Maxaadan Ka Aqoon Meesha Laga Xukumo Laptopka? | Laptop Touchpad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.พ. 2021
  • Sharaxaad yar oo ku saabsan Touchpad-ka Laptopka ama meesha laga xukumo Laptopka.

ความคิดเห็น • 74

  • @omarolad4671
    @omarolad4671 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustad, jazakallah kheyran.

  • @jimcaleismail1024
    @jimcaleismail1024 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha ALLAH mahadsanid Inbadan Ustaad 💪💪

  • @izaaw8661
    @izaaw8661 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad jazakallahu khayr wax badan baa kaa faaidnay😍😍💛💛💛

  • @suhaybali4880
    @suhaybali4880 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Ustaad

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid 2 ปีที่แล้ว

    masha allah mahadsanid walaal cabdi wali casharkan waa cashar aad muhiim u ah aqoon badan ayaan ka faaiday youtuber ada adiga oo kale ahi waxay u baahanyihiin dhiirigalin

  • @mandeeqhussen2021
    @mandeeqhussen2021 ปีที่แล้ว

    Shukrn ustaadi jazakallahu khayr

  • @xusniaxmed4161
    @xusniaxmed4161 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid macalin✔

  • @mascuudsaciid5575
    @mascuudsaciid5575 3 ปีที่แล้ว

    masha allah بارك الله فيك اخي

  • @xamdabirimoqrxsn5394
    @xamdabirimoqrxsn5394 2 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad💯🙏✍

  • @rashiidabdulahi7557
    @rashiidabdulahi7557 3 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad

  • @abshirgoodluck8582
    @abshirgoodluck8582 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaad

  • @abbasdahir3366
    @abbasdahir3366 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid macalin c/wali

  • @abdulkadirmohamedissack7459
    @abdulkadirmohamedissack7459 2 ปีที่แล้ว

    Thank you so much.

  • @aabeyare8955
    @aabeyare8955 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid mudane!?

  • @c.raxmancabdixayi5393
    @c.raxmancabdixayi5393 3 ปีที่แล้ว

    Shukran wll

  • @AtoreMuslim
    @AtoreMuslim 2 ปีที่แล้ว +1

    thank you teacher

  • @Idirisdahirmaxamuud2222
    @Idirisdahirmaxamuud2222 5 หลายเดือนก่อน

    Cashar kooban oo qiimo wayn ku fadhiya
    Jasakallahu khayr macalin

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed8832 3 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid khayr badan oo aan lasoo koobi karin alle hasiiyo.
    Waa cashar yar kooban qiimo badan

  • @user-yn9hg1vj7i
    @user-yn9hg1vj7i 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks teacher

  • @mahdixamud8364
    @mahdixamud8364 3 ปีที่แล้ว

    #Mahadsanid ustad

  • @suniyagipril9214
    @suniyagipril9214 3 ปีที่แล้ว

    Mnzhallah wll jasakallah kher noso badi wll

  • @mohamedabdi1919
    @mohamedabdi1919 4 หลายเดือนก่อน

    Thnk u so much

  • @HAGAAJIYE24
    @HAGAAJIYE24 3 ปีที่แล้ว

    شكرا جزيلا لك

  • @haw_6060
    @haw_6060 2 ปีที่แล้ว +1

    casharkaan horuu iidhaafay kawaran muhiimka ah maanta oon gudaha ugalay oon video yadii hore iska daadawanayay unbaan arkay shukran ustaad

  • @user-eu2vq8sx5b
    @user-eu2vq8sx5b 12 วันที่ผ่านมา

    Alle qeyr badan haku siiyo runtii muuqaalkan wax badan ban ma faa,iiday.

