Barashada xirfadda typing || Qoraalka dag daga ah ee computer_ka || Isbar Macalin la'aan ||

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • Xirfadda typing ama waxqorista dagdaga ah mahan wax qof ku bari karo ama school loo tago. waxay ku xirantahay sida aad wax uqorto maalin walba hadii ay kugu adagtahay isku day in aad isticmaasho websites kaan hoos ku qoran maalinkii 30 daqiiqo waxku qor . markii aad rabto in aad wax ku qorto computer ka isticmaal dhamaan farahaga .
    💢Halkaan ka booqo websites barashada typing
    👉Qoraalka laytiini ah : bit.ly/2DRePmn
    👉Qoraalka carabi ah : bit.ly/31QqVUN
    👉Qoraalka laytiin ah : bit.ly/31Ivb8M
    💢kusoo biir telegram channel
    👉t.me/garaadsoo
    💢Halkaan kasoo dagso software walba oo multimedia ah
    👉garaadso.so/
    💢Iska diwaangali website ka oo la xariir
    👉 Muqaalka : • Video
    👉 Number-kan whatsapp 252626933412
    ka mid noqo asxaabta ku midaysan garaadso group
    ========================================
    💢Barashada photoshop cc
    👉bit.ly/3grE9hf
    💢Barashada premiere pro cc
    👉bit.ly/3dceN56
    💢 Barashada after effects cc
    👉bit.ly/3gpNWV7
    💢 Barashada filmora wondershare
    👉bit.ly/3esdCyS
    💢Barashada camtasia studio
    👉 bit.ly/2XxkZ13
    💢💢💢💢💢💢💢💢💢
    Tags
    barashada typin,
    qorista dagdaga ah ,
    sida qoraalka loo boobsiyo,
    qoraalka computer ka ,

ความคิดเห็น • 130

  • @saedmoh1450
    @saedmoh1450 4 หลายเดือนก่อน +7

    thanks bro 3 sano ka dib video aad soo galisay faadio badan helay

  • @AQOONSAAD
    @AQOONSAAD 3 ปีที่แล้ว +7

    Mshllh Ustaad Abdirahmaan Saciid waa mahadsantahay sida wacan ee marwaliba aad ugu heelan tahay inaad umadda wax ufaa'idayso

  • @libanabdihussein7126
    @libanabdihussein7126 3 ปีที่แล้ว +32

    1 daqiiiqo waxaan awoodaa in aan ku qoro 46 word ma ahan lettter Alx
    Thanks ustaad

  • @OmarAli-di1bf
    @OmarAli-di1bf 2 ปีที่แล้ว +3

    Aad ayaad ii caawisay wlhi mahdsanid wacaan bilaabay website 2022 hadda waxaan marayaa cashirada u danbeeya .

  • @AbshirTifow252
    @AbshirTifow252 3 ปีที่แล้ว +4

    Thanks teacher wish you the best

  • @technologyteach790
    @technologyteach790 3 ปีที่แล้ว +13

    Mansha Allah ustaad waxaan rabay in aan ku weydiiyo labo su'aal
    1. Camerada dee istaamaal program keena wax ku edit gareesaa
    2. Iyo khaabka colour gareeding umasameeso muqaal manooga soosameenkartaaa

  • @nasrasaleban5432
    @nasrasaleban5432 3 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid teacher

  • @IFTINISTUDIO
    @IFTINISTUDIO 3 ปีที่แล้ว +3

    Thanks Ustaad

  • @alma123.4.
    @alma123.4. 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah teacher🥰🥰🥰🥰🥰

  • @nimcoahmed9991
    @nimcoahmed9991 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle Hakugu anfaco wll wllhi waa mowduucyo aad u mihiima thanx wll

  • @siciidcaska6476
    @siciidcaska6476 3 ปีที่แล้ว +2

    ASC
    Waa mahadsantahay taageerada aad Nala garabtaagantahay markasta .....
    Mahadsan tahay cabdiraxmaan saciid..........

