Tafsiirka Riyooyinka Jawabihi Comentiga Ku Soo Dhawada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • Maxaad Ku Riyootay?

ความคิดเห็น • 179

  • @nacimaabdinalka1977
    @nacimaabdinalka1977 3 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallaahu kheyr

  • @axezo_o
    @axezo_o 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiq waxaan rabaa inan kuwaydiiyo riyo xagaan kalasoo xidhiodha? Mahadsanid

  • @calibukharicisnaan9722
    @calibukharicisnaan9722 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhow alla ha ku barakeeeyee waxaa fasirta riyadan soo scoots: 1;anigoo laba ey oo mid naq daaqaayo ka Kalana meel taagan yahay oo an leeyahay inaga daaya eyda sow tii eyga 7ba jeer laga maydhi jiray meshu tabto barakalaah

  • @maryamoruun3674
    @maryamoruun3674 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a sheikh Riimi Allah kubarakeeyo sheikh jazakallah

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 3 ปีที่แล้ว

    Shiikhoow suuratul inaafatax sidii leysigu cilaajayay markale noogu sooceli

  • @fardowsabarud5044
    @fardowsabarud5044 3 ปีที่แล้ว

    Asc Sheekh telephone sadaqada 615589317 wahalke wana wadanke foraha iyo wadanka iso sheg

  • @umufadil9482
    @umufadil9482 2 ปีที่แล้ว

    Haa walahi xaqiiq aduunyo walaga dhamaana allow noo gargaar

  • @sahraburaale7268
    @sahraburaale7268 3 ปีที่แล้ว

    Waxan ku riyoodi cashabadhi iyo wax u eeg oo guriga soo galay oo aan leeyahay ka saara gurigaجزاك الله خير ياشيخ iifasir

  • @shukraanabdi6288
    @shukraanabdi6288 3 ปีที่แล้ว

    Asc shekh markan sexdo waxba naqaska igu dhajiya ama iceejiya jirka dhana ruuxda IGA maqan plz shekh isosafir riyadan

  • @FatumaFataumaabdi
    @FatumaFataumaabdi 9 หลายเดือนก่อน

    Asc shekow magacayga wa Fatuma Abdi lsmail waxan kuriyoday anigo macali Quran imerinayo iyo tafsirka kuranka

  • @sahraissa8181
    @sahraissa8181 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh waxaan ku riyooday dhawr jeer anigoo guursanaya sheekh caan ah oo culimada somalida ka mida,
    Marna ninkale baa la ii disayey
    Garoob weliba da weyn baan ahay
    Sheekh iisoo fasir

  • @aishahassan2327
    @aishahassan2327 3 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin shiiqow allow sadaqo ha noo weyn

  • @asha2136
    @asha2136 3 ปีที่แล้ว

    Asc Sheikhow sual aya rawa in a kuweydiyo number kada isodir fadlan, tani private in a kuweydiya rawa.
    mahadsanid

  • @fadumoali9942
    @fadumoali9942 3 ปีที่แล้ว

    Asc wr wbr sheikh waxaan ku riyooday anigoo waraabe igu soo booday OO uu qoorta dhinaca midig iga qaniinayo. Hurdada ayaan ka soo booday anigoo OO dhahayo «xasbiyallaahu wa nicmal wakiil» ii fasir riyadaas sheikh Illaaheey kheyr haku siiyo

  • @shud600
    @shud600 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh walashey aya ku riyootay in ley guursdey kadibna ninkeyga i diley kadibna an so nolaady asgana u saaid u naxay

  • @calenabdi972
    @calenabdi972 3 ปีที่แล้ว

    Shiiq marwalbo waxaan kuriyoodaa mas manakabaqo waana habeen walbo isheg qeyr allah hakusiiyo

  • @munamunish3690
    @munamunish3690 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheik mar bdn kuso qore maadan arkin ayn umaleya .wxn kuriyode gabadh an isku skul nhy o suq isla jog faranti bananka lagu ibiyo mid ka doro idaheyso.iyo gabadh an sxbo ahan jirne o isowcde ileh cilan iisar gabadhas ne hda isma xiririno

