Shiine Culay oo karbaashay Yacqub iyo Kabtan Ayub oo qabiil ahaan u soo weeraray

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Shiine Culay ayaa barida dhulka ugu dhuftay Yacqub Ziyaad iyo Kabtan Ayuub oo weerar qabiilaysan ku soo qaaday uguna hanjabay inay ilkaha ka qubi doonaan.

ความคิดเห็น • 596

  • @Ladancidin1
    @Ladancidin1 ปีที่แล้ว +137

    Hadaad Aad Aragto Magaca Nabigeena Suuban Muhammad scw
    Like Saar💕🙏

  • @مقاطع_المعرفة
    @مقاطع_المعرفة ปีที่แล้ว +191

    Aawey dadkii jeclaa nabigeena Mohamed (scw).🥰🥰🥰🥰🥰

  • @boojadheere
    @boojadheere ปีที่แล้ว +56

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @jimcaalexasancumar6893
    @jimcaalexasancumar6893 ปีที่แล้ว +51

    Inta dhimaday allha u naxariisto inta xanuunsan allha caafiyo amiin amiin

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 ปีที่แล้ว +24

    Shiine culey legend buufi duliga duliga kale jirin hore usoco 👍👊❤️❤️❤️💯💯

  • @queenikky1436
    @queenikky1436 ปีที่แล้ว +12

    SHIINE GOBANIMO GEESIYA OO GARYAQAAN AH RIJAAL WARSANGALI BAA U TAHAY ISHU KUGUMA DHACDO 💪💪💪💪🦁🦁🦁🦁

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 ปีที่แล้ว +9

    Shine culay nin raga o waxa badan xeriya tolnimdana og waxay tahay keep going

  • @Fahad-fz3bm
    @Fahad-fz3bm ปีที่แล้ว +11

    Walhi Shiine Waa laandhere Horay usoco Sxb

  • @Suldaan-Maakhiri
    @Suldaan-Maakhiri ปีที่แล้ว +11

    😀😀😀😀😀😀
    Waa mayd garaacday wllhi halkaa haw dhaafin inader yarkan intaasa ku Filan

  • @ahmedabdi2896
    @ahmedabdi2896 ปีที่แล้ว +16

    War waxan maba naqaanee haysku soo dhisin shiine ee hoos ka sii !!!
    Legend baad thy koly aniga nin dhulbahantane baad ahaye shiinow meel kastaa adaa igu matala bro

  • @superfun1819
    @superfun1819 ปีที่แล้ว +10

    Isaago dabaas ah buu isagaa baxaa maqayadaa😁😁
    Shiine culey caaydu yaysan kula fo,gan
    From warsangelig🥰

  • @abdallaabu347
    @abdallaabu347 ปีที่แล้ว +6

    aftahnimi.da walo dhasha shine Landere bann dagy libax keep going ader

  • @fardowsa55
    @fardowsa55 ปีที่แล้ว +17

    Suldan keep going. Kaptan Ayub another legend ❤️

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 ปีที่แล้ว +8

    Shiine culay xariifkan waa ka Afsoomali badantahay
    Waxaan waa Bahdil

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 ปีที่แล้ว +16

    Salalhu caleyh waslim udgonow xabibki allow naxrisnabd galyokirkisa ha ahto scw scw scw scw ❤️ scw scw ❤️❤️❤️

  • @sidramrk
    @sidramrk ปีที่แล้ว +11

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @deekjr7872
    @deekjr7872 ปีที่แล้ว +10