  • @askar7190
    @askar7190 2 ปีที่แล้ว

    Aadbaad u mahadsan tahay ustaad

  • @simanahmed4523
    @simanahmed4523 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustad. Noo sobadi cashiradaan barasho computer

  • @faysalmohamed5002
    @faysalmohamed5002 3 ปีที่แล้ว

    Thnks

  • @nabiilahiis2107
    @nabiilahiis2107 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaah

  • @maxamedabdulahi2815
    @maxamedabdulahi2815 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allhi wallaal qaali ah dabcan aad iyo aad ba kaagamaxadnaqaa in aad nalawadaagto aqoonta alla kubarey waxaan kaacudsanlaxaa in aad nalawadaagto labadanmaadow oo ah math and physics cless ka fom one ilaa form 4 ka manhajka cusub
    الله يبارك فيك وأرجو اللهان تقبل طلبي .

  • @LegendTLegend-fo1rb
    @LegendTLegend-fo1rb หลายเดือนก่อน

    Muuqaal kooban laakiin faa'iido badan mahadsanid 💯

  • @MaxamedCrashiid9-xc9ul
    @MaxamedCrashiid9-xc9ul หลายเดือนก่อน

    M.a zxp waan fahanay qayr allh

  • @suhaybali4880
    @suhaybali4880 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad casharda noocana soo badi

  • @Lgg37
    @Lgg37 21 วันที่ผ่านมา +1

    Macalin aad baad u mahadsanthy

  • @abdiqanimohamedahmed3786
    @abdiqanimohamedahmed3786 4 หลายเดือนก่อน

    Good job

  • @cilmisoor2851
    @cilmisoor2851 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha alkaah

  • @cfatahwarsame1129
    @cfatahwarsame1129 11 วันที่ผ่านมา

    M.a ustaadi Allah kudhowro

  • @abuukarabdinaasirhajidere9223
    @abuukarabdinaasirhajidere9223 3 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsanid ustad

  • @rashiidabdulahi7557
    @rashiidabdulahi7557 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allh

  • @5hanl3
    @5hanl3 2 ปีที่แล้ว

    alle hakaa abl mariyo ostaad really aad bey ii anfacday

  • @jamalabdulrezak2593
    @jamalabdulrezak2593 3 ปีที่แล้ว

    Horay usoco adeer

  • @khadarcabdiraxmaan3031
    @khadarcabdiraxmaan3031 3 ปีที่แล้ว +2

    ربنا يحفظك في الدارين اخي .
    Sidee ayaa laptop ka degdeg loogu qora keyboard ka adiga oo aan eegayn

  • @samirasaleman2462
    @samirasaleman2462 3 ปีที่แล้ว

    M a wlle ilahy cimrigaga hakuudhereeyo

  • @asuuu2019
    @asuuu2019 3 ปีที่แล้ว +2

    ustad waku salaamay salaan kadib wxaa kaa codsanaa inaa soo deyso enviromental sceince xog ku saabsan

  • @Asiyah2000
    @Asiyah2000 3 ปีที่แล้ว +1

    👍👌

  • @hansare4015
    @hansare4015 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad maal mahaan waalagu waayy waan kuxiiisnay cashiradaada m.a ustaad cabdiweli khalif

  • @waxkafaid
    @waxkafaid 17 วันที่ผ่านมา

    Diyaarinta cashiradaada waa ok lakin pro--- kaaga waalaga fcnyahay thanks

  • @faysalmohamed5002
    @faysalmohamed5002 3 ปีที่แล้ว

    Ustd

  • @cabdisalaamyuusuf3699
    @cabdisalaamyuusuf3699 3 ปีที่แล้ว +1

    Tanks ustaad allah kusharfo🙏

  • @rashiidabdulahi7557
    @rashiidabdulahi7557 3 ปีที่แล้ว

    Waa faaido loobaahanyahay

  • @Mohamudgaacir
    @Mohamudgaacir 3 ปีที่แล้ว

    mahadsanaid ustaad boqlkiina boql waa noo faaideysay wlaahi

  • @Mohamudgaacir
    @Mohamudgaacir 3 ปีที่แล้ว

    ustaad een waxaa jira cashar aan kaa sugaynau oo aha geology ustaad plz wan ku sugaynaa mahadsanid

  • @user-mx6yw7bd9q
    @user-mx6yw7bd9q 5 หลายเดือนก่อน

    Sidee Hp Layrka Kayboard Ka Loodaaraa?

