FALANQEYNTA DHAANTADII FARAHA LAGAGA GUBTAY IYO WACDARO YAABLE.........

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ก.ย. 2022
  • KUSOODHAWOOW ABWAAN TABIYE OO KAMID NOQO DAAWADAYAASHA QIIMAHA BADAN EE KUXIRAN BARTEENA TH-cam MAHADSANID 🙏
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 46

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha'allah, barwaaqada Beeraha dalkeena,
    Waxan sugnaa waa dhaanto bilicda badaha iyo buuraha iyo nimcaha Ilaahay ku shubay dalkeena.

  • @hhukungarad
    @hhukungarad ปีที่แล้ว +2

    Baradhiyo bas baas laysku qooshayeey
    laxanka la saaray ayaa aad umacaan takale jumlado wanaagsan ayaa ku jira abwaan

  • @mahadoabdi40
    @mahadoabdi40 ปีที่แล้ว +4

    Dhaanto yaba

  • @yonisdiini791
    @yonisdiini791 ปีที่แล้ว +3

    Taliye cokashe wan ku wadana abwaanku afgambi ayuu waday lkn waad iska celisay legend

  • @aaminodaahir94
    @aaminodaahir94 ปีที่แล้ว +3

    Walee waan sugaayey in aad falaqeen doontaan dhantadaan mar
    wal banah waan idinku xiranahay abwaanadayda allh idin barakeeyo soodhawaada

  • @aminomohamed3517
    @aminomohamed3517 ปีที่แล้ว +3

    😀😀😀 🤭 team gaajo cukaash hadana ma baradhadi 😀 war intaa waa kaftan waa idin salaamayaa si qaas ah abwaaka tabiye👌

  • @adamhassanofficial8313
    @adamhassanofficial8313 ปีที่แล้ว +3

    qoday iyo xaradha, dantadha ciyarta halagadeyo,,,,,,,abwan tabiye
    war mee daqanki iyo geeli.....................basal iyo barado caqli gal maaha

  • @Ibnu__muhamed
    @Ibnu__muhamed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkk war abwaan tabiye laftiisa wax baa kuduugane👍

  • @saabiriinmaxamed1350
    @saabiriinmaxamed1350 ปีที่แล้ว +3

    Waan dhawahay wallo mcn ♥️♥️♥️♥️

  • @adeshkadiye1603
    @adeshkadiye1603 ปีที่แล้ว +2

    Waaaba qosol miiran ninka

  • @HalimoAbdullahi-pp9pe
    @HalimoAbdullahi-pp9pe 11 หลายเดือนก่อน +2

    Tan Aaba. Lafahmaayaa. Noo soo badiya. Intaa geel. Xa yaa ka. Iyo. Geesi. Noo keeni Leheden. Jillian. Hore.aanahahay. Tan Aaba. Ku haydanaa

  • @ABDULKADIRBARRE1
    @ABDULKADIRBARRE1 ปีที่แล้ว +2

    Sheekadaan Caadi maahan Kulahaa Basal iyo baradho laysku shiilayay
    Bocor iyo barbarooni bislaadayee
    Makula baxaa

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 ปีที่แล้ว +1

    Dhaantadii waa lakufsaday wa idinsalamay abwaanada

  • @adeshkadiye1603
    @adeshkadiye1603 ปีที่แล้ว +2

    War Legend Cukaash wan wataaa

  • @mohameddiiriiye4009
    @mohameddiiriiye4009 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤kkkkkkkkkkk masha Allah

  • @sahalcadde172
    @sahalcadde172 ปีที่แล้ว +2

    Warbaa kadhacay

  • @warmooge9978
    @warmooge9978 หลายเดือนก่อน

    Best falaqeyn AQyaarta. Walaahi si Kal iyo Laab ah ayaan ugu qosley Falanqeytiina iyo Dhaantadanba. Thanks guys

  • @aishabdi4754
    @aishabdi4754 ปีที่แล้ว

    Manshallah king ♥️❤️

  • @MohamedAli-gg7xu
    @MohamedAli-gg7xu ปีที่แล้ว +2

    Abwan dhantada ciyarta hanoga dhafan awela hesihi nanacsiyene

  • @aasiyacabdilayl4146
    @aasiyacabdilayl4146 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw

  • @alihirsi2730
    @alihirsi2730 ปีที่แล้ว

    Ambwaanku wuu kudhacay faaladeeda waayo waxu fahamilayahay in dhirt tahay dhirta sare iyo dhrta hoose markaa Abwaanku waxu hilmaamay Qaybaha hoose Abwaanku wuxuu doonayaa BARDIHII KUYAALEY ISHA BAYDHA AMA GORAY HALDHAA AROOR HORE GOOBWACAN IYO RAAYS KASOO KACAY GUDHINAAYA WAAXYAHA SIDIISII BAATAY ABWAANKU SIDAAS BUUDOONAYAA ABWAAN MAXY KUKALA DUWAN YIHIIN CAANO IYO SHARAAB IYO BIYO

  • @xabiibofficial8903
    @xabiibofficial8903 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan waan ku salaamay
    Waxaan noo falaqaysaan dhaantada nuur goosar iyo iqro happy soo falanqeeya

  • @jowharoahmedjowharoahmed7224
    @jowharoahmedjowharoahmed7224 ปีที่แล้ว

    Yahuuu wilka asgoo arkay inadertas iyo gaynkiis maxuuu ku Fali wax mashad tilmamtan jooga

  • @mohameddiiriiye4009
    @mohameddiiriiye4009 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkkk masha Allah Abwaan

  • @farhaanhaji
    @farhaanhaji ปีที่แล้ว +2

    Aniga waxaan aaminsahy abwanku wuxuu ogaaday ineysan somalidu dhegeysan eryada culus marka baradhadi waa taas waa u qaraxday😂😂

  • @MohamedAli-gg7xu
    @MohamedAli-gg7xu ปีที่แล้ว +3

    Abwan waxan kuweydiyey ereyga naahedhe macayba mise waa ammaan kkkkk

  • @mohameddiiriiye4009
    @mohameddiiriiye4009 ปีที่แล้ว +3

    Asc Abwaan tibiye runtii wlhi heesaha ayaay naga haleeyaan ee dhaantada nooga qabta

  • @dulmidiid164
    @dulmidiid164 ปีที่แล้ว

    Abwaan tabiye (Hussein dool) horay usoco ugaas

  • @macalinmukhtaar52
    @macalinmukhtaar52 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh asxbeey codkaa ku heestaa ani

  • @AHMEDEESHCALAA
    @AHMEDEESHCALAA ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂🤣🤣🤣🤣
    Cukash baradhada yada nosharaf ku yeh 😂

    • @abwaantabiye
      @abwaantabiye  ปีที่แล้ว +4

      Kkkkkkkkk abo arak samoow wan isxiray EE isoodoon plz

  • @sarhayeabdisarhaye6548
    @sarhayeabdisarhaye6548 ปีที่แล้ว +1

    Cukaaash

  • @abwaanmaxamed1267
    @abwaanmaxamed1267 ปีที่แล้ว

    Abwaan kasoohadal silsiladii xaldon

  • @safacraxmaan6452
    @safacraxmaan6452 ปีที่แล้ว +1

    Kk had dhanta dii waaqastaan

  • @abdiqaadirabdilaahi2641
    @abdiqaadirabdilaahi2641 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan waxa jirta dhaanta uu qaaday oo la dhaho Buskud ee taas so falanqeeya

  • @safacraxmaan6452
    @safacraxmaan6452 ปีที่แล้ว +1

    War cukaashe halaqabto

  • @sahalcadde172
    @sahalcadde172 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkk

  • @fardowsomaxamed4483
    @fardowsomaxamed4483 ปีที่แล้ว +2

    😀😀😃😃😃arkana kal io lab ban uqoslay wlhy hhhh horay usoco da abtiyaal

  • @mahadoabdi40
    @mahadoabdi40 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkk

  • @maryanabdicasiis3370
    @maryanabdicasiis3370 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂❤

  • @Fatmah-vu9ed
    @Fatmah-vu9ed 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @tuugdaacadah8515
    @tuugdaacadah8515 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @SahroSiman-io9ny
    @SahroSiman-io9ny ปีที่แล้ว

    Kkkkkk