Falanqaynta Todobaadka-Sodohdaada guriga mala dagi laheed? 12 7 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 3.3K

  • @barwaqoxaliye270
    @barwaqoxaliye270 3 ปีที่แล้ว +586

    Midkaan udhaxay mudantii dhashiyo mamaday labaad Marwadaan ahay midkii iga dhigay baxsane hooyadii marna baylihin maayo 🥰😍🤩🤴

    • @ahmedxavi7125
      @ahmedxavi7125 3 ปีที่แล้ว +6

      Wwwwww caadi matihid wllo horay usoco

    • @abdiazizawil4112
      @abdiazizawil4112 3 ปีที่แล้ว +5

      Masha allah wllashy , dumarka sidaada oo kale hdy noqon lahaayeen way ficnaan lahayd . 🥰

    • @iimaanbile4382
      @iimaanbile4382 3 ปีที่แล้ว +9

      Saygaaga hooyadi waa hooyadaa !
      Marwadaada hooyadeed waa hooyadaa !
      Hoygayga imanmayso waa habaar,
      Hadaladaan maqlaayaa waa hanqaar,
      Waa huq iyo way iyo kala hadaaf,
      Wallee guri LA hamiyiyo,
      Wallee Guurkii habow,
      Qofkaad jeceshahay Eygiisana waa inaad jeclaatid, innan hooyaad ka hadlaysaan,
      Ninka hooyadaa necebi, inantay adna naf kuuma hayo,
      Naagta hooyadaa necebina wiilkow adna naf kuuma haysee,
      Kala hadaafa.
      *Gurigiisa,xaaskiisa iyo ubadkiisaba ninka ayaa ka masuul AH,
      *waa qolyihii singel motherku soo koriyeen,

    • @apdirahmansuldaan8020
      @apdirahmansuldaan8020 3 ปีที่แล้ว

      Waa sheeko walhi waad nici uun aar maxaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭ilaawku naxariiso hooyo

    • @abdirahmanmohumed4016
      @abdirahmanmohumed4016 3 ปีที่แล้ว

      Masha Allah Allah haku xafido

  • @Najiib_Farhan
    @Najiib_Farhan 3 ปีที่แล้ว +479

    100 dumara wan helikaraa lkn hooyo aan hooyaday ahayn helimaayo weligay.
    Hooyo , Hooyo macan wan ku jecelahy ilahay ban khayr badan kaaga rajaynayaa♥️♥️

    • @rihannanavy8476
      @rihannanavy8476 3 ปีที่แล้ว +5

      Mesha jecel hooyo maba yaalo waxa laga hadlaayo wexe tahay guur

    • @sadamali6691
      @sadamali6691 3 ปีที่แล้ว +14

      @@rihannanavy8476 guurka waxaa ka weyn hooyo

    • @amiiraahmed944
      @amiiraahmed944 3 ปีที่แล้ว +5

      Tanii waa canyo axmaqada hoyaded guriga ma iyada leh sadx ba ku keentay

    • @xamdixasan5809
      @xamdixasan5809 3 ปีที่แล้ว +9

      Maasha allaah hooyadaa qof kuula siman majiro naag waala helaa hooyo lama helo weligaa hooyadaa naag aad guursato hooyadaa hala simin

    • @ilyaaskamadage9886
      @ilyaaskamadage9886 3 ปีที่แล้ว +2

      GABAR LAFURE SODOH DARTED
      th-cam.com/video/0bdYxGUF6M4/w-d-xo.html

  • @SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROW
    @SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROW 2 วันที่ผ่านมา +1

    Labada maamood guriga wa u siman yihin weyna imani karan wakhtiga ay raban lkn wxa fcn in guriga Ninku iyo xaskis iyo ubadkis ku noladan si ay labadodu wakhti iskugu helan o wakhti macan u qataan ❤

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 3 ปีที่แล้ว +244

    Aniga ninka waxyabaha ugu horeeya een ku qiimeyo habdhaqankisa io naxariistisa waxa ka mid inu hooyadii jecel yhy ixtiraamana intas hadu leyahay wax kale kumaba doorsado wlhi 🥰 Hooyo always wa Hooyo allaha xafido🙏♥️

    • @fatumaahmed4947
      @fatumaahmed4947 3 ปีที่แล้ว +9

      Exactly wlh nin hoyadi adi kga fsax qadya inu dacif yahay

    • @Blinkclips-watch
      @Blinkclips-watch 3 ปีที่แล้ว +3

      kor dahab allah haku sharafo

    • @farhiaismacil9344
      @farhiaismacil9344 3 ปีที่แล้ว +5

      Exactly ninka hooyadi jecel iyo dhamn walidkis ixtirama dee adna wuku ixtirami hooyo wali qali allow hoyo la an hanadhigin

    • @CilaanQurux
      @CilaanQurux 3 ปีที่แล้ว +7

      @@farhiaismacil9344 👏👏✌waa run wlhi qofka markuu waalidkisa ixtiraamo ayuu adiganeh waalidkaa ixtiraamaaya gabdhaha qaar caqliga ayaa sii ka ah wlhi 😔

    • @barkhadsahardiid4150
      @barkhadsahardiid4150 3 ปีที่แล้ว +2

      Fariid baa tahay

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว +476

    Hooyo is very important. We've to respect our parents 👏

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 3 ปีที่แล้ว +25

    Sodoh waa hooyo Macan mana mudna dood lagu soo qaaato aniga fikirkeyga Wax laga hadlo maaha
    Labada dhinac jacayl iyo ixtiraaam bay ku joogaaan hoyadeeey iyo ninka hooyadiiisa Allah ha daayo 😍

  • @najmahazzan311
    @najmahazzan311 3 ปีที่แล้ว +523

    maba jirto sabab Aan ku Nici karo sodohday Hooyo waa hooyo uun ♥️😭👰

    • @ayaancumar2019
      @ayaancumar2019 3 ปีที่แล้ว +2

      Been maha wllhi

    • @dailywork5205
      @dailywork5205 3 ปีที่แล้ว +2

      naa anasba kuu baahnaye xalkaan ka helayaa

    • @abdirahmancosto9354
      @abdirahmancosto9354 3 ปีที่แล้ว +1

      Fariidbad tahy wlhi🙏

    • @khadrahaji6806
      @khadrahaji6806 3 ปีที่แล้ว +2

      Masha allah mamo sida ayaad duco ku qabtaa fariid halka kaga wad

    • @amjadpro_112
      @amjadpro_112 3 ปีที่แล้ว +1

      Hodan hazzan liwaaxd realyy xaqqdu wasas

  • @husseingabile
    @husseingabile 3 ปีที่แล้ว +501

    Wallhi bilaahi talaahi hadaan ku wayayo 100 dumar hooyaday baan raacayaa aduunka ayadaan ugu jecelhy . Maha sabab la’aan hooyaday hadiiba waa bini aadame qalad ka yimaado anaa sixi kara lakin sida ii muuqata dumarkaani waa kuwa aad u dhalan badalan oo wada dhaqan rer galbeed ilahy waxaanse ka baryay inaan kuwaas rabi xitaa haasaawe ina dhex marin balaayo guri idan ku qabtay😡💔

    • @istanbulcity.112.
      @istanbulcity.112. 3 ปีที่แล้ว +13

      Sxb jaceyl lagama hadlayo, wada nolashada gurigaga yaa ka masuul ah? Hoyada ama xaskada ? Aniga waxaan qabaa xaska

    • @sharmahiilwalal5889
      @sharmahiilwalal5889 3 ปีที่แล้ว +12

      @@istanbulcity.112. adi hoyo maba ku dhalin nag an hoyada Rabin se ku tagere

    • @istanbulcity.112.
      @istanbulcity.112. 3 ปีที่แล้ว +10

      @@sharmahiilwalal5889 hoyada Rabin iyo mamulka kala saar sxb,naag aan hoyadey xushmo U hayn 1 malin lama si nolanayo, lakiin xaska iyada waa hoyada caruurteyda waa in la xushmeya,gurigedana mamulkisa lagu qadariya,sxb mamulka iyo hooyo naag neceb kala saara, 😒 cidna naceyb kama hadal,

    • @Sunny45553
      @Sunny45553 3 ปีที่แล้ว +15

      Naagahan dhan 4 jeer marki la so furo mid waliba ba caqli yeelan doonaan

    • @nuurtomohamed1692
      @nuurtomohamed1692 3 ปีที่แล้ว +2

      Bataan Gabile maasha allaah ilaaheey ha ku xifdiyo

  • @gureygurey8475
    @gureygurey8475 3 ปีที่แล้ว +74

    My wife is replacable. My mom can never be replaced. I can always find another wife, but only one woman gave birth to me.
    This debate is a joke!

