AMAL KAYSE qiso xanuun badan iyo dadka is jecel oo ay laqaybsatay maalinta jecelka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 49

  • @halimay5550
    @halimay5550 5 ปีที่แล้ว

    True love forever 😌❤️❤️❤️

  • @aminaahmed5359
    @aminaahmed5359 6 ปีที่แล้ว

    mnsha alllh alle haku dhawro amal keyse codka iyo cimrigaba alle haku barakeyo.

  • @madadiyoanwaargabadhiimukh5371
    @madadiyoanwaargabadhiimukh5371 6 ปีที่แล้ว +5

    maxabtullaah wa maxabtu Rasuuulillaah Allaah hana siiyo💞💗💞💗

  • @---7573
    @---7573 6 ปีที่แล้ว

    Inanta amal kayse wan Ka helaa walashay qaali jazakalah

  • @fatmahabikalsonidanafta9508
    @fatmahabikalsonidanafta9508 6 ปีที่แล้ว

    Jacelku malahan weeyni iyo yaraan gabadhaas walasheey ah wxn leeyahay iska iloow ninkaas oo dhan kasamir jacelkale waad heleysaa insha allaah

  • @iloveyoumyallahxabibiilove2559
    @iloveyoumyallahxabibiilove2559 6 ปีที่แล้ว +5

    Barigii anyaraa ayan waxan aqriniray bugagta shokoyinka jecelka waxan arkay jacel badan o qasaray wlhi malinkas ayan go.aan garay ninba jecelan alx wana kugulestay manta xaas ban ahay jecel iyo naceb toona umahayo ilaa ilahey dartisa iyo wanaag alx marka gabdhuhu hes jireeno insha allh

    • @nasroismail7175
      @nasroismail7175 6 ปีที่แล้ว

      SaaraXusen Saara waleee anigaa kula mida xaas baan ahay hadana jecayl iyo nacayb toona uma qabo hadii aan dhaqan helana alxamdulillah hadii aan waayana waan dhaqaajin

  • @ekraabdulahi3211
    @ekraabdulahi3211 6 ปีที่แล้ว

    Aniga waxaan taageeyrsanay jaceeylka balse sida gaaladoo kale halmar looma dabaal dego jacaylna waan ku noolahay alxamdulilaah mustaqbalkeeygana waxaan rajeeynayaa ku jaceeylka ila fahma insha Alaah

  • @jamacxasan5155
    @jamacxasan5155 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allah nolow wlo amal kayse sidaad dadka ujeceshahay

  • @ayaanahmed350
    @ayaanahmed350 6 ปีที่แล้ว +1

    Jacaylku hajiro amal qaali dumar 😍😍😍

  • @deeqaxasan8877
    @deeqaxasan8877 6 ปีที่แล้ว

    Asc wll qali jacaylku waanoolllol amlkyase ilahaya hausahala niini jcl

  • @fahmahaaji6302
    @fahmahaaji6302 6 ปีที่แล้ว

    Gabadhaas waxan kula Tali lahaa ilahey tala saaro hadiii rabi kuu quray ninkaan aad jeceshahay wa helisaaa istiqfaarso quraanka badi aqriskiisa alle Bari in badan duceeyso muxadaroyin ka iyo quraanka dhageyso inta badan waad ka bogsaneeeee xanuunka Ku hayo marka kasta ogow waxan rabi kuu qorin ma heleysid rabi talada u dhiiibo Kuna kalsoonow

  • @hindayusuf9325
    @hindayusuf9325 6 ปีที่แล้ว +6

    Asc amal kayse wllo wan ku salaamay aniga maanta waa maalin iiga duwan maal maha kale 14ka February wa malintii lay furay

    • @remindme28
      @remindme28 6 ปีที่แล้ว

      Hinda Yusuf wll mid khayr qaba haku siiyo haduu isagii khayr kuu yahayna ilaahay hakuu soo celiyo

    • @feyrusmohamed1770
      @feyrusmohamed1770 6 ปีที่แล้ว

      Hinda Yusuf abayo maxaa malintas u doratay in lagu furo

    • @Nasro_Warsame2023
      @Nasro_Warsame2023 6 ปีที่แล้ว +1

      Hinda Yusuf
      ma maalintii jecelka buu ku furay raga somalida reer badiyo nimadan ku nacay waan ka xumahey walalo caruurtada waqti la qaado adiga naftada u raaaxe happiness nin uun ma ahan

    • @yywvy7025
      @yywvy7025 6 ปีที่แล้ว

      Hinda Yusuf wax ba maleh walal wali waa yartahay

    • @laylohamud3430
      @laylohamud3430 6 ปีที่แล้ว

      Sorry xbti.inshallah mid kheyr qaba

  • @shahidpatel9494
    @shahidpatel9494 6 ปีที่แล้ว

    Gacmo qurxoona maa shaa Allah

  • @letitrain34
    @letitrain34 6 ปีที่แล้ว

    Jaceel ma jiro

  • @hannaarteh197
    @hannaarteh197 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa wax ay iska dhaadhiciyeen ragga somaliyeed waqtiguu doono buu iman karaa dumarkuna anytime buu kuu dhici karaa da' na kuma xidhna