  • @natiisow9746
    @natiisow9746 3 ปีที่แล้ว

    Asc wr wr sheekhow Allh yxfdk wyrck waxaan yahay xaas waxaan badanaa ku riyoodaa anigoo xaabinaaya xaar lo'aad ee guryaha lagu dhoobo ee ii tacbiiri riyadan waarna merk ik 4aad oon kusoo weydiiyo sheekhow wajazaaka Allaahu kheyran

  • @xanaanmaxamed7356
    @xanaanmaxamed7356 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh magaceyku waa xanaan maxamed suleyman waxa ku riyoday ano gurigeyka jooga iyo ninkey cidis joogan iyo awowahis o xanusan o joogo o qolkey jifa o quran la sarayo markas qof ninkey u ek a imanayo asika nh quranka ayo saraya ka dhib waxa li dahaya waa nabika maxamed Salah caleyhim wa Salim waxa daha ka dhib waxan ahay qof aad u murugeysan I ducey sheekho ilahey aku barakeyo iso fisir

  • @saynabxaji1463
    @saynabxaji1463 3 ปีที่แล้ว

    Salamu calikum waraxmtu lahi sheekh waxan Ku riyood albab Ka ayaa lagaracy wanfurye albabk qofki wuxu ahab madaxwayenih wadanka waan yaaby waan amusay wuxu iguyidhe masogalikara habankuidh waxa uu fadhistay qolka fadhig wuxun iguyidhe Ka waran dadaka iyo xalkoda wana amusey maskaxdayda waxa kusodhacdy laba islaamod oo masakinha iyo dhul anulahay oo laqatey aniga oo waxbausheg ayutagay waxa yabobadan aya imashquli

  • @saynabxaji1463
    @saynabxaji1463 3 ปีที่แล้ว

    Salamu calikum waraxmtu lahi sheekh waxan Ku riyood albab Ka ayaa lagaracy wanfurye albabk qofki wuxu ahab madaxwayenih wadanka waan yaaby waan amusay wuxu iguyidhe masogalikara habankuidh waxa uu fadhistay qolka fadhig wuxun iguyidhe Ka waran dadaka iyo xalkoda wana amusey maskaxdayda waxa kusodhacdy laba islaamod oo masakinha iyo dhul anulahay oo laqatey aniga oo waxbausheg ayutagay waxa yabobadan aya imashquli

  • @deeqacali4516
    @deeqacali4516 3 ปีที่แล้ว

    Wllo wxn kuriyoda xajigayiga o dhimanaya o ashahadanaya sidana u ku geriyoda aniguna wn ku faraxsanaya wxn leyayi hawu oyin isagaba shahada ku shinte

  • @fahmaaadanali1975
    @fahmaaadanali1975 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh waxan kuriyodo dahaba anoo kashaday inshallah kheera Alle kheer hagadhig

  • @zuhursayid1
    @zuhursayid1 3 ปีที่แล้ว

    Asc shekh khayr badan alle haku siiyee hoyo waxay ku riyootay 2 riyo.mid waxay tiri waxaan ku riyooday anoo sanduuq dheeman aad udhadhalalayaa laysiiyeey. Mida 2 waxay tiri waxaan ku riyooday anoo gabadhayda oo hada gashaanti ah oo mataqaysa masaas fara badan oo yar yar.

  • @deqsannitanur9932
    @deqsannitanur9932 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh ilaahey ajar haku siiye iso jawaab waxana ku riyooday anoo qof maskiin ah cunta oo tuugsaday ano ka qaadana aya ku riyooday habenkii ku xigtay waxa ku riyooday cuntadaas oo ceerin ah ayaa iiso dhiibtay Gabar aan diris nahay cuntadaas waa galeey layiraahdo (misir) iso jawab ilaahey dartiis

  • @shakaronabdulkadir9112
    @shakaronabdulkadir9112 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh wxn ku riyooday wiil iga yar OO ila dhashy oo gabar isku badaly iga soo jawab sheekh