    • @kingnasrudeen3245
      @kingnasrudeen3245 3 ปีที่แล้ว

      Yea for sure

    • @abdizoryder6666
      @abdizoryder6666 3 ปีที่แล้ว

      How so

    • @suaadmohamed4316
      @suaadmohamed4316 3 ปีที่แล้ว

      Agree with you hooyo macaa can never be replaceable

    • @ummaarije2973
      @ummaarije2973 3 ปีที่แล้ว +1

      How long are you willing to mom's boy? I am a mom and I hoping for my son to have a happy life with his wife.

    • @ladan3157
      @ladan3157 3 ปีที่แล้ว +1

      If your mother has narcissistic tendencies then you’ll be replacing a lot of wives😂 BUT if your mother is a rare gem that’s interested in seeing your family life prosper than I agree with you, a horrible wife can hit the road.

  • @geeskaafrika1658
    @geeskaafrika1658 3 ปีที่แล้ว +207

    Gabdha dharka cas labisan waa fariid raga hargeysa joga qoftaas utartma hdad hoydiin farxad urbtaan hamblyo abyo 👏👏👏👏

    • @bilanali6394
      @bilanali6394 3 ปีที่แล้ว +17

      Thnks wllo 🥰

    • @abdisalah7840
      @abdisalah7840 3 ปีที่แล้ว +7

      @@bilanali6394 inaadeero laandheeraad tahay, maskaxda furan iyo fikirka toosan ilaahay kuu barakee

    • @cabdirahmanomar8781
      @cabdirahmanomar8781 3 ปีที่แล้ว +8

      @@bilanali6394 runtii inan wanagsaN bad tahY boqoraD guri lagu qaboNa wad taHy walhi ninkuu ale ku beego wuxu helay janadii aduunka

    • @bilanali6394
      @bilanali6394 3 ปีที่แล้ว +6

      @@cabdirahmanomar8781 shukrn huno 🥰

    • @cabdirahmanomar8781
      @cabdirahmanomar8781 3 ปีที่แล้ว +9

      @@bilanali6394 isku lenahy manta waxad xaqiijisey inad tahy baari wanad arki doonta natiijada kaga dhalata caruurtadana wad ka arki wanaga aad hooyada ushaqeysay iyo sodohdaba

  • @ikraanhassan1001
    @ikraanhassan1001 3 ปีที่แล้ว +52

    Wiilow gabadha aad wax ku darsan doonto iska ogow oo su,aalaha nucaan iska weydii waayo sidaan oo kale dumar badan oo sodahda neceb ayaa maanta buuxo
    ❤️Hooyo waa hooyo un ❤️

    • @hamsahusen7334
      @hamsahusen7334 3 ปีที่แล้ว

      Ikraan♥︎ ina kula hadla Raba xage kahelA

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 3 ปีที่แล้ว

      Walaalo qofkii ku helaa, aduun iyo aakhiroba wuu liibaaney!

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahey adiga oo kale ha ii sahlo!

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 3 ปีที่แล้ว

      Walal Hamsa, waxaad iila muuqataa qof aad u da’ yar

    • @ikraanhassan1001
      @ikraanhassan1001 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Xaq_udirir Mahadsanid walaalo taas wax weyn ma ahan waxa aanan hooyadey la jecleyn hooyo kale lama jeclaan karo sidaadane qof walbe naftaada ayaa laga soo qadaa bal adiga hadii sidaa lagugu sameeyo maxaa dareemee

  • @bilalmohaa2316
    @bilalmohaa2316 3 ปีที่แล้ว +116

    This is not even worth to be discussed in our community and it’s a disgrace to the entire universal team

    • @PlanetWar
      @PlanetWar 3 ปีที่แล้ว +1

      Universal is out to destroy our culture it's so obvious.

    • @somcana
      @somcana 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa mihiim lagahadlo. Qoysku waa unuga bulshada.

    • @somcana
      @somcana 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ummushueb1548 yeah. Agree , no expert on family dynamic, counseling or conflict issues was present. Just public throwing sentimental personal experiences around.

    • @honeyalio441
      @honeyalio441 3 ปีที่แล้ว

      @@somcana c

    • @umucabdalabitucali2287
      @umucabdalabitucali2287 3 ปีที่แล้ว

      Gg

  • @SamiaOmer485
    @SamiaOmer485 3 ปีที่แล้ว +107

    Wiilka hooyadii anba waa hooyaday mrka joojiya Sodoh ma arki karo✌🙏

    • @kolkoliyoow685
      @kolkoliyoow685 3 ปีที่แล้ว +2

      Gabadhi wanagsan waxey dhasha oowlad wanagsan

    • @mohamettkeynan4795
      @mohamettkeynan4795 3 ปีที่แล้ว

      Qoftan radinayey baad taahe ma lagu qabaaaaa

  • @Japra732
    @Japra732 3 ปีที่แล้ว +231

    Waa aakhiru samaan wlhi😢😢 Hooyadey nafteyda ayaan ka jecelahay iskadaa gabadh aan qabee hooyadey gurigeyga iyo nafteydaba iyadaa iska leh

    • @sayidmohamed3908
      @sayidmohamed3908 3 ปีที่แล้ว +3

      Subhanalaah kulaha
      Guriga gabadha leh

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 3 ปีที่แล้ว +5

      Adigana iyo naftaadaba allaah ayaa leh gurigaana xaaskaaga ayaa leh hooyadana ixtiraam iyo xushmad aye kugu leedahay

    • @sayidmohamed3908
      @sayidmohamed3908 3 ปีที่แล้ว +2

      @@fardosa1236 guriga Nikaale wllo hooyana wa lamataabtaan xushumad iyo qadarin iyay ku leedahay xaaskaaga waba jano soocotee ma aniga cidkale kudayn Hooyaday lkn haday faradheeraato hooyo aniga runta usheegi

    • @mrfuga6041
      @mrfuga6041 3 ปีที่แล้ว

      @@fardosa1236 maye guriga ninka leh 😂😂🤷🏻‍♂️

    • @royaltygtm9787
      @royaltygtm9787 3 ปีที่แล้ว +2

      sax hooyaday dhor inan ayaan nahay qar wa guursadeen labo ayan weli gursan oon arday weli nahay
      hooyo aad bey ujecel yihiin hablaha ay sodohda utahay
      wallo waxay hooyo udiran sanad walba cimro iyo holiday africa .
      aad bey hooyo ujeceshahay in inamadu ay farxad ku nooladan .waxan xasuusta wlalkay oorarabey in u furo xaskiisi ay hooyo diiday hada wey heshiyeen alhamdulillah
      hooyo macan .cayaar magasho .iyo hadal heyn wbt

  • @mahamudm.a.3895
    @mahamudm.a.3895 3 ปีที่แล้ว +12

    Gabadha dhar Guduud masha Allah . Jir oo joog wallo Caqli saliima baad ku hadashay

  • @fartuncadey
    @fartuncadey 3 ปีที่แล้ว +19

    Lama degi laheyn reerka ninkeyga si kastaba lkn taas micnahedu ma ahan in aan necbahy lkn waxan diidanhy in aan iska Soo hor baxno ama isqabqabsi yimado Lana iskuma xumado gurigeyga waa gurigoda xili kasta wey Iman Karan wuna ufuranyhy hoyadisna waa hoyadis Wana Soo booqaneyna wey noo Iman kartaa intey rabtana wey joogi kartaa ehelkeyga iyo kiisuna reerkena wey usimayihin cid walibana xushmadeda wan siina hadii hoyadis duruuf hadey jirto oo ey noqoto in ey Nala noolato diyaar ayan u ahy Hooyo waa Hooyo in ey hoyadey tahy ayan u dhaqaleynaya love you Hooyo

  • @bishaaragahmedia
    @bishaaragahmedia 3 ปีที่แล้ว +46

    Sartu Halkay Ka Qudhuntay Baan Idiin Sheegayaa ee Hawshu iska qaban La’dahay waa - Dumarka Casrigan Khaladkooda badan Tusaale Gabadha 2021 Joogta Waxay doonaysaa : 1. Xiligay Rabtay Wareegaysaa Haday Doontana Ragbay La hadashaa Markuu Ninku Maqanyahay 2.Haday Doonto Cuntaba ayna Karin Oo Maqaaxi lagasoo Gado Cuntada Guriga 3. Daryeel La’aan Iyo Buuq Badan Oo Dhanka Ninka Iyo Caruurtaba Ay Ku Hayso Mararna Ayba Qol Kusoo xidho 4.Wareeg Badan Oo Jaarka/Dariska Oo Dumarka dambe sameeyaan 5.Dhaqankii Lagusoo Koriyay Iyo wixii loogasoo Sheekeeyay Markay Guriga Hooyadeed Joogtay.
    Kolay 5Taa Qodob Baa Kalifa Dumarka Casrigu Inay Diidaan Hooyada Ninka, Dumarkii Hore Ciladahaa midna ma Lahayn Marka kalsooni Buuxda ayay Isku qabtay In Sodohda wax dhaliila Ayna Kala Kulmi Karin.

