sidee ku barankartaa xirfada typing ka || learn Touch Typing For free

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Muuqaalkaan waxaa kugu tusayaa sida loo barto xirfada Typing ka
    Adigoo isticmaalaayo 10 kaa farood
    Waliba Adigoon fiirin Keyboard ka.
    Waakanaa Website ka laga baranaayo:
    www.typingclub...
    sidoo kale halkaan waxaa ka heleysaa website yo lagu baraatikeynaayo
    1.Monkey Type
    monkeytype.com/
    2.Ztype
    zty.pe/
    3.Fast Fingers
    10fastfingers....
    waxaan filayaa inaa isbarto xirfadaan maadaama ay aad umiimsan tahay.
    Hadii Aad Rabto Inaa kuraaxeysato isticmaalka Computer ka kagana hormarto asxaabtaada qoraalka amabase aad rabto inaa qorto buug waxaa ubaahantahay inaa Barato Typing ka.
    Kudadaal haka caajisin.
    waa ku mahsantahay daawashada muuqaalkaan, waxaa noo balan ah muuqaalka xiga.
    #balawii #typing
  • วิทยาศาสตร์และเทคโนโลยี

ความคิดเห็น • 12

  • @sumayyoeducator5123
    @sumayyoeducator5123 ปีที่แล้ว +4

    wllhy kuu mahd celinaya teacher jano Allah kugu abaal mariyo sidaa icaawisey inaan barto waxyaba badan oo ku sabsan cumbterka maalin haadan ku arki lahaa waan kuu mahad celin lahaa🙏🙏

    • @Balawii
      @Balawii  ปีที่แล้ว +1

      Sidaan Ayaanba igu mahadcilisay sidookale Adigana Aadbaa umahadsantahay.

  • @talasameabdihasan4343
    @talasameabdihasan4343 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad MAVIS Beacon izagoo crack ah manoo helaysaa 🙏 ama noo tilmaam meel aanu kasoo dagsano isagoo free ah waayo lacagta Ayay ku waydiinayaan

    • @Balawii
      @Balawii  ปีที่แล้ว +2

      Kasoo degso website ka getintopc.com ama Google laha ku qor Mavis Becon with Crack free Download.

  • @ashrafxakimigaay518
    @ashrafxakimigaay518 3 หลายเดือนก่อน

    Computerka igu cusub maxaa ka bilaawi karaa sxpyaal😊

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 28 วันที่ผ่านมา

    Malacalinka ❤❤malin wanagsan maxadsanid

  • @yacquub111
    @yacquub111 ปีที่แล้ว +1

    Ani mavis beacon ayaan jeclaan lahaa waanba lasoo dagi la ahay

  • @ZakariyeXasancumar
    @ZakariyeXasancumar 11 หลายเดือนก่อน

    Wll Mavis Beacon sidee loo soo dajinaa adigoo mhdsn

  • @anafacmaxamed6321
    @anafacmaxamed6321 ปีที่แล้ว +2

    Thanks ustaad cumputer intaad iga bartay ayaan qiyaarahayn 🎉

    • @Balawii
      @Balawii  ปีที่แล้ว +1

      Thanks for watching

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 ปีที่แล้ว

    Bro offline kana Soo duub please ❤🙏

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher ❤❤🙏