Qisad cajiib ah gabadh sixirtay gabadhi la la qabaya !

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 297

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 3 ปีที่แล้ว +28

    Alla dumarku xaasidsanaa ilaahay iyo aakhiro miyey ilaaween intay nin u ordayaan

    • @sahraabdi9699
      @sahraabdi9699 3 ปีที่แล้ว +7

      Waa wax ilaahey laga magan galo in qof bini aadam ah aad aakhiradaada u halaagto. Nasiib daro walaahi

  • @khadraahmed1108
    @khadraahmed1108 3 ปีที่แล้ว +19

    Subhana’Allah waa arin layaab leh yaaribi hanatusin in aan wax dhibno & in naladhibo yaa rabi 🤲🤲

  • @simanhirey3244
    @simanhirey3244 3 ปีที่แล้ว +10

    Subxanllh tana inaa maqlo ma i danbaysey axbunallah ilaahow gabadhan yar oo ilma la.aanta ku samaysay makan kaloo cusub u samay oo mustaqbalkeeda aduun iyo mid akhiraba u xagaaji midii dhibtaas gaysatay iyo midii kula talisay iyo waliba tan soo samaysayna abaalkooda ka yeel naaru jahiima amin anaga naga hay sixir iyo wax la mid ah amin🙌🏽

  • @kaltoumahmed8241
    @kaltoumahmed8241 3 ปีที่แล้ว +17

    Xasbunalaah jaahilnimo iyo iimaan daro ayaa ku keliftay, aakhiro ayaa aduun ka ka badan, talaa seegtay may ninka warqadeeda ka qaadato intay denbiga intaa le eg gelayso 😔
    Ilaahay baan sharta shayaadiinta ka magan galay, isagaa ka quwad badan cid walbee.

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 3 ปีที่แล้ว +15

    Subhana’Allah dumarka qaar doqonsana 😔 ma ninkaaga ayaa kaa danaystay mise miskiinta la soo guursaday ayaa wax dhintay 😭 anigu ma cafiyeen 😢 dumaroow ilaahay ka xishooda dumarka ragiinu soo guursadaan waxba may sameynin waa ninkaaga ka guursaday hadii damiirkaagu qaadi karo la joog hadii kalena arlada ilaahay waa waasace ka mara iska daaya masaakiinta aan qasaarinaysaan 😭 imisaa dumar sixran oo qaar maskaxdoodii ku waayeen oo naag lala qabo sixirtay ya Rabbi noo naxariiso 🤲 Baraka’Allah Feek walaashay qaali 🤲❤️🤲

    • @umumuntaaz7822
      @umumuntaaz7822 3 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭 ilahayow n wada caaafi

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 9 หลายเดือนก่อน

      ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

  • @abdiali3379
    @abdiali3379 3 ปีที่แล้ว +4

    subxaana laah subxaana llaah ilahoow anaga iyo badbaadi xasidka anaga iyo umada muslimiinta ah ba yaarabi

  • @sahrabarkhad8339
    @sahrabarkhad8339 3 ปีที่แล้ว +3

    Suxxanlaa subsnlaa ilahy hina cafiyo walshy qali ilhy baan ka magan galy dhamanteen aadana khar alhaku siiyo aamiin

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 3 ปีที่แล้ว +5

    Acuudubillaah illaahay nagajee inaga iyo intii Muslim

  • @aaliyayarey2136
    @aaliyayarey2136 3 ปีที่แล้ว +10

    Life is test and Allah knows the best

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 3 ปีที่แล้ว +3

    Subxanalah Subxanalah xasbiyalahu wanicmal wakiil abaayo Qisiyonkii noo soo badi markasta jazakalahu kheyran jazaa ukhtii filaah

  • @sabaadosman13423
    @sabaadosman13423 3 ปีที่แล้ว +6

    Alle ha xaq ha inagu sugo. Amiin. Balse raguna ayey u kala waramin xasaskooda. Wax ka faiidaysinaya shaydaanka.