    • @mohamedsidou7755
      @mohamedsidou7755 3 ปีที่แล้ว

      Thanks

    • @sihaamhassann8413
      @sihaamhassann8413 3 ปีที่แล้ว +1

      sifican bad u asibtay waa sidey u badan yihiin gabdhaa manta jooga marka hooyada ninku way damqaneysa oo ma ogolanayso sida darteed iya lo nacaya mamada wiilka dhashay

  • @nimashine8475
    @nimashine8475 3 ปีที่แล้ว +13

    Sodohda daaya Allah ka baqa gabdhow sodohi waa hooyada mcn ilahay sodoh fican hana siiyo aamin ya rabi

  • @fardowsainafarey2361
    @fardowsainafarey2361 3 ปีที่แล้ว +88

    Naag iyo aqli xumo wa kuwan wlh
    Ninkana wn rabaa hoyodisna marbo
    Naa ninkas warshadii dhashay hada rabin adigana kuma rabo wlle ninkas
    Hoyo mcne wa lama huran🥰❤️

    • @nasirsaleban5874
      @nasirsaleban5874 3 ปีที่แล้ว +3

      Malapka. Shindii keentey miyaa lanici karaa 😀

    • @Mudez-Romeo
      @Mudez-Romeo 3 ปีที่แล้ว +1

      Sax💯

    • @fardowsainafarey2361
      @fardowsainafarey2361 3 ปีที่แล้ว +1

      @@nasirsaleban5874 wa maya❤️🥰sodohda wa hoyo mcne🥰❤️Allah no deysto

    • @fardowsainafarey2361
      @fardowsainafarey2361 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Mudez-Romeo sodohdeen wa hoyoden mcme🥰❤️Allah no xifdiyo dhaman tod

    • @Mudez-Romeo
      @Mudez-Romeo 3 ปีที่แล้ว

      Ameen ❤️

  • @zamzamhujale3953
    @zamzamhujale3953 3 ปีที่แล้ว +107

    Haddaad Sodohdaa Leedaahay way xun tahay Dee inankeedana udaa illeyn lama arag Warshad la caayn oo wax soo saar keedana la jecel yahaye😳
    Hooyo waa hooyo hadii aad adiga xumeyn marnaba ma xumaan karto☺️🥰

    • @nadiaqali6240
      @nadiaqali6240 3 ปีที่แล้ว +2

      Koley wiilka isgursaney mha hoyadis tan kle sodoh qarki xogaa ma ficno

    • @mustafemaxamed6085
      @mustafemaxamed6085 3 ปีที่แล้ว +4

      Kkkk waa runtaa allah garashda hakuu siyadiyo, warshad lacayayo oo hadana alabteeda larabaa waa dad wareersan

    • @alihussein1432
      @alihussein1432 3 ปีที่แล้ว

      @Qûêèň Ïfŕìćāæ 😂😂😂qooq bahaya

    • @mustafemaxamed6085
      @mustafemaxamed6085 3 ปีที่แล้ว +1

      @Qûêèň Ïfŕìćāæ markaad isga guursaneysid reerkiina sidaas ayaad ugasoo guurtey oo waxaad usoo gurtey rerkoda, qabiilkiisa oo sodohda iyo sodogu kow kayihiin, kamada guur ayaaba sidaa ah marka lafassiro, gabadha sodohdeed su,aal gelisa hooyo iney noqoto umaba qalanto, nibku sodohdii su,aal maba galiyee sida aan bila,aadan loo xurmeyn ayuu uxurmeyaa, yaab waa maxey caasi waalidkani goorman reergalbed iyo gaalo isu badaley

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 3 ปีที่แล้ว +3

      @@mustafemaxamed6085 wlaal waxaa la arkay waligeedna jirto ayeeyoinka waligood waxay jecelyihiin caruurta gabadha then caruurta wiilka marka sidaa u ogaada hooyo walba gurigeeda ha joogto hana ixtiraanto gabadha wiilkeeda uu qabo

  • @InspiringMin
    @InspiringMin 3 ปีที่แล้ว +40

    Our moms are our superheroes and biggest supporters,
    but we usually don’t tell them enough how much they’re appreciated.

  • @mjorsheproduction3230
    @mjorsheproduction3230 3 ปีที่แล้ว +37

    Hooyo alleh jno fardowsa hku geeyoh 😭❤️🤲🤲

  • @habonedajiya348
    @habonedajiya348 3 ปีที่แล้ว +46

    Subxanallah sodohday aadban u jeclahay illahayban umahadcelinaya sodohday siday hooyaday ijeceshahay ayey sodohdayna ijeceshahay wan ku jecelahay hooyo Hali ahmed nuur love u mama

    • @daganxaashi1025
      @daganxaashi1025 3 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhh masha allaha sax allaha ku deesto

  • @iphrah7860
    @iphrah7860 3 ปีที่แล้ว +17

    Sodohday iska daaye HG oo dhan ba raba inay gurigayga so boqdan kuna casumo🤣 cidisana madaxa I saranyihin hoyo mcn I can't wait😢🥰❤

    • @chibriil_ahmett1166
      @chibriil_ahmett1166 3 ปีที่แล้ว +8

      Hg Gurigagu qadi mye hzo lu'goyn😂

    • @lapl6566
      @lapl6566 3 ปีที่แล้ว

      @@chibriil_ahmett1166 😂😂😂😂

    • @abdiqalaqosmanmohamed9281
      @abdiqalaqosmanmohamed9281 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @iphrah7860
      @iphrah7860 3 ปีที่แล้ว +2

      @@chibriil_ahmett1166 wll mcn dad guri deqi karo alle nagama dhigin lkn wxa ka waday qofkasta iman kara 🤣

    • @aishacuud8489
      @aishacuud8489 3 ปีที่แล้ว

      Dumashi sharaf badan tahay quruxey❤❤

  • @aminaaden7585
    @aminaaden7585 3 ปีที่แล้ว +38

    Hooyadeyba waxay igu tidhi sodohda hadii aad coleysato ood ku xumaato waxad ogata bari ka malin in anigana sida la ila dhaqmi doono marka waxan aminsanahay hooyadii hadey jirin isna ma heleen caruurtayduna ma dhalatey marka hooyo wa sidad ula dhaqanto marka respect ✊ iyo love ❤️ to his mom she is the queen 👸🏻 without her I wouldn’t have been able to have him 🥰

    • @kichw
      @kichw 3 ปีที่แล้ว +1

      Nicely put walal waa sida as alaha idhin barakeyo.