  • @ahmedalihassan2970
    @ahmedalihassan2970 3 ปีที่แล้ว

    Ustad qabka ugu fudud lgu keyboard sariirc lgu qori karoo keyboard . Sharxaad fafahsn.

  • @engcadde4675
    @engcadde4675 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad casharadii structure io Autocad ka inoo soo gali adigoo raaliyah engr

  • @sunduscali7311
    @sunduscali7311 11 หลายเดือนก่อน

    Laptop 💻

  • @Hargeisavillagevlogs
    @Hargeisavillagevlogs 3 ปีที่แล้ว

    Asc wll
    Noo soo samee barnaamij ama casharo cilad saarista computrka /laptopka .. pls and pls.... after fuction ... tnx tnx tnx tnx
    100%

  • @naturevideo1123
    @naturevideo1123 3 ปีที่แล้ว

    Sxb paking surveys engineering ayaa loo istecmaalaa adi engineer maatahay sxb reply eedheh number kaaka sxb hadaa tahay engineer

  • @faysalmohamed5002
    @faysalmohamed5002 3 ปีที่แล้ว

    Casharaha ustd isbuuc laba jeer so dhig

  • @user-jf7oh2pn9h
    @user-jf7oh2pn9h 3 ปีที่แล้ว

    Ustad touch pad hdii uu iga xun yahay sideen u hagaajiyaa ustaad

  • @samatarab735
    @samatarab735 3 ปีที่แล้ว

    wll wlhy wax baan ka faaidee qaar kalena soo dhig

  • @islaanahmed3853
    @islaanahmed3853 3 ปีที่แล้ว +1

    Maclin laptops o dhan miya saas ah mise kaaga oo casriga ah?

  • @user-fe3nh9cm7o
    @user-fe3nh9cm7o 2 หลายเดือนก่อน

    soobadi casharadaan mclin

  • @MohamedOmar-oj1ug
    @MohamedOmar-oj1ug 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhow Mouse-ka Laptop-ka lama yidhaahdo'e waxa layidhaa Touchbad iyo Trackbad

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  3 ปีที่แล้ว

      Ciwaanka makuu muuqan waayey sxb?

    • @MohamedOmar-oj1ug
      @MohamedOmar-oj1ug 3 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdiwali Hal wax diideysaa geed ay ku xoqato ma weydo, Sxb Ciwaanka waan arkey laakiin adiguna Video-ga markii asd duubtey ka dib u maanad daawan?
      Hadaba Khaldankan aad Sameysey Video-ga dhexdiisa ayaan ku arkey.

    • @MohamedOmar-oj1ug
      @MohamedOmar-oj1ug 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdiwali ma fahantey Sheekhow

  • @ubaxcabdiraxmaan
    @ubaxcabdiraxmaan 3 หลายเดือนก่อน

    Gabdhaha ma baran karaa IT'S hadey baratana wax fa iida ma leeyahy macalin wan jecelahy inan barto hadana dadka igu dheha iska dhaaf raga u ficanyihin😢😮

  • @IfkaAyamaha
    @IfkaAyamaha 3 ปีที่แล้ว

    wll falarta aa iga istagty sedi lo saxa

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  3 ปีที่แล้ว +2

      fn+f4 isla qabo inuu kuu shaqeeyaan rajeynaa

  • @hubaalyare4270
    @hubaalyare4270 3 ปีที่แล้ว

    Abdi wali masuul waxan donaynaa inaad ka soo hadasho political science iyo madoyinka lagu qaato

  • @mrmaxamedibraahim2187
    @mrmaxamedibraahim2187 3 ปีที่แล้ว

    saaxiib nambar kaaga isii fadlan