  • @odhniishabdi2617
    @odhniishabdi2617 3 ปีที่แล้ว +4

    جزاك الله خير

  • @fardowsaismail9586
    @fardowsaismail9586 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi qisadaan waa iga ilmeeysiisay dulanka ma fiicna wlhi😭😭😭😭

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 3 ปีที่แล้ว +11

    Allaah baan ka magan galnay, bini'aadamka qaarkii.
    ALLAAHSE waxba ma mooge.
    Gabdhahana waxaan oran lahaa, wallyaalow mid meelaha iska jooga iska jafjafta, mid naag qaba dhibkiisuu wataa.
    Hadday wanaagsanayd xattaa mid baa waalaysa sidano kake, shaydaan baa ka qaalib koqonaya.
    Subxaanallaaah

  • @amalabdikarin6182
    @amalabdikarin6182 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallh wa qiso layab ah oo wadata cibra jazakallh abyo 😘👍💕

  • @fatumaabdullahi1861
    @fatumaabdullahi1861 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallakheyr shukran MashaAllah

  • @ruun139
    @ruun139 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc manshalah wallo fatumo Ilahay hakuxafido manshalah runtii adaban udawadaa barnmujayaya wa waxa laga cimir qato Subax xanalah abiyo manshalah

  • @reexantaraxantaugxantaukun8821
    @reexantaraxantaugxantaukun8821 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanallaah allaah ayaanu ka magan galnay anaga iyo intii muslimiin ah

  • @hodanabdi5352
    @hodanabdi5352 3 ปีที่แล้ว +6

    Subaxaanalah ilaahaw sharwadayasha nag ilaali.

  • @sweeetyduale7648
    @sweeetyduale7648 3 ปีที่แล้ว +7

    Subxanallah subxanallah,ya Allah ya Allah,😭😭🤲🤲🤲 ilahow wax masixirne ,nala sixrini

  • @WomensBeautylife1
    @WomensBeautylife1 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Jazaykallah kharain habibti

  • @abdirizakfamily2385
    @abdirizakfamily2385 3 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid sheeko cajiiba weeyaan beautiful

  • @zamzammaxamud4418
    @zamzammaxamud4418 3 ปีที่แล้ว +4

    Subxaanalah ilaahow na amaanso bini adamka qaarkood dulmi badanaa ilaahow naga badbaadi sharkooda 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Said-gn2ec
    @Said-gn2ec 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxallah Ilahayow qof yanan dulmin ya rabbi Aniga iga ilaali wax ii dulmiyo 🤲🤲🤲🥲🥲😢😢

  • @nuuraayaan2702
    @nuuraayaan2702 3 ปีที่แล้ว +4

    Allahima amiin

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 3 ปีที่แล้ว +5

    Wal xowla wala quwata ilaa billaahil caliyul Cadiim Subxanallaah

  • @lailo8082
    @lailo8082 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah waa qiso cajiib ah allaahu akbar

  • @ifrahege8954
    @ifrahege8954 3 ปีที่แล้ว +5

    ولا تحسبن الله غا فلا عما يعمل الظالمون

  • @sandalo3350
    @sandalo3350 3 ปีที่แล้ว +5

    Subxanalah waxowla walaa quwati ilaa bilaah waa daalimad weynaatey alana kafuratay ee gabadhi ay sixirtay cafis haweydiisato iyadoo adunka lagu tusay ciqaab tii aaqirane udhimantahay alow naga najey anaga iyo awlaadan yada iyo intii muslin ah

  • @rahmaabdi1458
    @rahmaabdi1458 3 ปีที่แล้ว +5

    Subaxaana Allah
    Waa qisa xanuunbadan

  • @faraxcumar5854
    @faraxcumar5854 3 ปีที่แล้ว +3

    Aniga caawa ayaan kugu sobiiray mansha allaaah wan ka helay qisadan horey usoco

  • @suadfarole5136
    @suadfarole5136 3 ปีที่แล้ว +4

    Subhanallah 😥

  • @khadanabdirahman8869
    @khadanabdirahman8869 3 ปีที่แล้ว +1

    BismilAh ilahay ban ka magan galnay waxano kale xasbiyaallah WA nicmal wakil

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 2 ปีที่แล้ว

    Subxanallah subxanallah allahu akbar waligay intan nola qisadan qiso la mida man maqal ilaahaybaan ka magangalay inan waxasi ku kaco allow na xafid

