Waraysi Gabadh yar oo wiil qurbaha ka tegay is jeclaaden kadibna uu dhib badan gadhsiiyey

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 419

  • @leylahussein558
    @leylahussein558 4 ปีที่แล้ว +39

    Psychopaths, Sociopaths and even Serial killers are charming, and sweet at first to earn their victims trust. Be careful who you love and trust. If you see someone playing a victim all the time , they are waving red flags on your face. Take a few steps back, and run the other way as fast as you can. Subhanalaah. May Allah save us from these kind of sick individuals.

    • @shiinedheere
      @shiinedheere 4 ปีที่แล้ว +2

      Shakhsi aad u liita ayuu ahaa diina warkeedaba daa hablow aad u feejignaada very sad 😢 walaahay

    • @sudimohamed7183
      @sudimohamed7183 4 ปีที่แล้ว +1

      Well said walal 👏👏

    • @mohamoudali6830
      @mohamoudali6830 4 ปีที่แล้ว

      Kkkk fish & chips

    • @zahib5405
      @zahib5405 4 ปีที่แล้ว

      *

    • @2020Ibrahim
      @2020Ibrahim 4 ปีที่แล้ว +1

      😅😅😅😅 u made me laugh 😄 but they indeed are charming at first

  • @drsidilofficial8163
    @drsidilofficial8163 4 ปีที่แล้ว +38

    Wlhi hooyo mcney qisoyinka aad bay cajiib uyihiin💯😌
    Qfki ugu horeeyay daawado like saro comment ka bixiya
    💯

  • @xamdamaxamuud6282
    @xamdamaxamuud6282 4 ปีที่แล้ว +7

    😭😭😭😭😭 gabdh walbh way lakulataaa dhigta anigu qudhayda wax igu dhacdey qiiso cajiibh

  • @igranhusein1027
    @igranhusein1027 4 ปีที่แล้ว +13

    Sawiradiisa soo saar videogan oo ku baahi Facebookga. Hala arko wajigiisee duliga,, adna hore u soco qaali 🙌❤

  • @hindaosman2464
    @hindaosman2464 4 ปีที่แล้ว +16

    Subxaanalaah war ragaw allah ka baqa oo gabadhaha beenta ka daaya war ninku shaydaansaan muxuu sidaa ugu galayaa gabadha miyuusan ogayn inuu dhimanayo oo lasuaalayo wax usamaynayo sow maoga in qof muslim ah uusan been sheegin ilaa qof munaafaq ah mooyee.

  • @Mohamudkhadar
    @Mohamudkhadar 4 ปีที่แล้ว +14

    Wof calaac the best story aan arko waligay waa qiso cajiib ah raga somaliyeed waxan kule talinaya hablaha ka daya ciyaarta please midakale hadi aad inan ku tidhaho reerkina u sheeg guurkana ninow ama ragow haa ka bixina balanka aad gashan Illaahay ka baqa

    • @nihaamnihaam9828
      @nihaamnihaam9828 4 ปีที่แล้ว +1

      Ano wilasha difaceynin waxa gabadhu sheegi wa khiyaali laga yaba inu jin ama shaydan yahay wayo cadeyn uma heyso inu qof bilow admi yahay culimada way sheegen waxkastana oo kuso salama lagama qado

    • @rayanmuhidin4412
      @rayanmuhidin4412 4 ปีที่แล้ว +1

      Nihaam Nihaam abaa anaa cabsanoye sheydan maa saas iska dhigi karo koo aan mela u raaco la ahay😢

    • @ruun14
      @ruun14 3 ปีที่แล้ว

      Wlhi way iga ilmaysiisay 😪😪😪😪😪😪😪😪

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallaah Gabadha wanaagsan Mid Ciyaal suuq'oo Beenloow Nolosha ka dhacay baa helay""Lug & labadaba Allah ku gooy "Nahaab-walaal Saburkaaga""ayaad ku Nafsi baxaysaa-Insha allaah🤲🤲🤲