  • @ankaratvdjibouti
    @ankaratvdjibouti 3 ปีที่แล้ว +3

    Asma waa qurux bilaash waxa uga baqaya iney wax gursada weydo videogan ka bacdi . like saar hada asma kaso horjedo .
    MAMA FOR EVER WE LOVE ALL MOTHERS

  • @Ceebla8335
    @Ceebla8335 3 ปีที่แล้ว +247

    Subxaanallah illow aqli iyo cilmi xumo hanagu halaagin yaa waduud illahay ban idinku dhaarshaye ma hooyaday oo kale baan diidi karaa xiqdi iyo nacayb u quuraa ninka aan hoosta gashanayo een rabo inaan ubadka udhalo ayay isna dhashay wlhi inaanan u aaminsanyn sodoh ayaa cadow kugu ah si kastooy u dabeecad xumaato dhibaatada ugu wayn ay ii gaysan karto waa kaliya inankeedooy xaas labaad u guuriso taasna alla u baneeyay gabdhoow mustaqbal iyo awood baad rajaynaysaan inaad bar baarisaan maamada imika idin daawataa maskaxdeeda wxa kuso dhacaya allow aadan mudan hadalka wanaagsani waa sadaqo qof walbaana wuxu tusaale uyahay aqalka uu kuso bar baaray haday hooyadaa cadow ka dhigatay ayeydaa ha moodin aduunka dhan inay saas cadow iskugu yihiin

    • @abdalacumar3372
      @abdalacumar3372 3 ปีที่แล้ว +9

      Willey hdii anan lagu qabin numberkaada
      Iisooo baas🤣🤣🤣🤣

    • @umuyusuf7484
      @umuyusuf7484 3 ปีที่แล้ว +3

      Sodoh mid ilahey unxariste moye cadow kk awen mel kuma ogi wana tan jecel inu wilkeda ku furo

    • @khadrahaji6806
      @khadrahaji6806 3 ปีที่แล้ว +4

      Hal Mar oo nabar foosha ku qabty ayaan la qimayn Karin axax iga daa dadkan

    • @Ceebla8335
      @Ceebla8335 3 ปีที่แล้ว +8

      @@umuyusuf7484 walashay maba xuma haku furee hooyadu haday bur burka qyskaas sababto ma iyadaa wiilkeeda xaas u noqon ileen dhaqmaad buu rabaa iyo dhab uu dugsadee wlhi inaanan u aaminsanayn inay sodoh cadow igu noqon karto si walbooy tahay ilmahaan dhalay sow ayeydood maha dhabarkaygaan ku qaaday yadna waa dhiigeedii astaan kamida abudkii ay dhashay

    • @Ceebla8335
      @Ceebla8335 3 ปีที่แล้ว +3

      @@abdalacumar3372 hehehe qoraal miya igu cabirtay shakhsiyadayda welcome

  • @abdullahiiihusseinnn1625
    @abdullahiiihusseinnn1625 3 ปีที่แล้ว +37

    Beautiful people but the lady with red cloth was on point and I really like her so much
    We like such ladies ❤

  • @faadumocabdi7685
    @faadumocabdi7685 3 ปีที่แล้ว +6

    Dumarku ilaahay haka baqeen hooyada inanka dhashay ha jeclaadeen subxanalaah 😭😭

  • @kaahanuuraahmed3695
    @kaahanuuraahmed3695 3 ปีที่แล้ว +26

    Ani sodohdaydii hore say ila dhaqantay ilaahy baa ogaaa anoo inanyara oo weliba magaladaydii joogin San u ixtiraami jiry ilaahy baa ogaa wan udulqaaday calaa kuli xaal gurigii iyadaa dudumisay marky aragty inan iyada ka damqanayn ayey wiilkii iqabay igu diri jirty oo uu dhawr jeer gacanta isary alxamdulilaah wankasoo tagy wana kala tagny hadana sodoh ma necbi hooyo waa hooyo tan hadeer aanu xididnay rabi hy hagaajiyo igusoo duceeya in hooyo ficn iga dhigo hooyo mahysto maantae😭🤲

    • @SomaliGirl-vh2qw
      @SomaliGirl-vh2qw 3 ปีที่แล้ว +2

      Ilaahey hakaaga dhigo hooyo walalo

  • @deeqamohamed2059
    @deeqamohamed2059 3 ปีที่แล้ว +10

    Mashallah horta rageena somaliyeed 100/99,9 waa rag diin leh aqlina ILLAH siiyey garasho leh markii loo fiiriyo ama loo bar bar dhigo nimanka ku nool wadamada kale. Muslim ha ahadan ama gaalo ha ahaadan nin somali nin gaari gara ma jiro taasna waxaa ula jeedaa ninka raga ah hooyadii naag ka saari karta gurigiisa ma jirto ALHAMDULILLAH rageena waan ku fanaa. 1% soo haray waa ninka xun xataa kama saari karo hooyadiisa amaba sodohdiisa gurigiisa lakiin naagtiisa wuu ka saari garaa gurigiisa marka maxey guri xukuntaa ama ayu masuul ka tahay hadiiba ayada laga saari garo. Marka wax yaa la isku qasin masuulka ninka rag ah ayaa leh. Diinta qalad ha u qadanina ee si fiican u soo eega hooyo waa hooyo💯/💯💯

  • @mushtaqeytaninmadownagtii1808
    @mushtaqeytaninmadownagtii1808 3 ปีที่แล้ว +5

    Soho daydiii koowad ilahay cimri dheerhasiyo wlhi boqorodbay ahayd lkn ninkan isfahmi wey nay ilahow tadanbena iiihagaaaji🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ahlaammohamed3196
    @ahlaammohamed3196 3 ปีที่แล้ว +48

    Wa aniga sodohday ilma dagana Mel i dhow bay dagan tahay wax dhib ah iguma hayso way I imadaa waan u tagaa markay xanusantahay wax walba u sameyaa mar u tagaa guriga ka hagajiyaa ogow sodohday waana qof aad u kulul wiilkeeda xitaa u aad uga baqo saas ay tahay waxba ima dhinto waxaan hooyo ahayn ima dhahdo xiliyo adag baa naso maray aniga iyo ninkayga shaqada ka yara xumaatay dahabkeeda ayay no gaday aniga madaxayga war sodohda waa hooyo hooyo xuna ma jirto gabdhow idinka is hagajiya ilma bilaa ayeeyo ah ma,wanagsane ilmuhu ayeeyo ay adaan ama u timaado dhabta sarto kama marmaan

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 3 ปีที่แล้ว +2

      Wa caynka indr hooyo wa hooyo

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 3 ปีที่แล้ว +35

    war ragoow hooyo ogaada naagtaada haku aaminin, xaalku meel xun buu gaadhaye,Subxaanallah waa dhaqan rogmay yaa rabbi noo gargaar

  • @MadbakhaMuna
    @MadbakhaMuna 3 ปีที่แล้ว +56

    It's quite sad that this is actually a topic and people back home is discussing this. Subhanallah. My mother-in-law is like my own mum and even if she's a mean one, she's the mum of my love so why hurt her. And beside being that , she is a muslimah and a human being. Subhanallah it's sad to listen to someone of these people

    • @Lander_18_may
      @Lander_18_may 3 ปีที่แล้ว

      😰Rᴀᴀʟɪʏᴏ😱

    • @amnyali8654
      @amnyali8654 3 ปีที่แล้ว +1

      Indeed walahi wllo TV ga khalad ka koobaad leh dadkan kale cidi badali mayso e qof walba garaadki bu hadlay

    • @Oneofakind49
      @Oneofakind49 3 ปีที่แล้ว

      The “love of your life” keeps repeating to you that you’re replaceable😂

    • @umucabdalabitucali2287
      @umucabdalabitucali2287 3 ปีที่แล้ว

      Sss

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare2402 3 ปีที่แล้ว +28

    Hooyaday inanyar aan shalay bartay ku doorrsanmaayo ❤️❤️❤️

  • @awalehirsi526
    @awalehirsi526 3 ปีที่แล้ว +43

    Ninka leh:hooyaday haday gurigayga imanayso wxn kala tashanaya naagtayda, waa ey ey dhalay.
    Naagta leh: soddohday gurigayga ma imaan karto waa eyed eyed dhashay.
    Warkoo kooban hooyooyinku wa isku xuquuq, labadaba wala daryeelaya.♥️♥️♥️

    • @zidiiktube8222
      @zidiiktube8222 3 ปีที่แล้ว +5

      Legend laba maha bro waku wataa

    • @Sunny45553
      @Sunny45553 3 ปีที่แล้ว +1

      Ninka mindha tu qooraha heysa bu hadda qaba, wa xayawaan

    • @awalehirsi526
      @awalehirsi526 3 ปีที่แล้ว +3

      @@zidiiktube8222 exactly legend👏🏿👏🏿👏🏿

    • @awalehirsi526
      @awalehirsi526 3 ปีที่แล้ว +2

      @@Sunny45553 kaas wa qooq madaxa kaga dhacay, marku ka yeelo naagtiisa, wa nin aakhiro ilaabay, oo naar u socda

