CRASH COURSE: SIDEE SI DHAKHSIIYO AH WAX LOOGU QORAA KEYBOARDKA COMPUTERKA. SIDEE LO BARTAA TYPINGKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2021
  • sidee si dhakhsiyo ah wax loogu qoraa computerka. sidee loo bartaa typingka. sidee loo bartaa xirfada typingka. 10 maalin ku baro xirfada typingka. sida loo barto xirfada dhakhsiyo wax uqorista ee typingka.
    - this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh.
    PASSWORD DANBE MA ILAAWI DOONTID!!. | KADIB MUUQALKAN!!. • PASSWORD DANBE MA ILAA... X2AAD:
    PASSWORD DANBE MA ILAAWI DOONTID. PASSWORD KAYDIYAHA UGU WANAGSAN! • Password Danbe Ma iLaa...
    AFSOMALI- FACEBOOK PRIVACY IYO SECURITY| XOG INTE LEEG AYA LAGA OGAN KARA AKONKAGA FACEBOOK • Sida Kor Loogu Qaado S...
    ka hortag in laga jabsado FACEBOOK account gag waligaa sida ugu fiican • Ka Hortag In lagaaga J...
    ka hortag in laga jabsado emailkaga waligaa sida ugu fiican • ka hortag in laga jabs...
    INAGA LACAG AH!!. QAABKEY LACAG KU HELAN COMPANYADA FACEBOOK, GOOGLE WHATSAPP INAGO FREE KU ADEGSANA • Inaga Lacag Ah!. Qaabk...
    HADA SAMAYSO ETHICAL HACKING LAB. MEEL AAD KU TIJAABISO CASHARADA • HADA SAMAYSO ETHICAL H...
    SIDE LOO BARTAA ETHICAL HACKINGKA. MAXA LAGAGA BAAHAN YAHAY SI AAD U BARATO • Sidee Loo Bartaa Ethic...
    side loogu duuba windows 10 vmware. MUUQAL DHAMAYSTIRAN • side loogu duuba windo...
    WAXBA KAMA OGID TELEFOONKAGA.QOF WALBA OO ANDROID TELEFOON AH ADEEGSADA!! • WAXBA KAMA OGID TELEFO...
    SAME WHATSAPP GROUP AY KUSO BIRI KARAYAN 400 O QOF IYO WAX KABADAN. KALIYA APPKA WHATSAPP SAXDA AH • Sida Loo Sameeyo Whats...
    SIDE LOO DIRA MUUQALO IYO COD KA BADAN 16MB. HADA KADIB INTAAD DONAYSO AYAD DIRI KARTA, APP LA'AAN!! • Wax Ka Badal! Whatsapp...
    WAA MAXAY ROOT!. SIDE LO ROOT GAREYA MOBILE. MUUQAL DHAMAYSTIRAN.(KA BAX JEELKA AAD KU JIRTO.) • WAA MAXAY ROOT!. SIDE ...
    2 SIROOD O KU SAABSAN WHATSAPP. AKHRI FARIIMAHA LA TIRTIRAY. SO CELI STATUSKA 24 HOURS DHAAFAY. • 2 SIROOD O KU SAABSAN ...
    SIDE LOO SAMEYA STICKERS AD ADIGU LEEDAHAY OO WAJIGAGA AH!!.ADIGO U ADEEGSANAYA WHATSAPP • SIDE LOO SAMEYA STICKE...
    UGU DANBAYN FEATURE AYNU DOONAYNAY O SOO MUUQDAY. WHATSAPP AYUU KHUSEEYA • UGU DANBAYN FEATURE AY...
    WHATSAPP, MESSENGER, TELEGRAM, IWM. DHAMANTOOD IYO HAL APPLICATION. • WHATSAPP, MESSENGER, T...
    ----linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya . ------
    *** meelaha aad nagala so xidhiidhi kartaan: *****
    **facebook page: / somalitech0
    ** instagram page: / somalitech0
    **whatsapp numberki khaaska aha isna wakaas: 2520657917414
    **whatsapp group wakas linkigisu: chat.whatsapp.com/FchTQ6t7wIZ...
    **telegram channelkeni waakas linkigisi: t.me/somalitech0
    #sideeloobartaatypingka
    #10maalinkubaroxirfadatypingka
    #sideesidhakhsiyoahloogubartaaxirfadatypingka
    #sideeloobartaacomputerka
    #sideeloobartaahacker
    #sideelooadeegsadaacomputerka
    #barashadacomputerka
    #sideelooadeegsadaawindows
    #15maalinkubaromicrosoftword
  • วิทยาศาสตร์และเทคโนโลยี