    SHIINE CULEY WA RER MAGAAL WAKU DAALEYSAAN OO WALAAHIYAA SHIINE GUULEYSO ZXP WKU WADANAA FROM CAASIMADII DALKA🇸🇴

  • @zakiaboosto4732
    @zakiaboosto4732 ปีที่แล้ว +3

    Legend baa tahay shiinow bas ka dheh ciyaalka hadalka haku khasaarin

  • @abdirahman125
    @abdirahman125 ปีที่แล้ว +12

    Hhhhhh oo hada ma run baa mise pranka baa nagu wadaan 😀

  • @mustafecali6148
    @mustafecali6148 ปีที่แล้ว +1

    Keep going shiine culay inader suldanka guud ee daarood baa tahy

  • @shamsomohamud3749
    @shamsomohamud3749 ปีที่แล้ว +1

    Legend Bas tahay shine buufe doqonka from MJ weli a Maxamud salemaan

  • @qadarcalicismaan6472
    @qadarcalicismaan6472 ปีที่แล้ว +9

    Shine guuleeso viva

  • @farahmohamed1814
    @farahmohamed1814 ปีที่แล้ว +4

    Suldaanka ama boqorka darood shiine culay ❤❤

  • @abwaanc.casiis4440
    @abwaanc.casiis4440 ปีที่แล้ว +3

    Shiine Culeyow Nin warsangeliya Oo Nasab Ah ba Tahay maxa Sinjibaariyiinta kala Hadlaysaa Miyaadan Ogeyn Adoonku Abaal inaanu lahayn

  • @issahussein2633
    @issahussein2633 ปีที่แล้ว +10

    LEGEND Shine.

  • @puntlandwaahooyadiifederal5152
    @puntlandwaahooyadiifederal5152 ปีที่แล้ว +5

    Kabtanka meelaad usomartaad la dahaye goormuu kusoo hadal qaaday yaab wlh😂

    • @mohamednur2163
      @mohamednur2163 ปีที่แล้ว

      Kabtan ayuub nabi mohamed csw ayuu u gafay

  • @profalcadaala
    @profalcadaala ปีที่แล้ว +7

    Waxan soo gudbinaa
    BARASHADA English fudud oo sahlan nasoo booqo nagu soo biir
    Insha Allah

  • @samsamcumar1236
    @samsamcumar1236 ปีที่แล้ว +1

    Suldaan shiine keep going aader

  • @Reema-xv3ds
    @Reema-xv3ds ปีที่แล้ว +17

    Suldan we support keep going 🥰🦁👏🏾

  • @faya786
    @faya786 ปีที่แล้ว +2

    Shiine ma Maqahidii baa kaa dansan. Ileen Calooshii u shaqeyste baa tahay. 😂😂😂😂😂

  • @success607
    @success607 ปีที่แล้ว +1

    From warsangeli maxamuud saleebaan madaxa ii saaaranyihiiiin
    Nimanka is caayaya tolka ma ma metelaaab

  • @hani7940
    @hani7940 ปีที่แล้ว +3

    Shine horay u soco ayuub wàa dabal marexan cid jecel iyo cid neceb mida waxba kama qadayo jir oo jooga waligin marexan Sade

  • @wazzadehuntur9510
    @wazzadehuntur9510 ปีที่แล้ว +22

    Suldan we support you ❤ keep going

  • @HANDAL12
    @HANDAL12 ปีที่แล้ว +2

    Gob garsha dheer shiine culy Majeerten ninka ka xishooda 🥹🥹

  • @Simanadan1
    @Simanadan1 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkkkkkkk vivaaaa shiine culay from reee diini🩸🤟 yacquub marxumooow nin kaa hadal badan baa isku tatabate wlhi waxba mareeexan haku meeraysan shiinaa wadanaa🦁🦁🦁🏃🏾‍♀️🏃🏾‍♀️🏃🏾‍♀️🏃🏾‍♀️

  • @sakiboss5229
    @sakiboss5229 ปีที่แล้ว +7

    Waxaan Gantaaladii ruush waa dhaafeen --
    Subsreb isoo dhaha azxaabey waxaan ahey my bratherkiinee -nacalaa Sheydaan kuyaale Team adag iska Dhiga Oo meesha iga Qaada 👏👏✋🏻🗣

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj ปีที่แล้ว +1

    Legend shiine culay I support you.