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya4048 4 ปีที่แล้ว +32

    Sadexda face book ba isagaa lahaa baan aaminsan ahay.
    Waa salaamantihiin🖐

    • @zainabmohamed1644
      @zainabmohamed1644 4 ปีที่แล้ว

      Aniguba saasaan aaminsanahay waayo sheekadu sida uu asagu rabo ayay usocotaa

    • @umeymaqurux739
      @umeymaqurux739 4 ปีที่แล้ว

      Sidaas baan aniguna ku fikirey

    • @fardowsoculusowofficial7067
      @fardowsoculusowofficial7067 4 ปีที่แล้ว

      Waxan aminsanhy inuu asaga leeyahay fbk 3 daxdaba

  • @imans3899
    @imans3899 4 ปีที่แล้ว +20

    Jeelbuu ku jiraa, labada accountba adiguu kuu samaystay asagaa labo qof iska dhigayay, Markii horeba dhaqan celis buu ahaa inta yar ee uu kula jogay ayuu rabay inuu kugu raaxaysto oo HIV iyo uur kugu reebo. Nasiib ayad ledahay in Adan ka yeelin guurkas oo manta ilmo iyo cudur midna kaaga tegin.

  • @khatraismail5524
    @khatraismail5524 4 ปีที่แล้ว +2

    Samir badanaa wiil helaa gabadha he will so lucky she never give up oh my god what beautiful young girl laakiin ka faaiiidayaa dhibka gabadha why he is doing all that subhanallah

  • @nazraahmed2881
    @nazraahmed2881 4 ปีที่แล้ว +14

    OMG HABO WALHI I FEEL HER STORY SO MUCH CAUSE SOMETHING SIMILAR HAPPENED TO MY SISTER WALHI I CRY SO HARD ITS REALLY HEARTBROKEN STORY THANKS HABO FOR BRING THOSE VERY TOUCHED STORIES THANKS..!!!!!

    • @istarlinilyasmashaallah3441
      @istarlinilyasmashaallah3441 4 ปีที่แล้ว +2

      Nazra Ahmed sorry

    • @kamaaldiin582
      @kamaaldiin582 4 ปีที่แล้ว +1

      Nazra Ahmed subscribe iisaar abaayo

    • @kamaaldiin582
      @kamaaldiin582 4 ปีที่แล้ว +1

      Nazra Ahmed subscribe iisaar

    • @nazraahmed2881
      @nazraahmed2881 4 ปีที่แล้ว

      Muxsin Adam Official Media okey what’s your channel name aboowe??

    • @nazraahmed2881
      @nazraahmed2881 4 ปีที่แล้ว +1

      Istarlin Ilyas Masha allah No worries my sis ..

  • @elmikamil9487
    @elmikamil9487 4 ปีที่แล้ว +8

    Laba sawir oo leysku dhejiyo Macno weyn ma samayso Rag na saas laguma aamino. Dumarow nis ilaasha oo ka waantooba khiyaaliga Raga. Hooyooyinku waa iney khiyaamada Ragu Gabdhaha yar yar ku sameeyaan iyo wax yaabaha dhici kara uga sheekeeyaan

    • @fadxaarab6314
      @fadxaarab6314 4 ปีที่แล้ว

      Wlhi dumarku wa daciif laba sawir oo laysku dhajiyo waxba macnaha ah ma samaynaayo oo ragbaaba la ficil tama dumarka y qaban markay isku dhacaan oo so dhig dhigta sawirada dumar kale lkn qof qofninadisa lagu qaata

    • @zamzammaxamud4418
      @zamzammaxamud4418 4 ปีที่แล้ว +2

      laba sawir oo la isku dhajiyey waa taktikada ay isticmaalaan fajiilayaashu.

  • @zamzammuhudiinahmed4013
    @zamzammuhudiinahmed4013 4 ปีที่แล้ว +9

    Waa qiso cajiib ah nabsiga aad uu u xunyahay dad badan aa nabsi galay kuwana waa laga galaaa allaha noo fududeyo

  • @quenqadra2788
    @quenqadra2788 4 ปีที่แล้ว +7

    Kkkk astaqfurullh wa qiso xanun😭😭 bdn marna qosol bdn wlh gabadhu wa boqorad masajidkan uga duceyaa ku teh

  • @qisooyin3185
    @qisooyin3185 4 ปีที่แล้ว +1

    wallahi waa qiso murugo leh oo xanuun badan.
    waxaanse hubaa in gabadhaa maskiinta ah maalin uun xaqeeda kasoo bixi doono.
    maalinta qiyaamo na laga abaal marindoono.