  • @neecaawm8583
    @neecaawm8583 6 ปีที่แล้ว

    Jaceylka qasab ma ahan hadii uu san ka helin yeeysan ka xumaan hadii uu asaga jeclaan lahaa aay iyaduna jecleen waa sidaa oo kale

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 6 ปีที่แล้ว +1

    Amal walal Somali jecelka ceeb beey la tahay qof hadad ku dhahdo i love u weey kula yaabi mida kale dumarka hadeey nin yar guursadan ama jecladan maxaa loola yaaba odayasha waa kuwa hablaha yar yar abuse gareynaye raga hagar damada dumarka ha ka dayan waa iga talo qof aqli badan lol

  • @rodaahmed9051
    @rodaahmed9051 6 ปีที่แล้ว

    jacaylkiiba maa maliin kaliya laa xuusaya jscaylaka ruunta ah maalin kaasda iyo sacaad kasda u noolyshay lakin galaada daan aad u wayeen ayay ka leyhiin isga jiira 14 feb waxaay kaa dhiigten caqido ay oday xuun oo bakhtiyay ay ku weyneyan marka naga dhaafa jacylka been beenta ah feb shaqo kuma lihiin hadaan jiilaya jacaylka naga daya lol

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 6 ปีที่แล้ว +3

    jacayl waligay imasoo marin lakiin haduu igu dhaco walee cid umajoojinaayo oo maxaa iiga gadhiish ah

    • @shamsammabdi122
      @shamsammabdi122 6 ปีที่แล้ว

      amina hasan kugumadhicin ?anba ismaleheyn wukugudhici waligeyna qof aan islaheyn wadjeclaan ban jecladay iyo saan iskalaweynan jiray inan qof jeclado .

  • @umuhtaymiya1086
    @umuhtaymiya1086 6 ปีที่แล้ว

    mashallah mashallah Amal kayse

  • @Muxmux238
    @Muxmux238 6 ปีที่แล้ว

    Haiska ilow do

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 6 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalah naakacarar Kuwii aan le ekayn baan khaaati kataaganahay eeuusan kugu ciyaarin

  • @kushish2749
    @kushish2749 6 ปีที่แล้ว

    Wax aan kayabey naagta muna AHMED EE valentine day ka haday car ahan joogey baqbaqbaq wax EE jacel ka ogtahay majiraan Walaahi waa badow

  • @sahraapdi298
    @sahraapdi298 6 ปีที่แล้ว

    Woooow jacylku haa jiro haa nuuro may jacylku waa jira wuun ihay ilahay haa iisiyo

  • @shamsammabdi122
    @shamsammabdi122 6 ปีที่แล้ว

    Walaal xagee lagalasoxidhiidhi karaa .

  • @najmodahir5777
    @najmodahir5777 6 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo

  • @ayaanmaxamed2194
    @ayaanmaxamed2194 6 ปีที่แล้ว

    Asc wllo Amaal kayse waxaanu nahay axbaabta s_land jogta in aan kulasoo xidhiidhaan jeclaa tell kaga ayaan doonayaa من فضلك

  • @hanaahmed2488
    @hanaahmed2488 6 ปีที่แล้ว +1

    امل. اريد منك تليفون اختي

  • @fatuuxyarey2933
    @fatuuxyarey2933 6 ปีที่แล้ว

    Jacayl dadd ku ma xirna

  • @umuhtaymiya1086
    @umuhtaymiya1086 6 ปีที่แล้ว

    diracagu wuu quruxbadanyahay

  • @fufuwaseem4717
    @fufuwaseem4717 6 ปีที่แล้ว

    سبحان الله ليش الصومال يدعوا الإسلام وما يطبقوه

  • @deqocisamn5649
    @deqocisamn5649 6 ปีที่แล้ว

    Amal abaayo saraxa. Marku kaliga kugu yahay wadhibaato.wana xanuun

  • @fufuwaseem4717
    @fufuwaseem4717 6 ปีที่แล้ว

    اللهم إهدي أمة الصومال الله يرحم الأيناء الى أمهاتهم مثل هؤلاء الجهلاء اولهم الى تدعي أنها مذيعه تعرف تتكلم فقظ

  • @fufuwaseem4717
    @fufuwaseem4717 6 ปีที่แล้ว +1

    تقليد أعمى اللهم إهي أمة الصومال

  • @letitrain34
    @letitrain34 6 ปีที่แล้ว

    There's no such thing as love

  • @iloveyoumyallahxabibiilove2559
    @iloveyoumyallahxabibiilove2559 6 ปีที่แล้ว

    Hinda Yusuf sorry walalshey qaali aad aban uga xumahay furiinka dhacay iska samir insha allh 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @Rabel-fx2we
      @Rabel-fx2we 6 ปีที่แล้ว

      SaaraXusen Saara yaa la furay