MsP podcast
MsP podcast
  • 21
  • 133 898

วีดีโอ

Msp Ep23# sayid maxamed abdulle lafta gareen Ethiopia puntland iyo psf
มุมมอง 3.2Kหลายเดือนก่อน
#somalipodcast #wararkiiugudambeeyey#somalisocialmedia
Msp Ep#20 waraysigii shiikh shariif hadal jeedinta Rw hamze dadka lakiraysto shiine culay iyo sola
มุมมอง 8302 หลายเดือนก่อน
#somalisocialmedia #somalia #podcast #wararkiiugudambeeyey
Wasiir juxa xildhiban abdirahman abdishakur doooda dastuurka Ohio Columbus
มุมมอง 23K2 หลายเดือนก่อน
@BBCNewsSomali #somalia #podcast #wararkiiugudambeeyey
MSP Ep18# ilhaan Omar gusheeda somalia iyo Ethiopia qasqas cartel
มุมมอง 1.1K2 หลายเดือนก่อน
MSP Ep18# ilhaan Omar gusheeda somalia iyo Ethiopia qasqas cartel
msp Ep17 garaad Jamac iyo boqor buurmadaw kacaanka KDS xafladi maakhir ee Muqdisho
มุมมอง 6K2 หลายเดือนก่อน
msp Ep17 garaad Jamac iyo boqor buurmadaw kacaanka KDS xafladi maakhir ee Muqdisho
MsP Ep#16 omaar bar bar iyo dadka umada u sheegaya in shaydanka la cabudo mamuus iyo magac laga…
มุมมอง 10K2 หลายเดือนก่อน
MsP Ep#16 omaar bar bar iyo dadka umada u sheegaya in shaydanka la cabudo mamuus iyo magac laga…
MsP Ep#15 dulaanka culumada ee dumarka iyo dhaqanka liita ee media gaar ahan somalida
มุมมอง 10K3 หลายเดือนก่อน
#podcast #somalia #somalisocialmedia
msp EP 14
มุมมอง 5K3 หลายเดือนก่อน
msp EP 14
Msp Ep12# dayuusinta somalida iyo sadaqada laga macaassho TikTok
มุมมอง 5K3 หลายเดือนก่อน
Msp Ep12# dayuusinta somalida iyo sadaqada laga macaassho TikTok
Msp Ep11# maxamed buskud dacwo boys shadiyo. Sharaf iyo gacgacmey aad u badan
มุมมอง 5K3 หลายเดือนก่อน
Msp Ep#11
MsP Ep10# dadka tuugsiga ka macaasha hussein og garyaqaan duffle iyo qaarkaloo badan
มุมมอง 10K3 หลายเดือนก่อน
MsP Ep10# dadka tuugsiga ka macaasha hussein og garyaqaan duffle iyo qaarkaloo badan
Msp Ep#9 soogalida cidamada Ethiopia imtixamada #somalia #podcast #somalisocialmedia
มุมมอง 6K3 หลายเดือนก่อน
Msp Ep#9 soogalida cidamada Ethiopia imtixamada #somalia #podcast #somalisocialmedia
Msp Ep8# Yasiin halyey diamond masuqul ku dhacay gabdhaha nolsha ka dhaca darwish howd abdixafid
มุมมอง 6K4 หลายเดือนก่อน
Msp Ep8# Yasiin halyey diamond masuqul ku dhacay gabdhaha nolsha ka dhaca darwish howd abdixafid
Msp Epz#7 somalida caanka shegata ee TikTok ka tuugsata iyo sababta sadaqada dadka lagu dhaco TikTok
มุมมอง 5K4 หลายเดือนก่อน
Msp Epz#7 somalida caanka shegata ee TikTok ka tuugsata iyo sababta sadaqada dadka lagu dhaco TikTok
Msp Ep#6 faagista qaburaha moryaan ali wajiis puntland iyo deqaha
มุมมอง 11K4 หลายเดือนก่อน
Msp Ep#6 faagista qaburaha moryaan ali wajiis puntland iyo deqaha
Msp Ep#5 Hassan shiikh iyo Antony Blinken hadalkii madxwenaha kenya psf iyo werarka xabsiga bosaaso
มุมมอง 5K4 หลายเดือนก่อน
Msp Ep#5 Hassan shiikh iyo Antony Blinken hadalkii madxwenaha kenya psf iyo werarka xabsiga bosaaso
MsP Ep#4 Arinka bustaha iyo biilka oo maraykan ka bilamay nolsha truck drivers ka iyo dhaqan xumada
มุมมอง 6K4 หลายเดือนก่อน
MsP Ep#4 Arinka bustaha iyo biilka oo maraykan ka bilamay nolsha truck drivers ka iyo dhaqan xumada
Msp Ep#3 muqdisho yaa iska leh puntland iyo eedaymaha dowlada somalia arinkii dalaq dalam
มุมมอง 7K4 หลายเดือนก่อน
Msp Ep#3 muqdisho yaa iska leh puntland iyo eedaymaha dowlada somalia arinkii dalaq dalam
Msp Ep#2 Raysal wasaare ali maxamed geedi iyo shegashada wax qabadki mdxweyne abdullahi yusuf ahmed
มุมมอง 8K5 หลายเดือนก่อน
Msp Ep#2 Raysal wasaare ali maxamed geedi iyo shegashada wax qabadki mdxweyne abdullahi yusuf ahmed
MsP Ep# xamse bare ma nin noolba mise waa marxuun arlada dulsocda 🤷‍♂️
มุมมอง 4707 หลายเดือนก่อน
MsP Ep# xamse bare ma nin noolba mise waa marxuun arlada dulsocda 🤷‍♂️

