Bismillah! horta marka horeba in sidan oo kale loo doodaayi waa hormar bulshadu gaadhay. Marka xigtana gabdhuhu wacdaro ayaay muujiyeen oo waa cilmi iyo garaad wanaagsanyihiin. MaashaAllah
Dooda ku noqda aayadda quranka ee Ilaahay subxaanalaaha ugu baneeyey ragga afar dumara. Tafsiirka aayadu waa : Afar ba ku banaan haddii aad leedahay massage aad ku maamushid haddii kale iska haayso mid qudha taasi ayaa ku khayr badan e.
Inta badan gabdhaha ogal qarinta daroof ba u keento 1:inay guur hore ku niyad jabtay so martay 2:inay rer dhaqaalo hoose ka dhalatay markas mid iska ladan dhaho dhaqaalo kuguromana ay is dhahdo bal ama rerkina ka cawisaa 3:in ay walidked la korin dhib iyo culays nolaled ku dhacay oo dhaciifnimadas ku gaaday 4:ina ay ninka jeclatay ka dibna ay ogatay in ii naag qabbo asna qalbiga jcylka warersan haayo ka fa’idaystay Ugu dambayna gabdho waan baahnahay barkhti looma cunee Rabbi ka cabsada oo naftada ha haligin dhib ka wayn ma jidho ina ilmahaga dayac u horseedo Ragaw masulida iyo qawamada Alle idin dhibay waa la idin su,aali ciyaalkada oon is aqoon bari ha isku ka keensadaan
If men aren't responsible, the women should assume the responsibility. If he tells you I will introduce you later, say let's wait later. You have the power!
3 sababood oo ay dumarka eedda ku leeyihiin: 1) Wiilkii yaraa oo ay gayaanka ahaayeen ee jeclaa ayay dhaqaale darro ku diideen. 2) Madaxeeda ama kayga... Taasaa u taalla ninkii ku dhiirada inuu xaaskii hore u sheego mid cusub. 3) Dumarku ayagaa suurta galiya qodbosirada. Sida abwaanku sheegay, yaa jujuubay? This was a phenomenal debate, on bar with IQ2. Unparalleled talent on both sides, intaan somali fiirsanaayey. I truly enjoyed it. That said, I'd like to see a follow-up: all women debate on secret marriage. Because there's a fellow Somali woman on each side of that transaction. Remember this law of physics, however. In any marriage conflict, one of the couple is always in the clear; the other is the husband! Ciao
Absolutely Abwaan Dhuux Baan ku Raacsanahay Anigu Qaladka Labaduba waa Leeyihiin Lax waliba shilalkay is dhigtaa Lagu Qalaa Bay Tiraadaa soomalidu Ma Ahan in Ay ka yeeshaa in Laqariyo
Barmaajiyo heer sare ah soo soosartaan masha Allah. Gabdha well done wllyl. Ragna ma xuma reer Somaliland dad aqligooda aad i cajibiye baa tahiin Allaha idin xafido. I feel proud when I watch you since we all are Somali I like this kind of programs very much.
Why we can't talk abt important issues like how we can fight drought and educate society how to restore water why talking abt issues that never solved anything
MashAllah to the panel. Hiding your spouse is definitely an issue. But its not an issue the man/husband created. PERIOD! There is not one surah, saying tell your wife before you get married or get her permission. He kept it to himself, to protect your emotions. Khalas. Morally, I believe in having a straight forward approach personally but that's not compulsory.
Great debates with beautiful people and everyone is expressing what is in his or her heart Nevertheless, small girls showing some disrespect to the elders...32.40
Abdullah the young girls have stood their ground and expressed their feelings regarding that topic in a very professional way. That said, it should be noted that the elders are not always right. So when they willingly and knowingly deviate from the truth, it is the responsibility of the girls to instill some sense in their "one way" thinking!!!
