Caano boore ari ayaan ku guulaystay samayntooda😱

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 397

  • @siham5154
    @siham5154 ปีที่แล้ว +53

    Masha alh gabadhi ugu horeysay caano boore sameysa oo fikrada badan u iftiimisay ganacsato badan waadna arki doonta mardhow ganacsato isku daygaas sameya insha alah

    • @dhaqankaaba7350
      @dhaqankaaba7350  ปีที่แล้ว +6

      Mahadsanid xbbti ❤

    • @naimosulaiman8881
      @naimosulaiman8881 ปีที่แล้ว +2

      ​@@dhaqankaaba7350 Masha Allah horay kuugu sheegay in aad halyey tahay! Horusoco huuno

    • @ladanofficial
      @ladanofficial ปีที่แล้ว +2

      ​@@dhaqankaaba7350 abayo intee kala so xariraa

    • @waxwalbalechannel1676
      @waxwalbalechannel1676 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah tabarakallh ♥️

    • @najiiblaari5425
      @najiiblaari5425 ปีที่แล้ว

      ​@@dhaqankaaba7350
      Walashy caanaha ayagoo dhay ah karkarin ku adkee waa qaab kaloo aad u fcn

  • @maryanhassan8795
    @maryanhassan8795 ปีที่แล้ว +18

    Waxaa fiicnaanlahayd in dad wanwanaagsan oo business ka wax kagaranaya ay warshad caana qalajisa kasameeynlahaayeen meelkastoo xoolo dhaqatadu ubadantahay oo aan caano dambe ladaadin.❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 ปีที่แล้ว +9

    MashaAllaah habo waad dadaalee ganacsatada Allaha tusiyo horumarka wadan keena habo waxaad kusameysaa mara cadaan ah markaas wax kalar ah kaama sooracayaan tijaabada waxey ku gaarsiin guusha horumarka habo waad guuleysan adaaba warshado noo sameyn doontid inshaallaah guul

  • @ilsanasde7918
    @ilsanasde7918 ปีที่แล้ว +2

    Caano borahan ayaba fresh ha wayo waxba lakuma dariin kuwa kale ee dibada laka keeno dawoyin in lakuso daro aya laka yaba..
    MANSHA ALLAH TABARAKALLAH wax isku day'du waa shay wanagsan

  • @cabdilaahicabdi3268
    @cabdilaahicabdi3268 ปีที่แล้ว +3

    Guulayso wll
    Waxaan rajaynayaa inaad hormuudka lagu dayan doono dhawaan ku biiri doontid hadda jidkii ayaad si hawli ah ku soo haysaaye
    iskuday mar iyo ka badanba guul ayaa laga gaadhaaye ceeb maaha
    Maanta iyo maalintii hore kala duean maalinta soo socotana ka sii fiican idam alle
    Alle ha kula garab galo wixii khayr kuugu jiro hana kuu sakhiro

  • @farhiaabdullahi4026
    @farhiaabdullahi4026 ปีที่แล้ว +3

    Waa dadaashay marka dambe bac weyn oo cad u fidi ee Ku qalaji ama saxamada sabta oo waa weynka Ku qalaji

  • @falisa576
    @falisa576 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allaah tabarakallaah wllo
    Wa tojaabo wanagsan wadna ku
    Guulaysinin Mar un hadana maxuma
    San u wada jeedno wa dhiiro galin
    Fican adigana Allaha ku xafido will
    Ubaxeey. Marada waxa ka si fiicnan
    Lahaa (bac)sida kiwa miiska la saaro
    Mid qafiifa jirta.godkana balaar ka dhig

  • @مطعم-ي9ع
    @مطعم-ي9ع ปีที่แล้ว +6

    Waxaan ahay qofkii uguhoreeyay laik saaray marka codsigeeyga waxaa waaye galgaduud muuqaal kasoo samee

    • @dhaqankaaba7350
      @dhaqankaaba7350  ปีที่แล้ว +1

      Waan kasoosameya wll oo meshaan jogaa ah galgaduud

  • @MMA-lk7ir
    @MMA-lk7ir ปีที่แล้ว +5

    M.a wlhi waxaa tahay gabar wanaagsan hore usoco walaashay waxaa tahay gabar ku dayasho mudan oo jecel dhaqankeeda, diinteeda iyo dalkeeda❤❤