    • @Hoygaaflaanta219
      @Hoygaaflaanta219 3 ปีที่แล้ว +7

      Waar waxaa ciil baa iga qabtay wlhi waan daawan kari waayay cadho darteed bal kan neefka ah ee hooyadii dhashay ayaan amar u waydiin lahaa gabadhayda waa fucking bullshit naagahan yar yaree meesha ka hadlaya ee hooyooyinka somaliyeed ee sharafta leh u gafaya waa ay ay dhashay 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡

  • @abdallaabdikarin4558
    @abdallaabdikarin4558 3 ปีที่แล้ว +4

    Labada odey waa Legend’s wlhi waa ciyaalkii hore naagahan nacnacdoodaba xaraaabay u arkaan😂😂😂

  • @deeqoadan1118
    @deeqoadan1118 3 ปีที่แล้ว +49

    The debate was good topic but to be honest Respect goes both ways so we have to respect our parents both side

    • @jinfightingjin2758
      @jinfightingjin2758 3 ปีที่แล้ว +3

      Yes, to many men don't respect the wife parents, but the men want that the wife should respect his mother... Soma mother... Devil vallah..

    • @TUFAAX411
      @TUFAAX411 3 ปีที่แล้ว

      @@jinfightingjin2758 your name is funny, that's true

  • @mohamedhadi6291
    @mohamedhadi6291 3 ปีที่แล้ว +27

    She is very wise girl. Yes the man is responsible and should lead his family.depends his manhood

  • @Neiruzz
    @Neiruzz 3 ปีที่แล้ว +12

    MashaAllah this debate is amazing both old generations and new generations they have a point, Illahay hooyo yinka cimri dheer ciba subaan hasiyo inti dimate Allaha haunaharisto.♥️

  • @maanobaaruud9007
    @maanobaaruud9007 3 ปีที่แล้ว +138

    Parents always deserve our respect and consideration

  • @D.Rose1990
    @D.Rose1990 3 ปีที่แล้ว +239

    Mother’s need to teach their daughters to treat future mother-in-laws with love and respect.
    A wife should treat her in-laws the way she would want her parents to be treated by her husband. This matter needs to be addressed, this is very common in our community subhana’allah.
    Do good and good will come back to you…..

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 3 ปีที่แล้ว +2

      There is some mother in-lows who mini plates their sons so how are you going to deal then

    • @D.Rose1990
      @D.Rose1990 3 ปีที่แล้ว +19

      @@fardosa1236 If the son is being Manipulated by his mum then the wife has to be patient if there’s no verbal or physical abuse. Turn to Allah and have patience. Also if the husband is good to the wife and the mother-in-law is rude then the wife needs to turn a blind eye to the issues. Allah will reward her for her patience. And in time the son will correct the problem.
      If the wife is at her breaking point then take it up with the male elders of both families.

    • @hamseabdi4163
      @hamseabdi4163 3 ปีที่แล้ว +6

      Allah cimriga iyo caqligaba haku barakeyo wll qofka haduna iimaniyadkisu xoganayn he/she don't care rewards of allah dhibka ina haysta ah walidku wuxu donaya awlad wanagsan mudnantana waxay sinayan barasha madiga diinta qofku inu dib u dhacay u haystan haday ku so barbariyan sidebu awlad salixa ku noqon hadanad diin bari

    • @ahmedqaadi5515
      @ahmedqaadi5515 3 ปีที่แล้ว +2

      @@D.Rose1990 may Allah bless you and your parents. Your wise and and know your religion. That's what we need. To teach islam our sons and daughters.

    • @jujutsutoji3552
      @jujutsutoji3552 3 ปีที่แล้ว +1

      @@D.Rose1990 how is turning a blind eye going to fix the issue you just women to be quiet

  • @samiraali3721
    @samiraali3721 3 ปีที่แล้ว +14

    Hoyo is very important and we most respect that but the wife also have respect we most respect her too so the mother-in-low she must give her daughter-in-law same and her son some space they married and she must give them some space ❤️✌️

  • @abdurahmannur4077
    @abdurahmannur4077 3 ปีที่แล้ว +129

    Western and feminist movement is getting a good grip on our society.

  • @suleimanwarpha2520
    @suleimanwarpha2520 3 ปีที่แล้ว +118

    The debate was good but how can we convince the 90% who believe mother in-laws are troublemakers to the families? We all love our mothers so we have to respect and care for both mothers.

    • @zahraali9334
      @zahraali9334 3 ปีที่แล้ว

      Yes

    • @ilyaaskamadage9886
      @ilyaaskamadage9886 3 ปีที่แล้ว

      GABAR LAFURE SODOH DARTED
      th-cam.com/video/0bdYxGUF6M4/w-d-xo.html

    • @ruwaydaabdihakim7539
      @ruwaydaabdihakim7539 3 ปีที่แล้ว +3

      Dadku waxay kaficil qaadanayaan badanaa waxa ay arkaan .
      Inta badan waxaa dhacda sodohdu sabab la'aan inay gabadha kunacdo wiilkana ay shardi kaga dhigto inuu furo boqolkiiba in aad ubadan .
      Marka waxaan dhihi lahaa sodohdu maxuma inay guriga wiilkeeda kunoolaato oo cid kaga xaq badan taas majirto; lkn dhaqankaan xunee soo jireenka ee gabadha ladhibsanayo hala iska daayo.
      Hadaad wax kaqaldan utoosin kartaa wàa halkeeda lkn kabadbadiska iyo in reer dhisan ladumiyaa waa wax laga fiicanyahay, gabdhuhuna ixtiraam hau muujiyaan sodohdood waayo waxay taagantahay booskii hooyadood oo kale.

    • @shaaficihassan1082
      @shaaficihassan1082 3 ปีที่แล้ว

      Libax maxaa afkaga kuu diiday Universil ajaaniib ma ah

    • @damaisbeauty3084
      @damaisbeauty3084 3 ปีที่แล้ว

      I agree with u

  • @haboonmahmoud1258
    @haboonmahmoud1258 3 ปีที่แล้ว +9

    I’m loving this dialogue. It’s very needed in somali culture. Somalis as whole lack boundaries. So this struggle between in-laws naturally happens.

  • @khadarmohamed6505
    @khadarmohamed6505 3 ปีที่แล้ว +184

    Young people should visit rural areas (miiyika) often to learn culture its important.

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 3 ปีที่แล้ว +3

      So you are ok with the women's abuse in rural?

    • @hibadafankachannel4357
      @hibadafankachannel4357 3 ปีที่แล้ว +1

      Of course

    • @SudoPirate
      @SudoPirate 3 ปีที่แล้ว +2

      @@fouzifouzi3393 That's not what he said sister it's just for exploring their culture lakin wixii damiirku diidayo oo xumaan ah rag iyo dumar toona Ina lagu sameeyo waan ka Soo hot jeednaa wll

    • @rihannanavy8476
      @rihannanavy8476 3 ปีที่แล้ว +11

      No i value my religion more than my culture, all the problem came from culture

    • @abdijabarmohamedsheikh8735
      @abdijabarmohamedsheikh8735 3 ปีที่แล้ว +9

      Before culture, people should learn religion

  • @Rahma-mahamoud
    @Rahma-mahamoud 3 ปีที่แล้ว +14

    Ninkayga hooyadi wa Hooyaday wlhi ❤dumaroow joojiya wxan

  • @Suheiploma
    @Suheiploma 3 ปีที่แล้ว +4

    BiLan aLi abdirahman absolutly WEY KARBASHTEYY HOOYO ZHARAF MAAMUUS IYO MILGO LEH BA DHAHSAY ALLE BERYO HA UU DAYE 🤍🤲

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 3 ปีที่แล้ว +31

    Sodohdu wayna fiicnan kartaa wayna xuman kartaa qaran way dumiyaan reraha qarana way dhisaan Anigu waxan qaba in hadii ninka gabadha qaba uu yahay nin wanagsan oo karti le hooyo iyo xaaska wuu isku haynkraa xaqa waalidka hala illaaliyo
    ❤Hooyo ❤