Masha Allah war dadgu af somali wanagsanaa war aya ilahay yaqana af somali sidaan o qaley no baroo . qoraal ki ban imiga baranaya lakinsey hadal kan sidaan o qaley wa agiip walahi . Reer Djibouti wax an iska badalno walahi maar hal kalmad adaan ni ragno inta galey wa french . 🤔🤔🤔🤔
Inanta waxan odhan laha af carabi badan aniga macalin ku noqonaya si aad ubarato micnaynteda saxda ah iyo ku dhawaqa kalmada ee maxad kledahy hdan mclin ku noqdo
Gabdho hadalka badan iska joojiya sababta oo ah midda la la guusanayo waa gabar tan kadaba imaaneysana waa gabar ee haddana la qarinayo marka annagu dib aan isugu laabanno nin naag qabana yaan la guursan markaas gabarna la la guursan maayo midna la qarin maayo bes
Qudbo siro iyo guurka qarsoodiga ah ee reer woqooyigu yaqaano way kala duwanyihiin......qudbo siradu waa gabadh qoyskeedii laga laga qarsaday oo si hoos ah loo guursaday Tan reer woqooyigu yaqaannaan waa gabadh sicaadi ah loo guursaday oo gabadhii hore laga qariyey...
@@me-dx3uy dhulkeena zinadi iyo garaci ayaa. Ku batay malin hablhinlaa guursanaya ilma hore qaar badan waxa lagu qata uur marka inti garac laa dhali laha guurka dhama mid kale guur hado markhati leeyahay oo laa hibeeyo muhiim maha dadka kale inay ogaadan
Yaayidhi ninku afar looma banen walal dadku ma luuqad aadan fahmyn bay ku hadlayaan war rer xalala oo laqarinyo ayaa laga hadlyaa diin iyo dhaqan toona wax wangzan maahan
@@maryanyarey8109 somaliya way ka jiraan abayo dadkena qurbaha ku dhashay ama ku koray ceeb iyo dambi wayn bay nalatahay lkin hada xamar aan kuso arkay dad dhahaya waan wada noolnahay mane isqabno naftayda aan la xishooday aduun aaqir samun baa jogna
Qudbo-siro waa guurka ay labada qof ay ku heshiiyaan inay isqarsi isku qabaan isla sidoo kalena aanay waalidka gabadhuna ogayn balse kan ay ka doodayaan maaha noocaa oo dooda odhanaysa gabadha daantaa lagu qabo dhanka kalena ay gabadhii waynaydna daanta kale degantahay maaha qudbo siro waayo inta badan labad dhinac mid uun baa og gaar ahaan reerka inantu way ogyihiin gaar ahaan somaalilaand ama waqooyiga. Koonfur waa ka jiraa
Universal TV waxanu ka codsanaynaa in ay mawduucyada caynkan ah oo kale soo casuumaan dad waayo-arag ah tusaale ahaan gabadh lala qabo iyo nin laba xaasle ah (qarsaday) taasaa wacyiga bulshada kor uqaadaysa. Hadda waxa ay u muuqataa uun weerar iyo weerar celis.
Anigu waxaan oran lahaa Waa labo tuug waayo waxay ku heshiiyaan in ay xaqiiq Da ka fogaadeen oo been Uu sameeyo beentuna waa Xaraan waayo dee wax alle Ubaneeyey in la qariyo Waxay noqonaysaa Guur xaaran waayo Wax alle kuu babeeyey Maxaa u qarinee? Gabadhu wax denbiya Ma leh waayo masuuliyada Guurka ninkaa masuul ah Khaladka gabadha aan Saarayo waa in ay ogolaato In lay qariyo Dee maxaa lay qarinayaa Ileen qof nool oo abuuran baan ahaye dee annaa isbahdiley Lkn ninka waxaan oran Lahaa xininyahiisa ha fuulo Kartideedana cadatnteeda Ha layimaado ama ha laga ogolaado ama halaga diidee 2) ninku maba simmi karo Xaquuqda 2da dumar Waayo nebiguna wuxuu Yiri hadaydaan cadaalad fali Kari ha guursanina
Dhakinyarta badankooda waxa ka muuqata waayo aragnimo la’aan guurkana ma fahansana nolosha kalena waxba kama ay arag oo hargaysa ma ay dhaafin. Taasi waxa ay keeneysa inad hadasho circle kaaga … Lkn wariyayasha inay kala guraan weeyi ariimaha qaar ..