  • @faysalbashiir3739
    @faysalbashiir3739 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid sxp

  • @Marayare..channel.
    @Marayare..channel. ปีที่แล้ว +4

    Masha allah

  • @ayanabdi1132
    @ayanabdi1132 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid mcln sharaf bdn

  • @DAYMADA
    @DAYMADA 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ustaad wax badan ayaan ka faidnay mahadsanid

  • @Legend33661
    @Legend33661 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazakallah ustaad waad mahsantahy ❤

  • @AlinorHassan-n2g
    @AlinorHassan-n2g 5 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خير وبارك الله فيك وكثر الله امثالك

  • @gadhyaretube
    @gadhyaretube 3 ปีที่แล้ว +1

    maansha allah ustaad

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allah ustaad wax badan baan kaa faaidnay

  • @kafiyakiin3163
    @kafiyakiin3163 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll

  • @mohamedabdullahi7183
    @mohamedabdullahi7183 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ustaad allaha ku sharfo

  • @JacfarIbraahim-y3t
    @JacfarIbraahim-y3t หลายเดือนก่อน

    Brotherrr guuleyso🦁🥰

  • @cizzemohamed9630
    @cizzemohamed9630 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh powe alle ha ku barakeeyo hada ayan barta

  • @basmaahmed7359
    @basmaahmed7359 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll alfa marah😊 dhib alle kumatuso wax badan kafahmay

  • @kheyrtv1
    @kheyrtv1 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a ustad c/raxmaan🥰🥰

  • @cabdinaasircabdulqaadir8218
    @cabdinaasircabdulqaadir8218 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad run ahaantii maalintii aan Video gaagan daawaday iyo maanta Farqi aad uwayn baa udhexeeya
    Maalintii halxaraf Keyboard ka computer ka Aniga oo aan eegayn maqorikarin maantana Fast speed baan wax uqoraa
    Alle kasoo kow mahadaa adiga ayaa leh
    JasaakalaaH Khayr ustaad aanaan ilaawayn baatahay mht❤

  • @ibrahimnuralim2829
    @ibrahimnuralim2829 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah moallimu allah kubarakeeyo waxbadan ayaan kaa bartaa marwalba.
    Cilmiga allah kuu barakeeyo.

  • @xareedsaaad1452
    @xareedsaaad1452 3 ปีที่แล้ว

    Sxib wad kumahdsan thy wxaana umaleyha inan waxbadan kabaradono anigo hadan sificn uharto hadiyad kisiin doono in sh allha lkn saxib marksobsan wad nola sosocod sihee mohoo 👉☝️

  • @osmanhassanabdishakur1446
    @osmanhassanabdishakur1446 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad👏

  • @wardaabdi275
    @wardaabdi275 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wllo

  • @alimuqtar6085
    @alimuqtar6085 2 ปีที่แล้ว

    MASHAA ALLAAH ILAAH HAKU XAFIDO MACALIN

  • @amalnuraani1755
    @amalnuraani1755 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah thank's teacher

  • @abdifatahali3446
    @abdifatahali3446 2 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanıd ustaad

  • @Short_factz
    @Short_factz 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you ustaad🥰

  • @craxmanmaxed9189
    @craxmanmaxed9189 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid.

  • @Husseinhunter15
    @Husseinhunter15 3 ปีที่แล้ว +1

    1DAY 1.2K views my teacher m.a horay usoco

  • @xeydarAbdi
    @xeydarAbdi 3 ปีที่แล้ว +3

    146 ayaan siimaraayaa ustaad waa bage aad ufiican

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  3 ปีที่แล้ว +1

      Guul wacan

  • @samaanofficial2912
    @samaanofficial2912 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa allah thanks teacher 🇸🇴❤

  • @ahmednoor1387
    @ahmednoor1387 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad aad bad umahd santahy wan kahelay cashirka aad nala wadagtay qoralka computer Ka ino soo badi cashirada computer Ka si an ugu favideysano sibilaash ah 💯🙏👌✅

  • @cadehussein6813
    @cadehussein6813 ปีที่แล้ว

    walaal waad mahadsantahay in badan waan ka faaiiday

  • @Royall113
    @Royall113 3 ปีที่แล้ว +1

    Maaha alaah horo usoco

  • @daariqisse143
    @daariqisse143 4 วันที่ผ่านมา

    Thank 👌pro😊

  • @QalinleTv
    @QalinleTv 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll waan sameyey casharkii kowad waan dhameyey mahadsanid wll

  • @doublethreesomalichannel2223
    @doublethreesomalichannel2223 3 ปีที่แล้ว +1

    M.A bro keep going

  • @abdrizakhashi3107
    @abdrizakhashi3107 3 ปีที่แล้ว

    Masha.alh ustaad

  • @adenmohamed841
    @adenmohamed841 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks macalin

  • @deqalul1096
    @deqalul1096 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu kheyran

  • @maxamedkinaani5220
    @maxamedkinaani5220 3 ปีที่แล้ว +2

    anigu waxaan ku bartay hal bil
    markii aan ugu sareeyay waxaan gaadha 45 words per minute alxamdulilah

  • @abdiqanianzhaxmedia4526
    @abdiqanianzhaxmedia4526 3 ปีที่แล้ว +3

    macalin waad Mahadsantay Waxan jeclaan laha inaad no so Diyaariso Sida Microsoft OfficE lo Badalo O midkale Logu shubto

  • @jiilkacusub1
    @jiilkacusub1 3 ปีที่แล้ว

    M.a ustaad kep going

  • @yaasiincabdiraxmaan3948
    @yaasiincabdiraxmaan3948 3 ปีที่แล้ว

    masha allah wllkay waxbadan ayaan kafaaiday wllll.

