Wasiir juxa xildhiban abdirahman abdishakur doooda dastuurka Ohio Columbus

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 87

  • @Msppodcast1
    @Msppodcast1  2 หลายเดือนก่อน +3

    Please subscribe channel 🙏

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 หลายเดือนก่อน +4

    Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Juxa waa ka dood wanaagsan yihiin wasiirka.

  • @abdisamadabdullahi6720
    @abdisamadabdullahi6720 2 หลายเดือนก่อน +10

    Somali jahwareerka haysto waxa sabad u hogaamiye. Ma leh meel foog wax ka arko. Gaalada ayaa noo yeeriso dulinimada . Aan ka baxano kitaabka quraan ka. Dastuur ha laga dhigo asaga ku badbaadeeynaa aduunka iyo aaqiro. Sinaan cadaalad kitaabka alle. Weeye. Hogaamiye ruuxi ah alle ha na siiyo

    • @KuromiStarz-kx8rz
      @KuromiStarz-kx8rz 2 หลายเดือนก่อน

      Yaad adigu u aragtaa in aw kadhex imaandoono hogaamiye adigoo mahadsan?.

    • @abdisamadabdullahi6720
      @abdisamadabdullahi6720 2 หลายเดือนก่อน

      Qofkii imaan lahaa waa qof naftiisa ka hormariyo tan dadka diinta dadka.cida uu doono ha ahaado oo kaliya ficilkiisa iyo wax tarkiisa lagu taageri i.a

  • @gaandiabdi7906
    @gaandiabdi7906 2 หลายเดือนก่อน +2

    Midkan juxo la yirahdo wa cadow umada u qarsan walhi waligisa wanag asigo shegayo ma arkeysid duliga alle umada haka qabto

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 2 หลายเดือนก่อน

      Ethiopia buu ushaqeeyaa qandaraas buu kusoo qaatey sidan in uu uhadlo , waxani waa jawaasiis Ethiopia ushaqeeyo , hal dowlad ey taageereen waana tii Ethiopia somalia soo gelisey meeshaas maxaa kaaga cad 😂😂

    • @alifarah5262
      @alifarah5262 2 หลายเดือนก่อน

      Waa sida aad Juxa ku sheegtay

  • @Fiidsooh
    @Fiidsooh 2 หลายเดือนก่อน

    Juxa waa hadlay, waxna ma sheegin.

  • @xasanaxmed5338
    @xasanaxmed5338 2 หลายเดือนก่อน +2

    Walahi cabdiraxmaan runta ugu imaad

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 2 หลายเดือนก่อน +2

    Juxa sida Puntland rabto ayuu doonayaa xigmad kale ma hayo

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 2 หลายเดือนก่อน +3

    Isbaarada eey maxamuud saleebaan doowladnimada udhigteen ayuu midkaan madaxa cad shaar ugalinayaa wuxuuna been ka sheegayaa shacabka soomaaliyeed oo qaati ka taagan maamullo eey beelo yar iyo ashqaas ku qaraabtaan oo kaligood nooleyaal ah afduubna ku heeysta ummada soomaaliyeed dalkana aan kala jecleeyn in la'qaato iyo in kale

  • @ahmedsaid-hu5qs
    @ahmedsaid-hu5qs 2 หลายเดือนก่อน

    C/darahman mashaa Allah viva

  • @JeremiahTorres-q4j
    @JeremiahTorres-q4j หลายเดือนก่อน

    Karolann Expressway

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w 2 หลายเดือนก่อน

    Xassan sheikh oo Xassan kale Ka dhexhadlaayo.
    Guulwadayntu weli Somalia kama dhamaan.
    Sakhshi daacad ha noqon ee dalka daacad u noqo.

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 หลายเดือนก่อน +2

    Afkaaga caano lagu qabay Cabdiraxmaan Cabdishakuur sida aad dadka soomaaliyeed ugu sheegtay been abuurka dalka lagu hogaaminayo.