Wakhriga uu dhicijiray in afar dumara oo hogaansan la guursado ma aanay jirayn in wiil iyo gabdh intaY haasaawaan ay jacayl isku raacan e waa la is doonan jiray xitaa iyada o aanay ogayn gabadha la so donanayo marka waxa hadda sababaya waa jacaylkan barafka ah ee la is waraabinayo guurka ka hor Waaad mahadsan tihiin❤❤❤🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵〽️💀〽️
Abwaan dhuux habar bu qaba hadal yaqan weye Farax dayax werar caqligii oo inan ah manzhallah caqliga ha wayin wll wan kugu fana dooda ad ku jirto wan jeclaysta
Bismillah! horta marka horeba in sidan oo kale loo doodaayi waa hormar bulshadu gaadhay.
Marka xigtana gabdhuhu wacdaro ayaay muujiyeen oo waa cilmi iyo garaad wanaagsanyihiin. MaashaAllah
Kkkk walaahi waad iga qosliseen mashallaah gabdha adag baa idinhelay waa runtood ee ragoow masuuliyadiina qaata ha iska indhatirina Thank you girls😂😂🥰❤️❤️💕
Inanta farax walahi anoo nina ayaa ka yaabay dood wanaageede ma aqaan lakiin waan jaclahey
Masha allah hablaha doododu waa cajiib si fiican ayay uga qaybgaleen. Waliba farah yar waa fariid.
Farax waa caaqilad yar runtii 😍🥰 Maa shaa Allaah abayo Alle haku barakeeyo
Cadifada daa 😀
Maansha Allaha hablo geesiyaala,guurti ah Xeerbeegti ah aqoonyahanna ah,..
Gabdhaha reer Hargeysa .iska dhiciya ragga.
Business
Maansha allaha habalayagaa waa farido idinaka badiyey
Nimankan caqli gabanah 🤣🤣. Farah oo kudha aya kuwada filaan MashaaAllah gabadh gari ah 🥰🥰🥰
The lady’s in here are so pretty an n intelligent ruuntii mash allah ❤️❤️❤️
Dooda ku noqda aayadda quranka ee Ilaahay subxaanalaaha ugu baneeyey ragga afar dumara. Tafsiirka aayadu waa : Afar ba ku banaan haddii aad leedahay massage aad ku maamushid haddii kale iska haayso mid qudha taasi ayaa ku khayr badan e.
Ayada lama didyee ayda xaqeda iyo wadadade hada mareeso dee qudbo siro mawa adan radisen 🤔
Inta badan gabdhaha ogal qarinta daroof ba u keento
1:inay guur hore ku niyad jabtay so martay
2:inay rer dhaqaalo hoose ka dhalatay markas mid iska ladan dhaho dhaqaalo kuguromana ay is dhahdo bal ama rerkina ka cawisaa
3:in ay walidked la korin dhib iyo culays nolaled ku dhacay oo dhaciifnimadas ku gaaday
4:ina ay ninka jeclatay ka dibna ay ogatay in ii naag qabbo asna qalbiga jcylka warersan haayo ka fa’idaystay
Ugu dambayna gabdho waan baahnahay barkhti looma cunee Rabbi ka cabsada oo naftada ha haligin dhib ka wayn ma jidho ina ilmahaga dayac u horseedo
Ragaw masulida iyo qawamada Alle idin dhibay waa la idin su,aali ciyaalkada oon is aqoon bari ha isku ka keensadaan
Intii hore waa yaabanaa lkn waa runtaa waa baahanay bakhti loooma cuno nin si sharaf leh kurabaa jira......lkn dhibaatada jirtaa ah dumarku kii jeclaa ee wanaaga larabay doqon bay moodayaan wayka tagayaan
If men aren't responsible, the women should assume the responsibility. If he tells you I will introduce you later, say let's wait later. You have the power!
I am so proud of these girls Masha Allah
Masha allah gabadha u horeeysa waa gabadh indheer garad ah Farax Dayax weeral👌👌👏👏
3 sababood oo ay dumarka eedda ku leeyihiin:
1) Wiilkii yaraa oo ay gayaanka ahaayeen ee jeclaa ayay dhaqaale darro ku diideen.
2) Madaxeeda ama kayga... Taasaa u taalla ninkii ku dhiirada inuu xaaskii hore u sheego mid cusub.
3) Dumarku ayagaa suurta galiya qodbosirada. Sida abwaanku sheegay, yaa jujuubay?
This was a phenomenal debate, on bar with IQ2. Unparalleled talent on both sides, intaan somali fiirsanaayey. I truly enjoyed it.