    • @mawaahmed4730
      @mawaahmed4730 3 ปีที่แล้ว +3

      Inta cmmt akhrinayey kaaga mid ka run badan ma arkin xaaska iyo hooyada waxa u dhaxeeya waa wiilka ama ninka reerka leh wxa ay hooyo iyo xaskiisa isku gaadhaanna waaba qalad🙏

  • @faraxkhadar4850
    @faraxkhadar4850 3 ปีที่แล้ว +66

    Sanka kuuma taagen sare kuma eegen sida hooyadayban salaan kula kicilaa wakhtigaan iskeen siin sodohi waa hoyo labaad qofkii nasin kisu siiiyaey bsadir ha mahadiyo marwalba alle aniga og sodoh lanaantu dhibtay leedahy wayo waa tirka nolosha hooyadu alle qabiriga hakuu wasiciyo aamin alle jamada haynagu kualn siiyo hooyo alle ifka igumuu kaa qorine hooyo alle beeraha janada haynagu kulan siiyo inshaa alllh

    • @umuyusuf7484
      @umuyusuf7484 3 ปีที่แล้ว

      Qoq ba ku haye so gurso marku qoqa kaso boxo ado sodoh dhibsanayo yan ku arkin

    • @abdirazaqmoha1612
      @abdirazaqmoha1612 3 ปีที่แล้ว +3

      wlllo inant ha ugafin

    • @maxaacusub9533
      @maxaacusub9533 3 ปีที่แล้ว +1

      Gabayga aad ku bilowday qof tiriyey magaciisa raaci

    • @falismohammed5715
      @falismohammed5715 3 ปีที่แล้ว

      Amin Amin ya raabi 🤲

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 3 ปีที่แล้ว +15

    "Hooyo dib iidhasha heli maayo laakiin gabadh aan guursado waan heli. Hooyadey darteed 10ban ufuri" Abwaanka waa runtii.

    • @aliloc7117
      @aliloc7117 3 ปีที่แล้ว +3

      Wanku raacsanahy abwanka

  • @khadiijohassan4822
    @khadiijohassan4822 3 ปีที่แล้ว +14

    Ninkeyga hoyadiis waa aniga hoyadey hooyo waa hooyo 😰❤❤❤💯

  • @jabracadeofficial
    @jabracadeofficial 3 ปีที่แล้ว +17

    Waa imtixaan Cusub inta ila aragtay wax kadhaha I love you Mama💞❤️🌱💖🇸🇴🌹

    • @idilmaxamuud2189
      @idilmaxamuud2189 3 ปีที่แล้ว +2

      Waba dhaqan xumo naguso kordheyso baryahanba

    • @jabracadeofficial
      @jabracadeofficial 3 ปีที่แล้ว +1

      @@idilmaxamuud2189 haa wlhi wlashey Allah umadeena kabadbaadiyo

    • @ifraaxsh201
      @ifraaxsh201 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc waxaan layaabay maxaa luqadaha qalaad ugu daraysaan afsoomaaliga idinkuu dhulkiinii jooga ?

    • @jabracadeofficial
      @jabracadeofficial 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ifraaxsh201 Abayoy waa runtaa lkn afkiyaa laqabsaday

  • @miskimahamud9621
    @miskimahamud9621 3 ปีที่แล้ว +7

    Anigu sodohday waxaan ka aamin sanhy inay hooyadey thy🥰🥰 nin aan jeclhy dadkiisa oo dhan ma xumeeyen xitaa haday dad xun igu noqdaan ninkayga tartiis ban ku iloobi lahaa

  • @puntlandmediainc243
    @puntlandmediainc243 3 ปีที่แล้ว +34

    Wadajira adduunyada
    Waalid caasi kala Dhala
    Aakhiro is weheshada.
    Mom is first💗💗

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว +42

    Thanks sharing with us sister from Columbus Ohio USA 🇺🇸❤. Great 👍 topic 😀

  • @mumtazsh.mukhtaar2699
    @mumtazsh.mukhtaar2699 3 ปีที่แล้ว +3

    Ninkayga hooyadii wa hooyadey mcn🥰😍

  • @sahrawarsame3646
    @sahrawarsame3646 3 ปีที่แล้ว +33

    Ilaahay mabadalo dhaqankeen wacaan Hoyo waa Hoyo ✌️✌️✌️

  • @Murti_maal
    @Murti_maal 3 ปีที่แล้ว +86

    Sodoh ma ahane Gurigeyga waxaan rabaa in Hawiye oo dhan ay u soo Quraac doontaan!😂😂

    • @leyloabdirahman6109
      @leyloabdirahman6109 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @alikhan-jl4ej
      @alikhan-jl4ej 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa soo soconaa😅😅😅

    • @mariamelmiofficial7541
      @mariamelmiofficial7541 3 ปีที่แล้ว

      Hhh intkle ma iman karan sxpw

    • @ugaas-
      @ugaas- 3 ปีที่แล้ว

      😂

    • @iskufilan8503
      @iskufilan8503 3 ปีที่แล้ว +5

      War nio hawiye hadan nahy dhaqankan ma lihin waaba yaabanahy😂😂reerkayga hooyo iyo aabo waa isku cid hadana iska daa hooyo iyo aabe dhamaan qarabada aya gurigena iska imaan jiray qado quraac casho waaba lagu tashan jiray qof uun inu iska imanayo

  • @hudayuusuf111
    @hudayuusuf111 3 ปีที่แล้ว +4

    Wiilkaa cabdale hadalkiisa si kale ayaa loo fahmay ee hadalkiisu waa sax sababtoo ah marka uu leeyahay hooyaday iyo gabadhaydu inay wada noolaankaraan waanu ka tashanaynaa ❤

  • @zakariejama1138
    @zakariejama1138 3 ปีที่แล้ว +25

    Aniga Fikirkayga .........!
    Horta markaan aan Guursado waxa iisoo Kordhay
    Hooyo labaad ,Aabo labaad ,Walal labaad ama Seedi, wax dhibaato ah uma arko inanta Hooyadeed ama Hooyaday haday xitaa labadaydaas Hooyo hal Guri kuwada Noolaadeen ,se caqabadu waxa Weeye Hadaanay Gabdhaydu Aaminsanay In Hooyo Aabo iyo walaal labaad usoo Kordheen,Qoftaasi hayga Maqnaato.....!
    Ma Aaminsani Hooyo Xun se waxa Xumaanta keena badana Wiilka ama Gabdha mid ayaa xumaada OO KU xumaada hooyada labad ee soo korodhay ama soddohda

    • @shaficinapaad3369
      @shaficinapaad3369 3 ปีที่แล้ว

      🤣HALA GAADHO BRO

    • @somalimiya2071
      @somalimiya2071 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilhy mid adiga iyo hoyoda ba cajibasa ha kusiiyo ameen ❤️

  • @abdikeniaden8896
    @abdikeniaden8896 3 ปีที่แล้ว +65

    سبحان الله
    Ma hooyaday ayaan uga amar qaadaa si ay u timaaddo ama ay igula noolaato guriga aan masuulka ka ahay
    ( WAA HABEEN XALAY TEGAY )
    Haatan waxa ka fudud inaan gapadha fasaxo 🤔🤔

    • @mohamedgure9685
      @mohamedgure9685 3 ปีที่แล้ว

      ilaawo
      ilaahow sodholCaan Xana digin

    • @ikramohamed4672
      @ikramohamed4672 3 ปีที่แล้ว +4

      kwrn iyada hoyaded ma keni karta fasax la aantada

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig 3 ปีที่แล้ว

      Wey ku guumoobi yaa guursan GOOLE WARAABE

    • @zakiapdiaar4039
      @zakiapdiaar4039 3 ปีที่แล้ว

      @@ikramohamed4672 haa waa keeni kartaa wll hooyo waa hooyo

    • @ayubahmed5889
      @ayubahmed5889 3 ปีที่แล้ว

      @@ikramohamed4672 maxaa diiiday keen mhne ila ee kadhimeeyso haa jogto hdey rbto 🤟❤️

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 3 ปีที่แล้ว +2

    1:01:41 Adaa dhahday raga ayaa masoolka guriga leh. Gawar ninkeda masool ka ah aabaha wxu masool kayahay aa dhahday wilka iyo hoyada. Saasna waxa dhahday masuulka guriga 2aad waa Sodohda 1:01:41 😅 Ar hooyadasaa😭💙

  • @udgoonahmet7372
    @udgoonahmet7372 3 ปีที่แล้ว +27

    Gabdhoow sodohda aad ka cabaneysan wa seygaga Aduunkisa oo dhan Hooyana Waa hooyo uun Hadey wacantahyna wa Alx hadi dhalilo yar ku jirana Hooyo xuni ma jirtee Adigu Isku day inaad Kasbato hooyo waa naxariis midhane❤️

  • @abdijabarmohamedsheikh8735
    @abdijabarmohamedsheikh8735 3 ปีที่แล้ว +46

    Please please repeat this topic again 😭😭 our somali community are going astray

    • @hasanahmad5834
      @hasanahmad5834 3 ปีที่แล้ว

      Kuwaan waa waalan yihin wlhi waa daaleysan idinka firow kadhaqgi dooono

  • @madinamaxamed4928
    @madinamaxamed4928 3 ปีที่แล้ว +35

    Parents deserve respect.