  • @sahroyuusufsahra829
    @sahroyuusufsahra829 2 ปีที่แล้ว

    Asc shiiq waxan kuriyooday niman doonayay iney dhib iigestaan oo aankor duulayo waxana kamid ahaa nimanka adeerkey iisoosafir shiiq alle haku barakeeyo hada kahorna waa ku su aaley

  • @aminaqasaaye3644
    @aminaqasaaye3644 3 ปีที่แล้ว

    asc sheekh ilaheey ha ku barakeeyo waxan ku riyooday anigo bad ku dhaxjiro baddane ma ahen mid kacsan oo hir ma jirin biyaha waxay ahayen kuwa dagan markan badda kaso baxay waxan ka Helay 1maleey iifasir Kheer allaha kusiiyo

  • @hananibrahimhanan8793
    @hananibrahimhanan8793 3 ปีที่แล้ว

    Asc waxn kuriyoday ano qof mindi sixun kudilaayo sasbta anaa udily waxey eheed gabar Yar ayuu dab in ku rido ayuu raby anaa sas udily

  • @FatumaFataumaabdi
    @FatumaFataumaabdi 9 หลายเดือนก่อน

    Asc sheik waxan kuroyoda anigo tukanayo salad Asar

  • @faaizaxasan1354
    @faaizaxasan1354 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiiqow waa markii labaad ee aan kuu soo diraayo shiiqow qer badan allaha kusiiye waxan kuriyooday Aniga iyo xaajiga oo isla joogno oo uu idhahaayo wan guursanaaya anigana an dhahaayo haye ee guurso shiiqoow riyadaas wlhi laba jeer ayaan kuriyooday xaajigana majoogo oohada safar ayuu kumaqanyahay shiiqoow isoofasir qeer allaha kusiiye

  • @fatiimaabdi7229
    @fatiimaabdi7229 3 ปีที่แล้ว

    Shekh waxaa ii fasirtaa waxaan ku riyooday aniga iyo ninkeeyga oo nolol fican ku jirna oo rumaticna sameneno aya waxeey inoo imaatay naag xoqo yara ween oo kitaab inoo keedtay waxeeyna inoo aqrisay surada xamza kadibna jikada aye so aaday weyna istuurtay oo wey dhacday

  • @halimohassan7775
    @halimohassan7775 3 ปีที่แล้ว

    Asc shekh allaha kuxifdiyo shekh waxan kuriyoday ano la imeheriyay will jira 12 sano xaflad wayn yay ahay hoyadi iyo dadka imaday meherka oo xafda kasodareeray waxay idhahayen waxba hawalwalin allah yakuqoray ana waxan radiyay meherka kadib guri wayn wana helaywaxan ahay garob shekh isofasi fadla

  • @farxiyocumar7293
    @farxiyocumar7293 3 ปีที่แล้ว

    Msh alh sheikh waxan ku riyooday 2 riyo e iso fasir sheikh hoyo ayaa i timid waxan i timid cariga o iftiin ah markey iga tagteyna carigii mugdi ayay noqody toosho ayan u so gadey toshkin wa iftin beley mida kala waxan ku riyo ani o dhalayo wan la i qabaah

  • @xalimaqali8565
    @xalimaqali8565 3 ปีที่แล้ว

    shiikh adoo mahadsan waxan kaa codsanaya inaad iga jawabto riyadan

  • @ayaangaraad9040
    @ayaangaraad9040 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiikh waa faadumo cabdi cumar waxaan kuriyodaa labo ma soo yaryar oo cunuga iigu yar afka kataabanaya oo na cunaynin shiikh hadana habiinki kale mas madow oo sidi jilici oo kale u uraaye ayaa meshi kii hore kasogalay ayuu hadana kasoo galay asagoo nagu soo ordaayo ayaan qeliyay seygayga ayaa madaxa xabad ugu dhuftay hadana sheyqoow 8 bilood walwal ayaan lajoogi la,ahay sheikh waxaan kaa codsanaayaa ilahey dartiis iigu fasir riyadaan

