Saaka anaa ka gabara reerka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 213

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 ปีที่แล้ว +12

    Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜🤍🤍😢😢😢😢😢😢😢

  • @dahirali6701
    @dahirali6701 ปีที่แล้ว +15

    Ilaahay haku barakeeyo gabadhaan waligeed xijaabkeeda ma dhigto meelkasta oo ay maraysto maashalaah

  • @maryanmohamed7478
    @maryanmohamed7478 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah quruxda wadankeena meel walba ka mid ah Illaahow umada Somaliyeed mid ka yeel wadankiina dhista inta kenya iyo turkiga maal gelineysaan❤❤❤❤❤❤

  • @Top_G1st
    @Top_G1st ปีที่แล้ว +3

    Allaha ku asturo Aakhira iyo Aduunba walaal kheer

  • @saidaahmedmohamed4996
    @saidaahmedmohamed4996 4 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله لاحول ولا قوة الا بالله
    Abaayo alle Haku barakeeyo aduun iyo aakhiraba xijaabku waa sharafta gabadha muslimada ❤❤❤❤

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 ปีที่แล้ว

    Mashaa alllah ciirbaalalushay barwaaqo weeye sanadkaan iyo kiihore kanbaa barwaaqo ah

  • @abdirahmanabdullahi3077
    @abdirahmanabdullahi3077 ปีที่แล้ว +5

    Salaan sare dhaqankaabo from miyiga Gobolka Gedo

    • @abdihashi6225
      @abdihashi6225 ปีที่แล้ว

      Ethoipiankii maka baxeen gobolka

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 ปีที่แล้ว +1

    Maanshaa Allah.Maanshaa Allah.aad iyo aad ayaan kuugu taageeraya adiga oo asturan haddana shaqaynaysaa Allah haku barakeeyo tusaale ayaad u tahay gabdhaha soomaaliyeed.

  • @fahima6186
    @fahima6186 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الرحمن
    Allha idiin ziyaadiyo nicmadas Alle idin siiyay habo awlaadas yar yar oo tarbiyeeysan MASHA ALLH ayaan leeyahay anagana Allha noo hagaajiyo kuweena qurba joogta aamiin❤❤❤

  • @MawlidDhamac-ic2je
    @MawlidDhamac-ic2je ปีที่แล้ว +1

    Mashllah dhaqankaabay horta wll geela iyo sumadooda barnaamijaka kusoo dar

  • @hodansheikh-jf5dy
    @hodansheikh-jf5dy ปีที่แล้ว

    Maaha allh Alle haidnbarakeeyo adiyo caruurtuba

  • @badalcabi6312
    @badalcabi6312 ปีที่แล้ว

    masha allah illahay haku barkeeyo dhaqankaaba meel walba oo aad joogto

  • @zaakhir
    @zaakhir ปีที่แล้ว +1

    Mashallah,ubaxay waxan ku weydiyay wlaal canuga yar ee 4jirka ah dhaanka raacay qayaas ahaan imisa km ayuu lugeyay wlaal

  • @Rip_joyboy5
    @Rip_joyboy5 ปีที่แล้ว

    Mashallah dhaqankeeni ayat iso xususisy dhaqan kaaba

  • @laylaali3024
    @laylaali3024 ปีที่แล้ว

    Alla dhaqan gaaba xabbti waa lagu waayee come back

  • @mustaphaahmed8816
    @mustaphaahmed8816 ปีที่แล้ว +1

    Manzha alaah gabadh dhaqan alle haku xiftiyo

  • @abuquhafah4994
    @abuquhafah4994 ปีที่แล้ว

    Manshaallah walshye Allah ha kuxafido aduun iyo akhiro xijabo mar kasta

  • @amalabdi2011
    @amalabdi2011 ปีที่แล้ว +4

    Digo u labisato
    Xajiin haka qaadin 😁😁

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 ปีที่แล้ว

    Baraka laah caruurta ilaahey ha noo xafido

  • @AbwanNuuH132
    @AbwanNuuH132 ปีที่แล้ว +1

    Aad Baan kaaga qaadnay baaye dhaqan kaaba waxaan kaala soo hadlayaa miyiga magaalada qardho karkaar somalia waan jeclaan lahaa inaan flog wada samayno

  • @salma3ahmed890
    @salma3ahmed890 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo timir ku abuur. Geedana ku abuur. ❤

  • @bmb8251
    @bmb8251 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah walal illahay ha ku xiftiyo shaqadan shaqo yar ma aha I love the way you work you always choose the hard work