  • @hamzemalaf4168
    @hamzemalaf4168 3 ปีที่แล้ว

    Shekoyinkan waan ka helay
    Inkastoo dulmiga ku badanyy

  • @sahrakiin9245
    @sahrakiin9245 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay hakuu booga dhayo macaanay

  • @nuuracumar5837
    @nuuracumar5837 4 ปีที่แล้ว +1

    Walahay luul waa cajiib wanku jeclhy luuleey maansoo yinkaaga aad noogu hiilinayso dumar ahaan waaad ku nahad santahay wanaagaaga❤❤❤❤❤❤❤

  • @zamzammaxamud4418
    @zamzammaxamud4418 4 ปีที่แล้ว +4

    Sadaqad baan u bixiyaa kulahaa talow ma awowgeeday u maleysay oo dhintay🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abassabdi9003
    @abassabdi9003 4 ปีที่แล้ว +2

    Sister kindly tell that young lady iam very very sorry about that incident I was listening ur conversation but inshaalahu Allah will pay her price back thank u Abass

  • @farxiyoxajifarxiyo715
    @farxiyoxajifarxiyo715 4 ปีที่แล้ว +9

    Gebedhas adey labo ragcadod oo istiqaaro ah adey tukan lehed dhibkas kumadhacden quanka aqriskisa badsato wey ilobi lehed kii anjeclaa oo iqiyamey ayaan waxan kuilobey baryada ilaah laxawgisa leyga Saar alxamduli lilaah ilaah kuxirnaaw ninkii kuxumeeyo ilaah ayaa laxisabta maayo

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 4 ปีที่แล้ว +3

    Subhaanallah lagayaaba in uu wadanka aad joogto kulajoogo ooku xumeynaayeye why qofkii hadaadna codkiisa maqlin ama naag bey ahed allahu yacalam lakiin dhalin yarooy hala sheekeysananin qof eeydaan maqlin live amad aadan arkin lasheekeystana wadanka joogtaan qof kaa fog maba fiicna dhaxan kaamaba celinaayo

  • @marwodumar
    @marwodumar 4 ปีที่แล้ว +1

    May Allah bless you and your family and friends and all Muslims all over the world

  • @farxiyamuuse645
    @farxiyamuuse645 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah luul dagan wa ku jeclahy habayar mcn ❤❤👈 Gabadhan waxan leyahy wlshy is ilali yan mar dambe lagu gadin 3 dexda ciwana inu asagu lahaa ayay u egtahy

  • @army-on8wp
    @army-on8wp 4 ปีที่แล้ว +1

    Nin dibada jogs into jiniyahsy into igu insiyahsy maba Haqqani macan ksjeclaada

  • @shankaroonadam6294
    @shankaroonadam6294 4 ปีที่แล้ว

    Waa qiso cajiiba kun sidaa ah u soo joogay casha luul salaan Walalo shukran sidaa aad qisooyinka dhabta ah u soo gudbiso

  • @hudaahmed5995
    @hudaahmed5995 4 ปีที่แล้ว

    Maamo waad mahadsanidtahay allah haku xifdiyo qisooyinka aad soo gudbiso

  • @salmaabdirisaaq5056
    @salmaabdirisaaq5056 4 ปีที่แล้ว

    Gabadhan waa qof muxtarama wlahi qof kasta way qaderinaysa habo ku ledahay Alle ha ku xiftiyo akhiriyo adunkaba habo

  • @mohamoha8824
    @mohamoha8824 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc runtii aadbaan uga xumahay waxa uu cawankasi kula kacay walashena qaliga ah waxanan alle kaga baryaya inuu kugu aadiyo mid aad ku hilmantid dhibaatadii ku soo martay inshallah samir illahayna tala saaro

  • @mahadAshkirdirshe1234
    @mahadAshkirdirshe1234 4 ปีที่แล้ว +1

    Haaa walhy sorry jeclahay dhaxal galo waxa dhamo lawaay walhy Qofka marku jecelahay hayo ma harsado mana hoodo walhy im sorry walashaye ninksa Qiiyano buu wadatahaye nin dhacada mahan gabdhaa inata jecela qiiyalii ah lagu aqabuuro hadan looga baxay walhy im sorry my sister

  • @Ismail.2025
    @Ismail.2025 4 ปีที่แล้ว +6

    wallah ragoow dumarka ka dhaafo beenta dumarka waa ay nala dhasheen waan dhalnay weey na dhaleen alle ha laga baqo waa la dhimana

    • @Ismail.2025
      @Ismail.2025 4 ปีที่แล้ว +2

      mama luul big supporter from london uk

  • @hanabello8390
    @hanabello8390 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah xayati waa qiso lagu cibro qaato waa xanun wlhi

    • @kamaaldiin582
      @kamaaldiin582 4 ปีที่แล้ว

      Hana Bello subscribe iisaar

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhy waa qiso xanun leh miskintaa yar inuu saasoo dhan ugalo may ahayn lkn hablaw iyo inamo ba maaha inay qof walba iska aaaminaan qofawna qof qalbigaga hadwada siin

  • @susankhayr3918
    @susankhayr3918 4 ปีที่แล้ว +10

    Nabsi baa heli doona..qofkastow ka fiirso oo aad uga feker ficilkaaga iyo waxaad falayso..