  • @AbdifatahMohamed-g3l
    @AbdifatahMohamed-g3l 2 หลายเดือนก่อน

    Abdiraxman A Shakur asaga iyo xasan Xaga qabiilka waa isku mid laakiin C C Shakur walaa shalduweew

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dirty muqdisho 2024 😅😅😅😅😅

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 2 หลายเดือนก่อน

    Cadowga somalia No1 Ethiopia. No2 Engiriis oo 5 u Qaybiyay. Rabana inuu sii Qaybiyo:

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somali is behind somaliland at least 25 years 😅😅😅😅😅

  • @musadaqsheakhahmedjimcaale2726
    @musadaqsheakhahmedjimcaale2726 2 หลายเดือนก่อน

    Juxaa Haday Talada Hogaankeda Majeerten Wadin Maso coneyso Ayuu Aamin San Yahay Taas Soomali Wey Arag Tay Dhibkii Jabhadaha Eylahayeen Hogaanka Ay Uheesay SSDF Fadaadumada Laga Qaaday Hadane Taa Bey Wadaan Somali Meeshii Adhigtay Ayey Taal 1978 Dhib Kale Kadaa

    • @Msppodcast1
      @Msppodcast1  2 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂 culayska iyo cuqdada iska saar ha caloolwaynaane 😆

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน +3

    The Will and commitment
    Miyey la wada garanyaan dadka uu wax u gudbinaayo
    Waxaybka midtahay
    Kalsooni la,aanta aqoon xumata iyo
    Tayo xumada kuwa Soomaali horboodayo

  • @mahadrage
    @mahadrage 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa kuwan dameeraha dowladu ka socon weyday Una shaqeeyo dad shisheeye ayaga iyo shabaab waa isku mid in la iska qabto ku Haboon kuwan halaga qabto ummada..
    Hassan sheikh guuleyso hor u soco

    • @Qiirajabaan
      @Qiirajabaan 2 หลายเดือนก่อน

      Maandhow maad ku Janna gasho ood isku qarxiso sikale oo raggan lagu qaban karaa majidhee, gurguurtana wax kama qaban karee!!!

    • @alifarah5262
      @alifarah5262 2 หลายเดือนก่อน

      Run

  • @Abdiyusuf490
    @Abdiyusuf490 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wasiir juxa warkaaga is qabadsii xasan SHEEKH ayaa sameeyay maamul goboleedyada is loo dhamaystiro federalisimka iyo WU ka SOO horjeedaa.
    Cadiifad Dani ayaa kuhaysa

  • @BashiYusuf
    @BashiYusuf 2 หลายเดือนก่อน +1

    18 gobol ino celi aya kamid eh sida beelaha sami qeybiga Baramanka iyo mamul gobladeka sida
    Beelaha ku xaqiran uhelan matalada Parlament Somalia
    cadalad lahelo xaquqda
    Bulshada Somalia la ilali

  • @Ahmedhassan-zd1wp
    @Ahmedhassan-zd1wp 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ragaan Af somaaliga Kuhadalkiisa Miyaa Ku’yar. Maxay luuqad qalaad ugu baahdan inay somalida kula hadlaan!!

  • @haybeyare
    @haybeyare 2 หลายเดือนก่อน +1

    Munafaq munafaq dhalay juxa iyo reer garowe. Somalia waxa madaxa kaga tagan wa isaga iyo wixi la midka ah. O garowe iyo kismayo iwm joga. Hadu raba inu qiiq isku qariyo. O dhoho hassan sheikh aya eeda iska leh. Hadad daacad katahay mad gogosha imatiin reer gorowow. Somali wey idin baratay.