  • @ahmedquraish932
    @ahmedquraish932 ปีที่แล้ว +12

    War shine waa afmaal balo kudagtay adkaatay keep going shine u re legend

  • @nusaybaabdullahinuska5967
    @nusaybaabdullahinuska5967 ปีที่แล้ว +6

    Dadkani intay wax wadda cunaan bay hadhowna is xagtaan yaab 🤔🤔🤔

    • @xaajimaquste
      @xaajimaquste ปีที่แล้ว

      Veiws bey nagu radinayan iso caay wa kuso jawabaya wa saas

    • @mohanuur2865
      @mohanuur2865 ปีที่แล้ว +1

      @@xaajimaquste Ma Raga Saas isku Galay Baa veiws Galay Mindhaa Caruur Baa Tahay😂

    • @xaajimaquste
      @xaajimaquste ปีที่แล้ว

      @@mohanuur2865 sxb dagaal toos ah bey kuso heshiyeen labadaba aniga wasa🤣

  • @omarhussein9956
    @omarhussein9956 ปีที่แล้ว +11

    Shine wlhi run sheg aya tahy laandhere horey usoco

  • @imanmohamud5457
    @imanmohamud5457 ปีที่แล้ว +2

    Shiinoow ha hadlin waynu ceeboobaynaa hadii aad adna soo fadhiiso.

  • @kingstyle165
    @kingstyle165 ปีที่แล้ว +3

    War shiine markaa ka soo hadlayso waa inaa is hubtaa shiine nin ciyaal uu soo caansaaray la tirsada wuu ka wayn yhy

  • @abdiali4314
    @abdiali4314 ปีที่แล้ว +5

    Shiine culay legendry

  • @eternalbliss1767
    @eternalbliss1767 ปีที่แล้ว +16

    Boqorka D5 maxaad ku gashay waayahaye ninkaasi kulamaba hadale😂😂

    • @shukriereg4891
      @shukriereg4891 ปีที่แล้ว

      Makaasaa poqorka idin ah jaahilka ah oo nabigii ugafay

    • @eternalbliss1767
      @eternalbliss1767 ปีที่แล้ว

      @@shukriereg4891 qabqablihii carbeedee sixranaa anigu nabi uma aqaan! Saa aaminsan tihiin nabi kusheegiina waa lasixray, waliba riwaayadaha qaarkood 6 bilood illaa iyo 9 bilood inuu sixranaa oo dumarkiisa inuu wasay iyo inkale uu kala garan waayay bay sheegaan. Sixirka waxaa aaminsantihiin in shayaadiini hirgaliso, haddaba nin 6 illaa iyo 9 bilood shayaadiini xasuusta kaqaaday nabi malagu sheegi karaa Waa su'aale?? Miyuusan suuratul Jinni ku oran samada waxaa shayaadiinta looga xiray waa waxyiga igusoo dagaya? Haddaba samadii maxaa laga xiray hadiiba nin yahuud ahi shayaadiin uusoo diray uu maxamed la rafaadsanaa 9 bilood?😂 qabqbalahaas markuu saa udhintayba kuwii ugu dhawaa dagaalkay isku bilaabeen illaa iyo hadda ma istaagin! Maxaa laga fili karaa diin jiilkeedii ugu horreeyay ay eber iskadhigeen? Maxamed iyo diintiisa dhiigyacabnimada ahi wa kansar uunka oo dhan saameeyay.

    • @iidyuusuf3120
      @iidyuusuf3120 ปีที่แล้ว

      ayuub hadal kiisu waa qosol🤣🤣🤣🤣🤣

    • @GuledAar
      @GuledAar ปีที่แล้ว

      Boqorka daarood ma'ahan ayuub geesdiir nin qayr kii ah ayaa ka qaatay boqornimadii.

  • @mustafecali6148
    @mustafecali6148 ปีที่แล้ว +1

    Anigu tolkay Warsangali hore kor iyo hoosba waan ula hadlay hada ka hor war majeerten saxiib malaha waa mas masna lama soo dhaweysto

  • @mustafabashir9914
    @mustafabashir9914 ปีที่แล้ว +4

    Mareexaan Curadkiii Darood maaha Shiinoow ee Kablalax ayaa Curad ah

  • @maryamadahir1199
    @maryamadahir1199 ปีที่แล้ว +1

    Kabtan Ayuub Khaalid Binu Waliid. Kanaxoo Nafta Waa. Fadlan Kushubo Ha Isdaalin.

