ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

FALANQEYNTA DHAANTADII HAMBALYADA CUKAASHE & MARWADIISA, WAREESI QOSOLKII ADUUNKA🤣🤣,

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ส.ค. 2023
  • KUSOOWDHAWOOW ABWAAN TABIYE OO KAMID DAAWADA YAASHA QIIMAHA EE KU XIRAN BARTEENA TH-cam MAHADSANID 🙏

ความคิดเห็น • 46

  • @BIDHAANMEDIADH
    @BIDHAANMEDIADH ปีที่แล้ว +8

    War Abwaan Tabiye Dhib badanaa Nin Dhaanto loo Qaaday Lagu Dul Falanqayn

  • @user-rq4bg8di1s
    @user-rq4bg8di1s ปีที่แล้ว +1

    🎉❤❤❤❤❤❤hambalyo hambaly cawkaash iyo marwadiiysa

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan Tabiye aniga iyo Gacalisadeyduna waa kuusoo soconaa, ee dhaantadeenii iska diyaari.

  • @CabdulaahiCabdishire-sy3ty
    @CabdulaahiCabdishire-sy3ty 5 หลายเดือนก่อน

    Abwaan jooji xaqdarada Abwaan kasta waa i nuufalanqeeyo

  • @maxamudgabowaden-bl9mh
    @maxamudgabowaden-bl9mh ปีที่แล้ว +3

    Say walalahi xagu jire ma hajka ayu jire wa la waye abwaan tabiye iyo cugash keep going walala an jeclahy a tihin❤❤❤❤

  • @user-wx3zb9zh2e
    @user-wx3zb9zh2e ปีที่แล้ว +1

    M.a abwaan tabiya iyo gadoomiyaheena waa keentay waa another level cugaashe

  • @qalanyocadey3287
    @qalanyocadey3287 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah dumashekey cukaashe Hambalyo I no ila il gabarta walashey bisharo cadey ❤❤❤❤❤❤

  • @Mr5nimcan11
    @Mr5nimcan11 ปีที่แล้ว +1

    Halkaa markay marayso anagu hadaa nahay time qodh iyo Xero dhantada falanqaynteeda waan diidnay maadaama ood adi leedahay ereyada qofkale ayaa la rabay inaad dhahdo falanqee enagu inaan is falanqayno isku Meena ogayn abwaane 😂😂😂

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan tabiye wa in aan ku so dalbana marki gabdhaha nalo aroosi si. aad miro fiican nogu so tiriso ileen wan ku taageeraa ee gabaygi hooyada. Ee music la aanta aad baan uga helay

  • @jabaatibooska
    @jabaatibooska ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abwaan cukash waxasa jacaylaa 🙏🖐🖐🖐🖐💑

  • @fadumomaxamud9265
    @fadumomaxamud9265 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah hambalayo hambalayo hambalayo hambalayo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤😊❤❤

  • @kabtancabays
    @kabtancabays ปีที่แล้ว +1

    War cukaashow ma islaantaadi dhaantadeeda ayaad falanqaysay😁🤪

  • @NawaalClraxmaan
    @NawaalClraxmaan 4 หลายเดือนก่อน

    Habmlyo abaawan adi iyo marwada

  • @maryamaabdirahman1802
    @maryamaabdirahman1802 ปีที่แล้ว

    Abwaan tabiye anne mid amanta iguso tuur abtiyw

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 ปีที่แล้ว +1

    Comming soon 30k abwaan tabiye❤❤

  • @user-gf8vm3vp7e
    @user-gf8vm3vp7e ปีที่แล้ว +1

    War caruuska dhibka kadaa abwaane

  • @XasanXuseen-mc1wv
    @XasanXuseen-mc1wv ปีที่แล้ว

    Abwaan jira iinolo

  • @dekahussein2954
    @dekahussein2954 ปีที่แล้ว +1

    War Abwaan tabiye dhaanta isoqad iyaa

  • @ShaadiShaadli-fi7ms
    @ShaadiShaadli-fi7ms ปีที่แล้ว +1

    Hambalayo

  • @kurashabdi7321
    @kurashabdi7321 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah waxaasaa jacayl la dhahaa