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 ปีที่แล้ว +3

    M.a abaayo allaha ku xifdiyo tijaaboyin kaagana waa ku guuleysahee insha allah hadaa heli kartid maro cad oo sharoof eh oo sibibixa eh markaa isha uga jeedid oo nuuca dufkacaayo ama qabahaayo eheen hadaa celi kartid waa ka xeji kartaa dhulka taas sidaa filaayo makaaga dhageso ama masoo racaayaan caanaha duf ama medab midna

  • @shamso_1451
    @shamso_1451 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah guuleyso habayar dunidu waa tijaabo uun wax walbaa qof baa tijaabiyey habo hadda baaf nadiif ah ayaad heli kartaa dadkii hore mahili karin caano faar ka waa lagu dhanaan sanjirey xooluhu markey cusbo jeelku kudhaco ayaa lasiin jirey xittaa ilmaha ayaa kudhaan san jiray alle haku siiyo cilmi naafica saas kuwad dhaan kaaga

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allaah qoftani isdhiibi mayso,dadaal gaari downtime inshaa allaah,caanaha haday ciir yihiin sug in ay kala baxaan bihaya ka miir inta adag ,jawaan camaar geed saar oo ku shub, qorax Mar ay jirta dusha wax. Shabag ah ka saar diqsiga yuusan kaaga tufine,markay qalalaan biyo qandac ah ku qas , hadaad rabtid inaad cheese ama farmaajo ka samaysidna markay inyar warnaadaan, xir sidaa burka u xirtid wax culus sida dhagax weyn dusha ,intuusan aad qalalin weel ku ku rido burxabaalka ku cun ama baastada suugada leh dhinac ka saaro cusbo yarna ha ka ilaawin ,farmaajada nooca labaad caano aan subaga laga bixin oo garoor ,ama dhay aad kululeysay kulka faryareydaada kul ay dareemi karto dabka ka qaad ,liin yar ama caano dhanaan ku dar markay qaboobaan miir sidii kuwii hore yaal farmaajadu qurax uma maahna ,geed deer ka soo laalaadi markaad cabaar wax culus saartid ka dib lo, iyo, ariba ku tijaabi cusbo yar xasuus diqsiga ka ilaali
    Diqsi xun baa baadiyaha jooga yuusan taab.wa billaahi tawfiiq casharo quraan inaad cid uun uga baxdid ku dadaal ,hadaad adigu taqaan umada kula joogta bar,

  • @keyowxgaldile2863
    @keyowxgaldile2863 ปีที่แล้ว +3

    Wll wanku salame aad ban kutagera waxad tahay gabar kudayasho mudan keep going ❤️👏

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 ปีที่แล้ว +9

    Maro cad ku samee insha Allah. Welldone. Waad ku guulaystay 🎉🎉🎉🎉

  • @macadcade99hussein3
    @macadcade99hussein3 ปีที่แล้ว +7

    Aduunka fikir wanaaagsan oo wax kuool ah qofkii keena wala maamuusa.waxa xaqiiqa ah inaad soo bandhigtay cilmi wanaagsan oo dad badana aysan aqoon.tajribadaas aad sameesay waxaa wanaagsan inlaga faaidaysto. Anyway jazaka ALLAHU qayran

  • @nasracaynab411
    @nasracaynab411 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allaah, tabaarakallaah, aqoonta dad badan sheeganayaan adaa ka aqoon fcn,horey u soco habo❤❤❤

  • @aminohasssan3244
    @aminohasssan3244 ปีที่แล้ว +2

    Video gi hore marka arkay ayan sida hada aad sameysay ku fikiray in marada lo dhigo lkn comments maso qorin Masha Allah Adiga ayaba gartay

  • @libanfarxan3086
    @libanfarxan3086 ปีที่แล้ว +2

    M.a waad dadaashay waana dadaalaysaa Horayuso,, waanrajaynaa in Som🇸🇴 Maalin Dunida Hogaamin doonto Dhanwalba Hadii aan wadadaalno insha allah

  • @abdullahihagi7741
    @abdullahihagi7741 ปีที่แล้ว +1

    Caano fresh dhay ah waxaad ku dartaa xoogaa liin ah, markay kala baxaan biyaha caanaha maro cotton suuf ah waxaa soo baxaayo farmaajo jees ah
    Ee noqo gabadhii ugu horaysay oo jiis farmaajo ah sameeso qaasatan Mozarella.
    Youtubka ku kqor how to make mozarella ama how to make cheese
    Horay u soco dhaqan kaapo dhaqankana noo soogudbi.

