ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

FALANQEYNTA DHAANTADA JECEYL DHIIG KUNOOL QEYBTII 26XAAD....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2021
  • FALANQEYNTA DHAANTADA JECEYL DHIIG KUNOOL QEYBTII 26XAAD....
    KUSOODHAWOOW ABWAAN TABIYE OO KAMID NOQO DAAWADAYAASHA QIIMAHA BADAN EE KUXIRAN BARTEENA TH-cam MAHADSANID 🙏
    SUBSCRIBE LIKE SHARE AND COMMENT MAHADSANID 🙏

ความคิดเห็น • 33

  • @kifaaxahmed1973
    @kifaaxahmed1973 2 ปีที่แล้ว +3

    Ala mxan sugayay aaad bad u mahadsantiihin Abwan ❤️❤️

  • @yahyeaadanmohamed2708
    @yahyeaadanmohamed2708 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma intii horaa naga daba joogtaa ar naga dhamaada idima rabnee Yusuf birjeexow guul banad Abwaan tabiye salaan Sare adna

  • @umayma1831
    @umayma1831 2 ปีที่แล้ว +1

    Seywalahi wiilka uqafiifiya solabtay sodhaweya oisgacanqada labada dhan 🤝🤝🤝🤝

  • @bilemouse5179
    @bilemouse5179 2 ปีที่แล้ว +1

    Marka hore waad salaamantihiin
    Akhyaareey,
    Marka labaad halkaa waxa iiga biniixay/ baxay in u jeedka dhaantadu ka quta dheeraa jacayl la jilayo oo mucdeeda iyo dhuuxeedu ahaa dhaqan dhawr.

  • @qansadhabarey3742
    @qansadhabarey3742 2 ปีที่แล้ว

    Wecel yaaludhahayso dhawaaq macsonkor ayaan leeyahay berjeex waan larabay

  • @seynababdinuur2546
    @seynababdinuur2546 2 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan keep going walalkay qaali💓💓💓💓💓💓💓💓

  • @hudaabdullahi1140
    @hudaabdullahi1140 2 ปีที่แล้ว

    Yusuf 😂😂😂waxba helay

  • @hafsamohamed5675
    @hafsamohamed5675 2 ปีที่แล้ว

    Abwane

  • @ggiqro7992
    @ggiqro7992 2 ปีที่แล้ว

    yuusufoow gabadheena waan kudiidnay

  • @aaminodaahir94
    @aaminodaahir94 2 ปีที่แล้ว

    M.a,allh walahi abwaan waxa badan ayaad nafahamsiideen waan idinku xiranahay markasta horey usocoda

  • @nasracali8418
    @nasracali8418 2 ปีที่แล้ว

    Mansh Allah

  • @jamilaadam7075
    @jamilaadam7075 2 ปีที่แล้ว +1

    erayga dhan qalan waa oon ama haraad saaa id ah

  • @aminomohamed3517
    @aminomohamed3517 2 ปีที่แล้ว

    Birjeexow ina adeer ama galgalo ama guriga diid anagu gabar kuuma haayno ileen adigaa uqdada beeraye😃

  • @xaawocawil4976
    @xaawocawil4976 2 ปีที่แล้ว

    Warkalee anagaa hadanay gaboleydaa wasuheyney ,lkn sorry birjeex waa rer qoor io xeero,wa mahadsantihin.

  • @umayma5604
    @umayma5604 2 ปีที่แล้ว

    Waan sugaayay u wakii dhihe u dhimo jabkaagu waa farxadayda

  • @ugbaadofficial9380
    @ugbaadofficial9380 2 ปีที่แล้ว +1

    Horay usoco wlkey

  • @hibaaqali2679
    @hibaaqali2679 2 ปีที่แล้ว

    Dhanqalan waa erey loo isticmaalo markuu qofku haraad badan ama oon badani hayo oo aanu biyo helin mudo dheer

  • @nuromohamed7478
    @nuromohamed7478 2 ปีที่แล้ว +2

    War cukaashoooow salan sare walaalo🇸🇴🇸🇴

    • @BIDHAANMEDIADH
      @BIDHAANMEDIADH 2 ปีที่แล้ว

      Huuuno waan ka qaday soo dhawoow

  • @ciidkabaale4577
    @ciidkabaale4577 2 ปีที่แล้ว

    nabsigu sooma daaho

  • @user-fv9nq6oi9o
    @user-fv9nq6oi9o 2 หลายเดือนก่อน

    😂😅😅

  • @jamilaadam7075
    @jamilaadam7075 2 ปีที่แล้ว

    abwaan nabsiga laqaad waa adigii horay usheegay inaad laqaadayside birjeex

  • @maxamedcabdixakiin3707
    @maxamedcabdixakiin3707 2 ปีที่แล้ว

    Birjeex ninwayn

  • @hayemedia
    @hayemedia 2 ปีที่แล้ว

    Ciyaal say wlhi jcylkoda waa first 3munite 😂😂

  • @hafsamohamed5675
    @hafsamohamed5675 2 ปีที่แล้ว

    Birejex abwan maxa ku cawinesaa

  • @Axmed1024
    @Axmed1024 2 ปีที่แล้ว

    Kow waamba sugaaye warkaas hhhhhhhhhh

  • @liibanmaxamed1412
    @liibanmaxamed1412 2 ปีที่แล้ว

    Kamay aamusine 25 ayaa soo dhaafteen oo muno qaaday

  • @kifaaxahmed1973
    @kifaaxahmed1973 2 ปีที่แล้ว +1

    Xitaa ma arag iidinka unban idinku arkaa

  • @shakramedia1120
    @shakramedia1120 2 ปีที่แล้ว

    War qodh iyo xero calaacal cukaash aad bow nomatalay hadaan nahay ciyaal sey🤣

  • @jamilaadam7075
    @jamilaadam7075 2 ปีที่แล้ว

    jacayka udhimo ayuu harey uyiri birjeex marka hada sagu ha udhinto