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 3 ปีที่แล้ว +4

    Xaq qof muslinka ee daacad ah waa soo baxaa 😭😭😭😭😭😭

  • @miriamfarah5632
    @miriamfarah5632 3 ปีที่แล้ว +3

    Qisadan dad badan ha ku cimri qaatan oo dulmi badan sameeya

  • @mohazmaanka8654
    @mohazmaanka8654 3 ปีที่แล้ว +4

    اللهم اشفي مرضانا ومرض المسلمين

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 3 ปีที่แล้ว +4

    Haweenka minweynta ah mar walba waa dhibaan gabadha minyarada ah ragana Alla u baneeyey haween badan

    • @feyrusfanaxle9945
      @feyrusfanaxle9945 3 ปีที่แล้ว +1

      Qof imaan an leheen aheen ayaa waxas kukaca

    • @fardowsoibraahim8298
      @fardowsoibraahim8298 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc abaayo mcn iimanka ilaah ayaa baxsho min ween ilahey haqaaday imaan buux waaye lkn lawada wey kusameyaan iimañka waaye ilahow imaanka nooziyaadi waxaas waxa kaxun wey nawada heystaan ollow naqa dulqaad subxanallah

  • @Maryama_22
    @Maryama_22 8 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah dulmi waynaa
    Allahuma najinaaa

  • @hawomuse7675
    @hawomuse7675 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walalo allah haku xafido

  • @fadxaarab6314
    @fadxaarab6314 3 ปีที่แล้ว +3

    Subxa na alah wal ciyaadu bilaah

  • @qalanjoshire1277
    @qalanjoshire1277 3 ปีที่แล้ว +4

    Subxanalah Allaha nagahayo dhibatadas

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 3 ปีที่แล้ว +2

    Shukran qaaliyey

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 3 ปีที่แล้ว +5

    Inaalilaahi wanaaileyhi raajicuun subxaanallaah subxaanallaah oo heedhee somali waxaa layiri waxba mataqaanaane subxaanaka yaacadiim ilaahayow naga badbaadi shayaadiinul insiga iyo waljini xasbunallaaha wanicmal wakiil

  • @kahagure3075
    @kahagure3075 3 ปีที่แล้ว +5

    Xasbunallah wa nimcan wakil

    • @nassermahmoud4558
      @nassermahmoud4558 3 ปีที่แล้ว

      Subxaanalaah rabi talada ha loo dhiibto Allah ayaa qof walba ku filan

  • @hanabello8390
    @hanabello8390 3 ปีที่แล้ว +2

    Subhanallah allow naga kori saaxiriita

  • @ayaanjimale5395
    @ayaanjimale5395 3 ปีที่แล้ว

    Asc Abaayo aad ayaa idiin Salaamayaa adiga iyo Caruurta aan haberyarta u ahay ❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕💕💕💕

  • @amiiraali2173
    @amiiraali2173 ปีที่แล้ว

    Fatima waa ku salaamy waana ku jeclahay walaashey

  • @amalabdikarin6182
    @amalabdikarin6182 3 ปีที่แล้ว +7

    Nin ila gursaday waxas oo danbi ugali lahaa waxa laqatay adaa ka taga ninkaga subaxanllh

    • @ayannur9480
      @ayannur9480 3 ปีที่แล้ว

      Maseer qof u galay waaye lol

  • @zuhurali7279
    @zuhurali7279 3 ปีที่แล้ว +2

    A/c alahu akabar walaal qisan ku hayaa hadaad aragto msj talafan aan kale soo xidhiidho way fican tahay in la is bararujiyo mahadsanid

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 3 ปีที่แล้ว +1

    subxanallah wlhi aad baan uga murugooday arintaa yaa rabi dulmi baanu kaa magan galay

  • @dekahussein2954
    @dekahussein2954 3 ปีที่แล้ว +4

    Xasidnimada maficno subxanallah

  • @hawosalad7243
    @hawosalad7243 3 ปีที่แล้ว +3

    Subxaana Allah

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 3 ปีที่แล้ว

    Subhaana llaah ilaahay waa caadi allaahu akbar

  • @maxamedshariffe2445
    @maxamedshariffe2445 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @ifrahsaid1945
    @ifrahsaid1945 3 ปีที่แล้ว +9