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah fikir fiican dad badan baa kaa fa iidaysanya yaa og wax debedda la ga keenay.marka danbe maro cad ku tiijaabi reer miyiga haka fa iidaysten wakhti ga abaarah oo kale ayay wax taraysa. Good luck abaayo.

  • @makoislaw
    @makoislaw ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah dhaan kaaba gabar qaaliya e hala garab galo guuleyso weligaa xabibti ❤

  • @xasanmahad115
    @xasanmahad115 ปีที่แล้ว +1

    Hore u soco wllshy dhaqan Kaapa

  • @amiinadhoolkayse4876
    @amiinadhoolkayse4876 ปีที่แล้ว +1

    Masha alllah abayo walahi waxbadan ban kafaiday waxano kale waligay maarag mana maqal Masha alllah .abayo waxan kugu darsanaya cano dhay ah kasosame o aad dabka sartay markay karkaran e adkadan bacadka dhig insha Lllah wYnoqon

  • @AbdirahmanMulac-jk9hu
    @AbdirahmanMulac-jk9hu ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah wlshy gabadh hal abuur leh ayaad tahay dhaqankeenniina waad soonoolaysa halkaakasii wad

  • @degan4
    @degan4 ปีที่แล้ว +2

    Guulayso guulayso
    Waan kuugu taageersanahay isku daygaaga

  • @MaxamedGacmayjamaca-ve8pu
    @MaxamedGacmayjamaca-ve8pu 10 วันที่ผ่านมา +1

    Gabadhii somalia caanoboore samaysay 😂😂😂😂😂😂❤

  • @rajorumeyn6633
    @rajorumeyn6633 ปีที่แล้ว +1

    Wcs abaayo si fudud ayaa ku sheegah 1 caanaha gabka saar iilah ay noqdaan caano baraawe ka bacdi saxan ku dhub 6 saac quraxda dhig ka bacdi soo qaad shiit wlhi caano booro cadi ayow noqanah tijaabi pls

  • @umxababa3545
    @umxababa3545 ปีที่แล้ว +1

    Caano Fresh adigoo haysta Maxaa ku falaeysiin caano boore

  • @NimoMohamud-ct1jb
    @NimoMohamud-ct1jb ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah walashay dhaqan kaba hore u soco ❤❤❤

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey caqli fiican buu ku siiyey.
    Masha Allah.

  • @halimofarah1601
    @halimofarah1601 ปีที่แล้ว +1

    Godku siding. Saxds. Aheed Uma. Qodna inaad balaarido ayeyaheed

  • @maryanhassan8795
    @maryanhassan8795 ปีที่แล้ว +4

    Allaah maskaxdaada hakuu barakeeyo

  • @FarduusBintusaciid-qm6qi
    @FarduusBintusaciid-qm6qi ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allah illahay haku xifdiyo qaali dumareey Guulayso

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 ปีที่แล้ว

    Mash Allah, waxa aan la yaabay soor bacaysan in dibada laga keeno. barigii hore masago ama galay baa la tunta oo la soo shiidi jiray lakiin hada soor wadan kale aa badashay. Marka Somaliyay kac oo qabiilka dhaf oo nicmada rabi ku noqda.

  • @haphzamohamed
    @haphzamohamed ปีที่แล้ว +2

    Masha allh gapadha kaliya caano buure gacanteeda ku sameysatey❤

  • @mahadaydid5255
    @mahadaydid5255 ปีที่แล้ว +1

    Maradana maryo loogu talagalay oo sidii shaandhadii ah mara balcad ah oon rinji lahayn

  • @OSMA584
    @OSMA584 ปีที่แล้ว

    Masha allah abti waan ka helaa muuqaaladaada respect

  • @dahirwarsame7528
    @dahirwarsame7528 ปีที่แล้ว +3

    Asc. Sedeey u dhadhamayaan, allaha ku garabgalo waad dadaaleeysaa, rag karoon baan kuula baxay ku raali noqo

  • @omhajar69
    @omhajar69 ปีที่แล้ว +1

    Hal mar dhay geel noo tijaabi
    Marka hore kari intey biyihu ka gurayaan kadibna qalaji
    Dadaalkaaga mid guuleysta Allah haka dhigo aamiin
    Markaad warshad caanaboore geel furato macaamiisha uhoreysa baan ku jiraa ❤❤❤
    Inshaa'Allah

  • @fardowsomuse5221
    @fardowsomuse5221 ปีที่แล้ว +4

    Asc wallasheey Dhaqan kaaba hambalyo 🎉 guulaysatay horo usoco waan arki doonaa adigoo warshada noofuray insha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 ปีที่แล้ว

    Dhulka Somaali waa dhul wayn oo balaaran,
    1-oo biyo leh
    2-Oo Bad leh
    3-oo xoolo leh
    4-kaluun,caano,hilib shimbro,miro meelwalba ka baxay ,webiyo aan la beeran,miro aan meel kale ka bixin sida YICIBTA.
    5-dhulka Somaali waa jano ee Illaahay Ha ina garansiiyo Somaali waa walaalo ee Illaahay nabad Ha inaga dhigo Aamiin.