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 3 ปีที่แล้ว

    ustaad alle haku sharfo

  • @hamzamohamedngit1275
    @hamzamohamedngit1275 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allah ustaad

  • @axmaamoha614
    @axmaamoha614 3 ปีที่แล้ว +1

    Hore usoco

  • @axmeddahir7304
    @axmeddahir7304 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb

  • @abdikafimohamed3076
    @abdikafimohamed3076 3 ปีที่แล้ว

    Thant you teacher alot

  • @abdiqanibashiir9483
    @abdiqanibashiir9483 3 ปีที่แล้ว +1

    Haqab tiraha Bulshada Garaaadso Waa Barnaamij aaanu Aad ugu Baahnayn

  • @kaahiyepoi8151
    @kaahiyepoi8151 10 หลายเดือนก่อน

    shukaran usdaad

  • @najmaAbdi-f5o
    @najmaAbdi-f5o 7 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid

  • @bisharoalas9158
    @bisharoalas9158 ปีที่แล้ว

    Thanks wllo

  • @cabdirashka1284
    @cabdirashka1284 ปีที่แล้ว

    Keep going lpx

  • @salahudinmohamedmoallim4379
    @salahudinmohamedmoallim4379 3 ปีที่แล้ว

    M.a ustd thanks..

  • @sacdiaabbas4278
    @sacdiaabbas4278 8 หลายเดือนก่อน

    Wlhi ani waa ku dhibaanhy keypoindka

  • @maxamedsiciid2084
    @maxamedsiciid2084 2 ปีที่แล้ว

    Top incrqdepol pritha nice minds

  • @Podcast.68
    @Podcast.68 3 ปีที่แล้ว +2

    Macalin hadaaan nahay ardayda Ku xiran garaadso hadaan nahay
    Aad ayaan ogu xunahay
    Inaad dhahdo in disen
    Hal maraan soon wada galin
    USTAAD
    Inaad nagala tashataan rabnay

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  3 ปีที่แล้ว +1

      Casharada waan diyaarin ka dib maalinba cashar baa soo galin insh'allah

    • @Royall113
      @Royall113 3 ปีที่แล้ว

      @@GARAADSO sidaas ayaa wanaagsan adigana kuudhibyar anagana noofudud macalin

  • @aaliyamoalin6683
    @aaliyamoalin6683 3 ปีที่แล้ว

    Run ahaanti Nasiib ayan leyahey anoo rabay inan typng wx badan ka saxo kedib markan ka maqna in badan hada waxa iga cawiyay Ustaadkan Mahadsanid .jazakaallah wll hada kedib wan kugu xirnan donaa

  • @cabdisalanceynte9808
    @cabdisalanceynte9808 ปีที่แล้ว

    Garaadso waa idin rapay

  • @ibratinle7373
    @ibratinle7373 2 ปีที่แล้ว

    Magaceyga waa ibraahim waxaan jiraa 16 sanno jir waxaan ku noo lahay magaalada gaalkacayo

  • @farahkadra9656
    @farahkadra9656 3 ปีที่แล้ว

    maasha alaah

  • @macalimadfirdowsa1
    @macalimadfirdowsa1 ปีที่แล้ว

    Alxm hal sano ayay igu qaadatay in aan ku dhameeyo casharada typingka ee website ka aad noo tilmaantay mahadsanid waxyar ayaa iiga dhiman

  • @sultancali972
    @sultancali972 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah mahad sanid wll

  • @clfitaaxfaatix9106
    @clfitaaxfaatix9106 3 ปีที่แล้ว

    Zxpoow waxaan raba qaabka computarka iyo printinga aan ugu maarmi karo uspega

  • @malirasta2688
    @malirasta2688 2 ปีที่แล้ว

    Wallka school kaaga ayaan u baahanahay xagee ayuu ku yaala graphic design ayaan rabaa in aan kaa barto