ความคิดเห็น • 89

  • @SomaliTech0
    @SomaliTech0  ปีที่แล้ว +11

    Telegram channelkena linkigiisa waakan ee kala dag: t.me/Somalitech0

  • @funnyguymooha3746
    @funnyguymooha3746 8 หลายเดือนก่อน

    Ustaad su'aal ban qabaa taasoo ah markad mastar card wax kaga iibsaneyso internet maxa laga wada bostcard

  • @badrudiinmire6085
    @badrudiinmire6085 ปีที่แล้ว

    If ldonot have cumputer what I use

  • @CilmiFaafiye
    @CilmiFaafiye 2 ปีที่แล้ว +5

    Bro your typing is really fast masha Allah keep up the good work

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid saxib baarud, ama cilminfaafiye channel

  • @saidhusseinali853
    @saidhusseinali853 10 หลายเดือนก่อน

    Xagee kalasootagaa movies Macalin waxaan kaloo raby sides sawirad exam loogala soodagaa Google computers

  • @balqiisahmed3001
    @balqiisahmed3001 ปีที่แล้ว +2

    Typing club ayaan isticmala waa sidee🤔 ilaa 4 bilood sifiicana wali uma boob siinkaro

  • @sadaamdhuux0634
    @sadaamdhuux0634 2 ปีที่แล้ว +4

    Machalah go forward brother 🙏

  • @mayatutorials
    @mayatutorials 2 ปีที่แล้ว +1

    amazing!

  • @salim.123
    @salim.123 ปีที่แล้ว

    Zxb aadban kusalamaaya wuxuu iwaydiinaya product keyga aaadban ugu baahanahay ciladaazaa ihaysata iso jawaab.

  • @yuusufadanmohamed7973
    @yuusufadanmohamed7973 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashah allah ustaad mahadsanid

  • @Nashaadmaxamed990
    @Nashaadmaxamed990 7 หลายเดือนก่อน

    Hada ayaan bartaa wan jecelay inan meeel.fiican ka gaadho😮

  • @sharmarkesharmarke5339
    @sharmarkesharmarke5339 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @xudayfitechoffiaicl5125
    @xudayfitechoffiaicl5125 ปีที่แล้ว