  • @ruqiyahandulle8872
    @ruqiyahandulle8872 3 ปีที่แล้ว

    Magaca soo qor dir sheekh wathsap miyuu leeyahay

  • @khadracige4563
    @khadracige4563 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiikkh wan ku salaamy shiikh inta badan waxaan ku riyoodo waan arkaa marna ma arko wiil ayaan xidhiidh lahayn sidhaba ayaan u jeclaa lkn waan.kala harnay 3 jeer ayaan ku riyooday hal mar isgoo ilajooga oo caadi isku nahay 2 marna isgoo naag lajoogto oo ii xanaaqsan ayaan ku riyooday maxay noqonaysa shiikh khayr Allaha ku siiye ple isoo jawaab

  • @ayaanabdirahman5282
    @ayaanabdirahman5282 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh waxan ku riyooday aniga iyo gabadh an sxbo nahay oo qol wada jiifno oo Mas aan aad u weynen oo cad eh ina bursanaayo qolka kaso cararnay ila bananka geed ayuna koray ayeeyo mesha so mareysay ayeeyo ka carar maska aan ku dhahy waxas wax ma ahan ayeyna igu tidhi riyadas ii fasir jazakallaah sheikh

  • @aminoabdi5585
    @aminoabdi5585 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheik ilahay khayr haku siiyo suashan igaso jawab waxan kuriyoday aniga oo hortaagan guri gabdho asxaabtayda aykujiraan oo mas cad oo ween hortaaganyahay oo xanaqsan marka markii mas kale oo cad oo yar ba uyimid marka maskii wayna aya kii uyimid cunay hadana marku cunay maskii uyimid wuxuu galay qolkii ay gabdhaha saxibaday kujireen asgo xanaqsan oo afka kala qaadayo wan qayliye marka ano naxsan gabdhihii saxibaday banku dhahay ala masa idinsogalay ayagana maba baqayan wayna arkaan

  • @quulekarantiil4041
    @quulekarantiil4041 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh Alle haku barakeeyo ajar iyo xasanaaad Alle hakaa siiyo magayga waa khadra waxaan Ku riyooodey in badan anigo dad lasocda Wax ayaa meel Ka dhacayo carar hadaan isdheho masocon Karo ilaa dadka garbaha iga qabtaan oo ama iga tagaan markas Curyan Aya noqonyaaaa

  • @smaxamoud756
    @smaxamoud756 3 ปีที่แล้ว

    Asalamu caleykum waxan raba inan ku sheego riyadeyda Inan bari hore kala tagney oo sheeko guur isu wafaqi weeyney wana kala tagneey marka sheekh ani wali ma guursanin hadana wan ku riyooda adago imanaya ma wax isheegaya sido kale waxanku riyoodey ano yaban wanu ku guursadey leeyleeyahey

  • @Layla-zn8uc
    @Layla-zn8uc 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh numberka Somali miyaa.

  • @ixsaancarroole6533
    @ixsaancarroole6533 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiikh allah kubara keeyo waxaan ku riyooday waxaa ii timi gabar yar oo aan habar yar teed ahay oo waa hore sawiirtay waxaay ii timi iyadoo leh midabka xidiguhu leeyihiin markii aan taabtana midabka caadiga ah eee banii aadamka yeelaneysa cidkalana aan is tusineynin bal ii sharah

  • @mulkimohamed192
    @mulkimohamed192 3 ปีที่แล้ว

    Shiiq waxan ku riyooday anoo indhaha beelay ii fasir shiiq

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh waxaan rabey inaan ku soo waci laakin khadka ma qabaneysis riyaan heystaa

  • @mohamedcisman4759
    @mohamedcisman4759 2 ปีที่แล้ว

    Markasta waxaan kuriyoodaa aniga oo duuLaya hawada

  • @runeyiskufilin4806
    @runeyiskufilin4806 3 ปีที่แล้ว

    Shkh waxaan ku riyooday aniga iyo ninkeyga oo i furaayo oon waan ku farxsanaay markaan arkaayey riyadaan fadlan iiga jaa xil bixi

