Msp Ep#2 Raysal wasaare ali maxamed geedi iyo shegashada wax qabadki mdxweyne abdullahi yusuf ahmed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 22

  • @NolowNoolow
    @NolowNoolow 2 หลายเดือนก่อน

    CABDULLAAHI YUUSUF JANO IYO NAXARIISTII ALLAAH HA UGUDEEQO ISAGA IYO WAALIDIINTIIBA AAMIIN AAMIIN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @superpipo3039
      @superpipo3039 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xurmadle xasan shiikh ku soo laabo markale inshaa.alaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KDtrucklife
    @KDtrucklife 2 หลายเดือนก่อน +1

    Howl loo baahnaaa baad qabateen. Keep going let’s make it to the top

  • @5daaroodbrothers
    @5daaroodbrothers 2 หลายเดือนก่อน

    Keep going pro
    Waxaad tihiin dhalinyaro loo baahan yahay oo waxbartay.

  • @MaajidCadda
    @MaajidCadda 11 วันที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉🎉 well done

  • @FaizaAli-q9v
    @FaizaAli-q9v 23 วันที่ผ่านมา

    🎉

  • @Raqiya-qe1fw
    @Raqiya-qe1fw 2 หลายเดือนก่อน

    Keep going 😊

  • @AbdimaajidMohamud
    @AbdimaajidMohamud 11 วันที่ผ่านมา

    ❤❤

  • @5daaroodbrothers
    @5daaroodbrothers 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dad badan oo soomaali ah ayaa weerar afka ah idinku soo qaadi doona si ay idiin aamusiyaan taas ogaada.

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 หลายเดือนก่อน

    Cali Maxamed Geedi waa dameer iska ciyay waa nin aan beenta ka xishoon haddanna ah xaqiir aan abaal laheyn.

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz หลายเดือนก่อน

    Yaa raacdeeye cabdulahi yusuf maxaa geeyay Yemen qaxooti kadhigay?.

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 2 หลายเดือนก่อน

    Ethiopian baa dhiimaneye
    Putanaland iyo cabdilihii Yusuf Majeerten Qofkaaga dhiimane

  • @AbdirahmanAhmed-lf5eo
    @AbdirahmanAhmed-lf5eo 2 หลายเดือนก่อน

    Cunsriga weeen abdiwali ba u jeeda

  • @abdirahmancabdiqadir1693
    @abdirahmancabdiqadir1693 2 หลายเดือนก่อน

    Raysal wasare cali m, geedi wesadaaa ka jabtay ban isleyahay

  • @superpipo3039
    @superpipo3039 2 หลายเดือนก่อน

    IDAACADe MOGADISHU asagaa iska leh Gaalkacyo asagaa iska leh

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaas kalsooni ma qabo
    Waa tuug calagtuu sucuudiga ayuu dhacey salad Cali jeele hala wareesto.kaas ayaa run oga dhaw.

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 2 หลายเดือนก่อน +1

    warayadahee inaad iska aamustaan ayaan dhiidhaantay! .. maqaraati. KKKKKK

  • @IsseAbdiqadir
    @IsseAbdiqadir 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwaan waa kuwii somali isku dirilahaa somaliyeey aaan cayno ayagaa amuse

  • @user-nc8sg1vt9g
    @user-nc8sg1vt9g 2 หลายเดือนก่อน

    Ciil qabow cadaabta gal yaa idin ciilay 😂idinka siyaasad ehelba uma tihiin?wax barta marka hore small boys😂😂

  • @user-nn2tj6gd7q
    @user-nn2tj6gd7q 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂 dad waalan oo af qabiil ahaan u hadlaayo hadane rabo inee Podcast siyaasad kaga hadlaan. Walle Soomaali waligeed ilbaximeyso.
    Hada dadkaan waxee is moodaan inee Umada dhan ka caqli badan yihiin hadane waxee ku hadlaayaan waa Under Zero Knowledge!! But Keep Waalidiina.

  • @TheDayib
    @TheDayib 2 หลายเดือนก่อน

    War xageed kakeentay dawlada Somaliya waxa Founder u ah Abdullahi Yusuf miyadan damir lahayn mise waad dhiman tahay kkkkkkkk
    Kkkkkkkkk. Hadalkina waxa keliya ee laydinku tilmaamikaraa Kindergarten
    s dadka waawayin ..... Abdullahi Yusuf soki i Xamar lagu baadi jiray maahan Xolaha Abgal Cusman maantay haystan waxay katimid lacagti uu iskufuranjiray Abdullahi Yusuf