    Subxanallah bal maay u sheegto gabadha markii Makanka lagasarayay aay ku tirihdo abaayo ii cafii aniga ku siirxayee

  • @shukrimohamud5596
    @shukrimohamud5596 3 ปีที่แล้ว +2

    Macaanto noosobadi qisoyinkaga waan jecelnahay shukran

  • @maryanmuqtaar582
    @maryanmuqtaar582 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallaha yaa raabi🤲🤲🤲

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 3 ปีที่แล้ว +4

    Walaalayaal somalia waxa kasocda maila aragteen tolow masixirbaa wadaadada dumarka farta qabanaya iyo dumarkaan maalin walba social media yaha lasoodhgayo mise iyagaa sheekad kadanbeeya anigu waan yaabaye maxaa loo soqaqaban waayey saaxiriinta walaalayaal ma ilaragteen walciyaadu billaah

  • @sukaynaibraahim8735
    @sukaynaibraahim8735 3 ปีที่แล้ว +3

    Subxanallah wlhi qalbigii baa ihuray😥 illhy ha u dambi dhaafo anaga hana sugo oo adoomadiisa inaan dulmino hanaga ilaaliyo iyo in anaga nala dulmiyo

    • @rahmarose5700
      @rahmarose5700 3 ปีที่แล้ว

      Waalahi muruk subxaanalaah

  • @Gorillakingdomvr
    @Gorillakingdomvr 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxaaan Allha Baal duulmiiga eega. 😢😢😢😢😢

  • @zeynabturksuleyman8206
    @zeynabturksuleyman8206 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah tabarakalah

  • @FKJ123
    @FKJ123 ปีที่แล้ว +3

    May God forgive us. I wish that I spoke perfect Somali like you do, sister. I understood some things that you said with the help of my mom.

  • @ruuney7083
    @ruuney7083 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxana allah

  • @Anisa-vg3kd
    @Anisa-vg3kd 3 ปีที่แล้ว +1

    Xaawala walaa quwata ilaa bilah Allah swt ayan ka magan galnay in aan qof dulmino🤲

  • @ishafilms9730
    @ishafilms9730 3 ปีที่แล้ว +1

    Subhanallah

  • @marwomuuna7503
    @marwomuuna7503 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxaana llah

  • @rodaabdi890
    @rodaabdi890 3 ปีที่แล้ว +3

    Xasbunallah
    Wa yacudubillah

  • @sacdiyomaxamuud1998
    @sacdiyomaxamuud1998 3 ปีที่แล้ว +5

    Asc waa arin murugadeeda leh dulmi intaas la ek ibni aadam masameeyaa,sheydaan ayaa hogaamiye unoqday allahuma najnaa
    Waxeysa ilowday ilaaheykii wax walba arkaayay madluumakana ducadiisana aqbala. Kuleey anika waxey ilatahay in ninka xataa dhibkaas dhan qeyb kayay sabtoo ah naag looma faaniyo ama looma amaano naag lalaqaba sababtoo ah maseerka waa wax aad udaran

    • @xaliimoxajjinuur2331
      @xaliimoxajjinuur2331 3 ปีที่แล้ว

      Wasax wlhi lkin denbi intas la eg ala berka ixanuney

  • @aminaabdi892
    @aminaabdi892 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wan ka muruugoodaayi duulmiiga subxanalah yalaah

  • @hiisahmed1418
    @hiisahmed1418 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxaan Allah dulmigii aygashay ayaa haleelay

  • @saidasultan6826
    @saidasultan6826 3 ปีที่แล้ว

    Subahanallah subahanallah

  • @ayaanjimale5395
    @ayaanjimale5395 3 ปีที่แล้ว

    Shunxaana Laah Imanka Allaha nagu sug

  • @habongerio7503
    @habongerio7503 3 ปีที่แล้ว +3

    Subxanalaah allow nabadbadi dulmiga niiki galo qasab wa u dadaminaya

  • @reexantaraxantaugxantaukun8821
    @reexantaraxantaugxantaukun8821 3 ปีที่แล้ว +3