That said, I'd like to see a follow-up: all women debate on secret marriage. Because there's a fellow Somali woman on each side of that transaction.
Remember this law of physics, however. In any marriage conflict, one of the couple is always in the clear; the other is the husband!
Ciao
bal afsomali waabad qori karaysaaye yaa baasee aad ingiriisida wax ugu sheegaysa mise isxariifintaa halkaa kaa gashay
@@abdiali3507 inta fahmeysa english ayuu u qore.
I strongly agree💯
saddexda qodoba hablehena waku qaldanyiin waana sababta keenaysa qudba siraha.
haday dhahdo wll uma qalmo in lay qariyo mu afduubteen
Hablaha ayaa ciyaarta wata 💯💯💯💯💯💯 hablaha reer hargeisa 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Absolutely Abwaan Dhuux Baan ku Raacsanahay Anigu Qaladka Labaduba waa Leeyihiin Lax waliba shilalkay is dhigtaa Lagu Qalaa Bay Tiraadaa soomalidu Ma Ahan in Ay ka yeeshaa in Laqariyo
Waa sax walaal, lakin waxa dhici karta gabadh yar miskiin ah duruufaysan in uu kaga faa iidaysto xaaladdaas iyaduna isku qanciso reer iska samayso.
beautiful people on the panel with great point mashallah great discussion 🙌🏾
Allah Subxanallahu wataala wuxuu yidhi hadayidaan cadaalad kumaamulayiinin xabadiina ku jooga
Great topics, masha Allah baraka Allah. Thanks sharing with us.
Barmaajiyo heer sare ah soo soosartaan masha Allah. Gabdha well done wllyl. Ragna ma xuma reer Somaliland dad aqligooda aad i cajibiye baa tahiin Allaha idin xafido. I feel proud when I watch you since we all are Somali I like this kind of programs very much.
Farax waa codkar,caqli badan,xaqbeeyna ku hadleysaa 👍🏽👍🏽👍🏽 dumarka Wee naga aqoon badan yihiin manta 😒 waa laga tagay,waqtigi huha lagu qabay 😂😂😂
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
لا يكلف الله نفسا إلا وسعها ☝🏼🇸🇴
صحيح
War calanka uraya nahala hoos ordina dalna dal kale uma gudbo adeere
War baqdinta ragu niga baqayaa sababaynaysa in laqariyo
@@kaafiartan7788 maku qarsadaa😃😆
@@mohamedhaadi497 Yaaba ku yidhi ugudub xaarleyohow, kaagan ku daafadda ah magaalka lagal neefyohow.
Kani dayaxa guudkiisa ayuu saaran yahaye.
Farax am here with u🥺🥰
Why we can't talk abt important issues like how we can fight drought and educate society how to restore water why talking abt issues that never solved anything
Why you speak Englisch?
I couldn’t agree with you more. There are more important issues to discuss about.
Waan adi lagaa bilaabo wll dadku waa inay dhaqankoga diintooda iyo luqadodaba meel ka gaadhan si ay u hormaraan
Guur iyo nin iyo naag hadaa laga hadlin views lama helaayo wll 😂
Barnaamij qayim ah maasha Allah wada hana kadhuumanina xaqiiqda kudhaga warkudhaga kudhaqdhaqaajiya Aayaadka iyo Axaadiista warkulaqabta tola ayee ladul istaaga
Farax Ayanle so proud of you. She is extremely intelligent person.
Wan u xiizey muranki universal 😂✋🏾
صلى الله عليه وسلم 💕🇸🇴
M allah wllhi makala dhacaan habluhu inaga rida raga😎💪💪
#Abwaan Dhuux loolan weyn buu badweynta hindiya oo kacsan kawadaa.🙋♂️🙋♂️🙋♂️
44:34 wallhi waa su’aal mug iyo miisaan leh ✅✅
الله يهديهم ويهدي الجميع المسلمين 🤲🏽
Amiin
Amiin
MashAllah to the panel. Hiding your spouse is definitely an issue. But its not an issue the man/husband created. PERIOD! There is not one surah, saying tell your wife before you get married or get her permission. He kept it to himself, to protect your emotions. Khalas. Morally, I believe in having a straight forward approach personally but that's not compulsory.