  • @matanahamidobay555
    @matanahamidobay555 3 ปีที่แล้ว

    Shekh ani wan cabsada mar kasto dhimasho Len kafakara iso fasir

  • @xaawocali2951
    @xaawocali2951 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc shek waxan ku riyooday anigoo dharkeyga bada ku daatsan

  • @ikraancali4380
    @ikraancali4380 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh inta badan waxan ku riiyoda abahay oo anan mel wada jogin waanu xanusanaya riyada labad waxa jirta meherad u leeyay odayga kiiyo tiirxi sida dadka u saabaynayo kabacdi meel an ka maro ayan waaya waan ka cararay ka bacdi caagaha ayu iga soo koray intan ku forarsadan gaacanta isgaga tuuray in shalah jawab iga soo sii

  • @hanimohamed2966
    @hanimohamed2966 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah kher dhamaan haa kuu siyo shaikhow..wax kuu riyodaay anigo diyarad saraan o safar aah aniga iyo walashy ikaa yaar riyada waxa kuu arkaay gabar yaar o habo u ahaay o walashy dhashay kadib walashay iyo ilamaha dhaan e dhashay baa kuu arkaay walashey naa waa iskuu dhac sanahay. Sheikh waa maxaay riyadas safar nee waxa u ahaa dubai aan kaa si takayo mel kale u socodaay Sheikh riyadas maxe tahay

  • @mrcalifarax4426
    @mrcalifarax4426 3 ปีที่แล้ว +2

    Amiin

  • @hafzaqurux7467
    @hafzaqurux7467 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh Alle haku barakeyo waxaan kuriyodaay jikadayda markaan galdhaho waxa horfadhida naag madow oo gabaan wajigeda wa igu yala lkn wan xasusan wayeey cidaan ayeey wadata markaan galdhaho cidaanka aya iga celinaya jikada inaan gaalo cuunto ayeeyna kukarsanaaysa waliba waxaan isticmalaysa digsiiyo waaweyn fadlaan iso fasiir way iguso noqnoqota

  • @tasliimma1509
    @tasliimma1509 3 ปีที่แล้ว

    asc sheekh allaha ku barkeyo

  • @keyfmohamudkeyfmohamud
    @keyfmohamudkeyfmohamud 3 ปีที่แล้ว +2

    asc sheik waad mahad santahay waa marki 3xaad ayan kuso weydiinaya waxan ku riiyida marar farbadan anigu gabar gabar yaar xabarsan waliba nujinayo walina wax madhalin 4sana guri leyhay walina wax madhalin iso duceye shekh mahad saniid😍

  • @mirecabdi8657
    @mirecabdi8657 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiiq waxan ku riyoday furayal badan mid waxa leh gabar saxab nahay midna aniga leh aniga aya gacanta ku hayo waxan ah xaas

  • @hanuuznuur5037
    @hanuuznuur5037 3 ปีที่แล้ว +1

    SLC sheeq anigoo caadi u dukanaayo Marka an xirto waxaa hortayda imaanaayo kacbada mudo badanaa San sidaas ahaa laakiin hada ma srko sheeqo maxay tahay jisaakalaahu qeyr slc

  • @ubaxdaahir3893
    @ubaxdaahir3893 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha alh tabarka laah shekh

  • @ashahuseen3903
    @ashahuseen3903 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh hoyo oo lamo carur leh aya ahay hal kamid ah wuxu jira 3 sano marku sexdo wu so naxnaha markan kakiciyo wuxu daha sarirta aya kaso dacay iso fasir qeer ilaahay haku siyo

  • @rumaanruxii8812
    @rumaanruxii8812 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh riyo ma wati lkn su aal ayaan wataa pls iga so jwb waa arimo dhaxal waxaa dhintay abahey waxa uu ka tagay 2 bah iyo hoyadiis hoyadiis iyado dhaxalka la qebinin ayee dhimtay ma dhaxal ayee le dahay adeerkey ayaa dhahay dhaxalka hoyadey ayaan rabaa asi un baa wiilasheda ka haray iyo gabdho