  • @saiidadaryel2982
    @saiidadaryel2982 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah allaha ku xafido. Thanks ❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏😍😍😍😍

  • @user-zc6ig1ep9q
    @user-zc6ig1ep9q 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa inan yar oo cajiibaa
    Maashaa.alaah

  • @aziztualhubiderie730
    @aziztualhubiderie730 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha kubarakeeyo ganddhan yar dhib baa qabsaty Lkn guushu wey ku danbeysa

  • @ismailyassin1281
    @ismailyassin1281 4 ปีที่แล้ว +3

    Xashiishaduu iibin jirey, waana la xidhay, sidaasay arintani u dhacday, welina wuu ku jecelyahay laakiin wakhtigiisuu ka faaiidaysan kari waayey

  • @salmamowlid7270
    @salmamowlid7270 4 ปีที่แล้ว +17

    Beenta inta leeg maxa ku kalifay qof aan xishod iyo caqli toona lahayn buu ahaa

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 4 ปีที่แล้ว

    😰😰😰😥😥😥😥. Wallahi aad ban uga xumahay sida intay aniga igu dhacdaybaan ooyay wargow illahey kabaqa gabdhow illahey kabaqa nabsigu balayo ee iska jira bal haday gabadhasi ku dhiman lahad naxdintas Hagen up illahay ka gali lahaa yaaa allah noo naxariso

  • @naftauron7989
    @naftauron7989 4 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi waa arin naxdin leh oo xanun badan alle hasoo hanuniyo wiilkas

  • @mohammednasir7904
    @mohammednasir7904 4 ปีที่แล้ว +6

    waxan salamaya caasha iyo dhegays tayaasha
    nin baa maalin har gaysa noo sheekeyay wuxu yidhi ciyaal baa nin waalan shiidaya nin kii waala oo ciyaalkii er yanaya ayaa anoo kalin shidaal taagan oo gadhi isle shidaal kaga shubo ileen waa nin walanoo na kala garan maayo ciyaalkii iyo anigee budh buu qaday saa dheg ta daba deeduu igu dhuftay koomo ayaan galay ayuu yidhi 7 cisho ayaa miyir layga waayay qofka bili admka ah halka laga ogaado inuu dhin Tay ee saxda ah waa mas kaxda inaguna wad naha ayaa dusha laga taab taa dhakh taradii har gaysa oo dhan baa la ma riyay inuu dhin Tay baa laysagu daystay wuxu yidhi afar anaga ah oo meel ku qayilaaya la yidhi hebel baa dhin Tay ileen waa niman mur qaan sane wuxu yidhi waxay yidhaahden inagu kiciya aan ku Soo rognee waa laysoo maydhay buu yidhi waa lay kan fay buu yidhi iilka mar kii lay seexiyay oo kii bud dhigaa ahaana godka ku jiro ayaan dhoobadii dhaban ka la ii saray iyo ciidii wixii uun baan ku hidhisay buu yidhi fadhiiso uun ban is idhi buu yidhi sa mar Kay arken anoo rafanaya ayay yaacen buu yidhi bud dhigihii baa naxdin tii gud kii ka bixi Kari waayay buu yidhi iska diiray kafan tii iyo wixii kii ban is idhi buu yidhi aad hoga dhigtid diiq buu kaga baxay buu yidhi saa ana waan ka daba booday cagtaan cagta usaaray oo miyaan gaadhayaa buu yidhi waa nin nin Soo nooladay uu er yanaaye wuxu yidhi qun Yar iska Soo socday suuqi ban imi niman baan Arin kii usheegay waxay igu yidhaahden xafadii adoo lugaynaya hadaad tag to reer Kay naftu ka wada raacaysaa laba cisho ha tegin guriga anana mar ba wax baan xafada ku odha,naynaa dhakh tar kii ba yidhi nin ku wuu nolyahee xabasha ka Soo celiya mar ba sheeko laba cisho hadalo is khilafsan markii loo shegayay ayaan tegay buu yidhi wuxu yidhi Allan kaa nin kii bud dhigaa ii ahaa koone mar kuu iga arko wuu isdhigaa taw buu yidhaaha

    • @fartunahmed4780
      @fartunahmed4780 4 ปีที่แล้ว

      Mohammed Nasir wlhy ninyahow qosolkii baa iga dhamaysay waa sheeko cajiib ah

    • @MohamedMohamed-qh7cj
      @MohamedMohamed-qh7cj 4 ปีที่แล้ว

      Somaali badan baa sidaa lagu aasay iyagoo weli nool.