Abwaan dhuux alle ha daayo doodkasta uu kujiro aadban uladhacaa hadaladisa si dhaqamaysan diiniyan ah odayaysan buu uga jawabaa waa qofka ugu haboon in lagusodaro doodaha dhaqanka iwm👏
maasha alla farax waa inan cod kara si saxa ayey uga jawaabtey
That's definitely true 👍 💯
Better be happy for who you're
We are definitely worth than a diamond 💎
Alhamdulillah
Abwan dhuux iyo nimco yn laysaso hor fadhisinba😂😂😂
Asw..dumarka soomaliyad raga soomalida wale inta badani dhib badan ayay ku hayan ...takale dinto islamka waxa ka awood batay dhaqanki soomalida marka fadlan raga soomalid waxa xun ka daaya fadlan inshallah
Faraxad waaa gabar adag aqli badan ❤❤❤❤❤ I love you ❤️😘💕 thanks 🙏 sister
Abwaan Dhuux.. Dhameeyey
"... Hogtooy rag waa
Waad Haad Oo Hilib
Lay Dhiggaan Helay...
Dan-yaree rag dumar, badan qaba
Sabool ah aad ugu, arkay Somaliland iyo guud ahaan Somalia.. Haddana Hablo quruux badan, waxbartay oo guur ka raagey la" kulmay.. Qudbo-Siro waa Tumaasho Casri ah, Ila Qurbejoog
Q
Hablo geesiyo ah iga dheh😘😘 allah ha idin ciziiyo
Horta khalad weyn bu galay shiikha wuxu dhahy diinta ma ogolo guurkas ..lkn sida saxda eh diinta wi ogoshay oo ish'haar wu jiraa gabadha waligeed iyo cideeda wi ogyihin ..xaaskis lee ogeyn. Marka wax xalal ah ya xaran laga dhigin salamat!
wallahi hablahena waa miskiin wala dilaa walo hanjaba xaqeda lama siyo jecelkama hesho xaqiiqdii aniga ka mida intu qarinkaro wuw so qarinayey lakiin waa xanunka igu daran wallahi markad ogatid waa nolol xun
Ma banaa in Hablaha la dilo loomana hanjabi karo
Maxaa kugu kalifay inaad ogolaato qarin iyo hanjabaaad
Great debates with beautiful people and everyone is expressing what is in his or her heart
Nevertheless, small girls showing some disrespect to the elders...32.40
Abdullah the young girls have stood their ground and expressed their feelings regarding that topic in a very professional way. That said, it should be noted that the elders are not always right. So when they willingly and knowingly deviate from the truth, it is the responsibility of the girls to instill some sense in their "one way" thinking!!!
Masha Allah Nimco 💕🇸🇴
Salalahu calayhi wasalaam 💕♥❤
Ninkan wariyaha ah waa nin cunsiriyeeya gabdhaha
Waa tuug dooda dhex-dhexaad ka ma ahan 🥰🥰🥰
Gabdhaha xilligaan aan u baahanahay waa Farax oo kale, xaqiiqda un bay ka hadli👊
Hadaba xaqiiqada maadan fahmin sxp arintaan waxaa laga keenay dhaqan reer galbeed weeye oo gaalo muhiimada ayaa ah laga leeyahay in dadka muslimka ah kaliya la aaminsinsiiyo 1 gabar ookaliya guurkeeda inta kalana sxp 🤗
@@mohamedsalah-sf5bu hye taadaa kuu raacnay ilaahay 4 wuukuu baneeyay lkn qari kuma dhihin hadaad xaaskaaga hore ka qarisayna iyada waalidkeed kaqari laguma dhihin.....barnaamijkan waad khalad fahantay qudbo siradu waa gabadh ayna cidba ogayn in la qabo xitaa hooyadeed markaa diintee banaysay
Yes
walahay mansha allah farax , way is qarinaysaa waa lawyerad meesha iyadaa ugu logic wayn she made my day walahay hhhhh
Hablaha ayaa sax ah, abwaanka iyo kuwa kale ragga ahi way qaldan yihiin.