    Pro typing speed kayga wa 75WPM mesha aan ku joojin karo waa xagee

  • @kaderhassenkulanbixasan4007
    @kaderhassenkulanbixasan4007 ปีที่แล้ว

    Pswrd setup ii sheeg wll
    Laptop rabay ku shubee

  • @apdifatahyousufhaaji-ii6de
    @apdifatahyousufhaaji-ii6de ปีที่แล้ว

    Thanks 👍

  • @khadaromer3917
    @khadaromer3917 6 หลายเดือนก่อน

    Asc wlo mavis beacon waa isoo dagi waayay telegram ka ma iga caawin kartaa wlo

  • @NajahAhmed-y9m
    @NajahAhmed-y9m 23 วันที่ผ่านมา

    Mash alllh

  • @abshirhasan
    @abshirhasan 2 ปีที่แล้ว

    Go forward teacher

  • @Nafza998
    @Nafza998 หลายเดือนก่อน

    Thanks 😊

  • @yayemoha4353
    @yayemoha4353 2 ปีที่แล้ว

    ustaad appka igu caawi inaa laso dago rawa

  • @user-zp7bb6pb8z
    @user-zp7bb6pb8z 9 หลายเดือนก่อน

    .guul saxp

  • @bashirbarre9654
    @bashirbarre9654 ปีที่แล้ว

    Mar kasta oo aan gali user cusub ayuu sameeso idhahaa

  • @user-qs6vf9vs1p
    @user-qs6vf9vs1p 5 หลายเดือนก่อน

    Tanks

  • @WAXTAR-MEDIA
    @WAXTAR-MEDIA 2 ปีที่แล้ว

    M.a ustadi mahadsanid

  • @saladahmed5635
    @saladahmed5635 2 ปีที่แล้ว

    keep going

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid saxib salaad

  • @mohamedmurshid1307
    @mohamedmurshid1307 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllky alle hakubarakeyo wanfahmay . Anigneh waxba ibilawnaa

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Hyh wll, insha allah waanad baran

  • @sundus5757
    @sundus5757 2 ปีที่แล้ว

    Kaypoardkka soo badi🙏

  • @mayatutorials
    @mayatutorials 2 ปีที่แล้ว

    good!

  • @yuusufadanmohamed7973
    @yuusufadanmohamed7973 2 ปีที่แล้ว

    Appka Internet la.aan miyuu shaqeenayaa mise waxaa loo baahanyahay mar walbo internet jawaab wacan

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +1

      Internet la’aan ayuu shaqaynaya walal

  • @kaahiyesomalia3835
    @kaahiyesomalia3835 2 ปีที่แล้ว

    war waxaan waan naqaana ila tartam kaaley bootda jooji

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +2

      maansha allah, kuuman bootayn walal, haka eegin dhanka negativeka ah

  • @hunterboys3312
    @hunterboys3312 2 ปีที่แล้ว +1

    Maalin Hal Su,aal maku waydiin karaa windows kaygu waa 10
    Culays weeye Labtoonkaygy Maxaan sameeya🥺

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +1

      siyaabo badan ayaa walal looga saara, maadama siyaabo badan oo kala duwan computerka ku sababaan culayska, muuqal ayaan dhawaan kaso diyaarin doona maadama aanan halkan kuugu koobi karin xalka

  • @abdihodansaid1534
    @abdihodansaid1534 2 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid wll 7bilod kadib ayan helay program iga sacida typingka computerka

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +1

      Adiga mudan wll, waxaanan kuu rajaynaya inaad barato i.a

  • @ahmadabdinur2902
    @ahmadabdinur2902 2 ปีที่แล้ว

    Wall mavic typing aad telegram nooso dhigtay passwor ayuu iweeydiiyay ehe seen yeela

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +1

      Waxa weeye wll 123

  • @saidshire2424
    @saidshire2424 2 ปีที่แล้ว

    Laptop ma ku barankaraaa ustaad keyboard wayn baaan u baahnahay

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Wll laptopka ayaad ku baran kartaa waa isku mid computerka desktopka ah iyo laptopkuba. Laptopku waa uu kaaga filan yahay inaad ku barato

  • @maxamuudmaxamed9845
    @maxamuudmaxamed9845 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad su'aalaha xagee lagaasoo wiidin karaa?

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      0657917414 WhatsApp & telegram Facebook ayaad inagu soo waydiin karta

  • @abdiqaniismail2261
    @abdiqaniismail2261 2 ปีที่แล้ว

    Asc sxb aad baad u mahadsan tahay. Sxb markaan is idhi soo deji product key buu i weydiinayaa sidee u dhaafaa

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +1

      walal Mavis beacon miyaa ku waydiinaya, mise WinRAR, Mavis beacon waa free walal

    • @abdiqaniismail2261
      @abdiqaniismail2261 2 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 thanks wll waan grty

    • @ayanabadirahman9240
      @ayanabadirahman9240 ปีที่แล้ว

      Ani waxa u ilehay iibso ee maxa qaldan

  • @mohametahmet4086
    @mohametahmet4086 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll waxaad vidio kasoo samaysaa mavis becon sida loo lala soo dagayo wuu isoo dagi wayee