  • @nasraelmi6471
    @nasraelmi6471 ปีที่แล้ว

    M...allah tabaraka allah
    Abayo horay uu soco
    Intaas in ka badana waan ka
    Sugaynaa ❤❤❤❤❤

  • @Sahra-f5q
    @Sahra-f5q ปีที่แล้ว +1

    Mashalh abyo wadadaalesa alaha kuguuleeyo aamiin. ❤❤🎉

  • @abdifitahali3380
    @abdifitahali3380 ปีที่แล้ว +1

    Ilhye ha ku barakeeyo.

  • @najmonalka5160
    @najmonalka5160 ปีที่แล้ว

    Isku day wanaagsan abyo dib aya ka guleysatay hormar wacan abyo dadaalka sii wad❤❤❤❤

  • @Mohammed_Jacob
    @Mohammed_Jacob ปีที่แล้ว +2

    😮❤❤❤ Allaha ku dhowro walashey dadaal aad u weyn ayaad sameysay ❤❤❤❤

  • @fartuunmohammadmohamud249
    @fartuunmohammadmohamud249 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah wad ku guulesan doontaa goordhaw guuleyso dadaal abayo

  • @smartazu8723
    @smartazu8723 ปีที่แล้ว

    Inan aad u caqli fiican ayad tahay wllo hore u soco

  • @halawieaden4008
    @halawieaden4008 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo macaaney ilaahay ha ku barakeeyo Mansha Allah baaf maad kudaydid caanaha intaad kushubtid meel qorax ah dhig insha Allah inaad kuguulay sato baan ilaahay karajaynaayaye walaashay qaali ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sulekhoali1266
    @sulekhoali1266 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaaha abyo qof hal abuur leh baa tahay Allaah haku garab galo❤

  • @abdallahidris3955
    @abdallahidris3955 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha ku barakeryo

  • @abdiwahidmuhumedyusufabdiw8461
    @abdiwahidmuhumedyusufabdiw8461 ปีที่แล้ว +1

    Manshaa alaah waxyaabaha aad meeshan kusoo bandhigto runtii wanaagooda iyo baahida looqabay waxaan kutilamaamo iyo si aan ucabiraba garanmaayee, waxaan ale kaaga baryaynaa inuu kuu kaal meeyo soomaalidana waxaan dhihiahaa war gabadhani wax yaabaha ay soobandhigto bal iswaydii halkuu inaga taaban hayo iyo baahidda ay uqabaan jeelasha danbe

  • @ismaanaxmedkheyre6071
    @ismaanaxmedkheyre6071 ปีที่แล้ว

    M.a gabadhii ugu horeysay ee si is keeda caano boore usameysay runtii hadaan nahay bahda waxbarashada waxaan kugu xusi doonaa manaahijta waxbarashada iskuulada iyo jaamacada
    Horey u soco oo ha caajison

  • @haabiilcali-my3su
    @haabiilcali-my3su 6 หลายเดือนก่อน

    Gabadha kaliya ee caano gacanteeda ku samaysay, halkeen kaala soo xidhidhaa sis

  • @abdirisakahmed9101
    @abdirisakahmed9101 6 หลายเดือนก่อน

    aqliga ilaahay ha kuu dhowro cimri iyo cafimaad ilaahay ha ku siiyo soomaali dhalad ah ayaad tahay barnaamijyadaa Dana waan la socdaa waana kugu xiranahay guulayso

  • @DefNotFarhiyaw
    @DefNotFarhiyaw ปีที่แล้ว +2

    Good abaayo hada ayaad saxantahay wasidaas idaan kaarabnay lakiin weli waxaakaaga fiicneed meesha maradakaga shubtay inaad backushuto wacweeyn sooqaado markadambe insha Allah ❤❤❤👏👏👏

  • @sunduzaxmed3231
    @sunduzaxmed3231 ปีที่แล้ว +1

    Keep going wllo ubax🙋‍♀️❤

  • @barwaaqomaxamed4033
    @barwaaqomaxamed4033 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah wll waxan kuurahaynaya guulobadan oo kale dadbadanba kafa idaysanayee