  • @sacidaaabubakar1630
    @sacidaaabubakar1630 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh salaam caleyku hooyadey seddex sanoo ay sariir saarantahay waxan ku riyoodey iyadi0o fadhiso waxay iisoo taagtey laba xan laba xabo ioo0 kibis waan cuney hiooyadey ma hadli kart io mana so0co0tio maxey ku tahay riyadaas

  • @YoussoufKadar
    @YoussoufKadar 9 หลายเดือนก่อน

    Sheekh alle ha laa jasa i siyo

  • @asmaugbaad5677
    @asmaugbaad5677 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh xally waxn kuriyoodey buur dhakadeed waliba buurtaas waa mid ay adagthy in lafuulo Kadib aniga oo xiran dhar cad waxaa ilasocda wiil timo badn leh Kadib wuxuu ikexeeyay buurtii dhered guri kuyaal guriga dhexdiisa waa cadaan wiilku markuu isogaliyo guiga xarig cad ayu qorta igaliya tiroba saddex jeer ayuu isogaliyaa guriga lkn ma arko markuu igasaarayo sheekh islariyadaas waxn ku arkey anoo injir farabadn igadadanyso waliba anoo Farax San sheekh ifasir riyooyinkaas khayr allh hakusiiye

  • @hooyoamaal9478
    @hooyoamaal9478 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh waxaan ku riyooday marar kala duwan anoo ayad khuraan aqrinayo mana garaney meel ay quraanka oga jirto markas واند ر عشير تك الاقربون

  • @fowsiamuse8385
    @fowsiamuse8385 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shekh seen kuhelaa nambarkaga

  • @ruqiyahandulle8872
    @ruqiyahandulle8872 3 ปีที่แล้ว

    Kuwii jimaha miyaa

  • @sumeya20ali4
    @sumeya20ali4 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheek waan ku riyooda dad dhintay aniga la joogo

  • @marwadahir927
    @marwadahir927 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheq waxa in badan ku weydiya sual lkn ima adan so jawabi laga yabee in adan arag sheq waxan ku riyoday tukan an lenahay oo hawenkii guwanayo lkn lamagara nayo cida guweyso dabka tukan ka ila guryaha ayu isla qabsani kadibna wan iska dina hawen walbo

    • @kafiyakiin3163
      @kafiyakiin3163 3 ปีที่แล้ว

      Wll iga rali noqo lkn waxay ila tahay in tukanka riibo aad darensamayan ku jirto ama sadaqo ka bixiin sorry

  • @yaasmiinmaxamed1309
    @yaasmiinmaxamed1309 3 ปีที่แล้ว +1

    ale ha ku xifdiyo sheeq

  • @sagalabdi4681
    @sagalabdi4681 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheeq telka meesha aat ku soqortay lamaqabanaayo ee cod yaan duubay

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  3 ปีที่แล้ว +1

      Anaa haayo sidaas ula soco waxaa laga yaabaa in qadka xoogaa uu cusyahay

  • @ubahali2015
    @ubahali2015 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh masjidka anigo joogo Allahu akbar cod aad u dheer leh ku riyodey

  • @faadumoabdukadirosmaan241
    @faadumoabdukadirosmaan241 3 ปีที่แล้ว

    Shiiqow xagee ku soo qoraa

  • @nacimajama7256
    @nacimajama7256 3 ปีที่แล้ว

    Shiikh wan kusalmay alla hakuxifdiyo shiikh waxan kuriyooday waxan ahay gabadh waxan kuriyooday Aniga oo toon shiidaya oo cagado kushubaya waxan leeyahay qaarna wan ibunaya qaarna wan kumaydhanayaa waa aniga iyo gabadh walashaya shiikh isofasur alla khayr hakusiiyo

  • @faadumomaxamud4448
    @faadumomaxamud4448 2 ปีที่แล้ว

    Shekh waxa iso fasirta aniga waxan kuriyoday anigo uurleh gabadh yar ayan ahay mana gursan

  • @naimonur8804
    @naimonur8804 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh suaasheyda inan kusoo waco o live kuweydiyo rabaa ma suuragaleysaa