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Telegramkena ayuu ku jiraa ee kala dag walal. Linkigu waakan. t.me/somalitech0

    • @anisaaragsan8731
      @anisaaragsan8731 ปีที่แล้ว

      Wll se lola daga

  • @omarsaalaxaxmedcali4552
    @omarsaalaxaxmedcali4552 2 ปีที่แล้ว

    waxaan rabaa Appka sidee looga dagsadaa computerka ustaad

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +1

      Walal telegramkena ayu ku jiraa ee ka download garayso, linkiga telegramkeenu waxa uu yaala muuqalka hoostisa ama qaybta discriptionka ee videga

  • @mabdirahman4630
    @mabdirahman4630 ปีที่แล้ว

    Yare

  • @waziraaxmad4497
    @waziraaxmad4497 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahad sanid aniga xitaa waan bartaa ee saaa koma yihi

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Adiga mudan walal , insha allah waad ku noqon soonta, kana si wanaagsanan doontaba

  • @yayemoha4353
    @yayemoha4353 2 ปีที่แล้ว

    sidee usoo download garestaa neh☝

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Muqalka aad daawanayso telegram channelka hoos yaala riix, halkas ayad ka download garaysNaysaye

  • @newtechozone9130
    @newtechozone9130 ปีที่แล้ว

    war nin tagat wa dalmar siit isoooqabo

  • @somalicinema4171
    @somalicinema4171 2 ปีที่แล้ว

    Bro upwork Data entry kashaqe

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Ka shaqee mise muuqal kaso diyaari walal

    • @somalicinema4171
      @somalicinema4171 2 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 waa laga shaqeysta ,you type really if things go well you can end up making 10-50k year as part job, data entry suits but they many as well such as blogbwriting.
      " Try it out"

  • @user-ob5zo3bf8k
    @user-ob5zo3bf8k 4 หลายเดือนก่อน

    😅

  • @weydowchannel8648
    @weydowchannel8648 ปีที่แล้ว

    xageen ka downloand gareeystaaa app ka

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  ปีที่แล้ว

      telegram channelkeena: t.me/somalitech0

  • @jamaaludiinc.maalik8140
    @jamaaludiinc.maalik8140 2 ปีที่แล้ว

    Tehran mxaa ku qoran

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      tehran maxad uga jeeda

  • @user-wz1ow5kx4k
    @user-wz1ow5kx4k 9 หลายเดือนก่อน

    Sida computer loguso dajiyo isheeg

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  9 หลายเดือนก่อน

      waxa aad ka dagsata telegram channelkena wll: t.me/somalitech0

  • @midnimo3593
    @midnimo3593 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid

  • @bintusalaf9488
    @bintusalaf9488 2 ปีที่แล้ว

    Magaciisa isheeg inader

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +1

      Halkan ayuu wll ku jiraa e ka dagso t.me/somalitech0 waa telegram channelkeena oo aynu soo galino dhamaan filesha aynu muuqalada ku wadaagno

    • @bintusalaf9488
      @bintusalaf9488 2 ปีที่แล้ว

      Waan arki wayey wll isoo sheeg adoo mahadsan

  • @amenibrahim9596
    @amenibrahim9596 2 ปีที่แล้ว

    Uztaad soo sheeg passwordka mavis typing

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +1

      Walal waxa weeye somalitech

    • @amenibrahim9596
      @amenibrahim9596 2 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 thanks alot

  • @amenibrahim9596
    @amenibrahim9596 2 ปีที่แล้ว +3

    Pin ayaa ku xidhan mavis soo sheeg passwordka laga furayo

    • @mohaismail4189
      @mohaismail4189 ปีที่แล้ว

      Haa bro, mana aragno f.faahin shegeso sida password ka loogaga furaayo
      Waxaa jeclaan laheyn inaad password no sheegtid maadaama aan soo dagsanay.

  • @NajahAhmed-y9m
    @NajahAhmed-y9m 23 วันที่ผ่านมา

    Mash allh