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud5920 3 ปีที่แล้ว +27

    Actually it's very interesting topic I wish to attend. This debate.

    • @Yousuf988
      @Yousuf988 3 ปีที่แล้ว +1

      It is not and never been, it feminists ideology walal research ku samee waxaa laga soo guuriyay western

    • @jujutsutoji3552
      @jujutsutoji3552 3 ปีที่แล้ว

      @@Yousuf988 it’s not feminism

    • @minahope4280
      @minahope4280 3 ปีที่แล้ว

      Tell us your prespective in here!

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 3 ปีที่แล้ว

      @@Yousuf988 western wax ladhaho majiraan waligeed lama arag gabar sodohdeed jecel in aylanolaato umada runta majecla

  • @jetaimemaman4826
    @jetaimemaman4826 3 ปีที่แล้ว +13

    Subxallah war dadyahoow hooyo wa hooyo dadka xididka ah ixtiram ayey ka mudanyihin

  • @basrabasher2278
    @basrabasher2278 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhaha guriga iyagaa mas’uul ka ah saxiiiiiiiix ✅✅✅✅✅✅✅✅✅

    • @efootballefootball8258
      @efootballefootball8258 3 ปีที่แล้ว

      الرجال قوامون علي النساء
      Guriga iyo reergaba iyo naagahaba
      raga ka masuul ah

    • @efootballefootball8258
      @efootballefootball8258 3 ปีที่แล้ว

      Raga baa Dumarka hogaaminaya dhinac walba

  • @ayan5482
    @ayan5482 3 ปีที่แล้ว +28

    This is very interesting topic and I enjoyed watching.

    • @abdallahsalah4261
      @abdallahsalah4261 3 ปีที่แล้ว

      Lol me too

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 3 ปีที่แล้ว

      Sidokle 😘 markle xitee in laqabto waan jeclaan lahaa

  • @shortclips4602
    @shortclips4602 3 ปีที่แล้ว +10

    WaR inta meesha fadidaba yaan la guursan viva inta sodohda neceb yaan la guursan

  • @samiahussein1733
    @samiahussein1733 3 ปีที่แล้ว +9

    Agree Hoyos are important.
    Once your children are married leave them alone. DO NOT INTERFERE unless you are asked to.Most of the time mother in laws want to control and make decisions for them...no no no.When they can not control they get jealous ......the rest is hate. So mothers should be guests in their children's home - then they will be treated like queen an king.

    • @sarahosman9030
      @sarahosman9030 3 ปีที่แล้ว

      In Islam your mother has no authority over your wife. Your mum has authority over you. Learn your deen

  • @Maryama-idil
    @Maryama-idil 3 ปีที่แล้ว +13

    23:05
    Fariid weyan gabadhas isku aragti baan nhy 100%💯♥♥♥

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว +17

    MAANSADAN MARKUU SAMAYNAAYEY
    WAXAN OO KLE INAY HOOYO LOOLA IMANAYAA UU OGAA
    ANUUNBA HOOYADAA AH
    Hunguri calaf baa xukuma
    Hantina dhaqan baa shushuba
    Dadkana hiddihiisa guud
    Wixii la hayaa dhexyaal
    Xaq iyo u-hal-buuxintiisa
    Habboonkiyo waalid tiisa
    Hilbiyo ku-arooriddooda
    Siduu uga hawl yaraysto
    Halmaan laga yeeli maayo
    Hawiyo tumashoy dhashayda
    Ka daa gacan-haadiskaaga
    Barbaar hanaqaad ku leexday
    Duciyo habaar qaadan waayey
    Cir iyo heeguu noqdaa
    Hadhaysa dhul aan aqoone
    Hoygii madhan wiilashiisa
    Haween dumar baa ka sheegta
    Hablaha kacaybaa u yeedha
    Haldhaa jecel baa u qaybsan
    Inaan hadlo maan sugaynin
    Baxnaanana maan horjoogsan
    Hubsiinana maan illaawin
    Hoggeediyo xaajadayda
    Dareenka haloosigiisa
    Hu'giisa inaan ka qaado
    Hayaanka fogaaday baa leh
    Markaan cidla hiil ka waayey
    Naftayda halaanhalkeeda
    Waxaan huri waayey sheego
    Haantii lulatay dhegayso
    Hoobaanta agtaada taalla
    Hadhiinadu baadi weeye
    Hashii korisaa u ciillan
    Qofaad halab-saariddiisa
    Daryeelka horseedadiisa
    Dedaallada heensihiisa
    Habeenna ka seexan weydey
    Ku meel maray heegantaada
    Markuu hagar kuu banneeyo
    Dharaar ku haleeli waayo
    Hortaada waxaa yimaadda
    Sidaad ugu heellanayde
    Harraad iyo waa kalkiise
    Hillaac baxayow dhegayso
    Siday talo kaaga hoostay
    Calooshu intay ku hoysey
    Hiyigu ku baxnaaninaayey
    Horraadka intaad jaqaysey
    Dhabtaydu intay ku haysey
    Intaad huwanayd taftayda
    Hobeeya hobey hobeyda
    Intaan dusha kuugu heesay
    Intaan hanad kuugu yeedhay
    Hawraaraha kugu ammaanay
    Intaan hubin kuu xambaaray
    Dartaa u hoggaansanaaday
    Hadhuubada aan ku siiyey
    Habniin adigoo ku diidey
    Intaan hambo kuu daboolay
    Hammuun iyo gaajo qaatay
    Adoo haqab-beel ku seexday
    Intaan hurdo kuu illaaway
    Ilaashay hareerahaaga
    Hungaa i xasuusinaysa
    Hayaydana meel shishaa leh
    Hilowga naftaa aloosan
    Kashaa hinqanaysa goorba
    Hankaa i waraysanaaya
    Tolow hebel mee ku foogan
    Aniyo hirashaa is weyney
    Higsiga noloshaa adkaaday
    Adduun iyo haybsigiisa
    Hangool li'idaan ku daayey
    Waxaan ku hagaagi waayey
    Dhankaad ku hagaagsanayde
    Adoo ka hanweyn xaggayga
    Qof kuugu hanweyn dantiisa
    Ciddaad ku hallaysay mooyi!
    Halyeynnimadaada sheelan
    Habawgiyo dhiirrintiisa
    Ayaan halis kuu tusayne
    Intaan kugu hawlo-daaley
    Intaan kugu hoodo-sheegtay

  • @yasinsalah6538
    @yasinsalah6538 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Warda gabadh aad u aqli badan diinta lugu soo barbaashay u muqataa... that's one of our brave woman... Universal TV programyadaan aad baa wax logaa biirsanaa HAMBALYOO UNIVERSAL TV.....