  • @nalayeadde
    @nalayeadde ปีที่แล้ว +1

    anigoo ah Nin Dhulbahante ah , taxan qirayaa Yacquub uu san hadal aqoon oo waxa uu ka hadlay aysan u qodobaysen
    SHIINE , waa gartay walahay DAAHIR CALASOW , Intuu Yacquub ku dhahay Shiine kuma oran karo. intaas waxa dheer Yacquub hadal ma yaqaan waa iska caacle .anigoo Garaadkiina ah waxan idin lee ahay Shir hoose ku dhameesta howshiina ee ha la imaanina public

  • @Ozla252
    @Ozla252 ปีที่แล้ว +5

    Run sheeg shiine culey legend baa tahay keep going

  • @farahkadra9656
    @farahkadra9656 ปีที่แล้ว +2

    Maasha alaah shiine. Guuleeso

  • @fartunmohamed1254
    @fartunmohamed1254 ปีที่แล้ว +4

    Waa wataa Kabtan Ayuub lkn waa dhacdhac badanyhy Shine too lkn Yacqun waxar jaban lamajogo

  • @a-b9206
    @a-b9206 ปีที่แล้ว +2

    wlhi shiine culey waa garac war kadaa nuclear aad ku garaacday miskiinkaa ciise riyoole

  • @fuaadcadde852
    @fuaadcadde852 ปีที่แล้ว +5

    Shiine waa nin heli og kalmadaha munaasabka ah waana afmaal runtii ummadda somaliyeed waxa ay og tahay in aad tahay ruux afkiisa ku xamaasha
    ee horre u soco sxb

  • @raxma3332
    @raxma3332 ปีที่แล้ว +17

    Shine waxaan Ku Jeclahaay Darood nimadu waa Ka Daacaad

    • @queenikky1436
      @queenikky1436 ปีที่แล้ว +2

      waa libaax shiine ❤❤

  • @aliabdulle1099
    @aliabdulle1099 ปีที่แล้ว +2

    Yes Hawhiye is here

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 ปีที่แล้ว +2

    Shiine walalyalow MAAD xiishotiin plzzzzzz waaku baryaya shiine joji sheekada plzzzzz 👍

  • @abdikarimnor8536
    @abdikarimnor8536 ปีที่แล้ว +13

    Shine guuleyso buufi cayanka

  • @HANDAL12
    @HANDAL12 ปีที่แล้ว +2

    Joog aan shaah iyo mac macaan doonte intaanu shiine hadline isaaq kibray weeyeh shiine 😎

  • @FAYZal70000
    @FAYZal70000 ปีที่แล้ว +1

    Well spoken legend shine

  • @apdirahmanapdirazak
    @apdirahmanapdirazak ปีที่แล้ว +1

    GuLaYso shiine

  • @xidigasomaliwayn9600
    @xidigasomaliwayn9600 ปีที่แล้ว +2

    Maqaxida lagukakacsanayo miyaa war anaga waa fahansanahay shiino keep going apti xabibi 😂😂😂😂

  • @lilnajboy3254
    @lilnajboy3254 ปีที่แล้ว +2

    Legend🎉

  • @Pda1860
    @Pda1860 ปีที่แล้ว +2

    Shiine culay waa hanjabadii oo qof ah

  • @ilkacaseahmed7501
    @ilkacaseahmed7501 ปีที่แล้ว +1

    Shiine culey wa nin aad ucaqli badan daroodka ninka ugu caqliga badan waye kuwa social media isticmala

  • @hafsailkacas6754
    @hafsailkacas6754 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 hayey daahir calasow

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 ปีที่แล้ว

    Shiine culay bowe..ani waxa dhacay magaranayo lkn inaad sas isku caydan inkoo ah carurtii harti RABI ha unaxariisto ameeen mafiicna....anigu dhexdhaxad ba inii ahay...by from ufeyn puntland....

  • @Fatkaboy7
    @Fatkaboy7 ปีที่แล้ว +22

    Legend Shiine from og ❤️✌🏻🐐

    • @thecoder7188
      @thecoder7188 ปีที่แล้ว

      Maxaa u taageersaa nin dadka isku diraya.