ความคิดเห็น

  • @najahaden-wl7dy
    @najahaden-wl7dy 7 วันที่ผ่านมา

    Manshallh nimco suaashu siida maha😂😊

  • @jubbalanderJr02
    @jubbalanderJr02 หลายเดือนก่อน

    Dr iyo tores rag adag baa is helay runtii aad ugu qoslay reactionkina horay u socda

  • @jubbalanderJr02
    @jubbalanderJr02 หลายเดือนก่อน

    Aad baa u qoslay wlhi

  • @JeremiahTorres-q4j
    @JeremiahTorres-q4j หลายเดือนก่อน

    Karolann Expressway

  • @zacksuu
    @zacksuu หลายเดือนก่อน

    torres difaaac buuu kujiraa team kazoow buu iska difacya 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @musadaqsheakhahmedjimcaale2726
    @musadaqsheakhahmedjimcaale2726 2 หลายเดือนก่อน

    Juxa Wuu Ogyahay Burburkii Somaliya Inay Katimid SSDF oo Bilaawday Dagaalka Kadhacay Somaliya Iyadaa Tiri Hurdada Kakaca Maxamed Siyaad La Dagaala FAA iidadi Laga Heley Juxaa Ayaa Laga Rabaa

  • @musadaqsheakhahmedjimcaale2726
    @musadaqsheakhahmedjimcaale2726 2 หลายเดือนก่อน

    Juxaa Haday Talada Hogaankeda Majeerten Wadin Maso coneyso Ayuu Aamin San Yahay Taas Soomali Wey Arag Tay Dhibkii Jabhadaha Eylahayeen Hogaanka Ay Uheesay SSDF Fadaadumada Laga Qaaday Hadane Taa Bey Wadaan Somali Meeshii Adhigtay Ayey Taal 1978 Dhib Kale Kadaa

    • @Msppodcast1
      @Msppodcast1 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂 culayska iyo cuqdada iska saar ha caloolwaynaane 😆

  • @Morganhalane
    @Morganhalane 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂 ragan podcastane waa wadan hadane iney qabiileysanyihin baad kadareymeysaa. Hoosha 50/50 kadhiga awooweyaal dhaxda ku dhafta.

  • @habioahmad5412
    @habioahmad5412 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂

  • @simanmaxamed1434
    @simanmaxamed1434 2 หลายเดือนก่อน

    Noso badiya waa idin wataa ani waso daahdeen walhi

  • @Zamzam-zw2ed
    @Zamzam-zw2ed 2 หลายเดือนก่อน

    Nasiibdarada haysata soomalida waa masuul aan fahan saneyn dhibaatooyiinkii dalkaan keeney maanta meeshuu joogo. Iyo bulsho aan dhisneyn oo fahansan qaabka ugu haboon ee la isla garan karo in dadka wadankaan la isugu haynkaro oo ilaalin kara wadajika umada iyo dawald lagu mideysan yahey juxaa waa masuul la doodadaya qof aan dhisneyn fahsanen cawaaqibcumadii keentey wadankaan in uu sida uu yahey maant nowqdo juxaa waa cabaqari siyaasi ah ka soo jeeda bulsho dhisan kana diyaargarowdey qaladkii 69 ka Dhaceycwadankaan kii 61 dii ay qabeen reer waqooyi xoogaa deg deg buu ahaa. Laakiin kii miletreiga was in laga diyaar garoowaa. Kan wasiirka sheeganaya 4.5 basrlamankiisa hadaad aniga iiga dhigato dharci waad tiyoonrysaa. Anigoo ka soo jeeda madaxii milateriga maxamed siyaad bare hadana jiilka cusub ee doonaya wadankaan in qaladkii Shapley dhicin. Wax San kuvsoo gababeynayaa cabdirahman cabdishakuur was siyaasi aan munaafaqada XShM ka gaban in us runta u sheego waa siyaasi mustaqablkiisa siyaasadeed Ila’s shanaya Laakiin at ka muuqato in hi heshiis hoosaad la Haley XShM oo ah Taada wadi laakiin Anigu public I will be independent politician. What you need to tell us Mr abdrihman is how this country and the people of Somalia to get appourtunity to discuss No more one man show. And to prevent previous mistakes.