  • @sulthanoamanii2140
    @sulthanoamanii2140 ปีที่แล้ว

    Masha allaah tabarallaah alle ha barakeyo caruurta fariidiinta ah❤😊

  • @nastehaahmed5332
    @nastehaahmed5332 ปีที่แล้ว

    Masha Allah alle ha ku xifdiyo

  • @fadumoabdulkadirshekh5737
    @fadumoabdulkadirshekh5737 ปีที่แล้ว

    ASC Maash Allaah Tabaarka Laah Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha I Din SIIYO Inshaa Allaah Amiin

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤mashallaah allow ku xifdhi allaahu ma aamiin sidaa kuwad

  • @fatumahani9169
    @fatumahani9169 ปีที่แล้ว

    Masha allah abyo xasuus ayaa iga lisay runtii ❤❤💯❤ waan u xiisay wllhi 😥

  • @Gory-ali
    @Gory-ali ปีที่แล้ว

    Maasha allaah. Illaahay. Hanoo. Xafido aad ban. Daawashadiina. U ga. Faraxsanahay

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 ปีที่แล้ว

    Maasha allah allah ha u xifdiyo aamiin Allah dalka nabad ha nooga dhigo aamiin

  • @blackpink2487
    @blackpink2487 ปีที่แล้ว

    SCW.WAAD.SOO.TAAGTEY.UURSO.BAAN.IS.IDHI.MAANSHA ALLAA

  • @alidahir467
    @alidahir467 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah gabardine akhlaaq leh waaye

  • @shugriduhul2170
    @shugriduhul2170 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah danbi dhaf Allaha
    Kaga dhigo dabka ku gubey, Aamin

  • @xiishkhaliifcadecade1534
    @xiishkhaliifcadecade1534 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa dhaqankii aan in mida ah aanan arkin Allaha kuu fududeeyo howl fudud ma aha

  • @cabdinaasirmaxmed-hr1nk
    @cabdinaasirmaxmed-hr1nk ปีที่แล้ว

    M.a noo soo badi hanga maqnaani please mar waliba nala joog

  • @kahaomar1829
    @kahaomar1829 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Alle haku barKeeyo

  • @hobyocadey6193
    @hobyocadey6193 ปีที่แล้ว

    Illaahay cimrigaada ha raajiyo af aan jeclahay ayaad ku hadlaysaa,alloow soomaali ii badbaadi waan jeclahay dadkayga soomaaliyeed

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah walaalo waa runtaa walaalaha Soomaaliland waxay u wada xanuunsadaan mashaa la aan,
    Sidaa awgeed masha Allah 💕💕

  • @hawaosman5454
    @hawaosman5454 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walaashey dhaqan kaaba vidioskaga waa noo wax barasho iyo dhiiri galin intaba mahadsanid sis ❤

  • @kahaomar1829
    @kahaomar1829 ปีที่แล้ว

    anigu ma aqoon in lasolo oo markahore laga rido calendar wax fiican bad ubartay. Mahadsanid

  • @HassanAhmed-ty6xw
    @HassanAhmed-ty6xw ปีที่แล้ว +2

    Sonkorta halla iska yareeyo somaliyey haddii aad timir ku daraysid bariiska ma ahayn in aad sonkor ku darto

  • @ahmedabdimohamed886
    @ahmedabdimohamed886 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waagabadh anjeclahy sida ey usobandhigto

  • @yaxyamaxamed396
    @yaxyamaxamed396 ปีที่แล้ว +2

    Adiga malagu qabaa jawaab nasii cadey

  • @saidaahmedmohamed4996
    @saidaahmedmohamed4996 4 หลายเดือนก่อน

    higaag waxaad I xasuusisay kalmad wayd thanks abaayo

  • @abdifatahmohamudsalad655
    @abdifatahmohamudsalad655 ปีที่แล้ว

    Masha allah
    Allaha xifdiyo awlaada.