    • @alifarah5262
      @alifarah5262 2 หลายเดือนก่อน

      Juxa confederal ayaan keeneynaa horay ayuu u yiri aragtida Ethiopia ayuu aaminsan yahay

  • @Ayaanlebarre
    @Ayaanlebarre 2 หลายเดือนก่อน +1

    Macalinka siyasada somaliya c.c.warsame aqon dhameystiran ayu leyahay wlhy iyo balaqo sifican ad ufahmeyso

  • @musadaqsheakhahmedjimcaale2726
    @musadaqsheakhahmedjimcaale2726 2 หลายเดือนก่อน

    Juxa Wuu Ogyahay Burburkii Somaliya Inay Katimid SSDF oo Bilaawday Dagaalka Kadhacay Somaliya Iyadaa Tiri Hurdada Kakaca Maxamed Siyaad La Dagaala FAA iidadi Laga Heley Juxaa Ayaa Laga Rabaa

  • @AbdirahmanBotan
    @AbdirahmanBotan 2 หลายเดือนก่อน

    Ninka juxa la yiraahdo wa nin hadal cad wuxu rabo ka system ahaana sharaxay weeye

  • @SomiSomi-sm7iy
    @SomiSomi-sm7iy 2 หลายเดือนก่อน

    Cabdi shakur c warsame

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 2 หลายเดือนก่อน

    Rabbi subxaanu watacaalaa wuxuu uga digay ummada islaamka nizaaca iyo kala dambeyn laa aanta aan dhamaadka la haeyn taasi umadii ku sifowda karaamada iyo sharafkaa ka taga cadosgooduna kama haybeysto ruuxii raba inuu arko arintaana soomaali ha fiirsho rabbiyow kuwo lagu nasto oo lagu illaawo dhibta aan ku jirno noo keen adaa awoodee umad qalbiyadoodu kala jeedo baa nahor taagane nooga hiili

  • @12Hydrocarbon
    @12Hydrocarbon 2 หลายเดือนก่อน

    We need new generation. We need accomplished young blood in Somali politics. These old men keep coming back. They’re all corrupt and unqualified to legislate.

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abdirahman so ki laha Farmaajo wa mareexan Toolow so ki laha Hawiye away

  • @Abdirahimhayl
    @Abdirahimhayl 2 หลายเดือนก่อน +1

    Khaa,iniin. Allah aduunka dhibaato aan dhamaan haku tuso. Kuwaan waa ka Soomaaliya saynta uga taagan.

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 2 หลายเดือนก่อน +1

    Casimada halaga raro. Si somali u badbaado Gaarahaan Mapka somalia oo ay iib ku raadinayaan:
    Xasan iyo wasiiradiisa:

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 2 หลายเดือนก่อน

    Juxaaa kabahaaga yaysan kaa xadin. Waa tuug mooryaan ah:ookiyaale xirane. Somali waxa hogaamin kara Aqoon.: qof bartay Cilmiga. hogaaminta: No Qabiil:

    • @yunankkays3901
      @yunankkays3901 2 หลายเดือนก่อน

      😁juxa yay kaba ka xadin iyo noo qabiil ha isku darine reerkaga raac hano af macay sane nin kasta tuuladiisa ha qaado

    • @Qiirajabaan
      @Qiirajabaan 2 หลายเดือนก่อน

      Qabiilku ceeb maleh qabyaaladda ceeb ah.

  • @Abdiyusuf490
    @Abdiyusuf490 2 หลายเดือนก่อน

    Aduunka WAXAA LAGU dhaqaa guuleystaha ayaa maamula dowlada sabbath waa guuleeste.
    Marka CCW WUXUU RABAA IN UU NOOSHEEGO LAGA GUULEESTAHA IN UU WAX KU YEESHO MAAMULKA WAA WAX AN DHICI KARIN.WINER TAKES ALL ayaa wax LAGU wadaa

    • @miskemohamud534
      @miskemohamud534 2 หลายเดือนก่อน

      Guul ma waxa u taqaanaa is dilid buur iyo dhac

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa intii Somaali ugu moron iyo yoyootan badnayd. Waana kuwii shalay wada socday. Ha hesaan ilaa waabariga, bal inay cidi dhagaysato.