  • @qaraaxeysimediapro342
    @qaraaxeysimediapro342 3 ปีที่แล้ว +1

    RIYADAN NO FASIR SHEEKHUNA RIIMI NAAG NIN WAYEEL AH DAGALAYO QURAN AQRE BIRABINAAS MARKE GARTO U BURSANA ISAGO QAWAN GURI GALE ISNA KADABA GELA WUSO BAXA WAX YAR KA DIB ISAGO WARAABE NOQDAY O CARARA

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 3 ปีที่แล้ว +1

    Shugaraan sheekh

  • @manuabdulle6689
    @manuabdulle6689 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh waxan ku riyoday wiil yar aan dhalay oo matagayo hadana saxaronaayo isoo fasir insha Allah

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is 3 ปีที่แล้ว

    Msahsllha

  • @fadumoadan9199
    @fadumoadan9199 3 ปีที่แล้ว +2

    Alaha ha kubarkeyo insha Allah

  • @yasmingaal3654
    @yasmingaal3654 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiqiyo magac soo sheyga mesha lugu dirayo

  • @hoodoyusuf7159
    @hoodoyusuf7159 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh Alle haku barakeyo magacaygu waa hoodo waxan rabay riyo inad ii fasirto hadad aragto comentigayga waxan ku riyooday gabar yar oo aan dhalay fadhi baradna ah oo aad u qurux badan oon musqul dhexdeed ku baraayo tasbiixda subxaana laah alxamdulilaah laa, ilaaha ilaah aluhu akbar iyadana ay iga daba dhahayso farxadna ay ka muuqato ana wali ma guursan gabar aan ahay

  • @sahrasheekh7691
    @sahrasheekh7691 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh waxan rabaa numberkag what's up

  • @ifraaxsh201
    @ifraaxsh201 3 ปีที่แล้ว +1

    Asalaamu caleykum sheekh alaah ku barakeeyo
    Waxaan ku riyooday. Mas Aad uwayn oo ibursanaya ana aan ka cararaayo. Kadibna. Afka. intuu. Kala. Furo inuu. iliqo. Rabo. Ayaa. Bir. Wayn. Ay. Afka. Kagalaysaa. Markaasuu. Liqi. Waynayaa. Birta. Markaasan arkaaya. Birtii oo afka. Kaga. Jirta. inuu. Liquu. Rabaa. Mana. Liqi. Karo. Baarakalaahu. Fiiki

  • @ramlasuleiman5143
    @ramlasuleiman5143 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh riimi Allah haku xafido
    Adiga iyo ehelkagaba
    Sheekh waxan kuriyoday
    aniga iyo hooyaday oo
    Wada socona habeen madow
    Ayaa waxa nosoobaxay dayax Wayn
    O dhamastiran dhuulki oo dhami wuu iftiimay qudhaanjada dhulka maraysa xitaa wa la.arkayay waxan
    Ku dhahay hoyaday hooyo
    Waa nasri ilaahay
    Sheekh walayqaba mudo 9 sano ah
    Wax ubadana madhalin sheekh
    Iga sajawaab Allah haku barakeyo

    • @faafidiintaalle329
      @faafidiintaalle329 3 ปีที่แล้ว

      Alle wll ubad baariya ookaafarxiya oo indha qabawsi kuunoqda, alle hakusiiyo, wllo istiqfaarta badi أستغفر الله

  • @shukriyayusuf2925
    @shukriyayusuf2925 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiiqow waxan ku riyooday sar so dumeysa dadbadan ku soduntay anigana inaa mesha ka gudbi rabo meshina an ka baqayo iney igu dunto gabar mesha jiftana hoos u dhaheyso hadan sidab ogan lahaa camal wanagsanaa shaqeysan lahaa sheeqo ifasir kheyr allaha ku siiyo

  • @munohassan5207
    @munohassan5207 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekhow ilahay ha kuxiftiyo riyadan ifasiir waxan kuriyoday afar saxabi Abubakar sadiiq cumar bin khidab cusmaan bin cafaan Ali bin abi dalib ano lajoga hoyaday u shegaya oo leh hooyo nabiga scw ayaa yidhi raca afartaa khulufu rashidintaha oon ku cel celinayo magacoda ee ii fasir sheekh khayr ka alah kuwafajiyee