    • @leylabarseye5140
      @leylabarseye5140 4 ปีที่แล้ว

      Subxaanallah. Way jiraan dad nuucaas ah. Allow adaa ku filan

    • @pharthuzdiamond8476
      @pharthuzdiamond8476 4 ปีที่แล้ว +1

      Khaladka aha inuu naguso baxo in uu iskaga jiro qabrigysy ahyd marhduu galy🤣🤣🤣

  • @maimunismail6365
    @maimunismail6365 4 ปีที่แล้ว +5

    3facbuugba asgaaa lahaa bn aaminsanhy wllhi

  • @saharahajj9668
    @saharahajj9668 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaahay.waa.fariid.caqli.badan

  • @najmahassan8820
    @najmahassan8820 4 ปีที่แล้ว +3

    Ninku ciyaala suuq buu ahaa . waa ku ciyaaray gabadha miiskiinta laakin waayo aragnimay u noqon.

  • @houda-sld
    @houda-sld 4 ปีที่แล้ว +11

    Wa nin waalan oo depression qabay wuxu rabay inu waalo midhaa kkkkkkkkkk

    • @bishaarhassanmoallin428
      @bishaarhassanmoallin428 4 ปีที่แล้ว +3

      Waxaa dhacda inuu doqon yahay ama uu xanuunsan yahay. Waxaa kaloo dhaci karta maaddaa ay markii hore guurka kaddiiday ooy ku tidhi aan is barano uu aarsi u socday isagoo raba inuu ciqaabo.

    • @houda-sld
      @houda-sld 4 ปีที่แล้ว +1

      @@bishaarhassanmoallin428 macquul lkn badana dhalinyarada america jogto qarkood drugs qaatan inu marku so cabo u kawaali jiray

    • @abdiabdul7167
      @abdiabdul7167 4 ปีที่แล้ว

      Hafus salad Waa sheko qyali igadeh. Kkkk jecliyaa

    • @bishaarhassanmoallin428
      @bishaarhassanmoallin428 4 ปีที่แล้ว

      @@houda-sld. Huuno waxaa jira xanuunyo laga dhaxlo daroogooyinka oo heer uu qofku gaadho inuu sidan oo kale u dhaqmo.

  • @riyaaqcumar7958
    @riyaaqcumar7958 4 ปีที่แล้ว +3

    Alla raggu dhib badana😭

  • @ubahiinastyle381
    @ubahiinastyle381 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaa qiso cajiiba badel khayr qaba hayati insha allh

  • @naadiamohamud2097
    @naadiamohamud2097 4 ปีที่แล้ว

    Subxanallh gabadhn alha khalbiga ukhabojiyo adunka mnta jirana gadal Ayu usocda owaxa yraday ala ka cabsigi ruxna lma amino Ila ad hubsato wll

  • @saynababdi9923
    @saynababdi9923 4 ปีที่แล้ว +1

    wiilkaas haday arintaasu qiyaano ku,ahayd meelkaluu kahelayaa insha allaah

  • @pharthuzdiamond8476
    @pharthuzdiamond8476 4 ปีที่แล้ว +2

    Maxa hada shekadn laga faidaya waa badhgo' ee nagtn niinkii kamaba ay salgadhin

  • @kafeeyamaxamed4532
    @kafeeyamaxamed4532 4 ปีที่แล้ว +3

    Qisadu waa qiso xanun badan wlhi
    Ilaahay qalbiga ha inoo adkeeyo

    • @kamaaldiin582
      @kamaaldiin582 4 ปีที่แล้ว +1

      Salma Maxamed subscribe iisaar please

    • @abdiabdul7167
      @abdiabdul7167 4 ปีที่แล้ว +1

      Dumarow jecelka waa gurka dabadee ee beenta iyo malaowah iska daaya

    • @kamaaldiin582
      @kamaaldiin582 4 ปีที่แล้ว

      Abdi Abdul subscribe iisaar sxbow

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 4 ปีที่แล้ว +23

    Jecaylku wax nasaqan buu kaa dhigaa wax kasta oo lagu yidhaa waad iska aamineysaa.