  • @FartunK
    @FartunK 2 หลายเดือนก่อน

    kuwaan xasan shiikh iyagaa keenay isma dhamaan waliba weeyka xun yihiin

  • @Salah-k9d3d
    @Salah-k9d3d 2 หลายเดือนก่อน +2

    Afqalaad ayay ku hadaaqaan siyaasiyiintu markeey hadlayaan iyagoo ka raaadinaya inuu dhageeystayaasha tuso inuuyahay nin ilbax ah, aqoonyahan ah, bal dhageeysta ninkasta oo ragaan ka mid ah.
    Hooyada soomaaliyeed iyo aabaha sideey ku fahmaan kalmad hadal 50% yahay. Af ajnani

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน +2

    Tuug Ilaah Ka Furtay Aa Tahay Adigaa Campain Ka Kusoo Galay Dastuurka Aa Dhameystiraa Madaxweyne Hassan Markoo Yimid Balan Uuku Soo Galay Wuuna Dhameystire Maxaa Aga Xuntahay Adiga Iyo Tuugada Kula Midka Ah? Waxaad Og Tihiin Qof Cid In Aaadan Heleynina 10 Cod Somali Wee Nii Baratay

    • @adenmohamed4760
      @adenmohamed4760 2 หลายเดือนก่อน

      Caaydu waa ceeb

    • @Wrd-x8h
      @Wrd-x8h 2 หลายเดือนก่อน

      Qof ceeytamay wa jahil😅

    • @Qiirajabaan
      @Qiirajabaan 2 หลายเดือนก่อน

      Dastuurka halladhamaystiro waa sax. Ee dastuurka hallabadalo gurguurte waa ku kaligii, dastuur shaati ahaan loo tosho dhamystir ka dheer waa khiyaamo qaran!

    • @Ot_Ot20123
      @Ot_Ot20123 2 หลายเดือนก่อน

      Aflagaado waxbeey kuu dhimeeysaa ee ka wantoow Sxb
      Tankale waxa laga hadlaya maadan fahmin ayaan moodayaa?
      Dastuur in ladhamaystiro cid diidan majirto lkn qaabkee ayaa loo dhamayatirayaa?
      Dastuurka maahan wax shaqsi leeyahay ee waa sharci umad dhan lagu hogaaminlahaa.
      Waxa loo baahanyahay in talaabo kastoo laqaadayo laga wada tashado oo ninka madaxda ah uu wadanka ka ilaaliyaa tooxsasho iyo kaligii talosnimo.
      Marka wadankan waa wadan aay naafeeysay dagaalo sokeeyo iyo qabyaalad aan dhamaad lahayn.
      Waxaanu u baahanahay qof Alle kabaqaya oo dadka iyo dalka u tudhaya isagoo isticmaalaya aqoon iyo xikmad.
      Aloow mid umadaan samata bixiya noo keen oo kuwan khaaimiinta ah kuwa ka khayr badan inoogu badal.

  • @hudamarkani7638
    @hudamarkani7638 2 หลายเดือนก่อน

    Markaad dood qabaneysaan dad aqoon leh oo xaqiiqda ka hadlaayo meesha keena ee ha keenina dad iyaga dantooda ka waayay Dowladnimada soomaaliya hadda doodaan waxba ma soo kordhin waayo xaqiiqda kama saleysna

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 2 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅😅somali 2024😅😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul

  • @mohamudhashi9619
    @mohamudhashi9619 2 หลายเดือนก่อน

    Waxas baa wasiir lagu sheegayaa

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 2 หลายเดือนก่อน

    Amxaarbaan kala hadlayaa mapka somalia xorta ah: waxaa u arkaa iib iyo lacagdoon:

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 หลายเดือนก่อน

    Wasiirku waa nin qariban qabiilayste kibray oo liita waa nin aan u qalmin hogaan.