  • @farahmalin1963
    @farahmalin1963 2 หลายเดือนก่อน

    Cid Somaali raali geli kartaa majirto ee sidaas kuwada howsha

  • @Fiidsooh
    @Fiidsooh 2 หลายเดือนก่อน

    Juxa waa hadlay, waxna ma sheegin.

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 2 หลายเดือนก่อน

    Juxa sida Puntland rabto ayuu doonayaa xigmad kale ma hayo

  • @Ot_Ot20123
    @Ot_Ot20123 2 หลายเดือนก่อน

    Xil.Abdishakur iyo War Juxaa fekerkooda iyo xalka arinka taagan siwanaagsan ayeey u dhigeen lkn wsr Xasan Macalin doodiisa ama fekerkiisu waa geesinimo in wax lamuquuniyo iyagoo og in aay caaqibaxumo u horseedeeyso umada talaabada aay qaadeen. Taana maahan geesinimo ee waa siyaasad xumo iyo qar iska tuur aan isleeyahay dana shisheeye ayaa loogu adeegayaa oo waxyi meel kale kayimid.

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 2 หลายเดือนก่อน

    Wada ogol ma soconkarto ee maamulada gobolada ee wadatashiga ka dhaxayso iyaga maamulada isku fakar noqdo sida hadda 4 maamul goboleed iyo banaadir sidaa ha la raaco plandna fakarkaa ha ku raacdo maadaama laga cod badnaaday , juxa waa calmaani sheekh aadan madoobe oo ehludiinka ah wuxuu u arkaa nin diin kaliya yaqaan oo diinta islaamka kuwa calmaaniga ah aqoonba uma haystaan ogaada,

  • @AbdifatahMohamed-g3l
    @AbdifatahMohamed-g3l 2 หลายเดือนก่อน

    Abdiraxman A Shakur asaga iyo xasan Xaga qabiilka waa isku mid laakiin C C Shakur walaa shalduweew

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w 2 หลายเดือนก่อน

    Xassan sheikh oo Xassan kale Ka dhexhadlaayo. Guulwadayntu weli Somalia kama dhamaan. Sakhshi daacad ha noqon ee dalka daacad u noqo.

  • @AbdirahmanBotan
    @AbdirahmanBotan 2 หลายเดือนก่อน

    Ninka juxa la yiraahdo wa nin hadal cad wuxu rabo ka system ahaana sharaxay weeye

  • @hudamarkani7638
    @hudamarkani7638 2 หลายเดือนก่อน

    Markaad dood qabaneysaan dad aqoon leh oo xaqiiqda ka hadlaayo meesha keena ee ha keenina dad iyaga dantooda ka waayay Dowladnimada soomaaliya hadda doodaan waxba ma soo kordhin waayo xaqiiqda kama saleysna

  • @haybeyare
    @haybeyare 2 หลายเดือนก่อน

    Munafaq munafaq dhalay juxa iyo reer garowe. Somalia waxa madaxa kaga tagan wa isaga iyo wixi la midka ah. O garowe iyo kismayo iwm joga. Hadu raba inu qiiq isku qariyo. O dhoho hassan sheikh aya eeda iska leh. Hadad daacad katahay mad gogosha imatiin reer gorowow. Somali wey idin baratay.

    • @alifarah5262
      @alifarah5262 2 หลายเดือนก่อน

      Juxa confederal ayaan keeneynaa horay ayuu u yiri aragtida Ethiopia ayuu aaminsan yahay

  • @Ahmedhassan-zd1wp
    @Ahmedhassan-zd1wp 2 หลายเดือนก่อน

    Ragaan Af somaaliga Kuhadalkiisa Miyaa Ku’yar. Maxay luuqad qalaad ugu baahdan inay somalida kula hadlaan!!