    • @safaamohamet3066
      @safaamohamet3066 4 ปีที่แล้ว +3

      Mya abayo jaceylku waa aman oo kle Amanada nh waxey ubahan tahay meshey ku haboon tahay in la dhigo marka jaceylku waa SAS oo kle jaceylku wuu jiraa muxuuna kasii ficanyahay marku alle ku xiranyahay wlhi wax ka quruxon malahan wax walbo oo xumaan waxad ku ilaweysa xirnasha aad rabi ku xirtay❤🥰

    • @rahmajomow3484
      @rahmajomow3484 4 ปีที่แล้ว +2

      Ekram Abdirahman aad iyo aad wax nasaqan uuka dhigaa

  • @xalimoyusuf2755
    @xalimoyusuf2755 4 ปีที่แล้ว +2

    Gabdhaha reer jabuuti iyo hablaha somaliland waa daacad hadan naxariis badan!!

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 4 ปีที่แล้ว +5

    I understand why he hurt her because she in love with her and honest to him

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 4 ปีที่แล้ว +4

    Haduu dalka joogi lahaa sidaa umay jeclaateen

    • @anabadan1965
      @anabadan1965 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkk maxa dhacay jecel dal iyo dibad mayaqaane

    • @noloshamaanta
      @noloshamaanta 4 ปีที่แล้ว

      Funny wlhi, waa macquul

  • @xalim0jamac814
    @xalim0jamac814 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha kaa badbaadiyo sharkiis

  • @umeymaqurux739
    @umeymaqurux739 4 ปีที่แล้ว +1

    Mntaa igu horeysaa channelkan 70k baa dawatey video gan 28k baana Subscribed macquul ma ahn ruux walbo ha is xilqaamo sidaad barnmijkeeda u jeceshihiin iyo shekoyinka darteed usaara subscribed

  • @iidlugeye299
    @iidlugeye299 4 ปีที่แล้ว +1

    asc wllo markahore ee aad faamligaaga bartay ee isna faamligiisa kubariwaayayba inaad waxdareento ayay ahayd 3 f ee kaladuwana waxalaga yaabaa in uu isagu uun lahaa imikana ha isdhiibin ee nasiibwacan wllo

    • @kamaaldiin582
      @kamaaldiin582 4 ปีที่แล้ว

      iid lugeye subscribe iisaar please

  • @abdiabdul7167
    @abdiabdul7167 4 ปีที่แล้ว +4

    I waad shekade hadane iwaad Sheko iska qiyali igadeh. “Jecelka waa bacda guur “

  • @hassanliilove537
    @hassanliilove537 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllo qiso igu dhacday baaan rabaa inaan kulawadaago wil sxbkey ah bey qisadaasi na dhax martay bls maaamo ila soooo xiriiir

  • @hayenvn427
    @hayenvn427 4 ปีที่แล้ว

    Wllo intaas nuberkeeda iisodir wllshay caasha luuley

  • @nuuracumar5837
    @nuuracumar5837 4 ปีที่แล้ว +3

    Hablo badan ayay taasi ku dhacday Raga somaliyeed hablaha dhibka la daaya Ragoooow😭😭😭😫😫😫😫😫😫

    • @hodancabdi2879
      @hodancabdi2879 4 ปีที่แล้ว +1

      waxaan umaleenaya in uu 1 nin wada yahay ninkan naagahu kacabanyaan

  • @muniraabdullahi7737
    @muniraabdullahi7737 4 ปีที่แล้ว +2

    Hadaaban nin Facebook ka barto oon hami guur u qaadaba ha igu ciyaaaro subxanallah wuxu cadowsanaaaa inkaar idinku dhacday inta gabdhaha lugoynaysa

    • @farahsangooye8015
      @farahsangooye8015 4 ปีที่แล้ว

      hhhhh Facebook ba sanadahaan laiska guursadaa

  • @marwamiskiofficialchannel770
    @marwamiskiofficialchannel770 4 ปีที่แล้ว

    Waan ka xumahay wlhi waa gabadh daacad ah oo caqli badan lnk ninkaasi waa helaya jaasaaiigiisa

  • @saadiaahmed7975
    @saadiaahmed7975 4 ปีที่แล้ว +7

    miiskin, ALLAH SAMIRKAGA KUGUMAQADIYOO WALALO

    • @kamaaldiin582
      @kamaaldiin582 4 ปีที่แล้ว

      saadia Ahmed subscribe iisaar please abaayo

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allah save her because this is crazy story