  • @HabibaAbdullahi-t6d
    @HabibaAbdullahi-t6d ปีที่แล้ว +1

    Asc waxa ficnalehed inaad caanaha baac kushubtid godka

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 ปีที่แล้ว

    Masha alaah xabibti alaha kuu barakeeyo

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 ปีที่แล้ว

    Www MAASHAA ALLAAH bal kwrn tijaawadi wey gulesatay m.a🎉❤

  • @jallexassanali748
    @jallexassanali748 ปีที่แล้ว +1

    MashAllh wlshey kuwa manta masuliyiinta shegto ee xoolihii wadankana iyagu gadaal marsadey haddi ay sidaa oo kale u fakari lahayen waan guuleysan laheyn

  • @sengeeng6279
    @sengeeng6279 ปีที่แล้ว +1

    Wanku wataa from ceergabo soomaliland

  • @sarifusdtcrypto
    @sarifusdtcrypto ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wll qaali horay usoco wadankeena waa wadanka aduunka ugu wanaagsan lkn madax xun ayaa ilaaheey Nagu imtixaamey oo wax soo saarkii dalkeena aan uba jeedin waxyaabo qashin ah ayaa wadankeena cunto ahaan loo cunaa oo nafteena naafeeynaayo war soomaalaay waxa dalkiina cuna oo abuurta beeraha iska daaaya cuntada dibada laga keeno oo qashinka ah

  • @farxiyotigow2372
    @farxiyotigow2372 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo hore mar aan kuu rajeenaa hori ka sii wad 👍👍👍👍👍👍

  • @midnimoqaran8674
    @midnimoqaran8674 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Walal Waad Dadashay Hore Uu Soco

  • @fmg63772
    @fmg63772 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah tabaarakallaah jizaakallaah khayr ukhtii dhaqan kaaba horey usoco

  • @shafihussen434
    @shafihussen434 ปีที่แล้ว +1

    Manshallh wllo allh kuxafido

  • @waaniyechannel7935
    @waaniyechannel7935 ปีที่แล้ว

    Maansha Allaah tabaarakallaah, Allaah ha ku barakeeyo walal waad noo faaiidaysay

  • @Cukaashe
    @Cukaashe ปีที่แล้ว +1

    Walaal qoraaalka cinwaanka kanaalka inoo sax oo xarafka ugu horeeya weynee. Sidan baan sax ah: Dhaqan Kaaba.

  • @taqwaabiib5055
    @taqwaabiib5055 ปีที่แล้ว

    Masha allah alle dadaalkaga hakuu fududeeyo

  • @maydhchanel
    @maydhchanel ปีที่แล้ว

    Maansha Allah horay usoco wax wacan baad tijaabisay han ka caajisin

  • @mmcf504
    @mmcf504 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walaal guuleeyso ❤❤❤

  • @Maryansheikhcisman-vj1sw
    @Maryansheikhcisman-vj1sw ปีที่แล้ว +1

    WAXATAHAY GABADHAKALIYA EE CAANOBOREGACATAKUSAMEESO

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 ปีที่แล้ว +1

    Waa sidey ayeyday usamayn jirtey weliba jawaan bey kushubi jirtey markey qalalan bey kaydsan jirtet ayeeyi

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah waxaa jira caag isku dabool ah oo cunada lagu qalajiyo

  • @haniomar710
    @haniomar710 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allaha kuu barakeeyo gacantaada ❤

  • @waxiidjaamac9368
    @waxiidjaamac9368 ปีที่แล้ว

    Masha allh wllhi hal abuur baad samaysay abyo allha kuguuleeyo

  • @Sara-nw8ut
    @Sara-nw8ut ปีที่แล้ว

    How to make milk powder at home TH-cam Ku qor vedio esty ah Ku Jira caanihi oo dhay ah samayso marka jilaalka kaga bixi inshalah waad daashay hore u soco inshalah

  • @cabdiqanimaxamedxuseen5205
    @cabdiqanimaxamedxuseen5205 ปีที่แล้ว

    maashaa allah taladaydii waad qaadatay walaashay

  • @waxwalbalechannel1676
    @waxwalbalechannel1676 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo wakusalamay abayo ii share gareye please 🙏❤️

  • @ahmedmahdi88
    @ahmedmahdi88 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah ilaahay haku xafido.