  • @MohamedAli-x3t7g
    @MohamedAli-x3t7g 2 หลายเดือนก่อน

    Dastuur waa axdi bulsho ku saabsan heshiis ismaamul oo loo Dhani y

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 2 หลายเดือนก่อน

    24 hours Calaacal father of Calaacal Ina mako Codkiisi waa 1 Qof

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mj hadaysan xukunka qaban waa dawlad ma jirto madaxweyne Hassan shiikh waa ninka kaliya ee idin fahamsan waligiinba waasha

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 2 หลายเดือนก่อน

    Wada ogol ma soconkarto ee maamulada gobolada ee wadatashiga ka dhaxayso iyaga maamulada isku fakar noqdo sida hadda 4 maamul goboleed iyo banaadir sidaa ha la raaco plandna fakarkaa ha ku raacdo maadaama laga cod badnaaday , juxa waa calmaani sheekh aadan madoobe oo ehludiinka ah wuxuu u arkaa nin diin kaliya yaqaan oo diinta islaamka kuwa calmaaniga ah aqoonba uma haystaan ogaada,

  • @nooralihaj9130
    @nooralihaj9130 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abdi rahman waxa.tiri.wada ogol. Yaa is ogol.hadse.kuwa qancisaa.kuwa caroonayaa.bal.xalka.adigaa.laguu.daye

  • @hussienolow3283
    @hussienolow3283 2 หลายเดือนก่อน

    Asc. Dastuur waa inuu socdaa, haddii kale dooda qabiilku ha socdo.

  • @Khalid-qx7jy
    @Khalid-qx7jy 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wax hora nokeenaysa

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwaan waxbo ma oge kitaabki alle oo dhameystiran ayaa yaale qaata hadad alle rumeysan tihiin waxaan buuxa culimo axkaanta taqaan oo masaajida ku baahan.

    • @KuromiStarz-kx8rz
      @KuromiStarz-kx8rz 2 หลายเดือนก่อน

      Adigu maa hogaanka ummadda qabatid hadaad isleedahay waxbaa hogaamin kartaa.

    • @faisalmohamedabdulla3600
      @faisalmohamedabdulla3600 2 หลายเดือนก่อน

      @@KuromiStarz-kx8rz Aqoonteed ma lehi lkn kaliya waxaan ogahay in xalku ku jiro kitaabka rabigii koowankan abuuray.

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 2 หลายเดือนก่อน

    Cadaw Afsomaliyaqaan Ayaadtahay??

  • @farahmalin1963
    @farahmalin1963 2 หลายเดือนก่อน

    Cid Somaali raali geli kartaa majirto ee sidaas kuwada howsha

  • @AbdulkadirDaahir
    @AbdulkadirDaahir 2 หลายเดือนก่อน +1

    Juxa cilmaani ismahadiyay

    • @Wrd-x8h
      @Wrd-x8h 2 หลายเดือนก่อน

      Iska calaa cala waxa mesha joga Mr Juba igu cilmi badan Reer Hawiye jahil ku dajo ama raac talo ha ku noqdan Puntland

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 2 หลายเดือนก่อน

    Xalku Diintu ku jira.

  • @adenmohamed4760
    @adenmohamed4760 2 หลายเดือนก่อน +1

    Craxman waa aqqin yahan wax badan fahamsan

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน +2

      CC Shakuur
      Wakii la,haa Tola,ay
      Rooblow
      Cumar filishow
      Cali guudlow
      Qoor Qoorow
      Ma kaas aqoon leh
      Masiir umadeed inuu Ka hadlo ma,aha

    • @adenmohamed4760
      @adenmohamed4760 2 หลายเดือนก่อน

      @@batulasmail8261 Cakuye Qabiil
      Muxuu qalbiyo badan madoobeeyey