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 หลายเดือนก่อน

    Afkaaga caano lagu qabay Cabdiraxmaan Cabdishakuur sida aad dadka soomaaliyeed ugu sheegtay been abuurka dalka lagu hogaaminayo.

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 หลายเดือนก่อน

    Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Juxa waa ka dood wanaagsan yihiin wasiirka.

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 หลายเดือนก่อน

    Wasiirku waa nin qariban qabiilayste kibray oo liita waa nin aan u qalmin hogaan.

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 2 หลายเดือนก่อน

    Cadowga somalia No1 Ethiopia. No2 Engiriis oo 5 u Qaybiyay. Rabana inuu sii Qaybiyo:

  • @gaandiabdi7906
    @gaandiabdi7906 2 หลายเดือนก่อน

    Midkan juxo la yirahdo wa cadow umada u qarsan walhi waligisa wanag asigo shegayo ma arkeysid duliga alle umada haka qabto

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 2 หลายเดือนก่อน

      Ethiopia buu ushaqeeyaa qandaraas buu kusoo qaatey sidan in uu uhadlo , waxani waa jawaasiis Ethiopia ushaqeeyo , hal dowlad ey taageereen waana tii Ethiopia somalia soo gelisey meeshaas maxaa kaaga cad 😂😂

    • @alifarah5262
      @alifarah5262 2 หลายเดือนก่อน

      Waa sida aad Juxa ku sheegtay

  • @mahadrage
    @mahadrage 2 หลายเดือนก่อน

    Waa kuwan dameeraha dowladu ka socon weyday Una shaqeeyo dad shisheeye ayaga iyo shabaab waa isku mid in la iska qabto ku Haboon kuwan halaga qabto ummada.. Hassan sheikh guuleyso hor u soco

    • @Qiirajabaan
      @Qiirajabaan 2 หลายเดือนก่อน

      Maandhow maad ku Janna gasho ood isku qarxiso sikale oo raggan lagu qaban karaa majidhee, gurguurtana wax kama qaban karee!!!

    • @alifarah5262
      @alifarah5262 2 หลายเดือนก่อน

      Run

  • @Ayaanlebarre
    @Ayaanlebarre 2 หลายเดือนก่อน

    Macalinka siyasada somaliya c.c.warsame aqon dhameystiran ayu leyahay wlhy iyo balaqo sifican ad ufahmeyso

  • @ahmedsaid-hu5qs
    @ahmedsaid-hu5qs 2 หลายเดือนก่อน

    C/darahman mashaa Allah viva

  • @jamasiyaad2877
    @jamasiyaad2877 2 หลายเดือนก่อน

    Laba arrimood awgood in Juxa la dhegaysto warkiisa ma habboona. Labadaas arrimood waxay kala yihiin: 1. Isagoo ka mid ahaa kuwii(SSDF) intay cadawga u galeen,ka dibna qoryo loo soo dhiibay, sidaasna ku burburiyay qarankii Soomaaliyeed, iyo 2. Fool xumooyinkii dhinaca dhaqanka iyo gefafkii dhulka Soomaali Galbeed, ee uu ku xusay buug aaaad u foolxumaa oo uu qoray... Markay sidaa tahay xaq uma laha isaga iyo kuwa la midka ahi inay dadka soo hor fadhiistaan.. Sidaas si la mid ah C/raxmaan C/shakuur saw ma ahayn ninkii markii la waydiiyay arrintii badda, si fudud u yiri: Markay ii gudboonaatay inaan ka tago xilkii wasiirnimada iyo inaan u saxiixo Kenya baddii Soomaaliyeed, waxaan doorbiday inaan saxiixo. Waa aftahan khaa'inul waddan ah.

  • @mohamudhashi9619
    @mohamudhashi9619 2 หลายเดือนก่อน

    Waxas baa wasiir lagu sheegayaa

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 2 หลายเดือนก่อน

    Dirty muqdisho 2024 😅😅😅😅😅

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 2 หลายเดือนก่อน

    Somali is behind somaliland at least 25 years 😅😅😅😅😅

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 2 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅😅somali 2024😅😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul

  • @xasanaxmed5338
    @xasanaxmed5338 2 หลายเดือนก่อน

    Walahi cabdiraxmaan runta ugu imaad

  • @Msppodcast1
    @Msppodcast1 2 หลายเดือนก่อน

    Please subscribe channel 🙏

  • @BashiYusuf
    @BashiYusuf 2 หลายเดือนก่อน

    18 gobol ino celi aya kamid eh sida beelaha sami qeybiga Baramanka iyo mamul gobladeka sida Beelaha ku xaqiran uhelan matalada Parlament Somalia cadalad lahelo xaquqda Bulshada Somalia la ilali