  • @fatoumahassan838
    @fatoumahassan838 4 ปีที่แล้ว

    Alhamdulilha dheh hudu ba ku dhafay ruufyana bu aha

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waban cabsaday habenimo dawanayaa😢😢😢😢

  • @somalilandergirl2843
    @somalilandergirl2843 4 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhh wlhi cadi buu uga xaraabaystay dhibaata dhacaday uun ku walay miskiin dumar hadan nahay dacadnimada iyo naxariista inagu badan 3dada Facebook isaga lahaa

  • @safasamawada7034
    @safasamawada7034 4 ปีที่แล้ว +3

    Qofkii labaad ee comment bixiya Masha alllh hbo wn jeclhay qisoyinkaga

  • @nadiraahmed8562
    @nadiraahmed8562 4 ปีที่แล้ว +1

    Nimanka canada iyo USA jooga school iskumiday kasoo baxeen !!! Buufiska naagaha uun kuma dhacee ugaada

  • @Starisgoodatthings
    @Starisgoodatthings 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc jaceelka ilaahay Ka biloo

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 4 ปีที่แล้ว +1

    Inaa lilaahi wa inaa illaahay raajucuun

  • @binticali2421
    @binticali2421 4 ปีที่แล้ว

    Asc aniga waxay ila thy maadaama ay diiday inay guur ku fududaato inuu ciil qabay rabayna inuu waalo guurki uu usoo bandhigay alaa mootiyay waxba kama faaiideen waa kuwa dumarka silciyo ee waalo alle haku xamdiso shartisa

  • @ifraaxmaxamud333
    @ifraaxmaxamud333 4 ปีที่แล้ว +2

    Qiso cajiib ah wargabdhaha yaryar ha waalina inan rag wale sida aad u galayso ayaa loo gali kuwa aad dhasho iyo kuwa kula dhashay ogow nabsigu wuu guntamaa

  • @ayanmxumed8845
    @ayanmxumed8845 4 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaasi doqon nasiib la buu ahaa jaanis buu helay qof jecel wuu is dhaafiyay

  • @sahramaxamuudqudeef1840
    @sahramaxamuudqudeef1840 4 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhaas qiso ayaa ku dhacday subxaan allh ilaahy qalbiga haku qaboojo abaayo

  • @geesguudmedia8347
    @geesguudmedia8347 4 ปีที่แล้ว +1

    Qalbiga ayuu ka xaday beentii ugu dheereed ayuu u sheegay saas hablaheena quruxda badan in loo galo ma ahan.

  • @SaidAdan
    @SaidAdan 3 ปีที่แล้ว +1

    Jacaylka dhoofkaa la yidhaahdaa, dumarka somalia iyo asia joogana wuu ku badan yahay,maxay u jeclaan wayday mid ag jooga waa jacayl danaysi ah

  • @zaralulu3669
    @zaralulu3669 4 ปีที่แล้ว +7

    there're no such a brother or friend that would contact u on his behave, its was HIM with fake account. miskinta wuu siray....it was scam

    • @kamaaldiin582
      @kamaaldiin582 4 ปีที่แล้ว

      Aragsen Ali subscribe iisaar

    • @zaralulu3669
      @zaralulu3669 4 ปีที่แล้ว

      @@kamaaldiin582 ok

  • @shiinedheere
    @shiinedheere 4 ปีที่แล้ว

    Waxan kula talinayaa gabdhaha inayna quluubtooda furihiisa siinin nin aanay aqoon iyo miday taqaano toona marwalba wax ha idiin haraan tankale sheekada maalaayacniga ah ee sanadaha soconaysa iyaduna waad kudagmaysaane yareeya erayga u dambeeya lahow dad talada aad kula noqoto markii xaajadu kharaaraato si talo waaafiya aad u hesho raga intiisa xuna waxan leeyahay ilaahay uga baqa gabdhaha 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @anababdisamad8172
    @anababdisamad8172 4 ปีที่แล้ว

    asc waa qiso aad umurugo badan mamo luul waxan ubahanahay inaan kula so xariro arin ayan raba inan kula wadago labarkada xage ka hela

  • @maryammaxamuudd7324
    @maryammaxamuudd7324 4 ปีที่แล้ว

    Waa qiso cajiiba

  • @queenikran1591
    @queenikran1591 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa qiso cajiib ah marna kaa oohineysa marna kaa qoslineysah cajiib