    • @munohassan5207
      @munohassan5207 3 ปีที่แล้ว

      Wayna ikusoo noq noq taa riyadan ifasiir

  • @fardosaismail9754
    @fardosaismail9754 3 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @fardosaismail9754
    @fardosaismail9754 3 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @mirecabdi8657
    @mirecabdi8657 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiiq waxan ku riyoday gabar saxibtey oo heesato wiil qurux badan oo cajilan gabartana waa xaas hadan ilmo uma joogan anigan waxan ahay xaas

  • @adnanahmedismail5894
    @adnanahmedismail5894 3 ปีที่แล้ว

    Asc
    Ii fasir sheekh
    Waxaan ku arkay riyo
    Anoo salaad tukaday masjidkana kaso baxay anagoo dad badan ah
    Casuumad ku soco na
    Gabadh aan aqaan oo diin le oo foog fuushan xaga sare waan isa salaanay salan farxad le isku soo cararnay jaranjar tiibaan fuulay iyadu way igu soo carartay markaasban toosay ii fasir sheekh mahadsanid jazakalaah khayr

    • @hodanmuse1933
      @hodanmuse1933 2 ปีที่แล้ว

      Asc sheekh waxaan ku riyoiday need aan ka shaqeeyo anigoo imi iyadoo xidhàn qafil ayaa ku xidhan waxaan is iri fur waan furi kari qaayey mardambeayaan furey gudaha ayaan galay ka dibw axaan dàmcay inaan ka baxo ka Dibna kabihii ayaan waayey sheekh ii fasil

  • @fariidomaxamed1645
    @fariidomaxamed1645 3 ปีที่แล้ว

    wcs sheekh riimi Alle haku barakeeyo hada ma shaqeeysto
    misaajidka waa jecelay inaan wax ku darsado
    sheekh riimi isoo duceeya guur ayaan diyaar u ahay inuu alle ii fududeeyo insha allaah
    musaajidkana Rabi hay dhiibo waxaan ku darsado

    • @ikranadamali4383
      @ikranadamali4383 3 ปีที่แล้ว +1

      Abayo wax aad kufaraxdo iyo guur khayr qaba allaha kusiiyo muraadkagana allaha kusahlo

  • @futurhusein504
    @futurhusein504 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh waxan kuriyoodey sarirta udeyga uu mishakamaqan yateydii uu foorarta.
    Maxakajira riyada sheikh.

  • @xayawaanoproduction5903
    @xayawaanoproduction5903 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheiq waxaan ku riyooday anoo naag Hindi guur sanaayo

  • @meymunadan3918
    @meymunadan3918 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxan ku riyoda shir xasinte la fur anig iyo ninkeyg guri weyn o guri kikoro weyan dagan isheg shiq

  • @naimahajiuwu7142
    @naimahajiuwu7142 3 ปีที่แล้ว +1

    ASC MA NOO FASIRI KARTAA GABAR KU RIYOTEY AYADOO XIRIIR JACEYL LA LEH DUMASHIGED OO DHINTEY WAA HORE MA HA XIRIIR GALMO AH LKIN SHUMIS ISKU DAY AH ASAGANA MA DHICIN MAXA LAGU FASIRI KARAA WAXU AHAA QOF DIIN IYO AKHLAAQ U SAAXIIB AH MASHA ALLAAH MAXA LAGU FASIRI KARAA?

  • @asiaibrahim4820
    @asiaibrahim4820 3 ปีที่แล้ว

    Asc Sheikh Riimi. Sadaqada Masjidka waa kudarsanay ee Ducada Alle hanoo aqbalo. Adigana Alle haku xifdiyo.🤲🤲🤲🤲🤲

  • @cabdisalaamfaysal9264
    @cabdisalaamfaysal9264 3 ปีที่แล้ว +1

    Joogso wll iisaar sabscripta

  • @AhmedHassan-qq2ls
    @AhmedHassan-qq2ls 5 หลายเดือนก่อน

    Asc shiq