    • @mustafecali6148
      @mustafecali6148 ปีที่แล้ว +1

      @@thecoder7188 khaniis bad tahye aamus

  • @ustaadilyas
    @ustaadilyas ปีที่แล้ว +5

    LEGEND SHIINE

  • @mohamedmukhtar8609
    @mohamedmukhtar8609 ปีที่แล้ว +1

    Shiine Taaj ....waa legend warkiisa cad

  • @dgl7347
    @dgl7347 ปีที่แล้ว

    Walaahi doqon baa tahay ZINA KU NOOL naag laqabo iyo xaaraan ku NOOL . Inshallah doqonba maalinbaa la helaa

  • @Kabidaboy
    @Kabidaboy ปีที่แล้ว +6

    Meeye Saaxiibadii Bartaan Waxaan idinka Codsanayaa inaad isooraacdaan Dhamaantiin waa qof Walboo arka Comentigaan 🎉

    • @ismahandayib7561
      @ismahandayib7561 ปีที่แล้ว

      Shiine legend 2maha buufi cayayaanka

    • @hawahamaria5415
      @hawahamaria5415 ปีที่แล้ว

      Waryaaaya Dahir Calasow waaa waaa weynka wlh casuumaadii ma isgaaaa baabiyay

    • @ikranadan4259
      @ikranadan4259 ปีที่แล้ว

      xagee laguu raaci wll

    • @ikranadan4259
      @ikranadan4259 ปีที่แล้ว

      abti shiinoow iska daa walaalo ayaa tihiin abti cadow ayaa jecel inaad isqalaafteen oo idin ku farxaya idinma kala jeceli aniga harti oo dhan waa abti yaalkeey aad ayaan idiin jecelahay from 🇬🇲

  • @mustafecali6148
    @mustafecali6148 ปีที่แล้ว +1

    Ninyahaw dadka waxba ka khaldan war goorma Darood majeerten boqor ka dhigteen oo hadii la eego cida boqoradayda ku horaysay Darood waa Warsangali waxa ku xigay mareexaan waxa kusii xiga bartire dadku waa inay taariikhda bartaan

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 ปีที่แล้ว +3

    Illahey baa boqoora subxanalah

  • @abwaanc.casiis4440
    @abwaanc.casiis4440 ปีที่แล้ว +2

    majeedheen Biqortooyo Been Ah Bay Sheegtaan laakiin Warsangeli Saldadii Somali Weeyaan Boqoradii ingiriiska Ayaa Maxamud Cali Shire Bilad Geesi U xidhay majeedheen Xaguu joogey markaa

    • @user-bs8xu4wy4p
      @user-bs8xu4wy4p 12 วันที่ผ่านมา

      Anaha majeerten Boqortoyo 100 sano hooyada wade

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 ปีที่แล้ว +2

    Shiino waa ku qaldaneyd inaad caano iska daaye xitaa u dhawaato qof rasuulka caayey nabsi ba ku haya qabiil baa ku qaaday sorry

  • @xamdaxuseen3643
    @xamdaxuseen3643 ปีที่แล้ว +1

    Keep going my bro🌷⚘

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 ปีที่แล้ว +2

    Adkaatay adkaatay war waxaan maxay ahaayeen SCW Kabtan Ayuub waxaasna ileen waaku hadlay yaabnaye bisinka maxaa qaatay ninka tallow mise bad kaluu ku jiraa

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw ปีที่แล้ว

    Gari Alleey.taqaane
    Shiine culey waa laga gar daranyahay
    Reer mudug waxay dhahaan
    Cayrtaada dhame Ayaa caydaada yaqaan.