  • @mohammedalimohaaa1867
    @mohammedalimohaaa1867 4 ปีที่แล้ว

    Anig waxan isleyahay wa walan ninka illahay baan ku jecela we illahay shukri noq

  • @ayansalah7729
    @ayansalah7729 4 ปีที่แล้ว

    Nin qaain buu ahaa ilaahay wax kaqeer badan hakuu saqiro

  • @qaliyaibrahim4497
    @qaliyaibrahim4497 4 ปีที่แล้ว

    Asc subxaanalaa waa wiso xanuun badan walaley ilahay hakugu irsaqo samir iyo badal qeyrqabo

  • @bariraabubarkar2011
    @bariraabubarkar2011 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah waa qiso cajiib ah
    Lkn faarax inki goorma khiyamada danayaan subxaanllah

    • @fooshirsi3490
      @fooshirsi3490 4 ปีที่แล้ว +1

      Aniga waxaan aaminsanahay iney been yihiin wayo gabdha aan had ka hore dhageystey ayay aad isugu cod eg yihiin xitaa eryada ay adeegsanayso oo hal hayska u ahaa tii hore waa is ku mid

    • @fooshirsi3490
      @fooshirsi3490 4 ปีที่แล้ว

      Waa gabdhiii uurka loo yeeli jirey oo reerkooda eryeen hadan guursadey nin lacag oo gaberi u dhashey hada reerkiisii ku kacay hadan tahreebtey xasuusta sheekadaa ma la isku cayaaraa

    • @abdiabdul7167
      @abdiabdul7167 4 ปีที่แล้ว

      Dumarow jecelka waa gurka dabadee ee beenta iyo malaowah iska daaya

  • @HabibaAhmedOmar
    @HabibaAhmedOmar 4 ปีที่แล้ว

    Ilahey ba ka xijawey sharkugu so socotey aya dhici karto

  • @ashaabdi3742
    @ashaabdi3742 4 ปีที่แล้ว

    Wllo gabadhi qisadi canada ninki marna geeriyonayey marna so hadlayey

  • @xxlillyxx6387
    @xxlillyxx6387 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc maasha allaah waa qisad cajiiba
    Walaalna isku may ahayne casaabad baa ku heshay wl laakiin aduu weligaa daacad ahaw hoogimaysid
    Isaga iyo casaabaddiisiibaa maanta kaa werqerbadan waayo waxay wadeen filim raajaa
    Xasbiyallaahu calayhim

    • @ummuabdullahims802
      @ummuabdullahims802 4 ปีที่แล้ว +1

      Waaa Jin eee kacarar qof bili aadan ah ma ahan waxaas

  • @Username11249
    @Username11249 9 หลายเดือนก่อน

    Waa reer miyi twn yari jacaylbaa la jilaa bay maqashay naa adhigaagii isaga noqo

  • @lakiibrahim8428
    @lakiibrahim8428 4 ปีที่แล้ว

    Waa qiso cibro qaadasho leh. Mooryan baa gabadha helay gabadha subxaana laah waxaa dhici karta wixii saadsaday ineyba ku dhaceen

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 4 ปีที่แล้ว +1

    وعليكم السلام ورحمةالله وبركاته🤝❤️

  • @blackdiamond8964
    @blackdiamond8964 4 ปีที่แล้ว +7

    I think he loves you but he is in jail and will be in jail for long time and don’t know how to tell you!

  • @idilabdikani2852
    @idilabdikani2852 4 ปีที่แล้ว +1

    Fb
    Waa sixir

  • @abdinursalad8637
    @abdinursalad8637 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxaas oo dhan wuxuu u sameeyay waxa waaye marka hore oo aay diiday inay guursado oo uu meeshaa oga tago marka wuu wareerinayay.

    • @zainabmohamed1644
      @zainabmohamed1644 4 ปีที่แล้ว +1

      Haa wareeriso inuu ku xiro uu ufakaray hhhhhh

  • @nasmoha6760
    @nasmoha6760 4 ปีที่แล้ว +3

    Ninow balaayo kujeclaatay naxariisdaranaa

  • @inahooyoqaali4119
    @inahooyoqaali4119 4 ปีที่แล้ว

    Isagunbuu ahaa waxan kolba Facebook kala soo hadlaayay
    Waxan gabdhaha iyo wiilashaba kula talinayss in aanay qofna qalbigooda siin ilaa guurka kadib mooyaane
    Hadii kale waxad kala kulmi wax aanad mahadin