  • @footballeditor-x2q
    @footballeditor-x2q 2 ปีที่แล้ว

    thank you💞

  • @Sahel.
    @Sahel. 3 ปีที่แล้ว +1

    Typing mask
    Program ka mad ilowdaY

  • @abdullahiali2930
    @abdullahiali2930 2 ปีที่แล้ว +2

    goal kaygu waa 150 words per minute Inshaa Allah

  • @andreefilms8207
    @andreefilms8207 2 ปีที่แล้ว

    Wllkei aada umhdsnthy runti wan ku faa iday alx

  • @mohamedosmaan1222
    @mohamedosmaan1222 3 ปีที่แล้ว

    Thanks pro

  • @qadaryare4401
    @qadaryare4401 ปีที่แล้ว

    🎉🎉

  • @Mohamed_573
    @Mohamed_573 3 ปีที่แล้ว

    Business online inaan barto ayaa rabaa
    Kors alsomali ma heli karaa

  • @anisaaways882
    @anisaaways882 3 ปีที่แล้ว

    Thnks

  • @official7456
    @official7456 3 ปีที่แล้ว +1

    Brother Mac book Ayaan Haysta Mavis Peacon Lacag Ayu I waydinaya sideen Free ugu Helaa

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  3 ปีที่แล้ว

      Kan bal tijaabi insh'allah
      mavis-beacon-free.en.softonic.com/

  • @suleeqasiman3043
    @suleeqasiman3043 2 ปีที่แล้ว

    Nalka keypad ka dheeriga ah sida loo daaro so sheeg scp

  • @MohamedAhmed-dz7ll
    @MohamedAhmed-dz7ll 2 ปีที่แล้ว

    Waan sameyey mana ii so bixin kambutarna maheeso maxa sameya 😔

  • @apdirahmaandacwi4048
    @apdirahmaandacwi4048 ปีที่แล้ว

    Nio laba ayaan ku qoraa

  • @Fahadali-we2vd
    @Fahadali-we2vd ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllo bil ayaan waday taladaada anidoo soo iibsaday keyboard ka anoo laba farood wax ku qori jiray ayna adkayd anaan eegin inaan aqoonsado xuruufta . Muddo bil ka dinba waxan marayaa average 22 WPM high limit ka aan gaadhayna yahay 29 WPM anoo ka galay typing speed test.

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  ปีที่แล้ว

      Guul wacan. Fahad

  • @mudayomar9670
    @mudayomar9670 2 ปีที่แล้ว

    Qaybta kooba ayaan rabaa

  • @zhuaip42
    @zhuaip42 3 ปีที่แล้ว

    Thank u mclin

  • @zuhurismacil4448
    @zuhurismacil4448 3 ปีที่แล้ว

    Side uuhali kara marka maba fahmin

  • @anisaaways882
    @anisaaways882 3 ปีที่แล้ว

    Wll waan kaa faaideysty

  • @hodanegag8122
    @hodanegag8122 3 ปีที่แล้ว

    Appka MB ayaa kafiican login maleh

  • @SalmaanMx1
    @SalmaanMx1 ปีที่แล้ว

    I love Somali❤❤❤

  • @Xasanjookar
    @Xasanjookar 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @Ilyaas405
    @Ilyaas405 19 วันที่ผ่านมา

    3:04

  • @siciidbulbul748
    @siciidbulbul748 3 ปีที่แล้ว +2

    Eng kaama hayno cashardii locodaynayey e labilaabi rabay

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  3 ปีที่แล้ว +3

      Qaybta community tab ee channel kan fiiri halkaas baa ku qoray codaynta iyo waqtiga la bilaabi doono cours ka cusub

  • @bahjaabdirahman1782
    @bahjaabdirahman1782 3 ปีที่แล้ว +1

    Keyboard ka meqa waaye walaal

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  3 ปีที่แล้ว

      Muqdisho waa 4$ iyo wixii ka sareeya

  • @JimcaaleJr
    @JimcaaleJr 3 ปีที่แล้ว

    mahadsanid sxb wax aadb u muhiimsan ayaan kaa faa iiday io websiteka aan ka heli karo 1milion subscrbe ah hadaan saaari karo waan kuu saari lahaa mahadsanid markale

  • @zackmoktar8324
    @zackmoktar8324 3 ปีที่แล้ว

    asc wll

  • @qadarcade2380
    @qadarcade2380 ปีที่แล้ว

    Computer la,aan ma baran karaa

  • @ibrahimabdalla1025
    @ibrahimabdalla1025 ปีที่แล้ว

    Aaway