  • @Gooni__2
    @Gooni__2 ปีที่แล้ว

    Abwaan Tabiye Hugaamiyaha Qoodha iyo Xerada iyo Boqorka Saywalaahi Cukaash salaan sare sxbyaal🙌

  • @Xaawahappycabdulaahi
    @Xaawahappycabdulaahi ปีที่แล้ว +1

    Abwaan tabiye ana dhaanto isamee wan masayraye😂

  • @cabdulqaadircabdulqaadir4394
    @cabdulqaadircabdulqaadir4394 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan waxaan kaa codsahaa inaad soo qabato dhaantadii abwaan saxari ee dusha ruux kaaga rara beey dafleeyihiin dhaantada waa dhaanto aad u qiirabadano Oo katarjumeeyso madaxa iyo dalkeena🇸🇴😭😭🇸🇴pills😢

  • @farxiyomaxamedxaanshi7036
    @farxiyomaxamedxaanshi7036 ปีที่แล้ว +1

    War abwan ninka makawarejisid 😂😂

  • @runshegemedea3961
    @runshegemedea3961 ปีที่แล้ว +1

    Ninka re afgab wan kusalamay cukashe

  • @kowsarabdullahi
    @kowsarabdullahi ปีที่แล้ว +2

    😢❤

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 ปีที่แล้ว +1

    Caawa ninkii ciyaal saywlh ayaad keentay salaamulah saxibayaal

  • @cabdishakuuraxmad14
    @cabdishakuuraxmad14 ปีที่แล้ว

    Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo ❤❤❤

  • @MahadoAbdiDahir-om5xz
    @MahadoAbdiDahir-om5xz ปีที่แล้ว

    Machallah 🥰 🥰 🥰 🥰

  • @Cabdibashir-by2qe
    @Cabdibashir-by2qe ปีที่แล้ว +1

    😅😅😅😅😅😅

  • @XasanXuseen-mc1wv
    @XasanXuseen-mc1wv ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤

  • @fadumomaxamud9265
    @fadumomaxamud9265 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂

  • @mohameddiiriye
    @mohameddiiriye ปีที่แล้ว +1

    Haaa waa runtaa lkn in labadiyo guurka ayaa haboon cokaash❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @qadrosheekh7993
      @qadrosheekh7993 ปีที่แล้ว

      Dhantadan walle caadi ma.ha 😍😍wan ladhacay abwaan😇😇

  • @CURWAm7
    @CURWAm7 ปีที่แล้ว

    WOOW🥰

  • @maryanmursal3875
    @maryanmursal3875 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @maxamudgabowaden-bl9mh
    @maxamudgabowaden-bl9mh ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤

  • @abdinaasirabdiqaadir-qo2jj
    @abdinaasirabdiqaadir-qo2jj 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aminafarahaminafarah4655
    @aminafarahaminafarah4655 ปีที่แล้ว

    Mnsha allaah keep going brothers

  • @user-bz9jv6og5b
    @user-bz9jv6og5b ปีที่แล้ว +1

    waryaaa ninkaa qurx badnaa

    • @user-bz9jv6og5b
      @user-bz9jv6og5b ปีที่แล้ว +2

      abwan tabiyee magac dheridaaa mansha allah maqayadahaa somalidaa ee minneapolis dhan afsomaligaa ayadbo bartaaan falaqenyntaa dhantadii laa fahmi wayo abwan tabiyee noo daraa😍

    • @abwaantabiye
      @abwaantabiye  ปีที่แล้ว

      Halkaa Kaga haya 🙏🙏🙏

    • @user-bz9jv6og5b
      @user-bz9jv6og5b ปีที่แล้ว

      @@abwaantabiye wad naguuu oogtahay halkas soo aqri cashirkaa insha allah captain kaa say wlhi hambalyo io dumashi sidaa bilaha soon

    • @user-bz9jv6og5b
      @user-bz9jv6og5b ปีที่แล้ว

      @@abwaantabiye Waaa diyar aabo

  • @cabdulqaadircabdulqaadir4394
    @cabdulqaadircabdulqaadir4394 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