Farax ayaanle fariid ba tahy allh ku xafido
Fahimo iyo farax wallhi waa labo gabdhod oo nasabaa 😇👌👌
That's definitely true 👍💯
Girls Girls Girls 👏👏🥂
Masha Allah war dadgu af somali wanagsanaa war aya ilahay yaqana af somali sidaan o qaley no baroo . qoraal ki ban imiga baranaya lakinsey hadal kan sidaan o qaley wa agiip walahi . Reer Djibouti wax an iska badalno walahi maar hal kalmad adaan ni ragno inta galey wa french . 🤔🤔🤔🤔
Dooda Habalaha ayaa guulaystay meesha isa soo adkeeya Raggow
dooda ma ahan dulucdeeda wax kasoo baxeyso Natiijo, waayoo waa wax diinta ku banaan, Heshiisna lagu yahay, tooda haka hadlaan cidna uma joojineyso talana kuma lahan.
Qaladka dumarka ayaa leh war raga yur iska dhaha Subhana allah war raga iska diida khudbo sir
Dee marka hore jacayal beey kubeeran kadibna dumarku weey yeelaan
Ilaahay tacadud Al Azwaj wuxuu ku xidhay shuruud adag. In khiftim an la tacdilo fa waaxidatan shurudaha adag ee eebe waxay noqon kartaa waajib.
Cadceed soo baxday sacabo laguma qarin karo Guurka maba qarsoomo hadii aad isku daydo inaad qariso waxaa uu qarsoonaan karaa mudo kooban ugu danbeyn waa la ogaanaya marka wax aanan qarsoomeyn in la isku dayo in la qariyo ayaa qalad ah tankale hadii la yiraahdo guurka la qariyo yaa qaladkiisa leh ma dumarka mise raga waxaan dhihi lahaa qaladka waa lawada leeyahay lkn qaladka ugu weyn waxaa leh raga sababtoo ah asaga ayaa gabadha doonayo asaga ayaa dhaqaalahii guurka bixinayo asaga ayaa ciyaalka dhalan doona ay ku abtirsanayaan asaga ayaa gabadha furi karo ama qabi karo intaa oo dhan oo masuuliyada ah markii la isku daro qaladka ah in guurka la qariyo waxaa lahaanayo raga.!!!
Farax dayax waa geesiyada Aqliga ay ka hadshaa hore u soco wl
Horta gabdhayar ee farx iyo dhuux ma Universaltv
Abwaan Dhuux alle cilmiga iyo caqliga haku barakeyo
Asc waan idin salamaay een su’aasha ug mudan in lays waydiiya waa maxaay ninku xilimuu guursan karaa afaar xaas waa goorma waa su’aasha ug mudan????? 🤔 waa qodobka aan ku raaci karo weeyan hablaha ama dumarka diintu waay inoo banaysay Afarta lakiin waa xilima ayaa la ogal yahay waa marak bahadii aad lahayd aad kafiin waydo sawjadaadu
Meesha abwaan dhuuux good point haya niyow, naagta aan ku qarsado yeeshay iyadaa waraabe hilib u tuurtay.. yaan laga tagin runta🧐
Inanta waxan odhan laha af carabi badan aniga macalin ku noqonaya si aad ubarato micnaynteda saxda ah iyo ku dhawaqa kalmada ee maxad kledahy hdan mclin ku noqdo
Allh waxaan kamagan galnay meher qarsoon
Quraanku wuxu lahadlayaa raga waayo isagaa masuul ah wixii la qariyana isagaa masuul ka ah wayo gabadhan la qariyey awalba isagaa masuul ka ahaa,aslka guurkuna qarsoodi ma banaana,
Gabdho hadalka badan iska joojiya sababta oo ah midda la la guusanayo waa gabar tan kadaba imaaneysana waa gabar ee haddana la qarinayo marka annagu dib aan isugu laabanno nin naag qabana yaan la guursan markaas gabarna la la guursan maayo midna la qarin maayo bes
sax waan kugu raacsanshay
Absolutely I agree with you...