  • @halalpolice23
    @halalpolice23 3 ปีที่แล้ว +13

    21:22 Anoo gabdh ah ayaaba Bilan walal wayn hadaan leyahay uguurin lahaa Allah Ha xafido walid fiicanbaa dhalay M.Allah🙌🏾❤️

  • @liibaanibraahim6155
    @liibaanibraahim6155 3 ปีที่แล้ว +18

    bilan cali ilahy caqliga haku barakeyo wllo 😍🙏🙏

  • @waynakaa2156
    @waynakaa2156 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi markaan arko wiil gabar ixtiraam u haya isagoon weli xata guursan waa wax lagu farxo mashlah
    Kuwa DULAYSTAYAASHA AH
    ALLAH HAYDINSO HADEEYO

  • @simand3465
    @simand3465 3 ปีที่แล้ว +8

    Inaalilaah 🌷wainaa ilayhi Rajicuun
    Hooyo 🌷ayaa maanta sidaa loogalay
    Hooyo 🌷 hooyo Xaalqaado

  • @ibraahimjama7189
    @ibraahimjama7189 3 ปีที่แล้ว +20

    Naag hooyaday diidan biLaa sabab aniguna marabo
    Lkn hooyaday haday si khaldan wax u fahanto iyadaan wax fahansiinayaa
    Hadii aan awoodi waayo inaan Labadooda heshiisiiyo waankala rarayaa waliba naagtayda ayaan gurikale udhisi si ceebiba u yaraaTo

  • @ummaarije2973
    @ummaarije2973 3 ปีที่แล้ว +17

    Our Somali community like to dance around this issue. I am a mom and my son deserve to live happy with his wife and kids. There should be boundaries otherwise we will live in total mess.

  • @yussufhassan1843
    @yussufhassan1843 3 ปีที่แล้ว +13

    Hoyo mcn is very important we have to respect💯 hoyo miya lahelikara hasii walaheli inta aduunka jogta

  • @Fatima-ff-e
    @Fatima-ff-e 3 ปีที่แล้ว +6

    Hooyo waa lama huraan, hooyo waa iftinka dunida, hooyo waa mcnka nolosha. Hooyadaa sida aad urabto u jeclaw tankale asna daada waa oo jeclaan 🥺😥❤️✨

  • @yaskaboyofficial298
    @yaskaboyofficial298 3 ปีที่แล้ว +6

    Parents deserve to much respect 💯

  • @zamzamzamsam6108
    @zamzamzamsam6108 3 ปีที่แล้ว +8

    Gabadhaan Way qaldanhay
    Hooyada wiilka dhashay waxay kugu leedahay xaq wayn
    Anigu waan jeclahay
    Sodohday❤❤❤
    Anagoo kala joogna
    Laba gobol oo soomaliya Kalaah
    Hooyaday waa dhimatay
    Laakiin sodohday baa hooyo
    Ii ah💋💋❤❤❤❤

  • @nasraabdi2286
    @nasraabdi2286 3 ปีที่แล้ว +19

    Sodohdaa waa hooyadaa oo kale waxanay mudan thy in laso dhaweeyo hooyo waa qiimo badan lama huraan❤❤💯

  • @Caalamkaislaamka
    @Caalamkaislaamka 3 ปีที่แล้ว +3

    Maamada alle habarakeeyo🥰

  • @imranmurzal5883
    @imranmurzal5883 3 ปีที่แล้ว +8

    Hooyo walba wa Hooyo uun😰😰
    Hooyadu wa lama-Huraan👐
    Si walba haday Uqaldanaato Hooyo
    Adiga uunba Sixi kara Oo Kadhigi kara Hooyo fican
    Oo hadal wanaagsan🥰 Samirkuna Wa meeshisa
    Wa in Loo samro Balse Anigoo Haysta Hooyaday macan kama raacen Gabadh shalay uun Noloshayda Kusoo Biirtay Sababto Ah Gabadh wala Heli karaa Lakiin Hoyo Macan wax udhigma Marnaba Dunida Ma saarna Wan Jeclahay hoyaday macan💋 Balse iima Noola imika oo Hooyo mahaysto😰😰😰Allah Unaxariisto Hooyaday macan iyo Hooyoyinkeena Dhintay oodhan ba😰😰

  • @yasminmohamed6924
    @yasminmohamed6924 3 ปีที่แล้ว +22

    Doodan oo kale, arimaha qoyska kusabsan nosoo badiya. Waxaan jeclaan lahaa in point kale lagala soo baxo, oo dooda lasiibalariyo.

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 3 ปีที่แล้ว +13

    I agree that wives should respect their mother in laws and mother in-laws should respect the couple’s privacy and space

  • @HoodoHasant474
    @HoodoHasant474 3 ปีที่แล้ว +8

    I love you sodoHday ❤️😘

    • @abdiqanirafiiq1417
      @abdiqanirafiiq1417 3 ปีที่แล้ว

      Dhayaal kumaanu kurine dhibey no martay lafta dhabarka iyo jeexedi baan nahay

  • @farduuzz4516
    @farduuzz4516 3 ปีที่แล้ว +23

    Anuu sodohdey waan jecelahay cagahan xataa umaydhayaa❤❤

    • @hiboyuusufnuur6792
      @hiboyuusufnuur6792 3 ปีที่แล้ว

      Hadan lagu qabin telkaga iso xariiq

    • @galefomar399
      @galefomar399 3 ปีที่แล้ว

      @@hiboyuusufnuur6792 ma ado naga gursan😃

    • @bintuismail6148
      @bintuismail6148 3 ปีที่แล้ว

      @@galefomar399 bal ila yaab adna walaloow🤔😬

    • @zeinabomar7134
      @zeinabomar7134 3 ปีที่แล้ว

      @@hiboyuusufnuur6792 waxa lagayaba in walalked eyurapto

  • @rashkabarre
    @rashkabarre 3 ปีที่แล้ว +77

    @
    Universal TV waxaan ka xumahay in ay u fiirsan waxyaabaha ay u soo gudbineyso dadkeeda oo ah bedelidda dhaqanka Islaamka & ku riixidda umadda somaliyeed dhaqanka galbeedka, ma aha markii 1-aad oo ay sameyso
    Universal TV doodo ka dhan ah dhaqanka Soomaaliyed & burburinta xuquuqda hooyooyinka muslimiinta taaso lagu marin habaabiyo qoysaska & dhammaan dhaqanka umadda soomaaliyeed.

    • @madaromar9660
      @madaromar9660 3 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa ustaad universal TV waa TV shisheeyo malgaliyo dhaqan xumada waa ka kaw

    • @fardowsamohamud9701
      @fardowsamohamud9701 3 ปีที่แล้ว +2

      Cajiib!!why Somalida badankood wixii fakirkooda ka duwanba ay u dhahaan waa fakir reer Galbeed? Waligeed ayay jirtay Dhibka ka dhaxeeya Sodoh da iyo gabadha wax. Cusub ma ahan

    • @madaromar9660
      @madaromar9660 3 ปีที่แล้ว +3

      @@fardowsamohamud9701 midaa hadashay ee tiri hoyaday guriga ha joogto hoyadiina guriga ma iman karto taas ayad la mid tahay miyaaa

    • @mostaphamokhtar2618
      @mostaphamokhtar2618 3 ปีที่แล้ว

      Indeed.

    • @fardowsamohamud9701
      @fardowsamohamud9701 3 ปีที่แล้ว +2

      @@madaromar9660 Bisinka may Taas way ku khaldamtay hooyo guri loo diido ani kuma raacsani.laakiin waxaan ohahay dad saan u fakira waligeen way nagu jiraan wax galbeed nooga yimid ma ahan

  • @bashirfahiye
    @bashirfahiye 3 ปีที่แล้ว +15

    Furitaaka waxa keena 90% dhaqaale xumi, Shaqo la’aan, ama in qof ( ninka ama naagta ka jiran yahay maskada. Waa in waxii khalad ah ama sax ah la isku Sheegi Kara.

  • @maxamuudxaaji2909
    @maxamuudxaaji2909 3 ปีที่แล้ว +12

    Wiilkeeda in uu idubbeeyo waan rabaa iyadii dhashayna ma rabo miyaa 🤣
    Waa caqli xummadaas

  • @MUNAMAYSUUN
    @MUNAMAYSUUN 3 ปีที่แล้ว +7

    Such an interesting topic

  • @sabaxismail6169
    @sabaxismail6169 3 ปีที่แล้ว +8

    Wiilka hooydi io aniga hooyday waa isku mida alle haku xifdiyo hoyo mcn ❤❤❤❤❤🤲😍

  • @modernsomalifood
    @modernsomalifood 3 ปีที่แล้ว +5

    Hooyo WAA lamahuraan. Aniga ninka doqonka ah ayaaba iigu daran ee hooyadii kusoo tacabtey dafiraya 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