuu na raac raaco
Khayr Alle haku siiyo wllo
Allow roob khyr qaba umadada iyo bahaaimtadaba ku arsaaq
Bal ka soo duub muuqaalo dalka oo dhan
From Lawyacado waa xuduuda waqooyi galbeed ee Djibouti ilaa Raaskoombooni
Haddaad awoodo wllo.
Intaa kadib walal waadku mahadsantahay video ga.geeljire nimadu waaa nice i love it.
Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqalada travel Vlogs ah fadlan iso boqo
Sxb maxad soogudbisaaa
Hore u soco walalo
Abayo waa codsi muuqalka hdlka bdn ka daay plz
Mashaq alaah waa nolosha dhabtaa
Masha Allah Abaayo
Mashalh
Dhaqan kabay mcnto aaan ku imade badiye ma imarti qadee badiyaha waligay ma arag wanpa ka helay ina wayo so joga rapaaa
Asc
Back in the days that was life i enjoy
Waa hunguri weyn meel dab lagu shidayo uun bay joogtaa
Waa mid hunguri weyn meel dab lagu shidayo uun bay joogtaa
Dhaqan kabay wll wlhi inlagu raaco oo dhaqanka lasoo Barto unbanku fiicnayn
Masha Allah 🇸🇴🇸🇴❤️❤️🙏
Illa geel jirihii dhafoorada la xiro miyay gaadhay
Naa gobolkee dagantahay❤❤❤❤❤
Ilaahoow roob ukeen geela iyo umadda oo dhan
Geela miyaa lokarinaya mise isgo qaydhin bas lasiinaya rashiinka waxs fiican inbeero losameyo so ugu baxasado xiligano kale
Alla howka dhulka dhigay
Geel jeegga kadaaya o gorof u sameeya dheh
Masha Allah asal waxaa ah halkii laga yimid waana kaa qaaday ubah❤️👑🙏
MashaAllah abyo mcn
Masha Allah wllahy ubax c/lahi 📌pin wall.
Waxaan idiinka codsanayaa inaad 1k i gaadhsiisaan mahadsanid wall.
Dhaqan keenu waa dahab.
Waa balan adna iibooqo
Fadlan subscribe nosaar
@@soomaalis2442 OK adna noosaar waan kuusaaraye
Waan kuusaaray adna noosaar wll
@@hiddowacan811 bari hore kusaarey wall xitaa waniga qaybta comunityga kuugu shere gareeyey lakiin kanalka wad oo muqaalo soo gali insha allah mamo.
Geel baadiya miyay raadiyeen mise geel baxsaday (dibooday)
Galaha geela mise Golaha geela ?
Alaahu masalicaal muxamed
Maansha allaah
Allaha Roob kheyr qaba ha u Keeno .
🤲
Somalidu wa liitan. Sidi danyeerkay durka ugu nool yahin 2022. Xata ma dhisan guri
😢Balamka ilaahey. Aduun waa isbadalay. Waa maxay. Golaha wada caaga ahi?
Dhaqan kaaba xaggee dhacday gacalo?
nolosh raagiii soo arkeey lee ka sheekn karo asc geeljiryash
Dhaabe buryahuud ragba is helay
Asc mansha allah walaashay
gaajadu waykartaa lakin meel ay adaan ayeysan Garaneyn somalida waa reer guuraa waxa magaalo iskugu geenay waa gaajo mur iyo shaah miyaa gaajo bi iya
Xaliimo kuus wax miya ku karaba dhadhamis ayay ku tahay waxani
Asc,abaayo dhaqan kaabo ,wan ku doonaya sideen kuu helaa🥰😊
Waa nolol aad uadag bur xabaal
wllkey waligey TH-cam PIN 📌 imaasarin
Like iyo share saar gambaleelka furo
Xaggee ka dhacday qaali ayaan u jeeday wllo
geel daqiiq loo qaadanayo geel ma aha
Intay dhirta dhamaynayaan waxay ahayd in ay daawe yar qaataan markaas xaabo yar bay isticmaali lahaayeen kimis ama sabaayad nadiifa bay cunilahaayeen
Masha allaah❤️❤️
Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqalada travel Vlogs ah fadlan iso boqo
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mnsha allah
Abdala Vlogs ku so biir waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlogs ah
Tuulada aad joogto waa magaceed
Jil baa layi dhaahdaa ragga markay geela lago'aan
Abaayo gole geel lama dhoho waa gale
Masha Allah
Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqalada travel Vlogs ah fadlan iso boqo
❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣
Golo maaahe gale dheh
Aar geela garaafaha lagu lisayo maxay ka walaxtahay
Ax xanuun weeye abaar xun baaa dalka ka taagan geelihii xoolaha ugu adkaaa baa raaashin loo karin ,😪 inamadda kureysid bay burka dubaan maxaay aabaha faraha u gashan
gale waaye gole maahan
GASO BAAN DHAHNAA DHAQANKAABA
somalida way badan yihin geeda maa la aaburo
Galaha geela baan u aqaan
m,a nin rageedyo
qofki labad e dawado m.a
Abdala Vlogs ku so biir waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlogs ah
WLLSHY QALI WAN KU SALMAY
Mashalaha sidaan waa u xisay
Abdala Vlogs ku so biir waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlogs ah
Mash Allah
Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqalada travel Vlogs ah fadlan iso boqo
Habo usheeg cuntada xoolaha waala radiyaa subixii ama habeen kiibaa biyo lagu qooyaa karinta iyo qalleyl kaba wey uga fiican tahay waxtar ka
Masha alh qurux waye
Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqalada travel Vlogs ah fadlan iso boqo
jiley way geel waxa marku geel kilixas
Raxanreeb dugaalkisa miyaad dab ku shidateen ahahahah
Kkkkk walahi caadibaan uqoslay markaan arkay.hashaa sida riyaha u ordaysa kkkk geelan maxaa ku dhacay
Abdala Vlogs ku so biir waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlogs ah