Gabdhahaan maba garanayaan dooda gabdha ayada isu diidi karta inaan lala guursan waad saxanthy wll teeda kle in laqariyo wxaa keeno hadii uu ushego inu gursanayo maba ogala wuu ogyahy sas ayaa keneysa hablihii hore o hoyadey kamid thy wali lalama guursan waana mid ayada ey kasbaty hablaha iyo ragga hadda jira umaleynmayo iney isku warayaan kuwa alla dhowray mahee
Wxaan kaloo arkay hablahii oo dhaqankii reer galbeedka kusii socda alle hasoo hanuuniyo
Money is everything 💯
Ceeb bad raggw Ka qadateen dooda
Mrka sheekha iyo ninka kle
Dumarka dooda Ku guulysty
Raggaw aduunka masuul lynoga dhiigee sidee dumarka masuul uga noqon Kari wynu
Dumarkeenana aynu Ka Dyno bahdilka iyo qarsiimada
Wxsina dood Mahee kuwo wx tarle universal tvyw Noso gudbiya
Allah Aya mahad leh🤲
50:19 Mashaa Allah waa rinitis marka hore maxaa qariyey dumarka iyo ubadkooda. Laakin dadku ma fahmayaan lax waliba halkay is dhigtaa lagu qalaa.
In sheekadan imaToH waxa ka kaw ah JacaYlkan guurka ka hor la bilaapaYo ayan amin sanahay inta igu racsan ismuujiYa🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵
Guurka kahor wx waanu jeclaanay waanaanu jecelnay lkn waa naag iyo sharafteed iyo say isku ilaaliso
Qudbo siro iyo guurka qarsoodiga ah ee reer woqooyigu yaqaano way kala duwanyihiin......qudbo siradu waa gabadh qoyskeedii laga laga qarsaday oo si hoos ah loo guursaday
Tan reer woqooyigu yaqaannaan waa gabadh sicaadi ah loo guursaday oo gabadhii hore laga qariyey...
maansha alla hablaha doodan ka hadlaya waa hablo si cilmyeeysan u hadlaya, halka ragga doodan ku jirra ay u hadlayan si difaac ah
Salaam alaikum no women should let anyone force her into secret marriage
luffy will force robin to marry her
Waa cadi xaaranta kaa xun
What do u mean?
@@zainabissa9023 xaqaagaa ku lumaya nin iyo caruurta dhasho hooyadaa saw lama maamuusin maxaad naftaada u xaqiri aduu
@@me-dx3uy dhulkeena zinadi iyo garaci ayaa. Ku batay malin hablhinlaa guursanaya ilma hore qaar badan waxa lagu qata uur marka inti garac laa dhali laha guurka dhama mid kale guur hado markhati leeyahay oo laa hibeeyo muhiim maha dadka kale inay ogaadan
Weriye maxamed muuse bajiidh, anoo yar baan dhageysan jirey😅👋
Naag nool ❤️hore u soco walaal
Maad ku haysataa 😅
Diinta Islamku waa ogoshahay 4 dumara
In ninku guursato
HADDII you awoodo
Yaayidhi ninku afar looma banen walal dadku ma luuqad aadan fahmyn bay ku hadlayaan war rer xalala oo laqarinyo ayaa laga hadlyaa diin iyo dhaqan toona wax wangzan maahan
Asc qariska waa xaqeeda ayaa meesha ka baxeyso
Barnaamij kan waan la dhacay lkn guurka qudba sirada ah waxaa ka daran wada noolansho waxay dhahaan baaba soo kordhay hada
Oo somalia ma wxs ka jiraan ilma aha lkn qurbaha ha
@@maryanyarey8109 somaliya way ka jiraan abayo dadkena qurbaha ku dhashay ama ku koray ceeb iyo dambi wayn bay nalatahay lkin hada xamar aan kuso arkay dad dhahaya waan wada noolnahay mane isqabno naftayda aan la xishooday aduun aaqir samun baa jogna
@@Ceebla8335 bismilaah abyo wlgy wxs isma Lauren dalkeni wa ka jira waba yaabe Mxa qurbaha wx loga shega wxs iyo wx udhw mba naqaane
Bisinka tasii wa xaaaaran Caaad 😡😡😡
keep going 🇸🇴💕
Fahiima my class mate mnsha Allah fariid cod kor ah
Qudbo-siro waa guurka ay labada qof ay ku heshiiyaan inay isqarsi isku qabaan isla sidoo kalena aanay waalidka gabadhuna ogayn balse kan ay ka doodayaan maaha noocaa oo dooda odhanaysa gabadha daantaa lagu qabo dhanka kalena ay gabadhii waynaydna daanta kale degantahay maaha qudbo siro waayo inta badan labad dhinac mid uun baa og gaar ahaan reerka inantu way ogyihiin gaar ahaan somaalilaand ama waqooyiga. Koonfur waa ka jiraa
Wonderful words expected 👏👍 men don't tell lie for girls 👏
Maansha allah waalahay dhanaam waa isku dhawdihiin hablaha cadaala doodo ilaaliya
Dumarku mid ayey ku qaldanyiin midna ragu way ku qaldanyiin
Dumaraw waxaad ku khaldan yihiin marka hore waa inaad diinid guur xalaala oo raga ka ogalaad guurka labaad
Ninow adigun xadaalad sameeyoo dumarka markaad guusanaysaa u sheega
Farax guulyso abya dooda kujirtid liigama waaya abya
The full means of mind caused clearly discussion and share idea 💡
Dumarku gul marwalba❤💉
Nikaas ayaa asiibay dhalin yarada ah masha allah. Indinka usabab ah in qaar gabadhaha la qariyo bal idinku hadad dumartihiin so heshiiya ayada quraanka idinkay idin dultagan tahay.
