FALANQEYNTA DHAANTADA AMBAD IYO ILDUUF BY ABWAAN ABDI BAAG ... NEW VIDEO 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • KUSOODHAWOOW ABWAAN TABIYE OO KAMID NOQO DAAWADAYAASHA QIIMAHA BADAN EE KUXIRAN BARTEENA TH-cam MAHADSANID 🙏

ความคิดเห็น • 16

  • @halabuuralibaashimaxamedof6006
    @halabuuralibaashimaxamedof6006 2 ปีที่แล้ว +4

    ✍Hesha ilaga dheer geela ku ambisaa
    ✍marka egar la eedsiiyo aabigii
    ✍olol iyo cabaad bay la alaladaa
    ✍dhulka uduga lee eebe nagu askumay
    ✍dabka lagu arkee ka dhax ololayaa
    ✍eersan maayoo cid kale een adiga ahayn
    waa qeybta sadaxaad ee aan soo wado insha Allah

  • @maxamadqorne5043
    @maxamadqorne5043 2 ปีที่แล้ว +1

    Jare waa ilduuf iyo nin uayaanroon

  • @jowhari
    @jowhari 2 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan tabiye aad baan kuu taageeraa sxb

  • @jowhari
    @jowhari 2 ปีที่แล้ว +1

    Hellele
    Ummad joogtaa inbadan
    Meelaan onkodne heline
    Hellele
    Afrikada dadkeedà
    Ku caanbaxoo
    Hellele
    Taasi waxey natusin
    Dhiiranan jirkeen
    Kudhex beeranoo
    Hellele
    Qalalaasaha jiree
    Ubadkeen arkaan
    Hellele
    Samir baa kuboorin
    Loo dulqaatoo dhibkane
    Hellele
    Waa inyaroo durbaba
    Laga baxaa dhibkee
    Hellele
    Sidaad sheegto
    qurbaha aadistoo
    Lowadoo
    Hellele
    Aqoontiyo cilmigu
    Ayjiraan halkaa
    Helele
    Waa cajiibo inbadan
    Lala tacaajubee
    Hellele
    Diircadaha cilmga
    Naga soo galoow
    Hellele
    Dayashadan dalkii
    Aan u aadna ooo
    Hellele
    Waa khinsiir baqtiyey
    Dibne loo tixraac
    Hellele
    Danta aan laheyn
    Marne kuma dhumino
    Qoom khinsiir cunoo
    Allle aaan aqoon
    Hellele
    Afrikadaan madow
    Dadkii aan kanimiid
    Helllele
    Isrkood halkaan
    Beyka soo baxeeen
    Hellele
    Dhibne kamaa jirine
    Jid hanoo bidhaamin

  • @sulubsomali9649
    @sulubsomali9649 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa run lbx waa lasasaba somalida

  • @GARAADFARXAAN
    @GARAADFARXAAN 2 ปีที่แล้ว +1

    Would make very beautiful

  • @abdiqaadirabdilaahi2641
    @abdiqaadirabdilaahi2641 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga kaygii weli kaama hayo Cukaashow Hada laga bilaabo mucaarad baan kugu noqon Qoodh iyo xero baan ku caana shuban

  • @abdirahmaanmuxumad5900
    @abdirahmaanmuxumad5900 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @koswarfa2154
    @koswarfa2154 2 ปีที่แล้ว

    Cukash iyo abwan tabiya asc dhantadas wan dawaday before mana fahmin laakin after falaanqeeyn sifiican baan ufahmay

  • @farahmohamed9534
    @farahmohamed9534 2 ปีที่แล้ว

    Zxibayaaal dhaantada cusub ee abwaan kaan uu qaaday reaction kasoo bixaya waan idinka sugeynaaa

  • @Hireyinc
    @Hireyinc 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga Afrika igu soo celiya, iridkeen u soo maraa 😂😂

  • @abwaanm.jamaac5759
    @abwaanm.jamaac5759 2 ปีที่แล้ว

    Kkk

  • @maryamismaciil5183
    @maryamismaciil5183 2 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkkk aad baan idiin salaamay abwaan tabiye iyo cawkaash

  • @cabdikhadaribraahin9436
    @cabdikhadaribraahin9436 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @Fatmah-vu9ed
    @Fatmah-vu9ed 10 หลายเดือนก่อน +1

    hhhhh