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 2 หลายเดือนก่อน

    Rabbi subxaanu watacaalaa wuxuu uga digay ummada islaamka nizaaca iyo kala dambeyn laa aanta aan dhamaadka la haeyn taasi umadii ku sifowda karaamada iyo sharafkaa ka taga cadosgooduna kama haybeysto ruuxii raba inuu arko arintaana soomaali ha fiirsho rabbiyow kuwo lagu nasto oo lagu illaawo dhibta aan ku jirno noo keen adaa awoodee umad qalbiyadoodu kala jeedo baa nahor taagane nooga hiili

  • @FartunK
    @FartunK 2 หลายเดือนก่อน

    kuwaan xasan shiikh iyagaa keenay isma dhamaan waliba weeyka xun yihiin

  • @SomiSomi-sm7iy
    @SomiSomi-sm7iy 2 หลายเดือนก่อน

    Cabdi shakur c warsame

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 2 หลายเดือนก่อน

    Cadaw Afsomaliyaqaan Ayaadtahay??

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 2 หลายเดือนก่อน

    Mj hadaysan xukunka qaban waa dawlad ma jirto madaxweyne Hassan shiikh waa ninka kaliya ee idin fahamsan waligiinba waasha

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 2 หลายเดือนก่อน

    24 hours Calaacal father of Calaacal Ina mako Codkiisi waa 1 Qof

  • @Abdirahimhayl
    @Abdirahimhayl 2 หลายเดือนก่อน

    Khaa,iniin. Allah aduunka dhibaato aan dhamaan haku tuso. Kuwaan waa ka Soomaaliya saynta uga taagan.

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 2 หลายเดือนก่อน

    Isbaarada eey maxamuud saleebaan doowladnimada udhigteen ayuu midkaan madaxa cad shaar ugalinayaa wuxuuna been ka sheegayaa shacabka soomaaliyeed oo qaati ka taagan maamullo eey beelo yar iyo ashqaas ku qaraabtaan oo kaligood nooleyaal ah afduubna ku heeysta ummada soomaaliyeed dalkana aan kala jecleeyn in la'qaato iyo in kale

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 2 หลายเดือนก่อน

    Amxaarbaan kala hadlayaa mapka somalia xorta ah: waxaa u arkaa iib iyo lacagdoon:

  • @AbdiAbdi-cc6im
    @AbdiAbdi-cc6im 2 หลายเดือนก่อน

    YAA BENIN KARA Soo DAGANSHAN LANTA EAQTIGII BILOWDAY ANI WAN KU RACAY WAQTIYADU SHAEGAYO IYO CUDUR ALSHABAB<<< LAKIIN ANI QAQTIGII BORTAQIISKA IYO KI KALE TALYANIGA IYO KII FRANSIISKA IO KII INGIRIISKA <<<IYO KAN REER MORYAN OO ALSHABAB ISKA DHIGAY CUKUN RADIS AH<<<< WAXAY SOMALIA EE NABAD AHEED <<<WAQTIGII AN ISLAMKA AHEEN >>>EE AN CAGUDI JIRNAY WAAQ AMA SHIMBIRKA DUULA EE MADOW>>>HADI BEn SHeGAYO gormenabda aragtay,,,,,,

  • @MohamedAli-x3t7g
    @MohamedAli-x3t7g 2 หลายเดือนก่อน

    Dastuur waa axdi bulsho ku saabsan heshiis ismaamul oo loo Dhani y

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxaan la yaabaa dadka hormuud u yahay juxo aan laheyn aragti uu formula ku fadhiyo aqoonin federalka uu rabo waa in dalka lakala gooyo lkn sidii sland kaligeed go,day aan aheyn oo dhamaan halakala gooyo. Dasturkii garowe 2wixii aad ku qorteyn waa sababta ay dowladnimadu u shaqeyn la dahay jaaniskaas waxaa ku hesheen dowlad culees ka heysto jiritaankeeda. Dooda ninka wado sida uu jecelyahay ayaa lagu soo gababeyay oo ah pl hadii aan sida ay rabto loo yeelin dalku waa uu kala tagaa aniga waxaan aad uga xumaadaaa dhulka somalida ee wiligii la kabi jiray in uu ku amar ku taagleeyo kuwa dalka wax soo saarkiisa number 1ka ahaay koofureey aan dib u xisaabtano somalinimadaan aan ku dulmanahay aan ka tanaasulno hana la arko cida ay ugu badiso itobiyane hadii ay somali qabsaneyno anagaa ugu dambeyn doono