Universal TV waxanu ka codsanaynaa in ay mawduucyada caynkan ah oo kale soo casuumaan dad waayo-arag ah tusaale ahaan gabadh lala qabo iyo nin laba xaasle ah (qarsaday) taasaa wacyiga bulshada kor uqaadaysa. Hadda waxa ay u muuqataa uun weerar iyo weerar celis.
Wn kugu raacsanay
Anigu waxaan oran lahaa
Waa labo tuug waayo waxay ku heshiiyaan in ay xaqiiq
Da ka fogaadeen oo been
Uu sameeyo beentuna waa
Xaraan waayo dee wax alle
Ubaneeyey in la qariyo
Waxay noqonaysaa
Guur xaaran waayo
Wax alle kuu babeeyey
Maxaa u qarinee?
Gabadhu wax denbiya
Ma leh waayo masuuliyada
Guurka ninkaa masuul ah
Khaladka gabadha aan
Saarayo waa in ay ogolaato
In lay qariyo
Dee maxaa lay qarinayaa
Ileen qof nool oo abuuran baan ahaye dee annaa isbahdiley
Lkn ninka waxaan oran
Lahaa xininyahiisa ha fuulo
Kartideedana cadatnteeda
Ha layimaado ama ha laga ogolaado ama halaga diidee
2) ninku maba simmi karo
Xaquuqda 2da dumar
Waayo nebiguna wuxuu
Yiri hadaydaan cadaalad fali
Kari ha guursanina
Idinka masary baa madaxa ni maray
@@darwiishboy6524 😅
Wax walbo waqtigeedda ayeey leeddahay aduunkana waa waqti yar waqtigaas yar ayaa u baahan in waxa ugu fiican lugu qabta aduun iyo aaqiro laakin waxaa loo baahanyahay in runta laga hadlo
Dhakinyarta badankooda waxa ka muuqata waayo aragnimo la’aan guurkana ma fahansana nolosha kalena waxba kama ay arag oo hargaysa ma ay dhaafin. Taasi waxa ay keeneysa inad hadasho circle kaaga … Lkn wariyayasha inay kala guraan weeyi ariimaha qaar ..
Asc wn idin salamy hadan raygayga ka dhibto wxn leyahy gabadha laqariyey hadii la yidhahdo gabadh kala lagula gursanayaa ma ogalaneyso
Wakhriga uu dhicijiray in afar dumara oo hogaansan la guursado ma aanay jirayn in wiil iyo gabdh intaY haasaawaan ay jacayl isku raacan e waa la is doonan jiray xitaa iyada o aanay ogayn gabadha la so donanayo marka waxa hadda sababaya waa jacaylkan barafka ah ee la is waraabinayo guurka ka hor
Waaad mahadsan tihiin❤❤❤🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵〽️💀〽️
waxaan jeclaan lahaa in layigu casumo program kaa
Abwaan dhuux habar bu qaba hadal yaqan weye
Farax dayax werar caqligii oo inan ah manzhallah caqliga ha wayin wll wan kugu fana dooda ad ku jirto wan jeclaysta
" كاد المريب أن يقول خذوني😆
Abwaan saaxib ha dhihin gabar aadan qabin