  • @bintisharafabdinasir3945
    @bintisharafabdinasir3945 ปีที่แล้ว

    Manshaalah alow kubarakey

  • @MaxamedAhmed-f4h
    @MaxamedAhmed-f4h 3 หลายเดือนก่อน

    Alahay ha idin ku shobo amiiin yaarabi

  • @soundtech7181
    @soundtech7181 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah, qof qiimo badan ayaa tahay allaha idin barakeeyo

  • @mjama7664
    @mjama7664 ปีที่แล้ว

    Landhere from gobolada tiri wax ka macan maleh illhy wadanki ano nabada ha igu celuyo

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 ปีที่แล้ว

    Masha Allah carfa caano mcn

  • @abdullahihussein3808
    @abdullahihussein3808 ปีที่แล้ว

    Manshallah xajibka allaha kugu sugo walaal

  • @amalomar380
    @amalomar380 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Alle ha ku xifdiyo ❤❤❤❤❤

  • @malakinaboqor4143
    @malakinaboqor4143 ปีที่แล้ว +1

    Naag garti leh waa ku qasbantahay ina xijaabato ileen camera kuku socotee lkn anigu camerada un baa iska deyn laha walle anoo xijaaban howl maqabteen siiba digo xaaqow wa howl adag❤

  • @munoqali826
    @munoqali826 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid xabibti qaaali guul insha Allaah

  • @sahrodiriye4995
    @sahrodiriye4995 ปีที่แล้ว

    Manshallh 🎉Alle haku barkeeyo wll @Dhaqan kaaba ❤

  • @fatumaabdikadir5637
    @fatumaabdikadir5637 ปีที่แล้ว

    Maashaalaah❤❤quruxbadanaa❤yaakugusoobiira👍🏽👍🏽👍🏽

  • @malakinaboqor4143
    @malakinaboqor4143 ปีที่แล้ว +1

    Geed lajajabiyo ayaan aqaan wax ka caraf badan maleh waa la gadaa oo magaalada waa laka helaa geedkaas aad baa u jeclaa oo market hooyo culeysi waan agjoogi jiray ❤
    Hooyadeyna markey caanaha nooso dhiibeyso dartey usoo culi jirtay oo waa necbaay caano aanan culneen ❤

    • @muniitaismail3550
      @muniitaismail3550 ปีที่แล้ว

      Abyo kuwa la culo iyo kuwaan la culin maxay ku kala duwan yihiin

  • @HassanAhmed-ty6xw
    @HassanAhmed-ty6xw ปีที่แล้ว +2

    Geedka noocan ah in qaybbla reebo marka la jarayo ayaa fiican sikaasi usii baxo oo markale loo intifaacsado

  • @dekaaadam6103
    @dekaaadam6103 ปีที่แล้ว +1

    Maanshaa allaah Maanshaa allaah Maanshaa allaah keep going sister 💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍

  • @Aminamohamed2464
    @Aminamohamed2464 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarka Allah

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 ปีที่แล้ว

    Masha alaah caruurta waubaxaguriga masha alaah

  • @abdiasiis6505
    @abdiasiis6505 ปีที่แล้ว

    Wllshay alaha kufududeeyo shaqo wayn ayaa haysaa

  • @gallayr22
    @gallayr22 3 หลายเดือนก่อน

    Shaqadaa aad baan ugu soo daalay baayoy hadana magalan tagnahay xoolo raac wa ku soo dhibtoaday ari iyo badiye ha xayaysiin

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 ปีที่แล้ว

    Maan shaaallaah shaqo fiican baahaysaa baaye

  • @omarabdi1042
    @omarabdi1042 ปีที่แล้ว

    Walaal dhaqankaabaay dhulkan waa halkee ciida gaduudan ma cadaadaa

  • @kahaomar1829
    @kahaomar1829 ปีที่แล้ว

    Dee waydhaa mi intada. Ka during hilayga hdañ fahmay idinku wad xurbisan anaguna wan weedhaminaa waxakale dhaqnkas rer sciyocayn wadhul Allewayne barwaqeyay dhulka harti Wayne Allow ugu wad una sii kordhi barqaqada iyo babartaba

  • @mahadshariif1981
    @mahadshariif1981 ปีที่แล้ว

    Mashallah guul iyo horumar wacan inshallah mahadsanid ✅💯🦚🍇☂️

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAH sharaf ku nooloow🎉❤

  • @cabdirisaqxasan4619
    @cabdirisaqxasan4619 ปีที่แล้ว

    M.a wll kusuco xijaabkaaga ilaah baa raali galisay iyo intii ilaah jecel allaha kusharfo

  • @ubaxhasan2052
    @ubaxhasan2052 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah wallo halkaad kunooshahay❤

  • @fowsicumar1073
    @fowsicumar1073 ปีที่แล้ว

    inaabti kadaa waqooyi somajijnd dheh, adhigana xereda ka dhisa oo ood kor ugu dhisa

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 ปีที่แล้ว

    Maashaaallaah Tabaarakaallaah

  • @shukri1395
    @shukri1395 ปีที่แล้ว

    Masha alaha Abaayo 💚💚🙏

  • @alidahir9252
    @alidahir9252 ปีที่แล้ว

    Masaarta lugta ka ilaali wlshey❤️

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 ปีที่แล้ว +1

    Reerkaan reeraa hada kahor lajoogi jirtay ama utagtay soomaaha meshaa iguma cusba