  • @adnancabdi1703
    @adnancabdi1703 ปีที่แล้ว +2

    Shine culey ogaden iyo Jidwaaq absame waa garabkaga garmalkana waa kula joognaa cid wax kaa qadi karta ma jirta

  • @cabdiqanicosta1230
    @cabdiqanicosta1230 ปีที่แล้ว +1

    Marexan waxaan ku ogay dad dhiig leh jecelna dadka iyaga jecel oo neceb doqonta iyo jilicsanta intee kabaxeen anigoo wiil hawiye hg ah aa layaban maxaa maanta shiine oga amunsyihiiin

    • @hani7940
      @hani7940 ปีที่แล้ว +1

      Walal laxda cido uma jawabno adna mahadsanid

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 ปีที่แล้ว

    Hhh shaatiga somali qaado imisaan ku lahayn I subscribed you today stick to your word's shiine

  • @ibrahimshill7600
    @ibrahimshill7600 ปีที่แล้ว

    ASC WALAAL KABTAN AYUUB CAAWO WAXAA CADAATAY INUU NABI MAXAMED NNKH UU CAAYAY WABILAAHI TOOWFIIQ

  • @ilhanahmed7287
    @ilhanahmed7287 ปีที่แล้ว

    Shiine culay wa inka ugu sharaf badan baraha bulshada ugu qiimaha badan kuwo bilaa sharafina wax mayeeli karan o uskagi wall shiine culay uskagan albabada ka xidho fadaln form Somaliland

  • @warsameaadan1766
    @warsameaadan1766 ปีที่แล้ว +9

    Waan ku wataa shiine bahanow wlhi nin adagba tahay nio😂😂

  • @muzamilabdaraxman4683
    @muzamilabdaraxman4683 ปีที่แล้ว

    Shiinow hore u soco Somalia oo dhan ku taagersan

  • @Hashogcl
    @Hashogcl ปีที่แล้ว +2

    VIVA SHINE 🤘🦁🤘🦁🤘

  • @idilapdyqadir6512
    @idilapdyqadir6512 ปีที่แล้ว +2

    Viva zhine culyy😇❤

  • @issahussein2633
    @issahussein2633 ปีที่แล้ว +2

    Good response 👍

  • @filsanbashir4006
    @filsanbashir4006 ปีที่แล้ว

    Taaj international Universal 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mukhtaarosman4530
    @mukhtaarosman4530 ปีที่แล้ว

    Shiine wlhi waa gop waliba aftahan ah hore u soco ka laandheere

  • @somaliannhanad5062
    @somaliannhanad5062 ปีที่แล้ว +2

    War reer ayeeya hayaan reer xaaji looma dhaaran jirin ee dadka iska cali🤣🤣 caaawa waan Seexan karaa hadaad soo mayaad garaacaday afsiil

  • @shakurhaji6218
    @shakurhaji6218 ปีที่แล้ว +13

    Suldanka darood sxb afsomaliga kugu wata sxb

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 ปีที่แล้ว

    Shiine iyo ayuub ma aha niman isku level ah isku barnaamijna kama hadlaan,shiine waa nin soomaali iyo beeluhuba wali waji u hayaan, qofka markuu hadlo ayaa lagartaa heerkiisa.

  • @Taliso1
    @Taliso1 ปีที่แล้ว +1

    Shiine legend Baa thy from surre 💚💙🤍❤️

  • @musaidan288
    @musaidan288 ปีที่แล้ว +1

    Shiine wanku tagera anoo mj ah kusoco maxmud saleban waa gun aan cid wax u ogaleen

  • @mohamedyusuf8108
    @mohamedyusuf8108 ปีที่แล้ว

    Laandheere hadaad maqasho waa Shiine baahane legend hore u soco

  • @maxamedsaalaxmohamed2992
    @maxamedsaalaxmohamed2992 ปีที่แล้ว +1

    Shiine culay gar iyo gardarooba waan waata ano izaaqa

  • @sagalsagal852
    @sagalsagal852 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😂😂 balo kucayadhey

  • @sdmasdsml5054
    @sdmasdsml5054 ปีที่แล้ว +1

    Shiinaw. Hadalkaad tidhi waan ku diirsaday maandhaw. Halkeeda ayaad dhigtay. Ciyaartana. Man of mach ayaad kala baxday lkn taliye bal inaga yaynaan noqon lafo geel iyagaa la isku jabiyaa ee kor u bax

  • @maametiger5169
    @maametiger5169 ปีที่แล้ว

    Shiinow Waa Kortay Odayga Inaalilaahi Waa Inaa Ileyhi Raajicuun😂😂😂😂