  • @nastexokhaliif4473
    @nastexokhaliif4473 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh guleeyso abaayo

  • @xamdixiis8509
    @xamdixiis8509 ปีที่แล้ว +2

    Dhaqan kabay ana kugu heysta aniga kaliya sameyey cano bore abayo ana waxan sameyey Canada loda o dheyda ah ayn cano bore ka sameyey waliba cadeys noqonaya lkn waxay iga noqden wax isku yara dhagaya o isidi kuwa la keno kale shaxa uma cadeynayan lkn ad bey dhadhan ahan u macan yahin marka adagio dhey ah tijabi y tube ka bartay adna isku day in ay ku hagagan laga yabaa

  • @rejaaden2418
    @rejaaden2418 ปีที่แล้ว +1

    Asc habo Carnahan u dhig bac oo balaari God ka hoos ha uqodin haas si Carnahan dhaqso uqalalaan ayagoo haystack nafaqadooda Carnahan ciirta waxaa ku jira Wali Subang badan habo ti jaabi mKa ku xiga talaabada waayo Canaha Maradona waa dhuuqaysaa ee ka daa soo qaado. Bac weyn oo Ballaran oocad oo nadiif ah horay u soco habo

  • @sagalmaxamuudcali4332
    @sagalmaxamuudcali4332 ปีที่แล้ว

    wwww mansha allh abaayo caanaha ciirtaa waa yogadkii aanka gadano subur markedyada qaaligaa isla iyagii noso sameysay maansha allh mardhow wershadii dhaqankaaba haleygeyo wad maqlee insha allh guul iyo gobanimo dadaal wacan

  • @AishaLadan-z1j
    @AishaLadan-z1j ปีที่แล้ว

    Masha Allah gabar dadaalaysa ayaatahay abaayo caanaha ayagoo hada lasoo lisaybaa garoor lagadhigaa kadibna waalaqalajiyaa kadibna budo ayaa lagadhigaa Marka warshad iyo Dawooyinbay ubaahantahay

  • @mahadaydid5255
    @mahadaydid5255 ปีที่แล้ว

    Baarakalah isku day fiican

  • @mohamedanshur8441
    @mohamedanshur8441 ปีที่แล้ว

    Asc walaashay cururnimadi ayaa ciir iigu dambeysee bal hadhuubka ii buuxi inkasta oon ragu ciir ka cabin deeganka aan ku soo koray....

  • @abdirahmangaarane2935
    @abdirahmangaarane2935 ปีที่แล้ว

    Masha Allah❤, wax aadan laheyn kama ciil bixi kartid waxaa la joogaa waqtigeeni aan wax soo saaran laheyn Illaahow nala garab gal.

  • @shaymaamohamed5960
    @shaymaamohamed5960 ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah waa ka helay horay u soco abaayo

  • @mohamedabdulrahman5033
    @mohamedabdulrahman5033 ปีที่แล้ว

    Manshaa allah ,hore u soco walal

  • @Queenkiin1234
    @Queenkiin1234 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah abayo aada iskugudayday

  • @miskimohamed5018
    @miskimohamed5018 ปีที่แล้ว

    Wcs maashaa allaah maashaa allaah keep going sister

  • @halimofarah1601
    @halimofarah1601 ปีที่แล้ว

    Dhaqn Kaaba caanaha kululeey mar Kay Kala baxaan inta fariisata ayas muhiim ah intaas Aya la Cunaa oo canjeelada iyo burkaba was lagu dar sadaa

  • @sadiahussein398
    @sadiahussein398 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah allaahum baarik Xabiibtii ma dhadhmisay inay dhanaan yihiin ama ay macaan yihiin?

  • @boqolechannel
    @boqolechannel ปีที่แล้ว +1

    Asc walal dhaqankaaba runtii wan kugu racsanahay dadalkaga iyo horu marka aad samynyso midhban kugu darsan lahaa
    Mardaa canaha kalarka uyeshay
    Ka daa bacda rashinka ayaaa kaga fudud inaad
    Ku shubto si aanay midab kale uyeelan
    Runtii wax lo bahanyahay aayad wadaa

  • @halima2476
    @halima2476 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah tabaraka Allah 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @abdiazizmohamud-wv5xh
    @abdiazizmohamud-wv5xh ปีที่แล้ว +1

    MaashaAllah, waa cilmi fiican.

  • @muwahibnur2283
    @muwahibnur2283 ปีที่แล้ว

    Mash'allh Tabarakallah Abyo Aad U Jclhy Dawshda Videoydad Allh Ku Barakeeyo❤️👸