    Xasbiyullaha wanicma wakiil

  • @amatallah7719
    @amatallah7719 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah waa xaq garsoore caadil ah halkeen ku badbaadnaa yaan iska ilaalinaa yaan aamineynaa waa yaab allah hana xifdiyo

    • @naciimaqaali6884
      @naciimaqaali6884 3 ปีที่แล้ว

      Abyo ilahy baa uhiilinwya qofkii dulmiya qof muslima waa laga goynYaa goorey noqotaba alaaah dulmiga wuu xarimay wana kaxarimay dhexdeena alaqh ban kamagangalnay dulmi qof muslima

  • @deeqoxirsi3954
    @deeqoxirsi3954 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanàllah subxanàllah illhay ayaa xumaan kanastahan illahow iimanka hanaga qaadin

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 2 ปีที่แล้ว

    Fatima muna aniga dhawan baanku imi mnsha allaah bye horay usoco from casha luul❤❤❤🥰

  • @salamkala14
    @salamkala14 2 ปีที่แล้ว +1

    subhannallah gabadh walasha ah saas u gashay oo weliba ku amintay oo gurigaaga kugu timid ayaa makaan keedi kaso saartay

  • @fathiaismail2113
    @fathiaismail2113 ปีที่แล้ว

    subxaanallah cibratun Liman yakhshaa

  • @zusanabdi9015
    @zusanabdi9015 3 ปีที่แล้ว

    Subxaan allaah dumarku dhibbadanaa

  • @qadanhaashi8027
    @qadanhaashi8027 3 ปีที่แล้ว +14

    Allaw qofki dulmi galaba isaga ku celi

  • @seynabsaid8104
    @seynabsaid8104 3 ปีที่แล้ว +1

    SUBXAANALAH ISUBXAANALAAH

  • @nooranoor784
    @nooranoor784 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallha illow naga hay sixiyo.iyo.shaydaan

  • @muminoomarrage8742
    @muminoomarrage8742 3 ปีที่แล้ว

    Saxix Wll Allaahu Manajeynaa

  • @ubahmohamud1192
    @ubahmohamud1192 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah

  • @badalosman5662
    @badalosman5662 3 ปีที่แล้ว +2

    Inalilah

  • @dekahussein2954
    @dekahussein2954 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah subxanallah allow naganejee

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanallah,laa xawla walaa quwata ilaa billaah

  • @moosman7104
    @moosman7104 3 ปีที่แล้ว +3

    Alxamdulilaahi

  • @nasriumunasri6216
    @nasriumunasri6216 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxaana allah

  • @dcsam8340
    @dcsam8340 3 ปีที่แล้ว +5

    Wax haftad diib ku dhibataynay hasmaynin nin waa laga marmah

  • @hanaibrahim4721
    @hanaibrahim4721 3 ปีที่แล้ว +1

    inalilaah wa innaa ileyhirajicuun xasidsanaa alla mey kabaqen

  • @umaaniisayusuf9557
    @umaaniisayusuf9557 3 ปีที่แล้ว +4

    Inaalilaah wainaailayhi raajicuun ala maxay dhib marisay waa aduunyade aqiro sugayso subxaanalaah. Ilaahow umadaada aanan dulminin yaa rabi 😭😭😭😭😭

  • @abdirahmandonkal437
    @abdirahmandonkal437 3 ปีที่แล้ว +5

    Xasbunalahi dulmiga aad geysata wuu kaa daba imanayaa

  • @wanaagyassin7209
    @wanaagyassin7209 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxanlah

  • @oubahomar9714
    @oubahomar9714 3 ปีที่แล้ว

    Belle histoire soeur

  • @munasharifahmed5998
    @munasharifahmed5998 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah subxanallah subxanallah

  • @madiinojeylaani5232
    @madiinojeylaani5232 3 ปีที่แล้ว +2

    subxaanalah

  • @aminaali4566
    @aminaali4566 3 ปีที่แล้ว +4

    In badan bay dhacdaa ragoow gabadhad guursato amaantedu adiga ha kugu ekaato
    Waayo gabadhaad dhibataynaysaa