    • @malakinaboqor4143
      @malakinaboqor4143 ปีที่แล้ว

      Haa waa reerkeeda walaalaheed iyo ilmaheen dhaleen waaye meeshii aa ku baranay weeye wey ku noqotay

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 ปีที่แล้ว +2

    Dhaqankaba ubaxey salaansharaf adiga iyo familkada adlajogtid iyo asaxabtada . geberbadiyo jogto magalawarabta inloguriyo lkn gabarmagalajogto badiyo inloguriyo marabondontaa ?

  • @axmedwaliaadan5437
    @axmedwaliaadan5437 ปีที่แล้ว +1

    Xijaabka ha dhigin waligaa

  • @saarabdi
    @saarabdi ปีที่แล้ว

    Afghanka maqaar ay sidaan cml ugu ruxaan

  • @abdifatahmohamudsalad655
    @abdifatahmohamudsalad655 ปีที่แล้ว

    #ubaxey inbadan nojoog ❤

  • @Aminamohamed2464
    @Aminamohamed2464 ปีที่แล้ว

    ❤❤Masha Allah Abaayo

  • @bashirali4887
    @bashirali4887 ปีที่แล้ว

    Horay usoco walalhy Masha alh

  • @faizahassan355
    @faizahassan355 ปีที่แล้ว

    Manshallah Manshallah ❤❤❤

  • @hanadikhadar567
    @hanadikhadar567 ปีที่แล้ว

    Hore usoco huno mcn wanan ku salmya

  • @salma3ahmed890
    @salma3ahmed890 ปีที่แล้ว

    Sorry. Dabka maro maro madhow ku tir tir. MashaAllah. TabaraAllah. Ilmaha ha so dhigin. Dadka il xun ayaa jiro ❤❤❤❤❤. Wax kastana. Bisinka u qabo.

  • @faisaahmed2087
    @faisaahmed2087 ปีที่แล้ว

    Dhaqankaaba nooma ma sheegin meeshaad joogtid

  • @halimosalad6076
    @halimosalad6076 ปีที่แล้ว

    Labo dhaqan oo wanasan ayaat sogutbisa

  • @Himila55
    @Himila55 ปีที่แล้ว

    firsr aid kid inaa soo qaadato waaya magalada markaa taktoo dhawacayada yaryar iyo hadii xanuun ku qabtoo

  • @abdirizackomar7787
    @abdirizackomar7787 ปีที่แล้ว +1

    Wn kusalamy abyo qali

  • @munamaxamed3624
    @munamaxamed3624 ปีที่แล้ว

    Ciir. Waan. U xiiisa wll

  • @Gory-ali
    @Gory-ali ปีที่แล้ว

    Waan kaaqaday salaanta. Habo. Anaa reer. Bariya. Mama. AQ a an. Horay. Usoco. Habo. Macaan. Habaryartay. Baad. Tahay

  • @jaamacnuur3835
    @jaamacnuur3835 ปีที่แล้ว

    mnsha allaah gabar qaiya

  • @abdifatahmohamudsalad655
    @abdifatahmohamudsalad655 ปีที่แล้ว

    Waxaan soxasustey sheekadii aheyd( #Catir caana kudhuuqe.)

  • @abuquhafah4994
    @abuquhafah4994 ปีที่แล้ว

    Wll adika kalti miya ta hey wll isheg walshye

  • @A.j.A
    @A.j.A ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله

  • @adanaxmedgurey-vo5oi
    @adanaxmedgurey-vo5oi ปีที่แล้ว

    Waa ladha haa xidhxidh

  • @AyaanKhadar-ym8ix
    @AyaanKhadar-ym8ix ปีที่แล้ว

    Mansha allh walashay❤

  • @ahmedabdimohamed886
    @ahmedabdimohamed886 ปีที่แล้ว

    Waashaqo an jeclahy lkn janiska iidiidey

  • @haala552
    @haala552 ปีที่แล้ว +1

    Beri laga reeysay bariis caano leh maqli jiray

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 ปีที่แล้ว

    Masha Allhh ❤ Masha Allhhh ❤️❤️👍👍💖💖

  • @Faatushfamily4504
    @Faatushfamily4504 ปีที่แล้ว

    Mash Allah abaayo isoboqo

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd ปีที่แล้ว

    Maashaa❤alaah❤ qurux❤